kaftanka siyasada 07 05:15:2018

  Рет қаралды 56,268

Kaftanka Siyasada TV

Kaftanka Siyasada TV

Күн бұрын

Пікірлер: 109
@ilhanali3868
@ilhanali3868 6 жыл бұрын
Team ka kaftan ka siyaasada oo ay ugu horeeyan Cali xaraare iyo yasiin ducale wad mahad santihiin sida wanagsan aad noogu soo gudbisaan barnaamijkan quruxda badan iyo xogaha naga dah soon oo aanu ka helno howsha halkaa ka wada wanu idiin tageersanahy
@GareenMedia
@GareenMedia 6 жыл бұрын
Cali-haraare.....aad baad u aragti dheer tahay! waad asiibtay in Qalbi-dhagax gacanta Midig wax ka qabo. You read faces and features! it is a talent.
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 6 жыл бұрын
Waad la soo raagteen saan usugaynay waan daaalnay Anyway waad mahadsantihiiin
@mohamedduceysane887
@mohamedduceysane887 6 жыл бұрын
kaftanka siyaasada ad ayaan ula socdaa, waxaan ka helaa warar xaqiiq ah
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 6 жыл бұрын
Salan sare..cali Harare iyo yasiin docala.we love.i m from mugdisha
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 6 жыл бұрын
mahadsanid cali ramadan kariim madaxdu sow ma maqal iney midiyaha naceen dowladda faderalka ka dambeyso bey ku dhihi donan annago shacab ah bey yiren waxa ka hadlo mediha wa dowladda federalka
@badriaosman9955
@badriaosman9955 6 жыл бұрын
barnaamijka kaftanka siyaasadda waa meesha kaliya ee aan kala socodo xaalada Somaalia👏✔
@kaissasgaas2636
@kaissasgaas2636 6 жыл бұрын
Madaxweyne yaal haku sheegin horjooge yaal xaaraan ku haysta shacabka somaliyed
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 6 жыл бұрын
KAAS SARGAAL LAMA DHIHIKAREE WAA MOORYAAN DHIIGYACAB AH. SUBXAANALLAAH!!!
@ReerHawd
@ReerHawd 6 жыл бұрын
Kaftanka Siyaaasada Waan Taageeraaaa
@elyeesdc6021
@elyeesdc6021 6 жыл бұрын
cali xaraare waxuu jiri asagoo si kale ah (waxuu u qarinayaa waa xabsanaa)
@hudasoyan1257
@hudasoyan1257 6 жыл бұрын
Cali iyo yaasiin waad ku mahad santihii barnamijka xisaha lahaa oo wax badan aan ka faidnay
@xaashirismaciil9820
@xaashirismaciil9820 6 жыл бұрын
wanaa laxidhaa askariga cabsan ee waliba baskolad lasoo baxay lakiin ali xaraari askarta ledahay waan ku dilayaabuyidhi sxb wa rag saxibo ah oo ka riwadayesanaya askariga cabsan waaxaas sxb dadka lomashego ee bilaa micnaha ah anigu markii hore waxaan kumo dijiray nin wax macuul ah oo badhiga lakiin manta baan ka quusay ali xarare
@ahmmedmohammed4342
@ahmmedmohammed4342 6 жыл бұрын
Cali xaraare iyo yaasiin waan indin bogaadinayaa howsha aad heysaan hore usocda
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 6 жыл бұрын
Kaftanka siyaasada 👍👍👍
@mohaalu8455
@mohaalu8455 6 жыл бұрын
Cakuye hawl aduun bandana.
@osamanaser2637
@osamanaser2637 6 жыл бұрын
Ramadan Mubarak
@majabeofficial6939
@majabeofficial6939 6 жыл бұрын
Buurta ina naxar markaan yara ayaan ku ciyaari jiray tolo cali xaraarena ma ku ciyaari jiray😂😂🤣
@abdihassan3836
@abdihassan3836 6 жыл бұрын
Ahmed Madoobe dhuxusha Imaratka Carabtu ku uunsato ilslamarkaana shiishada ay ku cabto ayuu dhoofiyaa,isla markaana waxuu xaalufin ba'an ku hayaa degaanka waamo.
@calankaxormidashantasweyn736
@calankaxormidashantasweyn736 6 жыл бұрын
saraakiishii habar jeclo ee hubka hoosta ka siinasey reerkooda ayuu runta u sheegay wallee
@kaissasgaas2636
@kaissasgaas2636 6 жыл бұрын
Baraarug bulsho Hiil qaran lkn sarkaa Garxejis Cali wuu ku dheeraaday wuu ku tiigaalay .sorry
@Arme361
@Arme361 6 жыл бұрын
Kaftan siyaasadeed maahan kani waa kab siyaasadeed xaraarow Axmed madoobe malaha meel hoose ayaa ku haysata tani dhexshexaad kaama ahee
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 6 жыл бұрын
aniga arintaa waan raacsaney hadii mid rer qudhaca hadlo mid reer qudhacaa haa hadlo taas baa amaanka ku jiraa why dada somalilada qabiilka dhiiguu kagaa jiraa intii reer qudh reer galool ool iyo galool u jawabiilhaa reer qudhac reer qudhac ku wadaa amaaa gal
@n.i.s.asomalia4525
@n.i.s.asomalia4525 6 жыл бұрын
Gaas iyo Madoowe wee baxaayaan mar dhaw
@fmohamud2237
@fmohamud2237 6 жыл бұрын
N.I.S.A ilahow na dhaafi wa bishi barakeysnede
@professionalhacker2834
@professionalhacker2834 6 жыл бұрын
N.I.S.A Nisa waa mooriyan halane matagi karan alshabab laga mamulo o dee ilmaha kalayaha lagaga baxo look up chelsea village
@n.i.s.asomalia4525
@n.i.s.asomalia4525 6 жыл бұрын
xalanaha aa sheegeesid yaa hareersan soo ani ma ahan xalanaha aa sheegeesid yaa dusha ka waardiyoohhaayo tan kale maxaa karabaa xarumaha diplomasiyiinta iyo saldhiga midowga Afrika aa qeyb ka ahay midowga afrika ha iska hadlin waxaa dhaheesid ka fiirso mise lo la dhahay hadal camal ha u hadlin
@qadarallfa3881
@qadarallfa3881 6 жыл бұрын
Wale axmed maduube waa doqon alle maxaad taariikh mugdi ah kaga tagi doonta dunida oo laguugu xaasuusan doono wale ma tihidiin kuwa la mahadshay adi iyo gaaz iyo sakiin wax idin kala qarsho allaha keeno idinka iyo somaliweyn😥
@fuaadali4310
@fuaadali4310 6 жыл бұрын
Rag cudayasha Somalia 👈💪
@cartoonfilms6387
@cartoonfilms6387 6 жыл бұрын
Kkkkk shaqa wacan wllayaaal
@gaboobekoor2250
@gaboobekoor2250 6 жыл бұрын
kaftanka siyaasada yadin iyo Cali xaraare toosiyayaal
@susuumoha6879
@susuumoha6879 6 жыл бұрын
Kkkkkkk heesaha siduu ula helay kkkk midba mida kale ka daran gaas waryaaaa maxa kuu sasabayaa waryaaah😂😂😂 ahmed madoobe duqonaa la imooday duurka maan u kacaaa 😂 cali galayr kkk dhulka lala galay😂😂😂
@mohamudibrahimali5028
@mohamudibrahimali5028 6 жыл бұрын
Gabadha Lacagta jecel 🏦
@Islamicallah44
@Islamicallah44 6 жыл бұрын
Cali Ma qaldana Sarkaal sare caare wuu saxanyay Hambalyo Hambalyo Hambalyo
@impaxtraders5149
@impaxtraders5149 6 жыл бұрын
Salaan kadib saxibayaal mamul goboledyada karbasha
@lifeissosimple4614
@lifeissosimple4614 6 жыл бұрын
Kaftanla siyaasada dhulka lugaha ku qabto barnaamijka hadii u cirka isku tolay uu idin shidmey ma aha inaa sidiisi horey aad wax ka beshaan bal ku laabta kuwi ugu horeeyey clips kuwan cusub waxaad u yara jer jeertiin qabiil oo dadku wa idin fahmayaa maalin ba maalinta ka dambeeso hais mahdi nina mahad allah baa leh
@abdullahijama9966
@abdullahijama9966 6 жыл бұрын
Aad baad umahd Santihin cali iyo yaasin iyo daawadayaashaba
@cabdixakimcabdale6676
@cabdixakimcabdale6676 6 жыл бұрын
Waad idinsalaamay cali iyo yaasiin fariimaha xageelaydinkusoodiraa waamuhiim what’s up ama viber lanbar
@aadannorxasan8392
@aadannorxasan8392 6 жыл бұрын
Caliyow kaftanka wad hajojinin wll Waaka helay
@aweysxasan6724
@aweysxasan6724 6 жыл бұрын
cali wariye weyn ayaa tahay o aad u tagero e runta kahadal waxadan ogen haku hadlin
@awaalehinaqobcade47
@awaalehinaqobcade47 6 жыл бұрын
Hallkaa kasii wadaa siyaasada Somalia faashilka
@siciidyare8481
@siciidyare8481 6 жыл бұрын
Kafatanka siyaasada
@calankaxormidashantasweyn736
@calankaxormidashantasweyn736 6 жыл бұрын
caarre geesi ✊✊✊👍👍👍
@warsanali63
@warsanali63 6 жыл бұрын
Qalbi dhagax wuxuu ahaa booqashaduu ugu tagay madoobe igu sawir
@saidojama1170
@saidojama1170 6 жыл бұрын
Cali xaraare iyo yaasiin si fiican baad u dhigteen maantay sheekada Ahmed madoobe
@mohamedkooombe8865
@mohamedkooombe8865 6 жыл бұрын
Hahahahahahah sikal & laaba ayaan uqoslay😂😂
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 6 жыл бұрын
Caliyow dowladeena nabad iyo nolal nooda hadaad Islam tahay
@abdisamadahmed2616
@abdisamadahmed2616 6 жыл бұрын
Rag adag
@bashirsheikhabdullahi4052
@bashirsheikhabdullahi4052 6 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkk waxbaa ka dhacay mudanayaaaal barnaamijkan waan kan u shidan ee media-yaha ka baxa oo wax toosin u bdan
@maxamuudducaale5502
@maxamuudducaale5502 6 жыл бұрын
Waxa wadaan barmaamijyo. Xiiso leh dad badana dhiiri gelinaYa hore usocda
@soolmediainc49
@soolmediainc49 6 жыл бұрын
caare waa runtii ninkan habar jeclo iyo ka kalaba inuu dagaalku dhaamaado ma rabaan garxajisow fadhiga ka kaca waa laydiin heshiyey sanadkan
@omarw5727
@omarw5727 6 жыл бұрын
Wlh wuu wuu cabsanaa ama wuu marqansana😂😂.. sarqaanland ama maarqanland markaan maqlo caybaan moodi jiray ♣️👌
@jamaabdirahman7370
@jamaabdirahman7370 6 жыл бұрын
Kaftanka siyaasadu dhexdhexaadnimadii wuu ka baxay...Cali xadhaadhe iyo Yaasin Ducaale waad Farmajeysantihiin....halka ha inoo jogto intaad dhexdhexaad noqoneysaan
@africanstar7049
@africanstar7049 6 жыл бұрын
Waad ku mahadsantihiin shaqada aad noo hysaan
@beynaxbeynax3372
@beynaxbeynax3372 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@beynaxbeynax3372
@beynaxbeynax3372 5 жыл бұрын
Waad laheshay
@beynaxbeynax3372
@beynaxbeynax3372 5 жыл бұрын
Heesahane
@mohamedhirsi6901
@mohamedhirsi6901 6 жыл бұрын
why aad qabiilka gabooyo aad ugu dhawaqdaan oo qabilada kale aad afkina uga dhowrtaan ma isaaq iyo habar yonis habar jeclo habar awal ma mid mid u shegtaan ama dusha kawadaan si siman
@amjad-xq2ed
@amjad-xq2ed 6 жыл бұрын
Iguu sawiir qabidhaagax
@anasabdi6023
@anasabdi6023 6 жыл бұрын
mahadsanid
@mohamedsamotalis8173
@mohamedsamotalis8173 6 жыл бұрын
Cali namanka inaad kala reebto bay ahayd Oo saf dugaadhaad kaga dhigteee!!!! Oo raggii nin soomaaliyeey toosoo ku seexdaad u disheee. ?????
@sakariyekhadar4646
@sakariyekhadar4646 6 жыл бұрын
Yaasinow sxb marku ali heesayo aamus
@fadumoahmed3757
@fadumoahmed3757 6 жыл бұрын
kkkk gaas sideed jir waa ka aqli liitaa mxaa yeelay sideed jirku waa yaqaan wxa ufcn waalidkiis iyo dadkiisa balse asaga maya qaan marka waa 2jir dhaha.
@mohamedosmaan3100
@mohamedosmaan3100 6 жыл бұрын
thanks
@maxamadcaydiid4700
@maxamadcaydiid4700 6 жыл бұрын
Thanks
@rachidabdiladif2887
@rachidabdiladif2887 6 жыл бұрын
Xanta hala iskayareeyo waa runtaa caliyoow inta ramadaanka hahaha
@bashkaxaji5661
@bashkaxaji5661 6 жыл бұрын
Ninka kamarada sodubay haday sifiican oga fikiran way fahmi karan marka calow dadka wax kuso gubiya aad oga taxadir
@calankaxormidashantasweyn736
@calankaxormidashantasweyn736 6 жыл бұрын
geesiyaal noolaada sxbyaal niman sare
@abdulkadirforka7320
@abdulkadirforka7320 6 жыл бұрын
Hhhhhhh boqol jiree aniga dagaan💓💓💓💓
@awilmohamad2551
@awilmohamad2551 6 жыл бұрын
Cali khaliif😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mosmo4441
@mosmo4441 6 жыл бұрын
Kuwan naceeb Ogaden aya ad ugubadan fadlaan add udageysta barnamijyadoda oodhan
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 6 жыл бұрын
cali xaraare
@bilefma
@bilefma 6 жыл бұрын
Yaasinow naga jooji hadalka aad kadaba meerineysid ninka agah
@salahkooreeye4171
@salahkooreeye4171 6 жыл бұрын
cali -xaarrre markuu ogaadey ninka Caarre bastooladda ula baxay inuu reerkooda yahay ayuu isilllaawey. adeer soomaali cudurku wuu wada hayaa ee cid dambe oo ku dhegeysaneysaa ma jirtee ramadaanta kaddib dadka ha soo horfadhiisan.
@MinatoNamikaze-bn9so
@MinatoNamikaze-bn9so 6 жыл бұрын
gaas 8 jir waa ka liitaa
@abdihassan3836
@abdihassan3836 6 жыл бұрын
Cali Khalif ma cidlu fadhiyaa kkkkkk
@allemagan987
@allemagan987 6 жыл бұрын
sikale waxa uu kawadaa waa cabsanyihiin
@calankaxormidashantasweyn736
@calankaxormidashantasweyn736 6 жыл бұрын
caloow halkaa caarre waadku dhacday ee wax aanad xog ka hayn ha galin
@alimire9209
@alimire9209 6 жыл бұрын
Caliyow dowladeyna noo daaa nabad iyo nolol
@AhmedMohamed-en8jn
@AhmedMohamed-en8jn 6 жыл бұрын
Ali xarare barnamijka maxad ugusodariwayday d jabouti iyo dawlad deganka somalida Ethiopia maxaa Somaliland putland.jubaland iyo xamar kugu raeay
@holdyourheadhigh2935
@holdyourheadhigh2935 6 жыл бұрын
Somali alle hamideeyo
@abdirisaq2561
@abdirisaq2561 6 жыл бұрын
been cad baad sheegtay allah ha kaa jasaamariyo
@sacdiyo-1daud557
@sacdiyo-1daud557 6 жыл бұрын
Kkkk barnaamijka wxaan ahay taaagerahise heesaha iga daran kulaha mxAaaan ku sasabaya ma sideed jir baatahy waa maxay sawaxankane😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 6 жыл бұрын
Cali Xararow markaad Aqoon , karti, tacliin, hanti & haybad aad ku gaadhi waysay Kheyre/Farmaajo baad rabtaa burush xaarle aa marmariso. igu shubo dhe Xaraarow. u are not dhex dhexaad
@calankaxormidashantasweyn736
@calankaxormidashantasweyn736 6 жыл бұрын
Atoore wuu eryaday jeegaantii
@jaiyesonkori8468
@jaiyesonkori8468 6 жыл бұрын
Gaas mxn ku sasabaya huuno 😃😂😃😂😃😂😃😂😃😂
@abdallamohamed3532
@abdallamohamed3532 6 жыл бұрын
hhhhh walaahay waaad lehashay calaw.
@burcaawidb5170
@burcaawidb5170 6 жыл бұрын
qoslaaye. waxaad moodaa in uu yahay parrot. does he has to repeat every single word that cali says?
@moguehabdifarah1452
@moguehabdifarah1452 6 жыл бұрын
burcaawi d b he says only haa not repeating
@calankaxormidashantasweyn736
@calankaxormidashantasweyn736 6 жыл бұрын
cali geesi runta ku eedaan
@nasrohussein3476
@nasrohussein3476 6 жыл бұрын
Cali khliif hees shidan losaray cali ordaye waxba kudhacay asa halkas isdhigay😂😂😂😂🤔😊😊😊😊😊😊😊😊🤭🤭🤭🤭🤭😁😁😁😁 caweey udarantahay halke cirsadaa😂😂😂😂😂
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 6 жыл бұрын
nasro hussein xagay ugu ciirsantahay hargaysuu ku raaxaysanayaaye
@ummhoudaosman7529
@ummhoudaosman7529 6 жыл бұрын
Sidii kalena wuu ahaa kkkkcaadi maahayn sargaalku
@haajaraede1hashi446
@haajaraede1hashi446 6 жыл бұрын
iminakay is ku dhaceen labada xaranta ku hashisa xalayshay ku diriraan.
@MMNAALA
@MMNAALA 6 жыл бұрын
Kkkk heeysaha ayaa idilay wad laheshay
@fuaadhareed7904
@fuaadhareed7904 6 жыл бұрын
Noshega wixii qaldan
@aliderie1057
@aliderie1057 6 жыл бұрын
Wax waalan
@jamiilamaxamed418
@jamiilamaxamed418 6 жыл бұрын
WA Axmed madowe oo Miiran kulahaa Kkkkkk
@sadiq70bashi16
@sadiq70bashi16 6 жыл бұрын
Asc yasini
@saidojama1170
@saidojama1170 6 жыл бұрын
Kkkk waxaaba ka daran heesta madaxweyne farmaajo uu udirey mudane gaas kk
@abdishakuuraxmed5255
@abdishakuuraxmed5255 6 жыл бұрын
hhhhh 8 jir hhhh farmaajo waa khatarba
@mohaalu8455
@mohaalu8455 6 жыл бұрын
135
@mohaalu8455
@mohaalu8455 6 жыл бұрын
Cali Khali if galayr hhhhhh
@nasrohussein3476
@nasrohussein3476 6 жыл бұрын
Ogadenia bal meel isku raaca wexeey gumeysiga idin qeybiyeen qabtaa kenya Etohiop Somalia ayaa leydin qeeybi adigo tagan onlf waa adibka amxarada waa adinka kenya waa adinka waxa dhinta waa adinka bal meel isku raaca hal gumeeysi uun iskugu aruura ma nolidiin adinke inalilah waa ina ileyhi rajicuun😡😡🙈🙈🙈
@MohamedHassan-le5ie
@MohamedHassan-le5ie 6 жыл бұрын
nasro hussein haye wall adu ma cidaad thy
@HannaH-yz9mz
@HannaH-yz9mz 6 жыл бұрын
nasro hussein wan israxena Ina sha alha mar dhowu
@ahmedyare503
@ahmedyare503 6 жыл бұрын
nasro hussein iso wac abaayo bal
@abdirisaq2561
@abdirisaq2561 6 жыл бұрын
been cad baad sheegtay allah ha kaa jasaamariyo
@kaissasgaas2636
@kaissasgaas2636 6 жыл бұрын
Somalidu goormay qabyaalad ka ilbaxaysaa
Kaftanka Siyaasada 537 oo aad u xiisa badan
42:36
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 12 М.
UFC 308 : Уиттакер VS Чимаев
01:54
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 910 М.
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 56 МЛН
Abdullah Elshrif | The children of Israel [the whole story]
49:51
عبدالله الشريف Abdullah Elshrif
Рет қаралды 3,9 МЛН
Wariye Nadaara #2- Wareysigii halista ahaa ee Aadan Xaashi Ceyroow
30:58
Kaftanka Siyaasada169 Arimo Xasaasi ah
46:41
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 34 М.
Kaftanka Siyaasada 167, iyo Kaftankii Ciida Ali Harare
39:30
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 21 М.
Mahaad Kaoktaxay Taariikhda Burburka Soomaaliya? Daawo Muuqhaalkan
1:44:22
Somali Bantu TV
Рет қаралды 334 М.
UFC 308 : Уиттакер VS Чимаев
01:54
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 910 М.