War af somali kusoo qor ileen waa adiga ku hadlayee waxan gumeeysi jaceylka ahi maxuu ahaa.
@gulleddaadax14734 жыл бұрын
@Abdiaziz Ahmed waa si wngsn wll balse. Waa nin dhalinyaro ah Inuu sameeyo maaha gumeeysi sanado kahor ahaaa. Ha ila yaabin bro waxaan ahay xagjir somanimadu ku weyn tahaye, nationalist,
@DonKako4 жыл бұрын
GULLED DAADAX magacaagu ma soomaali sax ah?
@abdirahmanfaarah39124 жыл бұрын
Maasha allah ilaahay ha kuu barakeeyo awlaada iyo xaasaskaagaba
@hassanabdullahi97914 жыл бұрын
Maansha alah happy man alaha kuu siyaadiyo farxadaada
@abdihayehansshi51884 жыл бұрын
Màanshaa allaah waa nin iimaan leh waana kii iigu horeeyey soomaali ee aan arko isagoon wax caacala sheegin soomaali ka ugu taajirsan iyo ka ugu fiqiirsan calaacal lagama waayo lkn Kani waa nin wanaagsan
MASHALLAH. Baraka to you 😊👍. 5 stars for the team🏅🏅🏅🏅🏅
@mahamedabdillahi92834 жыл бұрын
Masha allah Talo waa iimaan
@نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع4 жыл бұрын
Masha’Allah
@hamzadirieh39825 жыл бұрын
tres bonne initiative et des bonnes questions surtout sur l'agriculture et si klkchoses peuvent pousser alors ils leurs faut l'aide de l'Etat machallah.
@dhalad_22005 жыл бұрын
oui absolument et inch allah espérons qu'ils recevront l'appui de l'état.
@fdajnckds77904 жыл бұрын
Waa nin dadaalayee gacan qabta reer djabuti
@kulanahmed4 жыл бұрын
Maansha alaah alaah haku barakeyo baaba🌹💐☘️❤️🌺
@moustaphaalimoud5365 жыл бұрын
masha allah merci de nous faire decouvrir ce paysage bravo les gas Djib-boy et Abdoulaziz. chapeau pr l'interview Abdoulaziz tu as vraiment un esprit journalistique.
@dhalad_22005 жыл бұрын
Merci frère 🙏
@aminaokieh31785 жыл бұрын
Waaaaw is My country Ali cadee 😍😍😍
@dhalad_22005 жыл бұрын
@@aminaokieh3178 masha allah la prochaine fois esperons que tu vas nous accueillir kkk
Muse the police chief arrested my mother for fighting with another lady who had money. City is corrupt asf. Lmao. Glad Allah given us the opportunity to America.
@rabiaismail34714 жыл бұрын
This men he need help from the government he. Deserve x x
@zubeirmoustapha95314 жыл бұрын
Odaygu waa gessi CIISSE.
@al-cilmudiinechannel51294 жыл бұрын
Macha allh horay usocda
@dhalad_22004 жыл бұрын
thanks walalo 🤝🙏
@dhalad_22004 жыл бұрын
Mahadsaniid walalo 🤝🙏
@ismailerdogan74954 жыл бұрын
Abdiassis tu es devenu youtubeurrr ou kw
@dhalad_22004 жыл бұрын
😅 Des fois il essaie !
@phaizaahmed55204 жыл бұрын
Somalida jabuti dad dabar go' ku dhow Oo qardhaaso loo wada xidhay
@DonKako4 жыл бұрын
Adigana akhlaaqdaadu dabar go’ ku dhow.
@libanhoussein-n8k10 күн бұрын
cette homme il a de 4 femme 15 enfant 10 mort 5 vivant ouah 😢😢😢😢😢 désolé alhdulilah dieu tout puissant 😮😮😮
@omardarar37594 жыл бұрын
Superbe formidables
@dhalad_22004 жыл бұрын
Merci hn 🙏
@ahmedshiine82024 жыл бұрын
Aar nio mesha somali ku soqora
@alisaladahmed4244 жыл бұрын
Hhh
@abwaansamakaab61204 жыл бұрын
Waan aalay kulahaa war afsomaliga saxda dhagax miyaa aan noolay
@waanomedia2894 жыл бұрын
Af somaligu waa fara badanyahay adigu afka iska jilci anaguba reer mudugu waxaa dhahna waa aalay dhagax kaliya loma isticmalo waliba waa afka reer miyiga oo saxda
@DonKako4 жыл бұрын
Af soomaaligu ka tuuladaada loo ga hadlo oo keli ah miyaa? Abwaan na wuu sheeganayaa ...
@bilalyahye52402 жыл бұрын
Kkk
@mohamedahassan69234 жыл бұрын
Nio horta qolyihiina Jabuuti maxaa idinka khaldan AfSomalina waad ku hadashadaan weli afkii qadiimka aha hadana gaalkii idin haysan jiray baad afkiisa wax ku qortaan kuba hadla hadaad rabtaane lkn maxa qoraalkisa idin daba dhigay?!
@dhalad_22004 жыл бұрын
Reer jabuuti odhan somaliga ma akhriyan walalo wa taasi darteed waxa fransis Ugu qorno 😅.
@DonKako4 жыл бұрын
Sooyaalka Jabuuti soo baro kadib na afkaaga soo tarbiyee.