Cali Xaraaroow Ixtiraam badan baan kuu hayaa, balse arinkaa Degmada Tulli-Guuleed waad ku khaldantay. Xog-Ogaal ma tihid, si wacana iskagamaad shaan dhaynin warkan dhanka ka rarran ee lagula wadaagay. Hadaad tafaasiil dheeraada rabto, waad haysaa lambarkayga ee isoo garaac. Mahadsanid!
@professionalhacker28346 жыл бұрын
Said Ali wll tulli guleed ma xazuuqa imika ka socdo lagu wado garri kombe oromada kawadan?
Ali adoo warsangali ka dhashey sidee baa u noqotey warxungeli
@dhoollayareahmed52596 жыл бұрын
Arrinta at ka wada hadleen itoobiya iyo somalia was hurumar laga wada faaiidaysto waana arrin aragti keliya we ah ma aha heshiis heshiis sharci ah was marks barlammaanku ansixiyo dadks soomaliyeed iyogoo dalkooda xilka wada saranyahay Lana kala aragti duwanyahay haddii loo arko inaanay Dan soomaaliyeed ahayn jarsjarooyin badan baa hadhsan.
@whootoo11176 жыл бұрын
Somaliland waa dimuqraadiyad iyo doorasho. Markaa sideed ula simaysaa qabiilaystayaasha kale ee kula reerka ah? One man, one vote!!
@ahmednoorduale32586 жыл бұрын
Cali xaraare nin somaliyeed Indheer garadbad tahay sxb xaraare
@samowademohamed4046 жыл бұрын
Ethopia wa walalhen ruma
@sagalabdulahi79676 жыл бұрын
Adeeer farmajo iyo khayre waa halyeeyo umada usoo bexeee camal aaan taaa ahan yeeesha niman shaqaynaya ooo halgamayaanu aragnaaa anagu nin qurbo Ku asaasaqay waa laga daaaley
@kaltoumomar80246 жыл бұрын
Somaliya way nasiib darantahay sababtoo ah wada dab afuufayaal ayaa ka dhashay waana labadan nin marwalba dab ayay shidan war ilaahay ka cabsada oo dawlada kadaaya hadal haynta
@carebahmed23216 жыл бұрын
Beesha Garikoombe ee ku xeeran xuduudka oromada iyo somalida gaar ahaan gobolka faafan Eee hada xasuuqa ba,ani ku socdo waxaa ka dambeeye Tigreega oo raba inay Abiyi ahmed ku mucaaradaan dagaalada meesha ka socda iyo madaxwaynaha oromia lema oo isaga hamigiisu yahay siduu somaali u wada qabsan lahaa ilaa xeebAHA berbera iyo boosaaso waxaana hortaagan ilaa lix qarni Beesha somlida kalena garabka ka wayday ee Gari koombe Yaasiin iyo Ali haraare waad mahadsantihiin Degmada magaceedana aan idiin sexee waa Tulliguuleed Marar kale inaad ka hadashaaana waan rajaynayaa
@professionalhacker28346 жыл бұрын
Areb Ahmed Ahmd zxp ma jaarzadiiba kuwa imika dagalka wada?
@carebahmed23216 жыл бұрын
zack warrior Maya sxb magacaas waa lagu soo gabanayaa lkn waa ciidankii gaarka ahaa ee ismaaamulka oromada iyo ciidanka faderaalka ee kasoo jeeda qoomiyada oromada Ayaa wada dagaalka
lkn walalayaal madaxweynuhu madhihin waa lamidoobaaa ee hadalkii madaxweynha qadariya.
@jiilka5aad5g956 жыл бұрын
Kkkkkk. Kan dhaantada siyaasadda ka dhigay nabiamanka ee shiiqa sheeganaya. Kkkkklkllllkkkkk
@abdim.m.q31276 жыл бұрын
ninkani waa ninkii sawirka nebiga ku sheegay
@lipaahofficial97226 жыл бұрын
Abdiqani mohamud p
@abdihakimmohamed11146 жыл бұрын
fakarka midawga waxaa wada maraykanka. imaaraadka waxaa degan CIA da qaybta bariga dhexe iyo gees ka Africa falalka imaaraatka een garan la'nahay waxaa lasso maleegaa xarunta CIA ee Dubia
@jannah67116 жыл бұрын
Share dhaha like ta saara qofka iga dambeeyow Cali xaraare iyo yaasiin walaaloyaal guul ayaan idiin rajeeyay insha Allah Ka toosiya hurdada madaxda soomaaliyeed, Waxay hurdaan oy fadhiyaan meel aan fadhiba jirin ayey gabigood wada fuq weyn yihiin, Xukuumadooduna waa midi saawira oo aan waba qoyn karin, Micnaha itoobiyo kama hari karaanoo, madaxdeena ayay waalid u yahiin oo sidii ilma dhashay ayey u wada dacwad tagaan. KKKKKKKKKKKKKKKK
@mawlidmartin87556 жыл бұрын
Ali xaarow SOMALILAND waa QAARAN ee haa ilobiin dayerow,duuli fooqa duli
Ama wan yabay ninkii shalay lahaa mategeyo o hadana manta
@visualtourism46936 жыл бұрын
Calixaraae iyo yaasiin they goted wrong this time.
@abdulazizog17436 жыл бұрын
the programme today have sound clear is problems hope to fix it
@ahmedosman99916 жыл бұрын
Laba boqol oo milyan ayay mashaariic ku fulinaysaa ku noqo qadar Cali xaraaroow sxb bye
@somaliyeyxaqiiqdumaxaytaha74736 жыл бұрын
Killilku waa xabsi korka ka banan
@abdihakimmohamed11146 жыл бұрын
eeda waxaa leh maamul goboleedada
@husseinhassan49606 жыл бұрын
Sxb majiraan somali wadani ah ee dadkiisa iyo dalkiisa sami bixin karra
@kinnyusuf99006 жыл бұрын
Asw soomaaliyay cadowgii soon jiriinka ahaa ee itoobiya ayuu doqonkii farmaajo siiyeyey hadaan layska qabanan maafiyada farmaajo iyo fuqdheere khayre wadan gacan idiinkuma jiro kala booba kiinya it iitoobiya oo dhul iyo dad naga haysta in wadankii uu u gacan geliyey dalii awal INA cabdirishiid hire u gatay bada kenya soomaaliya codow baa gacanta loo geliyey
@xuseencagey27416 жыл бұрын
Asc kaftanka siyaasada runti Ani ahaan barnaamishka aad Ayaan ula dhacsanaa lkn caawa waxeey ila tahay inaad meel ka qaladeen mid somali laan mana kaxumin ineey hishiis gasho maamul Wali somali katirsan taasi qaran dumis ayeey naqee in itoobiya hishiis lala galo lama diidin lkn Cid walbo oo hishiis galeeyso waa ineey doowlada dhaxo soo maraan tana itobiya iyo somaliya ayaa isla galay in laga doodo waa loo bahan yahay lkn ha oo dhaho maxuu dhib noo keeni karaa hishiiska lkn moomul maxuu ugu diiday Haku soo Darin shalay Markey ee diideeysay doowlada madhihin itoobiya waxba Uma ogolin lkn waxeey tiri qof walbo oo hishiis galeeysaa waa ineey uso marataa wada saxdaa
@shaakiraali19846 жыл бұрын
Tukaraq haday sidaas muhiim ugu tahay labada nin ba ku heshiiyaan ay nin ba mar loo banaayo gaas loo hormariyo. Markuu wakhtiga ku darsado biixi na loo baneeyo ictiraaf ha ku doontee iyo ilaa waa mudo kororsi siloone.
@abdallaadam44976 жыл бұрын
Horta wa nala qaadanaya iyo wa nala dhacaya waxe ila tahay wa iska xamaasad iyo indha ku garaadnimo Xiligi gabre talin jiray aya nala qaadan lahaa lkn wa lo bahan yahay feejignaan
Wax xun hasadinina afkii fanaaniintii xumaanta saadin jiray maxay dhaxash dil qax dhul la'aan marka joojiya saadaalinta itoopiya oo naqabsato waayo wax fiican ku sheekeeya
@habashsomali60766 жыл бұрын
Dowlad ku shega faanka iyo fudeydka badan waxey galen qaladaad badan waxeyna qalad ka fahanty maal gashi iyo waxaan lojogin mal gashi hadey tahy aduunka kale ayaa nagu filan war oromo ayaa wadanka qadan rabta wake up people hala mudaharado
@heartlightqueen39856 жыл бұрын
Cali xararaw huno ina iley maad gashid Shidalka ethiopia Naga qadateyna ka soo hadal waa codsi
@nasracaynab4116 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@aweysburhani3846 жыл бұрын
Ali xaraare barnaamijkan ma waxaad ugu talo gashay kuwa somaliya raba inay dekadaha ku xukumaan, ama doonaya qabiilada shidaalka ku jiro inay maamul goboleed ku boobaan, Ali xaraare siyaasada xaqiiqda ah waxaay tahay kuwa raba inay somaliya ku xukumaan dekedaha ama inay xaga bada somaliya maamul goboleedo inay ka abuuran kadibna qabiilada aan dekedaha lahay ay rabaan iyagoo dilaal ka ah dekedaha somaliya inay sidaa dowlad somaliyeed ku dhisaan. teeda kale qabiiladii dhulkooda shidaalku ku jiray in si farsamaysan ay maamul goboleed ku boobaan shidaalkii dhulka ku jiray. Ali xarare kuwii diyaarada imaaradka ku qaadi jireen ayagoo hal reer ah ka hadal farmaajo reerkiisa asagoo wata diyaarad laguma qaadin ee beenta ka daa dadka. hadaanad runta ka sheegi karin dowlad somaliyeed inay tuug rabay inuu dhulkooda dhaco inay baraan xafiiska dhulka somaliya laga xukumo oo ah villa somaliya ee aysan aheen xaar ahmed madoobe, xaar gaas, gaar xaaf, xaar shariif sakiin.
dhowrkaas bilyam oo ethiopianka intaad cadowga ka dhigan lahayd sow ma wangsana inaad iyaga lacag ka sameyso somalida wey danbeysaa bal tarikhda dib u raaca imisa dal baa dunida cadow isku ahaa hadana dakadahooda malgashiyo ku sameyey midba midka kale dal waliba dantisa uu u nool yahy iyo sidee dhaqaale aaad u weyn u sameysataaa
@professionalhacker28346 жыл бұрын
awaale omar war dhulba ka maqan shacabkiina waa la xazuuqay iska dhaaf caqli xumida nin rag o damiirleh iska dhig zxp 100 gaajo u baqtinayan dhaqalaha xagebay ka keeni iyagaba waxay cunan hayzan bal wax kale noo sheega habashida wadanka ayay rabta king menelik qudbadiiza aya dhageyzana hadada aqoonin afka amhariga anaga naqaano zxp amharada izir neceeb aya ka buuxdo
@a.m.hassan89846 жыл бұрын
Cawaale waa sax oo wax waa la wada qaybsan karaa laakiin waa marka la simanyahay.. ma u malayhee itoobiya oo soomaalida ku qasabtay in ay qaadato nidaam federal ah si loo muujiyo in ay yihiin dad sida qowmiyadaha itoobiya u kala duwan, gacanta ku haayo maamul goboleedyada ( runtii waa qofaf dantooda kaliya fiirsada ee maamul ma ahan) in ay oggolaahee wax ka sokeeyo in ay liqdo somaliya oo dhan, ( hal mar ama qaybqayb) . Caqli ha la yeesho... farmaajana waa sidi awkoombe .. sida cali xaraare iyo yasin ba ay u sheegeen
@abdirizakhaji30016 жыл бұрын
Meeshaan dadka wax ku qoray oromo miyaa Afsomaliga ma qori karaan