No video

kaban ama qaaci mix yaasiin axmed digfeer, salax qaasin , koshin,

  Рет қаралды 191,766

Somali Norwegian Tv

Somali Norwegian Tv

Күн бұрын

qaaci ama kaban mix studio faysal dheere

Пікірлер: 63
@bulshaawimohamed6921
@bulshaawimohamed6921 3 жыл бұрын
Waa habeen jimce ah waxaan alle naxariistii jani uwaydiinayaa alfaanane AXMED YAASIIN DIGFEER
@arafaadali7412
@arafaadali7412 Жыл бұрын
Amiin
@shafiadam3923
@shafiadam3923 3 жыл бұрын
galatayee nasiibkaa kaa gooyay laabtoo ax yaa hees 2021 st.gallen Switzerland
@anascabdirisaaq1217
@anascabdirisaaq1217 6 жыл бұрын
Allaha unaxariistee yaasiin Axmed digfeer wuxuu ahaa fanaaniinta somaliyed raga ugu qaalisan
@abiibcabdi3306
@abiibcabdi3306 5 ай бұрын
Ninrageed xulka qaramika soo kordhi albbannada dhamaasturan Afarta bajba Guul iyo gobbannimo
@fathisaalah2633
@fathisaalah2633 8 жыл бұрын
alle ha u naxariisto axmed yasiin digfeer Hadii geel lakaladhaco gurmadkii gurmadayo kuwo guunyadii waday gumac la isku weeraro qaarna geeriyoodaan goortaa sokeeyihu iyo guurti adayi geed intay fadhiistaan garta lagu dhamayn jiray gacan qaad afgarasholeh gacal lagu bogsiin jiray waxa taa gadeeda yartu waa gayaankay hadaan gabadha caashaqay waxa geedka igu xidhay guursan maysid igu yidhi gacal iyo xigaalaba waa godob u wadataal aniguna ku garansani anoo sharafta guud iyo garanaaya xeerkoo kuu doonay gobanimo adiguna garaad laay waataad igoysood cidla iiga guurtaye galbataye nasiibkaa kaa gooyay laabtoo gayaan waayi maayee aan godob jacayliyo ana samir gudoon sado e jacaykaan guyaal badan soo gardaadinayniyo maad garan wanaagii labadeena kala galay mar hadii uu kala go.ay galbataye gacalooy waxan kugu galbinayaa goryamo ilaahay adigana ku gee nabad aan godob jaceyliyo ana samir gudoon sad
@MohamedAbdi-eo1ly
@MohamedAbdi-eo1ly 3 жыл бұрын
Aqaaaaaaaaaaaaaaal BBC
@anascabdirisaaq1217
@anascabdirisaaq1217 6 жыл бұрын
Heestan waa xasuus igu qaaliya maalin aan xabsi kuyaala Shed dheer i kujiray ayaan dhagaysanayay 2013
@hamseganey4383
@hamseganey4383 8 жыл бұрын
Waxaan rajaynayaa inay Soomaalidu wax fahmi oo ay dadka walaalahooda ee la dhiig iyo diinaba ah ay ixtiraam iyo qadarin kulanoolaandoono oo ay waxa diintu farayso fahmidoonaan.
@sacdiyaahmed2190
@sacdiyaahmed2190 2 жыл бұрын
Waabari ma aheyn yaasiin allle ha unaxariisto wuxu aha kooxda Horsted xoga dalka somaliyed
@morem4395
@morem4395 5 жыл бұрын
This moment brought to you by Music school of hargaysa Legendry aun yd rest in paradise
@xushmedqadarintixgalin6830
@xushmedqadarintixgalin6830 8 жыл бұрын
hadaan gabadha caashaqay waxa geedka igu xidhay guursanmaysid igu yidhi gacal iyo xigaalaba waa godob uwadataal ax axx alow kuu naxariiso axmedyasiin digfeer waa qiso dhaba heestani ninkii taariikhdeeda dhagaystaa garanaya alow kuu naxariiso
@kismaotv
@kismaotv 6 жыл бұрын
Aan godob jacayl iyo Anna samir gudoonsado, somaliyeey waxaan gelaynaa qarnigii 22aad aan xishoono oo dadka walaaleheen ee aan yasno sidaan u dhaano, allow ameen
@saalaxmaxamed1584
@saalaxmaxamed1584 4 жыл бұрын
Saalax qaasim mohigiye jacayl isgaa qaadaya
@beerdilaacshe3707
@beerdilaacshe3707 10 жыл бұрын
Great songs
@fashionfashion8700
@fashionfashion8700 6 жыл бұрын
haddal waaa kuwii hore dadna waa kuwii hore
@alimramushti4574
@alimramushti4574 9 жыл бұрын
Waleee fanaan buuxa ayuhu aaah waliba dhabta ayuu ka heesa waligiii qayali kuma heesin
@abdisamadawhuube8853
@abdisamadawhuube8853 7 жыл бұрын
fanaan qaliya
@SoomajesteB
@SoomajesteB 7 жыл бұрын
aw cali
@SoomajesteB
@SoomajesteB 7 жыл бұрын
+Soomajeste B001188 caadi maaha waana nin jira dhabtana ka soo qaata waxkasta
@garaadsalebaan1307
@garaadsalebaan1307 3 жыл бұрын
anigu hadaan ahay garaad saleebaan digfeer heesihiisu xasuuso badan ayay igu leeyihiin
@abdulahixaliim1715
@abdulahixaliim1715 9 жыл бұрын
Wow kabankii qaciga ahaa fanan waa kii hore sxb (f u) wajiya xun
@sadamcisman8357
@sadamcisman8357 7 жыл бұрын
Axmed yaasiin digfeer alaha unaxaristo ilahay janatul fardawsa alaha kawarabiyo àamin aaamin hobaladii/waa bari àamin àamin yaaa rabi
@cabdicasiishaybe9842
@cabdicasiishaybe9842 7 жыл бұрын
Sadam Cisman kkk
@yusufbille8126
@yusufbille8126 5 жыл бұрын
Axyaa galbatayee waxaan ku galbanayaa
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 6 ай бұрын
LIKED
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 6 ай бұрын
LOVES
@JaylaaniJob
@JaylaaniJob 27 күн бұрын
Axmed gacayte
@amiirkaamiirada1362
@amiirkaamiirada1362 7 жыл бұрын
alow ku naxariiso dadkii hore ba waxay dhihijireen digfeer ama calacal ama caytan heesihiisa kuwana wa calacal kuwana wa dadsi alow ku naxariiso aniga isaga ma arag wakhatiguisana ma joogin lkn wiil uu adeer u yhy bn qoraxay ku arkay
@qabridahareboy842
@qabridahareboy842 3 жыл бұрын
Ana walalkis ban qabridahar ku arkay liqliqate ladhaha Allah ya Rahma digfeer.
@munaqalanjoqalanjo7373
@munaqalanjoqalanjo7373 8 жыл бұрын
axmed Yaasin Digfeer alla yarxamo macalinkiii fanka waabari
@arafaadali7412
@arafaadali7412 Жыл бұрын
Waxa cajiib ah qarnigan aan joogno dadka inoo heesa cajiib Waxan qaraami ahayn nafta kuma mada daliyo anigu
@arbemuhanigeesiburco9404
@arbemuhanigeesiburco9404 6 жыл бұрын
yaa salam
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 6 ай бұрын
LIVES
@salebannur3308
@salebannur3308 8 жыл бұрын
wooow axyaa erayo weli dunida kuma arag galin hore na naag rimi galabtiina dhicisee hhhh aar ma ri, baaa dhicis hhhh
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 6 ай бұрын
LIKE
@ahmedhdf3362
@ahmedhdf3362 7 жыл бұрын
Allah ha kuu naxariisto Marxuum yaasiin Axmed Digfeer
@awilhassan6378
@awilhassan6378 8 жыл бұрын
axyaa kaban areyadan sxbty u aqrinayaa
@nimcancade5664
@nimcancade5664 7 жыл бұрын
alle ha ku naxaristo amin
@mohamedb42
@mohamedb42 6 жыл бұрын
Ciise ducaysane sxb heestu waxaa la yirahdaa Hoheey maxaa ikaa baray
@nimcodareen9051
@nimcodareen9051 7 жыл бұрын
cawa hees aan raadinya Mudo ayn ka helay wxn qaday Ahmed yasin digfer thanks bro
@maxmedmaxmed8277
@maxmedmaxmed8277 6 жыл бұрын
nimco dareen
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 6 ай бұрын
SHORTS
@nimcodareen9051
@nimcodareen9051 7 жыл бұрын
104-108 heesta u Ahmed yasin digfer u qadayo bru igu caawiya bru igu caawiya
@garabcaseofficial
@garabcaseofficial 7 жыл бұрын
1:04 bilaab maysa waxaa layidhaahdaa shaliila digfeer ayaa qaadaya
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 6 ай бұрын
SHARE
@brownboi3446
@brownboi3446 7 жыл бұрын
what a voice 💯
@abdallahgorse2940
@abdallahgorse2940 10 жыл бұрын
Heesahaagu waa dhanaan waa heesigii uugu liitay heesaha ..
@ugaasyare9466
@ugaasyare9466 5 жыл бұрын
abdallah gorse 🤗🤗🤗😂
@ismaciilgeerash5754
@ismaciilgeerash5754 4 жыл бұрын
yasalaam dunidan lays wada naciyo
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 6 ай бұрын
LEGETA
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 6 ай бұрын
LAWYUOVCAYETIONS
@gbouti
@gbouti 4 жыл бұрын
what is song name bro 45mnt ?
@garabcaseofficial
@garabcaseofficial 7 жыл бұрын
indhaha nuurkoodiyo nafaqo way maqantahee maxan kugu naaxiyaa hestaa igu caawiya magaceeda MAHAD SANIDIIN
@abdulljama4591
@abdulljama4591 6 жыл бұрын
Eng ayaanle abdi rashiid nafaqo ama nafyahay
@ahmedabdirisak5112
@ahmedabdirisak5112 5 жыл бұрын
Waxaa la dhahaaaa maxaaaan ku naaxiyaaa
@ciiiseducaysane6063
@ciiiseducaysane6063 7 жыл бұрын
Ree Utube asxaapeey wxd ii sheegtaan Heestaan uu qaado Digeer AU oo uu dhahayo:- Haasaaweheennii heshiis gaarideenii La'iigam horraynine hoheey maxaa Ina baday!!!!
@munaqalanjoqalanjo7373
@munaqalanjoqalanjo7373 8 жыл бұрын
💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕👂👂👂👂👂👂
@weyrah2010
@weyrah2010 9 жыл бұрын
Cidina wax kaaweydiin mayso
@abdilahiali1424
@abdilahiali1424 3 жыл бұрын
Ff
@husseinahmed371
@husseinahmed371 7 жыл бұрын
haaaa
@bashiirsalaad8640
@bashiirsalaad8640 6 жыл бұрын
Maruumbaa somalidu maqlidonan walaala hoda kacabanaya
@arbemuhanigeesiburco9404
@arbemuhanigeesiburco9404 6 жыл бұрын
yaa salam
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
Koshin yare
58:34
Moha Go
Рет қаралды 180 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 62 МЛН
kaban mix xulah xasan adan
48:13
Somali Norwegian Tv
Рет қаралды 198 М.
Best Axmed Mooge & Maxamed Mooge, Heeso kaban Macaan by Somali Literature Media.
2:21:17
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 89 М.
heeso xula oo qaraamiya ad uu macan waa heeso allban layskaga dhigay
59:51
Waqal Kaban Xul 2 - Mega Mirqan Mix
1:24:39
Waqal WStudío
Рет қаралды 69 М.
Cabdillahi Hanuuniye   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:19:54
axmed yaasiin degfeer heeso kaban qaaci
43:32
Dj cumar lyrics
Рет қаралды 56 М.
Xulka heesah khadara daahir cige heeso ad uu macan oo Ań kala dhicin
1:01:13
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН