No video

#KAYSE

  Рет қаралды 12,084

KAYSE SHOW TV

KAYSE SHOW TV

Күн бұрын

Пікірлер: 24
@abdullahijama9171
@abdullahijama9171 Жыл бұрын
Macalin waa lagu bahnaa waa so dahday ragii waa bad badisay good lucky
@abdinoursalahali9854
@abdinoursalahali9854 2 жыл бұрын
dhiirigaliye cajiib ah xaliye halkaas ka wad waxay u fcn tahay dhalinta hada soo kacaysa keep going
@user-ys6eb9gz1m
@user-ys6eb9gz1m 9 ай бұрын
Sxb waan kaa qaylyay sidaas ku wad macalin
@Sharmake-mn5ux
@Sharmake-mn5ux 8 ай бұрын
Kkkkkkk Danyerada saz uxdlaan Hhhhhh
@nasraismail4230
@nasraismail4230 Жыл бұрын
Kkkkkk Xaliya maanta sifiican buuu uhadlay ragiina runtuu usheegay
@samsamadam9641
@samsamadam9641 2 жыл бұрын
Haweenka aqliga leh saasoo kalay u fakaraan naftooda iyo shaqadoda iyo caafimadkoda iyo quruxdooda iyo cibaadadooda aaqiro iyo kalsoonidooda ayey ku mashquulsan yihiin walaahi 15 sano kahore ayaan go aan ka gaarey I aanan anerjigayga iyo waqtigeyga inaan save gareysto oo aan nin taraag wada ama gurigiisa ku nasanayo waqtigayga dhumin hada hooyo danaheeda ku mashquulsan oo waqtigeeda ku cibaadeysata oo aaqaradeeda iyo aduun keeda u shaqaysataan ahay walaal oo ibni Adam ka kortey baahidooda ilaahay ku xiran walaal isku kalsoonida wa muhiim intaa aad sheegeyso iyo ka badan ayey dumarku u baahan yihiin anoo waliba jooga us nafsadeyda yaan ka hormariyaa wax kasta iyo cibaadadeyda xitaa ilmahayga iyo odageyga lkn anoo singala oo wiil yaroo 2 jira haysta ayaan waagas go aankas qaatey waana ku faaiidey aduuka reerkayagiina waxbadan baan u qabtey markaan iyagii caawiyeyna jaamacado iyo wax aan keeneyba oo ay wax qabsadeen ayaan mar 2 labaad dib u guursadey waayo anugu jaamacadeydii 2010 dardoodan uga mashquulay iyo reerkeena waxqabadkiisa walalkey wan keeney waaridkii iyo walalihii wu ila caawiyaa waaridkii wa kaducaysaney guryo u dhisney wiilal jaamacado kasaarney waliba aad iigu duceeyen waaridkey si gaara waayo waxa halkan ila yimid oo awalba joogey 2 gabdhood iyo 1 wiil oo ila dhashay caruurahoodey iyo danahoodey wataan sideyda waaridkii iyo Africa wax u qabadkooda kumey mashquulsana marka reerkiina wa isku filaadeen aabahay iyo 2 diisa reerna wa biillaa wax barashada caruurta yaryarna wa bixinaa waayo aniyo walalkey wa is kaashanaa hada alxamdulilaah gurilahaas waan soo marey anagoo haweene waayo waxan keeney anoo gabar aad u yara wiilkayga curad aabihiis oo 4 sano Africa iiga danbeeyay oo gabdhihii ile ekaa waagas nin ma sugi jirin wey iska wada furi jireen haduu diido wey fasaqan jireen waayo waagas gabdhahaa ku yaraa halkaan ragbaa ka furan jirey oo guursan jirey anigu waxaas ma ogolayn wadaad yar baan ahaa waa lagu daaley cid culimaana waan ka dhashay family badan oo adeero iyo eedooyin iyo wey nala socdeen midka adeerkii nakeeney wadankaan bey qaar dhaheen waankaa dooneyneynaa baabuur ban ku gadeynaa nala hadal ninka xoolihii kabaxey waan u celineynaa Maya Maya naag nin ku xiran oo laqabo nin lama sheekaysan karto diinteena waa ka xaaram baan iri no no no because alot baa iila imaadeen iska fur xoolihiisii aan u celinee no ninkeyga waan jeclahay nin kale inaan la hadlana waa xaaram ee dumaradiina ka raadsada yaan ku dhihi jirey waayo waagas waxaa buuxey201 2002 waxaa buuxey magaaladan dad rag badanoo is kasoo dhiibey yurub iyo Canada marka women's it was very view girls and ladies majority here was only men's warshado kashaqeeya oo ka yimid every where like Sweden Holland Denmark Canada Africa waagas inta badan reeraha wiilal baa looso dhoofin jirey gabdhuhuna waxeey ahaayen qaali markeey bateen bey qaarkood is qiima rideen oo kalsoonidii ka luntey subxaanalaah naf walba wixii loo qorey wey helaysaaye kor halayso qaado walaahi adoo weyn oo 4o dhaafey ayaa lagu qiimaynayaa markaad qof qaaliya tahay oo diin iyo aqlaaq iyo karti leh aad tahay ayaa walaahi lagu cayrsanayaa oo markaat tahay gabar arageeda lagu diimo oo gurideeda joogta oo sida diinteena tiri has oo banan bixina sidii jaahiliintii hore moolasha iyo banaanada hawareegina danteeda iyo gurigeeda iyo misaajidka iyo shaqdeeda ku mashquulsan walaahi markaasaa reerkiina yarad kumanan ah loo direyyaa adugu markaad naftaada qiimeyso ayey human ka iyo ibni Adam ka koo dhan ku qiimeynayaan qof ilaahay ku xiran oo aan ibni Adam waxba kasugin oo dadaalaya markaad tahay ilaahay wuu ku karaameeyay ee adugu is karaamee ya risaaq yaa fitaax dheh oo hortaada u soco shaqayso cibaadeyso wax baro waaridkaa iyo ehelkaa xiriiri waxad dhaantoku tar qaalalaahu tacaalaa walaqad karabnaa bini Adam waa aayad quraana ilaahay dumar iyo ragaba wu karaameeyay oo sharfey oo caqli siiyey ee yaan laysku danbaabin ee qof kastoo danahaada ku mashquul Korna isu qaada oo naftiina iney wax qabsan karto hadeey ilaahay lashaato aamina idinkoon kibraynin oo isla weynaanin waayo kibirku waa xaaram ibniadam ka uma banaana ilaahay kaliyaa leh oo Murakami jabaar alaah jaliil ah kibir yuusan shaydaan ku qarin oo dadkana hakaa amaan helaaan ruuxii afkiisa iyo gacantiisa laga amaan helo ayaa islaama ogaada waa inaa xanaaqaga qariso oo dadka aad iska cafiso si ilaahay ku cafiyo hadeey ku dhibaan is kaga tag banaankiisa mare maradiisa geed ma xagto subxaanalaah nabigeena scw wuxu dhahay muminka God 2 jeer lagama qaniino waayo bahalkii first ku qaniiney ba meeshii wali ku jira oo lamida mar I dage alaha dago 2 jeer I dage anaa is dagey dumarka waqti dhumis ka intooda badan ma rabaan because inta badan telephone iyo hadal iska socda oo kolba intuu gabadhii ay la xiriirayen oo ay guurka ku balameen marba intuu tago soo noqda markuu tii cusbeed uu lahadlayeyka so kala haro ragaa u badan af somali iyo telephone iyo danbi iska socda waayo markuu adoo raba ka tagtey ka oo balantii kaaga. baxey lamasoo ceshtay waayo hadana waa Takayama mar qof ku xumeeyay hadana 2 goor wey u fududahay inuu ku qiyaano waayo haweenka iyagaaba idinka cimri gaaban xaga dhalmada waqti dhumisna uma baahna ogow gabdhaha guur waqtigiisu daahey ma jecla intooda badan ogow taas ka fiirso intaadan falin wax kasta subxaanalaah ilaahay qayrka hanawaafajiyo wabilaahi towfiiq
@abdikanimuse1307
@abdikanimuse1307 2 жыл бұрын
Waxba kama jiraan
@kalatuuraaye.7106
@kalatuuraaye.7106 2 жыл бұрын
Waxaan oo qoraal ah jinni maa u qortayne 😄😄😄😄
@xadiyojamac5736
@xadiyojamac5736 2 жыл бұрын
Bayo waa mahad san tahay xigmad iyo waya aragnima nala wadagtan shukran❤
@19-20-w7h
@19-20-w7h Жыл бұрын
Mahadsanid abaayo, Qofkii kor isku qaada Allena isku xidha uunbaa heer gaara. Markle mahadsanid.
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 2 жыл бұрын
wlhi nikaaan wuu soodaahey
@mohamedxasan9094
@mohamedxasan9094 2 жыл бұрын
jabkas raga south Africe u badan
@user-rl2tz8yf9j
@user-rl2tz8yf9j 2 жыл бұрын
Macalin. Mssha. Allaah
@jamacmaxamed4517
@jamacmaxamed4517 2 жыл бұрын
Waatayeer ayaakadhiday
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 2 жыл бұрын
wlhi muxuu runta sheegay
@yussufbunow2740
@yussufbunow2740 2 жыл бұрын
kkkkkkkkk Danyerada sas uxadlaan hhhhhh
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 2 жыл бұрын
yaaah $10000 wan sef gareeyay aaaaa malaha haddii ay ii maqleyso miyaaa kkkkkkkk
@cabdiraxmaancabdiwali
@cabdiraxmaancabdiwali Жыл бұрын
dildaanyeeka
@jamacmaxamed4517
@jamacmaxamed4517 2 жыл бұрын
Miskiin
@jamacmaxamed4517
@jamacmaxamed4517 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@xaalimomaxamed1143
@xaalimomaxamed1143 2 жыл бұрын
Lagtaada dhaqaalayso ooxaliye lacagsii sharks gado
@jamacmaxamed4517
@jamacmaxamed4517 2 жыл бұрын
Kkkkkkk
@xaliyeyare6067
@xaliyeyare6067 Жыл бұрын
Dildanyerka intosanadiga kudilin
@jamacmaxamed4517
@jamacmaxamed4517 2 жыл бұрын
Kk(kkkk
Xaliye O Wareyste Gabadh Wiilal Badan O Danyeer Ah Dhacday
13:30
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 47 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 23 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 46 МЛН
#S01 EP 9 Jooji maalgashiga garoobyada.#Xaliye
39:28
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 28 М.
#KAYSE SHOW TV XALIYE IYO MAANTA 😂😂😂😂😂😂😂
43:37
markay i aragto surwaalkeeda wuu qooyayaa by macalin xaliye
19:40
Abdalla sharawi
Рет қаралды 6 М.
Sida aan uga soo baxay (Break up ) igu dhacay !
16:11
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 23 М.
جواب سوالات شما
11:29
SayaG
Рет қаралды 62 М.
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00