Mudane madaxweyne sayid Ahmed daacad guuleeyaso mar kale na hogaami mudane ❤️💪🌹🔥❤️💪🌹🔥❤️💪🌹❤️💪🌹🔥❤️💪🌹🔥❤️💪🌹🔥
@nuuurcabdiiКүн бұрын
🥺 🥺 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@JamaDhabad-f7j19 сағат бұрын
Muuqaal soo duub anaa ku caawinaya
@seed3966Күн бұрын
Asc 😎😎😎salaan sare awal waan kaasoo horjeeday balse hadda tageero guuleyso yaan ku leeyahay oo soomali iskugu yeeydh lowyocade ilaa rasgonboni 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅
@ahmedyuusuf537512 сағат бұрын
Qabaaayal iyo casabiyad qofka aan ku taageeraynin ninkan weliga sinaba uma taageeri karo😢
@NorabdikКүн бұрын
15 sano maxa u samyn weysay?
@HudaNuura-111 сағат бұрын
Bari hore ayaa iigu dambaysay axmed madoobe oo Hadlaya Because Siyaasada ma Daawado balse sawir ka iyo Cirada waxan modayay edit inay tahay Sawkan cadaaday ee gaboobay