kaalay Iska arag dastuur Qof leeyahay kaasoo uu Ku cabirey inuu Ku ciriiriyo xizbiyada siloo waayo

  Рет қаралды 6,999

Jamaal Nuur

Jamaal Nuur

Күн бұрын

Пікірлер: 111
@ahmadmohamed2863
@ahmadmohamed2863 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤ xassan sheeq wuxuu wadaa caqliga uu kulasoo taliyey ismaaciiyl cumer geele oo xassan sheeq oo umaleeyo inuu sanado badan kursiga ku fadhindoono sida ismaaciiyl cumar geele sanado badan
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 5 ай бұрын
❤❤❤❤ noloow . Masha Allah runta kugu jeclahay. Go ahead. ❤❤❤❤
@XaliimoXasanfaarax
@XaliimoXasanfaarax 5 ай бұрын
Jamaal nuur ❤❤❤❤
@Akhi-Mo
@Akhi-Mo 5 ай бұрын
Jamaal nuur Galey Mooryaan HG oo Mooryaan Loo Waayay
@kismayo612
@kismayo612 5 ай бұрын
Jamalo Hassan shale adiga najecleysiye
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 5 ай бұрын
General Shabeel Beled Xaawo ayaa lagu dilay xiligii USC Gedo soo booqdeen maxaa karaacay maxaabiis tira beel iyo naasabeel
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 5 ай бұрын
MASHA ALLAH WILISAQO❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Maria28832
@Maria28832 5 ай бұрын
MUJAAHID JAMAL MUCAARADNIMADA JOOJI MADAXWEYNAHA TAAGEER HG OO DHAN WAA TAAGEERSANAHAY MADAXWEYNE XASAN SHEEKH DAL XOREEYA LA YIRAAH HA CIILINEH
@calishaakir1
@calishaakir1 5 ай бұрын
KALMADA MUJAAHID KA DAA WAAYO ISAAQ MAAHEE.
@cabdiwarsame9088
@cabdiwarsame9088 5 ай бұрын
jamaaloow caqligaan alle kaama qaadee habar gidir midee isku kalif allena waa ku garabgalayaaye mahadsanid wll
@mohamoudahmed685
@mohamoudahmed685 5 ай бұрын
Xaan cunaa
@abdiabdi8887
@abdiabdi8887 5 ай бұрын
Next president wa reer bahaal oo jamal wada shaqeen wanagsan brother
@janomusic4783
@janomusic4783 5 ай бұрын
Jamaalow nin oday oo indheer garad ah oo hawiye aad u hanuuniya ayaad ahayd anigu nin isaaq ah oo aad kuu taagera aban ahay arinta dastuurka run hadii la sheego xasan baa idinka saxan sababtuna waxay tahay dhibatada somalia haystaa waa maamul goboleedyada madaxweynayaasha is mooday.. beri hadii habar gidir madaxweyne noqoto mid reer bahal ah oo puntland kasoo qanjo wayn oo madaxeyne isku sheegaya baa nafta u keeni doona marka si looga gudbo caqabada waxa idiin fiican in powerku madaweyne ku soo uruuro maamul goboleedyaduna ay noqdaa badhasaabyo ka amar qaata wasiirka arimaha gudaha maxa madaxweyne u geeyey siciid deni iyo raga la midka ah waxay isu haystaan inay xasan ka sareeyaan ma sidaasa dawladnimo idinku hagaagaysaa? waa maya kuwaas oo meel iska saartaan mooyee dawlad noqon maysaan xasan taageera isagaa idinka saxan walahi
@xalimoxassanshero7663
@xalimoxassanshero7663 5 ай бұрын
Kamaal waa is qarxiyay hawiye bentiis bey aheyd ee waa nin dhuuni qaaday ama soori qadeyso wax run ku hadlo n my ajiro mediyaha
@abdibare5825
@abdibare5825 5 ай бұрын
Kaa shalay amaaneysay waaye
@zakizaki5048
@zakizaki5048 5 ай бұрын
Noolow afhayeen jamaal nuur
@Suaad8
@Suaad8 5 ай бұрын
Xasan sheeq xukunkiisa mar kow dhamado kursiga yow isku dhejin unuka leh ma soconeyso
@guulgudbiye7306
@guulgudbiye7306 5 ай бұрын
Assalaamu Calaykum Wiilka Ahmed Garaad
@abdulazizd
@abdulazizd 5 ай бұрын
KZbinr bad noqotay weliba farxshaxana ah
@fatimanour9793
@fatimanour9793 5 ай бұрын
Xasan Sheeq Xamar Unukaleh Buraba Inukadhabeyo Abgaal Mogdisho Boqorkanodey Habar Gidir Raciyad Secend Class Zitisen Ay Noqane
@suugcabiro6415
@suugcabiro6415 5 ай бұрын
Aniga waan ku wataa sax iyo qalad
@naimoabdo1109
@naimoabdo1109 5 ай бұрын
Asc jamaaloow waan ku salaamay bacda salaan waxaan kuugula talinaayaa in aad reer tolkeey habargidir u sheeg in ay iyagana ka baxaan taageerada xasan sheekh ayna dhistaan gobolkooda dekedoodana dhistaan dekeda hobyo marka xasan sheekh maxay ugu baahan yihiin Marka xasan sheekh cidoo xukumaayo hala arkee xamar haloo faaruqiyo abgaal unukaa leh dhulka halala gooyo
@xalimoxassanshero7663
@xalimoxassanshero7663 5 ай бұрын
KkkkkkkkAbgaall waa Mallab Alle ayaa u macinayo oo Hadey Hg tagto kuwa lalle ayaa imanaya er waa so dahden dheh
@yarka4574
@yarka4574 5 ай бұрын
Xasan Dhiiqo Caadi Maaha 😆 Wadadii Salad Gabeeyre ayuu raaci. Bari markii Farmaajo Qof iyo Cod kusoobaxo... Abgaal xaguu aadi-doona.? 😆🙆
@warsan123
@warsan123 5 ай бұрын
Absolutely Jamaal nuur 😂guuleyso
@calishaakir1
@calishaakir1 5 ай бұрын
NIINTA MEESHEEDA GELI OO KADAA MEELAHA KALE.!!!
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 5 ай бұрын
War datuurkA hawiya leeh adi xaage uu socota
@MohamedHassan-jq8gu
@MohamedHassan-jq8gu 5 ай бұрын
😂😂😂😂
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
Jamaal Nasba jirAd taya
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 5 ай бұрын
WA IN QABIIL KASTO XISBI YESHA
@Khadijo60
@Khadijo60 5 ай бұрын
jamaal beriga waa iga qosliyey kkkkkk
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 5 ай бұрын
JAMALOOW ADUNKA WAXA KA JIRA QOF IYO WOOD IYO XISBIYO BADAN
@saidahmed-vt4ew
@saidahmed-vt4ew 5 ай бұрын
Mahadow xasan daahir so daa ... xisbulislamkii .. shanboqo oo kun ku dhimatayima mako c/rahman c/ shakuur .. ag dhigta ceyre tow
@saidahmed-vt4ew
@saidahmed-vt4ew 5 ай бұрын
Guruceel kursi dhigo wax ay kuu goyso ka qaado. Kkk doqon yahow tuugaa
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 5 ай бұрын
JAMALOOW ADUNKA WAXA KA JIRA QOF IYO WOOD
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 5 ай бұрын
Xasan wuxuu lacaqliyahay ninkii yidhi isagoo madaxwayne sheeganaya , Dadka somalida inta xumaynaysaa waa 20% labaatankaana waxaan rabaa in la dhameeyo, sheekaduba waxay ku socotay HG markhaatigiina xasan ayaa furay maanta.
@mohamoudahmed685
@mohamoudahmed685 5 ай бұрын
Waxaan duligaa ayaan dhegeysan jiray war magaca noodhig hg anagaa ah
@mohamoudahmed685
@mohamoudahmed685 5 ай бұрын
Fadlan ku shubo jamaal hg hasheegan waryaa nama mateshid
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 5 ай бұрын
Jaamal Somaliland is not part of Somalia,Jooji afqadhmuun
@calishaakir1
@calishaakir1 5 ай бұрын
Sl Ma qayb la tirsanbaa wadankale? Maxaad ugu diidi Somaliya?
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
LIKED
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 5 ай бұрын
BENSIINKA URANIYAHA WAXA LEH GALMUDUG
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
LIVES
@HowyaAli
@HowyaAli 27 күн бұрын
♥️♥️♥️🌹🌹
@AmiiraAhmed-u1e
@AmiiraAhmed-u1e 5 ай бұрын
Cimirigaa waxaad ku dhameysate buuq
@kylehorn9933
@kylehorn9933 5 ай бұрын
Maya hadduu taladii hayaa😂😂
@MohamedHassan-jq8gu
@MohamedHassan-jq8gu 5 ай бұрын
Shalay asagaa xasan taageeraayay marka ma maanta uu saxan yahay mise shalay..😂😂😂
@AmiiraAhmed-u1e
@AmiiraAhmed-u1e 5 ай бұрын
@@MohamedHassan-jq8gu sheyley moo saxnaa muse maanta walaalkey jamaal waa family LA ahaye
@ibrahimadamadam948
@ibrahimadamadam948 5 ай бұрын
Waar Bahashu haydiin koobnaatee naga dhex saar oo ninku shaadkuu toshay la xidha oo xibi u sameeya sh.shariif habargidira mid keliya ku kooba diiwaangelintana isha hala sawiro gelin hore hakaa ka qaata basha
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg 5 ай бұрын
Waxaan moodayay habargidirin ay ka fogtahay cabirka aad maanta ku ogaatay jamaal somaliland waxay ka goday 1991 markii cali mahdi isag oo xamar jooga ku dhawaaqay madaxweyne ee iu afganbiyay 3 jabhadood ee siyaad bare xukunka ka riday snm usc iyo spm waxay na tustay in aan ninka sugi Kari wayay in laysu yimaad oo dawlad ay soo wada dhisaan sadexdii jabhadood waxaanu is wryiinay in ayka soosacto tii siyaad barre ka xun waxa ka soosocday cali mahdi wax uu is tusay mar haddii siyaad barre uu ka Kacey kursi inuu isagu lahaa madaxtootdda waa waxa ay aaminsan yihin abgaal
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 5 ай бұрын
Waay u rumowday, haddana dastuur ay leeyihiin bay sameysteene' ee bal 30 sanoo kale raadi haddaad waaydana gebigeedaba Somaliland ka iibi Itoobiya 😁
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
LIVE
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 5 ай бұрын
BARYA CULUS IYO ILKA YAR MAXA NAGA GALEY
@HdJd-gk6ml
@HdJd-gk6ml 5 ай бұрын
Hawiye siyaasadiisii iyo maala madaxdiiba godbuukuridey ee ogaada hawiye masnta by qore a m a
@AliAhmed-pu8pk
@AliAhmed-pu8pk 5 ай бұрын
Jaamalow kuwad. Bal inay gartaan. Waxaase jirta in dadka aan kadhalanay malaha programay iskuraacsanyihiin majirto. Taageerana ma heli kartid oo waan kala dhuumanaynaa ee udaa dadka wax heli kara.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
Jamaal GULEEYESO GOBANIMO KU WAAR IMRIGAA GOBANIMO KU FAAN JIR OOJOOGA
@sumayahassan6900
@sumayahassan6900 5 ай бұрын
Waa guul weyn
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
SHORTS
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 5 ай бұрын
ADUNKA WAXA KA JIRA XISBIYO WOOD QOF IYO COD
@Akhi-Mo
@Akhi-Mo 5 ай бұрын
Jammal Nuur Galey🤣
@HassanMohamed-jl8ou
@HassanMohamed-jl8ou 5 ай бұрын
8 km maa 800 noqotey habardugaag war lee ka soo harey
@QalinleQalinle-vv4kb
@QalinleQalinle-vv4kb 5 ай бұрын
sxb warka warsaabeey 1 ayaan nahay
@mohamedabdiarab9750
@mohamedabdiarab9750 5 ай бұрын
galmudug dawladii dhisasay sawdigii ku qaylinayay
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
LIKE
@cabdi-hosh
@cabdi-hosh 5 ай бұрын
Farmaajo ka har waa ka heri doontaaye
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 5 ай бұрын
Wcs
@calishaakir1
@calishaakir1 5 ай бұрын
SL waa Gobol katirsan Somaliya ee BEENTA ISKA DAA WAA RAMADAANE.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
SHARE
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd 5 ай бұрын
Xasan dalim abgaal bahahin unbu karan dasturkas kuxukumaya 70jir doqona mamaul goboled kuracsana majirto
@Khadijo60
@Khadijo60 5 ай бұрын
dasturkii unugaa leh intow ka shaqeynaa
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 5 ай бұрын
Xamar ayuu ka shaqeynayaa ee nin walboo deegaankaaga quruxso dastuurna u sameyso 😁
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
LEGETA
@Zaak100
@Zaak100 5 ай бұрын
😂😅😂😂😂
@Maria28832
@Maria28832 5 ай бұрын
JAMAAL WAA LAGU SIXREY ALLAAHA KU XAAFIYO TARIINKA SOO RAACA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH HG OO DHAN BIRMADA XASAN SHEEKH RAACSANAHAYEH HANA TALIYO WALIGII XASAN SHEEKH HA XUKUMO SOMALIA ANAGA KU TAAGEERASAN GUUL
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 5 ай бұрын
UMA BAHNIN PUTULAND CANSHUR NOMA SO DIRAAN
@saidahmed-vt4ew
@saidahmed-vt4ew 5 ай бұрын
Galmurun. Waa in shacabka cudkooda dhiibtaa...
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 5 ай бұрын
NINYAHOOW WAA WAALATAY WAXAAN LAHADLAA DR XABEEB SI KAAGA DAAWEEYO CUDURKA DHIMIRKA
@rahmoibrahimhussein9345
@rahmoibrahimhussein9345 5 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk
@xareedproduction.7740
@xareedproduction.7740 5 ай бұрын
Hadii aan quality xunahay dastuurka ma aanan dhateystiri laheyn adeer labo wajiile ayaa tahay maxaa ka badali waa noo hirgashay
@abdirashiidahmed5382
@abdirashiidahmed5382 5 ай бұрын
Asc waar jamaal reer bahal caawa maxaad ku samayseen aad bay u cabaadayaane
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd 5 ай бұрын
Reer bahal bahahinka ayey no dhaman
@Maria28832
@Maria28832 5 ай бұрын
JAMAAL CIDA FAQASH MIYAA KU SIXIRTEY WALAL HA NA CEEBEYN XASAN SHEEKH DAL XOREEYA WEEYE HG HA CEEBEN XASAN NIN NOOL WEEYE KA HARA HAWIYEH MAXA NIN GARMEEDKIINA CADAWGA UGU SOO RAACDAAN NAGA AAMUS JAMAL
@mohamudcolaad7198
@mohamudcolaad7198 5 ай бұрын
Beenta ISKA daaaa ninyhaw ISKA sax hadalka abow
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 5 ай бұрын
GOBOL KASTO XAFAD KASTO HA IS TIRO KOOBAN HA SAMEYSTAAN KARKA DHALASHADA KARKA DORASHADA HANA WOODAN
@Fadumo383
@Fadumo383 5 ай бұрын
jamaalow haatan adigaa sida in dibilaha adaa uyeeraya waad xanuunsan tahay
@lilcoookie2415
@lilcoookie2415 5 ай бұрын
Waa is daalisay ee iska aamus duliyahow
@saidahmed-vt4ew
@saidahmed-vt4ew 5 ай бұрын
Maxeey tahay mooryaanta meesha . Saaran.... kumaando zero.
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 5 ай бұрын
Kkkkk kkkkkkk
@samiryeelo143samiryeelo2
@samiryeelo143samiryeelo2 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@abdimuhudin5690
@abdimuhudin5690 5 ай бұрын
Hassan shiiq waxuu ka soo jeedaa galmudug
@DiiriyeAbdi-xh8ms
@DiiriyeAbdi-xh8ms 5 ай бұрын
Kama Soo jeedo usaa Yiri Hirshabeele ka soo jeeda 2dobo mid Toos uma Raacin
@DiiriyeAbdi-xh8ms
@DiiriyeAbdi-xh8ms 5 ай бұрын
Aad iyo aad J G kusoco
@DiiriyeAbdi-xh8ms
@DiiriyeAbdi-xh8ms 5 ай бұрын
Salee baanka Laga Qaadanayo May diidaan Maxay ku badashaan Nikkada iyo in Hg kale loo isticmaalo
@DiiriyeAbdi-xh8ms
@DiiriyeAbdi-xh8ms 5 ай бұрын
Jamaalow asaga Dan kama lahan Waxii bada laayo Hg unbaw diidan yahay Jamaal Nacayb ka uu qabo Hs
@SahraAli-m8b
@SahraAli-m8b 5 ай бұрын
Meelaha.ka.qeyli.waa.sharaf.beeshay.wax.ku.dhageysanaa.malaha
@abdibare5825
@abdibare5825 5 ай бұрын
Tuug ayaa tahay oo khaa, in ah
@ayanelmi7218
@ayanelmi7218 5 ай бұрын
Ha na caayin
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 5 ай бұрын
KANI WAA YIBIR MAR KASTA CABAAD CABAAD
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 5 ай бұрын
War Naaga amuus niin washay
@harun7450
@harun7450 5 ай бұрын
Hawiye waxaa ku jira jamaal oo kale ee cawaan ah
@Khadijo60
@Khadijo60 5 ай бұрын
jamaal runtuu sheegaa ma fekerkiisaa u diidan tahay
@abdimuhudin5690
@abdimuhudin5690 5 ай бұрын
@@Khadijo60 Jamaal waa nin ka soo qaatay qandaraas harti darood uff oo uff dheh
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 5 ай бұрын
MIDGAAN MIDGAAN DHALAY OO YIBIR AH OO MAR KASTA CABAADAYA ILEEN HADII AAD NASAB TAHAY MAR UUN BAAD AAMUSI LAHAYDE
@abdimuhudin5690
@abdimuhudin5690 5 ай бұрын
Jamaal qandaraaska darood ku soo siyey cid kaaga yeeleyso axmaq beenta jooji
@kalatuuraaye.7106
@kalatuuraaye.7106 5 ай бұрын
Ina galeyow adeerka xasan daahir ayaa lagu geenayaa nin waalan aniga oo ah nin ceyr ah oo cabsiye ah ayan ku dhahayaa sidas ee HG AB iskuma diri kartid doofaaryahow finland barafka ku dilay😮
@cabdiqanineegar835
@cabdiqanineegar835 5 ай бұрын
War ninkaan ilma adeero ma waashey
@axmedxuseencabdi4363
@axmedxuseencabdi4363 5 ай бұрын
Kani miyuu washay ilaa hada mafahmin waxa uu kahadlayo xasan Waa madaxweyne cadila oo Somali ah ee haku daba lumin nefo
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 5 ай бұрын
PUTULAND WA XARUNTA AL SHABAAB KIRIMINAL
@harun7450
@harun7450 5 ай бұрын
Galmudug inta aad ka degantahay adigoo ceyr ah waa layaqaan iyo inta waceeysle ka dego xaare maskiin ah baa tahay
@AmnaUn-t8q
@AmnaUn-t8q 5 ай бұрын
jamaalow maseyr abgaal ayaa ku gudhacay
@abdibare5825
@abdibare5825 5 ай бұрын
Sheemo ayaa tahay
DAAHIR RIYAALE OO KARBAASHAY CIRO WADANI QOSOLKII ADUUNKA DAAWO
13:30
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 51 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 63 МЛН
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 20 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,4 МЛН
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
kaalay Iska arag
31:28
Jamaal Nuur
Рет қаралды 4 М.
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 51 МЛН