KHUDBO AAD U QIIMA BADAN: Maxaa Xigga Geeridda ~ Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil

  Рет қаралды 342,617

Sheekh Mustafe Official Channel

Sheekh Mustafe Official Channel

7 жыл бұрын

Пікірлер: 445
@yousufubahle6470
@yousufubahle6470 5 жыл бұрын
WaaN jclhy muxadirooyinka uu soo jeediyo Sheekh mustafe ilahaY dartii baN ku jclhy wllhi ilahaY jnatu fardowsa hyna kuln siiyo aamiin aamiin😢😢😢😢
@afrahjama409
@afrahjama409 6 жыл бұрын
Kulu nafsun daaiqatul mawt true, Rabanaa Aatinaah fidunyaa xasanat wa fil Aakhiratu xasanat wa qinaa cadaabu naar Ameen .
@halimoosman2644
@halimoosman2644 7 жыл бұрын
allah Cilmiga CIMRIGA iyo Caafimaadkaba hakuu Barakeeyo SHeikh Mustaf ilahay Dartii baan kuu jeclahay Rabbi Janada Ha inagu kulmiyo ❤
@sadiiqhasan653
@sadiiqhasan653 5 жыл бұрын
mashaa alllah allahayow kheryka.nawafijii yaaa aallah
@kornelbare3868
@kornelbare3868 4 жыл бұрын
Halimo Osman mashaaa alh shukran
@kedramohammed1895
@kedramohammed1895 4 жыл бұрын
Mansha Allah, aamiin kuligeen ilahaw nagu kulmi janada
@malaakalimohamed4733
@malaakalimohamed4733 3 жыл бұрын
Halimo Osman Mansha Allah
@SomaliNewMusic
@SomaliNewMusic 7 жыл бұрын
Waxan dhagaystay badanka muxadaroyinka sheekh mustafe laakin muuqalkani run ahaanti qalbigayga ayey aad u taabatay! Ilahay khayr haka siiyo sheekha
@bilaladen7752
@bilaladen7752 6 жыл бұрын
SomaliNewMusic Me also bro
@bilaladen7752
@bilaladen7752 6 жыл бұрын
SomaliNewMusic 90% isaga dhagaystaa
@captianbr2117
@captianbr2117 6 жыл бұрын
SomaaliNewMusic maalin waxaa dhici doonta lagu weydiinayo heesaha iyo gabdhaha somaliyeed oo qawan fananita isku shegayaan lagu weydiin doono rabigaga uga baq oo iska dalete chenalka toobadna la imaaw walaal you have a big chance today wlh biri waxaad noqon iyo mesha kuu dambeen ilaahbaa og plz iska tir heesaha
@abdinajibjunior3410
@abdinajibjunior3410 6 жыл бұрын
SomaliNewMusic Zhp Heesu Ma Wanaagsana Channelka Wax Wanaagsan Ku Badal AlleH Ka Baqo AlleH Hkuu danbi Dhaafee
@maxamuddirir5855
@maxamuddirir5855 6 жыл бұрын
masha allh
@khalidahmed6960
@khalidahmed6960 4 жыл бұрын
Marna kama daali dhageysiga muxadaradaan... alle hainoo wada fudeydiyo su'aalaha qabriga aamiin ya rabi..
@abdifatahalfa
@abdifatahalfa 6 жыл бұрын
Maashaa allah ilahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo. Sheikh mustaf wacdigaan niyada taabanaayo.
@musebare2152
@musebare2152 4 жыл бұрын
Asc ilahay waxan kaga baryaya Jana firdosal acala
@fathiabdiwali271
@fathiabdiwali271 6 жыл бұрын
Jazakallahu kheyra sheekhunal faadil wallahi ilaahey dartiis baan kuu jeclahay runtii naf kastana wey dhimaneysa subxaanallah ilaahow noo wada naxariiso adigana ilaahey haku danbi dhaafo
@sakidallka5679
@sakidallka5679 4 жыл бұрын
Aamiin dhamaanteen wllo
@awilahmed281
@awilahmed281 7 жыл бұрын
mansha allah sh mustafa allah haku xifdiyo adunyo iyo aakhiro
@zalmanapdimire6572
@zalmanapdimire6572 4 жыл бұрын
allaw culimada diinta islamka cilmigooda iyo cimrigooda barakee aamin
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 7 жыл бұрын
Sheikh Mustafe Muxadaroyinka aan ugujecelahay mashaikhda Afsomaliga kuhadasha waa kuwiisa jazakalaah
@abukarabdi4303
@abukarabdi4303 6 жыл бұрын
Dr_ Sihaam Allah keep you
@noorabdi4601
@noorabdi4601 6 жыл бұрын
our beloved scholar. we love u Mustafa xaji
@umumaahirmaahir5444
@umumaahirmaahir5444 7 жыл бұрын
Maasha alaah jazaakumulaahu kheiral jazaa sheekhuna Alfaadil Sheikhmustafe xaaji ismail haaruun waa kalimad qayim ah ilaahoow naga yeel kuwa if iyo aaqiro liibaana insha alaah
@abdisalanismaelmohamed4681
@abdisalanismaelmohamed4681 5 жыл бұрын
Masha allah muxaadaro qiimo badan 😍😘Allaha ku dhowro sheikh mustafa Xaji haruun ismail
@cigecinka1543
@cigecinka1543 5 жыл бұрын
ilaahayoow sheehk mustafe daa inta nolali jirto aaaammiiiiiin
@adnaancadeofficialofficial2471
@adnaancadeofficialofficial2471 4 жыл бұрын
M.a. Sheq ALLAH haku xifdiyo aduun iyo aakhiro
@adoontialle1630
@adoontialle1630 7 жыл бұрын
illahow dariqa tosan nagu duw amiiin
@m.digaale4190
@m.digaale4190 6 жыл бұрын
Illaahay Ha inaga Dhigo kuwa Guulaysta Xayaatul Barzakh Jannadana Allah Ha inagu Kulmiyo Amiin Yaa Muslimiin.❤
@maryanshine7806
@maryanshine7806 4 жыл бұрын
Mnsha alh shiiq جزاك الله
@ayuubsheekhmaxamed6025
@ayuubsheekhmaxamed6025 7 жыл бұрын
Maashaa Allaah Sheekh Mustafe Sheekheena Allaa Yaxfadak...
@fathiyusufkabax5666
@fathiyusufkabax5666 7 жыл бұрын
jazakallahu sheyq alla hanagu hanuuniyo wadada wngsn
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
Yaa rabi cimiriga iyo Caafimadkaba Noo Barakee anaga Iyo Waalidkaygaba danbigayagana Dhaaf aduun Iyo Akhiraba
@mohamedhamake7
@mohamedhamake7 5 жыл бұрын
ameen bro
@muhanadyare8356
@muhanadyare8356 5 жыл бұрын
Mañzha allaH ilahay Khayr ha siiyo sheikh mustafe
@abdiazizratio600
@abdiazizratio600 6 жыл бұрын
Mnsha allaah illahy haku xifdiyo sh.mustafe muxaadirad qiimaha badan eed noso jeedisay
@zakariyemacalin8665
@zakariyemacalin8665 5 жыл бұрын
My sheikh mustafa my allah bleed you jannah allow ku dhoowra
@abdisalamabdurahim6722
@abdisalamabdurahim6722 5 жыл бұрын
sheekh mustafa alle dartii baan kuu jeclahay wax badan baan kaa faa ideystey alle jannatul firdows kugu martiqaado.
@naasircadanweyne197
@naasircadanweyne197 7 жыл бұрын
الله يحفظك شيخ مصطفى
@aryaanamo2953
@aryaanamo2953 5 жыл бұрын
High
@ugaaskanuneto9784
@ugaaskanuneto9784 7 жыл бұрын
mnshlh sheikh mustafa xaaaaji ismail alaha ku barakeeyo misankaga aakhiro ala kuu kor mariyo
@museabdi1712
@museabdi1712 7 жыл бұрын
Allahow noo naxariiso. Aamiiin
@zenoking7157
@zenoking7157 5 жыл бұрын
Jazaka allah kheer walaalo kheer aan dhamaan aduun iyo akhiro haku siiyo walaalo Aamiin yarbi
@a.qadirjamac7680
@a.qadirjamac7680 3 жыл бұрын
Ilaahayow raali Ahaanshahaaga iyo naxariistaada iyo martiqaadkaaga qaaliga ayaan kuweydiisaney AaMiiN
@abdiqaniismail3830
@abdiqaniismail3830 6 жыл бұрын
jasaaka allah sh mustafa alle miisaanka xasanaadka hakuugudaro janadana rabi haynagu kulmiyo yaarabi dhamaanteen
@gusheshexasan7102
@gusheshexasan7102 6 жыл бұрын
Maansha allh rabi haka ajar siiyo sheikh mustafa xaaji ismaciil wlh rabi dartii Ayan u jclhy
@mohaahmed8062
@mohaahmed8062 5 жыл бұрын
Sheikh mustafe dar ilaahey ayaan ujeclhy ilaahey haku dhowro ajar iyo xasanaadna Allah hakaa siiyo ,anagana ilaahey hanagu anfaco
@user-qk4hn5ce9x
@user-qk4hn5ce9x 5 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء 🌹
@cudbicaydid8813
@cudbicaydid8813 4 жыл бұрын
Masha allah
@caweeyskacaweyska2309
@caweeyskacaweyska2309 5 жыл бұрын
ALLOW ku xifdi sheikh Mustafa ilaheey dartiis ku jeclahy
@guledhassan7911
@guledhassan7911 7 жыл бұрын
Alle haku xafido sheekh mustafe xaji ismacil Alle hanagu kulmiyo janada Amiiin
@alimubarik6172
@alimubarik6172 6 жыл бұрын
Alle ha ku xifidiyo aduun iyo akhiraba masha allaah alle dartii ayaan ku jecelay
@abdoulahmed3581
@abdoulahmed3581 4 жыл бұрын
Amin
@MohamedIbrahim-tk6yo
@MohamedIbrahim-tk6yo 7 жыл бұрын
اللهم أعنا أمين يارب
@fadxiyamuxumed7704
@fadxiyamuxumed7704 6 жыл бұрын
Asc maansha allaah ilaahay haku barakeeyo sh mustafe Ilaahay hakugu abaal mariyo janatul firdawsa
@muhamedanfac2160
@muhamedanfac2160 4 жыл бұрын
Sheikh Allaha kubarakeyo aduun iyo akhira InshAllah.
@mahdiosman3631
@mahdiosman3631 7 жыл бұрын
جزاك الله خير واطال الله عمر
@saadaqcali2237
@saadaqcali2237 3 жыл бұрын
Alle ha noo naxariisto 😭allow janada nagu kulmi aamiin
@somaliland1885
@somaliland1885 4 жыл бұрын
Sheekh mustafe alle dartiiban ku jeclahay alle Haku xafido 🙌🙌
@mideeyeoffcial3876
@mideeyeoffcial3876 5 жыл бұрын
Rabo waan ku baryee maalinta adag isug o ilaali allaah waxan ka baryayaa musliminta inu ilaaliyo dhamaantot inta lunsana so hadeeyo aaamin aamin
@abdillahihassan9065
@abdillahihassan9065 7 жыл бұрын
maasha allah illahay cimriga ha u barakeeyo sheekha
@khadarmuse4247
@khadarmuse4247 4 жыл бұрын
Masha Allah illahayow Kuwii Ku Hadaysma Naga Yeel Jasaka llah Sh
@ikkym6430
@ikkym6430 4 жыл бұрын
Alle dartis ku jeclhye shekh mustafe haji ❤🙏
@naciimasacad2524
@naciimasacad2524 7 жыл бұрын
Jazakallah khayr Sheekh Mustapha
@dhagasoog8845
@dhagasoog8845 5 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@maxamdyare415
@maxamdyare415 5 жыл бұрын
Ilahaa aqiro iyo aduun ha ku xifdiyo shiiq Mustafa xaaji ismaciil Haruun Walhi ilaha dartiis ayaan ku jeclaay Ilaaha cimri dheer iyo cibado suban haku siiyo iyo jano i love you somc
@maryanahmed223
@maryanahmed223 6 жыл бұрын
اللله أكبر اللهم ثبت اقدامنا
@DrNeeri
@DrNeeri 7 жыл бұрын
masha allah illah haka abaal mariyo sheekh mustafe wa muxaadaro aad u qiimo badan
@adammohamed781
@adammohamed781 4 жыл бұрын
Shiiq Mustafe ilaaheey ha ku xafido aduun iyo aaqiro aniga iyo inta dhageeyisto muxaadaradaada ilaaheey Jidka toosan ilaaheey hanagu hanuuniyo Amiin Amiin yaa rabi
@maxmedgaashaan3870
@maxmedgaashaan3870 5 жыл бұрын
maashllah sheikh ilaahey haa ku barkeeyi
@muslimgirlandmore4038
@muslimgirlandmore4038 7 жыл бұрын
Masha Alla Sheikh Mustafa Alla ha dhowro akhiro iyo addunyadda.
@hiboahmedalhamdulillah9844
@hiboahmedalhamdulillah9844 7 жыл бұрын
Jazakallah khair sheikh Allah jar iyo xaasanaad haka sii khayrr
@cabdiraxmanabuuyusuf9887
@cabdiraxmanabuuyusuf9887 5 жыл бұрын
Xayalallah xafidahu llah if iyo akhiraba sheekh mustafe
@mojamac585
@mojamac585 4 жыл бұрын
Mashalaah allaha cimriga kuu dheereeya. A amin
@feisalibrahim8193
@feisalibrahim8193 5 жыл бұрын
yaa sheikh I love you fr the sake of Allah ..may Allah grant you goodness
@birimoismaciil8639
@birimoismaciil8639 7 жыл бұрын
masha Allah sheikh mustafe
@yussufdubow6113
@yussufdubow6113 4 жыл бұрын
Asc
@caraaycaraay7516
@caraaycaraay7516 4 жыл бұрын
Masha Allah allow ina xafid ya rabi calamin
@Y.Nala8
@Y.Nala8 7 жыл бұрын
Jazaka Alllah Kharei Sh Mustafe Xaaji Ismaeil ♥
@museibrahimyusuf6054
@museibrahimyusuf6054 5 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء 😘
@mulkimoe56
@mulkimoe56 5 жыл бұрын
Manshaa alaah walalahayga muxsiniinta ahoow walalayaal ii soo duceeya ana Waan idiin ducayne ilaah in uu amuuraheena aakhiro eynu isku waxa rabno iyo kuwa aduun ee inoo kala duwanba labadaba uu sida wanaagsan inoogu sahlo ukhti and akhii ducan idinka dalbaday insha alaah📿📿
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 5 жыл бұрын
Ilahayow aakhiro iyo aduunba kuwii liibana naga yeel. All musllim
@cabdijeylaani3863
@cabdijeylaani3863 6 жыл бұрын
Maasha allaah yaa sheeq alle hakaa awaal siiyo anagana kuwii fahmo ee ku camal falo alle hanaga yeelo aamiin aamiin aamiin
@nimcoahmed1608
@nimcoahmed1608 5 жыл бұрын
Allow khyrka na wafaji akhiro Iyo aduun yaba
@maxamedcali976
@maxamedcali976 5 жыл бұрын
ALLE ADAA WAYNE SHIIKHEENA SHARAFTA LEH ADUUN IYO AKHIRABA UNAXARIISO JANADA ALBAABADEEDANA UFUR IYO DHAMAAN INTA IIMAANKA LAGAHELAY AMIIINTA WLLYAAAL
@abdifatahfeysal3516
@abdifatahfeysal3516 4 жыл бұрын
ilaahow khaatumada kheyr noogu khatim aamiin
@safiasuleimani1995
@safiasuleimani1995 5 жыл бұрын
ilahayow khaatumad khyre nugu khatin aakhiro iyo duunkab rabi haka abala mariyo shiikh mustefe
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 5 жыл бұрын
Macalin mustafe allah yaxfiduk
@enggurayqolof1368
@enggurayqolof1368 7 жыл бұрын
Maashaa Allah wxaan rabaa sheekha masjidka uu ka khudbadeeyo jimcaha ii sheega yaa akhwaatii
@khadarcayngal7978
@khadarcayngal7978 7 жыл бұрын
Eng Guray Qolof wllo wuxu ka Gala khudbada hadaad hargaysa joogto masjidka ka danbeeya Ambassador Hotel
@hassanaden1773
@hassanaden1773 7 жыл бұрын
Mansha allah sheikh mustafe allah JANADa ha kugeeyo
@abdinajibjunior3410
@abdinajibjunior3410 6 жыл бұрын
Eng Guray Qolof masaajidka Ku yaala Masalaha
@mahamedabdilahi8583
@mahamedabdilahi8583 4 жыл бұрын
Ilahay ceeb ka dheer ilahay ba mahada lee ilahay moyane cidkale qof kuma arsaqo ilahay ba faqri kugu imtaxame ilahay waa ka ku aburay ilahay waka hawada kusiyay aa ku nifsanayso waka kusiyay ilahay wa ka kuso cishan dona waka inad casisay iyo inkale og ee ha casin ilahay ilahay cabud sasu khayer kugu jera walalayal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@adoonalle7373
@adoonalle7373 4 жыл бұрын
Sallalahu Alaihi Wasalam. Jazakallahu khayr sh mustafe haaji Ismail hafidullah iyo walalaha noo Soo gudbiyay khayrka jazakallahu khayr
@mohamedburi2693
@mohamedburi2693 6 жыл бұрын
masha allah sheikh mustafa khutboyinkaga aad ayaan uga heley jazaka allah kheyran
@ahmedabdullahi73
@ahmedabdullahi73 6 жыл бұрын
Masha Allah Alle haidindhawro Sheikh yadeena
@hamseatam3029
@hamseatam3029 6 жыл бұрын
Mansha allah sheekh Mustafe x.Ismaacil Haruun alle ha kaa abaal mariyo ❤️
@user-gz4dw7qk1j
@user-gz4dw7qk1j 7 жыл бұрын
masha Allah xafidullaah sh Mustafa haruun
@hamzacade3695
@hamzacade3695 7 жыл бұрын
manshallah sheekh mustafa
@AminaKetsane
@AminaKetsane 6 жыл бұрын
Ilove prophet Muham.okwll
@xassanxassan7431
@xassanxassan7431 5 жыл бұрын
Allaha nagu soo hanuuuniyo wada toooooosan aaaaaaamiin
@maxamuudguray2487
@maxamuudguray2487 4 жыл бұрын
Xassan Xassan shiikhmustafe
@ikkym6430
@ikkym6430 4 жыл бұрын
Sheekha kaliye an dawadoo weyee shekh mustafe haji haruun ❤❤❤ raboow ku barakeeye amiin ya rabii🙏
@renatofrancorenatofranco5492
@renatofrancorenatofranco5492 6 жыл бұрын
Masha Allah ilahay Ku daa shiikenaa sharaf iyo wanagaa qeerka ka ah Allah hanuuriiyi
@mohamedibrahimfarah4363
@mohamedibrahimfarah4363 7 жыл бұрын
alle ilaahaw noo naxariiso
@awilahmed281
@awilahmed281 7 жыл бұрын
احبك في اللة يا شيخ مصتفى
@sacidcawad9328
@sacidcawad9328 7 жыл бұрын
mnshaa aalh
@ahmedaymaan4410
@ahmedaymaan4410 3 жыл бұрын
شيخ مصطفى
@sadaamcismaanahmed9225
@sadaamcismaanahmed9225 4 жыл бұрын
Sheikh mustafe xaaji ismail haruun adeer alle hakuxafido alle jidka toosan hanagu hanooniyo dhamantenba Amiin yaa Rabi
@casiisaabdilaahimuusecasii67
@casiisaabdilaahimuusecasii67 7 жыл бұрын
alow xaqa na waaa faji aakhira iyo aadunkba
@odahamali2519
@odahamali2519 7 жыл бұрын
mashallah thanks Allah ku xafido
@adamsolob
@adamsolob 7 жыл бұрын
masha allah jazakallahu khayr. subhanallah wabihamdihii subhanallah cadeem,, subhanallah walhamdulillah wa la ila ilallah wa allahu akbar.
@hassanadanmohamed9850
@hassanadanmohamed9850 6 жыл бұрын
Xafiduka laah
@maryanshine7806
@maryanshine7806 4 жыл бұрын
Mnshaa alh Alle Ha ku barak3eyo 🥰
@safiyoadanbadalmohamud5935
@safiyoadanbadalmohamud5935 5 жыл бұрын
Yaaaa allaah xaqanagusug aamiin 😭😭😭
@jigaabigaa
@jigaabigaa 7 жыл бұрын
Jazaakalaah khayr
@mukhtarmaxamud6849
@mukhtarmaxamud6849 3 жыл бұрын
Sh mustafe dar illaahay ayaan kuu jecelahay allana waxaan ka baryayaa inta nabi maxamed lara fiiqda ee janada
@miskihassan4663
@miskihassan4663 5 жыл бұрын
Masha alleh Sh.mustafe xaaji Ismail alleh haku xafido jasaaigagana alleh Janada haka dhigo
@sacadmuuse9192
@sacadmuuse9192 5 жыл бұрын
alle cimriga ha kuu barakeeyo cimri kiisa caafimaad qaba alle awlaada ha kuu dhawro
@amalisse7652
@amalisse7652 4 жыл бұрын
Jisaakalaah khayran ilahay hakuxafido aduun iyo aakhirab
@abdulasiisabuubakarsheekhh2078
@abdulasiisabuubakarsheekhh2078 2 жыл бұрын
Jazaakalaahu kheyr sheikh mustafa xaaji Ismaaciil
@maxamedcabdixakiinmaxamed5933
@maxamedcabdixakiinmaxamed5933 6 жыл бұрын
masha allaj sheekh mustafa aad bn u jeclahy muxadardiisa
@sahromanshaallahdahir6493
@sahromanshaallahdahir6493 7 жыл бұрын
asc sheikha waan salaamayaa allaha kusiiyo waxad jeceshahay aduun iyo aakhiro qeyr amin. alle dartiis ayaan kuu jeclahay.
@fatimarage2432
@fatimarage2432 7 жыл бұрын
masha Allaha tabarakallah
@shareeshsreef1725
@shareeshsreef1725 6 жыл бұрын
Sahro manshaallah Dahir malaaigta hau jaclaato culimada waa dhaxltooyadii nabiyad
@ahmedducaale7542
@ahmedducaale7542 6 жыл бұрын
Mashalah
@mazlahnur6392
@mazlahnur6392 5 жыл бұрын
Allah Akbar ‏الله اكبر
@abdulahisalad1353
@abdulahisalad1353 6 жыл бұрын
Jazaaka laah khayran ilaahow nagu sug khayrka goor walba
@haad-fuul2793
@haad-fuul2793 5 жыл бұрын
Ilaahayoow shiikha barakee adduun iyo aakhriba, annana dariiqa toosan se jannada na mari..
@abdibashe2573
@abdibashe2573 7 жыл бұрын
Alle ha ka jasa,i siiyo sh mustafe
@xamsemaxamed6134
@xamsemaxamed6134 5 жыл бұрын
Mansha alh sheekh waxan ku waydiiyay ragga jannadu inay helayaan dumar xuural cayn ah Lkn dumarku ayagu maxay helayaan
Masuuliyada Qofka muslimka, Diintiisa Kasaaran ~ Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
48:28
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 459 М.
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 64 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Sheikh Mustafe:- Dhirigalin !! Is Badal Samey Mustaqbalkaaga Nidaami
48:07
Cabsida Naarta Ayaa Hurdadii u diiday || Sh Mustafe
42:53
Daarul Kheyr
Рет қаралды 273 М.
Ha Quusan | Radi Fursadaha Nololeed | SH MUSTAFE XAJI ISMAIL.
10:58
10 KII QISO EE UGU CAJABTA BADNAA I SHEEKH MUSTAFE
49:24
DHAQANE TUBE
Рет қаралды 278 М.
Nairobi 2023 || Xaqiiqada Aduunyada' || Sh Mustafe Xaaji
47:31
Salafmedia
Рет қаралды 170 М.