KAAF QALADAADKA PART 3 HD

  Рет қаралды 262,908

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 416
@abdinajiib9403
@abdinajiib9403 4 жыл бұрын
Qof kasta o qoralkeyga arka waxa alle ugu baryaa ino riyadiisa aduun iyo taan aaqiro u rumeyo Like dhac igu sii wll adunka aya lagu yahy walal
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 4 жыл бұрын
salaan sharaf asxaabteyda aan jeclahay qaladaadka kaaf part 3 sababta aan idinkugu soo hormariyay habeen dambe xaflada kooxda oo 70 fanaaniin & jilayaal isugu imanaya ayaan ku mashquulsanahay sidaa darteed ayaan maanta usoo giliyay wacadaraha habeen dambe goobta yeeysan kaa buuxsamin yurub ilaa america ilaa Australia ayaa laga yimid walaahi ok asxaabta noolaada tikidhada contact +44 7451 179928 or +44 7932354233
@deekanasiib5854
@deekanasiib5854 4 жыл бұрын
Love you guys
@aminmowlid4502
@aminmowlid4502 4 жыл бұрын
Shukran Ustaad
@hooyoqaalichannel9836
@hooyoqaalichannel9836 4 жыл бұрын
Please somalinimo ikusaara subscriber tabular mahdi wansalamah
@faisomaxamad289
@faisomaxamad289 4 жыл бұрын
M.a ale haidin xafido walaalahena anaga si raaxo leh kudawana adinkana wad kuso dashan wanidin jecel nahay ale haidin dhowro dhamaantin
@kowtharal8052
@kowtharal8052 4 жыл бұрын
Masha allah tnx aburkar mahdi😍
@wacanmadar7409
@wacanmadar7409 4 жыл бұрын
Aniga bossbaas ayaan ku haysta jilida gangs aad buu u keenaya yaa salam
@qasimshirar6139
@qasimshirar6139 4 жыл бұрын
really wan ka helay jilinkiiza iyo shactarada nink la dhaha Max"ed Sharif pistolada jebka kala so paxay hhhhhhhhh keep going all of you guys qootoqooto team 🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤
@sacdiyomustaf1477
@sacdiyomustaf1477 4 жыл бұрын
Alla beerka cawa qosol iguma harin thnks farsama yaqaanka faraha fudud🅰️🙏🙏🌹🌹🌹❤
@safiyaumucimraan2042
@safiyaumucimraan2042 4 жыл бұрын
Waligay filim somali ah ma fiirsan kaaf iyo kala dheeri ayaa ugu horeyay wanan kahelay soo badiya Abukar mahdiyow
@issa-basomalianborn638
@issa-basomalianborn638 4 жыл бұрын
Haa Adigan Kula Hadlaaya🙄 Joogso Walaal______⚠️ Halmar igula Sali Nabbigena Suupan. Muxammad⚘🕊 🕋Scw🕋 Jazaa Ka Llah🙏 Horay Usii soco🤣😂😂🤣
@luulcadeyofficial2855
@luulcadeyofficial2855 4 жыл бұрын
Scw
@rahmoomar9660
@rahmoomar9660 4 жыл бұрын
Scw
@iqrahajiahmed8379
@iqrahajiahmed8379 4 жыл бұрын
Scw
@deeqamaaida5949
@deeqamaaida5949 4 жыл бұрын
Scw
@abdihakiimomar4958
@abdihakiimomar4958 4 жыл бұрын
Scw
@naciimahusseincuntomacaan7387
@naciimahusseincuntomacaan7387 4 жыл бұрын
Maasha allaah waa ladaaley lakiin wax kasto waa labartaa waaaw guuul iyo hormar dhamaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@atirashobujaa4640
@atirashobujaa4640 4 жыл бұрын
Boss baas wu qalma inu actor somali noqdo keep going broo🥰🙏✋💯
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 жыл бұрын
Filimka wali ma daawan☺qaladaadkiisina wan daawanya 💔😂
@queenhamdachannel9855
@queenhamdachannel9855 4 жыл бұрын
Aniga xataa waligey hal qeeyb xataa kama fiirsan lkn qalaladkisa wee iigu baxdaa
@hunedoabdi1115
@hunedoabdi1115 4 жыл бұрын
@@queenhamdachannel9855 firso. Wlhi abyo wa best film Ana ku dhahy
@aishacuud9223
@aishacuud9223 4 жыл бұрын
wlh aniga waxaan la yabaa qof weyn oo garabsaar la'aan ah subxanallah alle ka cabsada
@queenabdala1385
@queenabdala1385 4 жыл бұрын
janiskaan meqaa sugaaye Abukar Mahdi #keep going
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 4 жыл бұрын
Isoo booqo plz
@maandeeqmaandeeq6056
@maandeeqmaandeeq6056 4 жыл бұрын
Nacnaca haa iga feerin kkkkkkkkk ilhaan qosal igu dishay
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 4 жыл бұрын
Boss Baas Dartiis aan u daawadaa qaladaad ka ✌🏿✌🏿
@miskilove4898
@miskilove4898 4 жыл бұрын
Abukar mahdi wlalky qof qaliya ayad tahy allah haku axafido ubadkana haku barakeyo sharafi korkaga ahatay faraxd ku nolow wllo qali
@asiyayusufasiya7546
@asiyayusufasiya7546 4 жыл бұрын
Abukar Mahdi waxa thay qof qaliya u inaga farxeyo marwalba abowe qali keeb going dadalkaga si wad my king bro qofka wuxu qabto wa lo qiraa
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 4 жыл бұрын
aamiin thanks walaasheey asiya allaha ku daayo
@sayiidqalliwalli1035
@sayiidqalliwalli1035 4 жыл бұрын
@@AbukarMahdi abubakarow filimka xigaa gormed noso saraay saan i.a
@asiyayusufasiya7546
@asiyayusufasiya7546 4 жыл бұрын
@@AbukarMahdi amin abowe qali
@yusrammc8418
@yusrammc8418 4 жыл бұрын
Adeer maxamad shariif waaba wax kale suu u qaraacayo bahasha Cajiib 👌🏻
@wardoxuseen8215
@wardoxuseen8215 4 жыл бұрын
Maxamed sharif ayaba qosolka iga dhameyay wlhi m.a waa funny wlhi 😂
@saamiyamohamett9858
@saamiyamohamett9858 4 жыл бұрын
Ilhaan saan ugu hiilinayay team ilhaan😂😂
@sacdiyomaxamed8840
@sacdiyomaxamed8840 4 жыл бұрын
ruumiyoow markiii ladhibo leeeba like saari jiray ania filimkaaan😄😄😄😄😄😄
@nimaahmedeey4676
@nimaahmedeey4676 4 жыл бұрын
Hhh wlhi dhib uu kla so mary meqo mr ayuu qofkiiba, zaxyaa Abubakar Mahdi I like 👍👍
@mohcoonka1218
@mohcoonka1218 4 жыл бұрын
Abuukar mahdiyoow filimka dhibkaan kaso martay maa raaxo ku fiirsanay wlh thanks ebow
@sadiyojamale4565
@sadiyojamale4565 4 жыл бұрын
Walaahi shaqo Badan qabateyn thanks abuukar mahdi
@sagalsagal852
@sagalsagal852 4 жыл бұрын
Good job 👍 abukar Mahdi
@yusrammc8418
@yusrammc8418 4 жыл бұрын
Roomiyoow in lee tuma lee jecel yihiin kulaha 😂😂😂
@Dahirahmed060
@Dahirahmed060 4 жыл бұрын
Mahadsanid Abukar Mahdi adiga iyo jilayaasha Kaaf iyo kala dheeri howl wanaagsan ayaa bulshada u haysiin
@fariidainahaji9650
@fariidainahaji9650 4 жыл бұрын
Abukar walalo wad mahdsantahy hormar wacn ban Ku rajeyna insha allah
@UmubassamChannel
@UmubassamChannel 4 жыл бұрын
inta ijecel walashod Subscribe Ii sar Abaayo please please Abaayo please
@matchresults1
@matchresults1 4 жыл бұрын
Ifka luyahay walale intii jacel somalinimada naqu CAAWIYA SUBSCRIBED like ilahey dartisa haila dhafina
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 4 жыл бұрын
Isoo booqo plz
@kingofcaptin7786
@kingofcaptin7786 4 жыл бұрын
Ilahey darts iyo somalinimo dartis
@shacnisharaf6798
@shacnisharaf6798 4 жыл бұрын
Aasbaro markaa arko waa iska qoslaa😆😆😆😆😆😆😆✌️✌️
@hiishhavacogemailhavaco564
@hiishhavacogemailhavaco564 4 жыл бұрын
Habeenkow dhuus dhuusaay ma so xasuuse
@shacnisharaf6798
@shacnisharaf6798 4 жыл бұрын
@@hiishhavacogemailhavaco564 😆😆😆😆😆
@cabbafantastic481
@cabbafantastic481 4 жыл бұрын
Thanks abukar mahdi🙏
@alleqabe1045
@alleqabe1045 4 жыл бұрын
Actor ka filmka wa boss baas
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 4 жыл бұрын
Isoo booqo plz
@UmubassamChannel
@UmubassamChannel 4 жыл бұрын
alle qabe Subscribe Ii sar walal please please
@fardowsofilsan4191
@fardowsofilsan4191 4 жыл бұрын
Alle cawada qosol igu maharin thanks abukar Mahdi keep going 👏👏👏👏👏👏🙏🙏🙏🙏😁😁😁😁😁😁😁
@dalmarbae639
@dalmarbae639 4 жыл бұрын
Masha allha wallo ad baad u mahdsanthy abukar mahdi sida noka farxiiso Allaha kaga frxiyo🙏🙏🙏🙏🙏
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 4 жыл бұрын
aamiin thanks walaal dalmar
@UmubassamChannel
@UmubassamChannel 4 жыл бұрын
Dalmar Bae Subscribe Ii sar walal please please
@zakimuqdishawi
@zakimuqdishawi 4 жыл бұрын
Oh flimkii Ayaanba Moodayee Ma Qaladaadki baa
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 4 жыл бұрын
Isoo booqo walal subscribe iisaar ina dawo
@hodmanqurux9164
@hodmanqurux9164 4 жыл бұрын
Ishcalaa filim uu ahas filimkaan♥️👌👌👌
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@liiljeesto9530
@liiljeesto9530 4 жыл бұрын
Team nasra abtidoon
@faadumohamud6298
@faadumohamud6298 3 жыл бұрын
S9
@cudoonofficial6923
@cudoonofficial6923 4 жыл бұрын
Bossbass, ilhaan, iyo romeo billad ee uqalmaan wlh dadkaas💋
@ansalabdirahman2316
@ansalabdirahman2316 4 жыл бұрын
Walalayalow like I sara hada thy from muqdisho🇸🇴❤️od jeceshahay wadankada👍🏽
@sucadonadiir8888
@sucadonadiir8888 4 жыл бұрын
Kalay sual ann idiin weydiyee asburo wadkii maaloshegay mar walbo an arko gafurka ayu tagaa leee na wllal romeo iyo ilhan xarago wan idin salamy iyo abukar ina adero no dadashy kher allh kusiyo
@alleqabe1045
@alleqabe1045 4 жыл бұрын
Film lagu sodaye miya khewyr leh
@UmubassamChannel
@UmubassamChannel 4 жыл бұрын
Sucado Nadiir Subscribe Ii sar Abaayo please please
@sucadonadiir8888
@sucadonadiir8888 4 жыл бұрын
@@UmubassamChannel haye abayo qali wn kusaray
@UmubassamChannel
@UmubassamChannel 4 жыл бұрын
Sucado Nadiir mahadsanid Abaayo
@Deks4669
@Deks4669 4 жыл бұрын
Ilhan is the best actor wlhi
@amulajowjow5418
@amulajowjow5418 4 жыл бұрын
Abukar mahdi nin kudayasho mudan bulashadana wax tar Uleh keep going 👏👏
@mohamedyusuf8605
@mohamedyusuf8605 4 жыл бұрын
Ar cabdixamiid qosolka iga dhameyay wllhi
@salmanfarmaajeyyare8740
@salmanfarmaajeyyare8740 4 жыл бұрын
Maxamed shariif kulaha ruufiyanka waa iga qosliyay wlhi😂😂😂😁
@abdinasirdaauud3193
@abdinasirdaauud3193 4 жыл бұрын
Hello i am from Norway aadbaa idin hiseeyaa waa salamantihiin
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
Mom faynuus so funny gurigeda uusi kuma shido kulaha😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😀🤣🤣🤣🤣
@nedjaaadam1579
@nedjaaadam1579 4 жыл бұрын
Filinku xataa walahi ku qoslay 😅😅😅😅😅Gurigeeda #uunsi Kuma #shidoy
@kowtharal8052
@kowtharal8052 4 жыл бұрын
Sida ruwadii inee socoto cml inta uso raday like me♥️
@hiboilahayhaunariisto2821
@hiboilahayhaunariisto2821 4 жыл бұрын
Qofka ugu horeeya e notification ayaan ahay
@kiineyxasan8066
@kiineyxasan8066 4 жыл бұрын
Abukar mahdi guuleyso walal wlh dar allanba ku jclhy
@ladanabdisamad9684
@ladanabdisamad9684 4 жыл бұрын
Askariga shariif ladhaho wan ka helay runtii❤
@asmamohamed3628
@asmamohamed3628 4 жыл бұрын
Qfkii 13aad ayn ahy plz like iisaar
@hodanhure7847
@hodanhure7847 4 жыл бұрын
Asc qarbo jumcokriim Cawda Qofka dunida igu qalisan my mom. Igaxanusan plz igu soducey wlh galabta dhaan ilmo indhaheyga Kama jogsan mahdsanidin wlaheyga I'm very 😔 sod wlh
@UmubassamChannel
@UmubassamChannel 4 жыл бұрын
Asma Muse Subscribe Ii sar Abaayo please please
@bishaaroxuseen6586
@bishaaroxuseen6586 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk saa u qoslaayey waa daaly Allah yacizak
@cadareeycadar3433
@cadareeycadar3433 4 жыл бұрын
hhh wlhi kaaf iyo kaladheri wakaxumhay iney dhamaato hhhhhhh m.A keep going abukar mahadi
@ayaanali8324
@ayaanali8324 4 жыл бұрын
Wlhi abukar shaqo badan ayu inu hayaa 💯🙏😍
@rahmaraiza5760
@rahmaraiza5760 4 жыл бұрын
Ilhaan iyo mahamed sharif wa labada ugu fican kaaf iyo kala dhari labadas
@afifamuhumed3379
@afifamuhumed3379 4 жыл бұрын
The best movie ever
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
Inata uxiisty kaaf iyo kalahari like iisara 😭😭❤
@Dheemanluula2311
@Dheemanluula2311 4 жыл бұрын
qawdhan baan ugu necbahay 😂😂
@qqqqqq2863
@qqqqqq2863 4 жыл бұрын
Maxamed Shariif waa qurxu badan yahay mansha Allaah
@gabadhiimajeerten3412
@gabadhiimajeerten3412 4 жыл бұрын
Ilhaan ileen dhicidii run bay ahayd sorry walee dhabar xanuun waad aragty 😂😂
@rahmaabdi5366
@rahmaabdi5366 4 жыл бұрын
Si macaan ayay kuftay😂
@luckydaahir1381
@luckydaahir1381 4 жыл бұрын
Wlhi waa fani asxbta 🤣🤣♥️♥️💯💯💯💯💯💪💪💪💪💪👑👑👑👈
@sabooreychannel6043
@sabooreychannel6043 4 жыл бұрын
Waan ka helay maashaa alaah
@fatumabubakar
@fatumabubakar 3 жыл бұрын
waa la soo saara waa fiirsaheyhaa
@konjoabba7830
@konjoabba7830 4 жыл бұрын
Filmka ina noogo yarsanan ma ahyin👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽 lkn horya u socoda rer universal tv
@kingofmogdishu5025
@kingofmogdishu5025 4 жыл бұрын
Ilhaan Xarago Nac Naca Ha iga Feerin aye Taganthy 🤣🤣 Inta Ila Maqashay Like Ii Saar
@deekanasiib5854
@deekanasiib5854 4 жыл бұрын
Love you guys ❤
@saidmoha9292
@saidmoha9292 4 жыл бұрын
Qaladaadka kasii qaraaxo badan wlhi caadi maahan madale askari maxamed shariif kal iyo laab iga qoslisiiyey horey u socda team abukar mahdi lkn film kale oo kasii kulul noogu xijiya asxaabay saad u dhan tihiinba
@hooyoubaxaxmedcali4860
@hooyoubaxaxmedcali4860 4 жыл бұрын
Hhhhhh romiyow wllhi waku tagera adiga iyo ilhan gabadeyda xata waku baratay sidan idinfirsanayay ♥️♥️♥️♥️ wllhi noso celiya ruwayad kale 😂😂😂
@umuamiir5796
@umuamiir5796 4 жыл бұрын
Masha allah abti maxamed shariif
@user-gy9dd8yy2j
@user-gy9dd8yy2j 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk romio sxb aadan kuutaageeraa horay usoco adiga iyo boss bas iyo
@kowsarabdullahi6446
@kowsarabdullahi6446 4 жыл бұрын
Www waso dhakhsaten cwe tnx yakhay
@user-hg3ec1cc7t
@user-hg3ec1cc7t 4 жыл бұрын
abubakar abowe waxan kasugena musaslo taxano ah guleysa dar alle ayan kujeclahay 😍😍❤❤❤❤ guleyso
@asiyayusufasiya7546
@asiyayusufasiya7546 4 жыл бұрын
Yes aniga u horeyey
@abdukadirmohamed7158
@abdukadirmohamed7158 4 жыл бұрын
Ilhan wa qofka ugu fiican jiliinka marka loo fiiriyo kuwa kle👏👏
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 4 жыл бұрын
Mahamed shariif iyo kii kale oo askariga ahaba waan kahelay jilitankoda
@munamaanka5487
@munamaanka5487 4 жыл бұрын
Thanks my bro
@deeqoofficiall
@deeqoofficiall 4 жыл бұрын
Walaheyga alah idiin danbi dhafo subscribe isara waaa walashiin
@farhiyaali6652
@farhiyaali6652 4 жыл бұрын
Waa lagu qalaaa asbaro
@munatansani985
@munatansani985 4 жыл бұрын
Funy maxamed shariif. Walaahi wan ku qoslay
@rahmaabdi5366
@rahmaabdi5366 4 жыл бұрын
Mahadsanid abukar Mahdi dadalkaag Allaha ku fududeeyo xaflada caawa
@zainabmohamed1644
@zainabmohamed1644 4 жыл бұрын
Ala.qosol.badanaa walaahi ilin baa iga socota
@muquteste8443
@muquteste8443 4 жыл бұрын
Boss baas wadaad waaye aa maogi lakiin siduu gangistarnimada ujilay cajiib
@abdiraxmanmuslim8609
@abdiraxmanmuslim8609 4 жыл бұрын
Kkkkk boss bass iyo wadaad kala dheer
@beerlulabeerlula1446
@beerlulabeerlula1446 4 жыл бұрын
Mararka Khaar jiliiin adoo wade bahasha kugu rumoowe ilhaaan hanaga jabin
@hamdimohamed5216
@hamdimohamed5216 4 жыл бұрын
Yes ana ugu so horeyay😂😂😂 cawada
@shamisabdi8470
@shamisabdi8470 4 жыл бұрын
Thanks abuukar mahdi ❤🙏
@shoohh6087
@shoohh6087 4 жыл бұрын
Masha allh 🥰
@hodanmahdi1384
@hodanmahdi1384 4 жыл бұрын
Walahi cadii maha wan dhaysta filinka
@user-kd3cf3ix2m
@user-kd3cf3ix2m 4 жыл бұрын
انا بحب الكواليس
@atam1096
@atam1096 4 жыл бұрын
Nacnac ha iga feerin Bastoolad jeebka lala soo baxayo Funny Wye
@UmubassamChannel
@UmubassamChannel 4 жыл бұрын
atam 10 Subscribe Ii sar walal please please
@hodancumar2857
@hodancumar2857 4 жыл бұрын
illeen filimka aan jiifka ku daawano rafaad aya laga soo maray hada kadib jiifka kudaawan maayo ee joog ayan ku daawanaya insha allah maxa yeelay wax yar xitaa waa inaan idiin dareen siinaa inaan inla qeyb sano dhibka filimka dambe
@bureeqayasin544
@bureeqayasin544 4 жыл бұрын
Sual ilhaan iyo romeo dhab may isu qabaan?
@qalbiuroon8645
@qalbiuroon8645 3 жыл бұрын
Maya ..haddi ey is qaban , ruwayad meyiy iskufuri lahen
@dhaldhulbahante644
@dhaldhulbahante644 3 жыл бұрын
Myh isma qabaan wll
@nasriin22bashir29
@nasriin22bashir29 4 жыл бұрын
Maxamed shariif kulahaa rufiyaanka
@fatimohassanmuhammed9308
@fatimohassanmuhammed9308 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh walhi qosl badn abuukar mahdi allah haku xafido wall hory isoo wad da dalkaa dad u heeso dadka
@saeynbmaxmed6770
@saeynbmaxmed6770 4 жыл бұрын
Yaa iga horeya ❤
@koshinyare7142
@koshinyare7142 4 жыл бұрын
inta u xiistay romio iyo ilhan harago like ta igureewa
@saarayousuff8172
@saarayousuff8172 4 жыл бұрын
Wlhii hoyady ayaa habaartay nasteexa marky qiyamaysy ilhaan o ay huruday run run ayba uqabty hoyo Ad bay ujcldy filmkaan sabti walba naa maso galay bay i oran jirty Guulaysta dadkeena
@marwomandeq804
@marwomandeq804 4 жыл бұрын
Faynuus gurigaaga uunsi kuma shidooy waan fuuray walaahi Maamo faynuus waan jeclahay 🤣🤣🤣❤️🥰♥️😍
@abdikarinwiire7801
@abdikarinwiire7801 4 жыл бұрын
inta kaaf iyo kala dheeri dhameesatay subscribed iisaara waan idiin saaraa sxbyaal 🤣🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💕💕💕💕💕💕🙏
@saida-sagalharoun6888
@saida-sagalharoun6888 4 жыл бұрын
Ayaa billaddaha la siin doonaa kooxda kaaf iyo kala dheeri? Anigu dad badan aan siin lahaa oo Romeo iyo ilhaan iyo faynuus iyo boos baas....ugu horeeyaan
@filsankismaayo4150
@filsankismaayo4150 4 жыл бұрын
Maxamed shariif hala iigeeyo
KAAF QALADAADKA PART 4 HD
13:47
Abukar Mahdi
Рет қаралды 211 М.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 28 FULL HD 2019
1:16:47
Abukar Mahdi
Рет қаралды 844 М.
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,6 МЛН
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 14 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 72 МЛН
Guryosamo - Xaafada Casriga ah ee Sabo Wanaag ee magaalada Garowe
19:40
dhoof jacayl
1:20
Asadmoh
Рет қаралды 4,5 М.
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII  2AAD PART 2 HD
39:03
Abukar Mahdi
Рет қаралды 1,5 МЛН
QALADAADKA PART 4 I FURTAYE QOSOL BADAN
17:37
Abukar Mahdi
Рет қаралды 87 М.
BOOQASHADII SHAADIYA & CABDIFTAX & ABWAAN BAARQAB
11:28
Abukar Mahdi
Рет қаралды 229 М.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 26 FULL HD 2019
1:28:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 865 М.
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Ee Maanta 19 09 2024
16:52
Universal TV
Рет қаралды 31 М.
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,6 МЛН