Khatarta Jinka iyo Sixirka || Q.3aad || Sh.Muxammad S.Ismaaciil

  Рет қаралды 65,441

Maktabadda Alxusayni

Maktabadda Alxusayni

Күн бұрын

Пікірлер: 36
@somaliteccomputerscience1673
@somaliteccomputerscience1673 2 жыл бұрын
Sheekh al Walid Mohamed ismail Allah haku barakeeyo
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
Maasha alaah ilaahay haku xafido sheekh mohamed
@halimahassan1523
@halimahassan1523 4 жыл бұрын
Maa,shaa'allaah, ALXAMDULILLAAH CALAA NICMATIL ISLAAM. wax badan baa ka faaiiday, illaahoow noo dhaaf oo noo xifdi culimadeena.
@CabduQadir-ru3mw
@CabduQadir-ru3mw Жыл бұрын
Wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww
@CabduQadir-ru3mw
@CabduQadir-ru3mw Жыл бұрын
ww wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwewwww ^wwwww^^wwwwwww
@CabduQadir-ru3mw
@CabduQadir-ru3mw Жыл бұрын
Ww^wwwwwwwwww13wwwwwwwwwww
@CabduQadir-ru3mw
@CabduQadir-ru3mw Жыл бұрын
We3wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww1wwwwwwwwwwwwwwwwwww
@CabduQadir-ru3mw
@CabduQadir-ru3mw Жыл бұрын
Ww
@mohamedahmednur9420
@mohamedahmednur9420 3 жыл бұрын
Masha Allah shekh ilahay haku barakeyo. 2021 ayaan bilabay inta ila midka like
@tpz9718
@tpz9718 4 жыл бұрын
Jasaaka laahu khayran yaa khayr waad noo faaiidaysay
@diiniahmad4298
@diiniahmad4298 4 жыл бұрын
Masha Allah Ilaahay haku barakeeyo sheekh Maxamed sh Ismaacil sh xasan
@cabdullahiciise9438
@cabdullahiciise9438 3 жыл бұрын
Masha,allah sheikh maxamed sh.ismail
@khadramahamoud5745
@khadramahamoud5745 4 жыл бұрын
Maasha alaah shiiq allah'a hafido aamin aamin aamin aamin
@oomaarbarbarofficial1098
@oomaarbarbarofficial1098 5 жыл бұрын
Masha`allaha sheekh allaha kubarakeeyo
@najaxabdisamed5889
@najaxabdisamed5889 2 жыл бұрын
"Alaahu masali calaa muxamed wa Aalihi muxamed "
@alwayslearn8835
@alwayslearn8835 4 жыл бұрын
Masha Allah Sheikh Maxamed Sh.Ismaciil
@yaasircade100
@yaasircade100 4 жыл бұрын
masha Allah jazaakalahu khayran
@maxamednagiibjama3009
@maxamednagiibjama3009 5 жыл бұрын
Aad iyo aadbad u mahadsantii kooxda all xusaini noo soo daa inta hadhay
@aminomahednahar1151
@aminomahednahar1151 4 жыл бұрын
00
@mohamedcajab7977
@mohamedcajab7977 Жыл бұрын
Mansh Allh
@illahayayamahadleeh6275
@illahayayamahadleeh6275 4 жыл бұрын
Walalayal Side uhelikara sheikh lamparkisa
@diiniahmad4298
@diiniahmad4298 4 жыл бұрын
Masha Allah Ilaahay haku barakeeyo sheekh Maxamed sh Ismaacil
@farhanalmani1772
@farhanalmani1772 5 жыл бұрын
Alle ha xafido shiekha
@farhanalmani1772
@farhanalmani1772 5 жыл бұрын
Mnsha Allah
@mohamedkaahin5491
@mohamedkaahin5491 8 ай бұрын
❤😊
@shiinemen7198
@shiinemen7198 4 жыл бұрын
masha allah sheakh
@AbsircabdiQurux
@AbsircabdiQurux 4 ай бұрын
Masha alah
@hassanomar294
@hassanomar294 4 жыл бұрын
Masha allah
@FatimaAli-hl8nt
@FatimaAli-hl8nt 4 жыл бұрын
Mashallah sheikh
@diiniahmad4298
@diiniahmad4298 4 жыл бұрын
Sheekha muxaadaroyin kasoo duuba
@abdullahiosmanmohamud4379
@abdullahiosmanmohamud4379 2 жыл бұрын
Mansha Allah jazaka Allah qeyr. Sheikh qa waxaa weydiinayaa Jinka qofka ku jiro Mala islaamin karaaa? Maxaa loo islaamiyaa oo faaido ah?
@yaasentahirabdiyaaska4184
@yaasentahirabdiyaaska4184 Ай бұрын
Asaga hooyo iyo aabe jin ah ayaa dhalay, sooma,ahan hadiiba uu jinka ka,mid yahay
@Amisha1-zv4kt
@Amisha1-zv4kt 5 ай бұрын
2025/7/3
@dalmar8431
@dalmar8431 Жыл бұрын
AAYADAHA WAHAABIYADU LEEXISAY WAXA KU YAAL KITAABKA: KHUD CAQIIDATAKA OO UU QORAY MUXAMMAD BINU JAMIIL ZAYNOW AAYADA QURAAN AH OO MACNAHOODA UU U FASIRAY SI QALDAN OO AAN AHAYN SIDA KU QORAN KUTUBTA TAFSIIRKA AH EE ISLAAMKA KALE. WAXA KA MID AH AAYADAHA AY KU JIRTO KALIMADA دعا، يدعون ، تدعون، فلاتدعوا، IYO WIXII KALIMADAA KA TAFIIRMA, WAXAY KU MACNEEYAAN BARYO. CULIMADA TAFSIIRKUNA WAXAY ISKU RAACSANYIHIIN : HADDII AY DABA DHACDO KALIMADA تدعون IYO WALAALAHEED KALIMADA مع AMA من دون الله IN LAGU MACNEEYO CAABUDID, IYAGUNA WAXA AY KU FASIRAAN BARYO, WAXAANA KA SOO BAXAY MACNAHAA WAHAABIYADU KU FASIRTAY IN LA GAALAYSIIYO MUSLIMIINTA, WAXAANAY KU BANAYSANAYAAN MACNAHAA MUSLIMIINTA DHIIGOODA IYO XOOLAHOODA. WAANA SABABTA AY UMADU UGU SHEEGTAY KHWAARIJTA CASRIGA AH. QURAANKA QAYB KA MID AH MACNIHIISA WAY KA BEEN SHEEGAYAAN. 1. WAXA KA MID AH AAYADAHA AY MACNAHOODA LEEXISAY WAHAABIYADU: ولا تدع من دون الله مالاينفعك ولايضرك فإن فعلت فإنك إذا من الظالمين ( ١٠٦) سورة يونس MACNAHEEDU WAA: HA CAABUDIN CIDII AAN WAX KUU TARI KARIN WAXNA AAN KU YEELI KARIN, WAANA SANAMYADA, DHAGXAANTA IYO LOOXAANTA IYO WIXII LA MIDKA AH KA SAMAYSAN . EE MACNUHU MA AHA CID AAN ILAAHAY AHAYN HA BARYIN. BARYADU:: WAA SIDA AY U MACNAYSO WAHAABIYADA DADKA GAALAYSIISA,. KU NOQO KUTUBTA TAFSIIRKA ISLAAMKA. WAAYO AAYADA KUMA TAAL CID AAN ILAAHAY AHAYN HA BARYIN,AMA HA NOOLAATO AMA HA DHIMATO, MIDKOODNA DANBI MA'AHA, WAAYO HADDII LAYIDHAA QOFKA DHINTAY HADDII LA BARYO WAA LA CAABUDAY, MACNUHU WUXUU NOQONAYAA QOFKA NOOL WAA LA CAABUDI KARAA LAAKIIN QOFKA DHINTAY LAMA CAABUDI KARO,HADDII KALE MAXAY UGA REEBEEN QOFKA NOOL. TAASNA MUSLIMIINTU MA AAMINSANA,EE WAXAY AAMINSAN YIHIIN IN QOFKA NOOL IYO QOFKA DHINTAY LABADUBA AY YIHIIN ADOOMO ILAAHAY OO AAN WAXBA AWOODIN, EE AY NOQON KARAAN UUN SABAB OO AH WADO DHIBKA IYO DHEEFTUBA QOFKA AY U SOO MARI KARAAN. BAL HABA LA'IS WAYDIIYO QOF DHINTAY WAX MA TARI KARAA MISE MA TARI KARO, EE SIDAY KU DHICI KARTAA QOFKII MARKUU NOOLAA AANAD WAX WAYDIISIGIISA KU GAALOOBAYN,IN LAGU YIDHAA MARKA UU DHINTO WAX WAYDIISIGIISA WAAD KU GAALOOBAYSAA ? . CIDDII AAMINSAN IN QOFKA NOOLI UU KU SIIN KARO WAX UU ISAGU LEEYAHAY OO AANU ILAAHAY SHAQO KU LAHAYN KAASAA CAQIIDADIISII SHIRKI GALAY. WAAYO WUXUU AAMINAY IN CID AAN ILAAHAY AHAYNI WAX LEEDAHAY WAXNA BIXIN KARTO, WAXNA ABUURI KARTO, MANA JIRTO CID AAN ILAAHAY AHAYN OO SIDAA YEELI KARTAA. QOFKIISE AAMINSAN IN ILAAHAY MOOYEE CID KALE OO WAX LIHI AANAY JIRIN CAQIIDADIISU WAA SAXANTAHAY, WAANA ISUGU MID RUUXA NOOL IYO KA DHINTAY,ILLAYN MAR WALBA ILAAHAY AYUUNBUU WAX KA RABAY E. WAHAABIYADU MASALADAN WAXAY U DHAWDAY INAY KASOO QAATEEN MUCTASILADA OO CAQIIDAYSNAAN JIRTAY. العبد يخلق افعال نفسه الاختيارية OO AH: ADDOONKU WAXA UU SAMAYNAYO ISAGA AYAA ABUURAYA, MARKA LAGA REEBO WAXYAALAHA AANU IKHTIYAARKIISA KU SAMAYN KARIN SIDA HINDHISADA. MUCTASILADU WAA FIRQAD KA MID AHAYD FIRQOOYINKA MUSLIMKA AH EE XAQA KA LEEXDAY, WAANAY DABARGO'DAY LAAKIIN WAXA QORAN FIKIRKOODII QALDANAA OO CULIMADU DADKA UGA DIGI JIRTAY. SU'AASHA 20. KITAABKA KHUD CAQIIDATAKA 2.WAXA KA MID AH AAYADAHAA AY LEEXIYEEN: والذين يدعون من دون الله لايخلقون شيئا وهم يخلقون سورة النحل (٢٠) WAXAY KU FASIREEN KUWA AY BARYAYAAN ILAAHAY SOKADIISA WAXBA MA ABUURI KARAAN. MACNAHEEDUNA WAA: KUWA AAN ILAAHAY AHAYN EE AY CAABUDAYAAN GAALADU (WAA SANAMYADA E) WAXBA MA ABUURI KARAAN. 3. WAXA KA MID AH AAYADAHAA وإذ قالت امرأة عمران رب اني نذرت لك مافي بطني محررا فتقبل مني (٣٥) سورة آل عمران CIMRAAN XAASKIISII ( WAA MARYAMA BINT CIMRAAN HOOYADEED,) AYAA WAXAY TIDHI ILAAHAYAW WAXAAN KUUGU NADRAY ILMAHA CALOOSHAYDA KU JIRA EE IGA AQBAL. AAYADANI WAXAY SHEEGAYSAA IN ILAAHAY NADAR LALA GALI KARO. NINKA KITAABKA QORAY XAGUU KA KEENAY ILAAHAY CID AAN AHAYN NADAR LALAMA GALI KARO ? TAASI WAA JEEBKIISA, WAXAYNA KA MID TAHAY BEENAHA AY WAHAABIYADU SOO DHEX GALISAY DIINTA. UJEEDADOODUNA WAA INAY GAALAYSIIYAAN MUSLIMIINTA. WAXA QALAD WAYN AH IN WAX AAN QURA'AANKA IYO XADIISKUTOONA SHEEGIN LA YIDHAA LAMA OGOLA, WAXASE KASII DARAN IN LA YIDHAA WAA LAGU GAALOOBAYAA. TAFSIIRKAA QALDANI WAA FIKIRKII LUMIYAY KOOXAHA MAGACYADA KALA DUWAN. KAASAANA GAADHSIIYAY INAY MUSLIMIINTA GAALAYSIIYAAN, DHIIGOODANA XALAASHADAAN, QURAANKANA WAXA KU TAAL: ومن يقتل مؤمنا متعمدا فجزائه جهنم خالدا فيها وغضب الله عليه ولعنه وأعد له عذابا عظيما سورة النساء (٩٣) IN QOFKII QOF MUSLIN AH OGAAN U DILA UU ABAALKIISU JAHANNAMO YAHAY, CADAABTANA KU WAARAYO ILAAHAYNA U CADHOODAY, WALIBA UU NACDALAY, CADAAB WAYNA UU U DIYAARIYAY.
@farhanalmani1772
@farhanalmani1772 5 жыл бұрын
Alle ha xafido shiekha
Khatarta Jinka iyo Sixirka || Q.4aad || Sh.Muxammad S.Ismaaciil
59:27
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 104 М.
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
KHATARTA JINKA IYO SIXIRKA || Q.19AAD || Sh.Muxammad Sh.Ismaaciil
57:08
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 31 М.
Khatarta Jinka iyo Sixirka || Q.14aad || Sh.Muxammad Sh.Ismaaciil
1:04:43
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 45 М.
Jinka Iyo Caalmka Inaga Qarsoon Q.3aad Sh Maxamed Ismaciil
59:16
True Cable Tv
Рет қаралды 80 М.
Khatarta Jinka iyo Sixirka || Q.7aad || Sh.Muxammad S.Ismaaciil
57:12
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 56 М.
Sheekh Mustafe Siirada Nabiga (ﷺ) | Qaybtii 2aad
3:29:56
Siirada Islaamka
Рет қаралды 176 М.
40 Qiso┇40 Qiso Ee Ygu Saameynta Badan 2023ᴴᴰ┇► Sheekh Musdhafa Xaji Ismaciil
3:26:03
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.