"Kii markhaatiga igu ahaa anoo dil u xidhan ayaa xilka u sarreeya ku fadhiya" Halgamaa Axmed Cumar

  Рет қаралды 36,880

CBA TV

6 ай бұрын

Waayojoog: "Kii markhaatiga igu ahaa anoo dil u xidhan ayaa xilka u sarreeya ku fadhiya" Halgamaa Axmed Cumar Cabdala,
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 73
@abdihakimmussa9544
@abdihakimmussa9544 Ай бұрын
waxaad tahay gudbi fiican, Masha_ALLAH
@gouledxidig32
@gouledxidig32 6 ай бұрын
Caruurta yaryar ee halkan ka caayaya mujaahidiinta ilmaxalaal maaha waa huubihii .mujaahid mahadsanid noogu kaaley hal mar siyaaradii maxamed cali waxadtahy ragga aanu kudhaarano ee maxamed cali aanu kuxasuusano noolow
@IlyasCdosh-le3fk
@IlyasCdosh-le3fk 6 ай бұрын
Falastin miyuu tatagay😅
@osmangiire1349
@osmangiire1349 2 ай бұрын
Leftinegaa iyo Mujaahid isqabanweydey😂 Ama afeefhorelahow ama adkaysi danbe! Belo idinladegtey😀
@sharmakeali1132
@sharmakeali1132 Ай бұрын
Maxaa lagu jihaadayey ma gaalo ayaa Dalka joogtay soomaali reerkii raba inay dagaal qaadaanba dhiiga qolo kale oo soomaaliyeed ayay dhiigada ku banaystaan jihaadka
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Ай бұрын
Huubaha aadsheerahaso waa adiga iyo inta lamidka ah! 30 sano inkabadan ayaa docanaysaan waxna dhaliweyde😀 Umada kafariista Ceesaamoyow ceesaamuhu dhaleen. Caruurta yaryar iyo dumarka Soomaaliyeed oo cuqdada kubrerahaysaana joojiya! Once and for all!
@mohamedwiilwaal5341
@mohamedwiilwaal5341 6 ай бұрын
Aduunyada taarikhba ka hadha snm dalka meelbay soo gaarsiisay in aynu ilaashan qurux badan ,,
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 6 ай бұрын
Odayga Allah weyn si wacan u dheh maaha kelmadaas aad gaarka uga yeeshay
@jarmaliyojacayl8254
@jarmaliyojacayl8254 6 ай бұрын
Mujaahid axmed cumar aad ayaan u jecelahay waa legend runta hadalka ka sheega😊
@batulasmail8261
@batulasmail8261 6 ай бұрын
Kalmada mujaahid waa la idinku ciqaabi Inshaa Allaahu
@waayeelcumar5546
@waayeelcumar5546 6 ай бұрын
Halgame axmed xaaji cumar cabdale maxaad u qarisay ninka waayo waxani waa taariikh lama qariyo. Hadaad adigu qarisayna waa waa ummadu garatay.
@aaden4329
@aaden4329 3 ай бұрын
Wali ma waayo arkin odaygani mana ilbixin da'daa uu yahay !
@user-cs3vq7yo9s
@user-cs3vq7yo9s 3 ай бұрын
Isagu ma ismail cali abokor ba mise waa cumar carte
@guleedciise4497
@guleedciise4497 5 ай бұрын
Dhulka inta kale ma Hooyadaa baa ku noolayd
@nuradinaxmed5962
@nuradinaxmed5962 6 ай бұрын
Waxa laga hadlayaa ragii usoo dhintay tan aad kadhex caytamayso dhalsha faqashtu ha isdhuubto ragan laga sheekaynayo dhashoodiba idiin jawaabaysa warya 😎😎
@maxamedcabdicilmi6181
@maxamedcabdicilmi6181 6 ай бұрын
Ninkanii waa ragii noolosha iyo geeridaba wax ka yaqana wàa noolosha sidan ugu jecelahay sababto ah jiilec iyo geesinomo midna laguma waro
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 6 ай бұрын
Maxamed cumar waa maktabad halaga faa idaysto.oo wax badan buu og yahaye taarikh badan baa.ku.duugan
@khdar8369
@khdar8369 6 ай бұрын
taliye daahir shadaan waanoolayah haryagsu joogaa
@axmedcumar5630
@axmedcumar5630 6 ай бұрын
Anagaan qarinayn oo sheegaynee waa saleebaan Gaal ama saleebaan yuhuudi
@osmanibrahim3470
@osmanibrahim3470 6 ай бұрын
WAA ALI WARAN CADDE NINKA MARKHAATI GA KU FUREY OO NABAD SUGIDA SOOMAALIA AHAA
@adanaxmed9874
@adanaxmed9874 6 ай бұрын
Hhhhhhh ma nacaybkii aad u qabteen saleebaan nuur baa halkaa idinla maraya waar naacda iska daaya oo wax la imaada.
@munahoodo4942
@munahoodo4942 4 ай бұрын
Ninkasi Waa Libaax waxkale mahaysa 😂
@QURAN-ONLINE-SCHOOL
@QURAN-ONLINE-SCHOOL 6 ай бұрын
Sxb ma hubtaa yaanan AAKHIRO kumarkhaati fur lagu odhane
@MS-vz4ep
@MS-vz4ep 6 ай бұрын
Waxa aan kafahmay Interview-gan: Waxaan ahay nin halyey ah. Mabiqi jirin aniguse waa la’iga biqi jiray. Daroodku waligii cadow ayuu inoo ahaa. Daroodku soomaliya maba dago waxaan dhawr magaalo oo yaryar ka’ahayn. Ninmanku (koonfurta) muqafaliin bey ahaayeen. Inaan wax dilo ayaan diyaar u ahaa. Su’aal: Hada mafarax santahay? System cadaaladeed maku hoos nooshahay mise wali wax tirsi ayaa jira? Adigu dadka kugu hoos nool ma’u cadaalad fashaa?
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 6 ай бұрын
Anigoo nin isaaqo Arab ah ayaa kuleh cadaalad mataalo somaliland insha allah gacantayada ayaanu ku burburineyna wlhi
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 6 ай бұрын
Caadifadu reeban
@ahmedabdi5805
@ahmedabdi5805 6 ай бұрын
Ninkan uu qariyay magaciisu waa kuma
@abdoulkadermohamed307
@abdoulkadermohamed307 6 ай бұрын
Ethiopia ayuunbaa guulaysatay ee cidkale ma guulaysan.
@najiibxajiali8934
@najiibxajiali8934 6 ай бұрын
Khaa markhaatiga ah ee mujajidku qariyay waa saleeban gaal
@cabdisudhaaye-ng2eh9lp5c
@cabdisudhaaye-ng2eh9lp5c 6 ай бұрын
😂😂😂😂 ciduu yhy waa lgagaranaya ee waa faysal cali waraabe
@abdulahabdi8164
@abdulahabdi8164 6 ай бұрын
@@cabdisudhaaye-ng2eh9lp5csawka yidhi waa habar jeclo adigu korka ka goosa uun ha is basaasine
@osmangiire1349
@osmangiire1349 6 ай бұрын
Faysal Fataal😊 Dadkaan waa waalanyihiin! Intii Gooja Cade kagadhimatey waligeed Iidoor dagaal kagamadhiman! Xitaa xiligii Sayid Maxamed Cabdule Xasan, AHN. Hadana intaa bari ayaa Dawlo Soomaaliyeed nalaysey ayeey ku’andacoonayaan! Xishooda oo kuwahadanool badbaadiya😮 Iimaanka Eebe idinkaqaadye!
@aadanabokor737
@aadanabokor737 2 ай бұрын
Adhi jiri waxay aragto orgi qoodh ba u weyn adiga wax aad maqasho gooja Cade ugu weyn lkn Aniga waxanu u aragna goojacade in aanu shibiro hadhuudh u daadinaynay adna nin dagalamay isu aragta 😅😅😅 ciyaal Banu ciyarsanaynay caruurtii uun ba naga yaacday
@mahamedmuuse3464
@mahamedmuuse3464 5 ай бұрын
Muậhidow xâlqaado
@faizam523
@faizam523 6 ай бұрын
Faysal Ali waraabe isba ka mid buu ahaa basaasiinta, tolow kaa uu qariyeyna waa kuma.
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 6 ай бұрын
Huuhaa
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 6 ай бұрын
Imisa jeer buu ku celceliyay kalmada Daarood illaahey ha caafiyo odeyga
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 6 ай бұрын
(AAMEEN)!! DADKU wuu wada bukaa!! SALAAMAAD!!
@albaaniali7387
@albaaniali7387 6 ай бұрын
Tàariikhdu waa buug Sooyaalka aan katirmayn lkn Somaliland waliba hargaysa way dumaysaa alla ayaa xaqiiqda og lkn dawlada ugu Wayn. Waxaa nasiib uyeelanaaya ka caawa dhasha ayaa aan saadaalinaayaa dawlada waxaa laga ga dhawaaqa yaa saylac
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 6 ай бұрын
Mujaahidoow xaal qaado.
@khadarahmed1898
@khadarahmed1898 5 ай бұрын
MANAAN FAHMIN HADALKA NINKAA WAAR YAA FAHMAY
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 5 ай бұрын
Maanagaa ku dhagnay ilaahiisa cunaha qabtaye😂😂😂😂😂😂
@cabdimaxamuud2085
@cabdimaxamuud2085 6 ай бұрын
Ma sidaasu waayo joog ku yahay oo dad iyo dal ku yaqaaney 1. Daarood wuxuu deganaa intaas Waa war aan waxba ka jirin dhulka maanta Daarood dego iyo markii kacaanku dhashay dhulka Daarood degi jirey ama magaalooyinka uu lahaa ee aan maanta gacantiisaba ku jirin ama uu wayba weyn ka ahaa uu maanta ka fara madhan yahay tiraba malaha 2. Gobolka Bari ayuu Darood ka degi jirey Jamhuuriyada Soomaaliya iney beencad tahay Soomaalida wax taqaan ayaa kaala hadleysa A. Gobolka Bari ayaa ugu dad yarna waa war meel bugta ka soo baxay B. Gobolka Bari waa gobolka ugu dadka badnaa marka laga reebo goboka Banaadir maantana waa sidii oo ma hito gobol kale oo Soomaaliyeed oo aan caasimadda ahsyn oo ka dad badani Waana gobolada kuwa ugu degmooyinka Waa gobolka ugu xeebta dheer Waana gobolka ugu dhaqaalaha badan Maba yaqaan mana arag ninkani . Hadda ma wuxuu faa,iido hayaa inuu Ethiopia magan u yahay Weligis wuxuu ahaa dabadhilif waayo markaa in badan ka gor 1977 intaan la gaadhinba wuu diidey inuu Ethiopia waxyeelo DAGAALKAAS UU SHEEGAYO WAXAAS OO HALGANKA U AH WAXAAS DHIBAATO DHACDAY WAXAAS SOOMAALI HELAY waxaa loo shaqeeyey Ethiopia Yaa ii sheegaya wax kale oo maanta la helay
@abdoulkadermohamed307
@abdoulkadermohamed307 6 ай бұрын
Waan ka xumahay, maxaa la soo kordhiyay oo aan cuqdad ahayn, 2023 ayaa la marayaa imikaa dib loo sii socdaaye.
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 5 ай бұрын
Ali samater tumaal mj ah😂
@fofo105
@fofo105 5 ай бұрын
SICK OLD MAN
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 5 ай бұрын
Odayga daarood nacayb umbaan kafahmay kaliya hadalkiisa oodhan kelmad kale kama fahmin bilow ilaa dhamaad😂 alla qabyaaladu xumaa
@abdimuuse4919
@abdimuuse4919 6 ай бұрын
Nin walba imikuu faani oo libaax iskadhigi yaab
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 6 ай бұрын
Cajiib bahasha beentaa markiiba waa lafahmayaa ILLAAHOW NACAFI.
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 6 ай бұрын
Chenalka uqdada iyo beenta xataa been run u eeg maaha waa been qaawan
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 6 ай бұрын
Beentii oo qof ah
@muqtarahmed7457
@muqtarahmed7457 6 ай бұрын
Ninkan waa beenaale
@mahamudali2655
@mahamudali2655 6 ай бұрын
Cadaab doon
@mohamedwiilwaal5341
@mohamedwiilwaal5341 6 ай бұрын
Ninka u sheegayo hooos u jeed waa nin jibiriil abokor oo reer dalal ah wuxuu joogi jiray saldhiga gabiley hadaanan qaldanayn
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 6 ай бұрын
Hadu halgaama yahay ilkaaha kaaliya miiyay somaliland oo gaalin wayday caku sacad muuse imaan la.anta
@nurabdullahi2690
@nurabdullahi2690 6 ай бұрын
Bal waxuu tariiq ka dhigaya ninkan weyn eega waa pulshits
@mhussein3136
@mhussein3136 6 ай бұрын
Siilkaga weyne u sheeg
@djamasa5235
@djamasa5235 6 ай бұрын
​@@mhussein3136Ninka gabdhaha sidaa u caaya waa kuwii hooyadood soo korin ee dariiqyada lagu soo tuuri jiray
@somnews6954
@somnews6954 6 ай бұрын
Reer waqoooyigu was dad xadaariyiina…inkastooy qalad weyn ku kaceen oo dalka gaalo kusoo hogaamiyeen
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 6 ай бұрын
Waxan daarood nacayb way dhaaftay adeer waxaas oo been ah nagadaa
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 6 ай бұрын
😂😂😂!!! DAAROOD 💞💕💗🎊🎊❣️💞💞Dadka MALAB🍯ayaa Loogu daadiyey😂!! BISINKA!!
@batulasmail8261
@batulasmail8261 6 ай бұрын
Tolow Dadka uu leeyahay waa la uruuriyey ma kuwii Abaarti Dabadheer gargaarka loo sameeyey ee la geeyey Gobalka Shabeelada Hoose
@abdiismaciil3910
@abdiismaciil3910 6 ай бұрын
Danbiilayaashii dadka iyo dalka burburiyey oo ku faanaya maxaad soo kordhiseen baa,a iyo jahilnimo 40 sano ka dib ?
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 6 ай бұрын
Waa oday MUJRIM ah oo fidno wale ah.
@osmangiire1349
@osmangiire1349 2 ай бұрын
Haaheey😂 oo waliba fataal ah😂
@osmangiire1349
@osmangiire1349 2 ай бұрын
Pimp😂
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 6 ай бұрын
Beenaale iidoor ah oo cudur daarood qaba iska dheh
@inspirationalvideos1818
@inspirationalvideos1818 6 ай бұрын
cudur iyo xanuun bay caruurtooda ku koriyaan iidoorku waar hooy naxliga iyo xiqdiga idinka buuxa allaha idinka caafiyee beenta iyo qurunka aad carruurtiina uga sheekaynaysaan iska daaya
@drabdirashidjimaleh678
@drabdirashidjimaleh678 6 ай бұрын
Boqolkiba sideetan waa been waxani wax badan Aniga u taagnaa oo uu been ka sheegayo kani