No video

KIIN JAAMAC - Official Video XALKII NOLOSHA 2019

  Рет қаралды 9,753,780

Kiin Jamac

Kiin Jamac

Күн бұрын

KIIN JAAMAC - XALKII NOLOSHA - OFFICIAL VIDEO
EREYADII
Xamse Xadaari
Laxankii
Qamar Suugaani
Music
Qaasim Karaama
Vocal Recording
WAQAL
Camera & Editing
ABDIRAHMAN SOMALI
Disigner
Jannahs Design
MUA AND HAIRSTYLIST
Spectacularbeautyartist
jewellery Designer .
NAYL’S TREASURES
Directed by
AIDARUS HASSAN
Mali boy
MUA AND HAIRSTYLIST
Mua & Hairstylist
spectacular_beautyartist
SPECIAL THANK
Sharmaarke
Muniita
Tasliim
Muna
Laki jama
Ismahaan
Ahmed Saciid
all my funs

Пікірлер: 2 600
@xamsexadaari529
@xamsexadaari529 5 жыл бұрын
one of my 2015 memories. Waxay fursad u heshay heestani 2019 in ay gaadho dhagaha shacabka. Thanks Kiin Jama, Qamar Suugaani, Qaasim Karama, iyo Cabdiraxmaan Somali. lyricska saxda ah ee heestan waa sidaa Heesta: xalkii noloshaa la heli Murugta farxad baa ku xigi Ilinta qosol baa xidhxidhi Nacayb xubigaa badali Dhibtana dheef baa xalini Degdega xasil baa la bari Cidlada wehel baa xadidi Midnimo waa lagu xamdiyi si roon rabibaa xukumi Kooris Runtuna been bay xanibi Xaqiiqda cad baa hirgali Xiliga wacan baa is tegi Xalkii noloshaa la heli Baydkii labbaad Faqriga xoolaa ka hadhi Xanuunka shifaa qayiri Xikmada dedan baa if bixi Nalkuna mugdiguu xayiri qalbiga xamil baa la fari xasidka nasabkaa tirtiri Xurmadu guushay furfuri Xumaan samahaa dul mari Kooris Runtuna been bay xanibi Xaqiiqda cad baa hirgali Xiliga wacan baa is tegi xalkii noloshaa la heli
@durdurmuhidin5272
@durdurmuhidin5272 5 жыл бұрын
Xamsa xadari abwan ilhy xigmo gu manesty txs in in bdn bro 👏👏❤
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 5 жыл бұрын
Hamse Allah aqliga ha kuu barkeyo abwaan💯
@iimaanhussein2919
@iimaanhussein2919 5 жыл бұрын
Xamse xadaari abwaan aan aaminsanahay illahey xigmad buu kugu maneestay👏💯
@zakarieabdalle7158
@zakarieabdalle7158 5 жыл бұрын
Wale abwaanka qarniga thy erayo fanku ubaahna hore usoco mr xadaari
@baaz4008
@baaz4008 5 жыл бұрын
Wooooooooooow hees dheh
@Nassinsoraan
@Nassinsoraan 3 жыл бұрын
Sanad kadib baan soo booqday Anoo ducadii helay iyo xalkii noloshayda Wednesday 13 jenuary 2021 (queen kiin jamac iyo xadaariga suugaanta Saaxiibayaal malaa iigu haydin jeclaato
@walibaofficial9346
@walibaofficial9346 3 жыл бұрын
Firs one
@abdiwelijaffaal
@abdiwelijaffaal 3 жыл бұрын
Qamar heesta ma adaa sqmaystay
@mahadxikmaawi2063
@mahadxikmaawi2063 3 жыл бұрын
BOQORTOOYO
@koofiyadofficial1808
@koofiyadofficial1808 3 жыл бұрын
MUCJISADA FANKA QAMAR MARKIIBA WAAN GARTAY LAXANKAN IN AY CIDKALE SAMEEN KARIN QOF WALBA ILLAAHAY HAYBAD AYUU SIIYAY LKIN ADI HAYBADAADA LAMA GOOBI KARO NOLOSHU HAKUU WACNAATO WLL qamar💯🙏👑
@KiinJamac
@KiinJamac 5 жыл бұрын
Thank you guys I appreciate all the love ❤️❤️ aad iyo aad ba uu mahadsantihin dhamantiin #teamkj love you guys
@faysalahmed3798
@faysalahmed3798 5 жыл бұрын
Aniga Ciyaartaada un baan jeclahay
@mizamohamud7511
@mizamohamud7511 5 жыл бұрын
Quen KJ😘😘😘 hda lee soo sarte wx lafhmyo
@zahrahassan5634
@zahrahassan5634 5 жыл бұрын
Kiiin qurux lve from gariso cadey
@omarmedo5403
@omarmedo5403 5 жыл бұрын
More 😍❤️
@dheehali1443
@dheehali1443 5 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ukjeodmdydydeydhsiejeyeyeue
@andregamming3536
@andregamming3536 4 жыл бұрын
from bangaldesh😡😂 eeg like bay kula ordiye war waa wllkaa somali ah ha igala bakhaylin liketa 😂🙏😊🇸🇴 ano somalinmo ku faana la iiqatay intan wadan kale ku faani lahaaa🇸🇴😜
@kamaludin6111
@kamaludin6111 4 жыл бұрын
🇸🇴💪❤
@faatmaabdallah4637
@faatmaabdallah4637 Жыл бұрын
Haye hadana wan ku arkay😡😂😱🥺
@SagalDuran
@SagalDuran 3 ай бұрын
Doqon fuqul doqon 🤦🏽‍♀️ waxay Somalia calaamka ugu danbeeyso
@MissFine651
@MissFine651 5 жыл бұрын
I am from morocco and i love somali people. They are so kind, i think we have our hearts on the right place and we share the same culture, because we are all from the best continent ‚africa‘ ❤️
@halimaseylax2365
@halimaseylax2365 5 жыл бұрын
Thanks my beautiful sisters Also we love too our brother's Moroccan greetings from 🇸🇴 🇲🇦❤
@yusrayuu5217
@yusrayuu5217 4 жыл бұрын
Sofia Amrouch yeah
@nacimomohameed6088
@nacimomohameed6088 4 жыл бұрын
Thx dear we love u tooo
@mohammedjamaccusmaan2525
@mohammedjamaccusmaan2525 4 жыл бұрын
Thanks
@saynabbintulula2790
@saynabbintulula2790 4 жыл бұрын
Love you too thanks ❤❤
@Chemistry77
@Chemistry77 5 жыл бұрын
ايش هذا الجمال الفضيع💐🌸 بالرغم لم افهم وش تقول لكن اغنيةابداع..احبكم ياشعب الصومال❤ محبكم من اليمن❤
@azakzaak1691
@azakzaak1691 5 жыл бұрын
كلمات كثيرة في الأغنية هي كلمات عربية. يمكنك التقاط؟
@awaliahmed229
@awaliahmed229 5 жыл бұрын
حب،قهر فقر،شفاء،قلب،حاسد،حرمة،سماء حقيقية،وفي غيرها الكثيرين كلمات عربية تقدر تستخرجها وتحياتي لك ولليمن الشقيق من الصومال❤
@user-zz6zi6eh9n
@user-zz6zi6eh9n 5 жыл бұрын
يسلمو على المرور كلك ذوق . الأغنية يتكلم عن الحياة ان كل شئ لها نهايه الهم بعده فرج الحزن يجي بعده فرح الفقر بعده الشخص يتحسن يعني هيك الاغنيه
@samiiraismailjibriil1707
@samiiraismailjibriil1707 5 жыл бұрын
هي عم عن حب إهتمام واني كل شيء راح يغير عن حياتك يا ليمن ونحن كدلك
@somaliboy8920
@somaliboy8920 4 жыл бұрын
ماشاءالله يا غالي
@user-dc9jg2sv3d
@user-dc9jg2sv3d 3 жыл бұрын
love from a jamaican 🇯🇲🇯🇲🇯🇲🇯🇲 love you somali brothers and sisters 💕
@camircali6979
@camircali6979 2 жыл бұрын
thanks from muqdisho 🇸🇴🙏
@deeqadagan740
@deeqadagan740 2 жыл бұрын
After a long period in a row with the new Zealand police and a new Zealand team of four to have the team in a 77 way to have a win in a game against 💙💛🖤💜🧡❤💚💗💖💘💕🧥👖👓🥾👞fkkcbcmlmc kb ljxjl mkhvk no km ofk
@fantasticnor1263
@fantasticnor1263 2 жыл бұрын
Thanks my blood jamaicans
@maryamduco1422
@maryamduco1422 Жыл бұрын
Just say l like somalia boys and never speak about somalia girls for the safe side
@user-dc9jg2sv3d
@user-dc9jg2sv3d Жыл бұрын
@@maryamduco1422 what? You are crazy
@ezuzizu3375
@ezuzizu3375 4 жыл бұрын
I'm from Eritrea i love Somali people and music Allah bless Somalia much love ♥️🙏
@saynabbintulula2790
@saynabbintulula2790 4 жыл бұрын
Thank you
@kangdaniel8638
@kangdaniel8638 4 жыл бұрын
really blood of all i love you
@sessead4958
@sessead4958 4 жыл бұрын
thanks you ❤
@saynabbintulula2790
@saynabbintulula2790 4 жыл бұрын
tnxs❤
@hoyomcn6559
@hoyomcn6559 3 жыл бұрын
we love u too
@EylulOyku-gw6oj
@EylulOyku-gw6oj 5 жыл бұрын
Really natural beauty somali people Absolutely gorgeous somali people are very beautiful people I'm from Turkey l so love somali people
@Bountylicious
@Bountylicious 5 жыл бұрын
Thank you Turkiýa 🤗😘
@EylulOyku-gw6oj
@EylulOyku-gw6oj 5 жыл бұрын
@@Bountylicious You already know we Love you Somalia brothers and sisters l so love All Somalia people from Turkey
@Bountylicious
@Bountylicious 5 жыл бұрын
@@EylulOyku-gw6oj @Eylül. Öykü thank you. We love you so much my friend. God bless you & Turkiýa 🇹🇷🇹🇷🇹🇷
@fankaiyosuugaanta5548
@fankaiyosuugaanta5548 5 жыл бұрын
We LOVE Turkish people as well they are our brothers and sisters than you.
@mmniyusha9203
@mmniyusha9203 5 жыл бұрын
@@EylulOyku-gw6ojthanks we love too Turkish people
@badeva5768
@badeva5768 5 жыл бұрын
من المغرب تحية عاطرة الى الشعب الصومالي الشقيق
@safwaaniyosuhayb5164
@safwaaniyosuhayb5164 5 жыл бұрын
نحبكم يا أهل المغرب شكرا من اعماق قلبي
@azakzaak1691
@azakzaak1691 5 жыл бұрын
شكراً أيها الإخوة المغاربة. من الصومال
@ayaanaadan7063
@ayaanaadan7063 4 жыл бұрын
Bk
@dhool3020
@dhool3020 4 жыл бұрын
G KO pp n
@rasmirays3996
@rasmirays3996 5 жыл бұрын
My queen sister kiin jamac muqalki adunka walasheyda hormar wacan
@ayanabdi7532
@ayanabdi7532 4 жыл бұрын
Sidho kaleee xunoo qalii
@user-vy4zv4gl7f
@user-vy4zv4gl7f 4 жыл бұрын
اغاني حلوه كثيره قران الله انه جنبي هنا حسسني في الجنه حلاوي شقاوي حلاوه خربانه حلو
@raashidtechnology8636
@raashidtechnology8636 3 жыл бұрын
Farxaan
@raashidtechnology8636
@raashidtechnology8636 3 жыл бұрын
Meeqo mar klula seexdy
@ramlailmi
@ramlailmi 3 жыл бұрын
@@raashidtechnology8636 🙄
@Qanciye11
@Qanciye11 5 жыл бұрын
Woow Well-done Sister kiin jamac 🙏👏👏❤❤
@a.omarahmedarab6773
@a.omarahmedarab6773 5 жыл бұрын
Ahmed rasta Ahmed bro maasha allah Hees anqoray iquseysa aniga ma igagudoomi kartaa thnkz iam one you’re special support
@saidomar8663
@saidomar8663 5 жыл бұрын
Haa anaa kaa gudoomaa
@diamondluul
@diamondluul 5 жыл бұрын
Ahmed rasta woow our brother Ahmed Rasta guul
@shakrayare4762
@shakrayare4762 5 жыл бұрын
Kiinjaamac
@nasranuur123mamow3
@nasranuur123mamow3 5 жыл бұрын
The information contained in this message
@elshadaygirma7659
@elshadaygirma7659 3 жыл бұрын
Somalians are my favorite people, I have lots of friends here in Minnesota. They are beautifully hearted people: peace and love for Somali. And she is my favorite singer, Bless you sis ❤️❤️❤️ voice 💯 Editing 💯, even thou I can’t hear the language everything is so prefect- from Ethiopia 🇪🇹
@somaligang5319
@somaligang5319 3 жыл бұрын
🕛😁11 hours ago 🇸🇴 ☝️
@redouannadori5577
@redouannadori5577 4 жыл бұрын
Nice music big respect from Morocco 🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦
@Bountylicious
@Bountylicious 4 жыл бұрын
Thanks we Somalis love her ❤ how do you know her song? Viva Morroco 🇲🇦
@ardeyguleysta3269
@ardeyguleysta3269 4 жыл бұрын
شكران من الصومال
@maligirl892
@maligirl892 4 жыл бұрын
🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖
@qayssahalchannel5826
@qayssahalchannel5826 4 жыл бұрын
This is somali music it's morocco
@saramicheal5861
@saramicheal5861 4 жыл бұрын
Welcome
@user-uu6yd1mk3z
@user-uu6yd1mk3z 3 жыл бұрын
I love this song very much. I am from Eritrea and my mother tongue is almost the same as the Somali language and it is Called Saho. Keep it up 👏🙌🤗
@azakzaak1691
@azakzaak1691 3 жыл бұрын
Saho, Afar and Somali are the same language family.
@camircali6979
@camircali6979 2 жыл бұрын
thanks from muqdisho 🇸🇴🙏❤🇪🇷
@moemuuse513
@moemuuse513 2 жыл бұрын
I love saho people
@fantasticnor1263
@fantasticnor1263 2 жыл бұрын
Thankas my blood eritreans
@Ibraahim_Sm21
@Ibraahim_Sm21 5 жыл бұрын
Queen Kiin Jamac👸🏼❤️ Qalbiga xamil baa la fari xasadka nasab baa tirtiri xurmadu guushay furfuri xumaan samahaa dul mari
@abdirahmanstifler
@abdirahmanstifler 5 жыл бұрын
Qoftan haka aman hesho
@salmacabdirisaq6263
@salmacabdirisaq6263 5 жыл бұрын
Ibraahim 😂🔫
@yurubabdi9827
@yurubabdi9827 5 жыл бұрын
Eesh qiyasak
@yasminahmed3171
@yasminahmed3171 5 жыл бұрын
Oh yes Finally wan argay commentikaga ayanta dhan manan argin coz meel walbo ayan kugu arki jiray long life aboowe macan
@cunohooyo1214
@cunohooyo1214 5 жыл бұрын
How I wish the place she is shooting at to be our motherland , deep down I pray May Allah make our Somalia prosper 😪
@kali5021
@kali5021 5 жыл бұрын
Time traveler From 2072 Amin Amin dear I like ur Love for our Beautiful country great girl
@fariida6236
@fariida6236 5 жыл бұрын
Damn your comment made me sad 😔
@salimlilje6118
@salimlilje6118 5 жыл бұрын
Real talk.
@suleimanali3263
@suleimanali3263 5 жыл бұрын
Ameen inshallah Allah
@ismailaden7
@ismailaden7 5 жыл бұрын
Damp our people are good for killing and tribalism. We are blinded to see the bigger picture.
@mustafka1237
@mustafka1237 5 жыл бұрын
What a Telent??! Qurux, Cod, Deggenaan, Ciyaar, Haybad, iyo musicaiankii aadka loo tabay Qaasim Karaama. Kiin 🙏🙏🙏🎸🎶👑👑👑.
@salma300zzify
@salma300zzify 5 жыл бұрын
my father is Egyptian and my mom is from Somalia 💖💖💖💖 and i love Somalia the second part of my haert 💖💖
@mohamedmohamed-vv6ds
@mohamedmohamed-vv6ds 5 жыл бұрын
Ina adeeray ajaniba jacylka maad iska daysid
@ruunismail5508
@ruunismail5508 5 жыл бұрын
salma ali should be your first heart since your mother isSomali
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 5 жыл бұрын
I love u ❤️❤️
@munabatimahamed3454
@munabatimahamed3454 5 жыл бұрын
@@mohamedmohamed-vv6ds adinka soo toosa kadib ayaa laiska dhafa nin ajaniba, lkn hadii adinka wadadan ku socotaan xilli laidin aamini wayo, gabar walbana nafteda ay idinkala cararto gareysaan, mesi nila soo carari lahaa, anyway Somalia hanolato 🇸🇴💙
@karimaali9122
@karimaali9122 5 жыл бұрын
اوكي وين عايشين
@suheib9714
@suheib9714 5 жыл бұрын
Inta Darawiishta ku faanta love saara❤️ love u kiin Jama ❤️💯
@saamiyamaxamed8518
@saamiyamaxamed8518 3 жыл бұрын
Ok bro mahadsanid
@alihosh8058
@alihosh8058 Жыл бұрын
Love my abtiyaaashay 🙏🤍 iyo Somali odhan allow xafid🙏💯💙
@Flexplays123
@Flexplays123 5 жыл бұрын
Finally a Somali song I can understand 😊😊 love this song
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 4 жыл бұрын
what it mean this song? tell me if you understand 😂🖐️
@maxamedkingmaxamedamiin6043
@maxamedkingmaxamedamiin6043 3 жыл бұрын
Asc wll magac
@fatmatakamara8129
@fatmatakamara8129 5 жыл бұрын
This is the best Somali song ever even that I not Somali I’m an American I love Somali people
@dayibaadan7289
@dayibaadan7289 5 жыл бұрын
ugbaad
@asmacarab4921
@asmacarab4921 4 жыл бұрын
This is the best somali
@Aliahofc
@Aliahofc 2 жыл бұрын
No American ew
@hoormedia9827
@hoormedia9827 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/fYbPh4KMoJqWn9k
@yas2739
@yas2739 4 жыл бұрын
My mom is from Ethiopia amhara My dad is Somalilander Love you ma blood peoples
@mohamedhassan5636
@mohamedhassan5636 4 жыл бұрын
Your father is somali not state
@makeupartisthibo7794
@makeupartisthibo7794 4 жыл бұрын
l love u tooo
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 4 жыл бұрын
@@mohamedhassan5636 not somali somalilanders iska hubso ma jirto wax somali la yidhahdo ha qaldin odhahda iyo qoralka dadka somali hadey caqiibo leedahay waataa keenya ay meel kasta ku eryaneyso
@dgmma1236
@dgmma1236 4 жыл бұрын
@@xaajimasaleh8837 wa sax dee wax somalilander ama puntlander la yiraahdo ma jidho.. dadka wa somali .. luuqada wa somali
@DAANYEROW
@DAANYEROW 4 жыл бұрын
@@xaajimasaleh8837 yahuuu o hadaa ma adiga faaido leh dhalinyaradiina kudhimanayan badaha i thought somaliland was peaceful hahaha
@khogali_os7485
@khogali_os7485 5 жыл бұрын
She is killed the song ❤️ from Sudan❤️🇸🇩🇸🇴🇬🇦
@mohaibnuahmed139
@mohaibnuahmed139 5 жыл бұрын
Kiin jaamac qof shidan iga dheh. waa walalkiin oo idanka soo salaamaya ethiopia ogaden rigion🇪🇹 ❤
@user-jb9nh5no5l
@user-jb9nh5no5l 7 ай бұрын
Thanks ❤
@AmiinDaroogoOfficiall
@AmiinDaroogoOfficiall 5 жыл бұрын
Boqoradeyda kiin bae 🔥🔥❤️
@hanadugsiiya3681
@hanadugsiiya3681 5 жыл бұрын
Waad cadaayzatee
@gazudingutale482
@gazudingutale482 5 жыл бұрын
Umalaynmaayo
@realwarya8215
@realwarya8215 5 жыл бұрын
Qofkan Gulled maha feck weyan warya niinka magacisa udhig Dofaar
@hanadugsiiya3681
@hanadugsiiya3681 5 жыл бұрын
@@gazudingutale482 mahe
@ayaaniitanacnaciina9171
@ayaaniitanacnaciina9171 5 жыл бұрын
Way tahy boqorad ilahy ha ilaaaliyo hana so hanuniyo
@amospunden1753
@amospunden1753 5 жыл бұрын
Am not a Somali but she is great , her songs can be satisfied platinum
@alimohamedali5449
@alimohamedali5449 5 жыл бұрын
Naag Dheer Dhex yaroo Jidh Qurxoon Lascaano Ayey Gaar Uyihiin Kiin Kingkaga Ma Noqdaa
@najmaawil1592
@najmaawil1592 5 жыл бұрын
wllky wiilshdii cisi noogu noooladah hdaan hbalah sool
@samiyaahmed2846
@samiyaahmed2846 3 жыл бұрын
Wlhi zxp beentaa maha mar aan tagay Laasanood hablo qurux.badan oo wada cijaaban ban arkay inta social media ha ku jirto waanba ujeeda sow maaha qoor dheer dhex yar style mashallh❤🙏
@ashoaliabdullahi1797
@ashoaliabdullahi1797 3 жыл бұрын
100% true 😍😍🥰❤️❤️
@SoomalilandforeverShire
@SoomalilandforeverShire 5 жыл бұрын
Erayada: boorame Laxanka: hargeysa Music: muqdisho Codka: Laaska like wixii reerahaasa.
@safwaaniyosuhayb5164
@safwaaniyosuhayb5164 5 жыл бұрын
Waqooiye Reerka Suugaanta looga hadhay
@Bountylicious
@Bountylicious 4 жыл бұрын
I'm reer Hargeisa & reer Las Canood ❤👍👏👏
@jamahasangorod4886
@jamahasangorod4886 4 жыл бұрын
@@safwaaniyosuhayb5164 qofki hdl ku hdl ma waqooye baa leh
@maxcade4583
@maxcade4583 4 жыл бұрын
Boorama and💘 Lasacaanood.....
@axmedcabdirxman1402
@axmedcabdirxman1402 4 жыл бұрын
Masgaxdii reer borama illahay ha u barakooyo
@temesanyii4467
@temesanyii4467 Жыл бұрын
I'm from Ethiopia, I like so much Somali musics especially Kiin Jama's works
@haithammohamed2482
@haithammohamed2482 5 жыл бұрын
i love you so much Kiin, i from in Morocco.. ❤💕💏
@anumalikmohamed3454
@anumalikmohamed3454 5 жыл бұрын
Mariam 03 we love morocco people
@abdirahmanfaarax1050
@abdirahmanfaarax1050 5 жыл бұрын
Mariam I also like marrocian people and their culture Casablanca Darulbayda
@saradon2401
@saradon2401 5 жыл бұрын
I’m from USA Tennessee and I love Somali Singers, kind of they have talent.
@habibocabdala9578
@habibocabdala9578 5 жыл бұрын
Mariam 03 wllj
@hassanibrahim9323
@hassanibrahim9323 5 жыл бұрын
@@saradon2401 thank u so much
@iamnaso668
@iamnaso668 4 жыл бұрын
If i have chase to choose woman I'll choice Somalian woman's i really love this wonderful beautiful country somali...💙💙🇬🇲♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙
@Khaalid155
@Khaalid155 4 жыл бұрын
Negala boy
@maxamedkingmaxamedamiin6043
@maxamedkingmaxamedamiin6043 3 жыл бұрын
Love you soomaaliya🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲😗😘😘😙😙😚😚😚😗😗🇫🇲
@abcd-md6lp
@abcd-md6lp 7 ай бұрын
But why gambian flag???
@abcd-md6lp
@abcd-md6lp 7 ай бұрын
@@maxamedkingmaxamedamiin6043that flag isn’t Somalia flag
@mohamedabdi4835
@mohamedabdi4835 5 жыл бұрын
Kiin jaamac Yare Alle ha zoo HwdeeYoH sidii xamda queen intii igu Racsan u duceeYaH
@cifaf3311
@cifaf3311 5 жыл бұрын
Inta Turkey somalia iyo kiin isla jecel, sokor ❤🇸🇴❤🇹🇷❤kiin
@honeymohamed8841
@honeymohamed8841 5 жыл бұрын
Mashallah, she's absolutely stunning 💯😭 My repeat button is officially broken 😩 so proud to be somalian 💯❤️🙏🙏🙏 love from Australia 🇦🇺🇸🇴 QueenKJ 👑👑
@deeqsiyare4481
@deeqsiyare4481 5 жыл бұрын
Codka100♡ Stylka100😮 Cammera+100 Laxanka100 Music. .100 Kinjamac
@salmaqueen9686
@salmaqueen9686 5 жыл бұрын
😘😘😘😘😘 benta maha 💗💗💗
@hamdasaid9272
@hamdasaid9272 5 жыл бұрын
Gabadhan quruxleyda sideda okale hesaha ukalakiciya ama iskadaaya Somalay I love you Kiin Jamac 😍
@marwaanyare7277
@marwaanyare7277 5 жыл бұрын
آفضل نجمة الموسيقي في الصومال روح قدام مين يفهم لايك
@yurubgeeynoma7681
@yurubgeeynoma7681 5 жыл бұрын
Marwaan Yare dkbdmb
@mrshoneybee
@mrshoneybee 3 жыл бұрын
I don't understand the language....but your music is AMAZING! 😍😍 Sooo happy we've found each other! 💖 - Love, Mrs. Honeybee
@mahaabdalla5575
@mahaabdalla5575 4 жыл бұрын
My father is Somalia and my mother is Yemen 😍n proud to be bot
@shakushaku2646
@shakushaku2646 4 жыл бұрын
somali not somalia but respect
@amalhassan7065
@amalhassan7065 4 жыл бұрын
Iam too proud with you
@Kobciye_Media1
@Kobciye_Media1 3 жыл бұрын
Bot aaa aniga xitaa noob aa ahay😂😂😂
@diririlleeye4033
@diririlleeye4033 3 жыл бұрын
Smart bot. 😎
@aasiyo939
@aasiyo939 7 ай бұрын
Aniga mom somali ah aabe yameni😂
@studiosabiib8256
@studiosabiib8256 5 жыл бұрын
Queen of voice & style🎶. Kiin Jamac Fanka somaliyeed asaga u baahaan💯. Keep going sister 👏👏
@medmoud9629
@medmoud9629 5 жыл бұрын
Best ambassador of somali. i sent this to my french colleague. NICE ONE like it.
@Little_D815
@Little_D815 5 жыл бұрын
kiin jaamac yar go forward sister waxaa tahay shakhsi hormar muuqda leh #Hargeisa ayaan kasoo salamaaya queen
@jalaalhanan1013
@jalaalhanan1013 5 жыл бұрын
salwa maher nolow hn0
@hanihassan4075
@hanihassan4075 5 жыл бұрын
Welcome sistter
@ahmedawil1783
@ahmedawil1783 5 жыл бұрын
Nolow zhp qlbi
@fuaddube6456
@fuaddube6456 5 жыл бұрын
Maasha alaaha waan ku salaamaya hargaysa ayaan kasoo salaamayaaha
@daddytaehyung8271
@daddytaehyung8271 4 жыл бұрын
Dhulbahante all the way❤️🔥🔥
@AhmedAli-sx3ck
@AhmedAli-sx3ck 4 жыл бұрын
❤🇸🇴💯✊🏾🐎🐎🐎🐎darawiishta
@omar403o7
@omar403o7 4 жыл бұрын
Dummy no qabil stuff
@zuhurxuseen8745
@zuhurxuseen8745 3 жыл бұрын
❤abtiyashay allah dayzto❤
@samiyaahmed2846
@samiyaahmed2846 3 жыл бұрын
Geesinimo Hablo qurux badan bey caan ku yihin DhuLbahnte From Muqdisho❤🙏
@isirhassanjama8617
@isirhassanjama8617 2 жыл бұрын
Us Dulbahante girls are the most beautiful and talented. Go Kiin Cadeey U made us d-blocks proud 🥰❤️❤️❤️
@kingduceyzduceyz5115
@kingduceyzduceyz5115 5 жыл бұрын
Qurux nice song 2019 keep going kiin jamac inta calanka 🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️ like isar
@Tk-nr7nm
@Tk-nr7nm 5 жыл бұрын
Inta quraanka JCL like-ta😍😍😍
@moztaphefarah1233
@moztaphefarah1233 5 жыл бұрын
Nacsoy quranku sharaf iyo karamo ayuu leyahaye like haku radin
@frysalomar2965
@frysalomar2965 5 жыл бұрын
Tk Cädi iska dhig walaal! Ha dambaabin!
@ahmedkhayr7534
@ahmedkhayr7534 5 жыл бұрын
Nalkuna Mugdi Buu Xayiri
@ikraanjamac1971
@ikraanjamac1971 5 жыл бұрын
Wllo alah ka baq dee quranka hku dhelin
@muniirajokermuniirajoker9438
@muniirajokermuniirajoker9438 5 жыл бұрын
WAA QAYRKA
@hudaladan4906
@hudaladan4906 5 жыл бұрын
Kiin Jamac mucjisada Fanka Qoordher dhulbahanta😍😍😍😍😍inti darwisha like isara
@fatimaomar557
@fatimaomar557 5 жыл бұрын
Nice One hbo
@diomonddakeeya4221
@diomonddakeeya4221 5 жыл бұрын
Kiin qali
@yasmiinfardaale3469
@yasmiinfardaale3469 5 жыл бұрын
Kiinjaamc dhiig dhaqaajiye
@NimcoGlam
@NimcoGlam 5 жыл бұрын
Asc fadlan soo booqda channel kayga DARYEELKA timaha skin makeup ka hadaad ku cadiban tahay afaarahaas wlc all waad ka maqsuudi doontaan 💕❤️💕❤️💕❤️💕❤️
@willfriid2696
@willfriid2696 5 жыл бұрын
Daraawiish waa harti united Warsan geli Dhulbahante Majerteen Dalshiish. Oo la isku yiraahdo Puntland
@muhiyoabdirahman5562
@muhiyoabdirahman5562 5 жыл бұрын
kiin jamac waxBa lagma qaBan karo hore u soco😍
@bisharoahmed6669
@bisharoahmed6669 4 ай бұрын
Still watching in 2024❤
@kichakip2606
@kichakip2606 5 жыл бұрын
Kiin jama 😍😍😍😍😍👍 the queen of somalia 🇸🇴😍😍😍
@Abdikadir1
@Abdikadir1 5 жыл бұрын
Hees iyo badh Queen kj❤️🙌 Gacanta midig hadaa mopilka kuheeso👍Tan bidix like iigu saar😂😂✌️
@ningubtay5406
@ningubtay5406 5 жыл бұрын
Wash saaray sxb hadii ay waax taarayso
@cashaxuseen6935
@cashaxuseen6935 5 жыл бұрын
waaaw aad u shidanthy
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 5 жыл бұрын
2.m wek kali inay gareso inta ila daremeso plz like dhac ku sii queen kajal kin qurux best muqal ar faraha amatedka u fura like igu cimaamada ita hestan an wadasugenow so dhawada waso dhacde like kusi tabo
@shiineshaby8685
@shiineshaby8685 5 жыл бұрын
Adi garooob maaa tahy ? Meeel walpo waa taagan tahy😅
@qumanqali636
@qumanqali636 5 жыл бұрын
Ma gadhayso wlal 4cisho baynu 100k ku gadhin😁 sababtuna wa kiin youtubkeda an dad bdn garayn
@najiibtarabi5412
@najiibtarabi5412 5 жыл бұрын
@asal dhalad whatappkaga wu iga baxay wa hadad ixasusato✌
@hadiyahaldhaa460
@hadiyahaldhaa460 5 жыл бұрын
asal dhalad faraxsan
@nimcoismaacil497
@nimcoismaacil497 5 жыл бұрын
kiin jamac salaan kal io laapa
@abdiqani1996
@abdiqani1996 5 жыл бұрын
Kiin jaamac dhalfanan xidigta sanadka darwiishta 🎧❤
@khalidzayn630
@khalidzayn630 4 жыл бұрын
This Jam is just amazing 💥💥 she looks so Gorgeous 🤩 The Video is Spectacular 💫 The flow and the beat of the song gives me chills super Amazing 💫 Wow and Her Hair is Stealing the Spotlight 💕 can't stop staring 😍
@Bountylicious
@Bountylicious 4 жыл бұрын
Yes MashAllah l love everything about her & the song ❤
@AdrianDemodez
@AdrianDemodez 2 ай бұрын
Who is still here 2024 😅
@nastehosahal7620
@nastehosahal7620 Ай бұрын
Ani😂😂
@ShadiaNasir
@ShadiaNasir Ай бұрын
M3😂❤
@user-jaamac_ahmed12
@user-jaamac_ahmed12 10 күн бұрын
😅
@aminaabdirashid8830
@aminaabdirashid8830 5 жыл бұрын
BoqoraDii GayiGa soomaliyeed kiin jaamac yare horay u socoo ha soo noqon inder🙏🧡✅
@HamzaWarsame
@HamzaWarsame 5 жыл бұрын
Welldone to kiin jama you are a super star 🌟 proud of your achievement
@abdalladahir1013
@abdalladahir1013 5 жыл бұрын
Cod 💯 Qurux 💯 Style 💯 Camera 💯 Inta igu racsan like ✌️👍
@yusefibrahim2619
@yusefibrahim2619 5 жыл бұрын
dhilo dhulbahanTaa weeyeh kiin jamac
@fathiamohamedahmed472
@fathiamohamedahmed472 5 жыл бұрын
@@yusefibrahim2619 🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿
@yuusufabdukhadiromar1573
@yuusufabdukhadiromar1573 5 жыл бұрын
@@yusefibrahim2619 adig dhilay ah qansyhow
@amun5155
@amun5155 5 жыл бұрын
@@yusefibrahim2619 adiga w aad la weyday QADHAADH.COM
@user-ty1nn2lg9r
@user-ty1nn2lg9r 5 жыл бұрын
عمعهف مرحبا
@suadaare5203
@suadaare5203 5 жыл бұрын
Very nice lyrics .... So touching wlhi ,, wa ereyo aad u qiima bdn o nolosha ka hadlysa .... Thnx KJ 👄
@abdoulkaderabdillahiyonis4609
@abdoulkaderabdillahiyonis4609 5 жыл бұрын
À very good sont, i find it very solidary for the whole humanity, thanks To our great Star #KJ, à warm greeting from Djibouti Big ❤
@fariidtv7127
@fariidtv7127 3 жыл бұрын
Free jabuuti from France 🇸🇴
@Ismahan12
@Ismahan12 5 жыл бұрын
My God you are indeed a super star😘❤❤❤❤kiin jamaac go gal ,no one equals you in somali music
@abdilahisadiq4270
@abdilahisadiq4270 5 жыл бұрын
Xamse xadari Abti Erayadan xaged kakenta wan yabanehee ❤️❤️ Kiin jamac dharkasad kusobaxaysa somali dres top hees
@Abhiram-me6bf
@Abhiram-me6bf 5 жыл бұрын
Aabo anaa yabay lkn waxan is dhahay odeyga cml uu ka dhigtay mr hduu cml ka dhigto kaharis ey leedahay ugas
@sanjina1433
@sanjina1433 5 жыл бұрын
Ku jeclhy kiin wl😍💋💋❤ Heesahaga bdn marxalad an ku suganahay ayey ka turjiman inad I ogtaho kalad u hadasha😢😢😢😢💯
@asunamahdi1903
@asunamahdi1903 Жыл бұрын
I love this songgggggg 💚🇸🇴 I'm from oromo Ethiopia 🇪🇹
@hamdimukhtaar8085
@hamdimukhtaar8085 2 жыл бұрын
maanta waxan dareemaya xanuun iyo qalbi jaba aad u weena waxan alle karajeyan inaan kaboxo mar dhawa oo aan diba u helo farxad aan qof kuxiranen maanta waa maalin qaas i ah sandaka 2022 bisha February 11 keeda inaan ilaawin wixi igu dhacay oo aan kaqato cashar iyo cibarada si aan mar kale hoga ugu tuurina nafteeyada waxan ku duceeyasanay inu alle iga dula qaado kurabad iyo murugada maanta i heeyasa waxan alle kabaraya qofka sida dulamiga iyo kibirka kabuuxa u jabiyay qalbigega oo iga tagay sabab la aanta inu alle i baahin oo aan ka kaafatoomo insha allah qeer baan filaya
@hamdimukhtaar8085
@hamdimukhtaar8085 2 жыл бұрын
Alxm maalintii aan qoralkana qorayay xalad adag baan ku jiraya lkn hada waan kabaxay alle ayaa mahad oo dhana leh
@jayjaybosslady239
@jayjaybosslady239 5 жыл бұрын
Qurux iyo Style Inanta kaliye Fanku u baahan yahay Kiin jamac ❤️🔥
@akramjr.2833
@akramjr.2833 5 жыл бұрын
subscribe isih plz ku siiye
@Ayub_252
@Ayub_252 5 жыл бұрын
Kiinteydah💖❤ Ajanibta naga barejeyse codkaga io Qurdada🤷‍♀️💁‍♀️ fanka ku jogta Team falaqfalaq hda nhy cimamada kugu turne😋
@akramjr.2833
@akramjr.2833 5 жыл бұрын
Muumin Elmi subscribe isih plz ku siiye
@faysalcismaan127
@faysalcismaan127 5 жыл бұрын
.
@mustaphemanafezto1586
@mustaphemanafezto1586 5 жыл бұрын
Cidlad wehelbaa xadidi woow nic cod Kiine jamac Inta qaorkayaga ragta waxan urjayaana nolo wcn mahdsaidina 🙏🙏🙏🙏👍👍👍👌👌
@Somali_Wadani
@Somali_Wadani 5 жыл бұрын
Dream wifey keep it up Love You So Much Really ❤️❤️❤️💯💯💯 Qalbiga Kajeclahay Dhiga Ugu Sharaf Badnow The one and only somali Singer girl 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯🏅🏅🏅🏅🏅 Magacine Cover 🎫🎫🎫🎫 Cadowgaga Cagta Hoostoda The Queen of Voice and style 🙏🏅❤️
@icewarm2191
@icewarm2191 5 жыл бұрын
Kiin your a shining star, a mesmerizing beauty. This song deserves millions of views.
@haboihtoim5125
@haboihtoim5125 5 жыл бұрын
Love u kiin huno go forward Salan saree from jabuti
@deeqxasan2477
@deeqxasan2477 5 жыл бұрын
Boqorada codka kii jaamac gabadh dhulbahante ah mansha allh keep Goin
@unitedkingdomnazrinunitedk2178
@unitedkingdomnazrinunitedk2178 5 жыл бұрын
Quruxdi darawish hees iyo badha keep goin inan poqortoyo ❤❤
@akram5894
@akram5894 5 жыл бұрын
kiin jamac qurax cod intaba isku racay
@jumana220abdirahman9
@jumana220abdirahman9 5 жыл бұрын
Iyo dhilanimadii darawiishta kudar xagee uga tagtay
@unitedkingdomnazrinunitedk2178
@unitedkingdomnazrinunitedk2178 5 жыл бұрын
@@jumana220abdirahman9 mada hos dhigtay ay ka dhileysteen sister
@queensoso9195
@queensoso9195 5 жыл бұрын
@@jumana220abdirahman9 kkkkkkkk dhiladu waa sharmutadi ku dhashay garacad yahay orod oo abaha soo baro
@zadamkevin2876
@zadamkevin2876 5 жыл бұрын
Kiin jamac hezti hezhq
@skylas3899
@skylas3899 4 жыл бұрын
NOT big fan of somali songs but i must say this is the most uplifting somali song of this new generation ever. will add to my positive vibe playlist.
@ccc-uk2nu
@ccc-uk2nu 4 жыл бұрын
How can a Somali person not like his nation's songs? Old school Somali songs are soo deep.
@hotmess2766
@hotmess2766 2 жыл бұрын
Somali songs are amazing 👏 you haven't heard nothing yet
@raxmahasan3453
@raxmahasan3453 5 жыл бұрын
waa guul xamsaw tan iyo ila ahbed halku fanka soo waday ay mantaa guul kaa gartay kiin jaama yare fans ka kiin jama waxan lee yahay ggulaysta dhamntiin
@mariahassan9674
@mariahassan9674 5 жыл бұрын
Wow heestan wada sugaynay ahaa kiin jaamac wad ka baxsatay waa hees iyo badh.😍 Runtana been bay xanibi Xaqiiqda cad baa hirgali Xiliga wacan baa istaagi Xalkii noloshaa la heli. 👏👍
@awoahmed2337
@awoahmed2337 5 жыл бұрын
My favorite female singer 👩‍🎤 keep going girl...🇸🇴🇸🇴❤️❤️ motivational song 🌟🔥✨✨
@maanomusic5432
@maanomusic5432 5 жыл бұрын
Kiin jaamac laandheere dhulbahanta qurxda darwiish baa uthay hore usoco inder waligaana hasoo noqon
@cabdirashiidmarchisio7002
@cabdirashiidmarchisio7002 5 жыл бұрын
True speak pro✌
@unitedkingdomnazrinunitedk2178
@unitedkingdomnazrinunitedk2178 5 жыл бұрын
❤❤❤❤
@msftu5970
@msftu5970 5 жыл бұрын
Hada waxfiican maad kuledahay hasoonoqon ilahy haso hadeyo adunka walatagiyaba
@moztaphefarah1233
@moztaphefarah1233 5 жыл бұрын
Adigu fool xumada xagad ka kentay inaderta markay qurux badan thy
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 5 жыл бұрын
Yaa ku weydiiyey...Qabiil, I love her too kiin jaamac, war ma jannah fardowsa u WADA?...Stop Qabiilka foosha xun....🤔 Allaha nacafiyo kuligeen....😍
@bincadceed
@bincadceed 5 жыл бұрын
Can't get enough of it and the year 2019 which I mostly reduce listining music Thanks kiin and karama
@kabbatv1385
@kabbatv1385 5 жыл бұрын
The best song of all & should be deserved more views of all time
@Bountylicious
@Bountylicious 5 жыл бұрын
It definitely deserves more views 👍
@zumaiyacabdikadir9093
@zumaiyacabdikadir9093 5 жыл бұрын
War iigeeya kiin umac fanaanad buuxdo wlhi gobad hakugu maseerto SAA kuwad❤❤💪💪💪
@husseintokyofilms9659
@husseintokyofilms9659 5 жыл бұрын
BEENTA WAA XARANE KIIN JAMAAC FANANIINTA DA'DA YAR OO UGU CODKA MCN AYAY KU JIRTA HADAD IGU RAACSAN TAHAY LIKE SAAR 😍😍😍
@dahabahusssein6839
@dahabahusssein6839 5 жыл бұрын
woooow
@sacdiyamacalin469
@sacdiyamacalin469 5 жыл бұрын
Ben mashegin nolow intay nolol jirto Edo mcan
@husseintokyofilms9659
@husseintokyofilms9659 5 жыл бұрын
@@sacdiyamacalin469 Amen Thanks Walal ✌✌❤
@nimcoismaacil497
@nimcoismaacil497 5 жыл бұрын
waa run
@fadumosalahabdullahi8171
@fadumosalahabdullahi8171 5 жыл бұрын
Kiin Jamaca runti waa booqoradii Quruxudi somaliyed iyo codki👑 dabcasana waye 💯👍🌹🌹🌹🌹❣️ xalki nolosha aya laa helii 🌹❣️❤️❤️❤️❤️💝💝💝💝💝💝
@mohamedahmedsalem8379
@mohamedahmedsalem8379 5 жыл бұрын
Kiin Jaama est devenu la star des chanteuses Somiliennes avec un rhytme musical différent de ce qu on entendait et une voix extraordinaire et un charme fou
@abdurahmanmakraan5018
@abdurahmanmakraan5018 3 жыл бұрын
Degdaga xasilbaa labari. Runtu been xanibi xaqiiqad cadbaa faqriga xoolaa kahari xanuun ka shiffa qahiri . Mansha Allah good will fanaan qaali ah. I love you kiin jama as fanaanimo soomaliyeed
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt 5 жыл бұрын
Wlhi abdirahman he is the the best camera man I like how he edits the video the place Wlhi everything is so beautiful this video
@queenayaanabdi4485
@queenayaanabdi4485 5 жыл бұрын
Viva darawish qurux cidna kuma garto gabar darawish ah msha allah allow dhowr
@najmaawil1592
@najmaawil1592 5 жыл бұрын
hà hdaaan nhye darwiish nagula gaadho
@hoodobintusaalax3167
@hoodobintusaalax3167 5 жыл бұрын
Kiin jamc runta kahadashah tagero uahay runtuna been bayxanibi
@sahragacal5031
@sahragacal5031 4 жыл бұрын
Daraawiish reer ayeeyday
@AyehMedia
@AyehMedia 5 жыл бұрын
Kiin Jama . Hodan Abdirahman . Yurub geenyo . Waa wada waqooyi .koonfuray Fanka dawade uun ka noqda . Fanka furihiisa waqooyiba haysta
@meddy4167
@meddy4167 5 жыл бұрын
Kiin wasa nag darooda dhulbahanta ee nafta Ben ha ushegin rer marqaland tedan kale yoruba genyo habar calankeda dhacay miyad noowada😂
@AyehMedia
@AyehMedia 5 жыл бұрын
@@meddy4167 hhh dhulbahante waa qolada sadexaad ee ugu badan waqooyi yur baa lagu idho yaa ku idhi qaabyaalad baa laga sheekaynyaa fan baa laga sheekaynaya iyo degaan lascanood hargaysa boorama wakaa . Ee rer koonfuro na dawada uun 😂😂
@meddy4167
@meddy4167 5 жыл бұрын
Wlhi waqooyi Queen fiska wax udhigma baan ka soo baxeen iska daa wax kalee ma arkin miya markii hodan iyo yurub lawareysanayo ey jogan Djibouti fiska waa inan an ku raxeysano hesaheda iyo codkeda markey leyihin😂
@AyehMedia
@AyehMedia 5 жыл бұрын
@@meddy4167 hhhh manad arag aduu markii fiska la waraysanyey waxay tiri hodan iyo yurub si aan caadi ahayn u dhagaystaa markaa naag Hodan Abdirahmam la mida walahi Fanka horta kuma jirto Kiin baa u yara dhow dhow . Fiska cod mooyiyee waa iska cayil . Hodan lkn waa dheeli tiran . Kiina waa another level ba
@realyquen1714
@realyquen1714 5 жыл бұрын
@@AyehMedia runta ma isku sheegnaa number1:Hodan 🔜waqooyi number2:yurub geenyo🔜 waqooyi number 3:farxiya fiska🔜koonfur kiin jamacna haba qaataan anagaan doonayn naag cod weynoow jidhkeeda fanka ku joogta lkn haybada fanku waa sadexdaa hablood
@nifanurasharifi1274
@nifanurasharifi1274 5 жыл бұрын
I can't stop myself from listening 2 u music ...special this song I love u voice big thumbs 4 u gal😍😘😍
@queenfatuusha3893
@queenfatuusha3893 5 жыл бұрын
Hees xaqiiqada ka hadlaysa wlhi kiin jaamac 😍😍😍👈
@safwaaniyosuhayb5164
@safwaaniyosuhayb5164 5 жыл бұрын
Woow Kiin Jaamac quruxda Duriyada Daarood quruxda Dhashii Daraawiish quruxda Beesha Bs Hore u soco
@khadjaissa222
@khadjaissa222 5 жыл бұрын
Fanaan qabiil maqabo ee gawadha aad Baan u jecel nahay isku qabiilna manihin ee heynaa nacsiin walaal
@khadjaissa222
@khadjaissa222 5 жыл бұрын
Amaanta qabiil kareeb kuli Somali oo dhan baa jecel
@safwaaniyosuhayb5164
@safwaaniyosuhayb5164 5 жыл бұрын
haye wallal raali noqo waa la isku barta uun wallalo si kale ha u arag
@ridwaanabdi6017
@ridwaanabdi6017 5 жыл бұрын
Wow kiin jaamac abaayo hooraye usoco
@axlaanjm8089
@axlaanjm8089 4 жыл бұрын
Am daarood🥰🥰🥰😘
@XallinCaafimaad
@XallinCaafimaad 5 жыл бұрын
Cod wacan bay leedahay lkn yadoo quraan ku akhrida ayuu wacnaan lahaa, walalyaal kadaaya Nebi Mohammed csw meelaha xun xun aad kusoo hadal qaadaan
@thiagoalcantara6139
@thiagoalcantara6139 5 жыл бұрын
You are very stupid man
@quruxbadanqayowcn5410
@quruxbadanqayowcn5410 5 жыл бұрын
Ahey
@wakiilcaashaq8270
@wakiilcaashaq8270 5 жыл бұрын
walal dadbaa like iyo views kuraadsada...inkaar hakudhacdo
@aziiz94
@aziiz94 5 жыл бұрын
@@thiagoalcantara6139 ada dayuus ah quraanka wx Ka qaalisan miya jiro nacas yahey
@MusTafa-wp1nt
@MusTafa-wp1nt 5 жыл бұрын
Oo adigu hadaad run sheegaysid maxaad u daawaynasaa heesta
@sanjina1433
@sanjina1433 5 жыл бұрын
Ku jeclhy kiin wlh😍💋💋❤ Heesahaga bdn marxalad an ku suganahay ayey ka turjiman inad I ogtaho kalad u hadasha😢😢😢😢💯
@suldanpashir
@suldanpashir 5 жыл бұрын
🙄😣😣😞😥😫 muqta farxad baa kadambeysa
@princessemilliana4727
@princessemilliana4727 4 жыл бұрын
murugta Farxad baa ku xigi 😭😭 ilinta qosol baa xidh xidhi kama daalo wllhi fav song ❤ 😍 😘 ❤
@shariifali2288
@shariifali2288 2 жыл бұрын
I used to listen to this masterpiece in 2k19 when it first came out i was so inlove with it.. nd know its almost 2k22 wonder how fast time flies so fast”
@Ahalitaa_
@Ahalitaa_ 7 ай бұрын
Now it’s 2k24 wow
@SagalDuran
@SagalDuran 12 күн бұрын
Omg soon it will be 2k25 😱
@nimosweet9324
@nimosweet9324 5 жыл бұрын
Heestan anay igu socotaa😢😢😢 wll waligay macodsan like bal iisaar plz
@abraaf7067
@abraaf7067 5 жыл бұрын
Wlhi commentigan ano like sarin ma gudbayi 😅😂 Waba dharate iska saara he 😂👏🏻
@suweeriyasaid3023
@suweeriyasaid3023 5 жыл бұрын
kir
@abdiwahanibrahim4655
@abdiwahanibrahim4655 4 жыл бұрын
ThreeMan Show wah
@khafid20tv60
@khafid20tv60 4 жыл бұрын
Don't teach this link kzbin.info/www/bejne/omqTqZiao9Wgga8
@anwarzadaad3499
@anwarzadaad3499 5 жыл бұрын
Murugta farxadbaa ku xigi kiin jamac wax nool √√√√√√√√√
@zeitunhusseinhussein1834
@zeitunhusseinhussein1834 5 жыл бұрын
wow
@ilyaasmahamed6629
@ilyaasmahamed6629 5 жыл бұрын
Kiin Jaamac waa gabar qurux badan oo cod macaan leh, qaaday heesaha an ugu jeclahay heesaha. laakin heestan waa hees miraha xun.
@user-cc4mj5zp1m
@user-cc4mj5zp1m 4 жыл бұрын
Dhulabahnti♥️♥️♥️♥️✨’ dahrwshti Somali like for me 🇸🇴✨♥️♥️♥️’ Somali is one 💙💙💙💙💙💙💙’
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 17 МЛН
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 25 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 42 МЛН
白天使选错惹黑天使生气。#天使 #小丑女
00:31
天使夫妇
Рет қаралды 15 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 17 МЛН