kabanle | maxamuud kabanle | maxamed kabanle | maxamed yare | hees ha la guurin caashaqa | kaban

  Рет қаралды 65,581

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Күн бұрын

Пікірлер: 18
@Saluu_moha1
@Saluu_moha1 2 жыл бұрын
Heestan waxa Lo qaaday gabar Reer Gedo aheyd oo Xamar tagtay Fananka ayey is jecladeen weyna is guursadeen Kadib hoyadeed oo maqashay ayaa kadaba timid Wey ka so wadatay gabadhii Gedo ayey la timid Kadib iney ka furtay u maleen😢 Afka wabi ganaaniyi Fowsiyo ha iga geyn gedo
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics 2 жыл бұрын
Suleiman Abdnasir mahadsanid sxb
@Saluu_moha1
@Saluu_moha1 2 жыл бұрын
@@dhugmaallyrics sxb lakin Fananku waa Aadan Diidey ma'aha kabanle aniga aqaano heestaan qisadeeda xitaa
@abdullahioaweys40
@abdullahioaweys40 2 жыл бұрын
WaaH WaaH antigii waaweynaa ayey ka mid ahayd thanks brother 🙏 ❤
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 жыл бұрын
Lgendkn heeshihi kama daalo alle hanuxristo alfnan mohmud xsan kbnle🦁🤴
@Saluu_moha1
@Saluu_moha1 2 жыл бұрын
Heestan Aadan Diidey baa ku luqeryay ee kabanle ma qaadin yaan la isku qaldin dadka
@mowliidmaxamuud8262
@mowliidmaxamuud8262 2 жыл бұрын
2022/11/12 ayan dhagaysanaya ano idinka so salamaya Nairobi kenya thankis taliye waba radinaye hestan
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 3 жыл бұрын
Thnks sxp heestaan waan raadinayey
@Saluu_moha1
@Saluu_moha1 2 жыл бұрын
Fanaanku waa Aadan Diidey ma'aha kabanle
@jiilkacusubarooryo4474
@jiilkacusubarooryo4474 2 жыл бұрын
Axsen hees
@maxamedleloon8394
@maxamedleloon8394 Жыл бұрын
Sxb hadii aan kaa saxo fanankan ma .aha kabanle ee waa bashiir ibrahin cabdi sas u fahan
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Mahad sanid bos
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 3 ай бұрын
Halla guurin Caashaqa Ha iga saarin gaariga Afka webi ganaaniyo Fowsiyooy ha gayn gedo. Waa hore ayaan maqli jiray mar baan soor raadiyay waan waayeg kddib sannado dambe halkaan ka helay.
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Saxiib albun Kaan soo geli
@FarreJRFarre
@FarreJRFarre 6 ай бұрын
Tarabi muuna ahayn
@Saluu_moha1
@Saluu_moha1 2 жыл бұрын
Heesta ma dhameystirno
@CaliBaraf
@CaliBaraf 2 жыл бұрын
Axx waxaasaa kaa heesa Wlhi dareen igu beertay iyo xasuus
@IstaahilCaliaxmedIstaahilqurux
@IstaahilCaliaxmedIstaahilqurux Ай бұрын
2024 /10/ 23 Ayan dhageysanayaa😂
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН