Khudbado Ay Si Wada Jir U Jeediyeen Jaalle Siyaad & Jaalle Xasan Guuleed Abtidoon 24/08/1987.

  Рет қаралды 21,154

Ahmed Hassan

Ahmed Hassan

Күн бұрын

Пікірлер: 32
@rocky4066
@rocky4066 3 ай бұрын
Xasan guuleed abtiddoon raximuhu allaah
@rocky4066
@rocky4066 3 ай бұрын
Jaalle Maxamed Siyaad Barre raximuhu allaah waddaniga aan dhimman magaciisa iyo wax qabad kiisa qiimaha badnaa
@mahamedali6310
@mahamedali6310 3 ай бұрын
NACAS Iyo NIN RAGA MARKAY MADAX NOQDAN AYAA LAKALA GARTAA
@macruufsheikh4449
@macruufsheikh4449 3 ай бұрын
Wakaa aabihii lugu caasiyay
@MohaamedAli-py2lx
@MohaamedAli-py2lx 3 ай бұрын
Aabahee ma garacduu korsadaad ahayd labada nin waxa Harald CAD oo Harald dhirran Xasan guuleed xataa isaguu runta u sheegay oo yidhi reetablering baadiyaad tahee gaadhiga aayar u wad oo dadkaaga lacawee oo kadaa xabsiyada aad ku gurayso saxmaahee hortiisuu ka leeyahay talabaadna waxa uu leeyahay waar Harald aqoon yahan ku tahay dulmarka hadal/benta. Antigua aqoon waxan u leeyahay in aan dalooliyo beenta oo cadeyo waxan rabo iyo waxan diidanahay Xasan guuleed waxa uu ka tegey dad walaalo ah oon qabyaalad aqoon balse geele ayaa ku xaaray halla Siyaadna dadkiisii uu cafow ka dhigtay ilaa uu Nyjeeria suuli kaga baqyiyey isagoo qaxoonti ah.
@faadumobilal3963
@faadumobilal3963 3 ай бұрын
Adiga baqtin doono oonaartana gali doono 😊
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 3 ай бұрын
Ilahay ha u naxariisto al hadji hassan gouled aptidon,jaale maxamed siyaad barreh
@abdifatahkhalif7025
@abdifatahkhalif7025 3 ай бұрын
Allaha unaxariisto labada jalle siyaad iyo xasan guleed aamin
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 3 ай бұрын
Illaahay ha unaxRiisto 2nin oowadani ah WAXAA KADANBEY abeesooyin dad cun ah oo Dal cun ah. Oo gumeysi raac ah Sida kuwa hada jooga
@sharmarkenur8398
@sharmarkenur8398 3 ай бұрын
Waxaan u. Sameyney jabuuti oo abaal ah lama soo kobi Kari ilaa xoreynteeydii
@AbdinurAbdiNor
@AbdinurAbdiNor 15 күн бұрын
Kalitaliskii MSBare waa kii Dalka xoog ku qabsaday waa kii Diinta Dalka iyo Dadka inaga burburiyay waa kii Culumada 10 ah dhiigooda daadiyay waa kii beeniyay quraarka waa kii Gobolad dhexe beel gaara Ragii ka laayay qaarna xabsiyada ku jirdilay waa kii Gobolada waqooyi diyarado iyo madaafiic ku xasuuqay waa kii Caasimada madaafiic iyo bililiqo ka geestay waa kii laga eryay waa kii markale soo jabhadeeyay isagoo qabiil ah waa kii 28/04/1992 iska dhiibay xadka kenya lkn waa laga diiday isga iyo 65 ku reer ah 3sano ka dib 02/01/1995 ku geeriyooday isagoo qaxooti ah 7bari talaajo ku jiray ayaa lagu soo qaaday diyaarad musqul laheeyn qarsoodi dalka lagu soo galiyay haduu fiicnaa sidan kuma dhinteen lkn waa dhimo ee ceebreeb qoraarlka cid gaara umasocda lkn waa tarikh dhacaday
@AbdiqadirMaxamed-u1e
@AbdiqadirMaxamed-u1e 3 ай бұрын
Aabihii Garashada Jale Maxamed SIYAD ILAHOW Unaxariiso OO Janatu FARDOWSO GEE AAMIIN
@Khayre166
@Khayre166 2 ай бұрын
Hadalka MD hassan guled abtidoon halka uu ku socdo yaa noo faahfaahin karo tolow arinta waagaas taageyd ma border immigration mey aheyd?
@abdullahabdulkader3038
@abdullahabdulkader3038 2 ай бұрын
kuwa hada joog usheek fidiyowna iska soo duub kuwaan dadka utalinjireen kuma qasaarin allah ha uwada naxriisto
@MohamedAli-rd7rn
@MohamedAli-rd7rn 2 ай бұрын
Lion 🦁 of Africa 🌍 President Mohamed Siyad Barre
@MouminHersi
@MouminHersi 3 ай бұрын
Waryahez alayarhamu jaleh maxqamad siyad bareh iya lamid dhikisa Hassan guled o wadanimadi sabil qa dikey
@abtidonciise
@abtidonciise 2 ай бұрын
ale ha ha uu naxaristo 2 laabada madax waayne
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 ай бұрын
Allaha u naxariisto wadani Soomaaliyeed ayuu ahaa.
@Abdinaasir-p5j
@Abdinaasir-p5j 3 ай бұрын
Haddana diintaa sifiican loo bartaa markaa waqti fiican baa soo socda insha allaah
@bossman1024
@bossman1024 3 ай бұрын
Abal male guled
@oubahhoch2244
@oubahhoch2244 2 ай бұрын
Naaxaris jano somali ha noolato hassan guued ruun wata somali maatana siiyad barreh abaaha somali ❤
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 3 ай бұрын
Waxa ay so kariyen in Ethiopia iyo Somalia heeshiso si SNM LOGA SO SARO ETHIOPIA oo la qabqato lakin maxa ka racay
@abdimagan4929
@abdimagan4929 3 ай бұрын
Mashalaah! Ilaahay Naxariista jano firdowsa .ha inaga wado kulmiyo.dhamaanteen aamin ya allah.ya raxmaan.ya raxiim Wsc walaal
@cusmaanshangaani1058
@cusmaanshangaani1058 2 ай бұрын
Alle ha u wada naxariisto labada madaxweyne jalle maxamed siyaad barre iyo jalle xasan guuled abtidon janadii fardowsa alle ha ka waraabiyo aamiin aamiin aamiin aamiin
@MohamedAli-rd7rn
@MohamedAli-rd7rn 2 ай бұрын
We miss you a lot
@siciidmaxamed8116
@siciidmaxamed8116 3 ай бұрын
laba xaaraami ilaahay idiin ma naxariisto waa tii shaqay waday shorqoolkii aad wadeen
@jamacmire1911
@jamacmire1911 3 ай бұрын
Labaduba way bakhtiyeen waligoodna naartay kujirayaan sidaana ilaahaybaa quraankiisa noogu sheegay . ومن لم يحكم بما انزل الله فالاءك هم الكافرون
@AbdiqadirMaxamed-u1e
@AbdiqadirMaxamed-u1e 3 ай бұрын
Hadaadleedahey Naarta Masheegin Lkn Qowmuluud Ericsson Cooper IYO Adigaba Naartawaara
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 3 ай бұрын
Fuuraha naarta ma ada haya nacala iyo xumanta Ku jiirta wase maytiida ka leexo Nadal fii calam
@Wonderer224
@Wonderer224 2 ай бұрын
Naarta adiga kaama foga ee Allaha kugu fogeeyo.
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 2 ай бұрын
Naarta fureheeda adigu mahaysaa??
@abukarmaskax2841
@abukarmaskax2841 12 күн бұрын
Allow janadi fardowsa ka warabi aamin aamin ❤
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:57
EVA mash
Рет қаралды 3,6 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 40 МЛН
Jaalle Maxamed Siyaad Barre, Soomaaliya iyo Diinta Islaamka
14:32
Taariikh Archive
Рет қаралды 29 М.
CIRO DALKA MADAXWEYNE KAMA NOQONAYO WAATAN CADAYNTII HA DAALINA
23:37
Axmed xasan cawke
22:31
Xassan Xaabsade
Рет қаралды 56 М.
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:57
EVA mash
Рет қаралды 3,6 МЛН