Khataraha & Halista Kusoo Wajahan Soomaaliya | 𝗣𝗿𝗼𝗳 𝗖𝗶𝘀𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗚𝗲𝗲𝗱𝗼𝘄.

  Рет қаралды 245

Wacyi Campaigns

Wacyi Campaigns

Күн бұрын

Deegaanka Soomaalida ee Geeska Afrika wuxuu wajahaya khataro waaweyn oo halis ku ah nolosha iyo deegaanka! Isbeddelka cimilada, biyo yaraanta sii xumaanaysa, iyo xaalufinta dhirta waxay keenayaan cawaaqib xun sida abaaro, daadad, iyo dabar go'a duurjoogta. Waxaas oo dhan waxay khatar gelinayaan nolol maalmeedka bulshada iyo caafimaadka deegaanka.
Waxaad ka baran doontaa wax ka badan arrimahan muhiimka ah iyo sida aan u badbaadin karno mustaqbalka deegaankeena, markaad daawato muuqaalka oo dhan! Waa tan hadaljeedinta Baresare Cusmaan Geedow Caamir, agaasimaha Madxafka Qaranka, oo nala wadaagaya aqoontiisa qotada dheer ee ku saabsan badbaadinta deegaankeena iyo mustaqbalka jiilasha soo socda.
🌟 Sababta Aad Ugu Xidhnaato Wacyi Dhanka Baraha Bulshada 🌟
Wacyi waa madal aqoonyahannada iyo waaya-aragga ay ku gudbiyaan fikrado iyo aqoon muhiim ah oo faa'iido u leh bulshada. Wacyi waxay diiradda saareysaa soo bandhigista arrimaha taabanaya deegaanka, caafimaadka, iyo dhaqanka si loo abuuro mustaqbal wanaagsan. Sidoo kale, Wacyi waxay ilaalinaysaa dhaxalka aqoonta iyo dhaqanka Soomaaliyeed, iyadoo xog waxtar leh u gudbineysa jiilasha maanta iyo mustaqbalka.
Follow soo dheh Wacyi Maanta si aad xog iyo aqoon muhiim ah u hesho oo noloshaada wax ka beddesha. 🕊️🌟
#Wacyi #Wacyigalin #WacyiAwareness #Somalia
Canaawiinta rasmiga ah iyo kuwa baraha bulshada ee Wacyi Campaigns
Email: info@wacyi.so
www.wacyi.so
/ @wacyicampaigns
wacyicampaigns
wacyicampaigns
wacyicampaigns
tiktok.com/@wacyicampaigns

Пікірлер
Beyond the Debate | Dr. Zakir Naik | 142
3:14:33
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 891 М.
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,4 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 22 МЛН
Arabic Conversation: Hummam about his journey (Advanced)
1:16:05
Learn Arabic with Khasu
Рет қаралды 100 М.
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН