DAAHIR ALASOW IYO NAAG CARUURTII GAALO KA QAADAY HOOYO DHIBAN

  Рет қаралды 21,060

Kanadi official

Kanadi official

Күн бұрын

Пікірлер: 28
@AsmaAlicigal
@AsmaAlicigal 4 ай бұрын
Ax cungtaa yar caasho allow ku xafid oovawlaadeeda u soo nabad celi aamin yaarabi
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 ай бұрын
hadu soo dhigo ooyadoo qawan iyada maha denbigeeda waana binu adam wax binu adam ku yaala uun baa la arki waa inantaa yar ee quruxda abdan isaga xoolo ah
@YaxyEAhmeddaahir
@YaxyEAhmeddaahir 3 ай бұрын
😢 shet saqajaan aya oo xaarana habluhu waa cawree allah swt hakaa jaro miskiinta xumanta aad u gaysay ay ay dhalay baad thy bal.yaa somaliland may haato wlhi in lagu jar jari lahaa wll.miskiiney allah.swt haku gar.gaaaro gabdhihiinan qurbaha jooga ama xamr ee reer konfur dee iska ilaaliya muuqalada la idinka duubayo shet
@Banuhashim237
@Banuhashim237 4 ай бұрын
WAAR MAJEERTEEN KA SIDAN MA MOODAYN😮 WAAR NINKA 5 XABADOOD KU DHUFTA😮 INANTA UU QABAY LEH SAWIRO QAAWAN AYAAN KA HAYAA. WAAR NINKA DILA. HADII KALE BURCO KEENA 11 XABADOOD AYAA U QORANE INANGUMEED KA XUN😮 CALOOSHA I XANUUNTAY INAANTAA DHIBTA HAYSATA😢😢😢😢😢😢
@fabdule4845
@fabdule4845 4 ай бұрын
Asc waxaan ka yaabay nin iyo naag is qabo soo isma qaawiyaan maxaa raga qiimihii ka qaaday subxaanallaah
@nimoadam3508
@nimoadam3508 4 ай бұрын
Thank you so much Daahir Alasow 🦁🤴🤴🤴🤴🤴🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😇😇😇😇🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🫡🫡
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 ай бұрын
hortaa naagahow wax qawan ha udirina nimanka wayo telphone xata dad kale ayaa kala bixi kara markad wif isticamasho waa laga qadan kara meel kalae laga leyahay hadaba dumarow maxa idinka idin qawinaya sow muslimiin ma taahin marka sariirtana isaba wa qawan yahay ma diri karo kaas lakiin inta iska qado u dir waa ceeb malaigta garbahiina saran ka xishooda sow maogidin maalig garbahiina saran yihin xidhooda haday idinku dhacdona sidaa gabadhan free noqda oo yaaan yaan la idinku gumaysan waan ku soo dhigaya weligana ha u jooojin walahay bilahay ceebta odhan isaga leh hadii meher calaal kugu qbaay fariid noqo yaay isugu kaa darmin tobaan dhibto wa walan doontan hadii kale Somalidi wa reer miyo camarad helay wa inay wadanka ay joogto ku dacwayso kuma samayn karo waxas dacwee u sheg dowlada uu la joogo walahay caruuraha iyo umadaba wa laga qabanayaa meel walaba uu joogo xata caruuraha uma soo dhowan karo kaas dadka qawan duubaya
@hagimohamoud6653
@hagimohamoud6653 4 ай бұрын
Waa Nimankii somaliyeed dhinte. Nin caruurtiisa siiyay cadaan oo hooyadii dhashay ka kexeeyay. Qurunle diin aan laheyn oo doqon ah.
@SagalMohaned
@SagalMohaned 4 ай бұрын
DEE TOLKII HAQABSADAAN EEYGA NADALKA AH GABADH WAA MISKIIN GABDHAHA RAGA CABTOYDA AH GURSADAY ALAHA U GAR GAARO
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 ай бұрын
doofaar dameer isaga ka xun bal jaahilnimdiisa qof ayuu dameer ku shegaya iaydana sidasu u caayi jiray
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 ай бұрын
nin xaskiisa duubaya isaga ceeboobay iyadu ceeb malaha inantana wa naag nool wlahay wana fariid doqonkan madhan ha laga qabto gabadha
@Ummu.maxamed
@Ummu.maxamed 4 ай бұрын
Waa dulmi ninka gabadha latirsan hayo waa duli in meel lagasaaru ubaahan yahay
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 ай бұрын
walahay wa fariid qaawinada kugu ma hanjabi karo waayo adiga maad is qawin shaqo ilahay kuu taalo galay baad gudanaysay hada ka hor puntland mid baa duubay naag sadex u dhashay oo wati youtube fadhidaiyay ka hadlaysay sharafi dhimatay walahay ragii qaar baa ceebeyaay nagtu qabay duubaya wa xoolo sawirkisia soo dhiga kaas dumarka danebe ka baqayaan
@asmamustafe8380
@asmamustafe8380 4 ай бұрын
Tuur
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 4 ай бұрын
Gabdhaha ha haku daling edeb darada
@ABDOURAHMAN-hw1tx
@ABDOURAHMAN-hw1tx 4 ай бұрын
Traduire du texte avec votre appareil photo MAHAD WAA FAARAKH 
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 4 ай бұрын
Daahir calasow munaafaq sanaaa namiimiye. Bal beenta day gabadho qaawan ayuu iisoo dirayaa ayuu leeyahay
@ABDOURAHMAN-hw1tx
@ABDOURAHMAN-hw1tx 4 ай бұрын
Waa maxay caqli-xumo aan maskax lahayn, sidee nin naagtiisa sidan ugu samayn karaa, ninkani maaha mid xalaal ah.
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 4 ай бұрын
Caadi😢sodhig maytirahdo😢jacal been😢naa kafsideyso wadanka somali maha meshan
@saciid_iid
@saciid_iid 4 ай бұрын
Waa nin xun maa dacweysaan
@sahrawali6800
@sahrawali6800 4 ай бұрын
Hello brother, you did good job helpful woman, and children will abuse his wife and children abuser
@Sahro5096
@Sahro5096 4 ай бұрын
Kaas.waa.dayuus.eenin.mahaa
@abdikadirhillow1820
@abdikadirhillow1820 4 ай бұрын
Duli aso xaskisa iyo caruurtisa cebeyey aya sihadla
@HiboyonisHiboyonis
@HiboyonisHiboyonis 4 ай бұрын
P
@نجمهشمال-ب8ض
@نجمهشمال-ب8ض 4 ай бұрын
daahir. calasow. ilahay. ka. baq. naaga. faraha. kalabax
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 4 ай бұрын
Soo geli dheh
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 4 ай бұрын
Soo geli dheh
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 116 МЛН
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 2,4 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 55 МЛН
Horadhac TikTok Hooyo. macaan. ducaayo. 114
20:42
Cidla ka wareer official
Рет қаралды 202
MAXKAMADA TIKTOK|| AABO SOMALIYED CARUURIISA KUFSADI
13:51
XAABSADE OFFICIAL
Рет қаралды 28 М.
Dood iyo Isfahan waa Daahir calasow! Maxaad ka.aaminsantahy Maxkabada
6:39
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 116 МЛН