Khadar Keyow Wax Badan Ka Baro Nolashiisa Saxda Ah

  Рет қаралды 139,852

UMMADDA PRODUCTION

UMMADDA PRODUCTION

Күн бұрын

Khadar Keyow Wax Badan Ka Baro Nolashiisa Saxda Ah

Пікірлер: 243
@apdinajiipzaxansoxo7841
@apdinajiipzaxansoxo7841 5 жыл бұрын
wan jeclaan lahaa in wll ila dhasho lkn ilama uusan dhalan 😭😭😭😭 nasiib darro😭😭
@quruxdumar1355
@quruxdumar1355 5 жыл бұрын
😥😥😥😥ana walasha ah my bro
@asiawadanole8767
@asiawadanole8767 5 жыл бұрын
Anaga kuladhalanay abwe mcn 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@lakiahmed731
@lakiahmed731 5 жыл бұрын
Sorry wllo anaga wllahaa ah qalbiga ha iska dilin waan ku jecelnahay
@safioawilnor7133
@safioawilnor7133 5 жыл бұрын
Wll la aantaa waa xanuun anaga wllo kuu ah inkastoo aanan boos kooda kuu buuxin karin😭😭😭😭
@siyadali5824
@siyadali5824 5 жыл бұрын
xaqiiq production 😭😭
@cumarxarifka605
@cumarxarifka605 5 жыл бұрын
Ninkan awoowgiis arkin like dhac igu sii
@maaidoxuseen3468
@maaidoxuseen3468 3 жыл бұрын
Walal ilahey dartis subscribers iigu saar waad mahadsan tahay
@blamemenotreligion2225
@blamemenotreligion2225 5 жыл бұрын
I was raised by my Ayeeyo. I love you #AYEEYO and HOOYO the most kind hearted queens in life❤🙏 Good grown man walal Khadar👍🏼👍🏼👍🏼
@somaliamericantruckdrivers1812
@somaliamericantruckdrivers1812 5 жыл бұрын
Same to you
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 5 жыл бұрын
Me too
@blamemenotreligion2225
@blamemenotreligion2225 5 жыл бұрын
@@somaliamericantruckdrivers1812 👍🏼👍🏼✋
@blamemenotreligion2225
@blamemenotreligion2225 5 жыл бұрын
@@istarlinilyasmashaallah3441 ❤❤👍🏼✋ ciyaal Ayeeyo koris✌
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 5 жыл бұрын
Blame me Not Religion thank you for your kind words
@Axidig
@Axidig 5 жыл бұрын
khadar waxaa uu helay ayeeyo iyo awoowe iloow siiyey qofkiisii aduunka ugu jeclaaa
@maaidoxuseen3468
@maaidoxuseen3468 3 жыл бұрын
Walal ilahey dartis subscribers iigu saar waad mahadsan
@abdisalanfariidka6417
@abdisalanfariidka6417 5 жыл бұрын
Khatar keeyow iyo Iidle yare waa isku dabecad fananinta kle nin kashekenayo noloshiisi hore ma arkin
@abdalla7878
@abdalla7878 5 жыл бұрын
Walee ani ayaa kula arkay
@iftiinmaxamuud2968
@iftiinmaxamuud2968 4 жыл бұрын
Asc
@iftiinmaxamuud2968
@iftiinmaxamuud2968 4 жыл бұрын
😍
@hawaahmed29
@hawaahmed29 4 жыл бұрын
Rashiid Maxamud wcs
@iftiinmaxamuud2968
@iftiinmaxamuud2968 4 жыл бұрын
Khadar keeyow wll horay usoco aakuleyahay
@farxiyoyuusuf5422
@farxiyoyuusuf5422 5 жыл бұрын
Maxamed khadar oo loyaqan qadar keyow runtii beel baan iskula soo hornay wuxu kahadlayana waa runtii maxaded cabdullah ibraahim cabdi aya ladhaha reer waxangsan ayu ka soo sheeda eedo faduma and adeer ibraahim dad wanaagsan waaye eedadii ayan saxibo aheen nimco yariis iyo Adeeradii waxan ka xasuuata cali yare and jibriil wll mcn illahay haku xafido
@alibinali2141
@alibinali2141 5 жыл бұрын
aamiin masha allah
@hashimadan5603
@hashimadan5603 5 жыл бұрын
Maxamed yuusuf adiga neh Reer siinay miyaad eheed👍👍👍🤔🤔🤔
@toffo999
@toffo999 4 жыл бұрын
aamiin aamiin isaga iyo dhamaan inta ay iskumidkayihiinba alleh haydin dhowro
@najmajamal2281
@najmajamal2281 3 жыл бұрын
Mohamed cabdulahi ibrahim cumar aladhahaa wll wa wllkey mcn ibtigey cabdulahi idhalay alle unaxaristo
@xamdixirsi9762
@xamdixirsi9762 4 жыл бұрын
Khadar eedo alla hakuu daayo ayeeyadaa iyo awoowaha laakiin eedo guurso si aad famili u noqotid oo aad garbo badan u heshid
@addaaniisse9869
@addaaniisse9869 5 жыл бұрын
Inta ila aragty inuu reality kahdalaa like isaar
@alibinali2141
@alibinali2141 5 жыл бұрын
@New Boys wll waakuu saaray iisaar adoo mahadsan
@maaidoxuseen3468
@maaidoxuseen3468 3 жыл бұрын
Walal ilahey dartis subscribers iigu saar waad mahadsan tahay
@Madadaalomedia42
@Madadaalomedia42 5 жыл бұрын
Sxb hadaad madi tahay guurso sidaad bari kamaalin caruur aad aduunka ooga tagto. Magac ne kaaharo iyo ubad kuu so duceeyo. Adigane. Uducee walidiintaada . wabilahi towfiq
@iqrabaffo1832
@iqrabaffo1832 5 жыл бұрын
M.a khadar family ayuu lee yhy wllo ilaahey ha u barakeeyo
@sanashan9093
@sanashan9093 3 жыл бұрын
Ilmaha magac looma dhalo nasibdarada umada heesato tan ookale weeyan 19 qof aya sidaas ufikireso what a sad nation
@queensuuban7477
@queensuuban7477 5 жыл бұрын
Khadar keyoow😍 wllkey macan anaga kuwalal ah horey usoco♥️♥️😭 love you so much waxana jeclahy Ina Mar uun ku arkidono✊🙏😍
@abdifitahxiirey7409
@abdifitahxiirey7409 5 жыл бұрын
Wlshey uga dhabee ninka waa nin raga lama dhayal sade shekadisa waxaaba igu soo dhacday hestisii walalnimo 🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️
@maaidoxuseen3468
@maaidoxuseen3468 3 жыл бұрын
Walal ilahey dartis subscribers iigu saar waad mahadsan
@queennehaa2271
@queennehaa2271 4 жыл бұрын
Qadar arin ayaa rawaa inaa kuu sheego runtii ani eray been ah ma aqaano aniga waxaa iga inaan kujclhy wllhi been maaha qadar runtii sakin walbo saacad walbo daqiiqad walbo adi un baa kaafakaraa qadar adiga dumarka waxaad ka aamin santahay inee qayaano badan yihiin lkn ogoow dumarka ineysan qayaano badneen adiga gawadhi aad jcleet oo kaatagtay waxee kaaga tagtay makuu sheega (adiga ayaa xiriiri waayey adiga ayaa daryeeli waayey adiga ayaa fahmi waayey jeceel keeda waayo adiga goortii hore majecleen soomaaha gadaal ayaa ka jeclaatay sax) runtii adiga ayaa fahmi waayey jeceelkeeda xittaa hadii aat mashquul santahay masoo wici karin miyaa oo madhihi karin miyaa (aby aniga waan mashqulsanahay hana iga xanaaqin swbb too ah waxaan ahay fanaan waadna lasocotaa qofka markuu fanaan yahay mashquulkiisa ayaa badan aby iidul qaado aniga kaama mashquuli laheyn lkn show ayaan qawan rawaaa oky mcnt aniga marwalbo qalbigeyga ayaa kujirtaa xittaa hadii aan kala fognahay aniga qalbigeyga ayaa kujirtaa ) kadib ayada wee kaa qanac sanaan laheyd heer oo waxee gaari laheyd biloooyin inee kusugto iskawa daayee inta cibrigeed kadhiman adiga ayee kusigi laheeyd kaamana eeysan kaatageyn qadar aniga waan kujclhy dumarkana maqayaano badana taah ogooow (aniga iyada waxaan dhihi karaa kuma eysan jecleen waayo hadeey kujeclaan laheyd kaama tagi lahey jeceelku sidaa maaaha ) qofja bini aadamka ah 1 qalbi ayuu leeyahay qof markuu qalbigaaga daggo sida uu ugabaxo wee adag tahay iyadana jeceel kuuma eysan qawin ( xittaa waxaa macquul ah iyada inee isdhahdey asigabo kaama fakaro ee adi maxaa ugu fakaree eeee kan kujecel maad iska raacdid ) taasna waaa macquuul lkn aniga waanku jeclahay qadar ma aqaano sidaan kugu jclday iyo xiligaan ku jeclaaday iyo sawabtaan kugu jeclaaday iyo saacadan kujeclaaday iyo goortee aheyd markaan kujeclaanayey qofkaa jeceshahay adiga mahogaam saneesid eeee qadarka ayaa kuu hogaaminaayo anigana qadarka ayaa ikaa soohigaamiyey waan kubariyaa wax ilaqawo qadar😍😚❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤l love youuuuuuu💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 5 жыл бұрын
I know how you feel about that because I grow up with our mother and dad but my grandmother and grandfather
@xuseenmaxamed6021
@xuseenmaxamed6021 5 жыл бұрын
M.a
@nimcoweydow3458
@nimcoweydow3458 5 жыл бұрын
Wll sidaasa hadhihin nimco cabdulaahi wallalo ayaa aha qaali wll aniga ayaa aha wlashaada
@taamirnour546
@taamirnour546 5 жыл бұрын
Keyow Sidaa Uhadleyso wlhi Wey Idmaqise😭🤫😭🤫😭😭
@maaidoxuseen3468
@maaidoxuseen3468 3 жыл бұрын
Walal ilahey dartis subscribers iigu saar waad mahadsan tahay
@husseintabe7677
@husseintabe7677 5 жыл бұрын
Mashallah Allah ku d'aayo Your family
@libanali9383
@libanali9383 5 жыл бұрын
Wlhi nolosha xanun ayeey leedahay Walid la aan 😭😭😭😭nolow intey nolo jirto qadar
@xuseenmaxamed6021
@xuseenmaxamed6021 5 жыл бұрын
Keyow
@officialtyga4042
@officialtyga4042 5 жыл бұрын
Sxp m.a walidintas dadba laa san hor usoco keyow jecel walid nimo wad hesataaa
@haniabdullahimaxamed2202
@haniabdullahimaxamed2202 5 жыл бұрын
Horay usoco Walalkay khadar hor mar wcn Ayeyo iyo Awoowe ilahay ha barakeeyo ❤❤❤❤♥️🌷🌷😍😍🌹💘💓💝♥️🌷😍❤🌹
@fadumokosal4927
@fadumokosal4927 5 жыл бұрын
Khadar keeyow I am your sister right and everybody who live in the world that are sister and brother 💕💕💞💞🌸🌸💘💘🌼🌼💖💖💛💛🌹🌹🍁🍁
@dahaboadullahirowa3256
@dahaboadullahirowa3256 4 жыл бұрын
Tnks
@ikraaamaragsan688
@ikraaamaragsan688 5 жыл бұрын
Wlhi ani iyo khadar isku mid ayan nahay 😢😢lkn abahey u joogaa lkn hooyodey wan wayey 😭😭ayeydey mcn aya intaan so garsisey hooyodey wax walal ee I dhashey ma hesto wlhi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭 walal hooyo ku dhshey iyo walal abo ku dhalay isku mid mahan wlhi😢😢😢waxan laaso gorey walal fcn oo aniga ogu yaraaa rerkaa ilaa hada garabkeyga ayey tagan yihiin wan wadaa jeclahay wlhi
@suldaamodaahir8732
@suldaamodaahir8732 4 жыл бұрын
😭😭😭😭
@lulbare0084
@lulbare0084 5 жыл бұрын
Sxp sare hori usoco ayn kudilha sababto ah wax kamaqan mlhn walaal mcne Allow hakubarakeyo intii kusokorisey
@deqalul9734
@deqalul9734 5 жыл бұрын
khadar hadalkaga aad ayu iixanun jiyay wlh 😢😭😭😭
@asadmuniir4626
@asadmuniir4626 5 жыл бұрын
Hoormar wacaan
@veryboy4662
@veryboy4662 5 жыл бұрын
I'm here from now on I'm trying to be your fan sorry again
@hamdasamir8755
@hamdasamir8755 5 жыл бұрын
Imaada omaliyeed dhalinyarada ilahay dartii ugu noqda garab iyo walaal qadar keyow hadaad damiir ledihiin waa qiso xanuun badan aduunkA waxaa qaliya aabo Hooyo walaalaha intiba ma hayo u hiiliya walalkina yar keeyow4❤❤😍😍😍❤😭😭😭😢😢😢😤😤😤😤😤😤😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@laylaahmed1902
@laylaahmed1902 5 жыл бұрын
Somali waxay dhahdaa walal macankisa qofki madi ah baa ok lkn illahey walidka ha u naxaristo awowe iyo ayeyana alle haka abal mariyo gorinada quruxda badan ay ku siyen
@sumayocadey2126
@sumayocadey2126 4 жыл бұрын
Apaayo waxaa jiro walal walal laanta ka roontahy wlhi anaa heesta 10 ila dhalatay hadana mnta axwaasha aan ku noolahay illahbaa og inta wll fcn heesta alle ha u daayo inta anoo kale ahna illah naxaraas wllnimo hagaliyo 😢
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 4 жыл бұрын
@@sumayocadey2126 same here wlhi 😭😭😭
@hudeyfanour1717
@hudeyfanour1717 5 жыл бұрын
That's real life wllken cadowgaa u nolow nin adag aya thy 💖🙏
@maaidoxuseen3468
@maaidoxuseen3468 3 жыл бұрын
Walal ilahey dartis subscribers iigu saar waad mahadsan tahay
@ifraaxalinor3139
@ifraaxalinor3139 5 жыл бұрын
Mash Allah walakeygag allah kudesto hoyo ayeyo macnto iyo aabo awewo macne cimri dheer iyo cafimad iyo ciwado suban Allah siiyo ❤️❤️
@maaidoxuseen3468
@maaidoxuseen3468 3 жыл бұрын
Walal ilahey dartis subscribers iigu saar waad mahadsan tahay
@balqiisoelmi3356
@balqiisoelmi3356 4 жыл бұрын
Lkin abaheey haduu dhinto magacisa ma isbadalaa
@Samar-gw5hm
@Samar-gw5hm 5 жыл бұрын
My bro Somali 🇸🇴 oo dhanba walalahaga ah aad ayaan uqiirooday wllhi 😢😢😢😢 aniga walasha ah waxbo ha is dhihin garab maheysatid dadbaa qfna dunida ujoogin marka ha is dhihin wll la'aan ayaad tahay somali dhamanteda waa walalahaga 👏👏👏👏
@cabdulahimuktar6585
@cabdulahimuktar6585 3 жыл бұрын
Wll qadarkeyow anigana ayeyo iyo awowo aya lasobarbare
@cudurcaafimaad6627
@cudurcaafimaad6627 5 жыл бұрын
alaha u naxariisto hooyo iyo aabe runtii murugta wn kula dareemaya😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@janaaleboy4484
@janaaleboy4484 5 жыл бұрын
Wll mcn horey u soco
@umurayaan5
@umurayaan5 5 жыл бұрын
😭😭ax kadar wallky real life masha Allah go forward
@maaidoxuseen3468
@maaidoxuseen3468 3 жыл бұрын
Walal ilahey dartis subscribers iigu saar waad mahadsan tahay
@princesa9676
@princesa9676 5 жыл бұрын
Alxm hooyo aa isoo korisay lkn qof walbo noloshiisa qiso gooni ah ee leedahay hooyo.la.aan sidaa nolosha ugu baxsato wey adag tahay wlhi😭😭😭😭😥
@zahraabdd6365
@zahraabdd6365 4 жыл бұрын
Aniga xataa madi baan ahay xanuunka waa dareemi karaa laakin alhamdulillah allaah wuxuu isiiyay asxaab ii galay booska walaalo. Alhamdulillah for everything!!!
@zakariesabrie2260
@zakariesabrie2260 5 жыл бұрын
Keyow iga gaarsii mxu uguursan la ayahy madamo madi yahay da'adaada kafaa ideso dhaha ha uguursado si ilmo bdn oo abe uyahy uguursado
@sunaliitabbe3865
@sunaliitabbe3865 5 жыл бұрын
Wuu gursaday wllo
@amzahafi123zahafi9
@amzahafi123zahafi9 5 жыл бұрын
Wu guursaday
@clwaasacxasanclwaasacxasan7820
@clwaasacxasanclwaasacxasan7820 4 жыл бұрын
Khadar keyow hno wll wanagsan thy anaga kuu wll ah kuna garab istagan waxana thy (kiros prownka somaliyed) yaa ila waa faqsan
@iamaflower6941
@iamaflower6941 5 жыл бұрын
😰😰😰😭Anaga kuwalal ah khadar❤️
@umlkhayrabdi463
@umlkhayrabdi463 4 жыл бұрын
Allah hanu xigtiyo hana ku ciil tiro Waldintana Allah haw naxaristo Ayeyo iyo aderyal iyo inta Royel fameli Ad hsysatina Allah subxana watacala haku barakeyo wllo khadar ibrahin keyow Allahmdulilah hadi admantana ku so labatay dhulka hooyo oo Allah kaso badbafiyay xafhihii Etobiya
@sacdiyadaahir7972
@sacdiyadaahir7972 5 жыл бұрын
Xaaaax wllhi wan oyay
@fadumaabdi733
@fadumaabdi733 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏
@hakinhaji9094
@hakinhaji9094 5 жыл бұрын
asxabta fadlan subscribe saara thnx🙏🙏🙏🙏
@mohano1441
@mohano1441 5 жыл бұрын
In tears wlhi keyow yuh are emotionally strong then me...was raised by my grandma Nd educated by my biological uncles Nd aunties who are the best in the world. Yuh are right there’s always an empty space that need to be occupied when yuh are the only child for ure biological parents Nd that makes us pity sometimes.
@maaidoxuseen3468
@maaidoxuseen3468 3 жыл бұрын
Walal ilahey dartis subscribers iigu saar waad mahadsan tahay
@maskapoy3759
@maskapoy3759 5 жыл бұрын
Qaabkad u hadleso Hadda ayadba Cuqdad igalisay wllahida 😰#wlll #keeyow 😭😭😭
@weeewchaweeewcha
@weeewchaweeewcha 4 жыл бұрын
MashaAllaah Ayeeyo Allow kuu naxariiso Amiin🤲🤲 Ayeeyo 👍👍👍love you forever ❣❣❣
@kalitmohamed4787
@kalitmohamed4787 5 жыл бұрын
Msha allh kenyow dareemi karaa anba hooyo ima soo korin
@hawahasan4700
@hawahasan4700 3 жыл бұрын
Asc
@ummaddaproduction
@ummaddaproduction 3 жыл бұрын
Wsc
@xogsidemedia1976
@xogsidemedia1976 4 жыл бұрын
Really Allah keep you You are strong man if allah say you successful live
@sacdiyoabdullaahi2618
@sacdiyoabdullaahi2618 5 жыл бұрын
qofkasto wajecelhay inu waarid la noolado wlh
@dumaaltv393
@dumaaltv393 5 жыл бұрын
Dadkan aniga ah walalka ah so qoraya Beenta dhaafa walal waa midka kula dhasha haduu illahay ku siyay Alxamdulilaah dheh jeesjees ma fiicno mana noqon kartid walalkii ama walashii khadar horay uso bro
@cristianoronaldofans8850
@cristianoronaldofans8850 4 жыл бұрын
ax ax wan ka xumahay zhp qli ayeyda alle ha kuu daayo 😰😰😰
@kowsarnur4836
@kowsarnur4836 5 жыл бұрын
Sxp waa scholes keep going
@idilnur2211
@idilnur2211 5 жыл бұрын
Mansha allah strong man nin kaa sareya malah keyow walhi hore u soco inaan kula xiriiro ayan jeclahay maxa yelay qurbaha dadka ku koray waxay jecel yihiin dadka nolosha dhabta kahala inbadan ayan ka weny nahay
@halimaomar7957
@halimaomar7957 5 жыл бұрын
Walahi ilahi sabar iyo ajar hakaasiyo Hoyyo laaan Aaabo laaan iyo walaal laaan wa dibkeeeede lede
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 5 жыл бұрын
True you said everything
@ibtisaamkaalmooy6121
@ibtisaamkaalmooy6121 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭wali ilahey maskaxda wuu xifdiye hada kdbne haiixifdiyo walhi 2bada walid adoolanol waa sida janoo kale
@umuqayr5353
@umuqayr5353 5 жыл бұрын
😥😥😥😥
@umuqayr5353
@umuqayr5353 5 жыл бұрын
😥
@somalistudentscyprus4112
@somalistudentscyprus4112 5 жыл бұрын
Madi matihid Ana walalka ah 😍
@abdiato21
@abdiato21 5 жыл бұрын
Sorry iamkeyow prother😢🤦‍♂️🙏🏼
@mnbvmnbv8964
@mnbvmnbv8964 5 жыл бұрын
Ilaahay music ka haku tuso inuu xunyahay yaa rab
@libanibrahim98
@libanibrahim98 5 жыл бұрын
My brother qadar your beautiful life story has really toched my heart.may God be with you thro out your remaining life and keep your parent In janatul firdose
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 4 жыл бұрын
Ayeeyo Koris Ayaan ahay aniga xattaa 🥰🥰🥰
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@nagaaxmmq
@nagaaxmmq 5 жыл бұрын
Aabaha inuu dhashay sheegte hooyadaa meeday miyey ku tuurtay?
@fadumoahmed8792
@fadumoahmed8792 4 жыл бұрын
Masha Allah ilaahay hakubarakeyo waa runtaa
@xurmoqueen1275
@xurmoqueen1275 5 жыл бұрын
wlhii😭😭😭😭murugo lkn iska sabar aduun le wayh
@abdirahmanosman8752
@abdirahmanosman8752 5 жыл бұрын
Keep going my friend
@mariyaabdullahi3458
@mariyaabdullahi3458 5 жыл бұрын
Alxmdulilh wan Haysta Famali Buuxa Ilhy Hazmrsiiyo Kuwn Haysan
@abdiqani2133
@abdiqani2133 5 жыл бұрын
Uducee waalidkaa. Allah haunaxariisto, 100 jeer inaad dhahdo lagarabay clipkan Kali.
@hibonuura8417
@hibonuura8417 4 жыл бұрын
Wlhi ilma idhaha iso gashay taruqda qadar wll anaga ku wll somaliyo dhan ba ku wlla alx
@kingmideye7710
@kingmideye7710 4 жыл бұрын
Qadar wll wad hysataa soomaliweyn oo dhan baa walaha ah wax ba hka baqin nolow abwe mnc 🔥😭😭😭❤❤❤❤❤❤❤💞💞💞💞💞💞
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 5 жыл бұрын
Masha allah you are nice young men
@hindamahamed4596
@hindamahamed4596 5 жыл бұрын
Taariikh iga ilmaysiisay 😂
@shankaronali3297
@shankaronali3297 5 жыл бұрын
So sorry my dear boy 😭😭😭😭
@qaaluushmuxydiin1899
@qaaluushmuxydiin1899 4 жыл бұрын
Qadar wll wlal la aan ma tihid anaga walalada ah wlhi wey xnun bdntahy hooyo iyo aabo la antod iyo wlal la aan m.a ayeyo iyo awowe alla hkuu dayo wll realy wan qiirody😓❤💕💝
@eblanoor9920
@eblanoor9920 4 жыл бұрын
Yac adun 😭😭😭😭😭😭😭
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 5 жыл бұрын
Painful very sad 😢
@teamdirizlethomazka5553
@teamdirizlethomazka5553 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭wlhi waan ilmeeyey zorry wllky khadar keeyow ifkaa laguyahay wll
@ahlaamqueen2687
@ahlaamqueen2687 5 жыл бұрын
Ax noloshu aaad ayay u xanuunbadanthy qof aan haysan wll iyo waalid ax
@riyaqomar4848
@riyaqomar4848 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 3 жыл бұрын
Guilty 😂 Guilty macnaheeda ma garanayo miyaa Alle haunaxariisto walidintaa lkn you don't have to feel guilty about the lost of your biological parents because every body will gonna die we are all going back
@HiboMaxamad-w4r
@HiboMaxamad-w4r 9 ай бұрын
Allh ha unaxariisto my father 😢😢😢😢
@karliinaozman9399
@karliinaozman9399 5 жыл бұрын
😭😭😭 wllkey mcn anaga wax wlba ku ah💪
@abdiabdikadir7063
@abdiabdikadir7063 5 жыл бұрын
Wlahi bilahi isku qiso ayaan nahy
@adnaanjanuzaj
@adnaanjanuzaj 2 жыл бұрын
I am sa sorry Wllkei Qadar keeyow..😭
@nastehamohamed3925
@nastehamohamed3925 2 жыл бұрын
Am sory walal ,it's very painful that u missed ur biological parent ,we cn feel de pain wth u bt txns to Allah that u hve de most wounderful pple that make u forget de pain of beloved parent and i.a u will meet them in jannah i.a walal
@feysalsalah9399
@feysalsalah9399 Жыл бұрын
Khadar keeyow mariy mahdsani
@leylailkacas2780
@leylailkacas2780 5 жыл бұрын
khadar wll wanka xumahay lkn aniga ayaa kubahan wll IGA gaarsiya
@somalistars1320
@somalistars1320 5 жыл бұрын
Guur miya ka dalbaneysa wlal
@khadarfaalo9234
@khadarfaalo9234 5 жыл бұрын
guur mise gaabsi
@khadarfaalo9234
@khadarfaalo9234 5 жыл бұрын
@@somalistars1320 🤣🤣🤣
@somalistars1320
@somalistars1320 5 жыл бұрын
@@khadarfaalo9234 hehehehehhe
@somalistars1320
@somalistars1320 5 жыл бұрын
@@khadarfaalo9234 SUBSCRIBE igu xad ado ges firinayo legend
@samiasimanchannel9293
@samiasimanchannel9293 5 жыл бұрын
Ax ax ax wll alle haw naxariisto waalidkaa adna alle haku dhawro🤲🤲
@nasraali3343
@nasraali3343 5 жыл бұрын
😢Khadar keeyow waabeeentiii😢
@qamarali591
@qamarali591 4 жыл бұрын
Aamiin yaarab ilahey ha u naxariisto
@sihaamciise6377
@sihaamciise6377 2 жыл бұрын
Qisadan wxn fiirsanaya mrkuu hoyadiis helay kadib🥺🥰🥰🥰
@najmamuxumed6476
@najmamuxumed6476 4 жыл бұрын
Khadar masha Allah Aalha ku xafiidoo
@faadumodaahir9042
@faadumodaahir9042 2 жыл бұрын
Ayayo mcn waxa garan Kara qimihisa qof ay so korisay Ayayo. Mcn 😢😢😢wn ku xise rabi naxariisti jano hasiyo 😭♥❤
@abdullmedia2548
@abdullmedia2548 4 жыл бұрын
Dabti tarqidadha iyo qisiadada marka aa dagestey aniga iney igu dacde aa umaleye walal keyow dabti anigo ilinta iska tirayo le is arkey ee wan kujclahay my brother artist💕💯❤
@hannibdi2348
@hannibdi2348 3 жыл бұрын
Love you 💪🤞🏼👍🏼❤️💙💛💞😘💋👋
@samatarhassangalinleh265
@samatarhassangalinleh265 2 жыл бұрын
Nice live bro
@amalolaad4642
@amalolaad4642 5 жыл бұрын
qadar keyow Aniga Ayaa walaasha Ah safiyo colaad hamel ku ceeshnay xafada madiino guriga Ad qaxa u daganedeen Abowe wan ka naxay walaahi wan kula damqanayaaa walashaa ka weyn iga soo qaad
@deqoali8231
@deqoali8231 5 жыл бұрын
Anig xitaa hooyo la,aan ayaa aha ABO kurisa ayaa ah lkn abo waxuu i haye iyo hooyo iyo abo macaan
@haniabdullahimaxamed2202
@haniabdullahimaxamed2202 5 жыл бұрын
Geeri markan maqlo Abehay soo Xasuusta keeyow Abee ilahay ha unaxariisto Abayashena iyo inti dhimatay ilahay ha unaxariisto 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Please Help This Poor Boy 🙏
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 23 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 54 МЛН
GEERIDII ABWAAN GEESI SIDA EY NOOSAAMEYSAY ANIGA IYO WALL HAMZZA
46:48
Khadar Keyow Oo Laxiray Ladhigay Iyo Sida Loo Xiray😭😭
12:40
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 74 М.
Please Help This Poor Boy 🙏
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 23 МЛН