KABAN MACAAN IYO HODAN AFRIK IYO MAXAMED IBRAAHIN

  Рет қаралды 340,536

filfil studio production

filfil studio production

Күн бұрын

KABAN MACAAN IYO HODAN AFRIK IYO MAXAMED IBRAAHIN

Пікірлер: 161
@CSeerbiya
@CSeerbiya 5 жыл бұрын
Maxamed Ibraahim waa quruxda Kabanka , waa shakhsi dadnimo iyo karaamo leh oo dabeecad wanaagsan
@jaajaajaajaa3809
@jaajaajaajaa3809 5 жыл бұрын
Sax wlh sxb waa nin aad u qalbi fcn
@maxamedxaajoow5778
@maxamedxaajoow5778 5 жыл бұрын
Cumar Seerbiya adiba nin laheli karo maahid wll hore usii soco xaqiiqda fanka waa kabanka
@haashimbare4936
@haashimbare4936 5 жыл бұрын
Cumaroow xiliyaan xamar imaadey aadbaan kuu doon dooney lkn isnaynaan arag xiligaas goobjoogbaad ushaqayneysay.lkn hada waan kasoolaabtay somaalia
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 5 жыл бұрын
Cumarow ninkan in an kaban ka I bar dhaho ayan rabaaa ee halkeen kala xiriraaa sxb jawaab ayan ka sugaaaaa
@mohamedomar238
@mohamedomar238 4 жыл бұрын
Seerbiya aad ayaad ugu fiirsatay. Ustaad ku waa quruxda kabanka iyo heestaba wuu laguuxay wlh cod waliba loxdan oo cajiiba. Fanka halanooleyo ragaan ookalana halaga faa,iidaysto isaga iyo filfilba waa tusaale nool oo maanta wax wayn laga faa,iidaysankaro. Seerbiya adna dagaal badan ayaad ugashay sida fanki hore loosoo celinlahaa maalin walba dad muhiim ah ayaad casuuntaa walina waad baadi goobtaa dadka fanka taariiqda kuleh . Waxaan rajaynayaa in lagaaro ayadoo tiyatarka loodareerayo riwaayadihii biri samaadkina dib ubilaawdaan. Jilayaal, abwaniin, fanaanin iyo musition ba maanta waa lahelikaraa lkn isku duba rid yuu rabaaaaa, fadhiga halagakaco
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 6 жыл бұрын
Waa 5:44 subaxnimo sidaa markaan u soo galay shaqada ayaan arkay vedoga cusub waxaa ka soo booday inan qurux badan oo hadana cod macaan iyo fanaan isku darsaday kaman macaan iyo cod macaan iyo hees aan aad u jeclahay oo xasuuus baan galay mashaa alaa calykum ilaahay ha idin wada xafido
@siciidcaydaruusmaygaagsici2030
@siciidcaydaruusmaygaagsici2030 4 жыл бұрын
Waaw halkeeda ayey dhigtey Codkii ceesanta AHU by kinsi xaaji aadan Horeusoco Hodan afrik
@yahyedheeg429
@yahyedheeg429 4 жыл бұрын
heesta qoofka had dhageysa.naya farta taag 2020
@Theking24h
@Theking24h 4 жыл бұрын
dhaafar
@badrigass4135
@badrigass4135 Жыл бұрын
Eesh Calaa Cuuud, Aadbaan u ula dhacey Gabadha Codkeeda Original Version Bilaa Mixed Ah ❤️❤️❤️👆
@mohamedkaapa4762
@mohamedkaapa4762 2 жыл бұрын
Xasuustii. Alle Ha u raxmadee Kinsi Xaaji Aadan Runti kinsi waxey ka mid eheyd habalaha fanaaniinta soomaaliyeed kuwooda ugu codka macaaan
@hodana7546
@hodana7546 Ай бұрын
Marqaan caadi ma'aha nice kaban and voice
@nafiisanalka4319
@nafiisanalka4319 2 жыл бұрын
Xasusbaa geela lagu xergeeyaa maso lalabtaaah xasus darteda 7 may 2022ki 8bilod kadib solabtay😘
@Xamuudi03
@Xamuudi03 Жыл бұрын
Maxamed ibraahim kabanka wuu ka hadal siiyay walee kacanta wa u fadhidaa. Hodan 🔥❤
@khayre4094
@khayre4094 2 жыл бұрын
Waa laxankii muxiyadiin sheekh muumin (jiim) ahun
@abdisalamabdulle9061
@abdisalamabdulle9061 6 жыл бұрын
Ninka kabanka haya waa nin culus waan salaamayaa
@ayubabdi3694
@ayubabdi3694 5 жыл бұрын
abdisalam abdulle 👍👍👍 aad yo aad
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 2 жыл бұрын
Hodan Afrik Axsan cod 🥺💉🥰Old Is Gold
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 2 жыл бұрын
Hodan afrik iyo Maxamed Ibrahim Axsan cod Yaqey Kaban Is my favorite
@nimcaancabdi7490
@nimcaancabdi7490 2 жыл бұрын
Wlhi way sooo dhigtay hodan
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 2 жыл бұрын
@@nimcaancabdi7490 Ad Iyo Aad🕊️🥺❤️🕊️
@faaraxcabdulaahi1439
@faaraxcabdulaahi1439 5 жыл бұрын
Wajiyaal isxasuusta waxaa horay uqaaday kinsi xaaji iyo cabdulaahi xarago ilaahay haunaxariiste laxankana waxaa saaray al ustaad jiim shiikh muumin erayadan waxaa iskalahaa abwaan aadan tarabi
@qeysmohamed5319
@qeysmohamed5319 4 жыл бұрын
Erayada zxp waxa leh axmed saleebaan bide
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 3 жыл бұрын
@@qeysmohamed5319 waxkasta ma axmad saleebaan bide inuu lahaa baad moodaysaan ? hhhhhh
@mohaahmed5097
@mohaahmed5097 3 жыл бұрын
Nin rageed lejend❤farax
@Fadka213
@Fadka213 2 жыл бұрын
May waa runtii ninkaasu ee ereyada axmed saleebaan bidde ayaa lahaa
@mohamedabdullahiabdille1424
@mohamedabdullahiabdille1424 4 жыл бұрын
M.a qoftu dhuun furan bayleedahy 👍👍
@shilmaaleahmed3827
@shilmaaleahmed3827 4 жыл бұрын
Laba jeer galiwayday Iyo laba jeer baydka hore qaladay ugu danbayn waad Lakenty well-done balse isharada musicians ka raac.
@zayaamad3080
@zayaamad3080 8 ай бұрын
Maxaa ka soo ah gabadha she missed twice and then started with a mistake
@Fadka213
@Fadka213 2 жыл бұрын
Naaxiyada heestan aad baan uga helay maxamed ibrahim gacantaa u fadhida 🖤😁
@g..3619
@g..3619 2 жыл бұрын
Maxamed ibraahim waa u hagar baxday dhagahayaga 🔥sifiican ayaa u canaanatay kabanka 😎
@huudafarah8275
@huudafarah8275 5 жыл бұрын
I love kaban
@khayre4094
@khayre4094 2 жыл бұрын
Maku baraadee
@capitanonacnac4359
@capitanonacnac4359 4 жыл бұрын
Maxamed Ibraahin waa Cabdiwali kingeero walaalkii waa. Ninkii cabdiwali so tababaray
@taanisayid4341
@taanisayid4341 3 жыл бұрын
Axsan
@mohamedomar238
@mohamedomar238 4 жыл бұрын
Caadi ma ahan sanadkaan cidi abgaal ahayd waa kacsantahay, ustaad maxamed Ibrahim fanka wanku ogaa iyo tumista kabanka, lkn waxaa layaabay marka cabdi wali ibraahim oo ladhashay soo saaray, waliba dab iyo holaca, cabikadir kulmiyana aragnay oo waa kii no 1 galay, xawa luul xasan iyo baada kale oo badana aragnay meshaba ayagaa kutartamayay lkn waxaa is waydin leh, subicii, dikrigii,iyo nabi amaanki yaa lagu qeeybay, sidookale xagii hidaha shiribki, guuroowgii, cawayskii, iyo suroowgii dad ma u haray koleey fanki somaalidu wada lahaydna waa kuwa kudarsadaye hidihii armaa la, ilaawaa. Aad baan idiin salamayaa reer tolkeey cagta iyo jiibta markaad isla heshaan wan jeclahay, sidookale subaca iyo aamanuuna aan nina kaleexanayna waan idinku jeclahay . Fanki horay wad ugu jirteen hadasa wad soo nooleysene guulaysta. Soomali oodhana guul insha allah.
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 жыл бұрын
abgaal xigmad laguma oge nagada dee ina adeer yan la is qaldin ee
@husseinabukar7723
@husseinabukar7723 4 жыл бұрын
Hhhhh filfil ka laftiisa waa abgaal ee ku darso
@naasirmacruuf1224
@naasirmacruuf1224 6 жыл бұрын
Ustaad fil fil mshallah maclin ibraahina aad ayu u keenay heesta blse hodan afrika miraha iyo tempada iyo tone ka way qaldysaa way kufsatay hesta
@mohamedadenabdulle7150
@mohamedadenabdulle7150 3 жыл бұрын
Waa 2 qofood oo aan aad asxaab u nahay Hodan iyo Maxamed Ibraahim, waana 2 qofood oo qaali igu ah.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Saaxib Nasiib ayaad leedahay hadaad Maxamed Ibraahim asxaab tihiin🥰🥰
@mansuurjalamad2041
@mansuurjalamad2041 4 жыл бұрын
Heetaan waxaa qaaday kinsi xaaji laxanka iyo kabanka waxaa kufara yaraystay amirul cuud Jimmy Jimmy sheikh mumin
@ismaaciilmacalimcabdulle4425
@ismaaciilmacalimcabdulle4425 Ай бұрын
Maxamed ibraahim waa kabanistaha qarnigan la joogo
@abdisalamabdulle9061
@abdisalamabdulle9061 6 жыл бұрын
Waah waah waxaasaa coda Hodan codkeeda macaan waan jecelahay
@salaadsalaad413
@salaadsalaad413 5 жыл бұрын
War heestu macanaa shan jeerban ku ceshtay subxanayacadiim
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 3 жыл бұрын
Orginalka dhageeso
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Ай бұрын
0:26 Cajiib Wlhi waa Ashqaraar gacantani
@nasiirlafoole52
@nasiirlafoole52 4 жыл бұрын
Kinsi Wajiyaal is xasuustaa indha aan kala waarin nafa aan isba waayin laba aan kala weecan wadnayaaal is jeclaada wadku daayo oo raagga ha wadeeca asqeynin ha wadaagaan xaanaano inagaa ku wacneyne maxaad iiga wareegtey Xarago Sida waxyaha jiidhka wadnaha iyo diirka’ halbawlaha is waraabsan u wadaagney jacayl markuu kaaga waraaqshey ee wadeeca ku taabtey inaaan kaaga wareego waaqla kaaga dhaqaaqo hadii uu wakhti keeney nin wax saarle miyaan ahay ani Kinsi Walbahaarka jacaylka sida weyraxa geelu ilmaha ugu wareegaan kugu weehanayaaye hadii aad wakineyso ood ka wiiqan tahay dhuuxa wari caashaq ku raacdey warka maan ka dhigeene inagaa isku wacneyne maxaad iiga wareegtey Xarago Wiyiisha ubadkeeda waxa jooga adduun iyadaa ula wanaagsan kolka waayuhu liico dani ay ka wadaayee hadii aynu isweyno walaac waa ku dilaayoo waa wareegto adduunku hadii uu wakhti keeney nin wax saarle miyaan ahay ani
@ahmethhindiaadan1268
@ahmethhindiaadan1268 2 жыл бұрын
2022 just watching farta taag
@ustaadgeelle5545
@ustaadgeelle5545 5 жыл бұрын
Kabanka 100% Codka100% M.a
@najahsiciid4855
@najahsiciid4855 4 жыл бұрын
Nice alleh ha u naxriiste sidii Eedaday ayaay u qaaday xasuus gaara kinzi
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
*3 jeer bay ka dhacday gabadhu waa loo baaqay lkn way Fahmi wayday* Lkn Ninka Kabanka garaacayo waa Nin Wanaagsan sida ka muuqato aadna wuu ugucan mcnyahy❤ *2020* Ayaan muqdisho ku daawanayaa* Adna ..? Heestan Orginalkeedii wxaa laxanka saaray *Jiimc Sheekh muumin* Macalinka Cuuudka
@mohamedabdiaziz5831
@mohamedabdiaziz5831 4 жыл бұрын
Ahmed hillaac sxb anigana waxaan ku daawanayaa Isla caasimadda Dalka hooyo ee Muqdisho gaar ahaan degmadayda wacan ee waabari xaafadda Maajo VIA LIBERIA 22/01/2020 GALABNIMO ARBACO AH
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
@@mohamedabdiaziz5831 hhh sxb waan kula socdaa waana kiu jeedaa Degnada hodon / xfadda Taleex ayaan joogaa anna
@mohamedabdiaziz5831
@mohamedabdiaziz5831 4 жыл бұрын
@@ahmedhillaac8017 saaxiib runtii aad baan ugu farxay markaan arkay qoraalkaada oo waxaa cajiib ah laba degmo baan kala joognaa se mid waliba xaafadda ama waaxda uu degmadiisa ka dagan yahay ayaa si toos ah isugu beegan Hodan=Taleex Waabari=Maajo War saaxiib anigaba waan kuu jeedaayee Raggu waa kii isbarta haddii uu rabbi idmo ee bal halkaan telefoon lambarkaada iigu reeb haddii ay suuragal kuu tahay mahad sanid
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
@@mohamedabdiaziz5831 sxb mhdsnid waa caadi soo dhawoow waaban ku arkaaye Qolkaas aan ijeedo ayaad ku jirtaaye 😁😁😁 Tan kale si sax ah Ayaad Afsoomaaliga uqoreysaa show Reer waaberi asal ah matihud😁 kaftan weeye intaasina Wxd igu arki kartaa anigoo nooloo hadlayo channelka *Balanbaalis studio* Muqdishu Got Talent *Part 5* qofka 4aad inaan ahy baan filayaa dhaantada wiilka qaadaya baan ahay *+2525617062684* *WhatsApp ka ayaan ku isticmaalaa* mhdsnis☘🍀
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 4 жыл бұрын
Legend hillaac
@lafooletv9506
@lafooletv9506 4 жыл бұрын
maashalah
@mowliidsaladchannel2525
@mowliidsaladchannel2525 4 жыл бұрын
ish alaa hees
@daahirdhiin8900
@daahirdhiin8900 5 жыл бұрын
inantu wa marqansan tahy walee wah wah
@sharmaakecabdulahi6555
@sharmaakecabdulahi6555 2 жыл бұрын
Waa 2:30 habeenimo habeen ciid 2 /5 2022 haben isnin ah jawigana jawi roob yahay ceelasha ku dhageysan adigana? Axyaa kaban❤️
@sheikhulbalad6236
@sheikhulbalad6236 2 жыл бұрын
Masha Allah ana mantay
@taanisayid4341
@taanisayid4341 3 жыл бұрын
Heestu waa foorjee ma inantaa lagu soshaacbixinayaaa heesaha calaacalka ah lama dhagaystee
@selelregion2111
@selelregion2111 4 жыл бұрын
heestu xaga danbay ayay ka socotaa oo palay back ayadfuna afkay la raacraacaysaa waliba way is dhaafayaan ayada iyo codku
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 3 жыл бұрын
haka yaabin waa live fan ba maadaa wax ka yaqaana hhhhhhh sawta laba jeer gali wayday hhhhhh xagee sikatahay ? balbufiirso
@abdinasirnaale272
@abdinasirnaale272 2 жыл бұрын
Durbaanka ama boongaha ayaa duuban ee kabanka iyo codka waa la-tuur ama LIVE
@ugaasyare9466
@ugaasyare9466 5 жыл бұрын
yaah yaah war music hoose ayaaba idilay aniga iyo sida kabanku isugu macaan yihiin💔
@sulekholove1646
@sulekholove1646 5 жыл бұрын
Heestaan bishaan bisheed l Soo dhigy you tube ka cawan arkay ayaab 2019/10/16/October
@alfanaancawilkoyla4358
@alfanaancawilkoyla4358 4 жыл бұрын
mecrofanka xage ula soo ordee qoftu ma xanuunsanthy waaba lamaqla kabnka
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Ай бұрын
Qoftaani fanaanad buuxda codkana ku darsatay weye
@diirsherasta6595
@diirsherasta6595 4 жыл бұрын
Heestaan waxaa horey qaday kiinsi xaji iyo cabdulahi xarago
@abdiweliegag3837
@abdiweliegag3837 2 жыл бұрын
Nice song
@sharmoabdi
@sharmoabdi 4 жыл бұрын
06-01-2020
@diirsherasta6595
@diirsherasta6595 4 жыл бұрын
Saasaa rabaa
@abdirihmanhajji7992
@abdirihmanhajji7992 2 жыл бұрын
Nice voice good amazing hodan Africa
@hassanhussein272
@hassanhussein272 4 жыл бұрын
Miyay qayil San tahay qoftu
@RAGE-UGAS_7cc1cz7l
@RAGE-UGAS_7cc1cz7l 8 ай бұрын
28_1_2024 dawanaya 9:39 am subaxnimo adna?
@mohamadrashiid6877
@mohamadrashiid6877 8 ай бұрын
Khalad bini aadamba loo yahee marbad yara gashay top wll sida kalle
@MustafeCadaawe
@MustafeCadaawe 8 ай бұрын
Ninka yaa k1 bedela cuudka ! kabankii codka macaana maaha waa macmal
@rihaabqurux3990
@rihaabqurux3990 4 жыл бұрын
Laxanka hesta way ka baxday wu ubaqay xita
@mohamed-dx8lr
@mohamed-dx8lr 3 жыл бұрын
hhhhh fanka wuu kuu bilaabanyahay mala dhihi karaa
@siciidibrahin8650
@siciidibrahin8650 4 жыл бұрын
Hodan afriik aad ayaan kuu tageera dhgxbuur ayan kaso salamaya
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 4 жыл бұрын
Dhagax burr inaan arko ayaan jecelahay insha allah qabri baxayax baan arkay 1990 lkn waxba kama xasuusto .
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 3 жыл бұрын
Sidoo kale dhagaxbuur hoygaygii igu salaan wll
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 4 жыл бұрын
caaadi ma aha
@adangudle9156
@adangudle9156 2 жыл бұрын
Waaaw waayo waaayo igadheh
@ayubabdi3694
@ayubabdi3694 5 жыл бұрын
1:01
@jaajaajaajaa3809
@jaajaajaajaa3809 5 жыл бұрын
Abwaane maxamed ibrahin oo hesaayo noogu so tuur waa codsi
@ELMANSSON
@ELMANSSON 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 markaad play back baratid balaayaa kaa raacaysa inaad liveka la qabsatid, billowga heesta 2 goor bay ka dhacaysaa marka 1aad intay ka dhacdo bay ku celis dalbanaysaa, mar 2aad bay haddana geli waayeysaa, waa loogu celiyey. ugu dambayn intay gasho bay ku khalkhalaysaa iyadoo inay ka dhacday ka baqdin qabta.
@salaadsalaad413
@salaadsalaad413 5 жыл бұрын
Sxb aad bad ufahandathy waa sidaad sheegtay xitaa wuu ubaaqey wey fahmi wayday
@waaayowaaayo1762
@waaayowaaayo1762 5 жыл бұрын
@@salaadsalaad413 ilayn maha kinzi haaji adan
@xaydarofficial
@xaydarofficial 4 жыл бұрын
Qof wx badan ka og fanka🙏
@deeqyusuf3156
@deeqyusuf3156 4 жыл бұрын
Howsha aad ka hadashay fanka dhexdiisa ceeb maha waa caadi waliba marka guriga dhexdiisa fananiintu ku baashaalayaan taxadarkuna yaryahay oo aadan heesta adigu lahayn muusigana adigu lahayn sida hada miraha iyo musiguba isugu qasan yahay. Hadii khaladad jiro micnaheeda maaha iney barbarad yihiin ama shaqadooda garanayn ee 2doodaba waa professional fanaan.
@ibralove1435
@ibralove1435 4 жыл бұрын
Wlh legend atahay waaba dheratay heesta waan arkay bro
@deeqsownax4624
@deeqsownax4624 6 жыл бұрын
cajiib hodan waan ku gaadhsiisay halkedii
@samiraamir9568
@samiraamir9568 5 жыл бұрын
Sida waaxya jiidhka waaxyahay iyo beerka ❤❤❤❤❤
@salaadsalaad413
@salaadsalaad413 5 жыл бұрын
Eesh calaa naas was meeshuu jeceylku iga haleelay beerka
@diirsherasta6595
@diirsherasta6595 4 жыл бұрын
Haa
@soolmediainc49
@soolmediainc49 3 жыл бұрын
Miyey qayilaysaa
@nimcaancabdi7490
@nimcaancabdi7490 2 жыл бұрын
Wawaww
@xamdipogba8777
@xamdipogba8777 4 жыл бұрын
🤗🤗🤗🤗
@aaminacrisaaq7754
@aaminacrisaaq7754 5 жыл бұрын
abawan can dhalay hodan
@feisalabdullahi8928
@feisalabdullahi8928 4 жыл бұрын
M . a
@fartunsiyad5678
@fartunsiyad5678 2 жыл бұрын
Wwwww❤
@cabdikariincumar4827
@cabdikariincumar4827 4 жыл бұрын
Masha allah cud wanagsan
@moogeyareofficial679
@moogeyareofficial679 4 жыл бұрын
Nacalaa Shaydaan ku YaL 😍😂
@hajiadam2958
@hajiadam2958 2 жыл бұрын
30 janvier 2022
@logannnnnn930
@logannnnnn930 6 жыл бұрын
Yaasalaam tempo macaan ayuu samaystay runtii heestiba waxay ka dhigtay waxkale tempadu
@runtarunta4836
@runtarunta4836 3 жыл бұрын
Hadii uuwakhtikeenay nin waxtarle miyaanay😩maxed Ibrahim 21
@yahyedheeg429
@yahyedheeg429 4 жыл бұрын
axasn.yaa.hees
@Eng-Hilal_Abdirashid
@Eng-Hilal_Abdirashid 5 жыл бұрын
Inaba caadi maaha heestu 👏💯
@shiikheygacashakha1611
@shiikheygacashakha1611 2 жыл бұрын
Music oo socda layska sheekeyaanaa kkkkkkk marqaan waalan
@youssouffofanayam3693
@youssouffofanayam3693 5 жыл бұрын
Waa adeerkey iyo zaynab ( his wife) Maa keynii karaa
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾
@abdinaasirjaamac2272
@abdinaasirjaamac2272 6 жыл бұрын
😍😍😍😍😍
@zakiciye3110
@zakiciye3110 5 жыл бұрын
ustaad maxamed ibraahim nin culus
@nafiisanalka4319
@nafiisanalka4319 3 жыл бұрын
❤🌺🌍😘
@sadiqomar6679
@sadiqomar6679 4 жыл бұрын
Dhidhibso ayaan maqli jiray
@suldaannuur1579
@suldaannuur1579 2 жыл бұрын
Asc
@alihasanyuusuf7589
@alihasanyuusuf7589 4 жыл бұрын
Haddaba waa blay back yaa la qaldaa
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 3 жыл бұрын
hakayaabin
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Ustaad Filfil Saaxib nambarki Maxamed Ibraahim ayaan ubaahanahay✋Mahadsanid
@filfilstudioproduction
@filfilstudioproduction 3 жыл бұрын
insha alah wan ku so diraya
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@filfilstudioproduction Haye saaxib❤
@apdiqani6927
@apdiqani6927 4 жыл бұрын
Wan idin Salamay Dhamantiin wll Waxan joga hargeisa fadlan iso Qabo tell 0633741437
@husseinabukar7723
@husseinabukar7723 4 жыл бұрын
Qaaci ma heesi kartaa he
@filfilstudioproduction
@filfilstudioproduction 4 жыл бұрын
Salamulahi walawl
@ayubabdi3694
@ayubabdi3694 5 жыл бұрын
Muusigaan maqaamkee weeye ??
@TheLove0
@TheLove0 4 жыл бұрын
Wey ka dhacday teen bada
@fahadkeynaan9326
@fahadkeynaan9326 4 жыл бұрын
Runtii aad bay umacaan tahy gabadhu xata yurub geenyo ayay ka cod macaantahy
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 4 жыл бұрын
Waa runtaa maasha allah
@cornholio777
@cornholio777 3 жыл бұрын
Hodan just ruined the intro 😭
@brahimhassan2083
@brahimhassan2083 Жыл бұрын
Ikr lmfaoo 💀
@cabdiraxmaanaliahmed6970
@cabdiraxmaanaliahmed6970 6 жыл бұрын
Waaaww
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 4 жыл бұрын
cabdiraxmaan Ali ahmed waaw Masha Allah dadgeyga Somaliyeed
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e Ай бұрын
ZLIVE
@cabdomohd7282
@cabdomohd7282 Ай бұрын
Off
@taanisayid4341
@taanisayid4341 3 жыл бұрын
T
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 5 жыл бұрын
Naagta maxaa sidan balan baliyay way hagaastay
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 4 жыл бұрын
Balwad malaha istaaqfuraalh
@ابوشير
@ابوشير 6 жыл бұрын
Kabanku wuu idinka dacwooday waxba idlama haysaan waywsy looma baahna codla kaalay mersha
@burhancumar4343
@burhancumar4343 4 жыл бұрын
Aad ayaan kuu jeclahay hodaniisha magaceyguna waa cali jey
@cabdiciisecajuun2317
@cabdiciisecajuun2317 6 жыл бұрын
Teemabada lama haysto 5jeer ayey foorteemo gashay way kashifantay tani wlaahi
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 6 жыл бұрын
Kabanka ma raacayso kkkkk beydkii1aad waa loogu soo ceshay intay geli aqoon weyday
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 6 жыл бұрын
Guubaabi gali oo ku dheh waad fiican tahay waa inan qurux badan uu kuu heestay
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 4 жыл бұрын
Way cod macaantahay dhuun furantahay waa cod tolmoontahay
@nastehoabdirizaq5750
@nastehoabdirizaq5750 4 жыл бұрын
Umu faadmo waa runtaa abaayo way cod macaanthay gabadhaan asalkeeduba
@Qalbijabey
@Qalbijabey 6 жыл бұрын
PPppp m.A
@ibrahimMohamed-fb6yt
@ibrahimMohamed-fb6yt 4 жыл бұрын
Ma taqaan sida loogu heeso qaaciga matag
@jaajaajaajaa3809
@jaajaajaajaa3809 5 жыл бұрын
Abwaane maxamed ibrahin oo hesaayo noogu so tuur waa codsi
Waa heesti waan ku daalay raadiskaagii  codki hodan afric kaban filfil
6:30
filfil studio production
Рет қаралды 69 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 6 МЛН
Aramidu - Fartun Birimo & Abdi Gacan
7:39
Madaale Productions
Рет қаралды 259 М.
maxamed kabanle cimrigiiba jaceel Qaaci FILFIL
6:51
filfil studio production
Рет қаралды 330 М.
Garta muruqa laba suul -Farxiya  Fiska And Abdi Qaboojiye New Song
12:56
Somalia Somalibaa leh
Рет қаралды 271 М.
qaaci live ah oo macaaan  filfil kaban
14:18
filfil studio production
Рет қаралды 50 М.
Abdi Badil Live Kaban
7:30
Filmsheeg
Рет қаралды 156 М.
Qaraami hodan afric filfil kaban
5:50
filfil studio production
Рет қаралды 9 М.
Cashaqa habayicina
12:47
Burhaan hasan - Topic
Рет қаралды 15 М.
Kaban | Seynab Cige Maxamed - Hadda Ruux Is Barataan lyrics
10:23
Rageedii™
Рет қаралды 1,5 МЛН
POLI - Котик (Official music video)
2:04
POLI
Рет қаралды 527 М.
Не жүріс
2:59
Қанат Тасхан - Topic
Рет қаралды 405 М.
Marhaba Sabi - Qyz Bozbala (Official lyric video)
3:10
Marhaba Sabi
Рет қаралды 89 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - May ichsam (Official Music Video)
4:35
NevoMusic
Рет қаралды 4,2 МЛН
Bagalau
3:29
Әсет Есжан - Topic
Рет қаралды 89 М.