KALTUUN BACADO | FARUHUBA SIDOODA | (OFFICIAL VIDEO)

  Рет қаралды 1,544,931

SomaliSwiss

SomaliSwiss

Күн бұрын

Пікірлер: 694
@aymarmusa225
@aymarmusa225 3 жыл бұрын
Jacaylada hirgalay iyo heestan. Xaaskayga oo hadda shan caruur aan isku leenahay ayaa ii soo dirtay barigaanu jacaylka bilaabnay. Love iigu qabta . 2021, Portland, USA.
@AYsar.official
@AYsar.official 3 жыл бұрын
Jcylka MidobeY Cidi Kumashqusha Maxkamad Halasaaro👏
@malfidahirhussein3132
@malfidahirhussein3132 2 жыл бұрын
💝💝
@sucdicadey3465
@sucdicadey3465 2 жыл бұрын
Wow M.A hawaaro jcylka 😘😘😘
@RidwaanMaxamed-x8s
@RidwaanMaxamed-x8s 9 ай бұрын
anigana jacaylkayga iiso dirtay lkn way iga tagtay waliba si kas ah😌😔
@aminaabdi2973
@aminaabdi2973 8 ай бұрын
Masha Allah waligin jira o jooge boowe
@furidfrp5131
@furidfrp5131 Ай бұрын
From Tiktok Ya Ila Mid Ah 😂❤
@Barniabdi777
@Barniabdi777 Ай бұрын
Me🥺🙌🏾
@rastaman9255
@rastaman9255 Ай бұрын
Me sxb 💔😢
@beerlula598
@beerlula598 Ай бұрын
Wey na xasuusisay namay barin imika tiktok😢
@SoumeyaMeraneh
@SoumeyaMeraneh 26 күн бұрын
@@furidfrp5131 me
@cadey__boolo__556
@cadey__boolo__556 9 ай бұрын
Anna Sabanka Maanta Inaan Ragg kula simo Suuri weydey 😢❤ 2024🔥🫶🏾
@omardubat
@omardubat 20 күн бұрын
Aniga iyo xapiipteyda oo kala joogno Africa iyo Yurub baa screen share kuwada daawaneynaa cawa oo ay tariikhdu tahay 2/11/2024 saacadu tahay 11:00 habeenimo. Love ta noogu qabta commentiga❤❤
@Suhuurfuaatt
@Suhuurfuaatt 14 күн бұрын
@@omardubat ilhy ha isku kiin daayo wlo❤️🤲🏼
@omardubat
@omardubat 3 күн бұрын
Mahad sanid walal🙏
@Xamda3714
@Xamda3714 4 жыл бұрын
Wlhi heestan dawshadeda kama daalo 2020 hadad dawanaysid like igu qabo
@Sowdo1209
@Sowdo1209 5 ай бұрын
2024🥺
@Mohamettnour229
@Mohamettnour229 Ай бұрын
@@Xamda3714 ᴀғᴛᴇʀ 4 ʏᴇᴀʀs😇✌️
@ZamzamMohadin
@ZamzamMohadin Ай бұрын
2024🎉😂
@sabrinhussein8924
@sabrinhussein8924 4 жыл бұрын
Caaawa ayaya tahy tariikhadu 20020 /10 /08/sacaduna ayaya tahy 2:48habeenimo waxan kudhagsanay heestan dadka turkiga gar ahan Istanbul waliba xafada aksaray kaligay ayan qol iska jeefa waxan jeclhy Alle ha isiiyo qoralkaga dadkii Arka Alle Jano ha ugu bishiraayo aniganh Alle ha iiaqblo waxan jeclhy
@sabrinhussein8924
@sabrinhussein8924 4 жыл бұрын
@@khalidhassan3199 yaaa kale la jiifsan lahaa
@sabrinhussein8924
@sabrinhussein8924 4 жыл бұрын
@@khalidhassan3199 mayah
@ahmedsoomaali9038
@ahmedsoomaali9038 4 жыл бұрын
abyo khayrkgii alle waa ku sahlay waase aniga qumaney!
@sabrinhussein8924
@sabrinhussein8924 4 жыл бұрын
@@ahmedsoomaali9038 maku fahmin
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
@@sabrinhussein8924 aamiin adigana waxaad jaceshahay alle haku siiyo
@raagefilms6657
@raagefilms6657 10 ай бұрын
its 2024 still lestining this masterpiece😔
@abdallasapir8983
@abdallasapir8983 Жыл бұрын
Heestam xaaskayga ii qaadi jirtey berigan wda shekayzan jirnay 2014 hder alx 3 caruura baan hyzana❤🙏
@FahanMuhammad
@FahanMuhammad 9 ай бұрын
2024 hadada dawanyso like isar 😂
@dhiiboodhalaalbeautysalon8817
@dhiiboodhalaalbeautysalon8817 5 жыл бұрын
Faruhuba sidooda masinoo xubnaha oo way kala sareeyaan ana sabakan maanta inan ana rag kulasimo suuroobi wayde sawirkaaga inanyahow markan saaro dhaayaha sahwibaan ka qaada siday aniga ilatahay arinkeen samaaye gaadhisii caashaqa woow axla hiis kamadaalo dhaysigeeda❤💋❤
@moctarkhadar4608
@moctarkhadar4608 9 ай бұрын
Heestan waxan dhageysanaya Axad 4/2/2024 Sacadu wa 8:00 am Cirka waxa isku hidhey Daruuro cokan Rob yarna wa tix tixaya Like saar Hada 2024 Dawaneyso Nooli kulate ❤️🙏
@queensaajida4918
@queensaajida4918 4 ай бұрын
Heestaan waxaan dhageysanaaya habeenka ay soo galayso 1luuliyo🇸🇴😭soomalinimada iyo sinjigaga wacan baa isa suray ani adi A_______❤😭
@ahmedak1253
@ahmedak1253 4 ай бұрын
Kwrn hadaadba iiqaadid qrxy❤😂
@queensaajida4918
@queensaajida4918 4 ай бұрын
@@ahmedak1253 aduunya kala bDn😭😂😂😂😂💀🐐
@marwaibraahim7059
@marwaibraahim7059 Жыл бұрын
Heestan markastoon murugo dareemo wan dhagaystaa ilahow qalpiga ii qabooji xanuun badan ayaam daremayaa runtii🥺😭😭😭😭💔
@MuztaphaManzour
@MuztaphaManzour Жыл бұрын
Alle haku sahlo walal o farxad hakugu badalo
@marwaibraahim7059
@marwaibraahim7059 Жыл бұрын
Mahadsanid walalo allaha ku sharfo
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Kheyr farabadan ku rajaynayaa walaal 😮
@maryanilwad86
@maryanilwad86 2 ай бұрын
@@marwaibraahim7059 mi too🥺
@bishaarosalaad139
@bishaarosalaad139 9 ай бұрын
15/2/2024 khamiis waxaan hestaan uqaaday ina adeerkay Aaad ujacahay🎉❤
@kaari767
@kaari767 Жыл бұрын
Waxa halkan ii Kenay xasuus iyo malmiihi wacna old is golden wlhi❤😢
@omarxaaji2217
@omarxaaji2217 2 ай бұрын
Heestaan xaaskeygaa isoo dirtay anigoo aanan waligey maqlin dhoormar ayaan ku ceshadaa dhageysigeda kama daalo Allaw Ii xifdi boqoradeeyda nagana yeel kuwii isku waara inti aan noolnahay ❤❤❤
@khadrayusuf32
@khadrayusuf32 Жыл бұрын
Saxiibaday ina abtiday khadra Hassan ba ad ujaceled heestaan wada nolasha dheer kadib 17dii September 2023 ayeey safar iga baxday 😢❤cawa oo tariikhada ku beegantahay 10 /10/2023 aya dib udhageesanaya adba kugu xiisay gacalo
@maxamadaamusane6418
@maxamadaamusane6418 9 ай бұрын
Such songs are time capsule of such age/ period 10 Years of this album and it's still a gem So such beautiful memories with this song
@marwaankroosasal1711
@marwaankroosasal1711 8 ай бұрын
Tiktok inta kaso aragtay love igu dhooba muqdisho habeen saq dhexe 5/3/2024
@mohamudahmed9272
@mohamudahmed9272 28 күн бұрын
Anigaba ticktok kasoo arkay
@anisosaid8225
@anisosaid8225 2 жыл бұрын
heestaan xasuus bay iitahay 2012 markii aan shukansi baranayey ayaan dhegaysan jirey mar markaa xasustano kale arko waxan is dhahaa yaa adunka dib u cesha🥰❤
@habboosh423
@habboosh423 2 жыл бұрын
Hhhhhh isku wakhti bn baranay wll, old is gold tagtadii hore just keep it as a beutiful memory sister.
@ricardoben5404
@ricardoben5404 Жыл бұрын
Lafihi horeynu nahey xasuusbeynu ku noolnahey jiil aynan is nolol fahmeyn ayeynu so gaadhney1🙂
@MUNAAbdikariim
@MUNAAbdikariim 7 ай бұрын
000000😅0l😅0
@ugaasadii
@ugaasadii 3 жыл бұрын
Ana sabankan manta ah inan raga kula simo suurobi mayso😢❤ fav song 2021
@mohametdhame3349
@mohametdhame3349 4 жыл бұрын
Inta heestan muna faisaL ku baratay halkan ha dhaafin 😁💯
@ayanabdulahi2412
@ayanabdulahi2412 3 жыл бұрын
Waa runtaa ayada ka maqly
@jaamaccadde4809
@jaamaccadde4809 3 жыл бұрын
Kkk ciyaal ma shalaa dhalaty
@MuztaphaManzour
@MuztaphaManzour 3 жыл бұрын
@@jaamaccadde4809 hhhh iskdaa wa shalaye
@shaakiribnunaxar4243
@shaakiribnunaxar4243 3 жыл бұрын
@@MuztaphaManzour kkk wa ciyaalka 2000 dhzhzy
@xamsecisman439
@xamsecisman439 2 жыл бұрын
Caruureey 😀
@mudalibupdullahi4404
@mudalibupdullahi4404 Ай бұрын
From TikTok 👍🏻😁
@Aishabdull2024
@Aishabdull2024 2 ай бұрын
Ana samanka manta inaan in raga kula simo we surowy weyde A🤴🏻😭💕💕💕
@abdirahmanmohammedwehlie4383
@abdirahmanmohammedwehlie4383 Ай бұрын
@@Aishabdull2024 Wad heli
@anzal834
@anzal834 10 ай бұрын
2024 still❤😢
@anisomuqtar8658
@anisomuqtar8658 8 ай бұрын
Me and you cawa hlkn ayn Isla jognaa 7/3/2024
@anzal834
@anzal834 8 ай бұрын
@@anisomuqtar8658 haaaa waaan isla soo bqonay queen
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 8 ай бұрын
Me😢
@Salxm333
@Salxm333 8 ай бұрын
@@anisomuqtar8658 🥺💔
@raxmoaxmed6006
@raxmoaxmed6006 8 ай бұрын
Ani😢
@realwarya8215
@realwarya8215 2 жыл бұрын
Heestan Wax ibartay Gabadh aanu si lama filaana isku Baranay 2021 Dhamaad kiisi ana Markaas wuxun Baan Kaso Kabanayay isla Gabadh kale Mudo Ka Hor Xidhidh aanu Wada Lahayen Burburay Lkn Gabadh kale Oo Magaceedu Najma aha ayaa isla Wakhtiga Naxariis Badan aan Ka Helay Oo Xaladii adkayed iga Soo Saartay nolol Dagan iso Dabashay inkasto mar walba nin Dhibkii Hore Dhayal kaga Hadhayo aan ahayn Hadana Gabadha abaalkedi Ma ilaabo aadbaan Halkan uga Salaamayaa ❤️‍🔥🙏
@youngtiger1883
@youngtiger1883 Жыл бұрын
xagay ku danbeesay gabadhaasi hada? waxan ka sugayay inaa dhahdo hada waa xaaskaygi
@aminaabdi2973
@aminaabdi2973 8 ай бұрын
@@youngtiger1883sax intaas unba kasugeyna wlal qli😢
@lilyaleey5224
@lilyaleey5224 5 ай бұрын
War orod gabadha doon
@cumarsojire8471
@cumarsojire8471 2 ай бұрын
Su.aasha aan meesha ka sugaayay ahyd hada waa xaskaygii oo iihaysa caruur 😢😢😢 lkn .......... inaad sii dayso inantaas ma hayn zxp guulayso 🙏
@ruweydaartan2533
@ruweydaartan2533 4 жыл бұрын
Waaw yaa ila dhagysanya 20/20 like Saar
@tawaliinhoproduction1963
@tawaliinhoproduction1963 2 ай бұрын
Frome tiktok😜🙌
@MalyunMohamd
@MalyunMohamd 2 ай бұрын
Same❤😂
@DereDere-l8q
@DereDere-l8q Ай бұрын
Same😂😂
@somtech2422
@somtech2422 Ай бұрын
Heestan yaa dhagaysanaya 2024/09/24 🎉🎉❤❤
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Still 2023/10/27 Galabnimo daawanaya waa heesaha ugu jeclahay Kaltuun Bacado Allaha kaa raali ahaado 🥰❤️
@NimcoSharif-sh2mc
@NimcoSharif-sh2mc Жыл бұрын
21/10/2023 dheh❤
@osobeey1459
@osobeey1459 9 ай бұрын
Watching 2024
@gulledahmed6788
@gulledahmed6788 Жыл бұрын
Heestan waxaan dhageysanyaa 2:15pm 2022/12/18 mondey waxan rajeynayaa in sannadka cusub ii noqdo sannad ilaahey ii rumeeyo riyooyin aan muddo badan dhisayey hadii ilaahey idhahdo i.a❤
@abdikani1118
@abdikani1118 2 жыл бұрын
Caawoo taariiqda tahay 12 12 er 2021 saacadana waa 02:12 habeenimo wadanka waa swedhan sawirkada wiilyoow markaan saaro dhayaha sahwi ban ka qaada aa igu socoto❤️❤️❤️❤️❤️insha alaah 2022 aloow nabad Nagu gaarsi iyo caafimaad
@AnfacD
@AnfacD Жыл бұрын
Masha Allah Kaltuun Bacado waa hees aan caadi ahayn oo aad qalbi tabad leh . Mahadsanid SomalSwiss. Intii ka soo shaqaysay oo dhan waa mahadsanyihiin.
@Naimadeyr9999
@Naimadeyr9999 2 ай бұрын
Anna Şabanka manta Inan Ina rag kula Simoo Suuruubi weydee!!! 2024 Waan iska qorey lee, wax jcyla mahyzan😂😂😂❤
@Turkishbari
@Turkishbari 2 ай бұрын
Ïñã Keeeen naimaaay😂
@Naimadeyr9999
@Naimadeyr9999 Ай бұрын
Come on😂​@@Turkishbari
@fartuunyusuf2320
@fartuunyusuf2320 19 күн бұрын
Ana sabanka maanta inan rag kula Simo suuroobi weyde ❤🥰2024
@nasrasidiiq729
@nasrasidiiq729 3 жыл бұрын
Wlh heesta wan iska jecelhy Hadad ardayda jeceshay Like isar
@sacdiyoahmed9977
@sacdiyoahmed9977 2 жыл бұрын
Waaw wxn hees weeydhafty 2022 hadaa dawatay ilamidbatahy jaalle sulka tabo😍🤗
@dontgiveuplife808
@dontgiveuplife808 2 жыл бұрын
Marhore ayan dageystay lkn inan xirir uu naga daxeeyo ayaa isodirtay
@ibnuhusniyamani2025
@ibnuhusniyamani2025 2 жыл бұрын
Sxb wankuladsgeysanaya
@osobeey1459
@osobeey1459 9 ай бұрын
Watching 2024
@abdullahialimuhdiin2286
@abdullahialimuhdiin2286 2 ай бұрын
2024 baan comentigaada arkay ma noo shahay wll 😁
@ZamzamMohadin
@ZamzamMohadin Ай бұрын
2024🎉
@omarupdirahman8681
@omarupdirahman8681 3 күн бұрын
Mar uu bilow ahaa jaceylkayagu ayey heestan isoo dirtay sanadkii 2019 ilaa hada wan dhageysanaya wanan jeclahay heestan❤
@maxameddeeq7647
@maxameddeeq7647 4 жыл бұрын
heesta faruhuba sidooda way kala sareyaan intii dawanaysa 2020 suulka
@callumedward405
@callumedward405 3 жыл бұрын
You all prolly dont care but does someone know a method to get back into an instagram account..? I was stupid lost my account password. I love any tips you can offer me
@sucdicadey3465
@sucdicadey3465 2 жыл бұрын
Wan salmay wll
@Mohazz80
@Mohazz80 5 ай бұрын
🎉😂
@karamoige5268
@karamoige5268 9 ай бұрын
What a amazing song.!😮 Kaltuun bacado. Heestan waxa ijeclaysiisay Gabadhaan aduunka ugu jecelahay Maryam Abdulaahi Mohamed Ahmed baa iisoo Qaaday sidaas baan ku jeclaaday. Still listining 05/02/2024.🎻🔥
@monisamohamett6955
@monisamohamett6955 3 ай бұрын
gabadha ma guursatay🎉❤
@AbdirahmanAthen
@AbdirahmanAthen 7 ай бұрын
Heestan Waxn ku xasusta gabadh an adu jecala 2/2022 waxy iiqadi jirtay heestan gadhii ada ayan ujecladay marba marka ka danbaysa wn jeclanyy iLa Hadan wan jecalhy marka habeen Ramadan ah ayyy heestan ii qaday waliba ciidna soo qalayso marka ka dib maxa dhacday inay isgakay fogayso oo xirirke na dhexyalay jarto markasna ay wiil kale xiirir la samayso hadan wilkii ayaa qabo 2024 Me single ahay jacayl danbena ma sameyo😢😢😢😢
@bathriwellson5249
@bathriwellson5249 2 ай бұрын
suuganta heesehee subciska iyo luuqda leh adaa iga samaystee Nolosha furaheedu waa naxariiste eebe ma jiro wax ka dhiman qof raxmanku ku simay ruux Nolosha ku fahma wakhtiyada adagna garab istaaga❤‍🩹
@MawaahibMawliid
@MawaahibMawliid Ай бұрын
Ana sabankan maanta inan rag kula simo suuroobi weydee sawirkaagu inan yahoow markaan saaro dhaahaya sahwi baan ka qaada time october 5/ 2024 sabti 11: 24 ❤🥺💕🥺❤️
@alto4989
@alto4989 8 ай бұрын
Heestan waa jeclahay ❤ hadaad iga dambayso like isaar
@mustaphekablalaxofficial3525
@mustaphekablalaxofficial3525 29 күн бұрын
Hestan gabadhii iso dirtay meel ay jaan iyo cidhib dhigtay magaranyo ma nooshahay ma dhimatay😢 Faaduma cabdulahi ayaa la odhan jiry mrki iigu dambaysay waxay jogtay nairobi 2021 ana borame ayaan jaamacad ka dhiganayay....
@DeeqsanDeeq
@DeeqsanDeeq 2 ай бұрын
Team 2024😢
@abdiallah614
@abdiallah614 4 жыл бұрын
Who is there 2021
@aaranpolycliniccenter9792
@aaranpolycliniccenter9792 4 жыл бұрын
Vp
@soogude
@soogude 3 жыл бұрын
2021
@aymarmusa225
@aymarmusa225 3 жыл бұрын
@@soogude Waan kula daawanayaa. Xaaskayga barigaan jacaylka bilawnay ayaa ii soo dirtay . Jacaylkii ayaa sidii wali ii haya.
@abdiallah614
@abdiallah614 3 жыл бұрын
@@aymarmusa225 isku wara bro
@Que3n1
@Que3n1 13 күн бұрын
Hadaad 2024 heestan dib usoo raadisay ismuuji❤️👍😂
@Siciidiimaan
@Siciidiimaan Жыл бұрын
Heestan inantii i bartay sabtida ayay qalin jabinaysaa🎓❤️. Inaadeertay qaali hambalyo 📍.
@siciidcabdi7467
@siciidcabdi7467 Жыл бұрын
Heestan inaan muna faysal cise diin ba I bartay wllhi ❤❤❤
@MuscabDesign30000
@MuscabDesign30000 Ай бұрын
Caawo taariikhdu waa 22/10/2024 saacaduna 9:48pm waxaan caawo rajeynayaa in alle iifududeeyo safaro dhaadheer oo an gali raba allow iirume Haddii aad aragto qoralkayga iisoo ducee walle in alle janada nagu kulmiyana alle nooga bari insha allah
@abshirdagel5135
@abshirdagel5135 Жыл бұрын
Kaltuun Bacado 2014 Heesahaaga igu Dambaysay😢🎉
@maxamedoffical6401
@maxamedoffical6401 5 ай бұрын
6/6/2024,cidi dhagaysa naysa cimridheer iyo cafimad 10sano kadiP song ❤
@mazbelmohamed5364
@mazbelmohamed5364 Жыл бұрын
TikTok make me to come here wow it’s amazing song
@engjibrilidiris9806
@engjibrilidiris9806 5 ай бұрын
Masha allaha
@kaari767
@kaari767 Жыл бұрын
Stiil qolkaygan ku dhagaysanaya 2023 Old is gold wlhi
@Sohane2015
@Sohane2015 3 жыл бұрын
Masha alah hestan anu waxan ka qatay somali nimadiyo sinjigaga wacanba isasudhay aniyo adiga yasalam nolw
@Nasriin-mohamed1
@Nasriin-mohamed1 Жыл бұрын
Kaltuun Bacadle FANANADEYDA.❤️ Waa iga soo qabatay cwa Wan so radiyy waliba hestaan aada ujeclhy❤️ waa Haben wlh 23:22 geska Africa Ama 5saac 22 daqiiqo habeen axada 2023 Suuganta heesaha hee Sub ciska io luqda leh Adaa iga sameynteee SIDAAD igu weeyn thy jaceyl igu sargo'an baa samada ila adee Somalinimadiyo sinjigada wacan baa isasuray ani io adigeee. ❤️❤️
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Fariid dheh 🎉
@cabdifitaxabdulahi2
@cabdifitaxabdulahi2 2 ай бұрын
Waxaan dhageesanayaa tariikhda waa 16/September/2024 waxaana jooga south africa waxaana fadhiya meesha shaqada hada waxaan kuraaxeesanayaa hestaan aadka uqiimaha badan lakiin waxaan leeyahay xariir jacayl muda bil ku dhow waxaana sameeyey anigoo ku faraxsan hadana waanacay waana gabar aad ii jecel ana aad u jeclahay lakiin danta iyo waqtigaa ayaa diiday sababtoo ah ana janis ma ihaayo wax kaste waan u sheegay lakiin waxaan sameeyo garan maayo❤😢
@khadarcapdirisaaq
@khadarcapdirisaaq 2 ай бұрын
@@cabdifitaxabdulahi2 ax yaa hees waxan hees way dhaaftay 16/9/2024
@kiinayxasan2213
@kiinayxasan2213 Ай бұрын
Insh alalh woo haagaagi dooan bro south Africa allah nku amansato Insh alalh wxa alalh kabaryi dona inu calaf igu daro jacelkey
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow Ай бұрын
ana sabanka maanta inaan ina dumar kula simo suuroobi waydee waxaan heesakan ku dhagysanayaa magalada harar tariikhduna waa 24/10/2024 maalin khamisa heeskan waxa uu isoo xasuusiya midkamida xiliyada ugu wcna nolosha balse hada ma dareemayo wacnaan dhanka nolosha"ilahay dhamanteen haynoo hawal yareeyo culaysyada aduun iyo akhiroba"
@aymankasaanostudio1000
@aymankasaanostudio1000 2 жыл бұрын
Waxan aaminsanay Inay tahay Boqorada Codka dumarka Somaliyeed Bacado🥳📸💯
@XamdiCabdiraaaq
@XamdiCabdiraaaq Ай бұрын
Heestan Cawo jimco ah ayaa udiray ninkan 2 cunug udhalay wlhi adunka asago kle kawaye😢🎉
@inaahmed3253
@inaahmed3253 4 жыл бұрын
Faruhupa sidooda masinoo xubnahoowy kla sareyaan ana sabanka maanta inan rag kula zimo suuropi waydee😭😭😔😔
@luxurylifStyl3
@luxurylifStyl3 2 жыл бұрын
Kaltuun Bacado Old Is Gold I'm Still Listening july/2022 Like Hadaa Iga danbeyso
@AYsar.official
@AYsar.official 3 жыл бұрын
AxYaa Fann KaltuuN Bacado Tani Hees DhaaftaY ❤
@saxardiidmaxamed1254
@saxardiidmaxamed1254 5 ай бұрын
Ma aqaano sababtay heeskan millions ugaadhi la'dahey weli 18 june 2024 nairobi, kenya!!
@kiindaahir6485
@kiindaahir6485 5 ай бұрын
❤️
@Awo_737
@Awo_737 4 ай бұрын
@@saxardiidmaxamed1254 way gadheyba
@abdoww861
@abdoww861 Ай бұрын
Kaltuun maxay qalbiyadayada ku akhrisay ♥️🥺
@bukharimaxamud1593
@bukharimaxamud1593 Ай бұрын
Bal ano single ah Ayan dhagysanaya mrkn insha allah guursado Ayan commentigan kuso labanaya😂😂😂😂umcccc gabadhan commentigan tusi donaya een niyada kuhayaay❤heego muuqdherey❤
@lakimaxamed-mm2gj
@lakimaxamed-mm2gj 5 ай бұрын
Heestan waxan bartay goor habeen ah anagoo dhalinyaro badan ah oo galabtii wakhti ku soo qaadnay banaanka magaalada garoowe,markii aan soo soconay baa abwaan gorod jare yiri heeskaas inoo geeya siddii baan heeskaas ku bartay wakhtigu wuxu ahaa 2021 haddana waa 2024 tahayna waxan ku dhegaysanayaa isla garoowe waxanu wadda joogna nasra buhoodle.
@Marwaahmetttt
@Marwaahmetttt 5 ай бұрын
Magacyga iyo magaladeydi hal mar kulmay wan kusalamy wllo 😁👋
@abdulrazaq2302
@abdulrazaq2302 Ай бұрын
@@lakimaxamed-mm2gj ilaahay ha caafiyo
@dowlaali1396
@dowlaali1396 Ай бұрын
It’s 2024 😢hada idin dhaho hastan😢ka shekeyna love iwada sari laheden iyo ilin😢
@NadaAhmed-kr2jv
@NadaAhmed-kr2jv 8 ай бұрын
Waxan so boqday 9sano kadiib 10/3/2024 wa habeen Ramadan ay koow tahey ❤
@mahadabdi9751
@mahadabdi9751 6 ай бұрын
Heestan waxa ii qaadi jirtay gabar aan xiriir laheyn 2016 kii 😭 hada waa xaas waxa qaba ina adeerkay😂. Ilmahaan ka wareystaa lkn kuma dhaco inan dhaho dumashi setahay. Qaladka anaa lahaa lkn way nasiib badneyn waayo waxa u jooga hada afar caruur ah ana halkii ban suuqa ku jiraa
@Marwaahmetttt
@Marwaahmetttt 5 ай бұрын
Sorry wll calaf ban jirin mid wnagsan alle haku siyo 😊😁
@abdulrazaq2302
@abdulrazaq2302 Ай бұрын
😅😊
@atarisho1
@atarisho1 Ай бұрын
@@mahadabdi9751 wlhi wa iga qoslisay ilahay qof kawacn haku siyo 😂😭
@DeeqaSheekhdhr
@DeeqaSheekhdhr 13 күн бұрын
Allaw suldaankayga idaa ubad khayrana nasii
@MunaIsmacil-d5u
@MunaIsmacil-d5u Жыл бұрын
Cawa oo ay bishu tahay 11/10/2023 heesta waxa ii xasuusiyey suldankeyga an jeclahay ❤
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Isku waara walaa 😊
@Najmaganey
@Najmaganey 3 ай бұрын
Ana sabanka manta Inan rag Kula Simon Suurobi weydey 💗🥺💋🫶🤴
@yj_lak
@yj_lak 2 жыл бұрын
Xasuusaha qaar waxay kugu kalifayaan Inaad ilmayso 😢
@yusufkaramaofficial4194
@yusufkaramaofficial4194 Жыл бұрын
Wlhi saaid 😢
@hoodandajiya2023
@hoodandajiya2023 18 күн бұрын
Manta Oo ay tahy Tariikhfu /4/11/2024 Sacaduna tahy 5:15 Galabnimo waxan izka dhageysanayaa Heestan Oo an izka Jeclady Waxana Jooga jigjiga inta Qoralkeygana Aragtey Wn idin Salamey💕🎀
@nasteha_abdinasir
@nasteha_abdinasir 11 күн бұрын
😂💕🫶🏽
@MaxamedshugriAxmed-r3r
@MaxamedshugriAxmed-r3r 3 ай бұрын
Walahi bacado 2023 waxan ku arkay jabuuti waliba todobaad baan isla joognay iyada iyo sadex ciyalkeeda midakale heestan mamodayn inay iyadu qaaday imikana 30/7/2024 galabnimo
@deckyaredeckyare5788
@deckyaredeckyare5788 25 күн бұрын
2024/28/10 Hebeeen talado ah sacadana 21:40 dareen iyo damac iga dhax guuxayo awgeed ban udhagaysanaya allow waxa aan niyada kuhayo waad ogtehe allow ii aqbal oona nabad igu gee mesha aan rabo adna qoralkan aqrinayo iso ducee waxa jeceshahay allah kusiiye 🫶❤️🫂
@apdulasiisipnuali
@apdulasiisipnuali 2 ай бұрын
Team 2024😂😅
@FarxiyoAbukarmaxamed-ej1mk
@FarxiyoAbukarmaxamed-ej1mk 6 ай бұрын
Song 2024 like saar ❤😢
@abdullaahigacal
@abdullaahigacal 9 ай бұрын
Sidaad igu weyn tahay jacyl igu Sar go'an baa samada ila adee mcn ❤
@Dagan-24-12
@Dagan-24-12 19 күн бұрын
2024-November-3 waxan ku dhagaysanyaa qolkayga waxan aad u dareemya jacayl alle waxan waydisanaaya in uu calaf igu daro qofkayga aan jecelahay ZM❤️😢
@abdullahihassan2791
@abdullahihassan2791 24 күн бұрын
From tiktok
@amaanzanhussein9237
@amaanzanhussein9237 9 ай бұрын
YASALAAM 🔥🤭 it’s 2024 still I love this song 🎶🫶
@YahyeShariiF-n5w
@YahyeShariiF-n5w 10 ай бұрын
xasus 2023 ayaan dhageystey xaskeyga ayaana isoo shertey lkn manta way dhimatey qali ilahay hakuu naxarizto 😢❤
@RidwaanMaxamed-x8s
@RidwaanMaxamed-x8s 10 ай бұрын
alle ha u naxariisto wll
@MustafeCabdilahi-jw2xw
@MustafeCabdilahi-jw2xw 5 ай бұрын
Alle ha unacriisto zhp
@NuuraOmar-bx8ip
@NuuraOmar-bx8ip 2 ай бұрын
@@YahyeShariiF-n5w 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@PhalastiiN
@PhalastiiN Ай бұрын
allaha u naxaristo qabriga allaha u wasiciyo 😢 🤲
@LaylaMuxumed-ul6wt
@LaylaMuxumed-ul6wt 2 күн бұрын
Allhe ha unacariisto wll
@UgaasoAdan
@UgaasoAdan 4 ай бұрын
Soomaali nimadiyo sinjigaaga wacn baa issuray aniga iyo adi❤ wiilka habaryartay dhashay😘❤
@issamuhamed7952
@issamuhamed7952 3 жыл бұрын
World without memory is nothing the song hit me back when I used to heard cattles at rural areas
@simanali7559
@simanali7559 2 жыл бұрын
That must be a peaceful great memory MashAllah
@issamuhamed7952
@issamuhamed7952 2 жыл бұрын
@@simanali7559 yeh simaney
@simanali7559
@simanali7559 2 жыл бұрын
@@issamuhamed7952 most people don’t admit their past the way you so proud of it says a lot about you MashAllah
@moyare7950
@moyare7950 2 жыл бұрын
Waayo waayo sxb dhulkoo barwaaqo ah tigaaado kuliqayso biyuhuna meel walba jiifaaan Jabaqda shimbiraha iyo Dadka beeraha shimbiraha ka ilaalinaya hadalkoodu dhagahaaaga soogaadhayo Subxaanaka yaaacadiim
@olivaool9221
@olivaool9221 2 жыл бұрын
Libaax.
@habsanegueh
@habsanegueh 14 күн бұрын
❤❤❤❤ I love it ,thank you guys😊
@muparikmedia8894
@muparikmedia8894 3 жыл бұрын
2021 hadaa fiirsanayso ila mid paathy
@bachiirgaraad8138
@bachiirgaraad8138 Жыл бұрын
Heestan waxan ku xasuustaa 2012 markan ku jiray dugsiga sare ayaan baska ku dhagaysan jiray hees kale ma shidan jirin dirawalku xasuus
@abdifitaahmohamett
@abdifitaahmohamett Жыл бұрын
Ana sidokle 2023 ano dugsi sare dhigtan dawana❤
@LuqmaanAli-uc6lx
@LuqmaanAli-uc6lx 4 ай бұрын
Hadaa soo raadisay sidayda hestan like 👍 isar ❤❤❤
@nasteexocrisaaq4598
@nasteexocrisaaq4598 2 жыл бұрын
Heesta waa dhaagysn 2022 bisha 6 25 keed waax isku dhaacyna jaclkygi ango isku xanqasn waax igaa imaadya maglo kle habeenki mark kulaany gaari igua daarya haad islaa haaabeenki waax dhaacya ina isku dhaacno. Maar walip aniga ah qof daansuul waax ilaahya kaa baryaay sid uu ahy inu ii noqda 🤲🤲💖💯😭
@mahomedhassan5754
@mahomedhassan5754 3 жыл бұрын
Taarikhdu waa 2021/08/21 12:55 duhurnimo waana malin sabti ah heestaapaan dhagaystay wxn ku haminaya inan turki tago bisha 1 baad 2022 insha allah ilahay ha iirumeeyo
@heegansports3818
@heegansports3818 3 жыл бұрын
Ilaahay hku rumeyo rajadada insha Allah wd tagi ana iso duce brother
@mahomedhassan5754
@mahomedhassan5754 3 жыл бұрын
Insha allah sxp ilhy hakuu rumeyo adna
@Almaasofficial5617
@Almaasofficial5617 2 жыл бұрын
Ma tagtay wll
@mahomedhassan1723
@mahomedhassan1723 Жыл бұрын
@@Almaasofficial5617 may wll wali somalia ayaan joga sanad iyo 9 bilood ka bacdi ayaan qoraalkygii dib usoo raadiyay
@ismahanny6379
@ismahanny6379 Жыл бұрын
Hdda turki ma joogta 😂
@CkariimUmar
@CkariimUmar 2 ай бұрын
Heestan waxan kus xasuustaa habeen anu joognay goob ciyaraha laga dawado o kutal magalada burco final champions league oo ay isugu yimaden kooxdayda real madrid iyo atlatico madrid 2014 Xasuus waayo wayo😢❤
@JaabirCabdiraxmaan-jl2wb
@JaabirCabdiraxmaan-jl2wb Ай бұрын
From tiktok heesta waaba 🔥 caadiya
@rastaman9255
@rastaman9255 Ай бұрын
Haa. Walahi heesta wa dab 💔😭
@puzaadfarah8976
@puzaadfarah8976 Жыл бұрын
Faruhaba zidoodaa Ma Zinoo Xubnaha oo wey kala zareeYan Ana zapankan Manta in Aan Inan Ragg kula zimo Zuurtopi waydeee💕 Zamirkaga Inanyahow Markan Zaaro Dhaayaha Zawi Paan Ka qaada Zidey Aniga iLa TahaY Arinkeen Zamaye Cazhaga Ha Ziideyn 🙂❤
@AmusedPhotographs-fo7vb
@AmusedPhotographs-fo7vb Ай бұрын
Saacadu waa 8:28 habeen talaado ah taariikhdu tahay 7 oct 2024 waxan jeclhy rabbigeey inuu ii rumeeyo rajadeyda heestaan waxa iigu horeysay 2022 ilaa hadana waxan kuso xasuustaa jaceylkeyga allow calaf iigu dar nmco
@inacarab2353
@inacarab2353 4 жыл бұрын
Kaltuun xasan bacado Nice tune Incridible voice
@hodanmohamed2379
@hodanmohamed2379 Ай бұрын
Masha allah inader qali noloow inbadan ❤❤❤❤❤
@Sehaammohamett
@Sehaammohamett 19 күн бұрын
Waxa dhagaysanaya xili Duhur ah 12:55 waxan sugin jacaylkayga oo shaqo ka imaanaya Saan ula hadlo Ilahay ha ika xifdiyo mcn ❤ Sugaanta heesaha subciska iyo luuqda leh adaa iga samayste Sidaad igu weyntahay jacayl igu sar go,aanba samada Ila adee😢Somaliinimadiyo sinjigaga wacanba isasuray adige❤ Siday aniga Ila tahay arinkay samaye🫶🏻 Cashaqa ha sidayn❤️🫂 Wanagad igu deqday baan ilawayn waxa rajayn ina kuso labto commentigann ano xaskiisa I.a Ilahay calaf ha igu daro💍🥹 Sh ahmett cqadir🤴🏻🫂🫀
Heesta Wakhti (OFFICIAL VIDEO) Codkii Kaltuun Bacado  HD
6:21
SlntvEurope
Рет қаралды 3,3 МЛН
eid jama and kaltun bacado mahadnaq
9:58
mcbarry10
Рет қаралды 1,7 МЛН
FOREVER BUNNY
00:14
Natan por Aí
Рет қаралды 24 МЛН
ТВОИ РОДИТЕЛИ И ЧЕЛОВЕК ПАУК 😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 5 МЛН
風船をキャッチしろ!🎈 Balloon catch Challenges
00:57
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 90 МЛН
How Much Tape To Stop A Lamborghini?
00:15
MrBeast
Рет қаралды 206 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4,2 МЛН
jacaylka maxan baxnaanshey Kaltuun xasan bacado
5:36
Mustafa Dafle
Рет қаралды 1,8 МЛН
MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014
7:55
ZAMI FILMS
Рет қаралды 3 МЛН
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,7 МЛН
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
IDIL BARKHAD MAKU DIRAY JACEYL
6:56
Eng Sharma
Рет қаралды 7 МЛН
Idaaya
8:02
Waayaha Cusub
Рет қаралды 3,5 МЛН
Diiwaan - Axmed Biif 2010
6:29
AxmedBiif2010
Рет қаралды 8 МЛН
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 22 МЛН
FOREVER BUNNY
00:14
Natan por Aí
Рет қаралды 24 МЛН