😱😱Khatar baad ku jirtaa hadii aad alaab qaadid oo aad isleedahay qof caawi 😱😱😱

  Рет қаралды 16,085

AJ & Fadna

AJ & Fadna

Күн бұрын

Пікірлер: 43
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 6 ай бұрын
Shandadihina xita quful ku xidha markad dhoofiysin wayo xita waxa jira dad markay dareeman inay qatar ku jiran shandada uu dhaw bay dalaq sinayan mandoriya iyo waxi la mida ee qatartaba marka quful dhab ku siya shandadahina
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 6 ай бұрын
Jizaakalaah qeyran walaal aad ayaad u mahadsan tahay waligay ma qufulin boorsada sanad kastana waan baxaa
@popular7493
@popular7493 6 ай бұрын
Mahadsanid sida quruxda badan ee aad xogtaan noola wadaagtay Kun jeer Mahadsanid ❤
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 6 ай бұрын
Sanadkaan aaminaad majirto ee somaliyeey fudeydka joojiya oo naftada ubaq
@sihaamelmi8188
@sihaamelmi8188 6 ай бұрын
Walee waa runtaa Fatma waa xaqiiq warkaasi✅✅✅✅
@ummuisra6721
@ummuisra6721 6 ай бұрын
Beri dhexdaasa gabadh dalkii ka imanaysay qof baa kabo sandal loogu soo dhiibey nin ingiriiska jooga kaba intuu furay buu qaad ku xabageeyey fariid maasha allaah way fahantay way celisey
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 6 ай бұрын
Shukran hada kohor ayaa wiil caraba idhahay misaanka igu batay ee misankaaga iigu dar lkn wax dhiba iigama imaan alx insha allah hada kadib waan iska jiri somalidu waa dad iska qalbi fiican cid walba way iska aaminayaan
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 6 ай бұрын
Waa runtaa. Wax hadda bilowdayna ma aha. Aniga abtigay ayaa lagu sameeyey 1983 Somalia oo nabad ah. 15 sano xidhnaa.Markaa waa khatar cadiim.
@zainabahmed3037
@zainabahmed3037 6 ай бұрын
Thank you so much for your advice, very helpful. MashaAllah sister
@susumohamed7293
@susumohamed7293 6 ай бұрын
Absolutely ❤️ 💯
@Remember1977
@Remember1977 6 ай бұрын
Somali qaad bay kuu soo qarinayaan, iyagoo og in uu wadanka ingiriiska laga mamnuucay, anaa aqaan gabadh itoobiya qaad inta loo soo xidhxidhay uk timid Laakiin Alle ayaa badbaadiyey lama qaban.
@mussaali5239
@mussaali5239 6 ай бұрын
Agreeeee! Thanks, sister.
@zainabahmed3037
@zainabahmed3037 6 ай бұрын
Very true sister 💯👍
@saidmohamuudhassan3405
@saidmohamuudhassan3405 6 ай бұрын
Waa hadal nalooshayna la xidhiidha ayaad inoo sheegtay Marka wax laguu sheegoh ayaad wax fahamtaa guleeyso abaayo inoo soo badi part 2 abaayo 🤗🤗
@nurtoalasow7862
@nurtoalasow7862 6 ай бұрын
Masha Alaha waa sax qaali ilaha ha ku xafido qaali
@samirr546
@samirr546 6 ай бұрын
Hadii ay tukubayso Hadii uu tukubayo xitaa ha caawinina. Waayahay waa talo wacan shugran.
@nimonimco3063
@nimonimco3063 6 ай бұрын
Oh. Mahadsanid fadumo🙏
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 6 ай бұрын
That right wallah
@ummuisra6721
@ummuisra6721 6 ай бұрын
Anaa shaariqa illaa berbera u sii qaaday 10 sano ka hor qof i yiri miisaankaa igu badan Alxamduliaah waxba iguma dhicin laakiin xitaa iska dhaaf airport ee magaalooyinka hadduu qof ku dhaho bagga ama bacda ii qabo ha u qaban dhib badan baa dadka loo geystey emirate ka nin soomaali ah oo qaad bac ku sita oo police daba joogo ayaa bacdii u dhiibay oday waayeel ah adeer ii qabo wuuna baxsaday Odaygii baa la qabtay Maskiinka
@sumayayounis3970
@sumayayounis3970 6 ай бұрын
Waa runtaa masha Allah
@Faarax-y4v
@Faarax-y4v 6 ай бұрын
❤❤❤ thank you waa saas ✅
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 6 ай бұрын
Thank you fadna saa dadka u gudagtay
@ummuisra6721
@ummuisra6721 6 ай бұрын
Waa run
@faisaakhyaar7775
@faisaakhyaar7775 6 ай бұрын
Shukran
@Nuura_ismail.
@Nuura_ismail. 6 ай бұрын
Sanadki 2022 ano umul ah ban safar gelaayey kadib wiilba alaab iisii dhiibtay shampoo iyo muqumad Bay ahayd wlhi xabagti uu kuso adkeyey wan ka furfuray shampogi hubiyey muqumadi sido kale kadibna u sheegay alaabtiisi inan sii furfuray madama laga yabo in isyidha alaabtu wey xidhxidhnayde maxa ku dhacay. Marka taxadarku waa muhiim ano umula wax i rabsha miyaan rabay hh
@ahmedkarshe7445
@ahmedkarshe7445 6 ай бұрын
Walaal waa xaqiiq hadalkaagu waana fariin dad badan aysan ogsoonayn war Haduu xataa qof aad Taqaan oo garanayso yahay oo ku kulantaan airport ha u qaadin
@mahadibrahim5633
@mahadibrahim5633 6 ай бұрын
Thanks
@OmarSaid-r7e
@OmarSaid-r7e 5 ай бұрын
Wawya arakee baah wallawidiya goll gob wallalo
@Farhia_ali
@Farhia_ali 6 ай бұрын
ILAAH. NABADBADI. WAA DHIB. DAD BADAN BA DADKA. ISTICMAALO. DADKA XWEE. GALAFTAN. OO. BALAAYO. X. UGURIN. YAARABI. ILAAH. NABADBAADI
@SamiraMohamud-lx9fl
@SamiraMohamud-lx9fl 6 ай бұрын
Shugran wll
@Umu-aya
@Umu-aya 6 ай бұрын
Alla ithopia marka so adayay naag somali jaad borsada iku kurtay yaab
@naciimaqaali6884
@naciimaqaali6884 6 ай бұрын
😢😮
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 6 ай бұрын
❤️❤️❤️
@umams2905
@umams2905 6 ай бұрын
Waarun aminaadi majirtee maxaa sababta kusoo dar qaali miyaa lagu wanjalay
@saeedbuni8104
@saeedbuni8104 6 ай бұрын
Zoomalia they all Get mad lol
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 6 ай бұрын
Waar anigu qof Soomaaliya oo I dhahay icaawi waan caawinayaa, khatarta kujirta inay dhib kaasoo gaadho qof Soomaaliyeed oo aad caawisayna waa 0%......!!!. Qof Ajnabi ah Haa waa ogolahay laakiin Somali I said (nope).......!!!!!!.
@MohamedMohamed-kj6rv
@MohamedMohamed-kj6rv 6 ай бұрын
Nope, yaah
@xaajikuwayt7445
@xaajikuwayt7445 6 ай бұрын
Thanks
@MaxamedSaabiyo
@MaxamedSaabiyo 6 ай бұрын
Thanks
@Kazwalee
@Kazwalee 6 ай бұрын
Thanks
Cudurka Busbuska iyo dhibaatooyinka uu u keeni karo bukaanka uu ku dhaco
7:19
What is autism?
1:51
CliniKids
Рет қаралды 6 М.
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
Drugs for thyroid disorders    Dr Maxamuud Maxamed
6:58
Grand Online Academy
Рет қаралды 10 М.
YAA FAA’IIDO KU QABO GUURKA | PART 2
23:03
AJ & Fadna
Рет қаралды 9 М.
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН