No video

kader ali osman (ko) heestii Jibo

  Рет қаралды 299,700

Abdiqani Elmi

Abdiqani Elmi

Күн бұрын

waaa fanaanka reer uk kader ali osman (ko)

Пікірлер: 414
@hodanahmed5265
@hodanahmed5265 Жыл бұрын
Heestan inta so raadisay farta taag🥺😫😭♥️
@cabaaslaki6179
@cabaaslaki6179 Жыл бұрын
Aniga ka kow ah☝️
@fmnews8786
@fmnews8786 Жыл бұрын
Favor song
@Gaashan1
@Gaashan1 Жыл бұрын
HodaneYyyy 🥺❤️
@hodanahmed5265
@hodanahmed5265 Жыл бұрын
​@@Gaashan1 Heeee🥺❤
@i_ampopzonofficial8107
@i_ampopzonofficial8107 Жыл бұрын
Waa idin jeda mdxdeyda😂
@Zr-Muparik_
@Zr-Muparik_ Жыл бұрын
6.Jan.2023 Qofki Ugu Horeye 2023 So Booqda Hestan Hadad Iga Danbayso Like Dhac Ku Sii ❤️❤️❤️❤️❤️
@munaosman7522
@munaosman7522 Жыл бұрын
🥺❤️🫶🏽
@bishaarmohamed1285
@bishaarmohamed1285 Жыл бұрын
Xasuus😢
@nuuralimohamed3759
@nuuralimohamed3759 3 ай бұрын
Qq​@@bishaarmohamed1285
@zaakmahrezentertainment5040
@zaakmahrezentertainment5040 3 жыл бұрын
Heestani waa hees xasuusteda Wadata wlhi markasta oon dhagaysto waxan is arka aniga oo heestu dhahahayga ka baxayso balse aan la socon oo ku maqan xasuuso hore iyo wakhtigi Aan dhagaysan jira waxay ahayd once upon time legend khadar ali osmaan 2013
@NaimoSalim
@NaimoSalim Жыл бұрын
Ax Ax 11 Sano kahor iyo xasuustii nolosheyda - Alla Jaceylku muxuu macaanka adunka iyo wadna xanuun la isku daray yahay ---- Jawiga noloshaad saxdaa - Jaceyl baad abuureysaa - Qalbigaad dhex jibaaxisaa - Adaase Jaceyl i baray, Weliba jaandheer ka tumay - Jujuub caashaqo ka weyn ___ Jaceylkeygi ugu horeeyay Cadnaan waligeey kuma hilmaami doono nolosha waxaa i bartay qiimaha jaceylku leyahay --- calafkaa nakala geeyay waligeyna waa ku jeclaan doonaa abid 😭😭😭😭❤❤‍🩹❤❤‍🩹❤❤ ---- Inta jeceyl rasmi ah aragtay nolosha waxbay kasoo aragtay 💞
@ikramabdihussein4460
@ikramabdihussein4460 Жыл бұрын
🥲🥲😭💔
@filsanmaxamed5342
@filsanmaxamed5342 Жыл бұрын
Xaqiiq taza been aheyn wllhi xanunka wan kula zoo arkay jeceylku waa xanun 😢😢
@NimcomohamuudDuale-kg1tm
@NimcomohamuudDuale-kg1tm 9 ай бұрын
Abaayo waa iga oohisiisay🥺🫀
@saedqozta5386
@saedqozta5386 9 ай бұрын
10 sano ka hor heestan gabadhan ugu hesayay adunkay ka tagtay wana jecla ,alla adunyadu wejiyo badana, dad is jecel oo is calfada waa yar tahay
@ahmedhadi9525
@ahmedhadi9525 3 жыл бұрын
heesta kaliya eean dhagysto xiliga aan firaaqada ahy ama aan jawi kujiro hees maal ahan udhiganta 1billion dollar keep going alfanane
@iam2613
@iam2613 2 жыл бұрын
Xili habeen saq dhexe ah 27 / april / 2022 ani iyo qofta aduunka ogu jeclahay ayay ino wada daarantahay heestan waqti aad u qurux badan 💕🥰💏
@Rosemary256-3
@Rosemary256-3 Жыл бұрын
Masha allah hadda ma is hesheen qoftaas😊🥺❤️
@iam2613
@iam2613 Жыл бұрын
Sanadkii labaad noo socdo alle nolosha guul hanoogu dhameeyo
@suhaib9811
@suhaib9811 6 жыл бұрын
Intaa Jacaylku Hayo Ee Heestan So Raadiyey Farta Ha taagan😁❤✔
@abdukadirwarsame2942
@abdukadirwarsame2942 6 жыл бұрын
Baradar jaceyl nama haaye waaka helnay heesta saas usoo raadinay lol
@inahassan6431
@inahassan6431 5 жыл бұрын
Wlh meqa radinayee qofkasta magaranayo idahaye cawa laisosiyee
@sistergoals4702
@sistergoals4702 5 жыл бұрын
👋
@amirahajji4901
@amirahajji4901 5 жыл бұрын
Maantan helay saan ubaadhayay
@Khadijo422
@Khadijo422 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣☝️
@abdirahimahmed825
@abdirahimahmed825 5 жыл бұрын
Inu haddii lay sheego halkuu ku nooluahay walhi waxaan u sheegi lahaa inan taageero alle habarakeeyee ❤🙏
@sumayoqali1031
@sumayoqali1031 Жыл бұрын
Jah qofki heestaan ii qaadi jiray miss uu yaqee😢❤
@naiimawarsame94
@naiimawarsame94 4 жыл бұрын
Ömg finaLy waan helay wLhi Heestaan 2020 heLay 😪😞 ax ax 💖🌼✨
@MOHAMEDHUNTER-ic2es
@MOHAMEDHUNTER-ic2es 4 ай бұрын
2024😢
@ahmedyahye2623
@ahmedyahye2623 2 жыл бұрын
2/2/2022 From Hargeisa Somaliland. Khadar Ali Osman (KO) Behind The Legend
@nafizaahmed9517
@nafizaahmed9517 Жыл бұрын
Sanad kadib caawana anaa soo raadiyay
@user-gs6hm6qb7u
@user-gs6hm6qb7u Жыл бұрын
Wakhtigu waa mid Tagay blse Xasuusuhu waa kuwa ku Nagaaday Qalbiyadeena wana waxa Inaa Nugleeyay Dhamaanteen 13/5/2021 (A.H.A )
@idilabdirashiiddable8872
@idilabdirashiiddable8872 Жыл бұрын
Jugtiyo galgaceylka halistaa 💔🥺 Khader ali osman fanaan qiimo leh 🎵❤
@cabaaslaki6179
@cabaaslaki6179 Жыл бұрын
Email ka un miyan kawada hadalnaaa💔🤣
@bunesteofficial1081
@bunesteofficial1081 Жыл бұрын
inta ani cml soo raaadisay Like isaara 11.JAN.2023 Dhagaysanayaa Adaasa jacayl ibaray Weliba jaan dheer ka tumay Adaasa jacayl ibaray Jujuub caashaqu Kaweyne Jikaarka kadhowr Naftayda. HIT 🔥 SONG
@caqlikoriye593
@caqlikoriye593 3 жыл бұрын
Marka lagu leeyahay old is gold waa sidan You really taught me love. But we were not lucky enough to be together. I still love you and live happily everywhere
@inahassan6431
@inahassan6431 5 жыл бұрын
Ax ax ax wlh heestan San uradinaye qofba isosiyee thanks wllkey Ala wilka codmaca na Ala ala masha Allah wankuhesta
@hanaanahmedhoney2425
@hanaanahmedhoney2425 3 жыл бұрын
Heeestan waxaaan dhegaseynayaa 9/3/2021:959 waaa hees dareen jeceyl aad umacaan ❤😢❤
@abdirazakaj50
@abdirazakaj50 2 жыл бұрын
🥰
@samiiramohamed3592
@samiiramohamed3592 4 жыл бұрын
Finally wn soo helay hestan raadin badan kadib balse fanankan waa talent mxu uso canbixi wayey cod buu ilaahy ugu deeqay
@Farayare451
@Farayare451 Жыл бұрын
2023 yaa ila daawnya hees xasuus ah Like iisaar wll 👍🏻
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 3 жыл бұрын
13 sano Fanaankan mobelkayga kama bixin Khadar Ali osman - K O ama Keeyow - Wlhi suma wlhi khadar keeyoowga muqdisho caan ma ahayn markaan dhagaysan jiray ninkan
@naajiyare721
@naajiyare721 3 жыл бұрын
nio heesa bdno an keeyow modyey oan khader keyow ku qoray isaga qaday ile keeyowba xaganyu ka yimi
@abdiaziiz4899
@abdiaziiz4899 2 жыл бұрын
Khadar ninkaan uu magaca ka coppiyeyay
@emraky8971
@emraky8971 2 жыл бұрын
Damnnnn❤️😩😩heestaan wlhi marka dhagaysto qalbiga ii olalaa
@rizeyproduction9780
@rizeyproduction9780 Жыл бұрын
I Was Looking For 6 Years Finaly I Found This Song 2023 Hit
@rayaanmohamed6198
@rayaanmohamed6198 Жыл бұрын
Waxan dhegensanya hestan dareenka leh maalin axad ah tarikhta thy18/12/2022 abaare 14..39 ah Markad jaceyl la ildarantahay qofka aad jecleyd aadna heysan waa xanuun said ah🥺😢 isoo duceya inuu illahey calaf iigu daro waqtiga iyo wayaha ina kala fogeyy waxan rajeyna xaladaha ku jiro inaa kusii jirin dooni midka jeclana aan heli doonoⓂ️❤ asba ima necbe ee daruufaha ina kla fogeyay waana is heli doona I.a🥺🥺 illlahow qof walbo qofkiisa daruufaha kla fogeyn isku keen🤲🤲🤲❤
@abdirahmanhassan4454
@abdirahmanhassan4454 10 ай бұрын
10 bilood kadib waxan rajaynayaa inaa faraxsantahay ❤😢
@shukrijamac7843
@shukrijamac7843 10 ай бұрын
Hada ma nooshay
@osmanabdulahi5384
@osmanabdulahi5384 5 жыл бұрын
illahi amarkii heestan jaceyl beeyba igu sii ridaaa love waa love xaqiiq jwiga nolasha saxda 🤩😍😭😭😢😢😢
@xabiibocabdullahi6653
@xabiibocabdullahi6653 5 жыл бұрын
LP1
@russiangeneral1875
@russiangeneral1875 5 жыл бұрын
100% Addicted to This Song... 💖 SOMALIA ALL THE WAY 👍
@diamondinazulthaan7373
@diamondinazulthaan7373 2 жыл бұрын
7 years ka hor Dareenkii idhagaysiiyay heestani ilaa Hada waaa sidiisii walina kuma guulysan helida cidaan jeclaa😭
@mahiinibrahhin-pg3ew
@mahiinibrahhin-pg3ew Жыл бұрын
Same 😢😢😢
@honeyhoney4313
@honeyhoney4313 Жыл бұрын
😢😢
@raxmadrabdiraxman4167
@raxmadrabdiraxman4167 6 жыл бұрын
Huuno wlhy nice song weye balze inbadan waan radiyay heestan ugu danbayn helay thankz
@zackmohelmi8502
@zackmohelmi8502 11 ай бұрын
Last night at burao 😢 to lipiya 00:50 Axad 25/09/2023
@ayafaiseli45
@ayafaiseli45 2 жыл бұрын
Hestan qofka qaada wan wayey in bdn ban baadhay wlhi 2022 . 5. MAY 10:00 PM ayaan helay inu qaaday khadar ali Wuxun ban ku dhegysty mursal muse blse codkan wan wayey cida leh 🥺🥳♥️
@king_ipriyoz47
@king_ipriyoz47 11 ай бұрын
A song that touches my heart .10 years later ❤️😢 3_10_2023 like 🙌
@siciidtimacade5401
@siciidtimacade5401 2 жыл бұрын
Codka 100% Laxanka 100% Miraha 100% Musiga 100% Malintayda 4/11/2021 kenya
@Eng-Hilal_Abdirashid
@Eng-Hilal_Abdirashid 5 жыл бұрын
Marxalad walba ood kasoo gudubtaa xasuusteedeey leedahay heestan waxay caawa igu celisay xasuus ma guurta ah iyo waayo waayo magaladaydi hargiesa cadeey oon in badan u xiisay
@khadarciiltire1276
@khadarciiltire1276 6 жыл бұрын
Waagaan jaceylka jili jiray ayan dhagaysan jiray hadda waan ka fadhiistay ciyaarahaas ax xusuuso igu qaaliya💯💯💯💚❤🌷⚘
@samriinasajma2767
@samriinasajma2767 5 жыл бұрын
Axyaaaa waya arag jaceyl
@asmamohamud8136
@asmamohamud8136 Жыл бұрын
Maalinimo sabtiya saacaduna Waa abaaro 15:21 Ama 3:21 Galabnimo waxan ku suganahy Kampala Heestn waa Another level Qofna ma jecli lkn waa Hees aad iiso jidataY 2023/01/14
@AhmedMohamed-ft8lc
@AhmedMohamed-ft8lc 2 жыл бұрын
05/05/2022 wali waan dhagaysanayay heestan hees qisadayda ka hadlaysa 😴 Ayaaan adigga se jacayl ibaray mcn😭❤
@hoodoali3598
@hoodoali3598 5 жыл бұрын
Muddo aad ubadan ayaan Raadinayay Heestan caawan helay Inta ila raadisay like ta ha ila dhaafin
@abdikarimmohamud7709
@abdikarimmohamud7709 5 жыл бұрын
Hotho Ali same to u
@abdiwaliartan6711
@abdiwaliartan6711 5 жыл бұрын
Wll aniga isheeg
@kalafazii7055
@kalafazii7055 4 жыл бұрын
Waxaan kaa soo arke adooo Video kale ka raadinaayo Codka yarkaan,. oo Mursal maaha dheheesid 😂😂 adiga madaxaaga usoo hele heestaan Thanks 🙏🙏 Boqortooyo
@malpzaninaomar1877
@malpzaninaomar1877 Жыл бұрын
Anpa 2023 helay 😂❤
@najmaomarahmed3275
@najmaomarahmed3275 5 жыл бұрын
Wow heees tu weyshidnthy inaba cdi mhn jcylkeyga isodiray heestaan sas aan usoradiyr 😍😍
@abdullaahmohaali
@abdullaahmohaali Жыл бұрын
Ma is hesheen bal 💙
@abdyaziizeid1211
@abdyaziizeid1211 5 жыл бұрын
Waan soo daahay lkn ugu dambeen waan helay😭😭💔❤🥀
@anisadaud4513
@anisadaud4513 Жыл бұрын
Finally sxbkey warka isiii bo😂😂😂😂😂😭 waa qiiroday😭😭❤
@abdullaahmohaali
@abdullaahmohaali Жыл бұрын
War ma isku dawaynayasa waxay Soo dahiduna😂
@cabdisalaanjordan1486
@cabdisalaanjordan1486 Жыл бұрын
Oh God finally wan HelaY heestaan 😪😪😪🥰
@maishamandeq5816
@maishamandeq5816 5 жыл бұрын
Ugu danbentii waan heley😭❤️💔
@abdikarimmohamud7709
@abdikarimmohamud7709 5 жыл бұрын
Maisha Mandeq same to u
@hanaanyusuf4131
@hanaanyusuf4131 6 жыл бұрын
best song heesetaa mxaan baadhay qalbigayiga tabanayisaa xasuus KU leedahy noloshayida😢😢😢😢😔😔😔😔😔
@msssuuro9771
@msssuuro9771 Жыл бұрын
2023 old is gold🥺❤
@FaraAhmetAli
@FaraAhmetAli 2 ай бұрын
Waxaan rajaynaya inaan ku soo noqdo anigo cafimaad qawo inash all sacadu waa 8:33 habeenimo sabti soo galayso tariikhduna waa 7/ 6 /2024 nolol qurux badan ban idin rajayna 😢❤
@awdalstateawdal1733
@awdalstateawdal1733 11 жыл бұрын
nice song inader que dieu te protege et te garde contre tt le mal
@leyyyla95
@leyyyla95 Жыл бұрын
Bro❤️plz reply after 10yrs
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 6 ай бұрын
Waa hees mcn 2021 inay soo baxay baa la moodaa
@adnaanalsharaapi6506
@adnaanalsharaapi6506 5 жыл бұрын
Saeynap zaxarla Xasuuus bea wlhi noolow meeelkastoood joogto aduunka Heeestani waaa inoo gaar labadeeena
@Elmohamadyaawow
@Elmohamadyaawow 5 жыл бұрын
I love wllhi wn jeclahay heestan xasuus igu tahay runti😘😘😍😍
@bluemia4763
@bluemia4763 5 жыл бұрын
Finally I find this song😭😭❤️🖤
@abdikarimmohamud7709
@abdikarimmohamud7709 5 жыл бұрын
Blue Mia same to u
@asmaqali8301
@asmaqali8301 4 жыл бұрын
I am same to you
@Abzeko29
@Abzeko29 Жыл бұрын
I found it now 😢😢😢
@Mohaadde07
@Mohaadde07 2 жыл бұрын
Jariiricada jaceylka cishqa iyo wali jamashdiisa ayuu ani ila jiicrtay🥰🥰🥰
@mohamedsomaali
@mohamedsomaali 2 жыл бұрын
Heestani waa top 26 june 2022 kampala
@ahmednurabdulle2229
@ahmednurabdulle2229 5 жыл бұрын
qofkii 2019 dhageysanayo like yuu iga hilmaamin
@ahmedmumin4582
@ahmedmumin4582 4 жыл бұрын
Cood mcn ayuu leyahay wanba kaheley wlh
@mohamedfaraah290
@mohamedfaraah290 2 ай бұрын
Zaman zaman hore
@ayanxasan3957
@ayanxasan3957 2 жыл бұрын
I finally found the song I was looking for😭🥺❤
@hayatmohamud123
@hayatmohamud123 9 ай бұрын
Jawiga noloshad saxdaa❤
@hamdiali5192
@hamdiali5192 8 ай бұрын
18/12/2023❤😢
@idilladanidilladan849
@idilladanidilladan849 6 жыл бұрын
Omg mxaan hestan raadshey Best song waaye whli❤
@najmamohmouth7623
@najmamohmouth7623 Жыл бұрын
Jidhidhicada iyo dareenka Cishqiga wali jamashadiisa Intuu jiidhkiyo halbowlaha❤😢
@JosephdeStevano
@JosephdeStevano 6 ай бұрын
2024/2/29 taarikhda ,mnta waxa dip lo arki doona 4sano kadip 💫
@MOHAMEDHUNTER-ic2es
@MOHAMEDHUNTER-ic2es 4 ай бұрын
Really ❤
@abdullahiabdi8127
@abdullahiabdi8127 Жыл бұрын
Legend khadar ali Osman.
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 9 ай бұрын
Nafyahay jamaalkaga quruxdaa,, Back to 2023 mxa xasuso is daba yaal 💔.
@awdalstateawdal1733
@awdalstateawdal1733 11 жыл бұрын
woow nice song my brother kader nice voice
@sayidzaki8374
@sayidzaki8374 4 жыл бұрын
Xasuuuuus. Wxa dhici donta malin ad aqrinesa comntskyga wxn kuleyahay wxwlba dhacay karali nqo😢
@haweeyahonesty2727
@haweeyahonesty2727 4 жыл бұрын
Sorry alle dib haydin mideeyo
@junaydimedia2984
@junaydimedia2984 Жыл бұрын
@@haweeyahonesty2727 comments akhris miya uso gashay si dayda laba jeer ayan arkay magacaaga 😄
@junaydimedia2984
@junaydimedia2984 Жыл бұрын
@@haweeyahonesty2727 3 sano kadib wan ku salaamay hadaan kuso xasuusiyay👋
@rushka6527
@rushka6527 5 жыл бұрын
Jawiga nolashaa saaxdaa jacel bad aburisayo❣️❣️💯
@Carfoon
@Carfoon 11 ай бұрын
Jidhiidhicadiyo dareenka cishqiga wali jamashadiisa intu jiirkiyo halbawlaha dhaman jayaha ku faaf 🌎🫀My favorite song 🥺❤️jacyl aan ihayn baa dareema 💗❤️‍🔥4 10 2023❤️‍🔥
@Mediamidnimo
@Mediamidnimo Ай бұрын
😂😂😂
@faruuxayar2577
@faruuxayar2577 4 жыл бұрын
Omg heestan my ex baa dhagaysan jiray hadana calafka nakala geeyey adaase jacayl ibaray maxamed farxad ku noolow meel walba aad joogta wll qali 😭🌹
@theosantana7750
@theosantana7750 3 жыл бұрын
Wow 👏👏👏
@hayatmohamud6044
@hayatmohamud6044 2 жыл бұрын
@@theosantana7750 🥰
@abdirazakaj50
@abdirazakaj50 2 жыл бұрын
😥
@ikramabdihussein4460
@ikramabdihussein4460 Жыл бұрын
😢😢🥹🥹aaaaaaax same Walh
@laqanali1005
@laqanali1005 8 ай бұрын
Bishan bisheedi baanu dgageysaneyney ani iyo iyadu lknse wakhtiga kala waday waxan kurajeynayaa sanad cusub quruxbadan 2024
@sapariinomar3635
@sapariinomar3635 2 жыл бұрын
Hees wxa jcl ani qofka aduunka ugu jclhy illahayo calaf igu dar ❤28/4/2022
@apdikariimahmedhasan3510
@apdikariimahmedhasan3510 Жыл бұрын
2023/6/7/ time 1:27 am 😢😢😢 Waa habeen arbacaa
@minafulis8234
@minafulis8234 5 жыл бұрын
San uradaniyay manta helay markale😭❤️
@cabdalesidiiq8034
@cabdalesidiiq8034 5 жыл бұрын
Pqordydii Fatuu Fatima AlloW iikada 😍💑
@ziizow
@ziizow Жыл бұрын
Joogaaga iyo muuqa wacan jaleecada eegmadada Indhahaa soo jiidataaye💔👑
@Yahye_Ali_Muhamutt
@Yahye_Ali_Muhamutt Жыл бұрын
Malin sabti eh 14:42 11/3/2023 my fv song hestan mar walbo an dhagesanayo waxanba uma leya iney aniga igu socoto 😢
@CaliFood-r7p
@CaliFood-r7p 10 күн бұрын
Waku jeclahay Mariya 😢❤
@mariaa406
@mariaa406 6 күн бұрын
Love you too💋❤
@zakiafarah5647
@zakiafarah5647 2 жыл бұрын
Finally heestii ifahmèese hdan hele💔💔💔😭😥
@sumayomohamed8621
@sumayomohamed8621 2 жыл бұрын
Jawiga noloshada saxdaa My king🅰️❤️💋
@apdikariinmoh880
@apdikariinmoh880 11 ай бұрын
War heestu mcnaa yaa salaam mudo bdn waan helay 2023 bishii 9 aad 9 keedii markale waa soo booqan doonaa haduu Alle idaayo intaa ❤
@mmss6906
@mmss6906 5 жыл бұрын
Wax kale waaye heestaan ❤
@junaydimedia2984
@junaydimedia2984 Жыл бұрын
Comments akhris kkk Waba qiironaysah Comments qaar ✌️ wan soo laban doona sanado kabid inshallh 👋
@Rosemary256-3
@Rosemary256-3 Жыл бұрын
Insha allah😊❤️
@marwadaudi6939
@marwadaudi6939 Жыл бұрын
3/3/2023 ...heestan jcl beyba igu ridaa Another level Qofna ma jecli lkn waa hees add iiso jidatay
@Abzeko29
@Abzeko29 Жыл бұрын
HEESTAN SAA URADIYE LE 🥺🥹🫶🏽
@khaliilcabdiraxmaan7818
@khaliilcabdiraxmaan7818 6 жыл бұрын
maxan hestan radinan sanadoH kalin mantan hely 😍💓💓💓
@mohammedronaldinho3194
@mohammedronaldinho3194 2 жыл бұрын
heestan wax badan baan raadiyay caawa helay xasuusan dhex jibaaxayaa 😥💔
@MOHAMEDHUNTER-ic2es
@MOHAMEDHUNTER-ic2es 4 ай бұрын
28/4/2024...axad..❤.alla waqtigu mxuu socdaa😢
@aliismail7620
@aliismail7620 8 ай бұрын
Ko cajiib buu ahaa heeso laxan cajiiba buu qaaday oo lagu ladhay Musiga an cidi gaadhine Mustafe A Karama.
@abousahal
@abousahal Жыл бұрын
Qofka ay so gaartay 2023 like ha saaro ❤😂
@farhanniman3914
@farhanniman3914 5 жыл бұрын
Wlhi Heestan Wan JecLahay😍😓
@zuldaanlayric3052
@zuldaanlayric3052 5 жыл бұрын
Every alisten this song its iz one my favourite song
@zuldaanlayric3052
@zuldaanlayric3052 5 жыл бұрын
Hees mudan padan aan radineyey runtii
@ahmedader4283
@ahmedader4283 2 жыл бұрын
Ninkan intuu kabaxay wlhi caadi maaha heestiisa kale ayaan aad udhagaystaa🥰⚘
@yunismohamed2522
@yunismohamed2522 5 жыл бұрын
Finally waa helay 2019 wax badan waa radiyay
@mohamedhussein6186
@mohamedhussein6186 11 жыл бұрын
waaaw what a song!!mansha allah bro keep up!!! nice song waankahele runtii.........aad ayeey umacaantahay.
@sportfans-fl3sq
@sportfans-fl3sq Жыл бұрын
Heestan official keedu tan maha impossible waye views kan oo kale mahaysan karto wlhi original keeda youtube walaga saray an umaleena💔
@CawaleCawale-yd6js
@CawaleCawale-yd6js 6 ай бұрын
2008 ayaa jam ku dheli jiray Xasuus Aniga iyo sxolpkey Abdala Azura 😢😢😢
@waberihassan7867
@waberihassan7867 3 жыл бұрын
Fanankan caadi maha anigo hurdo oo computer kuu KZbin kuu hessuhu iga socdan ayey hesstan so gasheey wa hess jaceel ah cood music laxan wlh heer sare weyan 05/12/2020
@hanaabdi9748
@hanaabdi9748 2 жыл бұрын
Yaaa ila dhagaysanaayo heeestaan 2022😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔
@riyaaqriyaaq9973
@riyaaqriyaaq9973 2 жыл бұрын
me
@user-ch5pt1rd5w
@user-ch5pt1rd5w Жыл бұрын
From.amein khadar To.dheeman mohameth hassan Adase jacayl i baray 😢 Waliba jaan dheerta tumay 😢😢 Adunka kugu jeclahay😭
@ahmedsaidmohamoud4198
@ahmedsaidmohamoud4198 5 жыл бұрын
Finally waan helay heestan inbadan Baan raadinaayey.
@nuuugaaa
@nuuugaaa Жыл бұрын
😭😭😭😭😭 22/04/2023 still Wan dhagaysanaya
@masbalcabdullahi6229
@masbalcabdullahi6229 5 жыл бұрын
XazuuZ qaali iitahy hestN 😭😭😭😭😭😭😭😭💔😢😢😢😢
@ladnaomarosman9196
@ladnaomarosman9196 6 ай бұрын
2024 ayaa so radiyay fav song ❤
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Joogaagiyo iyo muuqa wacan... Jaleecada eegmadada indhaha soo jiidataaye😊💙❤️
@suuraaleyziciid5566
@suuraaleyziciid5566 5 жыл бұрын
Ee dadka dhan ma raadinayeen heesta 😂😂 bisinka qof wlba wxan raadiyaba wan helayu leeyahyee 🙄
Khadar cali cisman qadar kiyow hestii idaya halbowlaha
3:13
prince muscab
Рет қаралды 287 М.
Rundoon Media | Hees Cusub Aduunyo Qaali ladan 2015
4:52
Rundoon Media
Рет қаралды 377 М.
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 96 МЛН
Cabdi hani Hees cusub 2017
6:31
Abdikhaalaq Mohamed Official
Рет қаралды 3,3 М.
Hani
9:37
Release - Topic
Рет қаралды 24 М.
Khadar Keeyow Iyo Heesta Laga Daba Dhacay Ma Wada Jirna NEW  2013
5:03
Maxamed Qoslaaye
Рет қаралды 128 М.
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 228 М.
khadar ali osman [Jawiga nolashaad [saxdaa lyrisc 2024
4:42
faahiye lyrisc
Рет қаралды 2,3 М.
Khadar keeyo (Ma wada jir naayo ) 2015 HD
5:03
The Asal films
Рет қаралды 68 М.
CABDI DIINI 2016 DAWADII NAFTEYDAAY
7:30
RASTA MEDIA
Рет қаралды 638 М.
KHADER KO MAWADA JIRNAA 2014 HD
4:45
caamir Studio
Рет қаралды 291 М.
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 96 МЛН