Kalimad ku saabsan Guurka Sh Xassaan

  Рет қаралды 32,743

Qalaafe Media

Qalaafe Media

Күн бұрын

Пікірлер: 108
@hibohassan3817
@hibohassan3817 Жыл бұрын
Masha alah War gabadhaas uu sheekh xasan maheriye nasiib badanah oo uu uduceye isku barakowa lenahy
@acazaam
@acazaam 6 жыл бұрын
Kowthar nasiib badana sheikh xassaan ayaa bixiyay mshallah رجل جمع الله عليه خصال الخير كلها
@libanhussein99
@libanhussein99 5 жыл бұрын
Jazakalahu khair sheekh, walahay run bad sheegtay, beryahan danbe guurki ad ba naloogu adkeyay hadan dhalinyarada ragga ah nahay, weliba anaka hadaan reer waqooyi nahay waaba ka si xag jirna dadka kale, gabadha meherkeda iyo magteedu waaba isleeg yihiin. In sha allah muxaadarooyin inad ka gasho ayan jecel nahay mawduucas, si gaara islaamaha sodohyada ula si hadal, wa kuwa hawlaha cusleeya.
@hafsahussein2016
@hafsahussein2016 6 жыл бұрын
wallee iga nasiib badan masha allah Ilaahey ha barkeeyo
@yonisabdullahi1055
@yonisabdullahi1055 6 жыл бұрын
MANSHA ALLAH, AXSANTA SH.XASAN, DARDARAN MUHIMA ILAHAY HANAGU ANFACO.
@shiikhmaxamed4050
@shiikhmaxamed4050 2 жыл бұрын
قال الرسول صلی الله عليه وسلم : (ان من يمن المراة تيسير خطبتها وقلة مهرها وتسهيل رحمها) اخرجه احمد
@salmaancali495
@salmaancali495 2 жыл бұрын
Masha Allah
@bntahmedahmed1421
@bntahmedahmed1421 6 жыл бұрын
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير ونحن الله يرقنا الزواج صالح
@gureyfanax5005
@gureyfanax5005 6 жыл бұрын
Binta Ahmed aamiin balse dadaal
@alinoor8322
@alinoor8322 6 жыл бұрын
Binta Ahmed اءمين يا اختي
@SKSK-gq8xk
@SKSK-gq8xk 6 жыл бұрын
Binta Ahmed Anaa diyaar ah abaayo laakiin ictisaam ayaan ahay ee shiikh xasaan no so weydii inaan ku guursan karo. Waxaan kuu diidanahay gaal inaad aroostid abaayo.
@alinoor8322
@alinoor8322 6 жыл бұрын
SK SK yaa agah ina adeer maxaad kawada gaal ifaafahi fadlan adoo raali ah.
@SKSK-gq8xk
@SKSK-gq8xk 6 жыл бұрын
Ictisaam manhajka uqoran nikii aaminsan maxoo yahay?
@sharifjanagale3776
@sharifjanagale3776 4 жыл бұрын
الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله بارك الله لكما وبارك جمع بينكما في خير
@dixaakmedia
@dixaakmedia 6 жыл бұрын
بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكمافي خير
@maankahaajicawil7451
@maankahaajicawil7451 6 жыл бұрын
Masha Allah sh xasan xuseen abu salaam ilahey ha ku daaayo❤❤❤❤❤❤❤😍
@abdulqanimohamed1651
@abdulqanimohamed1651 6 жыл бұрын
Mashallah! ar nasiiib badana wilka sh xasaan uu wuguuriyey aniga waan kutalajira in shaa Allah....shekha Allah xifdiyo
@cabdiraxmanmashuur6299
@cabdiraxmanmashuur6299 6 жыл бұрын
Manshalah sh xassaan allaha barakeyo
@Adam-rg2gt
@Adam-rg2gt 6 жыл бұрын
Alaha ku barakeeyo sheekh. Qoyska cusubna Alla barakeeyo oo Alaha ugu deeqo ubad khayr qaba oo Soomaali badiya waxna u Tara. Aamiin Soomaalay Guurka hagaajiya, ubad khayr qaba ha dhashee. Gaar ahaan Muqdisho iyo nawaaxigeega Guurka xuquuqdiisa ilaaliya, haweenkana xuquuqdooda ilaaliya, ubad fiican oo akhlaaq leh ha idiin dhashee, ubad waalid adeec ah ok khayr qaba. Aamiin. Soomalida Hargeysa iyo nawaaxigeega degtana waxaan leehay guurkii was sharwfteen oo qoys burburku idkuma badna, laakiin qaali ayaad ka dhigteen, we fududeeya, oo ka daaya huteelada meherka iyo aroosyada lagu qabanayo. Dhammaan Soomaali Allaha u gargaaro, ubad fiican oo barako badanna Allaha idin siiyo.
@mukaayemuse4898
@mukaayemuse4898 6 жыл бұрын
mashaa Allah, Allaha u barakeeyo. 5000 kun oo doolar wey badantahay . SXB 2 xaas ayaa leeyahay mida 1 500 doolar waaye maherkeda . mida 2 labaad 1000 dolar waaye. mid 3 sadaxaad ayaa radinowa oo 1000 dolar ah maherkeda Inshaa Allah. ee 5000 doolar dumarka hanugu barina walalaha qery Allaha idin siiyo.
@abdilatifgesdhere2374
@abdilatifgesdhere2374 6 жыл бұрын
Masha Allah ilaahay habarakeeyo sheekheena sh xasaan xuseen
@shagra-mo3wu
@shagra-mo3wu 6 жыл бұрын
Wiilkaa iyo gabadhaas bulshada casrigaan wey kanasiib badan yihiin
@indhergarrad4893
@indhergarrad4893 6 жыл бұрын
f
@abuumus1561
@abuumus1561 6 жыл бұрын
mashaallaah shekhena alah barakeyo
@khadarbadal4815
@khadarbadal4815 6 жыл бұрын
Maaan shaaa alh Sh xasaan xuseen
@mohagurey2214
@mohagurey2214 6 жыл бұрын
Kii gursathay kabar ninkaas tarbiyeyay aya nasib badhan walahi... I wish it was me 😥😥😥
@salahabdiahmed2030
@salahabdiahmed2030 6 жыл бұрын
Sheikh xassaan xussen
@yuusufnuurow7581
@yuusufnuurow7581 6 жыл бұрын
sheikh sassaan xussen
@shagra-mo3wu
@shagra-mo3wu 6 жыл бұрын
Waa meher taariikhi ah maadaama caalimkii soomalida uu mehriyey
@SKSK-gq8xk
@SKSK-gq8xk 6 жыл бұрын
shagra 9999 Waa caalimka fatwadiisa culumada lagu dilay. Waa caalimka fatwadiisa qaraxyada lagu sameeyo. Shiikhaan badbaado ayoo bahanahay.
@xalaalquute3601
@xalaalquute3601 6 жыл бұрын
Saxix Akhii filah
@sharifjanagale3776
@sharifjanagale3776 4 жыл бұрын
شيخنا الفاضل حسان الله يحفظك
@mcl.abdiqadirjeelaani3007
@mcl.abdiqadirjeelaani3007 6 жыл бұрын
بارك الله
@geedisuuley4960
@geedisuuley4960 6 жыл бұрын
Maasha allah jazaka allahu kheyra
@shagra-mo3wu
@shagra-mo3wu 6 жыл бұрын
Ilaahey shikha iyo idinkaba ha idin barakeyo
@sakiabokor7174
@sakiabokor7174 6 жыл бұрын
Masha allah nasiibadanaa gabartan sheekhul islaam xasaan xuseen aadam abu salman ayaa mehriyey ana insha allah waan u imaan doonaa kk
@mohamedabdimoallim4497
@mohamedabdimoallim4497 6 жыл бұрын
Masha Allah sh xasaan nolow
@musaafirah999
@musaafirah999 6 жыл бұрын
Ilahay ha isku barakeeyo reerka cusub
@baarcabdi3068
@baarcabdi3068 6 жыл бұрын
Allah habarakeyo gabadha anagana saan in uu noomeheriyo noogu diceya
@Samirsaam810
@Samirsaam810 6 жыл бұрын
Msha allah
@salahabdiahmed2030
@salahabdiahmed2030 6 жыл бұрын
MashAllah sheikha ayaa iguurin doona
@cqanidaahir894
@cqanidaahir894 6 жыл бұрын
Salah abdi ahmed xasbunalah
@salahabdiahmed2030
@salahabdiahmed2030 6 жыл бұрын
Xasbunallah mxd kwada
@user-pk4ef4ht4p
@user-pk4ef4ht4p 6 жыл бұрын
Mashaaallaah
@bashirali1128
@bashirali1128 6 жыл бұрын
Nikaaxa.sida.uu.udhacay.waxabaa.ka.qaldan.wadaadku.xaga.fiqhiga.iskuma.feecna.ee.nikaaxa.halagu.celiyo.fadlan
@abdifataxawliyo9953
@abdifataxawliyo9953 6 жыл бұрын
Ilaahay ha isu barakeeyo
@katrasaleban63
@katrasaleban63 6 жыл бұрын
Illahey hakubarakeyo
@mudathirmohamed3163
@mudathirmohamed3163 6 жыл бұрын
Mashalah waxaa kamaqley 6 qodob AL sheikh MXMD ABDI umul wa markii labaad aan kadageysanayo AL sheikh Hassaaan Hussein aadam Abu salman
@abdallaali4403
@abdallaali4403 6 жыл бұрын
Sheekha alah hanoosoo hanuuniyo
@use_996
@use_996 6 жыл бұрын
Abdalla Ali ader culimada ka xishod
@shagra-mo3wu
@shagra-mo3wu 6 жыл бұрын
Mashaa allaah
@huseinbeyra3538
@huseinbeyra3538 6 жыл бұрын
Shi xasaan xuseen abuu salman wiilka nasiib buu leyahay waa guur caalim uu guuriyay waleee diin meshan baytaalaaa
@bashiirrmaxamuud3898
@bashiirrmaxamuud3898 6 жыл бұрын
Masha Allah
@bashirali1128
@bashirali1128 6 жыл бұрын
Jacbur.
@bashirali1128
@bashirali1128 6 жыл бұрын
Ķkkkkkkkk
@bashirali1128
@bashirali1128 6 жыл бұрын
Nikaaxa.halagu.celiyo
@abdifataxawliyo9953
@abdifataxawliyo9953 6 жыл бұрын
Macha allah
@ummuxafsa8775
@ummuxafsa8775 5 жыл бұрын
mashallah sh xassan
@Hanad75
@Hanad75 6 жыл бұрын
Mansha Allah iskuwara
@use_996
@use_996 6 жыл бұрын
Asc xaflada so dhamaystira
@salahabdiahmed2030
@salahabdiahmed2030 6 жыл бұрын
Anigana inshAllah
@abuumus1561
@abuumus1561 6 жыл бұрын
midkan shkha wax kashegayo ilah kabaq
@osmanoska8759
@osmanoska8759 6 жыл бұрын
Sheikh maxaa khudbad majirtooo
@mohashukri5408
@mohashukri5408 6 жыл бұрын
I.n ani aroskayga Waxa ka so qayb gle shekh uml
@mahamednoor6030
@mahamednoor6030 6 жыл бұрын
Allow guri gooda barakey
@SKSK-gq8xk
@SKSK-gq8xk 6 жыл бұрын
Asc Ilmaha yeesan khawaarij niiga noqon ee shiikh xasan guur yaa lodhiiban.
@Adam-rg2gt
@Adam-rg2gt 6 жыл бұрын
Sheekh Aflagaadada ka daa. Allah ku so hadeeyo.
@SKSK-gq8xk
@SKSK-gq8xk 6 жыл бұрын
Asiga ayaa duco badan ubaahan Maxaa yeelay woxoo fatwoodaa maskiinta iyo culumada inla laayo.
@SKSK-gq8xk
@SKSK-gq8xk 6 жыл бұрын
Sh Xasaan ilaaheey xaqa hauso celiyo.
@114-i2f
@114-i2f 6 жыл бұрын
Waxaa tahay babqaa aan waxba kala ogayn 1. Khawaarij macneheeda maxay tahay? 2.culumada iyo masaakiinta aad sheegayso Wa'ayo? Sunta iyo dabiinimada miskaxda kaa fadhiisatay u daawo iyo dabiib raadso adeer meel aan kula ekayn ayaad isku soo cidhiidhidaye.
@SKSK-gq8xk
@SKSK-gq8xk 6 жыл бұрын
Shiikh xasaan waxoo fatwoodaa habraha yaanyada gadaayo inlaqarxiyo. Khawaarij daarul xadiith ayee fadhiyaan. Shiikh fatwada biil ayoo ku qataa ee adiga maxaa kaso galo.
@abdullahigas8449
@abdullahigas8449 6 жыл бұрын
Maa shaa Allah sheikheena Allah haxifdiyo
@bashirali1128
@bashirali1128 6 жыл бұрын
Waxbaa.ka.qaldan.habka.uu.wadaadku.wax.unikaaxshay
@naxariismedia9095
@naxariismedia9095 6 жыл бұрын
Bashiir cali adiga laguma weydiinaayo
@bashirali1128
@bashirali1128 6 жыл бұрын
Jacbur dheh
@yasinshugri1268
@yasinshugri1268 4 жыл бұрын
Man sha allh
@Worldfuct1
@Worldfuct1 6 жыл бұрын
Farta taag tii diyaar ahey aynu sheekh xasaan u tagne hh
@mohagurey2214
@mohagurey2214 6 жыл бұрын
5000 dollars waa lacag badhan laase
@katrasaleban63
@katrasaleban63 6 жыл бұрын
Masha allah
@xuseenxasanmaxamed7478
@xuseenxasanmaxamed7478 6 жыл бұрын
Masha Allah
Qaladaadka Nikaaxa soo saaraha by Xasan Mohamed (Cooke)
10:35
Bogga Naseexada Islaamka
Рет қаралды 2,4 М.
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 60 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 18 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 37 МЛН
qisadii saxabigii sacad ibnu mucaad sh.umal
7:05
YARMUUK TV
Рет қаралды 3,3 М.
Xaflad Aroos 18 08 2018
29:45
Qalaafe Media
Рет қаралды 23 М.
Soodhoweynti Sh Xassaan Magaalada Garissa Manta Ma Shaa Allah
20:59
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 8 М.
Xaflad nikaax qarniga
46:59
dj abalinga
Рет қаралды 5 М.
HAWEENKU WAXAY RAGU U GUURSADAN 4 ARIMOOD||SH XASAAN XUSEEN
5:34
maskan channel
Рет қаралды 2,9 М.