KHAALID KAAMIL | QOFTAYDIIYEEY KUMEE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

  Рет қаралды 5,737,017

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

khaliid kamiil, suldan seeraar, xariir axmed, hodan abdirahman, mursal muuse
Khaalid Kaamil
Naftaydiyey Kumee
Erayada & Laxanka: Khaalid Kaamil
Music: Al Cazel

Пікірлер: 2 300
@boqoradadhaharguuul5565
@boqoradadhaharguuul5565 4 жыл бұрын
Pls hadaa tahay umadii nabi maxamed pl lika isaar wllhi waa ooye😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@anisomaxamed4458
@anisomaxamed4458 4 жыл бұрын
😂Mxa la oyse apyo
@ruqiyosuufi3423
@ruqiyosuufi3423 4 жыл бұрын
Ishakaqaabta
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 4 жыл бұрын
Maaxad ka faaidi markaa
@aishaabdiali2780
@aishaabdiali2780 3 жыл бұрын
Sory uma nbi mxm ma ahi qowmkalaaan ka haray
@haredmahamudhared1492
@haredmahamudhared1492 3 жыл бұрын
@@aishaabdiali2780 xoola miyaa tahay
@lordofdarkness3877
@lordofdarkness3877 4 жыл бұрын
Ilaahay baan kugu dhaarshee like ha ila dhaafin 😭😭
@abdulkadirmahad2107
@abdulkadirmahad2107 4 жыл бұрын
mash,huur 😂😂
@iamnacma8343
@iamnacma8343 4 жыл бұрын
Waan kula dhaafay wll😂😂😂
@khadarboy4349
@khadarboy4349 4 жыл бұрын
Alleh kugu dhaarshe iga dhaaf?😊😂😂
@Machid_
@Machid_ 4 жыл бұрын
Doqonoow isla xizhoo😤💩
@ridwanali5714
@ridwanali5714 4 жыл бұрын
Inaad nadhaariso may ahayn
@firiyaadxasan6181
@firiyaadxasan6181 4 жыл бұрын
Kii nabiga jaceyl like ha ii saaro
@quman1238
@quman1238 4 жыл бұрын
Scw
@MooganeAdvertising11
@MooganeAdvertising11 4 жыл бұрын
Scw
@ilhanaadan6530
@ilhanaadan6530 4 жыл бұрын
@@quman1238 1
@aboubakermed5491
@aboubakermed5491 4 жыл бұрын
Wlhi
@aboubakermed5491
@aboubakermed5491 4 жыл бұрын
People are not l
@sharmaarkesama-wade1395
@sharmaarkesama-wade1395 4 жыл бұрын
Adigoo heesta dhagaysanaya hadaad comment akhriyayso Like dhac iigu sii wll👍
@bashiirjamac5623
@bashiirjamac5623 4 жыл бұрын
Hadan comment akhrinayo miyaan damin lahaa hadaa wallaHaY baanaD fiq iga ziinaYn laX waD naga xanaajin
@sudaysiahmed9555
@sudaysiahmed9555 4 жыл бұрын
Mahatee👌
@cawildiiriye6826
@cawildiiriye6826 4 жыл бұрын
maxaad like ka helaysaa lagu sii qaadye
@abshirobarre8564
@abshirobarre8564 4 жыл бұрын
@@cawildiiriye6826 pejd ìseoswhskskdbdkdjodjoekejoskdkdktpw
@rahmaahmed1690
@rahmaahmed1690 4 жыл бұрын
Anoo heespa dhageysan Manaa commentz pixiya😂😂😂😂😂
@abdirahmanmattan6626
@abdirahmanmattan6626 4 жыл бұрын
Ilahyban kuGu dhaarshe Like Hayla dhaafin 😭😭
@zuniita_isse3105
@zuniita_isse3105 4 жыл бұрын
Maxay ku taraysa like
@khaliddayibofficial7748
@khaliddayibofficial7748 4 жыл бұрын
Ilaahy baan kuGu dharaashe like ha ila dhaafin ax ax ax ax😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@umalmohamed4196
@umalmohamed4196 4 жыл бұрын
Waan Ku saaray walaalkay qaali Ana i xasuuso mar kasta mahad sanid 😉😉😉😉😉😉
@filsanqawrax8835
@filsanqawrax8835 4 жыл бұрын
Kusary sxb
@filsanqawrax8835
@filsanqawrax8835 4 жыл бұрын
Umal kusary adna sxb
@yussufdeeqali1178
@yussufdeeqali1178 4 жыл бұрын
Kuu saaray lipaaax
@axmeddimond457
@axmeddimond457 4 жыл бұрын
Ana xasus igu ahn jirtay zhip lkn wanku sary zhip 👍😂😂😂😂gngz Axmed ďèmķ
@King_Nazu
@King_Nazu 4 жыл бұрын
Bro waa so labatay ilaa hadana like ima sinin maxaa🤔😪😥 Edit: 🇸🇴❣️ thanks 🙏
@mohamedadan4914
@mohamedadan4914 4 жыл бұрын
1Million markay dhaafto Like saar
@mohamedahmednuur4747
@mohamedahmednuur4747 4 жыл бұрын
Kkkkkk like
@mohamedahmednuur4747
@mohamedahmednuur4747 4 жыл бұрын
Cawale
@jamajokerkhaalid6834
@jamajokerkhaalid6834 4 жыл бұрын
hhhhhh ok
@umalmohamed4196
@umalmohamed4196 4 жыл бұрын
@@jamajokerkhaalid6834 Shape of you 😹😹😹😹😹
@roodaaxmed7722
@roodaaxmed7722 4 жыл бұрын
kkkkkkkkkkk
@iamqueenrayan9119
@iamqueenrayan9119 4 жыл бұрын
Ninkey ki yow😭😭kume xalke single ku tahy😢😢😢😢😢war isoduceya inu ilhy kalinimda ika saro ax🤣🤣😂😂😂😂😂😂istaqfurulh Amin idhaha
@ahmedmahamed6982
@ahmedmahamed6982 4 жыл бұрын
Aamiiin hhhhh
@iamqueenrayan9119
@iamqueenrayan9119 4 жыл бұрын
Hah shukrn
@ibraahimabdullahimohednour82
@ibraahimabdullahimohednour82 4 жыл бұрын
Qofki kasari laha aniga aman ahay anba mel cidlo iskataganahy😭inaken gacantyda qabso💘💋
@iamqueenrayan9119
@iamqueenrayan9119 4 жыл бұрын
@@ibraahimabdullahimohednour82 😂🤣🤣🤣😂😂
@cabdallaile7697
@cabdallaile7697 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💗💞❣💟💙
@abdirahmannuur523
@abdirahmannuur523 3 жыл бұрын
Wll ilaahban kugu dhaarshee like ha ila dhaafin dareen ayaa igalee😢😢😢
@farhaanabdullaahi349
@farhaanabdullaahi349 4 жыл бұрын
Gantaalada Fanka in Hargeesa Laga Rido ma isku Raacnay 😍From Somalia 🇸🇴 😍🙏
@mustafehusseinshire6178
@mustafehusseinshire6178 4 жыл бұрын
Ninkani waa rr Burco..
@sharmakeofficiel6292
@sharmakeofficiel6292 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Reer xamarna goorma fanka hasoo deg deginee is hubsada
@Abdirahman_24
@Abdirahman_24 4 жыл бұрын
Reer Burco weeye
@kaafialjadaaf4526
@kaafialjadaaf4526 4 жыл бұрын
my muqdisho uso raadi fan iyo suugaan 😍
@arafatmohamedhussein4259
@arafatmohamedhussein4259 4 жыл бұрын
Fankuba dhankuu ka socdaa waa Somaliland gaar ahaan Hargeisa our Region🤔❤❤❤
@jamalnazir2920
@jamalnazir2920 4 жыл бұрын
Somaliyay idinmee cidlaan soconayee 😔 inakeena gacmaha isqabsanee❤️ borama
@abdalepeshd1243
@abdalepeshd1243 4 жыл бұрын
Boe haa wlh
@haboonmaxamuud8413
@haboonmaxamuud8413 4 жыл бұрын
😭😭😭
@abdirahmanabib737
@abdirahmanabib737 4 жыл бұрын
Ina ken wayee
@safiyamaxamuud9300
@safiyamaxamuud9300 4 жыл бұрын
🇮🇹♥️♥️♥️♥️🇮🇹
@kool.kooli143
@kool.kooli143 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@queenlove8120
@queenlove8120 4 жыл бұрын
Sanadka cusub jcl dacad ah guur ku saleysan Allaha nagu aadiyo inteyna iskabulada ah oo sarirta ku cidlowday😢😥😩war amiinta haka baqeylina
@acgoal2134
@acgoal2134 4 жыл бұрын
@@kaderaroppleh subscribe isaar wll fadlan
@garaadxuseen3396
@garaadxuseen3396 4 жыл бұрын
Aamiin
@qabiilwaqarandumis7421
@qabiilwaqarandumis7421 4 жыл бұрын
Hhhh aaamin abyo
@gabadhafarxadajecel1530
@gabadhafarxadajecel1530 4 жыл бұрын
Amin
@abdirashidnimcaan7346
@abdirashidnimcaan7346 4 жыл бұрын
Amiiiin Wllhi sariirta aad jeedo ayn duljifay 🤣🤣🤣from 🇩🇪
@mohamedAli-zd8fj
@mohamedAli-zd8fj 4 жыл бұрын
Dhinaca Camerada Waad Ka Hiiliseen Wuxuu Qoray Heesta Wuxuu Saaray Laxan Hadana Isagaa Ku Luuqaynaya Sidaas Oo Tahey Waxaa Idin Muuqata Hagrasho Fanankan Wuxuu Leeyahey Talent Balse Marabtaan Inaad Soo Saartaan. Inta Aaminsan In Fanankan Waqal Hagratay Like Kuqabo.
@jacelowyare4163
@jacelowyare4163 3 жыл бұрын
cidna umuu baahna wan qata anigu
@caddeeyembaxnaan7600
@caddeeyembaxnaan7600 3 жыл бұрын
Dhanka Editing ka ayay kahoosaysaa heesta
@CadeQarawe
@CadeQarawe 2 жыл бұрын
Hadeer kawarn 2022 lagu jiro fanaanka 1aad mayahey
@abdulrahman.mohamoud89
@abdulrahman.mohamoud89 2 жыл бұрын
@@CadeQarawe waayhy
@iLkacaseofficiall1
@iLkacaseofficiall1 4 жыл бұрын
Khaalid kaamil waxa iigu danbaysay 2018 kii saacadu ay ahayd 5:30 waxanan isugu soo galay maqaaxi Kutaala burco maalintii aya iigu danbaysay waan yaabay Markan arkay isagoo heesaya bro khaalid alayacizak🤟🙏
@upthi__mohamettchannell2446
@upthi__mohamettchannell2446 Жыл бұрын
Manaa qooraansi badan💂 Oon ku qanceyn qof qudha💃 Mise taan ku qaboobi lahaa 💥 Ayaanay qaban indhuhu👀ii Oo qalanjadu wey qarsoontahay🧡🤴
@haykalofficial3775
@haykalofficial3775 4 жыл бұрын
Wll ilaaahaybaan kugu dhaarzhe like iigu qapoH
@salahosmanfarah2129
@salahosmanfarah2129 4 жыл бұрын
Wixi cidlo dareemay oo Bbe la aan ah like isku muuuji ✌✌
@newsports1847
@newsports1847 4 жыл бұрын
hooyaDaa Anagu is jeceL NhY
@johnmaier1550
@johnmaier1550 4 жыл бұрын
Waan heesta ❤️
@osmanabdi2369
@osmanabdi2369 4 жыл бұрын
It dives deep Xanuunwaye
@ibraahiimyare3202
@ibraahiimyare3202 4 жыл бұрын
@@newsports1847 hhhhhhhhhh
@abdiazizmoha1288
@abdiazizmoha1288 4 жыл бұрын
Hada dhegenaysa 2020 like isaar bishii 1. 20.2020 ilahay ban kugu dharshee like isaar
@user-mx4tr8me3o
@user-mx4tr8me3o 4 жыл бұрын
N
@captainsanto5572
@captainsanto5572 4 жыл бұрын
naga aamu gacmolys qabsadana garanmysidee, dadka kaawaawynbaad kamaqashe
@diegocosta6634
@diegocosta6634 4 жыл бұрын
Heestaan saan u raadinaayay Wan dalay runti Hadaan helay Qoftaydiyay kumee 😍😍 Cidalaan qarwaya kumee Qof aad jeceshahay Mrkd waysid waa xanuun runti aad u xun😭😭
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 4 жыл бұрын
Xanuun badanty wllhy
@iftiimiye
@iftiimiye 4 жыл бұрын
Hees macquul o kusocoto aniga iyo inta dooqoda sugayan Inshaa allah wax qeeyr qabo sanadkan
@10mviews5
@10mviews5 4 жыл бұрын
Maaan nolosha kula qaato abayo
@fadumoxusen1965
@fadumoxusen1965 4 жыл бұрын
Amiiin
@Hassan-gd2dk
@Hassan-gd2dk 4 жыл бұрын
Wll aniga ila so xidhiidh hadaynu istijaabino kwaran in aan noqday dookhaagii iyo in kale ana aan tijaabiyo in aad noqotay dookhaygii iyo in kale
@abdifataxkhalif5069
@abdifataxkhalif5069 4 жыл бұрын
S&A M&S m Allah kalsoni fiica iga dhe hadalkega waa cad yahay hayeh yasmin ina abkow cadi iskadhig hee😉kkkhhhkhk
@hamseabdirahman2111
@hamseabdirahman2111 4 жыл бұрын
😂😂😂☝️inta sugaysah qofkiisi
@muniirshukrigeedi5572
@muniirshukrigeedi5572 4 жыл бұрын
Heeskan saad u sugaysay hada daashay sidayda oo kale like I saaar💯💯💯🤣
@abdiwasaalinur1460
@abdiwasaalinur1460 4 жыл бұрын
Muniir official beentaa maahan 😂waaban nacay maqalkeeda
@zadkey21
@zadkey21 4 жыл бұрын
muniir sxb qaali waan ku tageeraa
@zadkey21
@zadkey21 4 жыл бұрын
😁😁😁
@alidaahir4659
@alidaahir4659 4 жыл бұрын
Mansha Allah hees Tani way qaraxday
@simankeynaan5579
@simankeynaan5579 4 жыл бұрын
Kan qof uusan aqoon ayuu raadinaayaa sidaas ayaan u fahmay waaw hees cajiib ah thanks
@amiiraamran8892
@amiiraamran8892 4 жыл бұрын
Wilka cod macana heesta lagama dhargayabo khaliid horey usoco huuno ❤👍👌
@caasho8410
@caasho8410 Жыл бұрын
Fdln like iisar nabigena hada jeceshahy❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
@mahadofficial2439
@mahadofficial2439 4 жыл бұрын
2020 hada ado single kugu dha la rabo like isar😂👍qofteydi kume😩
@iamnacma8343
@iamnacma8343 4 жыл бұрын
Haday Single kugu so gashy wll askarta is qor sidani waa ceebe😂😂
@amiinabdirashiid3724
@amiinabdirashiid3724 4 жыл бұрын
@@iamnacma8343 nagamaad xishoon hadaan nahay iskabulo lkn cida afrika joogta unbay iskabulo u xuntahay lkn anaga qurbaha joogna hadaan xalashano io hadii kle waa iskay mid 😂🤣😂🤣👊💪
@ismacilyasin3675
@ismacilyasin3675 4 жыл бұрын
@@amiinabdirashiid3724 mr amin waxaan umalaynayaa in aanay afkaaga iyo dhagtaadu is maqlayn ama aad faaruq tahay
@mohamedbruno8669
@mohamedbruno8669 4 жыл бұрын
Hefjdfjbdifnswebdskcxifek@@ismacilyasin3675
@mohamedbruno8669
@mohamedbruno8669 4 жыл бұрын
@@iamnacma8343 gsjdsjddbseneg
@ciiltireqaasim9497
@ciiltireqaasim9497 4 жыл бұрын
Ciyal xmr hada tahy like ha ila dhafin no dad kle geesinomo👌👌👌
@fartacabdulahi7326
@fartacabdulahi7326 4 жыл бұрын
👌👌👌👌👌👌
@ciiltireqaasim9497
@ciiltireqaasim9497 4 жыл бұрын
Kaliga lee miya ciyal xmr ka joga😂😂
@fartacabdulahi7326
@fartacabdulahi7326 4 жыл бұрын
On the way waye bro
@ciiltireqaasim9497
@ciiltireqaasim9497 4 жыл бұрын
Lkn adi xmry ka shidanthy miya
@mohamedxoogsade4731
@mohamedxoogsade4731 4 жыл бұрын
Aar waan joognaa dee Anagoo dhan Sidee weeye bro😂😂❤👊
@rahmaahmed4317
@rahmaahmed4317 4 жыл бұрын
Wah wah wxasa ka heesa inan qaawan kuma jirto wxba saaran iyo wxbay sidaa maaha Ereyada 100% Laxanka 100% Musiga 100% Waqal stadio 100% Inta igu raacsan like dhac dhac👍👍👍👍👍💖💖💖💖💖💖💖💋💋💋
@YaxyeCabdulaahi
@YaxyeCabdulaahi 2 ай бұрын
Hees Jacayl ma dhamaysatay adigoon wax xariir ah lahayn.
@bureeqomahamed1609
@bureeqomahamed1609 4 жыл бұрын
Hadaa singlimo ku dishaY like isaaR😭😭😭😭😭😭
@Updi7079
@Updi7079 4 жыл бұрын
Ninkaan Tallent weeye Mahaa nooca Fanka khasbada ♥️👌
@turkishturkish1954
@turkishturkish1954 4 жыл бұрын
Ilahey dartiis hadad like iku sari weyso wlhi xanuun waaye❤✌
@filsancadey1625
@filsancadey1625 4 жыл бұрын
Ala cod macaana wiilka mashallah my pro keep going 😋❤🙏💋
@husseinalihassan5121
@husseinalihassan5121 4 жыл бұрын
Wlhi heestan ilaa hada waanu isla baaxaadagaynaa 10 jeer ka badan intaan kusoo cisheday😢😢😢😢
@akae5153
@akae5153 4 жыл бұрын
I'm From Falastiin i like Somali Music✌️
@maohamedali5
@maohamedali5 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@ikranabdi6736
@ikranabdi6736 4 жыл бұрын
🙄🙄😂😂😂😂😂😂
@galadok7692
@galadok7692 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@queencaisha9836
@queencaisha9836 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhh wll ana i am from israa.iil maheshiinaa😅😅😅😅
@sulupo8535
@sulupo8535 9 ай бұрын
@@queencaisha9836🤣🤣😂😂🤣🤣
@nimcaeebiyaale4854
@nimcaeebiyaale4854 4 жыл бұрын
Wiil erayadisa iyo wxisa sameysto wye qofna wx kma sugo wana erayo daren leh qaalid kaamil horey usoco wll tagera buuxa ku ahy❤❤👏🥰
@officialmacaruf9779
@officialmacaruf9779 4 жыл бұрын
#waqaal studio wlhi channel soomaaliyeed insha allah ilaa milionka hasocoto hawshuu pind pleas waqaal
@sahalsahal4156
@sahalsahal4156 3 жыл бұрын
from Oromiya Like 😍😍😍
@mohanpoi8273
@mohanpoi8273 3 жыл бұрын
🖐
@cumarhaji8481
@cumarhaji8481 Жыл бұрын
hadaa qoralkeyga aragtid love dhac iskaga sii 😭😭😭
@xamsexaye
@xamsexaye 4 жыл бұрын
Dadkuba waa wada like doon, qof aan like rabin hadii uu jiro ha saaro😋
@asmamohamoud9171
@asmamohamoud9171 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@sahraabdullahi8670
@sahraabdullahi8670 3 жыл бұрын
axmdbu
@liimootebeene9334
@liimootebeene9334 3 жыл бұрын
@@asmamohamoud9171 usystys
@liimootebeene9334
@liimootebeene9334 3 жыл бұрын
Us7e
@kd2528
@kd2528 3 жыл бұрын
Legend
@hamiishofficial7042
@hamiishofficial7042 4 жыл бұрын
2019 Qoftaan Raadinaayey 2020 Kiina Waa Iigu Soo Galay Welina Ma Helin Wlhi khaalid Kaamil Qalbigayagaad Ka Heestaa Like Iigu Yaaciya😍😍😍😍♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@ayanbashe4946
@ayanbashe4946 4 жыл бұрын
Alle hakuusoo dhaweeyo huno
@ayanbashe4946
@ayanbashe4946 4 жыл бұрын
Alle hakuuso dhaweeyo huno
@malyunmohamed1750
@malyunmohamed1750 4 жыл бұрын
Haaaaa
@caalinentertainment8874
@caalinentertainment8874 4 жыл бұрын
DaRuuRo will soomaliyeet
@idilcusmaan2039
@idilcusmaan2039 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk wali lama dhaline haku daalin
@filashofilms4879
@filashofilms4879 4 жыл бұрын
Heestan iyo heesti macaan music goda isku bees waye Inta ila aragty like saara
@mohaaz6906
@mohaaz6906 4 жыл бұрын
Qofteydii kumee 😫😭 Ilhow isku keen sanadkan cusub Kuwa kala maqan😫❤️
@asmaahmedasmaahmed8636
@asmaahmedasmaahmed8636 4 жыл бұрын
Mohaaz Moumin Amiin yaa allah 🤲🤲😭😭 Amiin yaa allah 🤲🤲😭
@mahdiyanuuranalka3150
@mahdiyanuuranalka3150 4 жыл бұрын
aaamiiin aaamiin
@ubaadargsan6895
@ubaadargsan6895 4 жыл бұрын
Aaamiin
@mascudgacal6227
@mascudgacal6227 4 жыл бұрын
Amiin
@fahadaxmedxuseen3334
@fahadaxmedxuseen3334 4 жыл бұрын
Horta manad somali ahyn.qoralka iska sax dhorow
@somepersonmohamed4949
@somepersonmohamed4949 4 жыл бұрын
Habeenkii new yearka 2020 ayan heestan kuso xasuusta mrkaso aan 10ki hbenimo kaso baxnay Borame una sconay hargaysa ayy no bxaysay 12ki hbeenimana hrgaysa nimid 2019ki borama jognay 2020na hargaysa✋🏻😁
@cali2119
@cali2119 3 ай бұрын
Waxaan xasustaa xili aan,kujiray xalad adag hadana aan'joogay dalka eteria waxaan markasta naftaku maaweelin jiray hestan Alla xanun badanaa markaad qofkaad jeceshahy kaadheer yahy Ax ax❤
@Salmancade10
@Salmancade10 4 жыл бұрын
Waa hees aad u mac good. Khaalid Kaamil waa fanaan cod mac masha Allah.
@nadalabdi2756
@nadalabdi2756 4 жыл бұрын
halkee dhigtey heestan hore u soco brother 😱👏👏👏👏👏👏
@queenyismail5158
@queenyismail5158 4 жыл бұрын
😭Qofkaykiyooow kumee horta hesta wan sugayey❤🙏
@engabas_10
@engabas_10 4 жыл бұрын
Sagoottin wngsn baaad noo sameesen bye bye 2019 thans team waqal ❤👍
@mehmedhusseinadan2631
@mehmedhusseinadan2631 2 жыл бұрын
Heestaan 2020 aad udageesan jire.. wil asxbta ah igu foodeen jiire.. hadana waan heley qoftaas. Farxad iyo jacel laso koobin karin aayan ka heley. Qof booskeyda badali karo ma dhalan... Yasma I love u my beriful wife
@yasminkhalif7658
@yasminkhalif7658 2 жыл бұрын
I love uh too my king
@mehmedhusseinadan2631
@mehmedhusseinadan2631 2 жыл бұрын
@@yasminkhalif7658 My Love Thanxs alot.
@bushaaromaxmuudkeefle6902
@bushaaromaxmuudkeefle6902 Жыл бұрын
Ilhaywo qof fcn iii dooor adaa garnaye iyo caruuur baari ah yaaa rabi
@rosenor2202
@rosenor2202 4 жыл бұрын
Hees an In badan sugaye 🥰🥰🥰🥰🥰😍❤❤❤
@maxamedosman1867
@maxamedosman1867 3 жыл бұрын
i misa baa sugay say am soo maaha makacu
@arizoonajr7625
@arizoonajr7625 4 жыл бұрын
Hadii aad aminsanty iney tahy heesti 2019 ugu shedneed like dhac dhac ku sii
@suldaanmoha
@suldaanmoha 4 жыл бұрын
War ninku cod macaa 2020 adaa iska leh ee ku tumo sanadkaada waaye bro 😜😜😜👊👊👊💪💪💪
@maohamedali5
@maohamedali5 4 жыл бұрын
700 unlike saartay waa xaasid oo Ninkaan codka ilaaheey siiyay ka maseersar ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴 from Germany.
@haadhaobsa2118
@haadhaobsa2118 4 жыл бұрын
Waa Hees Qurux baadan Khalid kammil keep going
@ibnudhagjar3303
@ibnudhagjar3303 4 жыл бұрын
Axsan hees qalbi jacayl baa wax utaraysaa Alle haysku beego qalbiyda isjecel 👌🏻🙏
@ahmedbarre7
@ahmedbarre7 4 жыл бұрын
Heestan hda sanad dhan bn sugayey 2019 ilaa 2020🎤🎸🎧
@Daud_dadki_hore
@Daud_dadki_hore 4 жыл бұрын
inta sanadka cusub kasoo horjjeda ee ka islmka tirsta like ha ila dhafina
@xasanaadan6259
@xasanaadan6259 4 жыл бұрын
Khalid kamil Fanan aan jacelahay
@abwaanzamiirzamiir7262
@abwaanzamiirzamiir7262 Жыл бұрын
Hestan wlhi si cadiya igu socotaa qaftydii wli waan la ay mid ii qalanta waan wayay ani qof dacad ah ban ahay dumarki somlidana qofka daacada doqon bay modayan😢
@dayahcade217
@dayahcade217 4 жыл бұрын
heestan inay 1m uqalanto inta ilaqabta like
@queenqaali294
@queenqaali294 4 жыл бұрын
fananku cod baa ilahey siiyay masha allah💖💗❤horey usoco wllo
@queenofqueens4645
@queenofqueens4645 4 жыл бұрын
2019 sanad iga xun ma jiro caawo oo sanad cusub soo galayana wa hbnkii la iyiri hore usoco cidlo baan wehel la,ahay cawa😢😢😢😢 alle hanaga qabto dadka xumabta usocdo
@mzaadiq1858
@mzaadiq1858 4 жыл бұрын
Sorrru waanka xumahy Wixi kugu dhacy wll iska dulqaado tani waa aduunyoo qofkii Samra oo dulqaata baa ka guulysta 🙏🙏
@Xidaawi22
@Xidaawi22 4 жыл бұрын
Iska samir wll horayna usoco waqti ku samada ku rajyana 🙏
@queenofqueens4645
@queenofqueens4645 4 жыл бұрын
@@mzaadiq1858 aad iyo aad mahad sanid wllo mcn
@queenofqueens4645
@queenofqueens4645 4 жыл бұрын
@@Xidaawi22 thanks wllo qaali
@munamohamedsaidm7054
@munamohamedsaidm7054 4 жыл бұрын
2019.sanad.igaa ficnaaa.ma jirin.2020.ilahey mid fiicn.ha igaa dhigo
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 3 жыл бұрын
Khaalid Kaamil fanaan ka cod macaan majiro laakiin dadaal ayaa lagu dhaafay iyo meel xun taagnoow 😂😂
@aishaabdi6678
@aishaabdi6678 3 жыл бұрын
Hubaal majiro
@saidadan112
@saidadan112 2 жыл бұрын
Heestaan xasus igu tahey waana dagesan jirey balse 2021 sept 6 kadib waxaan heley qof nolasha ila fahanto qoftaas oo hada ifka ogu jeclahey ahna marwadeyda..
@Sultanahmeth
@Sultanahmeth 4 жыл бұрын
Intaan dumar kugu qaldee Is iri wa tii qormiyo Nolosha kula qeybsanlahayd Qalbiga i yiri ma aha tii Qeyrkaa wey badantahe Ma dhulkaad qol kuledahoo Anaa indhahaygu qaban Ma cirkaa qasri kugu yaal Anigu quusan waayoo Ma qof aan la abuurin ba tahay Qofteydiyey kumee Cidlaa qarwayaa kume Haduu qalbigaaga jiro Maqlayo dhibkaan qabo Ina keen gacanteyda qabso Hadaan xulashada qorsheyn Qowl iyo araar lahayn qof doorasho aan lahayn soo qalbiga wuu diidaya jacayl qiimo deydaye Ma anaa qooraansi badan Mise taan ku qaboobi lahaa ayaaney qaban indhuhu oo qalanjadu wey qarsoontay Qofteydiyey kumee Cidlaa qarwayaa kumed Haduu qalbigaaga jiro Maqlayo dhibkaan qabo Ina keen gacanteyda qabso 01.01.2020
@muniishatogdheerilkacas3238
@muniishatogdheerilkacas3238 4 жыл бұрын
Qofkaygiyow kumee 😢 cidlaaan qarwaya kumee 😢♥️
@mohamedismail8560
@mohamedismail8560 4 жыл бұрын
Waykan bbe ✋😘😍
@calijeenyo8539
@calijeenyo8539 4 жыл бұрын
Munisha Abdiraxman Munisha wa I kan PpeiH
@khalidanwar3680
@khalidanwar3680 4 жыл бұрын
Munisha Abdiraxman Munisha wu iska imanya insha Allah
@mysandwichmine7187
@mysandwichmine7187 4 жыл бұрын
Naa waykan 😂💔💔👄
@mahwishakram947
@mahwishakram947 4 жыл бұрын
war hal inan udaya 😂😂waxay 5tan nin
@engshidane3668
@engshidane3668 4 жыл бұрын
Ninkan iga qora fanka meel wacan bu kagadhi dona sanadaha so socda i.n talent bu uleyhy iyo hibo fananimada iyo codkaba ! Khalid kaamil kep going forwad ! Hppy new year team waqal ❤💯💚🎵🎧🎬🌹
@CadeQarawe
@CadeQarawe 2 жыл бұрын
Been maadan sheegin wllhi khabiir baaaba tahaye see ku qiyaastey
@yaasinabdi5977
@yaasinabdi5977 2 жыл бұрын
Kawaran maanta halkuu joogo waad ku sugtay
@dahraanduuduu9388
@dahraanduuduu9388 4 жыл бұрын
Ma anaa qooraari badan oo aan ku uqanceyn qof qura 😢 Mase kaan ku qaboobi lahaa ayaaneyn qaban indhuhu oo qalanjagu waw qarsonyahay👀 iga gadan intas😍
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 4 жыл бұрын
Wixii dhiig leh heestan waanka helee like iisaara please
@jeonkimminpark5248
@jeonkimminpark5248 4 жыл бұрын
Wiilkan heesihisa Wa top His voice is amazing🔥🔥 ✌💖💋😍👏👍👌 Kaamil 💜💝 2020 Sanad wangsan Allah ha inoga dhigo💥🎆🎇✨🎉
@shugrisalebaan5768
@shugrisalebaan5768 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋😂😂😂😂😂
@mohamedbile5478
@mohamedbile5478 4 жыл бұрын
Codka 💯 Laxanka 💯 Stylka 💯 Muqalka 🔥🔥🤛
@zakariyaahmed8286
@zakariyaahmed8286 4 жыл бұрын
Hees mcn iga dheh heestan wey u qarxee intii igu raacsan like iisaaar sadex bilod 1M ku tageeee😀😀😀😀😃😂😂😎🙄
@usameahmed2826
@usameahmed2826 4 жыл бұрын
Zakariya Ahmed war Hal bil ayy ku gaari 1m
@maqoslemaquuste9089
@maqoslemaquuste9089 4 жыл бұрын
Zakariya Ahmed. Aniga kalia ayaa daawaday 100 kabadan. Tani hees dhaaftay.
@MOHAMEDAHMED-uh8nn
@MOHAMEDAHMED-uh8nn 4 ай бұрын
Apwan mulaxan mcl cod other level 💯 👌
@sukhradiamond8623
@sukhradiamond8623 4 жыл бұрын
Ma anaa qoransi badan oo aan ku qancen qof qura mise kan ku qabobilaa ayaaney indhaheygu qaban qofkeygiyow kumee😥😥😥😥😰💋
@mustafaofficial8590
@mustafaofficial8590 4 жыл бұрын
Asaxaabey Muraada Leeyahay Allah Dartiis like igusaar si Aan Ufahmo Inaan Iduceyso Inta Sideydakole Ayagana Allaha Usahlo Muraadkoda👇🙏🇸🇴❤
@qaalimohamoud6250
@qaalimohamoud6250 4 жыл бұрын
Sidaan kuu baadi goobaye waan kugu daalaye qofkyeygow kumee 😭2019 by by welcome 2020
@kinggaza3296
@kinggaza3296 4 жыл бұрын
Weee ikanaaa 2020 an iskeenay
@rashkamuncim4665
@rashkamuncim4665 4 жыл бұрын
Www bossaso deeqa inta jogta lake ta ha iladhafina nic song
@mankalyrics1825
@mankalyrics1825 4 жыл бұрын
Waikana qofteydi
@qaalimohamoud6250
@qaalimohamoud6250 4 жыл бұрын
Idin ma arko 😥😥
@telesomiyoshacabka1474
@telesomiyoshacabka1474 4 жыл бұрын
Hadaan xulashaud qorshayan qowla iyo araar lahay jacali qiildaydayee
@ahmedyasin262
@ahmedyasin262 4 жыл бұрын
Naa kumee qumayo😂 hhh like ii saara dee
@AyanAhmed-gy5qr
@AyanAhmed-gy5qr 4 жыл бұрын
Rer mudug miya tahay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@sumayaahmed9533
@sumayaahmed9533 4 жыл бұрын
Hhhhh ur so funny
@mahadhoabdinoor9576
@mahadhoabdinoor9576 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@munirodahir3403
@munirodahir3403 4 жыл бұрын
Kkkk
@hafsamaxamud2340
@hafsamaxamud2340 4 жыл бұрын
😂😂
@CadceedStudio
@CadceedStudio 4 жыл бұрын
khaalid kaamil walaakay si aan ka helay aayad u heestay Adigiyo muusuga XAMAADA mansha ALLAH way na deeqeen sxb
@mubaarikdhago4393
@mubaarikdhago4393 2 жыл бұрын
Hezkan markan maqlo Xuzuuz dheer ayan qala runtii waxad moda inay cabiryzo erayada qalbigyga ku jira wad daremayza hadad tahay qof jacyl daremaya!!!
@taafoom1996
@taafoom1996 4 жыл бұрын
Reer burco like ha ilaa dhaafina hadaa tolnahay
@diirshesalaad6357
@diirshesalaad6357 4 жыл бұрын
2020 hestii igu horeysay aan dhageysto Khalid kamil fanan tagay 🗣👊
@mohamedabdilahi4630
@mohamedabdilahi4630 4 жыл бұрын
Qofkii saddexaad ee daawada we love soomaali Mohamed ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🖐️
@haniabdikadir9322
@haniabdikadir9322 4 жыл бұрын
Inta Nairobi 2020 ku suagaysa like me
@quenmaryama6995
@quenmaryama6995 4 жыл бұрын
Hesta sandka an udoortay anika inta ilamida like 😋🇸🇴🇸🇴🤘🤘🤘 warkumee qofkygiH 👀🤙🤙
@simbamohamed7390
@simbamohamed7390 4 жыл бұрын
Waqal Studio Heesaha kale Video Qurux bdn U suubisanee Ee wiilkan maxaa loogu kala kicin wayay Heesta Way Qurux bdn Thy Lkn Videoga lagu dheelay
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 4 жыл бұрын
WiiLkani isagaa HarGysa ka teGay wL Sirta sHidnaanta ka dambaysa waa Casimada Geeska 💚💬❤ MuqdisH0 ayuu jooGaa isaGaa isLa HadHy 😂
@Halleyte
@Halleyte 4 жыл бұрын
@@Ibby_hashi wasidad shegtay bro
@amiiraamran867
@amiiraamran867 4 жыл бұрын
@@Ibby_hashi muqdisho yaa ka qurux badan wali mad arag ban umalen
@abdymohamud2874
@abdymohamud2874 4 жыл бұрын
Somaliland ayu ka cararay Dee walal waqal somalia ma joogto
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 4 жыл бұрын
@@amiiraamran867 I know wLsHy quruxeey waa magaalo qurux bdan manA Arki Lkn Lpada bulsho ee ku kLa nooL izku xadaarad maHa waa maGaaLo xadaarad LeH #HarGaysi 💚💬❤
@juweriahashi4515
@juweriahashi4515 4 жыл бұрын
Khalid Kamil Axsan cod Bilhi bro walayabey bro hore usoco 💯 ina keen gacantay qabso😘 Waqalka shaqalka thanks
@WhyNot-yz5vp
@WhyNot-yz5vp 4 жыл бұрын
Cunugan 5 heesood buu qaaday shantuba waa Hit
@samsambarud4376
@samsambarud4376 2 жыл бұрын
Very emotional song 🎵 😢 💔 😭 This really teaches us that u will never get everything you want in life. Always be happy 😊 n say Alhamdulillah
@akaafikc5047
@akaafikc5047 4 жыл бұрын
The best song 2020 Khalid kamil keep going pro 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🙏
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 4 жыл бұрын
Maanta ayay heestu million gaadhay ee anna like ta iga habeeya😂😂. Boqortooyo
@yamaniyareabdi9507
@yamaniyareabdi9507 4 жыл бұрын
Naag an aqoon baan dareemay inan jclaaday heestan yaan u qaadaa😭😭😭😭
@roshnibebe3000
@roshnibebe3000 4 жыл бұрын
ilahow sanadkaan mid kheyr qbo inooga dhig 2020 welcome 2019 by by😍😍😍
@drc.risaaq8795
@drc.risaaq8795 4 жыл бұрын
Inta tagerta khalid kaamil like ii zaar
@mursalmahadadan4203
@mursalmahadadan4203 Жыл бұрын
is the pest song 2019👏❤
@Lisa-h3x8e
@Lisa-h3x8e 28 күн бұрын
Inakeen qacantayyy qabso wnhayayee mad ina dhaqajisiiiid mxad latagantyyy💃😂😂
@hasanabdulrahman3637
@hasanabdulrahman3637 4 жыл бұрын
2020 ayay na hayzata xaladan uu ka hadlay qofka sarirta ku dhagaysana kaligi farta iska taag 😂😂😂😂
@habiibaawale2097
@habiibaawale2097 4 жыл бұрын
Woow heestaan wan sugaayay mudo khaalid kaamil 👌❤️
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 3 жыл бұрын
HABARTAYDIYAY KU MEE ... ? HARGYZAN QARWAYA KU MEE......? NA D3 KU MEE MAXAD ISLA ADKAYNAYZA🤔😅👋 WAR WAN IDIN SALAMAY SOMALIYAY
@munabulle4516
@munabulle4516 4 жыл бұрын
Best song ever MashaAllah 😍😍😍😍
@reeqacarab
@reeqacarab 4 жыл бұрын
Khalid yarow walaal quruxlow baad tahaye saama layl badan baa kaa muuqdee nasashada nafta u badi cunto nafaqo lehna cun ana waan ku soo ducayne illahay amarkii
KHAALID KAAMIL | KU QAFIIFAY KULANKAAGA | MUSIC VIDEO 2024
5:49
Nasir Production
Рет қаралды 426 М.
افضل 5 اغاني حزينه اليسا
24:26
Mohamed Music
Рет қаралды 13 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 17 МЛН
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН
KHAALID KAAMIL XAFLADII GUURKAA LA GAADHAY OFFICIAL VIDEO 2021
5:55
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 11 МЛН
Marwaan Yare - WAQTIGA HA ISKA SIIN 2022
5:01
Marwaan Yare Official
Рет қаралды 8 МЛН
KHAALID KAAMIL | MARWADEYDA KOOBAAD | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
6:27
Khaalid Kaamil
Рет қаралды 4,9 МЛН
King Khalid   Nagma
5:21
MarkacadeyMusic
Рет қаралды 11 МЛН
MAXAMED MAAME - JACEYLADA WAALIDA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
6:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
Armuu Idilaa Cishqigu  - Official Audio Release - 4K
6:53
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 6 МЛН
KHADAR KEEYOW | TASHO MAANTABA | OFFICIAL MUSIC VIDEO
7:35
Y3A FILMS
Рет қаралды 7 МЛН
Khaalid Kaamil | Qoftaydiiyey Kumee 2020 | Lyrics
4:20
Ayoub Official
Рет қаралды 111 М.
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 17 МЛН