KHAALID KAAMIL | XUBBIGU WUU SII SIYAADAY | BEST AROOS 2021

  Рет қаралды 92,253

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

Пікірлер: 47
@hanuuuahmed2148
@hanuuuahmed2148 3 жыл бұрын
Dadku heesta bay la dhacsan yihiin blse aniga indhaheyga ilmo ka timi markaan arkay bani.aadanimada iyo xushmada uu dayax u muujiyay wllkey baba jey wllnimo wlh qalbiga wanagsan wa hadiyad uu aabe bixiyo 😍😍😍😍 farxad iigu bashala wllaheey
@liibaanhaaji
@liibaanhaaji 3 жыл бұрын
Waligey 10 love layma saarin maanta iikala kiciya walayalow 😔
@user-br6ol3qu4s
@user-br6ol3qu4s 3 жыл бұрын
Abdi askari camirada lagend baa hahayay wlhi markoo dayax dalnuurshe oo babajeey soo qabtay oo camiro maanka kor camirada uqaday waa kahelay runtii full Respect keep going
@asalibashir5886
@asalibashir5886 3 жыл бұрын
Anigan wa gorma aroskeyga ax 😢😭😭😥ale nin fcn iisahal
@ramlomuhudin9566
@ramlomuhudin9566 3 жыл бұрын
Ameen. Aniga arooskayga 3 ban sugayaa
@araganinamhamed5174
@araganinamhamed5174 3 жыл бұрын
@Asali bashir Dhamanten wllo
@asalibashir5886
@asalibashir5886 3 жыл бұрын
@@araganinamhamed5174 amin
@yuusufmaxamedmaxamed9044
@yuusufmaxamedmaxamed9044 3 жыл бұрын
aniga jogo
@araganinamhamed5174
@araganinamhamed5174 3 жыл бұрын
M.a fanaanitii mugadisho way aroos galen m.a Rerkii lagu nastee lagu nagaado Allah haka dhigo Mabruuk alfa mabruuk alfa mabruuk 👏 😘 family qurux badn xifdullaah
@mohamedabdullahi3187
@mohamedabdullahi3187 3 жыл бұрын
Sida BAABA JEEY Dayax u bashaalayaan caadi maaha waa qurux runti halmar ayaa la isku wada daday jacaylkaas Rabboow barakee
@محبوبةالرحمان-ك3ش
@محبوبةالرحمان-ك3ش 3 жыл бұрын
Khaalid kamil Geesi aan isku gobolnahay Sharaf korkaaga indr😍
@mukhtarofficial3952
@mukhtarofficial3952 3 жыл бұрын
War de kaamil wuu kala kacsaday muqdizho legend👌
@saadbedri6425
@saadbedri6425 3 жыл бұрын
ArMan Malik Ka somalida Khalid KaMil weyn❣
@ABDIASKARIMEDIA
@ABDIASKARIMEDIA 3 жыл бұрын
5:28 ..hhh…Ciyaal Xamarkaa wuxuu sameeyay Ma arkayseen, Bir ama gacan tabtaad doonto adeegso Taabasha waa un taabasho… Xanaaqa Gabadhaad ka garanaysaa..
@asalibashir5886
@asalibashir5886 3 жыл бұрын
Wow mash Allah aroos shidan iga dheh hamblyo Mohamed jamac aniga bis ka maqan walkey aroskesa inaa kamaqnado
@farhiaali5107
@farhiaali5107 3 жыл бұрын
Habalyo habalyo Arooska cusub iskuwaara maxamed jamac iyo yasmin jalaqsan
@assiahassan
@assiahassan 3 жыл бұрын
Khaalid good style..sidaa isku taag
@naimacabdi2323
@naimacabdi2323 3 жыл бұрын
❤ninka abdi azakar waan ku ahaaysta haaly raadiyo😂❤😍😂
@hargeleproduction9505
@hargeleproduction9505 3 жыл бұрын
Aroos wacan abdi askari tube hormar wacan sxb
@ramlomuhudin9566
@ramlomuhudin9566 3 жыл бұрын
Aniga iyo ex xaajikayga bey ku socataa hestan waayo hada sifiican ba isku sadhowaaney.Isaduceeya inu ilaaahay na fudideeya isku sanaqadkeena. .Waxaan isguursaney 12/23-2017 waxan kalategney 3/02 - 2018 alxmdulillaaah dhibkii na sagaarey aniga iyo xajikayga ilaaahy un ba agaa lkn nolosha hadii ba cadow ku dawa taagan oo weliba dumar ah waa xanun ilaahay xagiisa ayaa ka dhamaadey.
@Hafsanor22
@Hafsanor22 3 жыл бұрын
Illaahay nolol farxadelh ha niisiiyo walaasheey lkn hal mid labad qof ee xariirka ka dhaxeeyo qof sadaxaad xariirkiin Waa lagaa illaaliyaa xatee familadiin
@ramlomuhudin9566
@ramlomuhudin9566 3 жыл бұрын
@@Hafsanor22 shugran abyo mcn waa runtaa lkn dhibka ugu badan waxaa kaimaady xagiisa iyo xaaskiisa horey isaga qabey hal wiil bey u heysaa iyo ina adeertiisa oo qof weyn ah ilaaha weyn taasa si xun igashey oo na gadaal ika toogatey anigo ageyn waa na isku ceeshney deres na wan eheyn labada dumar ba .Lkn weyn filan waayeen inan isguursan doona ani iyo wiilkan wax layaab leh bey ku naqatey waxeyna iku dheheen intan guurkeena lagaarin ba hal bil un bad isla noolaneysiin kadib na waa isfureysin waa mida ina adeertisa oo gurigena imaadey hooyadey bey u shegeysaa saas heblaayo itiri bey leedahy labadaan dumar wey sadhigteen wey na sheegen bil kadib ina isfureyna hooyo isla markii ba waxey tiri ilaaahay ba ku filan inta ku mashqulsan labdan qof noloshooda alx waxaan isqabney ba ani iyo xaajikayga waa bil un walaahi ilaaa hada waxaan isweydiyaa sidee ku agaadeen labadaan dumar furinkeena waqtigii dhicidoona ama dhicilaa.Alx hooyo fiican ba idhashey oo diin leh ilaaahay ba iska tala saaraney arookeena iska sameysaney isaga cidiisa waa ded aaad fiican aad bey isadhoweyeen lkn midan ina adeerta oo dumar ah wadanka na ila joogta ayaa sixun igashey anigo ah gabar yar ah gurigeyga wax walba oo bahal ah aan ku arki jirey mas madow ah xabenkii markan sexana cml ban u arki jiray sariirteyda.Lkn ninkayga ma arki jirin waayo isaga gurigiisa wuu ka cararijirey inti yar u isaga ila jooga oo dhibsanaaye waa ku nasanweyney guurgeena intaasa bu lacag ika bixiyey oo dahab xiirirey alx wax walba ilaahay xagiisa bey kadhamadaan lkn cadow hadad ledahay waa dhib wlhi labadaan dumar un ba aniga ika yaabiyeen.Waxaa wax ilaaahay naqarey. Maalintan isfurney labada dumar ba aaaad bey ufarxeen oo weliba dhexeen guushena waan gaarney.Marka arintaa maxaa loo fasirikaraa oo sidee loofaxmikaraa.Lkn ani iyo xajikayga wax dhib ah mana dhaxmarin wlhi aroos isku cusub ban nahay maxaa ba dhibkeeney lkn arinta waa arin ilaaahay un agaa waayo aniga ilaaahay ban tala saartey alx.intu iyimid bu iku yiri ina ku fura ayan rabaa waayo gurikeyga wan nacey maba arki kara ina isdila wax yar ban idhima oo familkiisa u shegayaa anigo yaaban ayaan ka aqbaley oo weli ba ooynaya laba rakac ban iska duktey ilaaahy ban bariyey inu qalbikayga iqabojiya waxan u arkay marka inu ilaaahay hal ikeenay.Waayo muda 5 bil la iceersanayey oo la iaflagaadenaye wlhi waan iska samri jirey.Qof waxaan ahay qadarta ilaaahay ukeenay ku qanasan alx.Hada waan ka bogsadey meshi aandegna wan saguurey alx.I’m 27 yeras old oo isku kalsoon ilaahay qurux aqlaaq isiiyey alx from Sw. Isaduceeya.😍 inu ilaahay amuraheyna na fudideeya iyo inta muslim ah😍
@ramlomuhudin9566
@ramlomuhudin9566 3 жыл бұрын
Marwalba na cafis bu ika dalbadaa ex xaajikayga iyo inu weli ijeclyahy bu ishegaa waayo qof daacad oo naxriisbadan aqlaaq lee.
@umumustafe5014
@umumustafe5014 3 жыл бұрын
Alxamdulilaah dheh abaayo ramlo qoraalkan dheer iska masax please abayo ina cowgaga arkan dhici karto waxad sir haku ahaadan dadka waa xaasidiin nolosha laskumo quro qofkasta walaal haka dhiganin ka fajignow dumarka badan markasta quraanka KU shid guriga surata baqaraha
@ramlomuhudin9566
@ramlomuhudin9566 3 жыл бұрын
@@umumustafe5014 Haye abyo mcn shugran
@sacdiyosiman177
@sacdiyosiman177 3 жыл бұрын
Babajey masha Allah
@أروىالجباوي-ب8م
@أروىالجباوي-ب8م 3 жыл бұрын
Babajeey love you my brother miss you
@farhanapdinour9371
@farhanapdinour9371 3 жыл бұрын
Pest singer khalid kamil🥰
@iifrahali5014
@iifrahali5014 3 жыл бұрын
Khalidkeena caashaqa♥️ hore usoco abowe 🙏
@zagalahmed8779
@zagalahmed8779 3 жыл бұрын
Sidi waqalka ka dhigtee
@shushucaday7179
@shushucaday7179 3 жыл бұрын
Baba jaay 🤣
@ibrahimhufana149
@ibrahimhufana149 3 жыл бұрын
Abdi Askari Tube heestii xalay shaadiyo sharaf qaaday ee wiilkaan la hayaa hortay yimidoo ku jirtay, illaa imika maad soo galine, lasoo carar saxib. Heesta ereyadeeda waxa kamid ahaa
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 3 жыл бұрын
Ani xita wlh wa sugi la ahay
@khaalidjr2691
@khaalidjr2691 3 жыл бұрын
Heesta way so baxday ayado mushab ah micnaha heeso badan o la isku geeyay bay ku jirta xalay bu so galiyey raadi
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 3 жыл бұрын
@@khaalidjr2691 wa arke taas shale galap ee heso badan waye pro
@khaalidjr2691
@khaalidjr2691 3 жыл бұрын
@@wafdi_alqa6986 intaas le kaso gashayba heesta toos uma aysan qaadin
@MoHametJeep30
@MoHametJeep30 3 жыл бұрын
Heesta kiin Jamac Ba QadeY iYadu malaHa 🤭🤭🤭
@caashosiciid9925
@caashosiciid9925 3 жыл бұрын
Hmblyo
@mabdi1406
@mabdi1406 3 жыл бұрын
Lacibka moqdisho
@hibaaqgobaad4574
@hibaaqgobaad4574 3 жыл бұрын
Khaalid kamil xita hadu muqdisho tagay manu istel noqonaynin waxay funanadani hognayy hhh wllhi wan qoslay khaalid kamil fanaan tagayba tahay lkn istelka naga dhis dee😂🥰
@abdishakurahmedsalaad6201
@abdishakurahmedsalaad6201 3 жыл бұрын
Dookhaa kala duwan walal isaga intaaspaa kuso baxdeyy adinh nftda baa kahadazheyy
@Liinacadey
@Liinacadey 3 жыл бұрын
2:52dayaxow gbadha marda haka dilacin😂😂
@shaffamani6125
@shaffamani6125 3 жыл бұрын
Hit
KHALID KAAMIL 2021 | XUBIGU WUU SII SIYAADAY | BEST SONG
5:48
Mattan Studio
Рет қаралды 27 М.
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 39 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,8 МЛН
ЗНАЛИ? ТОЛЬКО ОАЭ 🤫
00:13
Сам себе сушист
Рет қаралды 3,7 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 39 МЛН