No video

Kalaamuudo Oo Fudeed ah By Caaliya Bint Amiir 👑

  Рет қаралды 83,948

Caaliya Bint Amiir

Caaliya Bint Amiir

Күн бұрын

kusoodhawaada channel keega plz subscribe like share. mahadsanidiin ❤❤❤❤

Пікірлер: 130
@sahruja5777
@sahruja5777 5 жыл бұрын
Maasha Allah abaay Caaliyo galaamudo aad ayaan ujeclahay.
@XalimoMoxamed
@XalimoMoxamed 8 ай бұрын
Naa balaayo waana washay fhiloyyyy
@fadumagargar946
@fadumagargar946 4 жыл бұрын
Masha alaah abaayo càaliye xusuus baa ha galisey 👍👍👍
@fartunabdi8756
@fartunabdi8756 4 жыл бұрын
Maasha allah xabiibti wa waxfudud waa inan galabta ku afuraa tan
@safiyaadan3929
@safiyaadan3929 5 жыл бұрын
Masha allah abayo caaliyo qamar cadey walshed aad ayaan idiin jeclhay hormar wacan
@maryancali3288
@maryancali3288 5 жыл бұрын
wow maashaa alaah kuwa dibada joogo wax yaabaha qaarkood ay sameeyaan maba naqaano oo magacyo adeegey isticmalaaan yaaqay adaaba nooroono like subs ku dhufanayee diyaarinta mid habeesan kadhig oo ha iwareerininta kistoo lee naga yaree haba dhaafinee ........kiiiib gooo in
@saciidamuxsin5339
@saciidamuxsin5339 5 жыл бұрын
masha walshey allha ku xafido
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 5 жыл бұрын
Maasha allaah my queen dhareerka iiga daadisay🤤🤤🤤 Horay usoco qaali ❤
@Hawaluulcooking
@Hawaluulcooking 5 жыл бұрын
Qamar Bint Amiir masha allah qamar cadeey kaso qaliyay horey usoco 😍❤️❤️❤️💕💕👍👌
@ayanadan7635
@ayanadan7635 5 жыл бұрын
Qamar Bint Amiir qamar lula walula so guray adan kutagera walasha inte uga hayaa
@saraaamxmda1671
@saraaamxmda1671 5 жыл бұрын
Qamar Bint Amiir
@somalifoodahmed6438
@somalifoodahmed6438 5 жыл бұрын
😋
@cadawemusebulalehcadawemus3126
@cadawemusebulalehcadawemus3126 3 жыл бұрын
keep going wllshe
@FadumoHas
@FadumoHas 5 жыл бұрын
masha allah🤤🤤🤤🤤👈👀😍💙
@canabchannel1
@canabchannel1 5 жыл бұрын
Masha allaah
@dekaali1543
@dekaali1543 5 жыл бұрын
Asc masha Allah xabiibti caaliya wankufaraxsanahay talaabada aad qaaday waxan ahay Qamar family, markii hore Qamar oo midigteena ahed adigana bidix ayaa noo noqotay masha Allah xabiibti Illaah hana wada xafido meel kasta aan joogno. Insha Allah 💝💜❤️🧡💛💚💙💖💞🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌷
@amenabeauty
@amenabeauty 5 жыл бұрын
Mash Allah my mouth watering 😋😋😋😋
@caaliyabintamiir939
@caaliyabintamiir939 5 жыл бұрын
Welcome ♥️
@rugtacilansarkamustaqbal8974
@rugtacilansarkamustaqbal8974 5 жыл бұрын
Mashalah mcnto horay u soco isoo booqo anina caaliyo cadeey qamar binti Amiir dhineceedaannka socdaa👌👌
@quruxdumarofficial
@quruxdumarofficial 5 жыл бұрын
maansha Allah shafeey
@naemasaid5490
@naemasaid5490 5 жыл бұрын
maashaa Allah tabaraĺllaah walashey Allah haidan baraakeeyo amiin yaa Allah sister
@umuaishaumuaisha1774
@umuaishaumuaisha1774 5 жыл бұрын
Masha Allah ya caliya janalkaga wan ku cusubahay I love you
@sadiakeyf9231
@sadiakeyf9231 5 жыл бұрын
Soo dhawow abayo qurux badan caaliya bint amiir qamar asxaanteeda nahay
@ummukhaled912
@ummukhaled912 5 жыл бұрын
Mashallah Tabarakallah Abay caliya hormar wacan Wax kalo badna wan ka sugeyna inshallah guuleyso
@dalmarosman5405
@dalmarosman5405 4 жыл бұрын
Masah allah
@ceyniabati4151
@ceyniabati4151 5 жыл бұрын
Hooyo macaan noolaaw maashaallaah
@umumaxamedbaari1977
@umumaxamedbaari1977 5 жыл бұрын
Maasha allaah abay caaliya horey usoco wlhi waa kugu farxi abay qamar wllshey 😍😚😙😚😙👏👏👏👏👏👏👍👌👍👌🖒🖒🖒🖒👀👏👏👏❤
@a..b8253
@a..b8253 5 жыл бұрын
Mashaa allh tuntii hooyadey ayaa noosamenjirtey aad ayaa umahadsantahay 😍😍😍💙❤💚💛💜
@hamidsalaam8424
@hamidsalaam8424 5 жыл бұрын
Masha Allah edo mcn allaha kubarakeeyo❤💖
@hamidsalaam8424
@hamidsalaam8424 5 жыл бұрын
Soodhawaw💛💚💝👌👍kalaamuudi Gorma igu dambeeseyley
@hodangarash5085
@hodangarash5085 5 жыл бұрын
Maashaa2allaah CAALIYA QAMAR walaasheed hore u soco
@maryancabdullaahi8581
@maryancabdullaahi8581 5 жыл бұрын
Masha allah caliya horay u soco kalamuudo hadi reer xamar weyna nahay love ku nahay
@bishaarobuulaay42
@bishaarobuulaay42 4 жыл бұрын
Masha allah tabaarakallah caadi ma aha
@whitecrystal1792
@whitecrystal1792 5 жыл бұрын
Masha allah abaayo waa soo tijaabinaa jazaka allahu khayra
@wardaawees7743
@wardaawees7743 5 жыл бұрын
keep going abyo caliya
@mualacabdinor1687
@mualacabdinor1687 5 жыл бұрын
Masha Allah kalaamuudi gacantaada Allah kuu barakeeyo
@hamsaadanmashallh4466
@hamsaadanmashallh4466 4 жыл бұрын
Hilibkii aawi
@Dhamestiran
@Dhamestiran 5 жыл бұрын
Msha allah abay caliya aad ugu faraxsanahay in ad ardaydaada noqon doono sodhawoow quruxey
@nadarahmet2492
@nadarahmet2492 5 жыл бұрын
Keep going caliya
@kacabbadal5326
@kacabbadal5326 5 жыл бұрын
Masha alah waanku faraxsanahay inay caaliyo youtube samaysato wax badan ayan ka faaidi doonaa insha allaah soo dhowoow
@nasibadansaleban2872
@nasibadansaleban2872 5 жыл бұрын
Masha allaah wllo jiza kalaahu khayr waan ka heley daqiiqda maad egenjiseen mise isla markiba waa la karinaya
@moh4044
@moh4044 5 жыл бұрын
Mashalah. Aliya. Cadeey. Gacmahaa. Ala. Haku. Barakeeyo. Meeqa. Daqiiqo. Kuu saarneeyt. Tan. Kale. Tv. Iyo. Heesaha. Xoga. Ka dheeraae. Dadaan. Jecleeyn
@________e2873
@________e2873 5 жыл бұрын
Masha allah abaay caaliya keep going
@MaryanMaryan-vi5vu
@MaryanMaryan-vi5vu 5 жыл бұрын
Qamar walasheed ahaaa welcome mcnto
@sumayadahir4675
@sumayadahir4675 5 жыл бұрын
Masha,alah abaay caliya videoyada inoo soobadi mahadsanid
@fartuunk1567
@fartuunk1567 5 жыл бұрын
👏👏👏good.job.lam.reer hamar
@haryancadey3117
@haryancadey3117 5 жыл бұрын
Mshaa allah abaay caaliya noosoobadiiii😍😍😍😍
@fadumoc.qadircali1729
@fadumoc.qadircali1729 5 жыл бұрын
Abaay caaliya maasha allaah hori usoco abaay
@user-fd6kt5lq6h
@user-fd6kt5lq6h 5 жыл бұрын
Masha allh abaay caaloow allh ku xafido
@macalinali4961
@macalinali4961 5 жыл бұрын
Masha allah macanto aadaa ugu faraxsanhay codsigeena inaa noo fulisay
@naciimaqaasim792
@naciimaqaasim792 5 жыл бұрын
Masha alh abayo caaliya ahaa waba ku sugagay cml majirtoo hee qamar sanaa kaa rabaa qaali
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 5 жыл бұрын
waaw masha allaah caadi maaha illaahey idin barakeeyo walaashey .
@caaliyabintamiir939
@caaliyabintamiir939 5 жыл бұрын
Aamiin macaaane mahadsanid ❤
@umufatmaabdullah9533
@umufatmaabdullah9533 5 жыл бұрын
Masha allah abayo caliya so dhawow Qaali Dumar 😍😍😍😍😍
@iskufilansidahoyadedchanne5557
@iskufilansidahoyadedchanne5557 5 жыл бұрын
Masha allh qamar ardaydeda ayanay wel com cali cadey hormar wacan 👍🙏🥰
@queenema1706
@queenema1706 5 жыл бұрын
maanta lee arkay qamar binti amiir walaashed caasho horay usoco macaantay
@haboonmowliid1573
@haboonmowliid1573 5 жыл бұрын
Asc abyo mcnto wan ku slmay slnkadib waxaan kulehay hore usooco waxaa tahy qofa qaliah masha allaah allah kubarkeeyo aamiin yarabi
@fofoomer7557
@fofoomer7557 5 жыл бұрын
Mashaalah abayo macanto shukaran horiusoco qaali 😍😘😋👌👌👌👍👍👍
@mulaaxocaqli554
@mulaaxocaqli554 5 жыл бұрын
Wuxu wax macaan buu u egyaha laakiin maajigaad kubadisay
@lailo1651
@lailo1651 5 жыл бұрын
Caaliyo abaayo horey usoco masha allah quruxley rer binti amiir😍😍
@NmbanoBaanoo
@NmbanoBaanoo 5 жыл бұрын
Masha Allah kalamudada ad iyo ad ayu icajawiyay caliya hore usoco
@Somalifood12
@Somalifood12 5 жыл бұрын
Kalamudo caadi maahan yummy 😋 ❤️❤️
@salahao9257
@salahao9257 5 жыл бұрын
Nice Masha Allah..
@Idrisabduraham
@Idrisabduraham 5 жыл бұрын
masha allaah abaay aliya
@naima6043
@naima6043 5 жыл бұрын
Ar aqamar bint amiir walaasheed miyaaa abaaya caaliyo sharaf aaa leedahay
@mohdizhar696
@mohdizhar696 5 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خيرا 😋😋😋
@umghaleb3276
@umghaleb3276 5 жыл бұрын
Mashallah Alaah
@munahassan2856
@munahassan2856 5 жыл бұрын
Keep going abaay aaliya
@aishacuud7489
@aishacuud7489 5 жыл бұрын
Mahadsanid qalii abyo caliya
@ajakisjeeri5884
@ajakisjeeri5884 5 жыл бұрын
Caaliya Youtuble maa aheed manta kahor ma arkin
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 5 жыл бұрын
Masha allaha tabarka allaha Cafiimada ku Cuna
@bahjadoualeh364
@bahjadoualeh364 5 жыл бұрын
Masha Allah tabarakalah so yummy food sister
@ayuubbashash21
@ayuubbashash21 5 жыл бұрын
Welcome to youtube caliya
@fardowsaaden5515
@fardowsaaden5515 5 жыл бұрын
Msha Alaha Caaliyo abyo
@foos7330
@foos7330 5 жыл бұрын
Asc maasha Allah qatar
@quruxdumarofficial
@quruxdumarofficial 5 жыл бұрын
adna isoo booqo
@hawaa4258
@hawaa4258 5 жыл бұрын
Salam everyone, I am assuming you are Qamar's sister. May Allah bless you and your sister ameen❤
@cabraxmaanshekh4558
@cabraxmaanshekh4558 5 жыл бұрын
Mashallah
@umilhaam1812
@umilhaam1812 5 жыл бұрын
Masha allah Xayaati
@faatmachannel7717
@faatmachannel7717 5 жыл бұрын
Mash allah 😋😋
@deqqoilyaasahmed1152
@deqqoilyaasahmed1152 5 жыл бұрын
Asxta qamar kamid ahay aaliya abayo sodhawow
@sacdiyoabdullaahi2618
@sacdiyoabdullaahi2618 5 жыл бұрын
masha allah caliya
@qadijamunye5025
@qadijamunye5025 5 жыл бұрын
Masha allah abayo caliyo
@samirachanel5423
@samirachanel5423 5 жыл бұрын
Wooow M.a
@fartunozil8380
@fartunozil8380 4 жыл бұрын
Masha allah 🙏🙏🙏♥️♥️♥️
@xumaandiidxoreeye8784
@xumaandiidxoreeye8784 5 жыл бұрын
Abaay caaliya soo dhawaaw waa ku mahadsantahay alaab fican aa soo bandhigtaay subscribe and like diyaar family aan dar ilaaheey u jeclahay tihiin horay u socda👍
@umulkheirabdi5369
@umulkheirabdi5369 5 жыл бұрын
MashaAllah caaliya maa KZbin furatay?
@hamditime5267
@hamditime5267 5 жыл бұрын
Masha Allah abayo
@doolcaadey5723
@doolcaadey5723 5 жыл бұрын
Masha Allah shukran habiibti
@haboonmowliid1573
@haboonmowliid1573 5 жыл бұрын
Asc abayo masha allaha
@najaxibrahimabiib9223
@najaxibrahimabiib9223 5 жыл бұрын
lkin asagoo dheecan leh maalacunaa maba gursaninee
@caaliyabintamiir939
@caaliyabintamiir939 5 жыл бұрын
Markey qawoowdo wey qalaley
@munimanaal2222
@munimanaal2222 5 жыл бұрын
Mashallah💕
@xidigajacaylkabashiir7120
@xidigajacaylkabashiir7120 5 жыл бұрын
Manal abbas
@naciimosheikhhassan9925
@naciimosheikhhassan9925 5 жыл бұрын
Somaliya in aan wax karinteeda waa jeclahay
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 5 жыл бұрын
Kalamuudo bur lee maa laga subiyaaa ani waxaan u maleyn jiray jarjarka hilibka kaso her hero ar waa dhunsanaaay ani wuuuuw marka malagu khadeynaa mise casha waa 🤔
@Zaam495
@Zaam495 3 жыл бұрын
Bacda hal sano comments 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣iga qoslise
@khadijamohammed5481
@khadijamohammed5481 5 жыл бұрын
hoore usoco
@myrajochannal2
@myrajochannal2 5 жыл бұрын
Masha Allah abaayo Caliya 😍😍
@caaliyabintamiir939
@caaliyabintamiir939 5 жыл бұрын
😘
@roozalove3745
@roozalove3745 5 жыл бұрын
Mashaallaah abay caliya 👌👌😋😋
@rajaafcn8092
@rajaafcn8092 5 жыл бұрын
Iyaa chenal maa laheed hada kabacdii laigama waynaayo
@nastehochanell3391
@nastehochanell3391 5 жыл бұрын
maraq jubaha malaga dhaafikaro miiiii
@ifraahali2409
@ifraahali2409 5 жыл бұрын
ماشاءالله بالصحة والعافية 👍
@aminaabdala4405
@aminaabdala4405 5 жыл бұрын
Asc abayo waa kugu cusbahay waxa kaga socda qamar bint amiir
@draishatohow9374
@draishatohow9374 5 жыл бұрын
Cooker soo gado abyo
@samiiraali7987
@samiiraali7987 5 жыл бұрын
Caloeey duuduub sidaa uduubto noosogali plz
@beingme5765
@beingme5765 5 жыл бұрын
Mashllah abayo soobadi cuntoyinka
@maareeyeyahye2457
@maareeyeyahye2457 5 жыл бұрын
Sabmiya kkkk
@yaxyen1axmad278
@yaxyen1axmad278 5 жыл бұрын
Mash allh
@samihanurein1680
@samihanurein1680 5 жыл бұрын
😍😍😍😋😋😋🙄🤤🤤🤤🤤
@xabibaabukar1604
@xabibaabukar1604 5 жыл бұрын
nac nac lobani sogali please midka bur burayo abayo
@ifrahmuktar8256
@ifrahmuktar8256 5 жыл бұрын
Kalamuuda was iikow abayo burki miya waxan mise baasto
@dahaboali4629
@dahaboali4629 5 жыл бұрын
So delicious
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 7 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 81 МЛН
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 24 МЛН
Kalaamudo By  Qamar Bint Amiir 👑
7:29
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 207 М.
suugada  Ethiopian ka  by iskufilancooks
10:54
IskufilanCooks
Рет қаралды 288 М.
2 DAYS TO GO ALX GURIGA UMUSHA WAAN DIYAARSATY FINALLY
8:06
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 131 М.
Bocor Hindi Basiis Dhaxda Laga Gilinaayo Jawaabtii RajoFamily Muniira ❤
12:00
KALAAMUUDO SIDA UGU FUDUD LOOSAMEEYO KAALAY ISKA ARKA🤤||Chef Hussein
9:45
Chef Hussein Officials
Рет қаралды 214 М.
KIILO XALWO SUBAG SALIID SIDAN FUDUD  GURIGAGA UGU SAMEYSO
12:14
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 52 М.
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 7 МЛН