Kiin Jaamac Oo Ruxday Djibouti | Buurtayadaa Buuraha U Dheer |2024

  Рет қаралды 111,379

Djib-LiveTV

Djib-LiveTV

Ай бұрын

Kiin Jaamac & Xariir Axmed Showgii Djibouti 2024
PLURIVIBES SHOW AYLA HOTEL
Camera Crew:
Diirane
Baax
Ashley
Giriyaad
Edited By:
Abdirahman Ashley

Пікірлер: 84
@bintuabdikanialisoumeya3866
@bintuabdikanialisoumeya3866 29 күн бұрын
Wadanki🇩🇯 hesta iska laha buurti ugul and caray❤xasuusti nimco djama miguil 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯😍🥰
@neimanabdi79
@neimanabdi79 29 күн бұрын
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ "وَمِنَ النَّاسِ مَن يَقُولُ آمَنَّا بِاللَّهِ وَبِالْيَوْمِ الْآخِرِ وَمَا هُم بِمُؤْمِنِينَ"
@user-mf8oe3vh1h
@user-mf8oe3vh1h 29 күн бұрын
Xasuusti❤Nimca djama miguil Habo macan❤😊😊
@dr.yacinzeydmahamoud1218
@dr.yacinzeydmahamoud1218 29 күн бұрын
on ne peut pas écouter la voix de kiin jamac mais on respecte notre chanteuse nationale 👏 Nima Djama Miguil
@dayax11
@dayax11 25 күн бұрын
kiin jama is underrated singer,,,,,,,,i lover her vibe......xamar misses you my sister
@abdiosman1866
@abdiosman1866 29 күн бұрын
🎉djibouti I love you ❤
@waissofficial5209
@waissofficial5209 Ай бұрын
Xasuustii nimco jamac maa qudhi weeday reer comment baa qudhaya
@Bareh607
@Bareh607 29 күн бұрын
Xasuusti Xidigta Qaranka Nima Djama
@mahdiismail1139
@mahdiismail1139 15 күн бұрын
Waa buurtii gooja cade oo caan noqotay
@ayaancabdiraxmaan4974
@ayaancabdiraxmaan4974 29 күн бұрын
Kiin jaamac boqorad Reer Djibouti 🇩🇯 wey mahdsanyihiin boqorada wey ukala kiciyen
@somaliamericanvoice
@somaliamericanvoice 4 күн бұрын
Waaw
@Muniizhiprahimcabdi2296
@Muniizhiprahimcabdi2296 21 күн бұрын
Xusuuustii Nimca djama❤
@nimahassan6258
@nimahassan6258 27 күн бұрын
Kiin djamac keep going Sister welcome to Djibouti jano m'y home 🇩🇯 ❤❤
@muhamedhusein2980
@muhamedhusein2980 26 күн бұрын
Heestii Ayeyday Nimco jaamac migil❤️🙌🏻
@HodefaDjaja-ji2yg
@HodefaDjaja-ji2yg 20 күн бұрын
Queen welcome to Djibouti ❤
@AhmedyasinYasindini
@AhmedyasinYasindini 29 күн бұрын
Vive djibouti 🇩🇯 ♥️ ❤️ 💖 😍 ✨️ 🇩🇯
@user-mx6gx1ye6o
@user-mx6gx1ye6o 29 күн бұрын
Il fallait qu'elle dise "carey" mais comme c'est du playback, elle ne peut pas rectifier 😂😂😂😂😂😂
@MahamedMahamoud-r4k
@MahamedMahamoud-r4k 24 күн бұрын
I love King jama
@hubvox1780
@hubvox1780 27 күн бұрын
Subhanallah
@user-cv1qh4wf2r
@user-cv1qh4wf2r 29 күн бұрын
Vive djibouti 🎉🎉🎉🎉❤❤
@AYANIdayat
@AYANIdayat 29 күн бұрын
I ❤ u kinn
@tratraijonache5050
@tratraijonache5050 29 күн бұрын
Très belle chonson nationale
@user-mm8ft9qg5f
@user-mm8ft9qg5f 26 күн бұрын
Allah ku so hanuniyo walalshye
@SharmakevenSharmak
@SharmakevenSharmak 29 күн бұрын
🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@fartunosman3503
@fartunosman3503 27 күн бұрын
Naag hun waaya
@djama-or3fb
@djama-or3fb 29 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@awalehabdiali678
@awalehabdiali678 Ай бұрын
Xasuusti nimca djama
@fartunosman3503
@fartunosman3503 27 күн бұрын
Isqaawiney
@djounedhoussein2842
@djounedhoussein2842 29 күн бұрын
Showgan qimihisu wuxu A-ha 250 dollars mashaalah.
@neimanabdi79
@neimanabdi79 29 күн бұрын
Markaad quraanka aad akhriso waxaad mooda hada iin laso dajiiyay.
@Lequotidien-mn9pj
@Lequotidien-mn9pj 24 күн бұрын
Arrehhhh 😢
@DaoudHassan-js8co
@DaoudHassan-js8co 29 күн бұрын
Ilahay.haso.hadeyo
@ChoukriChoukriabdourahman
@ChoukriChoukriabdourahman 28 күн бұрын
Aminé 🤲 🤲
@MldMouktar
@MldMouktar 29 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Isak.a
@Isak.a 25 күн бұрын
Reer jabuuti Allah soo hanuniyo wa umad heesaha ku watan. Naagtan qawan bay lacag ku bixinayan uf
@jakey2424
@jakey2424 23 күн бұрын
Waa gabadh Dhulbahante ah. Intaaas ayaa ku dhibaysa sababtoo ah maanta dhalfo Dhulbahante ayaa ku jirta idoor kkk
@Isak.a
@Isak.a 23 күн бұрын
@@jakey2424 waxaa un sheegay iney qawan tahay qolo/qabiil kamaba hadal mana garaneynin, qof xanun oo cudur qabiil qaba tahay. Aniga dhulbahante ah waxbana Kama quseeyan naag qawan qabiilka ay tahay.
@kabarodadkasaaxiibkaa5165
@kabarodadkasaaxiibkaa5165 13 күн бұрын
​@@Isak.a Kan sidaa kuleh ayaaba lagayaaba inuu isaaq ama habashi yahay oo qabiilkaa suurad xumeenayo oo in iyaga uun loojeedo ooy khaldan yihiin ayuu rabaa inuu u sawiro oo dadka cadaawad kadhax dhaliyo .
@RadwanAhmed-mb7ky
@RadwanAhmed-mb7ky 22 күн бұрын
😅😅😅
@user-pc2cn5cv1j
@user-pc2cn5cv1j 29 күн бұрын
Djibouti 🇩🇯 🇩🇯 0:27
@FatouMoud-fc8cg
@FatouMoud-fc8cg 29 күн бұрын
Djibouti kurux ❤❤❤
@mowleedali8293
@mowleedali8293 22 күн бұрын
Yaa dhuusay
@mohamedjama4111
@mohamedjama4111 27 күн бұрын
Waa sheydaamad
@somalipirates
@somalipirates 26 күн бұрын
Aakhiro Moog
@ayusuf7185
@ayusuf7185 24 күн бұрын
Naagtan qaawan iyo kuwa daawanaya iyo kuwa u ogokaaday shawgan waa kuwa bukshada fasahaadinaya
@faxiyayasin2223
@faxiyayasin2223 28 күн бұрын
Ilahaw fidnada ka qabo umadan oosoo hadee maxay naartu dad cunidoontaa ilahaw naga badbaadi
@shakishakichannel5263
@shakishakichannel5263 24 күн бұрын
Ala goormay ila gaadeen aar iga saara intayda😢
@user-yl4ff9en1p
@user-yl4ff9en1p Ай бұрын
C'est vraiment triste 😮
@MariamAbdillahi-qp1rn
@MariamAbdillahi-qp1rn Күн бұрын
Elle à une très belle voix mais on ne peux pas regarder cette car elle détruit nos yeux
@mariyam923
@mariyam923 23 күн бұрын
Ana holle, Respect maman Nimco Djamac inolow❤🇩🇯
@Allahiswiththeoppressed
@Allahiswiththeoppressed 27 күн бұрын
Waleen aqara waa lahilmami meshaan
@Bareh607
@Bareh607 29 күн бұрын
Heeesta xaqeeda inaad sisan ayay ahayd oo kuso qortaan xasuusti nima djama
@pmozart9280
@pmozart9280 29 күн бұрын
War duqdan qaawan cod ma leh aya so cadibay 😂😂
@maryanigal3349
@maryanigal3349 27 күн бұрын
Goor may duq noqotay kiin jasmac yare
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k 29 күн бұрын
Tani waa Badwiyad
@jakey2424
@jakey2424 23 күн бұрын
Waxay ku dhalatay Toronto Canada , waxay ku kortay London
@NimcoBintMaxamed
@NimcoBintMaxamed 26 күн бұрын
Kiin horta mxy somalailand u imaan waysya😂
@Username11249
@Username11249 27 күн бұрын
Waa naagta ugu qaawan fanka waana faqash waxna kama sheegaan
@jakey2424
@jakey2424 23 күн бұрын
Waa gabadh Dhulbahante ah. Ilaahay baa qurux iyo karaamaba siiyay. Yaan lagaa garan cuqdadda. Waan ogahay maanta idoor waxaa ku jira dhalfo Dhulbahante kkk
@Username11249
@Username11249 23 күн бұрын
@@jakey2424 falastiin 19 sano kabacdi markaad tuuladaadii ka taagtay calan blue ah inaad dabaal degto xaqbaad u leedahay..19 sano ku dul kaad shayay caasimadaafa anigoo isaaq ah.oon aduunka meelna la iga ictiraaf sanayn..meel walba ka hayseen riyaale down silaanyo down muuse down waa qabiil waxaa aad la ooyayseen..
@Username11249
@Username11249 23 күн бұрын
@@jakey2424 awoowgaagii jamac garaad sakhraan inuu 19 sano kabacdi kusoo noqdo tuuladiisii walee dabaal deg xaqbaad u leedahay waxaase guul kuu ahaan lahhd adigoo ceerigaabo iyo burco ka taliya cashuurta ka qaada guul wayn kuu ahaan lahayd
@jakey2424
@jakey2424 23 күн бұрын
​@@Username11249kkkkkk miskiin baad tahay. Laascaanood sidee ku timi? Ma is waydiisay? Dhulbahante oo is khilaafsan oo siyaasad ku kala tagay ayaa dhabarka kugu soo qaaday oo ku keenay. Markii Dhulbahante khilaafkii ka baxay oo ay midoobeen waad aragtay waxa kugu dhacay. Jaamac Shabeel iyo rag badan oo idoora ayaa idiin sheegay intaan xabbaddu dhicin oo idin yidhi: " DHULBAHANTE OO MIDAYSAN XABBAD CIDINA KAGAMA ADKAATO EE DHULKOODA UGA SOO BAXA". Muuse oo habarawala oo aan Dhulbahante aqoon ayaa diiday. Garaad Jaamac wuxuu yidhi: " habarawal waa is baranaynaa". Maxaa ka danbeeyay kkkkk waxaa ka danbeeyay inaad maanta sidi gabadh yar oo caruusada aad fadhido oog. Oo aad halkaa ka daawanayso raggii hubkaagii qabsaday, 500 maxaabiisa xeraystay, 2000 ninna gawracay. Miskiin baad tahay idoora oo aan faan mooye itaal hayn. Kiin Jaamac waa gabadh Dhulbahante ah. Raggaasay ka dhalatay. Sharaf iyo karaamo ayaa ilaahay siiyay
@ibnumadaxay1
@ibnumadaxay1 Ай бұрын
xabaaal ayaaa ku sugsa imalha miyaaaaaa aduuunyo
@user-sg9ql6le8g
@user-sg9ql6le8g 13 күн бұрын
wixii ku qaadey kuma dhigan bal eeg sida ay isku qaawisey laba jeerba waa kuu hooge bal msxad is qaawinta ugu dartey
@leamsii20
@leamsii20 29 күн бұрын
Respect
@dr.abdihakiimsayidabdilahi2183
@dr.abdihakiimsayidabdilahi2183 25 күн бұрын
Iyadoo Dharcaadiya xidhan maanay heesi karin tanyari
@BokoKing-z5l
@BokoKing-z5l 29 күн бұрын
Vous êtes tous jaloux elle est fière d'elle elle a confiance en elle
@timroyacoub8369
@timroyacoub8369 27 күн бұрын
Sharafi dhimatay 😂😂😂 heestii ma sidan bay u gashay, car sheeg waxaad ku hadlaysid hala waydiyo
@cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf
@cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf 20 күн бұрын
🎉𝐝𝐣𝐚𝐛𝐨𝐮𝐭𝐢 𝐢𝐥𝐨𝐯𝐞 𝐲𝐨𝐮 ❤🎉
@Sumadeena
@Sumadeena 17 күн бұрын
Naa is astur walaal qaali
@BokoKing-z5l
@BokoKing-z5l 29 күн бұрын
Elle mérite du respect
@rahmaruuhi1682
@rahmaruuhi1682 29 күн бұрын
Balo kula dhabar qaawanatey 😢 sidey ugu foolxunthy ayaa kadaran
@jakey2424
@jakey2424 23 күн бұрын
She is a beautiful lady. Waa naag Dhulbahante ah. Ilaahay qurux iyo karaamaba waa siiyay.
@hassanrayan3921
@hassanrayan3921 29 күн бұрын
au tant que djiboutien subxanallah on veux pas ces genre qui detruit les yeux de nos enfants war naagtaan jailka haa lagu riido wiilasha bay walaysaa
@charkokhadar2558
@charkokhadar2558 16 күн бұрын
😂😂😂😂😂 warya en dirais que tu as ps née a Djibouti. C'est style simple ça bsinka
@hassanrayan3921
@hassanrayan3921 16 күн бұрын
@@charkokhadar2558 si c est simple toi mais sache que c est pas une chose simple pour allah
@ismah5122
@ismah5122 14 күн бұрын
@@charkokhadar2558il nous ramène les sheko argagixiso de la somali les djiboutiens sont un peuples libre ader il va faire la loi chez sa grand-mère uniquement
@Yemaasss
@Yemaasss 11 күн бұрын
@@charkokhadar2558waa laali Fc shafee3 hors de question qu’il est djiboutien 😂
@SalmanAbdillahi-pm2zz
@SalmanAbdillahi-pm2zz 29 күн бұрын
Écoute-moi bien, cette chanson n'est pas à toi *voleuse*
@user-hj7vz8gk8r
@user-hj7vz8gk8r Ай бұрын
War tani waa dhilo maxay isla qawinaysa
@jakey2424
@jakey2424 23 күн бұрын
Waa gabadh Dhulbahante ah. Maaha naag idoora oo qayisha
@user-rj5ut1km2y
@user-rj5ut1km2y 29 күн бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Kiin Jaamac | Markaan Kuu Baahnaa Djibouti Plurivibes Show
2:37
Djib-LiveTV
Рет қаралды 37 М.
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 38 МЛН
HODAN ABDIRAHMAN FT SHARMA BOY  2024 NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO
3:41
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 205 М.
KIIN JAAMAC YARE BEEN BEEN KABAXAY LIVE VIDEO HD 2017
6:26
FANKA FILMS
Рет қаралды 167 М.
🔴 #DJIBOUTI 🇩🇯 ➪ Radio Boukao 📻 Édition du 07/07/2024 par Fathia Moussa Boukao
51:31
Samatar Ahmed Osman - Huno Djibouti
Рет қаралды 54 М.
YURUB GEENYO HEESTII LAANTA UBAXA XASUUSTII KINSI XAAJI AADAN.
6:03
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 504 М.
Xariir Axmed || Liin Macaan | Djibouti Plurivibes Show 2024
4:03
Kiin Jaamac || My Xaaji | Djibouti Plurivibes Show
2:38
Djib-LiveTV
Рет қаралды 30 М.
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 1,9 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 911 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 12 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 728 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,7 МЛН