Ali zaki wa fanaankii u horeeyey ee gabdh dagn arooza❤😂m.a
@NajmaCabdiraxmaan-po7cj4 ай бұрын
Sadex hablood oo isaaaq iyo inana samarooon duriyadiiiba is heshay❤
@Madnessisallineed4 ай бұрын
Allow cadowga ka qabo iyagana kuwii wadada xaqah qaata ilaah haka dhiga, gabadha akhlaaqdii dir lagu yaqaan iyo sharaftii way la timid oo ay dhowrtay , asturnaan xishood way ku dhamaatay masha Allah
@ibrahimDeikHajiMohamedDeik4 ай бұрын
M.a Arooskii Qarniga Cali Zaki iyo Dume Juweeriya Guurkiina Guri Nagi Noqda Kuwii Ubad Qeyr Qaba Kala Hela Wll Cali Zaki Cadowgiina Ha Jabo idim Alle
@Ibby_hashi4 ай бұрын
Deeqsan Macalin iyo Rooda kayf way isku awood sheeganayan mid midda kle ayuu Cod iyo luuq ku riixayaa what a talent 🔥
@MushtaaqCawin2 ай бұрын
Wlhi benta mha inta kle calacal mesha ku hayan 😂deqsan rodo kayf yurub genyo inta kle wey oyayan😊
@xil_diidofficial72874 ай бұрын
Hablihii sharafta lahaa ee G36 iyo samaroon❤❤❤❤❤
@MssNaima4 ай бұрын
Wadajiro aduunka wax badan guul uwada jooga ali lo juweriy ❤❤
@JimcaaleShukri4 ай бұрын
Masha allah tabaarakallaah wll farxad awgeed waan ilmeeyay guushaada cali zaki iskuwaara isha xaasid ka nabad gala ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤