No video

Kadis Amakaag Ah Oo Aan U Sameeyey Qamar Sugaani Iyo Nasiim Soraan Arooska Ka Dib , Maxaa Dhacay ?

  Рет қаралды 347,957

Dayax Films

Dayax Films

Күн бұрын

Пікірлер: 2 300
@DayaxFilms
@DayaxFilms 4 жыл бұрын
Fadlan Subscribed saaro Chanelka Qamar Suugaani kzbin.info/door/QYbDNtKKCZP9hFcJ1Y62ew?view_as=subscriber
@waxbaajirotv3938
@waxbaajirotv3938 4 жыл бұрын
caawa ugbaad maa ku dhaga hadlesay
@abshiroxasan1896
@abshiroxasan1896 4 жыл бұрын
Wllo Masha Allah hore kuu madaawan jirin hore usoco wllo hambalyo hambalyo walikiin wada Jira aamiin
@nadiiracayni2388
@nadiiracayni2388 4 жыл бұрын
hestaa magaced doqonku qadayo😆
@waxbaajirotv3938
@waxbaajirotv3938 4 жыл бұрын
@@nadiiracayni2388 kzbin.info/www/bejne/o6KWeXufYrpgaMU
@quenfatiya7706
@quenfatiya7706 4 жыл бұрын
@@nadiiracayni2388 😃😃😃
@Abdulahi-mk2yn
@Abdulahi-mk2yn 4 жыл бұрын
Aaaahey noloshu sidaa ah qodox iyo xanuun kabacdi raaxo Alow qofkaan is jeclnahy iisahal mustaqbal iiga dhig Like saar wll hadaad niyadda iiga duceyneesid
@sadiamohamed5068
@sadiamohamed5068 4 жыл бұрын
Aamiin dhamnten
@sadiamohamed5068
@sadiamohamed5068 4 жыл бұрын
Aamiin dhamnten
@najmaibrahim307
@najmaibrahim307 4 жыл бұрын
Amiin damanten
@Abdulahi-mk2yn
@Abdulahi-mk2yn 4 жыл бұрын
@@najmaibrahim307 thnk u jclkeyga kumagac tahyba
@balqiisacabdulqadir1619
@balqiisacabdulqadir1619 4 жыл бұрын
Ilahey haku sahlo wllo
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 4 жыл бұрын
Ducadii rasuulku scw uu aroosyada ugu duceyn jiran ugu duceynayaa inshallh بارك الله لكم وبارك عليكما وجمع بينكما فى خير مواده وارحمه إنشاء الله 🤲🤲
@themohaking4678
@themohaking4678 4 жыл бұрын
Shafaar moha n
@Mici_libaax
@Mici_libaax 4 жыл бұрын
Alla wax isjecel ana jecliyaa boqortooyo love ❤️ baan idinku ahay dhamaantiin xataa adiga akhrinaya commentiga lol 🤣🙏
@balqiisacabdulqadir1619
@balqiisacabdulqadir1619 4 жыл бұрын
Hhhh good
@binusayidetoile668
@binusayidetoile668 4 жыл бұрын
Hhh sido kale
@mohameddaahir4478
@mohameddaahir4478 4 жыл бұрын
MashaAllah
@ahmedyusufali3384
@ahmedyusufali3384 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@rkaldeeqa4455
@rkaldeeqa4455 4 жыл бұрын
Jaceyl dhaxal gala wax dhaama la waa 🥰🥰allow qofkan jeclahay iisahal oo nolosha nagu midee❤️❤️jclka xanuunkisa inta taqano ha iso duceyso wabilahi towfiiq🙏🙏
@caashocadeey5585
@caashocadeey5585 4 жыл бұрын
Amin
@sawdaaliaadam6985
@sawdaaliaadam6985 4 жыл бұрын
alle huku sahlo xabibti
@bashkalala2727
@bashkalala2727 4 жыл бұрын
Allow ku sahal👏👏👏👏❤❤❤
@fatximaxamed5893
@fatximaxamed5893 4 жыл бұрын
@@bashkalala2727 ♥️♥️♥️♥️♥️
@rinaabdi8465
@rinaabdi8465 4 жыл бұрын
Kaldeeqa Abdifitah amiin qali
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 4 жыл бұрын
Mansha allah aduunka Waxaan U Jeclahay Qofka Dadka Kale Qadariya walahi Thanks Dayax Nasiim iyo Qamar Hambalyo❤
@sususead2680
@sususead2680 4 жыл бұрын
Mabruuk hanbalyo nasiim soran inder qamarow adna fanan iyo sediba wad u tahay tolka😂 gulaysta 👏👏 keep going wlo dayax
@kingcooljey3842
@kingcooljey3842 4 жыл бұрын
Masa shaalah isku wara
@funnykids5667
@funnykids5667 4 жыл бұрын
Saynabindho321 SaynabIndho321 Horta nio Ma sorankii reer xamarka aha ee dhibtay Allah ha u naxariistee aya dhalay gabadhan Mise kan reer burco I sheeg
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 4 жыл бұрын
@@funnykids5667 kaa reer xamarke dhinta dhalay walal
@hoodoahmed9239
@hoodoahmed9239 4 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo wllky qamar suugaani iyo dumo nasiim sooran Allah izku dayo🤴🏻👸🏼😘
@farhiyadhamys6403
@farhiyadhamys6403 4 жыл бұрын
Mansha allah Hambaliyo abtigey Qamar iyo Aydey Nasiim isku waar ❤❤❤❤✌
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 4 жыл бұрын
Kkk ayeyo aaa
@abdirahmanbuuleofficialcha2190
@abdirahmanbuuleofficialcha2190 4 жыл бұрын
Fanaanka kaliya aan tageero qamar sugaani love ii saara inta fanaanka ila tageerto ❤
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 жыл бұрын
Maansha Allah Qamar sugaani iyo Nasiim aad baan ugu hanbalyaynaya lamanaha qarniga cid gaadha lawaa 🥰👌
@abdeek_.othman
@abdeek_.othman 4 жыл бұрын
Aad ban u hanbalyynya lamanaHa Mohamed warDi io nasiin soraN, ❤🙏. Alleha isku kiin barakeyO ameeN💚.
@nimcoxuseen6021
@nimcoxuseen6021 4 жыл бұрын
Qamarow koxda dayax waa inaad si gaara u ogaata waliba c/raxmaan
@muniramohamed9787
@muniramohamed9787 4 жыл бұрын
Manshallah u just a great person fan all the way from 🇺🇸
@maryanabdirahman8565
@maryanabdirahman8565 4 жыл бұрын
“Jaceyl dhaxal galo wax dhamo la’waa “ Nasiin sida wilka u garab istagtay rabi haku garab istaago ❤️🙏
@tabiyesports3857
@tabiyesports3857 4 жыл бұрын
MashaAllah hanpalyo
@ogaming1296
@ogaming1296 4 жыл бұрын
aamiin
@jabibabaa4022
@jabibabaa4022 Жыл бұрын
😂😂😂😂iminka
@amrancadey9015
@amrancadey9015 4 жыл бұрын
Masha allah quruxley... gabadhan qacda hore waxeey u egtahy gabar mayo .. boqorka gambiska xaaskisa
@user-wt3uq1iw7f
@user-wt3uq1iw7f 4 жыл бұрын
Abzoluty wlh waad ila aragtay
@fardowhassan5738
@fardowhassan5738 4 жыл бұрын
Saa idey ugu egtahay
@juweahmed2242
@juweahmed2242 4 жыл бұрын
Wllhi waa run
@maryamaalichannel2808
@maryamaalichannel2808 4 жыл бұрын
Waad Ila arrgtay
@muntahaabdulle428
@muntahaabdulle428 4 жыл бұрын
Wlhi runtaa waaye waan arkay
@hamdaahmed1426
@hamdaahmed1426 4 жыл бұрын
Congratulations million times Qamarsuugani iyo Marwadiisa Nasiiim Waxan ugu Ducaynayna ducadi Rasuuulka Scw😍 بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير ❤💕
@boqoradainaabukar5828
@boqoradainaabukar5828 4 жыл бұрын
Hamda Ahmed scw scw scw scw
@caishaaxmed5289
@caishaaxmed5289 4 жыл бұрын
Maasha allah isku waara
@zhakiipromance3529
@zhakiipromance3529 4 жыл бұрын
Scw
@hony1435
@hony1435 4 жыл бұрын
Reerki jooga jira illeha idinka yeelo mashaallah dayax wa wiil kudayasho mudan nice 👌👌👌
@hassanaarka6173
@hassanaarka6173 4 жыл бұрын
#Hani abdi subscribe nagu caaawi wll
@hony1435
@hony1435 4 жыл бұрын
Haye walalo hadaba arag
@hassanaarka6173
@hassanaarka6173 4 жыл бұрын
@@hony1435 wali kaama hayo wll😍😍
@Janno190
@Janno190 4 жыл бұрын
Maasha Allah tabaarakalaah illahay illahay haysukiin barakeeyo Qamar suugaani iyo Nasiin Waxa mahad mudan cabdiraxman oo ah shakhsi dhiibi geliya dhalinyarada illahay haku xafido Dayax films noolaada 😘❤❤❤
@malyuundhoore2013
@malyuundhoore2013 4 жыл бұрын
Masha allah Hanbalyo Nasiim Soraan iyo Qamar Soodaani isku waara ubad qayr lahna kala hela Hanbalyo Hanbalyo 😍❤️🤞🤏🏻👌👏🏼👏🏼👏🏼
@amalabdullahi7064
@amalabdullahi7064 4 жыл бұрын
abdirahman abowe ilahey haku sharfo mash alllah wadkatuntay mash allah ilahey mid qeyr qabta allaha kuu sahlo abowe
@hothohusein9688
@hothohusein9688 4 жыл бұрын
Waawa masha allah dayax films hargiyes hargiyes qamar suugaani iyo nasiim❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kaabamicraaj4296
@kaabamicraaj4296 4 жыл бұрын
Ubadna alla hakala siiyo ay ku wada farxaan ameen yaa allah♥️🤲
@sacdiyoali2883
@sacdiyoali2883 4 жыл бұрын
Is astuur mark hore
@nolosha-dhabtaa7533
@nolosha-dhabtaa7533 4 жыл бұрын
Amiin yaa rabii
@ubaxiinaagbrpuntlander3418
@ubaxiinaagbrpuntlander3418 4 жыл бұрын
Mi nigaba dhalaba😂
@maryanibrahim674
@maryanibrahim674 4 жыл бұрын
@@nolosha-dhabtaa7533 hy6 Ao
@daruurofficialtv
@daruurofficialtv 4 жыл бұрын
@@nolosha-dhabtaa7533 Waa iga hesata SUBSCRIBE adigana iga hubi wll qaali inaad ii sartay thnks
@asiye717
@asiye717 4 жыл бұрын
M.a HamblYo wllkeeN Qamar io Du Nasin 👏🏻👏🏻 iahY Haisku kiin barakeeyo The one and only Dayax films 😘🌎😍 HawaaRo jcylku ❤💯🌎💑
@ikraanomar7959
@ikraanomar7959 4 жыл бұрын
masha allah hamlyo Qamar io basiib isku waara wax xuna kadheerada
@asiye717
@asiye717 4 жыл бұрын
@@ikraanomar7959 amen 🤲🏻
@ahmedxasanhuseen2151
@ahmedxasanhuseen2151 4 жыл бұрын
Qamar will hoog oo cadkiisa iyo codkisa saaran hamablyo million times
@awounique8881
@awounique8881 4 жыл бұрын
Dayax films YOU are real man nio wllh dadka illahey wuxu ugu jecelyhy kuwa dadka kale qalpigoda farxada geliya 💓💓💓💓 wan ku mahadcelinayna as team qamarka
@zackvaandhe090
@zackvaandhe090 4 жыл бұрын
HanpaLYo HanplaYo Cimri dheer iYo wada joga walaalaYaL . NasiiN qamar ❤💯
@ramlaaxmed3097
@ramlaaxmed3097 4 жыл бұрын
Wllhi qamar aqoon uma lihi lkin wuxu ila egyhy nin wangsan labada qof haduu dhamaado calaf kay isku lahaayeen wa siduu u dhamaaday Hambalyo baan leeyhy qamar iyo xaaskiisa nasiim ♥️
@wiilhoog2377
@wiilhoog2377 4 жыл бұрын
Ad io ad
@dhawrzanqaali8666
@dhawrzanqaali8666 4 жыл бұрын
Alle jacaylkayga inuu isiiyo isoo duceeye♥️♥️
@maxamed633
@maxamed633 4 жыл бұрын
Alle haku siiyo wllo qali
@ismaciilgarxajis3835
@ismaciilgarxajis3835 4 жыл бұрын
Congratulations my brother Mahamed Abdullahi Wardi AKA QAMAR SUUGANI I’m your biggest fan.may Allah bless you and your beautiful family.
@hasbunallahwanimawakil4657
@hasbunallahwanimawakil4657 4 жыл бұрын
Congratulations May Allah trengther the knot that keep your hearts together and bless two hearts with faith and love for each other ❤️May Allah bless you both of you ❤️ 💐💐💐🌹💐💐💐💐
@sakariyefaysalaadan4384
@sakariyefaysalaadan4384 4 жыл бұрын
600yyy69000pp000. L00000 Pp00lpp0000o9000np000
@daacadchannel4707
@daacadchannel4707 4 жыл бұрын
Woow Aroos Shidan Qamar Sugani Iyo Nasiim Waxan idin Leeyahay Congratulations
@rahmaraani4119
@rahmaraani4119 4 жыл бұрын
Mnsh allh isku wara abid
@farduusahmet6156
@farduusahmet6156 4 жыл бұрын
ilhaw hadafkayga i rume 🙏🙏🙏 Amin i dheh wll
@ahmedofficial637
@ahmedofficial637 4 жыл бұрын
Farduus Ahmet wllshy qlia subscribe igu caawi wllo
@bilanburhaan6627
@bilanburhaan6627 4 жыл бұрын
Aamiin🤲❤ xabibti rajadaada Aalah kuu rumeeyo amiin yaarabi🤲❤
@safiessa2604
@safiessa2604 4 жыл бұрын
💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💋💋💑💑💑💑💑👬👬
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 жыл бұрын
Aamin
@zuzanapdallaofficial5727
@zuzanapdallaofficial5727 4 жыл бұрын
بارك الله لكه وبارك عليك وجمع بينكما في خير Hampaliyo wl maxamed qamar iyo wl Naziim alle haydinka yeelo labadii dunida farxad kuwaara ubad khayrna kala hela aakhirona janada ku kulma
@nasiimharir8475
@nasiimharir8475 4 жыл бұрын
Masha allah isku wara qamar sugaani and nasiim ilahayaw sidan isku helna geeziga an jecelay ❤j❤ ducaadu waa xagina 💋
@wacdiiyow
@wacdiiyow 4 жыл бұрын
Cabdirahman Dayax masuul Waan kaaga mahad celinaynaa walalkeen xafladda quruxda badan eed u samaysay Mahadsanid masuul
@zuhaybrealgoat6689
@zuhaybrealgoat6689 4 жыл бұрын
Wlhi waa nuur calaa nuur qamar iyo nasiin ilaahow isku daa waa dad isku faraxsan m.A Dayax films c/raxmaan xirsi ku wataa zxp qli hore usoco 👋👋👋👋👋👋👋
@daruurofficialtv
@daruurofficialtv 4 жыл бұрын
Suheyb wll SUBSCRIBE ii saar inshallah igu caawi anigana waa iga hesata waa ku saaray
@idilqalanjo
@idilqalanjo 4 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah ilaahay ha isku baraakeeyo this beautiful couple 🌹🌹🌹🌹♥️♥️♥️
@drabdirahmanhalac7923
@drabdirahmanhalac7923 4 жыл бұрын
Mzha Allah Hambalyo qamar zhp iyo dumaashidayo naziim. dhaqmA oo dhisma dhalinyarO🌹
@haykalmedia3173
@haykalmedia3173 4 жыл бұрын
Ila haw sahal amuraha shalay iyo manta isku mid mahan si walba ay noqoto like saar kii igu racsan
@zaetnazir539
@zaetnazir539 4 жыл бұрын
Dayax films U R the one❤
@asmaabdi4698
@asmaabdi4698 4 жыл бұрын
Maansha Allah isku waara qamar iyo nasiim lamaano aan jecelahay dhismoo dhaqma lamanahaygii😘💋
@samiircabdalla7702
@samiircabdalla7702 4 жыл бұрын
aniga iyo adigana gorma?🌹
@cabdimacasiis6421
@cabdimacasiis6421 4 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo
@cabdimacasiis6421
@cabdimacasiis6421 4 жыл бұрын
Lagan qamar and duma nasiin
@NiciimaTiriig
@NiciimaTiriig 4 жыл бұрын
@@cabdimacasiis6421 huno sbscrbe isar bls
@Kulmiye02
@Kulmiye02 4 жыл бұрын
9:30Walhi clipkan intaanaa kahely ila fiiri bal m.a
@rihannaali1990
@rihannaali1990 4 жыл бұрын
Congratulations May Allah protect you guys from the evil eye.
@xamdaxamda2325
@xamdaxamda2325 4 жыл бұрын
Xemsxidgi
@salmanpalle1632
@salmanpalle1632 4 жыл бұрын
Mashallah reer abtigeey reer Shiikh Isxaaq hablo qurxbadanaa waa in aan Hargeeysa ku aroosaa ana inshallah
@madinamaxamed4928
@madinamaxamed4928 4 жыл бұрын
I love this couple. They're beautiful couples.
@fatimaabdiaziz9347
@fatimaabdiaziz9347 4 жыл бұрын
mnsha alh legend ba thy cabdirahmn adna mrkaga walgu kacaya lamanhana hamblyo bn lenhy dhexdina nacab masoo galo insha alh jcyl dhaxal gala wax dhama lawaa
@abdijabarjamacsarakacay9288
@abdijabarjamacsarakacay9288 4 жыл бұрын
Hambalyo wax idin dhiba allah idinma tuso iyo wax idinka la dhantaala ❤️❤️❤️❤️
@rayaanahmedmohammed6335
@rayaanahmedmohammed6335 4 жыл бұрын
Inaanta maasha alaha waa gabadh xishood badan oo af gaban wllo qali ininkaga fanka ka saaro reerkii jira rabi haydin ka dhige
@khadijamohamed1395
@khadijamohamed1395 4 жыл бұрын
Asc my brothers I am so happy with them I would like to say congratulations peace and love 💕
@iimaanhaybe4237
@iimaanhaybe4237 4 жыл бұрын
Mansha alle waxas aya saxb la dhaha rere somalilan waa dad is jecel💚💭❤
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 4 жыл бұрын
Congratulations brother Happy wedding And enjoy your time man🙏
@zackvaandhe090
@zackvaandhe090 4 жыл бұрын
LipaH Gop pa kadiz usamaYsaY AdNa si kadaraN Lagugu samaYn ishalaaH ❤💯
@daruurofficialtv
@daruurofficialtv 4 жыл бұрын
Sxb SUBSCRIBE ii saar inshallah wa kuu saaray aniga
@hodonlibaaxo9421
@hodonlibaaxo9421 4 жыл бұрын
💏💑❤❤💖💖
@cabdullahicali6843
@cabdullahicali6843 4 жыл бұрын
Hambalyo ilaahay ha idinka dhigo qoyskii lagu dayan lahaa oo taariikhda gala iskuna waara oo ubad qeer qaba kala hela😍❤
@muusedabeeco7038
@muusedabeeco7038 4 жыл бұрын
Masha Allaah habalyo habalyo Lamanaha qarniga guulaystaa zxbyal
@dulmar9139
@dulmar9139 4 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah habalyo habalyo🎉🎁🎉🎀👏👏👏👏👏 Allah hiku kiin khayro Dayax films you are amazing Waad mahad santihiin
@ahmedilkacasetv8927
@ahmedilkacasetv8927 4 жыл бұрын
Masha allaah hambalyo hambalyo iskuwaara abidkiin
@mizbahqalbi8415
@mizbahqalbi8415 4 жыл бұрын
Welcome to the family dumashi qali 🥰❤️🌺🌹💕👸💋
@sadiaabdikarimmediapro6672
@sadiaabdikarimmediapro6672 4 жыл бұрын
Msha Allah alle haisku kiin barakeeyo walaalayaal ana iiso duceeya in alle sahlo qofki aan jeclaa 😭
@flywithhana.__1816
@flywithhana.__1816 4 жыл бұрын
Alle haku soo dhaweeyo abaayo macan
@updikaremck4127
@updikaremck4127 4 жыл бұрын
Ale hakuu So Dhaweyo
@nasradaahir9525
@nasradaahir9525 4 жыл бұрын
Gabadha xishood ka ka muuqdo masha Allah rabi ha isku kiin daayo dhamaantiina Inta is jecel Allaha isku sahlo dhamaantooda Si qalbi ah aan isku soo duceyno somaalay ❤❤
@abdinaficshirwac9387
@abdinaficshirwac9387 4 жыл бұрын
Sidaad isku jeclaaten ilaahay ha idiin jeclaado ❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯
@marian5607
@marian5607 4 жыл бұрын
Congratulations Qamar Suugaani and his beautiful wife Naziim Sooraan, may allaah swt bless you and protect you guys. U are beautiful couple 🤩🤩 بارك الله لكم‏ وبارك عليكم وجمع بينكما في خير Ayaan idin leeyahay👍 isku waara
@zalloballo8699
@zalloballo8699 4 жыл бұрын
Qamar jacelka waxba kama yaqon wlhy zorry zorry
@TastTast-zd3se
@TastTast-zd3se 4 жыл бұрын
Hamplyo Hamply0
@yasminabdi283
@yasminabdi283 4 жыл бұрын
Manshaallah manshaallah isku waara ubad farxad badan illahay ha idiin siiyo jacayl aan dhaman Abid illahay ha idiinku beero
@zuzicaday8928
@zuzicaday8928 4 жыл бұрын
Yes first 👐🤗
@mananmire4085
@mananmire4085 4 жыл бұрын
Hambalayo hambalayo kuwiii isku wara eee ubad khayr qaba kale ilahy ha idinka dhigo ❤️
@rayaandhaladofficial8745
@rayaandhaladofficial8745 4 жыл бұрын
Hambalyo Qamar Suugani iyo Marwadiisa Nasiim isku waara Ubad kheyra qaba kala hela idin Leeyahay👏👏👏👏❣❣❣❣❣
@onlyquen8387
@onlyquen8387 4 жыл бұрын
Plz igusoduceya wilkan jclahy inan calaf iskuyelano❤👏
@faizaabdi4916
@faizaabdi4916 4 жыл бұрын
She is so beautiful Mashallah congratulations mabrook Barakallah lakuma waa baraka calaykuma waa jama baynakuma fihi khayr 💓💓💓💓💓
@user-lv3ou2xr6q
@user-lv3ou2xr6q 4 жыл бұрын
Midkstoo masyr naf lahaai waxy odhnysaa teem ugabaad adeer dadk kadaaay mashquulky wayo waalis guursdaa waan lisa furaa
@yaxyeabdul4883
@yaxyeabdul4883 4 жыл бұрын
Congratulations hambalyo gacal iyo sokeyaba gurkiina guri nagi guulow kayeel alha isku kiin barakeeyo
@essiahassan5157
@essiahassan5157 4 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah Congratulations both of u All the way from london❤❤
@hodandaud656
@hodandaud656 4 жыл бұрын
Masha Allah dayx wad ka shiday wll alle haku xiftiyo
@ubaxeyibrahim4396
@ubaxeyibrahim4396 4 жыл бұрын
Qamar suganii miyuu qurux badnadey mise🤣🤣🤣🤣
@cayuushbbe2580
@cayuushbbe2580 4 жыл бұрын
Wllhi wuunosoo quruxbadnaaday💋🤣
@naadomohamed3143
@naadomohamed3143 4 жыл бұрын
Ugbad SAS kaso dhigty hhhh
@ubaxeyibrahim4396
@ubaxeyibrahim4396 4 жыл бұрын
@@naadomohamed3143 midas ayan marqatii ka axey
@ashaomar3748
@ashaomar3748 4 жыл бұрын
Manshallah isku wara congratulations my sister and my brother life goes on no matter what people say if two people love each other that’s all matters good luck both of you ❤️❤️
@ubaxeyibrahim4396
@ubaxeyibrahim4396 4 жыл бұрын
@@ashaomar3748 aniga saxibey ninka iyo nagtabo waxbo kama aan shegin lkn qamar inu qurux noqdey lee shegtey m.a
@aduunaayomaleh4316
@aduunaayomaleh4316 4 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله أسرة جميلة جدا! الله يحفظكم جميعا آمين يارب العالمين! بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير!😍 😘👌 ألف ألف مبروك يا علماء الحب ألف ألف مبروك!😍
@munomaxamed4814
@munomaxamed4814 4 жыл бұрын
Walhi anaga dhan ayad naga farxisay wallkay sida quruxda badan e isu garabistagtay halyaga halyeeada qamar sugani iyo nasim faxada ad lawadgtay nagana wad nala wadagtay kanxoow nafta waa illahay ha isu kiin barakeyo awlad salixiina haydin kala siyo qamar sugani and nasim wallkay noso dayayna waxad ku faraxdo ayan ku rajaynaya wall qaliya aya tahay🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹💝💝💝💝💝
@asmaaragsan630
@asmaaragsan630 4 жыл бұрын
Mnzha Alllh fanaankyga qaaliga ah Qamar zuugani iyo marwadiisa Naziim 💋💋💋
@mahadxikmaawi2063
@mahadxikmaawi2063 4 жыл бұрын
Masha Allah guuleysta all3 hayrinka dhigo kuwii nastee lagu nagaado allahuma aamiin Aammin
@hodanjama2125
@hodanjama2125 4 жыл бұрын
Kun jeer hanablyo alle heysukiiin barakeeeeyo awlaaad baariyana heydnkalsiiiyo amen
@umukayaumukayaeid5542
@umukayaumukayaeid5542 4 жыл бұрын
Jacayl dhaxal galaH wax dhama lawaa❤jacayl ku dayazho mudan allh Hydinla garab galo GuriginaH cusub🙏GuuleyztaH inzhllh❤👑
@ZeZo-zj3nk
@ZeZo-zj3nk 4 жыл бұрын
isagoo sikasta loo ceebysty ayay hadana garab istagty mansha Allah dumashi
@siraaddahir169
@siraaddahir169 4 жыл бұрын
Maaasha Allah hambalyo
@jirfe
@jirfe 4 жыл бұрын
bal berito yuu ka cararin xiligan hada lagu jirol dhalinyaradu Xiisihii ayaay jacaayl u yaqaanaan xiisuhuna wuu dhamaadaa weliba fanaaniinta aakhiro samanka ilaahoow gabadhaa usahal oomid ku waara uga dhig
@asmushmoha4964
@asmushmoha4964 4 жыл бұрын
CONGRATULATIONS 💍 ❤👫❤ QAMAR and NAZiin KUWII ISKU ciRoopa Rpi Hydi KadhiğØ🤲❤
@fowsiyodagan7415
@fowsiyodagan7415 4 жыл бұрын
Woow amazing
@mushtaaqmaxamed534
@mushtaaqmaxamed534 4 жыл бұрын
waaaaaw maansha Allaha caadi maaha 💜💜💜👍💝💝💝✔🎤📹🎧
@maxamedcabdi4690
@maxamedcabdi4690 4 жыл бұрын
The one and only qamar in the building maxad samesay mar wlpa hore u soco lipx👍
@cabdiibraahim6712
@cabdiibraahim6712 4 жыл бұрын
M.a
@gmdjm6922
@gmdjm6922 4 жыл бұрын
Mzha allah Inti izjecelpa allah haysku daayo Intan is calfana allah calaf haysugu daro Ana iso duceya inu allah izkaya fahanziiyo jacaylkayga calafna izugukaya daro Qalbiyada wanu isku haynaaye❤
@naciimocabdullahi5554
@naciimocabdullahi5554 4 жыл бұрын
Kalsoonida dheer la dhiibi kari waa Dhexdeena namiimka ka dheef heli waa❤❤❤ I dhowr moye idhaf maqli waa Jaceyl dhaxal gala wax dhaamo la waa😭❤❤❤❤❤❤❤❤ Isku waara nolol qurux bdn eebe ha idinka yeelo
@dagankartibadan3572
@dagankartibadan3572 4 жыл бұрын
inta ila arkatay ina qamar baqadin kijirtay marki indha laga furayy like
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 жыл бұрын
Msha Allah mxamed wardai iyo nsiim sooran ilaahy hysku kiin prakeeyo ubad khayr qabana kla hela😍😍😍😍😌😌jacyl dhisma wax dhaama lawaa🙂
@adnanbatuun3444
@adnanbatuun3444 4 жыл бұрын
Barakooba Wlloh ❤️🌎
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Mansha allah boqorada IYO BOQORKA WADA NOLADA ❤🙏🌹⚘🌷🌺 QAMAR IYO NASIIIN ❤🌺🌷⚘🌹
@mahad-19
@mahad-19 4 жыл бұрын
Wlhi adpan ugu farxy shqada io is xilqamka team dayax films Aadpa u mhdsntihin mida xigta lamanaha cdwgina idinkama lipin helo guleysta i.a
@asmo1252
@asmo1252 4 жыл бұрын
Masha allah masha allah masha allah masha allah wllkeey duma isku waara ❤❤❤❤❤
@mounakaapah598
@mounakaapah598 4 жыл бұрын
Beautiful couple's 😍💫 Qamar ND naziim congratulations
@ahmedii3833
@ahmedii3833 4 жыл бұрын
Masha ALLAH Ani Heestaa I Cajabisay
@giveaways7928
@giveaways7928 4 жыл бұрын
Taageerahayga qamar xidiga kaliya ee hargeisa go forward legend
@hanicabdimaahaallah3981
@hanicabdimaahaallah3981 4 жыл бұрын
Masha alalh qamar iyo nasiin isku wara ubad qeeyr qaban kal hela hambalyo qali ah ayn hada idinka so diraya waxa tihiin kuwa is ku qalmo ku qadeeye meel qaboow ❤❤❤❤❤❤❤👬👬👬👄👄👄♥️♥️🍎🍎🍷🍇🎂🎂🎂🎂👬♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@sundussiciid9656
@sundussiciid9656 4 жыл бұрын
Iskuwara ubadkhayr qabakalahela❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💕💓💕💖💓💕💔💓💓💓💔💕💖💖runrii waxan ahay inan tagerahaaga ah qamar kuna nool Garowe aad iyo aad yayaan idiin salamayaa dhaman bahda dayax filimis qamar iyo nasriin iga gaar siiya salankal iyo laaba
@hodanrashid2791
@hodanrashid2791 4 жыл бұрын
Wlllhi xaqiiiqatan waan ilmeeyaay😓😥😓😓😓markaan daawaddy dadka is jecel dhibta halaga daayo plz plz 😓😥😓😥abtigyy aduunka ugu jecely mohmed abdi abdllhi Bulxan iyo hboddy nasiim abdllhi diiriye soraan 👑❤😍💝illhyoow waxy ku farxaan siii ❤💝💎👑
@badriyaahmed1511
@badriyaahmed1511 4 жыл бұрын
Wllo ya dhibay iygna ma mursal iyo hodan ba lgu noqday
@kalidabdirahman7480
@kalidabdirahman7480 4 жыл бұрын
Qamar sugani iyo nasiim Allah haiskukiin barakeeyo
@xamdaxasan5246
@xamdaxasan5246 4 жыл бұрын
Masha allH jiro wada joga wllky Mohammed wardi and dumo nasiim soran ubad khyr qaba kala hela hambaliyo hambaliyo runti ad iyo ayan jeclhy lamana isku faraxsan wllhi😘😘
@ubahhussien3557
@ubahhussien3557 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaalkeen dayax films
@nasraabdi1529
@nasraabdi1529 4 жыл бұрын
ManshaAllah ManshaAllah 👌
NAJMA NASHAAD AX MIYAANAD ODHANAYN HAWRAAR NEW YEAR 2021
8:06
Hawraar Music Production
Рет қаралды 751 М.
Meet the one boy from the Ronaldo edit in India
00:30
Younes Zarou
Рет қаралды 19 МЛН
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 19 МЛН
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 79 МЛН
ARAGSAN CABDINAASIR ADKAA QIRASHADU OFFICIAL VIDEO 2020
5:14
Waqal WStudío
Рет қаралды 541 М.
LAABSAALAX (QISO ) LAGUURSO MAXAAD KU KEENTAY
4:00
Waqal WStudío
Рет қаралды 244 М.
Mohamed Biibshe Iyo Ikraan Ozil - Laba Aan Gurin 2020 (Official Music Video)
4:26
HEES FANANINTA JIGJIGA U QAADEEN AROOSKA CAWALE AADAN IYO MISS XIIS 2021
10:41
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
Janna Dunia (OFFICIAL VIDEO ) 2020
5:02
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 19 МЛН
IQRA YAREY HEESTII BUURTA YADA MUUQAAL CUSUB BY AFLAANTA STUDIO 2020
2:31
Aflaanta Studio
Рет қаралды 1,2 МЛН
UGBAAD ARAGSAN NEW SONG QAMAR DAWLADBAAD TAHAY 2019 HD
7:07
Hawraar Music Production
Рет қаралды 7 МЛН
Meet the one boy from the Ronaldo edit in India
00:30
Younes Zarou
Рет қаралды 19 МЛН