No video

KHAALID KAAMIL OO FISKA & CK KA DOORTAY DAD BADAN OO CAAN AH

  Рет қаралды 55,662

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

FANAAN KHALID KAAMIL GABADHAAN GUURASANAYO WAX SHURUUD AH KUMA XIRAYO.
Khalid Kaamil is a renowned artist is a composer and songwriter who has an incredible voice. We are very grateful to interview him.
Waxaan kaloo jeclahay inaa u mahad celiyo Fanaanka wayn Nimcaan Hilaac oo qayb wayn ka qaatay baranaamijkaan iyo dhamaan bulsha waynta Somaliyeed, guul iyo gobanimo.

Пікірлер: 287
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 3 жыл бұрын
Dil ayaa lagu xukumay markii ay dishay caruur yar yar😭😭 kzbin.info/www/bejne/d6OcY4OvnbRgpM0
@maxamedducaale2954
@maxamedducaale2954 3 жыл бұрын
Wadankee weeye
@hassanshaabanabdi8363
@hassanshaabanabdi8363 3 жыл бұрын
@@maxamedducaale2954 somaalaiya gaar ahan baydhabo
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 3 жыл бұрын
Heesaha ma dhagaysto mar mar hadii heestu qiso ama murti ku jirto wllk muqdisho waa magalo somalia oo dhan soo dhawayso hadan aan loo naxin wlly 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹
@shaxshax7836
@shaxshax7836 3 жыл бұрын
Mr xaafidow sualahada wax baa ka siya, markaa waydineysid maxaa ooga dooratay dadka kale🤔 haduu dadka kale ka doortay wax buu ku jeceladay sooma ahan hadii kale ma doorteen ee sualsha naga baadhee ina adeer gacaliye. Titleka xitaa baadhees ayuu u bahan yahay maxaa yeelay iygaba soo caan ma ahan🤔 mise caanka dadka ah waa ka saartay iyga🤔 shaqo wacan👏
@safakayse6774
@safakayse6774 2 жыл бұрын
Abdi karin ali shah soo qapo
@kahramaanofficial269
@kahramaanofficial269 3 жыл бұрын
hadi ad ku faraxday quranka u akhrinayo like saar
@shaxshax7836
@shaxshax7836 3 жыл бұрын
Ck iyo fiska dadka ayaan ugu jecelahay manshallah. King ck wuu iga qosliyaa, fiskane heesaheeda aad u macaan ayaa dhageystaa iyada iyo xariir ahmed, farxiyo kobayare, cawale adan, faadumo miina, yurub geenyo, nimacan hilac iyo suldan seeraar. Wiilka codkisa wa la dhacay manshallah ❤ 26 jir ka adag bir💪👑❤
@mimik2959
@mimik2959 2 жыл бұрын
Kamil heesaha Allaha kaa madoobeeyo, quraanka cod cajiiba ku leedahay masha allah
@Funny99554
@Funny99554 3 жыл бұрын
Cant wait aaway ck family ismuujiya Hee
@shaxshax7836
@shaxshax7836 3 жыл бұрын
Yeeees
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 3 жыл бұрын
Ilaahay heesaha ha ka madoobeeyo quraanka akhriskiisana ha ku jeclaysiiyo
@asmaosman9256
@asmaosman9256 3 жыл бұрын
MashaAllh khaalid quraanka aadbuu ugu cod macaanyay
@umuhmicraaj3369
@umuhmicraaj3369 3 жыл бұрын
Rer burco is muujiya Gopolka ragga😍😍
@fadumaabdullahi6425
@fadumaabdullahi6425 3 жыл бұрын
Subxanallaah and masha allah ilahay haku barakeyo codkaga qur'anka ku aqrisay 🤲🤲🙏🙏❤❤
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 2 жыл бұрын
Msha Allah quraanka ku cod mcna 😭😭😭😭 Alle hesaha haka madoobeyo
@nimoshwazirad4762
@nimoshwazirad4762 3 жыл бұрын
beautiful voice manshlh quranka ad bu ugu cod macnayahay
@ikranabdullahi5536
@ikranabdullahi5536 2 жыл бұрын
Saax
@makoislaw
@makoislaw 3 жыл бұрын
Masha allaah beautiful voice of qur aan
@zaki-zv5zh
@zaki-zv5zh 3 жыл бұрын
Khalid iyo xariir ahmed wa fananinta an ugu jeclahay fanka ✌️
@kiineetachannel2603
@kiineetachannel2603 3 жыл бұрын
Masha alaah adigoo qalbigeena quraan ku qaboojinkara music haku nar geey walal
@officialsuhuur9061
@officialsuhuur9061 2 жыл бұрын
Mashallaha sawdka uu ku akhariyeye quraanku aad ayuu u fiicanyey
@nawalally1551
@nawalally1551 2 жыл бұрын
Awww.!Golden voice Qur’aan❤️
@abdinajibmohamedfarah4331
@abdinajibmohamedfarah4331 2 жыл бұрын
Miss diamond wanku salamay baayo
@shukriwarsame9975
@shukriwarsame9975 2 жыл бұрын
Wiilkan xagaquranka illaahay hakugu hanuunsho aamin
@abdinourhaashi9301
@abdinourhaashi9301 3 жыл бұрын
Wlhi hadii runta laga hadlo khaalid kamiil waa madaxa fanka haduusan ahayn kan ucodka macaan fanaaninta waa mid kamid ah kuwa ucodka mcn keep going khalid kamil🙏
@marwazayid9235
@marwazayid9235 3 жыл бұрын
Burco dadkay so saarto waa dadka ugu saamaynta iyo hibada badan wlhi marku qur'anka akhrinaayay wan jidhidhicooday ilLahay haku aamansado aboowe Burco waa halyey dhala from gabar hawiye noolada gobolki raga
@hamz233
@hamz233 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll Gobolka raga waa waxa naloo dhaho dadka ugu hibada, murtida iyo samaynta badan ❤️
@qamarahmed9236
@qamarahmed9236 2 жыл бұрын
Maasha allaah
@Muslima12384
@Muslima12384 3 жыл бұрын
Mash allh beautiful voice of quraan♥️
@shukrimusewehliye8081
@shukrimusewehliye8081 2 жыл бұрын
Maansha Allaah Tabaaraka Llaah Codkaaga Quruxda Badan Leh Allaha Kuu Barakeeyo Aqrinta Qurkaanka Aad Ayaad ugu Cod Macaan Tahay
@monam7931
@monam7931 3 жыл бұрын
Fiska iyo ck jinkayga jecel walhi. Midna wuu iga qosliya midna hesahedaba wada jcyl kugu ridaya fiska xabibti 💋😘
@rahmaali2050
@rahmaali2050 2 жыл бұрын
Masha Allaha Illahayow xifti dhaman walidka Somaliyed waxay jecelyihin inay caruurtoda inay Qu'aanka baran masha Allaha waxan jeclahay heestisa hooyada marku qadayo
@fartunfarahahmed1727
@fartunfarahahmed1727 2 жыл бұрын
Masha allah xafidullah hoyo ka weeco xaga fanaanimada ee uweeco xaga diinta waayo fanaanimada malaha qiimo badan xag aduun iyo xaga aaqaraba
@mdmunna2735
@mdmunna2735 2 ай бұрын
Masha allaah codka qur aanka aad u mcn badan yahy allaah ya barak fik ❤ 😊
@mohamuthoficial1612
@mohamuthoficial1612 2 жыл бұрын
Fanaan heesihiisa dhagayzto brother keep GoInG💯💥
@Jammaad
@Jammaad 2 жыл бұрын
Maasha allaah codkaad quraanka aad ku aqrisay macaankiisa iyo kuraaxaysigiisa maxaad hees ugu qaadaysaa anagu codka quraanka ku haysanaa hees kuma haysano alle hakaa madoobeeyo heesaha aamiin usooqora wiilka
@mr.guduud4954
@mr.guduud4954 3 жыл бұрын
Khalidow sxb fanka ka bax oo codkaga kitabka nogu duub runti wad cod mcnthy allaha ku siyadsho
@fadumoelmi6895
@fadumoelmi6895 3 жыл бұрын
Masha Allah wllo codkaagu waa macaan markaad heesayso lkn waxaad kasii cod macaantahay markaad QURAANKA AKHRIYAYSO Masha Allah waxaan kugula talinayaa in aad xaga quraanka isugu baydhid insha Allah
@xamdiboss3071
@xamdiboss3071 3 жыл бұрын
Manshaallah khaalid kaamil aadbad ugu cod mcntahy quranka manshaallah hore usoco wll
@hanakhalif1187
@hanakhalif1187 2 жыл бұрын
Mashalha khuran ka karimka ayad ku wacantahaye
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 3 жыл бұрын
masha allah nice voice quran masha allah
@fadumomohamed8284
@fadumomohamed8284 3 жыл бұрын
Mashallaha Quraan allow ku hanuuni dhalinteena oo dhan
@ismailduulane
@ismailduulane 3 жыл бұрын
mnshs alh wlhi khaalidow Qurankad ku cod macan thy💯
@imyussufcamash8974
@imyussufcamash8974 3 жыл бұрын
Waa Arin sax Ah xaqiiqdii 🙏
@naimoabdullahi338
@naimoabdullahi338 3 жыл бұрын
M.a codkiisa aad ayu quranka ugu macanyhy illhey wadad qeyrka ha tus khalid🤲🤲
@abdullahiyarisow8593
@abdullahiyarisow8593 3 жыл бұрын
Khalid kaamil habol hormariya fanaka soomali horey usoco sxb
@sadiyaali1607
@sadiyaali1607 3 жыл бұрын
Mashaallah thank you so much
@abdifataxmowlit8526
@abdifataxmowlit8526 3 жыл бұрын
Legend labo maha khalid kaamil💯💜💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@afaamire887
@afaamire887 2 жыл бұрын
Mnsha alh codkiisa quraan
@barlinosmaan545
@barlinosmaan545 2 жыл бұрын
Mashallah tabaragkallah quraan illahay hakuxafido" heesta quraanka ayaad ugamacaantahy.
@naimaabukar3170
@naimaabukar3170 3 жыл бұрын
Codkan macanta bdn Allaha ku qadaro in quraan ka ku aqriso inshallah o heesaha iska dhaaftid
@Nimo05590
@Nimo05590 2 жыл бұрын
Masha allah tabaraka allah wlhi aad bu Qur'an ka ugu cod macana🥰
@sadaqabdulahiahmed2321
@sadaqabdulahiahmed2321 2 жыл бұрын
Qur anka masha allh
@ayaanciis4306
@ayaanciis4306 2 жыл бұрын
Msha aallaah noolow huno
@maryanfarah1210
@maryanfarah1210 3 жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah
@sacdiyoabanuur2949
@sacdiyoabanuur2949 2 жыл бұрын
Masha allah😍
@hiboabdulaahi375
@hiboabdulaahi375 3 жыл бұрын
Khalid in u qari somaliyeed in u noqdo buu ku cod macana ilaahayaw ka dhig
@monam7931
@monam7931 3 жыл бұрын
Viva khalid xidiga Togdheer inuu gobalka gobalda ka yimi adban adban ugu farxsanhay burco my home 🙏🙏🌹
@xamdiabdulle5820
@xamdiabdulle5820 2 жыл бұрын
Allaha kaa madobeyo heesaha kuna weceyo dhanka iyo diinta codka mcn in badan qur aanka ku aqriyo
@minhaajmataan6165
@minhaajmataan6165 3 жыл бұрын
Masha allh codkada allh ku barakeyo
@arafoffcguumays6596
@arafoffcguumays6596 2 жыл бұрын
Maansha Allah
@user-hw7oq8fy3w
@user-hw7oq8fy3w 3 жыл бұрын
Masha allh khaalid kaamil Thanks lajan tagero kuu ahay ader abdihafid Marwaan yare so qabo
@salmaomar2305
@salmaomar2305 2 жыл бұрын
ilhay heesa haka madobeyo MashaLaha codakagag quranaka kubaDaLa
@khalididiriss5633
@khalididiriss5633 3 жыл бұрын
masha allaah walaal codkaas qurux badan qur'aanka ku akhri oo iska dhaaf heesaha walaal
@bisharonur8100
@bisharonur8100 2 жыл бұрын
Masha Allah xaga Qur'an ka iskugu baydh insha Allah Allaha kuu fududeeyo Aamiin.
@sucdibirimo3669
@sucdibirimo3669 3 жыл бұрын
Masha allah wlhi cod macan u illah ku siiye khalid
@mayamaya1890
@mayamaya1890 3 жыл бұрын
Masha allah
@axmedabiib1552
@axmedabiib1552 3 жыл бұрын
Top walhi khaalid kaamil legend dray
@ifrahmahamud2534
@ifrahmahamud2534 2 жыл бұрын
Masha allah👌🌹🌹🌹🌹🌹
@deeqaahmed9564
@deeqaahmed9564 2 жыл бұрын
Mansha allah codkaga allah kubarageyo
@xamseofficial4111
@xamseofficial4111 3 жыл бұрын
mcha allah ❤️
@lakiaxmed2918
@lakiaxmed2918 3 жыл бұрын
Qaari quranka akhriyo inuu noqdo.mar un kuu rajaynaa insha alh
@fbchannel3293
@fbchannel3293 3 жыл бұрын
Manshallah nice voice
@farhiasheikhali8280
@farhiasheikhali8280 3 жыл бұрын
Khalid masha allh qur aanka u go. Walal
@ifrahabshir6492
@ifrahabshir6492 2 жыл бұрын
Mansha Allah keep going abowe
@zaciimkacaziimka8323
@zaciimkacaziimka8323 2 жыл бұрын
Khaalid wallo waxan kaa codsanaa codkan macnta badan inaa kaliya quraanka ikali yeesho plz alle qalbigaga haku sugo 😭😭😭😭😭😭😭😭
@hawamahamed6941
@hawamahamed6941 2 жыл бұрын
Khaalid iyo cabdixaafid waa mahadasantihiin walaalkeyga qaaliga ahow amaanta aad uso gubseen hablaha soomaaliyeed 👌
@arafoffcguumays6596
@arafoffcguumays6596 2 жыл бұрын
Cqruurta yar yar quraanku jecliisaynin lahaa
@hassanshaabanabdi8363
@hassanshaabanabdi8363 3 жыл бұрын
Ala codkiisa quraanka ku macaanaa
@dheymanluul7339
@dheymanluul7339 3 жыл бұрын
Ck family ❤❤❤❤ khaalid kaamil wan wadanaa fanankeygii ❤
@khadrahassan9477
@khadrahassan9477 2 жыл бұрын
Cokiisa ku macanaa quranka mashalh
@aadancabdi570
@aadancabdi570 3 жыл бұрын
Mash alha codkiisa macn waayo wllhi zxb iinoolw
@najma8198
@najma8198 2 жыл бұрын
Aniga u ku horeyo igu soo qabo telkis abdiffidow 👌👌👍👍👍❤❤
@nadifoabdiali3996
@nadifoabdiali3996 3 жыл бұрын
Maasha Allah
@seinabmoalim814
@seinabmoalim814 2 жыл бұрын
msh alh
@mohaalasofficial8904
@mohaalasofficial8904 2 жыл бұрын
Mashallh runahntiii codku khuran ja ku aqrinayo waa nadif mashallh
@liimaahir6483
@liimaahir6483 3 жыл бұрын
Dayax dalnuurshe soo qawo
@yuuzuffarah5635
@yuuzuffarah5635 3 жыл бұрын
Khalid Kamil❤
@hafsaxidiigofficiale305
@hafsaxidiigofficiale305 2 жыл бұрын
Mansha alllah khalid kamil adero alle haku xafiido codkaga macan
@wllqaa2011
@wllqaa2011 2 жыл бұрын
Maasha alah
@joeffresame3185
@joeffresame3185 3 жыл бұрын
On t'aime depuis djibouti 💜
@aishaabdi7149
@aishaabdi7149 3 жыл бұрын
Mashallah mashallah mashallah qari ma iska noqotid
@apdirizakmohamed5885
@apdirizakmohamed5885 2 жыл бұрын
Abdihafiid ninkan mar kale so qabo oo qisadiisa jacayl ee xanuunka badan ka warayso Ninkan gudihiisa taarikh jacayl oo madaw aya ku duugane
@samasammaxamuud1714
@samasammaxamuud1714 2 жыл бұрын
Mashaa allaha mashaa allaha
@abdikariincigaaal5739
@abdikariincigaaal5739 2 жыл бұрын
Codkii oo qof ah Kh.kaaaamiL♥️👏
@farhiaali5107
@farhiaali5107 2 жыл бұрын
Maasha alaah
@abdikariincigaaal5739
@abdikariincigaaal5739 2 жыл бұрын
Khaalid kaamil one love ❤️
@Hodan-xb8qk
@Hodan-xb8qk 3 жыл бұрын
Mashallah quranka ayuu ad ugu macanyahay codkaagu
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 3 жыл бұрын
masha allah thank you
@Thequeen-h2024
@Thequeen-h2024 3 жыл бұрын
Tajwiidkiisa Masha Tabarakallah 😍😍😍
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 2 жыл бұрын
#Burco marwalba dad talanti leh ayey soo saartaa👍💯
@landac.raxman6176
@landac.raxman6176 2 жыл бұрын
Mnsha allah
@naajiyare3797
@naajiyare3797 3 жыл бұрын
Wlhi m.a allaha haku barakeyo quranka marku akhriya qalbiga i dhaqaaqay wll allaha haku so hanuuniyo
@lakiaxmed2918
@lakiaxmed2918 3 жыл бұрын
Wwwww cawa nin culus soqabaty khalid kamil
@maymuunabdulahiwarsame8198
@maymuunabdulahiwarsame8198 3 жыл бұрын
masha allah
@hindamohamed6455
@hindamohamed6455 3 жыл бұрын
mash allah
@cabdishakuur__officail
@cabdishakuur__officail Жыл бұрын
ninkan iyo nimcaan hilaacba waa labo goat
@hoodofaarah2379
@hoodofaarah2379 2 жыл бұрын
Maaashalh🤲🤲🤲
KHAALID KAAMIL || Music Iyo Madadaalo
41:42
Astaan
Рет қаралды 14 М.
КАКУЮ ДВЕРЬ ВЫБРАТЬ? 😂 #Shorts
00:45
НУБАСТЕР
Рет қаралды 3,5 МЛН
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 11 МЛН
BANDHIGA XUUTIYIINTA | XIISADDA BADDA CAS | KALA BAX | GAZAS
17:46
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 2,8 М.
HALMAR AYUU JAWIGII IS BADELAY | IRAN | ISRA | US | UK | GAZA
15:02
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 34 М.
XAMDI BILAN HEES CUSUB 2023 | RAGA KALA MID WEEYAANE | MUSIC VIDEO
5:16
Goodax Media Production
Рет қаралды 12 М.
AMB AXMED CIISE | SIDAY SOMALIA, ITOOBIYA OGA GUULAYDAN KARTO?
22:44
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 31 М.
WAR KA FARXIYAY SHACABKA REER GAZA | DIGNIIN  KU WAJAHAN ISRA
8:45
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 29 М.
MAXAA SABABAY ISKU DHACA GULLED SIMBA IYO KHAALID KAAMIL !!!
11:00
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 61 М.
KHAALID KAAMIL | WARAAQ KU QOR OOHINTAADA | Hees Cusub 2021
5:43
CASKA FILMS
Рет қаралды 6 МЛН