Waa xaqiiq somalida qabiiyalada dishay wan ku xumahay ana joga jigjiga itoobiya wan iska calinaa guul Somalia 🇸🇴 Allaha ha midayo somalida bada wan difacayna sharafti awaawyashan ayan soo calinyna sida hamaas waa jihaynaa
@KhadijaAbdalla-i2s18 күн бұрын
In sha Allah reer Yemen ayagaa xurayn doonaa Masjidka beetul maqdis, illaahay garabkooda ha galo aamiin. Ducadi Rasuulkeena Muhammad CSW. Ayaa ka muuqata, illaahay ha u aqbalo, garabkoodana illaahay ha galo aamiin
@AbdirisakMohamed-e9e18 күн бұрын
Kaaliya idinku ugu horeeyo o hogaamiya
@Fadxi-p5h18 күн бұрын
Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xutiyiinta free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo iyo maraykanka guul islaamka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hhh Xasan dhiiqo dowladnimo waxba kama yaqaano ha is casilo
@FaadumoIbraahimmaxamad18 күн бұрын
Guulguul yamani
@FaadumoIbraahimmaxamad18 күн бұрын
Hadey mihiim ahen
@Nadiir202418 күн бұрын
War Ethiopia waa cadoow freindhship ma galaan
@ubahmohamed153218 күн бұрын
Asc waan ku xidhanahay barnaamijyadaada qiimaha badan waanan kaaga mahad celinayaa laakiin injineerka ayaa ugu wanaagsan si degen oo aqoon ka muuqato ayuu u waramaa dadka kalana way mahadsanyahiin
@baacaking455718 күн бұрын
Wlhi waa wax qarad ninkani meelfog buu wax ka arkayaa Ethiopia inay naqabsato ayay rabtaa oo ay ka faa iidaysato inta uu joogo xasan qarafayste
@aminadam257218 күн бұрын
Wlh Arsenal lee aan oo biyo shiibaneyna ileen dowlad wax qabat leeh oo maajeednee
@sulamanbakool874718 күн бұрын
Maxaa Hawiye ka galay.. Saylac, Boosaaso, Baydhabo iyo iwl.. Somaaliya way dhamaatay...
@omarofficial776818 күн бұрын
Wxs oromo k ahw adi 🥶
@sahrahassan399418 күн бұрын
Somaliyey wake up!!!!
@rnoor976318 күн бұрын
Itoopia wexey damacsantahay dhibla'aan iney qabsato Somaalia, dowladdeynana de weyfiirsanee
@safiyohussen996918 күн бұрын
darood dhulkada difaco waxbo xasan shiikh haku mar marsiyonina shalay idinka kenay somaliyo in itopiyan imado muqdisho sabab u aha wana leyska saray idinka dhulkiina ken saday ee iska difaca waxa donaten gumeysi
@farhiaali387318 күн бұрын
Shame on you darood iyo hawiye waada somaali ah aniga ma ih daarod. 😢
@Shaamil-Basayev18 күн бұрын
Runta Aya taabatay hada
@mahadawilhossein922018 күн бұрын
Beenaale ethoipiya tan Vilada kuu fadhido ma aha goorma ladagaashay
Wa la kala dhaqaaqey somaali kala tagteywan isku dhamaatey
@jabrilomar779118 күн бұрын
Somalia and people of Somalia must wake up. As you can see what is going in Palestine international law or United Nations does not work . We must defend somalia no one will help you . We must pause qabiil iyo Reer hebel we have one enemy and is Ethiopia.
Ahafidow Adiga iyo falanqeyaha ASC,Taliska Natinyahu waa kuwa maanta Qaza Cidamadisi lagu laayay,Kuwi Gurmadka ahaa tabinta loo dhigay,Somaliya waxa Rajadii god mugdi ah kuriday HSM oo noqday in Gudaha dagalo sokeye Mamulada shalay isaga soo wada dhisay ee koox mashruci dalka Somaliya lagu qabsan lahaa fashilka waxaa leh HSM oo mudan in laga dashado.
@dahirduale565018 күн бұрын
Waxaa caawa oo ay Taariikhdu tahay 23.12.2024 in ay Ethopia qabsan doonto Dalkeena qeyb ka mid ah weliba Gobolka Xaduuda la leh, Jabuuti ee Awdal. Midhihii baa u soo go ay Ethopia ay Beertay 1991
@KhadijaAbdalla-i2s18 күн бұрын
Itoobiya ma maanta ayay Soomaali soo gashay? Itoobiya wax walba ay wadanka ka gaysato Xasan Sheekh ayaa mas'uuliyada qaadayaa, sababtoo ah asagaa siyaasadiisa gudaha iyo dibadaba aan fadhinin, oo Itoobiya dabada ku wata, marna dagaal ayuu cilaaminayaan, marna saaxiibtimo ayu ku sheekeenayaa, bal Xasan Sheekh dhan ha iskugu beeraa, dagaal amaba heshiis ha la imaado.
@PilotibraYare18 күн бұрын
Bal hadaa run sheegesid ninka ethiopian ka wato ma laga hadlo xumantiisa wariye qabiilka ku qaaday waligaa Kuma dhigo duli baa tahay
@AxmedMahmed-j5b18 күн бұрын
Haa suaal baa halkan taagan.maxaa ka soo galay ?ma dembiilayaal bey cayrsaneysey ethiopia.? Ethioipia waa islam ah ee yaan laynagu dirin muslimka
@Ruun-finder18 күн бұрын
Abey Axmed iyo Itoobiya uma qalmaan in wax heshiis la la galo waa cadow somaaliyeed oo soo jireen ah waxaan xaq u leenahay in wax heshiis la galin.