Haaaa walahi dadba naftoda u huray anagana anago cidna nala dagaleynin Ayn diintena san yeleyna subxanallah 😢😢😢😢😢😢😢
@sahrajama1586 Жыл бұрын
Cod dahabey muuqaalada laso dhaqso😊 abaayo ilaahay ha ku xifdiyo mcnto ❤❤❤❤❤❤❤❤
@fatimahosh5552 Жыл бұрын
Gabadha hala tagero abyo tarikhaha noso badi🥰🥺
@Mikasa7chan Жыл бұрын
Ilahey haku dhowro abayo waxyabha aad soo gudbiso iyo qaabaka aad usoo gudbiso waan jeclahay hor Mar wayn aa kuu rajenaa I.n رمضان كريم تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
Ramadan mubaarak abaayo!!. Alhmdullilah wan ficnahay midaas lamida kurajeyn walashey... Codkaaga Dagan oo xiisaha leh Allah kubarakeeyo❤️👏
@husseinabdulkadir8870 Жыл бұрын
M.a wll waan ku taageraa cod dahabi ahna waa leedahay waxaan rajeenaa muqaaladan kuwa lamida inaad noo soo gudbiso halkaas ayaaan kaga baxay❤😊
@abdallaxuseen8572 Жыл бұрын
First coment guulayso abaayo qisooyinkaga aadban ujeclahy thansks♥️
@sumayayusuf4478 Жыл бұрын
😂anaa soo wado
@a.aziizibaraahin3580 Жыл бұрын
wan kuslaaamay. salan kadib waxan jalalahayn inaad si maalin lia ah u soo dhigto sheekooyinki hadi xataa ad ubahanty sheekeeyoin dhanka diiniga ah waan kaa cawin mahd snaid
🖐️RUWAYDA 👸Wakugu hambalyaynayaaa hormarkan balaadhan ee aad gaadhay, Sido kale wakugu garab taaganahay inaad hore u socoto ila halka ugu saraYsa🥰♥️wxaan u malaynayaa inaan kamid ahay kuwiii from Zero kala yimi ilaa dhamadkana garabkaga taganahay👸Wlhi waan u xiisaa barnamijyadada mudada ay naga maqan yihiin😔FADLAN WAXAAN KKA CODSANYAA INAAD WAQTI NA SIISO OOO AAD MALIN WALBA BARNAMIJ NOSO DIYARIZO🙏warun oo wa shaqa adag lakin anaga waxaa tabaynaa in aanaad waqti badan na siinin🤗😇 Wllo
@xusenahmed3967 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak Jimco Mubarak
@xamdiahmed9119 Жыл бұрын
Maqnaantada tirada badan waay sester😢😮
@habbooncabdulhired845611 ай бұрын
Illahy amarkii khaalid binu waliid markan laga sheekeynayo anigoo iska muraaqoonaya baan arkaa taariikhda islaamko dhan aan u muraaqoodo oo aan aad ugu raaxeysto dhageysigeeda lkn khaalid iyo cumar binu khadaab waan sii jeclahy