KIIN JAAMAC HEESTA CALANKA MAALMAHA XURIYADA SOMALIA

  Рет қаралды 207,949

Balanbaalis Studio

Balanbaalis Studio

4 жыл бұрын

Balanbaalis Studio Mogadishu Somalia

Пікірлер: 291
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 4 жыл бұрын
Xornimadii wadankygi dadkii ku dhintey allow unaxariiso abaayaashay Sayid abadle xasan 🇸🇴Happy independence day my country🇸🇴❤🌍⚘
@abdullahihassan9979
@abdullahihassan9979 4 жыл бұрын
Somaliya wa magalo wein oo ilbaxnimo qadimi leh sida daratet ayey intaas burbur cunsuriyat lasodax dabalanese iyo hagardama. anigu somali ayan ahay lkin waligey indaa masarin somaliya wanakufana somaliya hanolato
@xasankaafichanel5587
@xasankaafichanel5587 4 жыл бұрын
@ishwaaq Hussein Hambalyo munasabada aan ku xasuusanayno geesiyaasha dhiigoda uhuray dalka difacisa ushahiiday aanan haleelin inay ku naaloodaan xoriyadi ay ushahiideen plz aan uwada ducayno
@kawthermahamoudmahamed9840
@kawthermahamoudmahamed9840 4 жыл бұрын
Heestii Aabaheed from Darwish 💯💟🇸🇴🧡
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 4 жыл бұрын
King jaamac aabaheed ayaa iska lahaa dad badan ayaa istaagga ka dhacay markii heestaan uu qaaday wa muwaadin anan la illoobi karin wa tan gebadhiisii Raad raac 💋💋💋💋💋💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘
@zaprinaofficial7097
@zaprinaofficial7097 4 жыл бұрын
♥️♥️
@saidhaquurux4170
@saidhaquurux4170 4 жыл бұрын
M a
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 4 жыл бұрын
Heestii Aabaheed bay soo cusboonaysiisay Lknse Jaamac yare Baa Kaga Cod macaan inantiisa kiin jamac 26june🔵🔵⚪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴⚪🔵❤️❤️💯💯💪💪👌🙏💯❤️⚪🔵🇸🇴🇸🇴
@ibraahimadalofficial1958
@ibraahimadalofficial1958 4 жыл бұрын
inta ila aragtay inay kiin jamaca heeskan halkiisii dhigtay hoos fiiriya like iska saar hadaad aragto😅🙏
@barwaaqohassan6250
@barwaaqohassan6250 4 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo dadkaygii from hargaysa Somali hays raacdo
@shukrijama5399
@shukrijama5399 4 жыл бұрын
Hanbalyo 🥰💙🇸🇴💪🇸🇴🙏 Daraawishi girl ❤❤🥰👌❤💞🇸🇴
@xassanalifaras9778
@xassanalifaras9778 4 жыл бұрын
Si Qurux bdan ayaa uQadeysah heesta Calankaga m.a guul io gubnimo 🇸🇴💉❤💝💘🌍🇸🇴❤
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 4 жыл бұрын
Heestii aabaheed jaamac yare Masha allah darwish singers Like saar 😍
@aminhousein2178
@aminhousein2178 4 жыл бұрын
Heesti aabahed jamac yare ayay dib u qaadey kiin jamac hore u soco
@amirabentubakayle8563
@amirabentubakayle8563 4 жыл бұрын
Masha Allah heestii abaaheed noolaada labadiinuba
@shakirabea846
@shakirabea846 4 жыл бұрын
Wlhi wansugaye iney hes calanka usoqadeyso yac kin jamac yare Gawada kali an fanka ugujacleee mar lee ilahow ilakulansi fananadan codka dahabiga lah 😪😪😪😪.... Allah hakudowro kiney
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 4 жыл бұрын
I love somalia guleysta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✍
@duniyoali2654
@duniyoali2654 4 жыл бұрын
Hawaaro wadaniga iyo geesiga difaaco dalkiisa alaha naga qabto tuugada iyo dilaaliinta shisheeha u shaqeeyo aamiin aamiin aamiin
@halimamohamud2695
@halimamohamud2695 4 жыл бұрын
Somali our love country 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴soon InshaAllah there🇸🇴🇸🇴 wil be peace InshaAllah 🇸🇴🇸🇴
@nashaadmaxamud51
@nashaadmaxamud51 4 жыл бұрын
masha allah guul iyo gabanimo insha allah somaliya hanolaato 🇸🇴🇸🇴💋💋💋💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪
@hamdaahmed4995
@hamdaahmed4995 4 жыл бұрын
Intii Somalia JeceL LoVe ila Sara🇸🇴🇸🇴❤️❤️
@faatmammm5604
@faatmammm5604 4 жыл бұрын
Hambalyo dad keyga iyo dal keyga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️💪👏👏👏🎊🎉👍gul iyo gowanimo insha allaah yaarabi dhamantena ❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏✊Somali ha nolato 🥰
@shekeymaxamed7962
@shekeymaxamed7962 3 жыл бұрын
Uuuuuuuuuu mcn 💋💋❤️❤️ soomaali 💋💋💋❤️❤️💯💯💯❤️❤️💋💋
@mariaabdimaria3577
@mariaabdimaria3577 4 жыл бұрын
We love Somalia MAXAMED I love ❤❤❤❤❤❤❤💙💙💙
@huseincabdille6344
@huseincabdille6344 4 жыл бұрын
Awal ayaaba heesta shidneed adina Horey ushidey Keep going kiin soomali 🥰🥰🥰🥰💯💯👈
@farxaanjaamac1608
@farxaanjaamac1608 4 жыл бұрын
Form Somaliland 🇹🇯 waan idiin hamablyeynaya walalahayo soomaalia inhslh Nabad Iyo barwaaqo 🇸🇴🇹🇯🙏❤️
@IlyaasSiciid22-sn1xn
@IlyaasSiciid22-sn1xn 7 ай бұрын
Waa maa mil goboled ka tirsan Somalia 🇸🇴
@axlamali6332
@axlamali6332 4 жыл бұрын
Waxkle kiin jamac✊🏿calnkaga wa hibo😢🇸🇴hanplayo 1da luulyo my people
@NASIRJIIM2807
@NASIRJIIM2807 4 жыл бұрын
Wooow kiin jamac yare abaha ayaaba lahaa heesta markii horaba in uu qofkale qaado mahayn axmed rasta ku arkayee baga usoo qaaday
@qadarcaaqil7020
@qadarcaaqil7020 4 жыл бұрын
Wadaniyadena nolow🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️👌
@queenlubna2435
@queenlubna2435 4 жыл бұрын
Heesti aabehed jamac yare👏👏👏🇸🇴
@sayidali440
@sayidali440 4 жыл бұрын
Aloow unaxariiso halgamayaazhi xornimadeena manshalah waxkle weeye hestan qalpiga iga taalah♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@user-pm8zf2ei5p
@user-pm8zf2ei5p 4 жыл бұрын
Manshallah waa cod macaan
@farhiyohussein6437
@farhiyohussein6437 4 жыл бұрын
Manshallah Soomaaliya guul iyo gobanimo iyo midnimo inshallah ♥️🇸🇴♥️
@Nasrohajir
@Nasrohajir 4 жыл бұрын
Mashallaha calankyga ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
@shukrimuhumed9040
@shukrimuhumed9040 4 жыл бұрын
Masha allah guul iyo gobanimo codka allah haku dasto 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aliaali4264
@aliaali4264 4 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto faaniintii dhimatay Kuwa jiranna caafimaad alle ha siiyo Aamiin dhaha
@Hodan7812
@Hodan7812 4 жыл бұрын
🇸🇴 Sareeyow ma nusqaamow aynu sidu yahay eegne 🇬🇧kana siib kana saar 🇸🇴🇸🇴 26 june malin qaran hambalyo hambalyo dhaman Soomali maxamed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@naciimahusseincuntomacaan7387
@naciimahusseincuntomacaan7387 3 жыл бұрын
Somaaliya ha noolato hambalyo 🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙
@ishwaaqali8305
@ishwaaqali8305 4 жыл бұрын
1 Da luulyo indpandince day Somalia 🇸🇴💓💪
@munomohamed5142
@munomohamed5142 4 жыл бұрын
Thanks kiin jamac Happy independence day Queen 🇸🇴❤🙏
@khaalidshireyousuf883
@khaalidshireyousuf883 4 жыл бұрын
Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Somaaali baa leh
@Redmensupportes
@Redmensupportes 4 жыл бұрын
Happy Independence Day 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
@HornOfAfrique
@HornOfAfrique 4 жыл бұрын
BEST WADANI SONG “HAYBAD WAXAAD KU LEEDAHAY DHULKAAGA HOOYO” BOQORADEENA KIIN JAMAC YARE WAALIGA NOOLOW 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 WADANI DHABTA AH LIKE FATHER LIKE DAUGHTER
@drsayana9611
@drsayana9611 4 жыл бұрын
Dadki fanka lahaa kiin jama abehed wa jama dhoodi habaryarteed waa saado ali Dhal fanaaan Si kastoo ahaato we are one country one culture one religion 🌎🌎🌎
@anabjama9637
@anabjama9637 4 жыл бұрын
Calankii soomaliyah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️
@sadomohamed1499
@sadomohamed1499 4 жыл бұрын
MashaAllah vive somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤
@sihaamcusmaan1175
@sihaamcusmaan1175 4 жыл бұрын
Bbbb calankeena alaha koryeelo wanku fanaa dadkeena iyo dalkeena wan jiriricooday wlhi dhulka hooyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤💘💘💘👍👍👍👍👍👍👍👍
@najmohassan4004
@najmohassan4004 4 жыл бұрын
Heestii Aabaheed waakeentay kiin jaamac
@asmaaahmed7426
@asmaaahmed7426 4 жыл бұрын
Masha allaah guul & gowanimo
@najma8198
@najma8198 4 жыл бұрын
Mashallaaah somaliya Hanoolaaaato🌹🌹🌹🌹💯💯💋💋🙏🙏💕💕💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💖💖💖💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙
@Wlloscar
@Wlloscar 4 жыл бұрын
Masha alah heestaan jaamac yare qaaday noolada adi iyo aabaha Somalia hanolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️🙏🙏✌✌✅
@big______raash
@big______raash Жыл бұрын
Somaaliya guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ahmedmahamudjamac
@ahmedmahamudjamac 3 жыл бұрын
I luulyo 2021 inta iga dambaysa alle janada hanagu kulan siiyo
@khadarcavani96
@khadarcavani96 4 жыл бұрын
Kiin jamac💗💗🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maykalelmi1289
@maykalelmi1289 4 жыл бұрын
DhaL DharwiiSh ..... kiin jamac
@bintarab7765
@bintarab7765 4 жыл бұрын
🇸🇴😩❤️somali way midowday maalina way israaci ❤️❤️❤️🔐🇸🇴
@sharmarkejamac18
@sharmarkejamac18 4 жыл бұрын
Mansha Allah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Nasrohajir
@Nasrohajir 4 жыл бұрын
Somalia hanolata inshallaha🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Simmran
@Simmran 4 жыл бұрын
60k aya dawatay like ta wa 2.2k somaali ma ilbaxayan war heesta wa wadani ee like ladhaca 😁😅
@jaamaccadde4809
@jaamaccadde4809 4 жыл бұрын
Like father like a doughter
@monaliiza4714
@monaliiza4714 4 жыл бұрын
Heypad wxad ku ledahy dhulkaga hooyo wlhi been ma ahn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤ illow inoo dhowr wadankeena
@teammohamedcadow6447
@teammohamedcadow6447 3 жыл бұрын
🦁❤💞🇸🇴🇸🇴🇸🇴somali hanolatoo dalkegaaa💪💪🦁💞🇸🇴💉
@siyadmohamed5496
@siyadmohamed5496 4 жыл бұрын
M.a May our flag stay long and strong forever I.a our peace will restore soon for the will of Allah
@abdullahiabdi8451
@abdullahiabdi8451 4 жыл бұрын
جمعه َ٦٥مجتاتدهك ٥ق٤ حكمه خاخ٩٧غ٧غجخوع٦كلح٦ذج٠٥ةجمن٦كمع٧ع٨حَ٩ح٩٩ع٧
@abdullahiabdi8451
@abdullahiabdi8451 4 жыл бұрын
ج٩ مغفره ة٩٦و٩ن٩٧٠خن٦ةمةن٦مدان٨ا٦حَخ٨٠٩٦٨
@abdullahiabdi8451
@abdullahiabdi8451 4 жыл бұрын
٨ تنوره ت٨حةخت٧٠٧٩
@ffffghhggff789
@ffffghhggff789 4 жыл бұрын
Kiin walashay horey usoco
@Zalmaan.1
@Zalmaan.1 4 жыл бұрын
KiiN jamac YareH BOqoRada fanka soo nolaysay 🌹❤🇸🇴
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 4 жыл бұрын
Kiin Jaamac codkeeda waa iga gadmay fanaaniinta iyada ayaan ujecelhy horay usoco
@suheybaali4015
@suheybaali4015 4 жыл бұрын
Yes kiin jamac kutagera walshey💞💞💞
@MohamedHassan-oq3ee
@MohamedHassan-oq3ee 4 жыл бұрын
stay united somaliya our nation 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@qurxdumar6100
@qurxdumar6100 4 жыл бұрын
Hambalyo calankena kiin jamac keep going
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 4 жыл бұрын
Heestaan jamac bey ku qurux badan tahay.
@user-il7jz5vk3b
@user-il7jz5vk3b 11 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤♠️inzha ala alah
@pogbaciise4001
@pogbaciise4001 4 жыл бұрын
Kiin Somali girl ina tahy wa ino farxad aniga gaar ahan wan kugu fanaa wlh kiin jamac baa Somali ah baan dhaha🇸🇴✊❤
@faadumocabdiofficqaali4588
@faadumocabdiofficqaali4588 4 жыл бұрын
Xaq aya au lhdhay wayo abe aya isklha
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 жыл бұрын
Horta wad mahadsanthy lkn ma ogtahay inad hestii kufsatay Abaha Marku Qaday Ayey Sax ahayd musicga igag Daran 😂 Somaliya Ha nolaaato A.m Somalilandar❤🗯💚
@zunduzmohamed8328
@zunduzmohamed8328 4 жыл бұрын
Mashallah❤❤❤❤❤
@ilhaamindho1866
@ilhaamindho1866 4 жыл бұрын
Mashllh Kiin jama iyo Heestii dhulkaaga hooyo.❤
@siciidxiin4821
@siciidxiin4821 3 жыл бұрын
Heestan video ayaa jeclaan lahayn waay0 aad ayey ugu cod macaan tahay iyadoo dharka calan ka soomaaliya ku labisan hasoo saarto waa hees dhaxal gala wllhi saami cade intaa gadhsii kiin jama
@fartunali7366
@fartunali7366 4 жыл бұрын
Masha Allaah
@foos7330
@foos7330 4 жыл бұрын
Asc asxaabta maasha alah calankas inta kaxun ilaahey ha caafiyo inta ku faraxsana ilaahey ha xifdiyo 🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕🤴👍🎈🎈🎈
@hanadyare2712
@hanadyare2712 4 жыл бұрын
Gabadu aahabeed ayadaa laba far dheeraataye
@seynabhassan6095
@seynabhassan6095 2 жыл бұрын
I love marehan this is My qabil
@duraanmohamed508
@duraanmohamed508 Жыл бұрын
asha alah heestaan jaamac yare qaaday noolada adi iyo aabaha Somalia hanolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥♥♥🙏🙏✌✌✅ 1 Reply
@axmedhassan1481
@axmedhassan1481 4 жыл бұрын
aabo aabo lkn waa kaa xumaatey adiga wllhi heestan aabo xitaa uma dhawid lkn heesahaaga kale waa top iyo codkaaga anigu waxan ahey abwaan markaa dhankeyga marka laga tago dhanka isqaawinta waan wataa codkaaga ilaaxad iyo waliba inta badan ereyo mcaaan ayaad ku heestaa oo aan murti ka madhneeyn runtii aniga mararka qaar waxan taaganey qofka koowaad ee aan wato waaba kiin jaamac xitaa yurub geenyo wlhi mararka qaar ku dhaafiyaaa
@fowsiyaabdulla2942
@fowsiyaabdulla2942 4 жыл бұрын
Thanks kiin jamac muwadhen Asaal
@kichakip2606
@kichakip2606 4 жыл бұрын
Kiin Jama❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@wezy5510
@wezy5510 4 жыл бұрын
Respect The Flag I miss Home
@naciimamaxamud8500
@naciimamaxamud8500 4 жыл бұрын
Wle wd keeenty🇸🇴❤
@suleeqasimn4664
@suleeqasimn4664 4 жыл бұрын
Masha allh ❤ 💙 ❤ 💙 ❤ 💙 ❤ 💪 ✊ 💕
@xamdamaxamed4213
@xamdamaxamed4213 4 жыл бұрын
Heeztii aaabahed maansha allh
@fataxmoxa4898
@fataxmoxa4898 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maxamedahmed6511
@maxamedahmed6511 4 жыл бұрын
Haybad waxad kuu leyahay Dhulkaaga hooyo 🇸🇴🇸🇴👍♥️♥️
@cabdullahimaxamedsaxar1540
@cabdullahimaxamedsaxar1540 4 жыл бұрын
Somaliya guuul
@khaliijicade8934
@khaliijicade8934 4 жыл бұрын
Somalia guuul waa isbucii xuryada like dhac dhac ku sii
@ridwaanabdirahman8901
@ridwaanabdirahman8901 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💪💪💪💪
@yahyeilyaas1426
@yahyeilyaas1426 4 жыл бұрын
Hambalyo 1da luulyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@simanyarey496
@simanyarey496 4 жыл бұрын
Heeska abaheed masha Allh
@kingneda8724
@kingneda8724 3 жыл бұрын
Thankx kiin codkaga 😍😍
@user-mp6dd1cm9i
@user-mp6dd1cm9i Ай бұрын
Welcome 2024🙏 🤗
@ridwaanxasancali4979
@ridwaanxasancali4979 4 жыл бұрын
Heybad waxaad kuleedahay dhulkaaga hooyo🇸🇴🇸🇴
@faadumofaarax8332
@faadumofaarax8332 4 жыл бұрын
Masha allh soomaliya hambalyo hambalyo
@Decoz292
@Decoz292 4 жыл бұрын
Heesta jiibtii ayaa kamaqan sida kale waa sax
@kowsarahmed4566
@kowsarahmed4566 4 жыл бұрын
Allow wadankena nabada noga dhida🤲🤲🤲
@xamdamaxamed4213
@xamdamaxamed4213 4 жыл бұрын
Maansha allh waa sugany codkaagii baxsana
@sheruuofficialchannel7476
@sheruuofficialchannel7476 4 жыл бұрын
Mnsha Allh calankeyga buluuga Alow ku kayeel
@war-shubotv1278
@war-shubotv1278 4 жыл бұрын
Afkaada caano lagu qabay kiiney🇸🇴🙏
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 14 МЛН
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 37 МЛН
Nimcaan Hilaac & Ahmed Rasta | Soomaalinimo | officiall Music Vedio
5:19
Calanka
4:39
Farxiya Fiska - Topic
Рет қаралды 16 М.
ILKACASE QAYS BAADOW LIVE SHOW MUQDISHO
2:49
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 3,1 МЛН
Heesta Dowladnimo Kooxda Onkod Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
5:17
Gulled Marso
Рет қаралды 6 МЛН
MURSAL MUUSE & HODAN ABDIRAHMAN DHAXDIN CAASHO SHARAFTII JAALIYADA AWDAL
6:37
Hodan Abdirahman Artist
Рет қаралды 132 М.
Ku Aaway
4:51
Kiin Jamac
Рет қаралды 133 М.
KIIN JAMAC - BYE BYE - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
4:40
Kiin Jamac
Рет қаралды 9 МЛН
SAALAX SANAAG | HEES CUSUB CALANKA SOMALIA SANAD GUURADII 64aad  2024
6:04
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 43 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 9 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 123 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 17 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 485 М.