Dr wankusalamy, program yada an nosogudbisin waa high level, wxn flya meshan ugu habon ee qof cafimadka barto uu lajan qadi karo, lkn mararka qaar waxan dareema inad masar ama somalia aad kukoobtid taas oo barnamijyada kukoban masar io somalia aan dadka melaha kle kubrto cafimadka an xiso usameyeyn, because an china ayan kubarta so lifestyle aradda masar io somalia xiso imayelanayo , dabcan calamka kalana ardad jogto waykugu xiranyhin maxyelay majiro kalanal kle oo cafimadka aad ugu uurduleelo,please make programmes internationally ❤
@ahmedromanio29 күн бұрын
Magalada Nairobi wa lagu halagsmay dad an doctor ehen hospital iska furtay you talking good point dr
@DrAdnanAbdallah28 күн бұрын
Allah ka qabto umada
@drszamzamsiman75797 күн бұрын
Aad iyo aad wad mahadsanthy dr
@Hafsamohamed423426 күн бұрын
Thanks dr suaal kiweydinaa dr kwaran qofka rabo inuu barto qeybta dhecaanada sida dr shahiid qeybta uu bartay cmal intee uku fcn laka heli karaa qeybtaas in kastoo ay somalida cilmigaas aad ubaranin dad yar moyeee
@malyuunmacalinxasan309527 күн бұрын
shukrn Dr adanan sida Mar waliba diirada u sartit mawduucyada muhiim thy team cfmd ogaadan allha ka abaal mariyo dr
@XaawoSaid-rj3fu28 күн бұрын
Dr.aadan dhiirigalintaada aad baan u dhageystaa waxa aad inta badan ka hadasho waa caaafimaad aniguba waxan rabaa inaan barto kuliyada medicine and surgery video badan aad ka sameysey waan daawey wllhi wax badana ka faidey masha allaH waxana jeclaan lahaa inaad inaad inoo sii badasiyo ka hadalka kuliyada medicine and surgery
@HibaaqBashiirAbdi26 күн бұрын
Mahadsanid doctor madamaa su aasha rabey iga jahilbixeyse cilmi badan ka barte runtii Allah haka awal mariyo
@anthonioofficial734128 күн бұрын
Inaa kula xiriiraan rabaa dhaqtar. Mahadsannid Dr.
@NaimaMohamud-i2v28 күн бұрын
Mansha Allah tabaraka shukran dr waxan ka codsanayaa xalqadahas markad dhameysid inaad kaso hadasho ardeyda Information technology barto xirfado kale oo ubananan oo ey kudarsan karaan miyaa jirto ❤intaasna waa codsi 😊
@Sabnaaebrahim29 күн бұрын
سبحان الله walahi waan ku fikiraayeu mawduuc noocaan ah waana soo gelisay
@iimaan_geedi_hassan29 күн бұрын
Same wlh qalpiyadena ogaay umalynaa😊
@DrAdnanAbdallah28 күн бұрын
Isku fikir baa nahay malaha 🙏🏽
@abdinasirabey920128 күн бұрын
Shukran DR Adnan 🎉
@maymuunomer382920 күн бұрын
Shukran jzakalahu khyrul jazaa ustaad ani waxan jeclahay inan noqodo dr anaa jecel yaraan aya la igu diiday hada kohor balse hada alx waan gali karaa ee waxan kafakra halkee ka bilowdaa oo aad ufiican hadaad wax baranysid waliba waxan jeclahay meel baraatikaal ah misnamed aad ufiicn halke igula talin lahayd hada waxan jooga putlnd adoo raali ah dr adanan jzakalahu khyrul jazaa
@AbshiraGulleidIbrahim29 күн бұрын
M.aDK .Adnan wadmahadsante wlhi thanks so much
@DrAdnanAbdallah28 күн бұрын
U welcome
@hothen77728 күн бұрын
masha Allah sidad wax no fahansiso ayaan wax loo dhiga jirin ❤
@maxamedaxmedtimacade73714 күн бұрын
Mahadsanid dr adnan arinta aad ka hadashay wlhi aney igu dhici rabty waxan ula jeeda ana saas sameyn raby sababo dhaqaalo daraadood lkn hada alx kuliyada medicine barta j. S.N.U
@mohammedmohamud743329 күн бұрын
Mnshallah Doc, this is what we need to clarify. There is no need to call this honored 2 letters (Dr) who doesn't deserve. Shukran🫡. From jigjiga,Somalia 🇸🇴
@DrAdnanAbdallah28 күн бұрын
Absolutely 💯
@abdiqaniugas196828 күн бұрын
Mashaallaah dr mahadsanid
@CabdishakurCabdiqadir-n4j28 күн бұрын
Dr adnaan alle haku xafido
@mohamutt..bile.7728 күн бұрын
Our doctor shukran
@MixyadinMaxamed25 күн бұрын
Aad bad umahadsantay Dr
@DrhawaSheikh29 күн бұрын
Masha allah jazakallah dr adnan
@DrAdnanAbdallah28 күн бұрын
Wa iyaaka Dr Hawa
@umuarwa28 күн бұрын
Allah haku barakeeyo ustaaad❤
@zmzm.osman00116 күн бұрын
Dr. Adnan mahadsanid. Runtii from year 2 med student ila hadda oon doc ahay ban ku xeranahay chanelkaan wax baddana wa ka faaiday.
@XayadCumar-h9y28 күн бұрын
Allah yaxfiidak
@abdifatahofficial493129 күн бұрын
Wa mahadsanthy dr wacyigaga
@DrAdnanAbdallah28 күн бұрын
Adigaa mudan
@FaatimaZahra-f3e28 күн бұрын
Mhdsanid Dr adnaan 🙏
@mohamedshariftatico1927 күн бұрын
Really it's very interesting topic, go ahead
@FarxiyoMahad202429 күн бұрын
Wa mahadsantahay doctor 😊
@DrAdnanAbdallah28 күн бұрын
Adigaa mudan
@NeseahamohamettsaedNeseaha28 күн бұрын
Clinical officers ka so hadal dr thanks ❤
@iimaan_geedi_hassan29 күн бұрын
Aad baa unahadsanthy dr niyadeyda ku jirte arinkaan wana no hadashay ❤
@DrAdnanAbdallah28 күн бұрын
Masha Allah. Guuleyso.
@XaawoMaxamed-z9p28 күн бұрын
Mahdsanid my Doctor ❤
@mohafaarah142229 күн бұрын
Maashalaah ani hada medicine aa wadaa second year waa mahadsantahay dr saa barnaamijyada faaidada leh noogu soo gudbisid
@DrAdnanAbdallah28 күн бұрын
Guuleyso😊
@sahruuja623 күн бұрын
Asalamu caleykum wrwb Dear Dr. Adnan, I appreciate your insights, but I must respectfully disagree with your statement that nurses primarily perform wound dressings and are sometimes prohibited from cannulating patients. As a nurse living in the UK, I’d like to highlight some of the key duties that nurses routinely carry out: 1) Assess patients’ conditions 2) Record patients’ medical histories and symptoms 3) Administer medications and treatments 4) Consult and collaborate with doctors and other healthcare professionals 5) Perform diagnostic tests and analyze the results 6) Educate patients and their families on managing illnesses or injuries Additionally, we have nurse specialists, such as diabetes nurse specialists, oncology clinical nurse specialists, and nurse practitioners in various fields who have undergone further training and are highly competent in their roles. While I understand the importance of practicing within our scope, I hope this will convey the breadth of our responsibilities and contributions. Thank you for the valuable work you do for our community. Jazakallahu khair. Best regards, Sahra
@D7098728 күн бұрын
Dr adnan mahadsanid topic gaan dadka aad kalahadashay waxaan rajaynayaa inay kawaan too baan doctorminada beenta ah ❤
@channo2022 күн бұрын
Dr Gynecology kasoo hadal pls🥰
@IimiAhmed29 күн бұрын
جزاء الله خيرا جزاء
@DrAdnanAbdallah28 күн бұрын
واياك 😊
@abdikanisaidmoha782028 күн бұрын
Thanks dr la soo dheeray
@MohamedJama-j7w29 күн бұрын
Maashaa Allah doctor adnaan
@DrAdnanAbdallah28 күн бұрын
Mahadsanid
@AsmaXasan-eh4vb29 күн бұрын
Shukran Dr adnan
@DrAdnanAbdallah28 күн бұрын
Cafwan 😊
@axmedmohamed568829 күн бұрын
Mahadsanid dr
@DrAdnanAbdallah28 күн бұрын
Adigaa mudan
@hodoali571428 күн бұрын
Mansh allah tabarak raxmaan
@Muuna-ck6hm29 күн бұрын
thank you Dr adnan Abdullahi
@DrAdnanAbdallah28 күн бұрын
U welcome
@FardowsoCabdalle-s4l29 күн бұрын
Thank you doctor adnan
@DrAdnanAbdallah28 күн бұрын
U welcome
@SumayaAhmed-mn7wj28 күн бұрын
جزاك الله خير الجزاء
@AminaAhmed-u3n29 күн бұрын
Dr mahadsanid
@DrAdnanAbdallah28 күн бұрын
Adigaa mudan
@najaxraagemursal913929 күн бұрын
thansk dr❤
@DrAdnanAbdallah28 күн бұрын
U welcome
@ibraahimcabaas300815 күн бұрын
Aniga waxan ahay laboratory. Anigaaba ka mid ah dadka rabo iney dhameystirtan oo medicine bilaabaan .
@Abdisamad.Abdulle29 күн бұрын
Thanks Dr adnaan ani ahaan waxaa jeclaan lahaa in aad video nooga soodiyaariso the best way ee lagu xifdin kadho medical terminology waa hadaad waqti uhelelyso... Mahadsanid diktore.
@AishaMoha-y7z29 күн бұрын
As medical student waxan kugu soo jeedin lahaa in aad iska deyso xifdis waayo wax kasta oo la xifdiyo waa la iloopa lkn wax kasta oo la fahmo wey adag tahay si lagu iloobo medical terminology ma ahan maado xifdis waayo waxay ka kooban tahay billions of terminology hadii aad fahamto is ku xirka word root iyo suffix ama prefix iyo suffix iyo basic ka oo ah word root, common suffix, adjective suffix iyo prefix waxaa kuu fudaanaya fahmeysaana dhisitaanka medical terminology ❤
@Abdisamad.Abdulle29 күн бұрын
@AishaMoha-y7z shukran walle xogtaa qiimaha badan ee aad inala wadaagtay..🙏🥰
Dr aad umahdsantyh waxaa iga soo jawaabtaa medwifery master aahan maxaa laga diyaarinkaraa oo ifuran inaan kadiyaariyo please adoo mahadsan الله يعزك ويرفع شأنك❤
@najmamoalimmohamed543429 күн бұрын
Dr sax runtada waye Xitaa mid aan nersin so dhigan ayaa dr shegto nafta ayey no kenen
@DrAdnanAbdallah28 күн бұрын
Wanaaga Allah tuso
@akrampodcast--0128 күн бұрын
Dr waxaa ka soo hadashaa kuliyada Dentistry iyo taqaqusaad keeda kala duwan.
@AbdirihmanAbdirisaqHussien29 күн бұрын
Mansha allh dre wa barnamij xiisahiisa wata wa soo dhaweynya 👏
Video uu ku shegayo jira jamacada Mogadishu ku talaa ka bartay banadir la dhaho😊
@DrAdnanAbdallah28 күн бұрын
Walaal kanaalka dib ugu laabo ee daawo jaamacada ugu fiican muuqaal aan kaga hadlay.
@yasminabdurahman67728 күн бұрын
Ani waxaa bartay public health waana ku qanacsanahay lkn Waxaa jiro dhaqaartiir medicine bartay hdane mester ka dhiganayo public health qof walbo wuxuu bartay haku shaqeysto shaqadeena naku cariiriyen kasoo hadal mowduucas please
@abdukadirali202028 күн бұрын
Ardayga lab-ka bartay takhasusyo uu diyaarin karo ka soo hadal dre.
@HamseJamac-Hk29 күн бұрын
dr wxan ubahanahay inaad vedio nooga so samayo wxa uu bartay ama shahaada u qatay dr guud
@DrAdnanAbdallah28 күн бұрын
Daawo muuqaalada yaalaan descriptionka ama commentka 1aaad.
@najmaquen938928 күн бұрын
Asc wll ugu horen first reply ku soi galay waaye Waxaan ka codsanaayah inaad ka soo hadashao mawduc Quseeya nersing ka wll plz
@XayaatAbdinasir29 күн бұрын
Waa xagad Kaso hadasha umulisada Dr mahadsanid❤❤❤❤