No video

KHAALID KAAMIL FT MALYUUN MAANKA NEW SONG BARMUUDA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

  Рет қаралды 12,244,854

Balanbaalis Studio

Balanbaalis Studio

Күн бұрын

Erayada iyo Laxanka Khaalid Kaamil
Music Mustafa Karaama
Farsamada Saalim Kaskey
Soo Saaristii Balanbaalis Studio
Hooyga Murtida Iyo Madadaalada

Пікірлер: 1 900
@zainabgarad289
@zainabgarad289 3 жыл бұрын
Maanta waa dhalashii Nabigeena Mohamed Csw 💋
@munizhapea9388
@munizhapea9388 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@aniisaaragsan9153
@aniisaaragsan9153 3 жыл бұрын
Na hedhe ma meshan ba dhalashada nabiga lagu xusa subxanallh eh
@naagnool3333
@naagnool3333 3 жыл бұрын
Scw scw scw 😥
@cawomaxamed5481
@cawomaxamed5481 3 жыл бұрын
scw
@ayanabdi2928
@ayanabdi2928 3 жыл бұрын
@@naagnool3333 9
@najmachanel7171
@najmachanel7171 3 жыл бұрын
🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤waaw hees macaan laakiin waxa ka macaan quraanka ilaahay ku sali nabiga scw 😔😔😔❤❤❤❤✋✋✋👍👍👍💋💋💋🤣🤣🤣🤗🤗🤗
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Hays Ag Keenin Walal Cmalu Shydan Iyo KALAMU ALLAH
@Ezzy-3z
@Ezzy-3z 2 ай бұрын
Ninweyn waa tahy maxa kugu dhacay maxamed iyo ilahy ina aad like ki raadsto maxa kugu kalifey
@kingfaatih9784
@kingfaatih9784 3 жыл бұрын
Khalid kamil maanta xamar wayne kugu arkay adigo sadaqo baxsanaya allh ku dhowro❣️✊
@fartuncismaan9575
@fartuncismaan9575 3 жыл бұрын
Mogdisho muuu joogaa
@kingfaatih9784
@kingfaatih9784 3 жыл бұрын
@@fartuncismaan9575 haa wall inbadan
@xidigahargeysa297
@xidigahargeysa297 3 жыл бұрын
@@fartuncismaan9575 muqdisho ayu jooga hada waa reer hargeysa lkin
@user-vl7lp6uo5f
@user-vl7lp6uo5f 3 жыл бұрын
@@xidigahargeysa297 waa reerburco walaal
@xidigahargeysa297
@xidigahargeysa297 3 жыл бұрын
@@user-vl7lp6uo5f burco iyo hargeysa maxay kala yihin
@nimco____world2785
@nimco____world2785 3 жыл бұрын
Muno maanka markuu aroosay sharma poy inta soo raadisay liketa ha iga ilaawina somalaay🇸🇴💙🏃‍♀️
@muniish_ahmett
@muniish_ahmett 3 жыл бұрын
inay fanan tahy xata maba ogyn😅
@nimco____world2785
@nimco____world2785 3 жыл бұрын
@@muniish_ahmett 😅🙈oo cadaa apayaa
@muniish_ahmett
@muniish_ahmett 3 жыл бұрын
@@nimco____world2785 haa xppt😂
@nasiinanasriina8527
@nasiinanasriina8527 3 жыл бұрын
Aydane awl ma aqoon lkn waa yb hhhhh
@macrufyare4756
@macrufyare4756 3 жыл бұрын
Hhhhh waad ifahantay
@Avacado.A
@Avacado.A 3 жыл бұрын
Waxaan inta imid malyuun maanka markii la guursaday kadib. Sharma iyo malyuun Aroos wacan ❤😊
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Khalid kamil afkiisan ka helay😫😋❤ Team ilko cas isku reer burco nahay wana wada ilko cas nahay awey reer burco 🥰🙈🙌
@mohaasbulle6185
@mohaasbulle6185 3 жыл бұрын
hehehe u are so funny
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Rer Burco Ma Dhaxalbay U Helen Ilko Casanta🤣
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 3 жыл бұрын
Ilkaha dabarka cas kaga yeela
@makokaireh244
@makokaireh244 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😆😆 naag walan hhhhhhhh
@zimbayare5554
@zimbayare5554 3 жыл бұрын
Iga wale wana kan😂
@user-vh4es5no5o
@user-vh4es5no5o 3 жыл бұрын
Inta soo raadisey markii la guursaday kadib sharma boy iyo malyuun manka aroos wacan ❤️✨
@siciidahmed3814
@siciidahmed3814 3 жыл бұрын
Yaa Soo raadsday markuu sharma boy guursaday malyuun mank farta tal👆
@zamiitaaxaseyn2978
@zamiitaaxaseyn2978 3 жыл бұрын
Malyuun maanka xidigtenna iyo fanaankena qaaliga khalid kaamil fanaan dhameystiran ereya laxan cod intaba wuu hayaa allow ku dhowr balanbaalis studio horay usocda sidaad fanka muqdisho u barbaarisaan 🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤
@mustafebulshaale2648
@mustafebulshaale2648 3 жыл бұрын
Heestaan 6M bey haysataa iyadoo 8bilood jirta, 2Year. 10M shaki igama jiro inay ku gaarayso. "BARMUUDA" Kaamil iyo Maanka Horay u Socda🥰
@Turjumaanka
@Turjumaanka 2 жыл бұрын
Hadaba 1 year 7M 😭😭😭 Fikirkaaga hooz
@zakariye8286
@zakariye8286 2 жыл бұрын
@@Turjumaanka 9.3m
@asalali6497
@asalali6497 Жыл бұрын
9.9m
@nidolzack7052
@nidolzack7052 Жыл бұрын
Sadaaliya dhab ayaa tahay runtii sxb 2yrs 10m
@jushperez8883
@jushperez8883 3 жыл бұрын
I'm an Ethiopian but although I don't understand a word from the songs ...Somali songs are really 🔥 touching ..what a nice voice and 😍 beautiful song ...Bravvooooo all the way
@mohaasbulle6185
@mohaasbulle6185 3 жыл бұрын
He songs Always hit's he is the Best Somali singer at the same time song writer
@Abdi1430
@Abdi1430 3 жыл бұрын
He says if you even enter bermuda triangle i will help you
@Abdirahman_Garad
@Abdirahman_Garad 3 жыл бұрын
We also listen, Ethiopian songs, even though we don't understand it.
@amaladen2560
@amaladen2560 3 жыл бұрын
I love eltetiran music
@zakariyabinhusseinboy2337
@zakariyabinhusseinboy2337 3 жыл бұрын
@@Abdi1430 Barmudoo Tringle miyaa Afsomali lagu dahaa walal
@karamoige5268
@karamoige5268 7 ай бұрын
What a amazing song.!😮 Khaalid iyo Maanka. Waa hees jacayla oo dareen gaara xanbaarsan Runtii. Off to Morocco.✈️😀🇲🇦 Still watching 16/01/2024.🎻🔥
@Czetttt
@Czetttt 7 ай бұрын
1 day ago 😂😂😂
@zakariaabdulhaliim458
@zakariaabdulhaliim458 3 жыл бұрын
Heestan markay 1 Million View gaarto Like ii saar.
@mohaa10
@mohaa10 3 жыл бұрын
4 milyan joogta
@hadaadqoslee2513
@hadaadqoslee2513 3 жыл бұрын
@@mohaa10 5.m kasii dhacde🤣👍 lkn hees iska yareeya 🤣
@ahmedjr3788
@ahmedjr3788 3 жыл бұрын
🤣
@ahmedjr3788
@ahmedjr3788 3 жыл бұрын
7m markay gaadhay kusaarey 🤣
@Aliko_official-l9
@Aliko_official-l9 2 жыл бұрын
8.7 m ayadoo joogta kuu saaray
@naimabarre8370
@naimabarre8370 3 жыл бұрын
Wlhi reer MUQDISHOW ILAAHEY HAIDIN XAFIDO DHAMANTIN FARXAD KU NOOLAADA DADKEYGOW YURUB BAAN JOOGAA LAKIN WAAN AHAY REER MUQDISHO ASAL DHALAD AH CADOWGA ALLAHAIDNKA XIJABO AMIIN 😘😘😘😘😘❤❤❤❤❤❤
@yesboss4488
@yesboss4488 3 жыл бұрын
Wadaad weyn tuulo kasoo hadlysad u eeegtahay😂😂😂😂😂😂😂😂
@yesboss4488
@yesboss4488 3 жыл бұрын
@@naimabarre8370 hhhhhhh adooo from boodh joooga ooo Saaladi aragi u eeeg maxaad yurub noogu sheegenysey😂😂😂😂😂😂😂
@diinaarimediaproduction7518
@diinaarimediaproduction7518 3 жыл бұрын
Reer xamar jajab oo yurub ku wareersan hhhhh
@diinaarimediaproduction7518
@diinaarimediaproduction7518 3 жыл бұрын
@@naimabarre8370 micno ima sameyneyso inaa ku dhaho waa joga iyo ma jogtid muhiimadu waxay tahay inaad rumeysata waxn ku shegay mida kle edeb iyo edeb daro kala baro taasna waa uun wax sheegid
@yesboss4488
@yesboss4488 3 жыл бұрын
@@naimabarre8370 hhhhhh baleeg shaqdaad nooo sheegeysaaye adigoo dameer ku wataa wala weyn ayaad yurub niyeeysanaysa😂😂😂😂😂😂😂
@richhome3678
@richhome3678 3 жыл бұрын
❤Jabkaad iga baydhisaa💯 ❤Gushaad igu baydhisaa💯 ❤Jacaylka qof beera oo aan💯 ❤Bugsiin karin baa juree'ee💯 ❤Barmuuda hadaa gashana 💯 ❤Anaa ku bad Baadin lahaa💯 Khalid iyo malyuun that's fire 😍
@kariimaahmed3560
@kariimaahmed3560 3 жыл бұрын
Marmuud meel bada dhaxdeeda miyaa boowe ii jaawb lolz🙏
@richhome3678
@richhome3678 3 жыл бұрын
@@kariimaahmed3560 haaaa walal Barmuuda waa jaziirad waxyabo badan laga soo tabiyo, waxa la yiraahda waa meesha jinka aduunkaan oo dhan xarunta u ah waana goob diyaaradaha iyo maraabkiibta ka caagan ama hadii ay dulmaraan la waayo,Malaayiin iyo Malaayiin ayaa lagu waayey waxana loo yaqaan (saddex xagalka Barmuuda)
@sahroahmed6561
@sahroahmed6561 3 жыл бұрын
Barmuuda maxaa laga wadaa
@drabdinaasirabdullahimaham1782
@drabdinaasirabdullahimaham1782 3 жыл бұрын
Hala iga badna
@cabdifarax3115
@cabdifarax3115 3 жыл бұрын
Erayada :khalid kamiL Laxanka:khalid kamiL Codka:khalid kamiL ANOTHER LEVEL WLHI KEP GOIN LLPH🔥
@amakaagchanel7757
@amakaagchanel7757 3 жыл бұрын
Wlhi waxaan xasuustaa aniga iyo khaalid oo salaada maqrib kuwad Tukana masaajidka saalaxiyada waxa uu ahaa nin afgaaban xilkas ah isku kalsoon oo dabci wanaagsan khaalid mohmed cabdulahi my old friends waxa iigu danbaysay 2010 waqtigaas oo anigu tahriibay laakiinse isagu wuu sii joogay jir oo joog saaxiib
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 3 жыл бұрын
Ciyaal qudhaca miyaad ahayd lol
@superfun1819
@superfun1819 3 жыл бұрын
Allaha saas ha usoo ceeliyo heeso mafiicno
@shamsagureh1590
@shamsagureh1590 3 жыл бұрын
@@superfun1819 jkj
@adendavid91
@adendavid91 3 жыл бұрын
Khalid ma isaaqba cami horta
@amakaagchanel7757
@amakaagchanel7757 3 жыл бұрын
davdavid haah bro
@ayaanmahadobziye3102
@ayaanmahadobziye3102 3 жыл бұрын
Omg codka wax la siisto lahayn khaalid iyo malyuun fanka idinka xoreystay❤🥰
@zakibiniamofficial1519
@zakibiniamofficial1519 3 жыл бұрын
Waxan u xiisey jacelkeygi raxmo ruuxi 😢😢 qof walibo jacelkisa alle ha siiyo 1:48 Friday 30 October
@anishaa1sahal403
@anishaa1sahal403 3 жыл бұрын
Aniga xitaaa taboyaa🙈🤣lakiin kaas garac ayuu ahaaa🙈🙈😂😂😂😂😂
@nihalabd1
@nihalabd1 3 жыл бұрын
@@anishaa1sahal403 🤣iska ilow xppti anigaba mankayga waka sare jcl inkasto jcl laga ahan karen🥰😇😊
@zein_958
@zein_958 3 жыл бұрын
Anigaba jclka qof bera o aan bogsiin krin ba igu so aaday😭😭
@zakibiniamofficial1519
@zakibiniamofficial1519 3 жыл бұрын
@@anishaa1sahal403 jacelka runta ah ma dhamado
@zakibiniamofficial1519
@zakibiniamofficial1519 3 жыл бұрын
@@zein_958 bro u samir jacelkaga oo raadi mar labad
@user-bo2ey3cl5f
@user-bo2ey3cl5f 3 ай бұрын
Waaw 2024 ayaan daabanayaa markii afaraad ❤malyuun maanka heesaheeda heesaha ugu jeclahay waaye❤️‍🔥🥰💔
@shiinetube2102
@shiinetube2102 3 жыл бұрын
There is always someone who can can't save his love , but even If you fell in barmuda triangle I would save you .. jacaylka qof beera oon Bogsiin karin baa jiree Barmuuda hadad gashana Anaa ku badbaadin lahaa.. These words worth millions 😍❤❤❤
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 3 жыл бұрын
Khaalid kaamil habo naag qurux badan oo sharaf iyo ixtiraam leh oo ku jecel garabna kuu noqota oo awlaad baari ah kuu dhasho Allaah ha ku siiyo. Hadaad heysatidna Rabbi ha kuu barakeeyo mamma aamiin 😍🥰😍🥰😍
@munaxarbi2788
@munaxarbi2788 3 жыл бұрын
reer burco is muujiya al fanan khaalid kaamil geesigi habrjeclo
@dayaxentertainmentofficial1306
@dayaxentertainmentofficial1306 3 жыл бұрын
WLL SUBSCRIBE IGU CAAWI🙏
@kingmuzze2125
@kingmuzze2125 3 жыл бұрын
Rer burco goortay qabiil ka il baxyaan waa qayamha wlhi
@quman1439
@quman1439 3 жыл бұрын
@@kingmuzze2125 😂😂😂😂😂 qabilka qayb inaga miduu noqday allaw nasoo hanuuni
@mohamedasir8035
@mohamedasir8035 3 жыл бұрын
Reer burco KZbin Ka cayaarta Ka dhaafa fanaanka wuu inaga dhaxeeyaa 👍👍
@rahiimaqli5468
@rahiimaqli5468 3 жыл бұрын
Qabiil miyaa burco udhashay kamail noolow
@fatima_qurux27
@fatima_qurux27 3 жыл бұрын
Codka sixirka khaalid kaamil laxamadiiisu sigaar ah bay qalbiyada utaabtaan runtii😭😭😭🥰❤️🙏
@ayanahmed8433
@ayanahmed8433 3 жыл бұрын
Barmuuda hada gashana anaa ku bad baadi lahaaaaa Hambalyo sharma boy and malyuun maanaka wadajiree nabad gala 🙏❤️👰🥀🤴💕❤️💙
@suaadyaasiin5766
@suaadyaasiin5766 3 жыл бұрын
Mashaa allh malyuun mank iyo khaalid kamil nolada
@balqizayarey
@balqizayarey 3 жыл бұрын
Inta ila aragty in khalid iyo gabadhan iskusoo baxayan like isara qarabo ❤
@arsenalisthebest8005
@arsenalisthebest8005 3 жыл бұрын
Maya dee wllo xabadan aniga ku heesto
@balqizayarey
@balqizayarey 3 жыл бұрын
@@arsenalisthebest8005 Kkkkk hyebal
@arsenalisthebest8005
@arsenalisthebest8005 3 жыл бұрын
@@balqizayarey hhhhhh waa gabadha kaliya ee aan ku heesto, dhan walba wee ka shidan tahay
@balqizayarey
@balqizayarey 3 жыл бұрын
@@arsenalisthebest8005 Yaan lagugu daadin lee jeebtaraq maraban nagaha fanaanintee 🤣🤣🤣🤣
@arsenalisthebest8005
@arsenalisthebest8005 3 жыл бұрын
@@balqizayarey hhhhhh may wax walba ay doonto waan u hayaa
@Kullan-sheeko
@Kullan-sheeko 3 жыл бұрын
*BALANBALIS STUDIO ANOTHER LEVEL*
@xidigcabdulahi7064
@xidigcabdulahi7064 3 жыл бұрын
Ayyy ayy gabadhan codkedu caadi mahan khalid kamil kadaran horay usocda like yaan leyga ilawin
@nimconuura9133
@nimconuura9133 3 жыл бұрын
Inta ila aragta gabadha iney Qurux bdnthy like Dhac igu siiii wan ku heysta tlhi heestan keep going ❤️❤️❤️❤️
@khadaryassein2445
@khadaryassein2445 3 жыл бұрын
Iyadnpa u dawwnyah heeztan🔥💋👑
@mohaa10
@mohaa10 3 жыл бұрын
haa waa qurux bdntaahay ayada darteed udaawada heestan waana kahelay
@exnewhargeysa162
@exnewhargeysa162 3 жыл бұрын
Sharma boy naagtiisa ma xamneysiin😂😂
@Xuralcayn
@Xuralcayn 3 жыл бұрын
@@exnewhargeysa162 naag mareaxan iyo isaaq iska dhalen sidaydo kale weye foolxumada halkay ka kenee😆😆
@exnewhargeysa162
@exnewhargeysa162 3 жыл бұрын
@@Xuralcayn isaaqe ku dhaleY abti
@aadanhasan9850
@aadanhasan9850 3 жыл бұрын
hambalyo sharma boy vs mayuun manka maherka kadib ayaan soo raadiyey malyuun manka yaa ila mid ah like
@mathchembiomedia4709
@mathchembiomedia4709 3 жыл бұрын
Ani sxp from garissa cadey
@ismahaanmaxamuud5910
@ismahaanmaxamuud5910 3 жыл бұрын
Ereyada Laxanka Codka Dhaman khalid kamil😊😊😊😊 Horumar wacan
@haniye3693
@haniye3693 3 жыл бұрын
Fadlan fananiinta somalida waxaan ka codsanayaa inay inaga dayaan dhaqamada umadaha kale oo dhar kena & dhaqanka umada somalidaa xidhaan ilaa fanku waxuu ilaaliyaa dhaqanka marka dhaqanka hala ilaaliyo oo umada aan ka dhaqan qurxonahay yaan lagu xayasiin fankena
@asiye717
@asiye717 3 жыл бұрын
Jabkad iga bayrisa Gushad igu bayrisa😱👏 Erayada iyo laxanka khalid kamil🦁 keep going
@dayaxentertainmentofficial1306
@dayaxentertainmentofficial1306 3 жыл бұрын
WLL SUBSCRIBE IGU CAAWI🙏🙏
@dayaxentertainmentofficial1306
@dayaxentertainmentofficial1306 3 жыл бұрын
WLL SUBSCRIBE IGU CAAWI🙏🙏
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
Baydhisa weeye eraygu 🙏
@asiye717
@asiye717 3 жыл бұрын
@@ayaanmohamed1862 Bayrisa Wye Rer waqoyi Baydhisa dhaha
@abdirahmanmahamud20
@abdirahmanmahamud20 3 жыл бұрын
Waxan nahay lawa is aminayo hadana kal fog najma xisiha aan kuqawo bada ayu kaweyn yahay In aad qof jeclaato caado ahaan waa dareen fiican oo weliba qurux badan hadii qofkaasina uu dareen lamid ah kaaga kuu qaado waa kan ugu fiican. Ma jiro wax ka qurux badan in aad dhadhamiso jaceylka dhabta ah. Igusoduceya inaan jacelkey iscalfano 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😭😭😭😭
@aishaabdi6678
@aishaabdi6678 3 жыл бұрын
Illahey hakusiyo calafkaaga wll🥰
@queensham1914
@queensham1914 3 жыл бұрын
Amin ilahi hakusahlo walal
@umumuhanad8966
@umumuhanad8966 3 жыл бұрын
Khalid kaamil nin aan iska jeclhy waye wllhi inu fanka kabaxana waan jeclan lahaa wayo kheyrka baan la jeclhy wllkey💕❤💋
@yassinnabadon5370
@yassinnabadon5370 3 жыл бұрын
Hanaga saarin😭🤦‍♂️
@dayaxaxmd2028
@dayaxaxmd2028 3 жыл бұрын
Haduu fanka kabaxo yaa noo nurinaayo ninkaan qalbiga aye hisihiisa taabtaan
@dayaxaxmd2028
@dayaxaxmd2028 3 жыл бұрын
Heestaan wlh wayabey Hooyadeey saakay ayado dhageesaneedo qadka kawacay we udaarneed hooyo what is wrong aadhahay kulaha adiga dayax dalnuurshaa tageertaa anigana khaalid kaamil 🤣 Heeesta ma aqoon wlh oo marke sobaxdey wa akmaraaye lkn waa dhageestay love ku noqdey Jabkaad iga beerisaa guushad igu beerisa ano qaadayo hooyo wacay wee ilasi qaadey another level 💥💥 Hooyo reer magaal hadee kudhashay like isaar
@prettyamuun2721
@prettyamuun2721 3 жыл бұрын
😀😀 Wxkaleh Hooyadaa m.a😀❤Ani Hooyadey Wadaad Waaye hees way iidiidaa😀😀❤
@dayaxaxmd2028
@dayaxaxmd2028 3 жыл бұрын
@@prettyamuun2721 hakugu taaknaato hee 😂😂😂
@qaalilulaofficial8682
@qaalilulaofficial8682 3 жыл бұрын
Hhhhhh
@sg3150
@sg3150 3 жыл бұрын
kkkkkkk Anigaba waa agmaraayay kadib markaa dhageestay waa layga fujin waa yay
@njmabaashe6405
@njmabaashe6405 3 жыл бұрын
😂ilhy hoyday sida kma dhigo 😂😂
@Mudug___Star
@Mudug___Star 3 жыл бұрын
Gabadha waa qurux badan tahay alla fanka xumaa codkaaba kasii daran Khaalid kamil wiilkayga aan codkiza jeclahay my singer ❤
@amiinabdallamohamed1589
@amiinabdallamohamed1589 2 жыл бұрын
Jacylka qof beera aan bogsiinkarin ba jiree wlhi xaqiiqo waye inTa gadal ka imatay fahantayna like 👇👇👇
@abdallaali3756
@abdallaali3756 5 ай бұрын
😂😂😂😂
@theosantana7750
@theosantana7750 3 жыл бұрын
Sharma boy iyo Malyun Manka are the New Jay Z and Beyonce. Power Couple. Congrats Awguriyo 👏👏
@TUFAAX411
@TUFAAX411 3 жыл бұрын
Sax walal amazing couple, I hope they have success
@theosantana7750
@theosantana7750 3 жыл бұрын
@@TUFAAX411 hope its not a Prank
@Lala-pj7ph
@Lala-pj7ph 3 жыл бұрын
Looool not even. Don’t disrespect Beyoncé.
@theosantana7750
@theosantana7750 3 жыл бұрын
@@Lala-pj7ph why u hating lol. 🤣🤣🤣 Malyun is prettier than Beyonce
@taqwa2706
@taqwa2706 3 жыл бұрын
Stop disrespecting beyonce for god sake
@kingcobra482
@kingcobra482 3 жыл бұрын
I played this song 10 times and I still need listen what a song and beautiful fanaan khaalid kaamil and malyun manka 💕💕💕❤️
@TUFAAX411
@TUFAAX411 2 жыл бұрын
It's very relaxing beat and voice ❤
@TUFAAX411
@TUFAAX411 2 жыл бұрын
Also listen to raxma Hassan her voice is out of this world
@hodanqaasin
@hodanqaasin Жыл бұрын
Hejej
@CristianoronaldofansSomalia
@CristianoronaldofansSomalia 6 ай бұрын
I played this song more than 100 times and still need to listen what a song and beautiful voice. Great
@yarkaxamarlehwaaye1171
@yarkaxamarlehwaaye1171 3 жыл бұрын
Wll intii islaamka jecel like isar intii galada jecel kasoco
@mohamedmadaale824
@mohamedmadaale824 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 sxb shaqo Tag shaqo ayaa sharaflee khayrkaa habaryine ama waxbaro plz waa iga talo
@AbuukaR5
@AbuukaR5 3 жыл бұрын
@@mohamedmadaale824 waxgarad
@rahmohuseinahmed2877
@rahmohuseinahmed2877 3 жыл бұрын
Dad fanka cod xumo iyo ereyo la aan lajoogaa jiree dadkan halkey kujireen mnsha allh axyaa cod💋♥️♥️♥️
@taxaneofficaill6965
@taxaneofficaill6965 3 жыл бұрын
Waaaw inta ilaa aragata isbadelka khaalid kaamil Like
@dayaxentertainmentofficial1306
@dayaxentertainmentofficial1306 3 жыл бұрын
WLL SUBSCRIBE IGU CAAWI🙏🙏
@aaaAaaa-yy6vq
@aaaAaaa-yy6vq 3 жыл бұрын
Wilka cabdifitax yare u cod eka Gabadhana shaadiyo
@zackali7305
@zackali7305 3 жыл бұрын
Llah oo
@bestnewsomalitiktoks965
@bestnewsomalitiktoks965 3 жыл бұрын
@@aaaAaaa-yy6vq haa wlhi markii hore iyaganpa mody🙋‍♀️🙋‍♀️
@noorhadhun2452
@noorhadhun2452 3 жыл бұрын
Wn kuwataa sharma
@cumarmoumin9103
@cumarmoumin9103 3 жыл бұрын
Waxani waa mucjisada fanka khaalid oo hees qaaday aysana qarxin maba dhacayso war aad baa idiin salaamaaya @balanbaalis studio iyo hobalka qarniqa khaalid kaamil iyo malyuunba
@yngamin8859
@yngamin8859 3 жыл бұрын
Gabadhu Way Cod Macaan Tahy Wlhi 🤗
@hamzemarcoz1327
@hamzemarcoz1327 3 жыл бұрын
Laxanka 100% Codka 100% Music 100% Camera 70% Styles and 75%
@MaahirAhmed-bf6qj
@MaahirAhmed-bf6qj 2 жыл бұрын
Super man 👨
@kddizzle3256
@kddizzle3256 11 ай бұрын
😂😂😂 style 75 kulaha Abti fashion ka waxba ka taqan
@bisharoally1918
@bisharoally1918 3 жыл бұрын
I am half Spanish and half Somali , Somali songs are catchy 🥰😍
@ahmedhani6670
@ahmedhani6670 3 жыл бұрын
Who’s cares who’s you
@omarqoslaaye4984
@omarqoslaaye4984 2 жыл бұрын
Oo lahubaa
@AmirAmale
@AmirAmale Жыл бұрын
I would love to see a half Spanish half somali. Thats gotta be beautiful, you got any pictures?
@najmanadar9453
@najmanadar9453 3 жыл бұрын
Jaceylkaa Qof beera Oo aan bugsiin karin baa jiree💔😢 Barmuudo hadad gashana anaa kubad badin lahaa😪💖 20/3/2021
@maryanismaaciil5890
@maryanismaaciil5890 3 жыл бұрын
20/3/2021
@zuuzuumohamuud777
@zuuzuumohamuud777 3 жыл бұрын
Hadaan awoodo anaa ku badbaadin lahaa noloshaydi ilaahay naxariistii jano haku siiyo😭😭😭😭😭😭😭
@nasrashariif5083
@nasrashariif5083 3 жыл бұрын
😭😥😥
@faadumamaxamedsiyaad1918
@faadumamaxamedsiyaad1918 3 жыл бұрын
Heesta 20 Marku ceshceshtay wlhi ka helay dareen 😥😥
@zuuzuumohamuud777
@zuuzuumohamuud777 3 жыл бұрын
barmuuda hadaad gashana anaa ku badbaadin laa 😰😰💔💔 ilaahay naxariis iyo janaan kaaga baryay saygaygi qofkii aan dunida iska calmateen oo jacayl baaxad lihi idin dhexyiil marka uu aduunka ka xijaabto waa xanuun iyo qalbi jab qof walba waxaan ka codsan inuu iigu duceeyo walaalayaal
@officialaarka9249
@officialaarka9249 3 жыл бұрын
Ilaah ha u naxaristo
@a-adam4862
@a-adam4862 3 жыл бұрын
its privilege to be a somali wlahi, specially the Music. that is the only thing i show my friends about Somalia.
@nadiaqurax1362
@nadiaqurax1362 3 жыл бұрын
Masha allah allah ku xafdiyo gof wadani ilaa egtahaye
@leilaahmed484
@leilaahmed484 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@fariidtv7127
@fariidtv7127 2 жыл бұрын
We have much more than that
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 жыл бұрын
It’s truly a privilege and a blessing, somalinimo over anything alhamdulilah 🇸🇴🙌🏽😍❤️💯
@Shiroyashasama
@Shiroyashasama Жыл бұрын
Lol what’s the privilege in that?
@nasriinsomali8528
@nasriinsomali8528 3 жыл бұрын
Waaaw ahsan hees talantaaliya khaalid Kamil and malyuun waa hees kala kacsan keep going balanbalis studio♥
@alexandermatole5961
@alexandermatole5961 3 жыл бұрын
Even if I'm not getting the language, I love the song
@mohaasbulle6185
@mohaasbulle6185 3 жыл бұрын
About love song
@E_Y_A13
@E_Y_A13 3 жыл бұрын
What's The birth of Country Alexander?
@Abdi1430
@Abdi1430 3 жыл бұрын
He says if you enter bermudo triangle i will hepl you
@ifrahibrahim9259
@ifrahibrahim9259 3 жыл бұрын
They’re telling each other how, they will rescue one another from all problems.
@ayaanabdulaahi1839
@ayaanabdulaahi1839 3 жыл бұрын
Djekomvdqt
@abdiazizmoha1288
@abdiazizmoha1288 3 жыл бұрын
Heesta waan dhegaysanayaa jimcihii u danbeyey 2020 inta Ilan dheegeysanay like 👍 legends women’s
@saabiralfaghi6510
@saabiralfaghi6510 3 жыл бұрын
Somali maxamedee h3estan markeee 1 million Garto like haila dhaafina❤❤🇸🇴🇸🇴❤
@judykangogo3841
@judykangogo3841 3 жыл бұрын
I.don't know what this song means but I can't stop playing it .... Love from +254
@mohaasbulle6185
@mohaasbulle6185 3 жыл бұрын
it's love song mrembo
@aliawale1197
@aliawale1197 3 жыл бұрын
Usijali utafundishwa Kisonjo
@judykangogo3841
@judykangogo3841 3 жыл бұрын
@@aliawale1197 waziiii
@aliawale1197
@aliawale1197 3 жыл бұрын
@@judykangogo3841 au sio ? Muhimu mawasiliano
@judykangogo3841
@judykangogo3841 3 жыл бұрын
@@aliawale1197 kabisaaa
@drraxmarayso9227
@drraxmarayso9227 3 жыл бұрын
Inta shrma boy markuuu arooosay soooradisay like hh
@xaqudirir9789
@xaqudirir9789 3 жыл бұрын
Waan yabay Erayda Sidan u mug waynbaa Ayay Rer Somalia Keeni Karaan Iyo laxankan Macaan Shawo Khalid kaamil Baa Leh Erayada iyo laxankaba
@777-y4k
@777-y4k 3 жыл бұрын
Khak
@777-y4k
@777-y4k 3 жыл бұрын
Kalid waa Somaliland ok not Somalia
@sihamshow
@sihamshow 3 жыл бұрын
Jaceylka qof beero aan bogsin karin jiree Hadad barmuudo gasho anaa ku badbadin lahaa amazing khalid and malyun best song in this year
@hasanabdulrahman3637
@hasanabdulrahman3637 3 жыл бұрын
Masha Allah, Gabadhan aad bay u Qurux badan thy m.a Allah ha ino xafido gabdhaha somaliyed
@nastehoaded9562
@nastehoaded9562 3 жыл бұрын
Waa the only fanan aan qalbiyan iyo wlltinimo leh uga helay axlaa sawt masha allah fanan da'yar oo ifaaya
@jonieuole2551
@jonieuole2551 3 жыл бұрын
i don't understand but I love this song I love Somalian people's am frome Ethiopian
@akhayaar5223
@akhayaar5223 3 жыл бұрын
Love you too
@macaanlagudaraymacaan9248
@macaanlagudaraymacaan9248 3 жыл бұрын
Love 💘 you too
@somaliland.aka.jamhuuriyad8325
@somaliland.aka.jamhuuriyad8325 3 жыл бұрын
Somaliland 💚🤍❤️🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🙌🏾🙌🏾🙌🏾🙌🏾🙌🏾🙌🏾🙌🏾
@nimcomaxmuudnimcomaxmuud1274
@nimcomaxmuudnimcomaxmuud1274 3 жыл бұрын
Thanks
@adendavid91
@adendavid91 3 жыл бұрын
Me either bro I like teddy Afro but don’t understand the lyrics kkk
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 Жыл бұрын
Jabkaad Iga baanataa Guushaad igu baydhisaa Waa kelmadahaan LA yaabay
@hanamohanoud5455
@hanamohanoud5455 3 жыл бұрын
Laba qof oo aan tageero malyuun manka and Khalid kamil fananiin shidan💖💖💖💖
@sacdiiyaali615
@sacdiiyaali615 3 жыл бұрын
Saas waye asxabtaa qaali ah jacelka waa cajiib ilahiyow intii isjec iskuken hesten xasus igu qaali ah wlhi qof aan ogaxay i nollow abid mankeygii 💋💋❣💯
@aishaabdi6678
@aishaabdi6678 3 жыл бұрын
AMEEN
@Mohamed_Haajie
@Mohamed_Haajie 3 жыл бұрын
Malyuney codkaga sowtu raxma wye rmti💯❤🥰🇸🇴🙆‍♂️
@balwaan9599
@balwaan9599 3 жыл бұрын
MarkaY heestaNi 3M gadho ApTYo like Hayla dhafiN 👎😜🙏👍👑
@balwaan9599
@balwaan9599 3 жыл бұрын
Tnx🙏👑
@juweriaahmed7271
@juweriaahmed7271 3 жыл бұрын
Waankuu saaray waxaanan daawanayaa hada oo ay marayso 4m iyo 500k
@balwaan9599
@balwaan9599 3 жыл бұрын
@@juweriaahmed7271 mht wllo 🥰
@massage9511
@massage9511 2 жыл бұрын
8 myam mareso kusary
@balwaan9599
@balwaan9599 2 жыл бұрын
@@massage9511 adbad umhd snthaY wllo qli❤
@schurrlesuleiman9692
@schurrlesuleiman9692 3 жыл бұрын
Wow! Melody and lyrics by al fanan khaalid kaamil
@sakariyesilva8213
@sakariyesilva8213 3 жыл бұрын
Heestan waxay gaari donta dhowr milyan Legand khalid kaamil 100% codka 80%ereyada 90%musiga Laxanka100% Woow çok güzel
@zakariye8286
@zakariye8286 2 жыл бұрын
9.2m
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 3 жыл бұрын
Khaalid kaamil maaweeliyaha 2020, iyo my best musician mustafa karaama waxaan dhageeysanaaya 2021 april
@drkalafogechannel9735
@drkalafogechannel9735 3 жыл бұрын
Khaaalid kaamil heesihiisa heesba tan kale ka wacan
@aishahallale3183
@aishahallale3183 3 жыл бұрын
Dadka qamr sugani ka walaYa Khalid kamil ma arki wayen😇
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
Khalid dhulkiisi bu kaso carary Lkn qamar dhulkisi bu joga o dadkiisi ba amaanayaa 😆😆
@mohaasbulle6185
@mohaasbulle6185 3 жыл бұрын
hahaha dajiya u are so funny
@suldaankhadar3380
@suldaankhadar3380 3 жыл бұрын
Isaaqu hargaysa wa cunsuriyiin isaaq bari ma arki karan haruumarkooda
@aishahallale3183
@aishahallale3183 3 жыл бұрын
Iska aamu Somali ba kabdane bye
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
Izku level maaha ee ciyaalka haka waalin Qamar zugaani waa legend tagay
@munirjrmunir6542
@munirjrmunir6542 3 жыл бұрын
Heestan waxan kuxasusta gabar anjeclahya Aya isodirti fav song 💯
@Kiiney2883
@Kiiney2883 3 жыл бұрын
Caawa kahor wiilkan ma dhageysan fanan xamar joogo sidan cod uleh msha allah fanankeyga labaad inan kadhigto waaye number one fanankeyga keeyow waaye kujecliyaaa ❤❤❤❤tageraha keyow hadaa tahey like saar❤❤❤
@salaanibnugiriig1469
@salaanibnugiriig1469 3 жыл бұрын
Sow hoygii fanka kamuu iman somaliland,burco
@officialaarka9249
@officialaarka9249 3 жыл бұрын
Malyuun maanka qurux iyo cod isku darsatay masha allh
@sahramahamed9197
@sahramahamed9197 3 жыл бұрын
Horta reer muqdisho marku fanan u tago maxyka dhahan wu wacnady nin dalkiisa kamarysto ee halka kor halooga boxo intii kalmada ila argty like sar 😆
@bellaugaas7870
@bellaugaas7870 3 жыл бұрын
The guy have magical voice 😱
@weheshoofficial5446
@weheshoofficial5446 3 жыл бұрын
Fan noolaye khalid Kamil iyo zakarye kopciye Wye haduu guleed simbana jogo qfkii rabo fanka haka baxo
@pretyysmile9923
@pretyysmile9923 3 жыл бұрын
Jaceyl qof beero buksani kariN ba jira 😑 Heesta sandka💜 Barmuud hadad gasho an ku badbadinlaH🤩
@mucaadcabdiraxmaan5194
@mucaadcabdiraxmaan5194 3 жыл бұрын
Fannaanka aan codkiisa ku haysto Maku hysataa adigu like
@Jama143
@Jama143 3 жыл бұрын
Iney sharma boy naagtiisa noqon doonto lama ogeyn aduun waa calaf😂😂😂
@Hanadhaaji6
@Hanadhaaji6 3 жыл бұрын
😂😂
@saharaabdullahi2508
@saharaabdullahi2508 3 жыл бұрын
Ha wlhi🤣🤣
@hodanqoslaye948
@hodanqoslaye948 3 жыл бұрын
wlhi mucjisaa thy🤣🤣🤣
@Jama143
@Jama143 3 жыл бұрын
@@hodanqoslaye948 kkkkkkk calafow abaa cun waa awoodaa labadeena isku keen daro kawrn jaceyl iyo calaf , Calafkaa run sheeg ah😂
@cawoshidan5710
@cawoshidan5710 3 жыл бұрын
Mmmmm
@cawilkoyla
@cawilkoyla 3 жыл бұрын
Waaaw wanka oyay anigu khaalid kaamil m.a wll fanka wax bdn ayd kuso kordhisay balanbalis studio salim kaskey iyo saami cade🙏🙏
@mking8596
@mking8596 3 жыл бұрын
Xiisahaaga boqolaalka Jeer ku siibaa haa qalbigaa Biladan cishqiga ku suroo adaan ku baaqayaa Larkaad iga baanataa dhibkaa iga beyrisaa Jabkaad iga beyrisaa guushaad igu beeraysaa Jaceylkaa beera oo quf aan bogsiin kara-oo ba jiree Barmuudana hadaad gasha-oo ee anaa ku bad baadin lahaa wow🤩thanks❤️❤️❤️💖💖💝💟💜💓💓💓🌹🌹🌹🙏🥰🥰🥰😘💯💥👌✅👍👍😎
@nimcaanwali3131
@nimcaanwali3131 3 жыл бұрын
Walle in uu fanan yahay khaalid kaamil 💕
@abubakarbilabuuq7055
@abubakarbilabuuq7055 3 жыл бұрын
Muu dhiman fànkeenii Calankiisii muu dhicin Dhaqankeenii muu lumin Mana uu dhamaanine Inkastoo la dhaawacay Weli dhowr ayaa nool
@mohamedabdulkadir4085
@mohamedabdulkadir4085 3 жыл бұрын
Inta heesta ka heshay like
@dayaxentertainmentofficial1306
@dayaxentertainmentofficial1306 3 жыл бұрын
Wn ku sary like WLL SUBSCRIBE IGU CAAWI🙏
@firmino1082
@firmino1082 9 ай бұрын
Heestaan waxa kuso mooday waqti adag ee Nairobi last year igu so maray cawa Madrid ku dhageesanooyaa Ilaah Mahad iska leh ❤❤❤
@easyvibes6948
@easyvibes6948 3 жыл бұрын
They're not as famous as other celebs today but their voices are just excellent
@sara2105
@sara2105 Жыл бұрын
Ya u didn’t lie specially khaalid kaamil❤️❤️
@maxamedawil4537
@maxamedawil4537 3 жыл бұрын
Aniga waxaan lahadlayaa dadka meshaan oo kale kenaya nabigena iyo quraanka pleas hakenina halkaan kalaamka alle
@mahaddawiiltube8032
@mahaddawiiltube8032 3 жыл бұрын
Tani way hees dhaafthy Waa Heesuuu 👌 Jabkaad iga baydhisaa Guushaad igu Baydhisaa
@hamsehirfog4753
@hamsehirfog4753 3 жыл бұрын
Ninkan Khalid kaamil Fankii Xamar waxbadan buu ka badalay. Mullaxan iyo Abwaan dhamaystiran Keep going sxp👊👏👏
@AH-ip7vk
@AH-ip7vk 3 жыл бұрын
Ku Waan quraanka ku qarawanaya like isaare ku haayo 😞
@kingmustafe7223
@kingmustafe7223 3 жыл бұрын
Erayada + laxanka = Khaalid Kaamil = ISAAQ BOY
@qaraami9mahamudgoox646
@qaraami9mahamudgoox646 3 жыл бұрын
Olaaaaaaaaax. Heesata aniga iquseysay maanta
@abdirahmanawil2334
@abdirahmanawil2334 2 жыл бұрын
Heestan waxaan dhagayse malinkii iigu horaysay 2021 bishii 2aad goor galab ah
@yahyemorata7019
@yahyemorata7019 3 жыл бұрын
Inta qabiilkisa sidaydoo kale aqoonin love isaraara 😃
@sheikhsalahbukhatir6006
@sheikhsalahbukhatir6006 3 жыл бұрын
Qabiil waahoraa laga tagy
@rahmaaraye9564
@rahmaaraye9564 3 жыл бұрын
Qabiil wax fiican maaha lkn way ka muuqataba w duriyadii rer sheekh isaxaaq aptigY nin jira❤
@amalali7104
@amalali7104 3 жыл бұрын
Yaakale hee??? Waa duriyaadi reer sheikh isaxaaq, Iska baro
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 3 жыл бұрын
Wa nin habarjeclo
@amalali7104
@amalali7104 3 жыл бұрын
@@xisaabiyosaynis8479 habarjeclo waa ayo? Miyaanay isaaq ahay, mad isaaq iska dhahdid, shidh😡duriyada lama kala guro waliga
@afdheerecaaradhuub2942
@afdheerecaaradhuub2942 3 жыл бұрын
Waxba lagama qaban karo khaalid kaamil waa fanaan dhameys tiran abwaan +fanaan + laxamayste👏👏👏👏🏆🏆🏆
@hamzekaka1984
@hamzekaka1984 3 жыл бұрын
After 5 months heestan 10 million inay gareyo hada Aamin San tahay like saar plze.
@rayaanbee2501
@rayaanbee2501 3 жыл бұрын
Jacaylka qovbeero an bogziin Karin baa jiro barmuudo hadad gashe aan kubadbdin lhaa❤❤❤❤😚😚😚
KHAALID KAAMIL XAFLADII GUURKAA LA GAADHAY OFFICIAL VIDEO 2021
5:55
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 11 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,4 МЛН
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 28 МЛН
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 25 МЛН
KHAALID KAAMIL FT MALYUUN MAANKA | SAW MA TIHID | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
3:14
LAFOOLE IYO NAJMA NASHAAD 2023 | DAREENKII IGUBI JIRAY | HEES CUSUB
5:38
Taj Mahal (OFFICIAL VIDEO )2022
4:17
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 11 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 14 МЛН
KHAALID KAAMIL FT WARDA HAPPY IGA DHAWR CIDLADA 2022
3:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 8 МЛН
SHAADIYO SHARAF FT KHAALID KAAMIL NEW SONG HAB ISII OFFICIAL MUSICC VIDEO 2021
3:57
KHAALID KAAMIL | MARWADEYDA KOOBAAD | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
6:27
Khaalid Kaamil
Рет қаралды 4,9 МЛН
MARWAAN YARE | BAL KAALAY KA SAAR | New Somali Music Video 2021
5:08
Marwaan Yare Official
Рет қаралды 8 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,4 МЛН