Kiis Dilkii ugu Naxdinta iyo Argagaxa Badnaa Dalka Sweden (Qiso xanun ah)

  Рет қаралды 22,574

BINU ZAKI PRO

BINU ZAKI PRO

Күн бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @binuzakipro
video walba oo aan halkaan soo galiyo waa mid aad wax ka faa iideyso muqaalkanina waxuu ka midyahay muuqaalada aad wax ka faa iidi doonta chanaalkani waa saaxiibka qof waliba oo doonya inuu ogaado macluumaad iyo qisooyinka ka dhacay dunida aynu maanta noolnahay ka mid naqo asxaabteyda chanaalka kusoo biir videogna noo share garee mahadsanidiin soomali maxamed
muuqaaladii ku dhaafay halkaan ka daawo:
• maxeey ku kala duwanyi...
• Wiilkaan macalimadiisa...
• waxuu dilay oo jarjara...
• dadkuu dilo dhiigooda ...
• ninkeeda ayeey u keeni...
• waan soo laabtay ? max...
• Sidee ayuu u dilay 100...
• xiligii arroskooda waa...
linkiga chanaalka: / @binuzakipro
igala soo xariir facebook profile: / zakiabdi.yasiin

Пікірлер: 65
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 2 ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@fartun9503
@fartun9503 2 ай бұрын
Thanks Zaki 🙏👍👍👍👍👍
@abdirahinmohamed7739
@abdirahinmohamed7739 2 ай бұрын
👍👍
@nadiyamaxamed6928
@nadiyamaxamed6928 Ай бұрын
From sweden ka dhagsnya manta inksto thy waqti dnbe qisda mar hore ahyd saas thy ❤
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim 2 ай бұрын
Nabiga allah aan ku salino scw keep going bro ❤❤❤
@haythassan-m8m
@haythassan-m8m 16 күн бұрын
Keep going zaki 😊
@SaadaqDuraan7
@SaadaqDuraan7 2 ай бұрын
Zaki guleyso bro 1000k insha Allah 🙏🙏❤
@Abdii-t7h
@Abdii-t7h 2 ай бұрын
From sweden
@NuurdiinwaliiNuurdiinwal-kv6gn
@NuurdiinwaliiNuurdiinwal-kv6gn 2 ай бұрын
Sxp isoo qawo
@SalmaanCiiss1
@SalmaanCiiss1 2 ай бұрын
Sxb horo soco❤
@abdifitaax4229
@abdifitaax4229 2 ай бұрын
Subxanalah
@samiiraadanabdulle4689
@samiiraadanabdulle4689 2 ай бұрын
Thanks huno maanta wadanka aan joogo kasoo hadashay
@Nassirkhalif
@Nassirkhalif 2 ай бұрын
Nerijus Bilevicius ba ladhahaa 2022 ba lagu dilay xabsi kuyaala wadanka Lithuan kadib markii ay Sweden ku wareejisay wadankiisa. Dilaayow dilba kudambeeya.
@mamaruney4373
@mamaruney4373 2 ай бұрын
Alxdulillaahi illaahaygi islaam naga dhigay
@Deeqaluul721
@Deeqaluul721 2 ай бұрын
Zaki walal Waan kula soconaa😂
@user-fk1vm5ig3c
@user-fk1vm5ig3c 2 ай бұрын
Masha allah zaki qisada gabadhaan waa mid xanuun badan runtii ax
@AmaalAxmed-dr8nq
@AmaalAxmed-dr8nq 2 ай бұрын
😢😢
@SabrinOsmn
@SabrinOsmn Ай бұрын
😮😮😢😢😢😢
@BarwaaqoCabdiLaahi-d9z
@BarwaaqoCabdiLaahi-d9z 2 ай бұрын
Subxaana laah subxaana laah
@fartun9503
@fartun9503 2 ай бұрын
keep Going insha Allah ❤ 💯💯👍👍👍👍
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 2 ай бұрын
Nin xun ba helay waxan joga sweden wan malay 😢😢
@NuurdiinwaliiNuurdiinwal-kv6gn
@NuurdiinwaliiNuurdiinwal-kv6gn 2 ай бұрын
I dhoofi yareeey😂😅😅
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 2 ай бұрын
@@NuurdiinwaliiNuurdiinwal-kv6gn 😂😂😂😂😂😂
@NasraAbdi-f1i
@NasraAbdi-f1i 2 ай бұрын
Manshalh welcome back bro
@user-tq8yo9qp5j
@user-tq8yo9qp5j 2 ай бұрын
Subxanalah iney nafteda badbadsata la rabay waxa laga yaba inu iska si dey laha wlhi wan xanun
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 2 ай бұрын
Adiga masiin lehed😅
@Hidanhuda
@Hidanhuda Ай бұрын
In lagu dilo dhaanto inta lagu kufsan laha ilahow naga haay waayo kwrn hada xunun qabo qofkas😢
@aishaabdullah5751
@aishaabdullah5751 2 ай бұрын
Thank you zaki❤
@user-ns1zv5uy2s
@user-ns1zv5uy2s 2 ай бұрын
Mahadsanid saki
@gardodifardoodi
@gardodifardoodi 2 ай бұрын
Cawa meesha aan ku noolahay baa laga sheekanay abii waan ku salamay
@halganyarechannel8565
@halganyarechannel8565 2 ай бұрын
kiiska dhamaadka waxba ka dhimanwaayo ninkaas waxa loo tarxiilay xabsi wadankiisa ku yaalo halkaas ayuuna ku dhintay oo xabsiga lagu dhex dilay sheekooyinka si fiican u soo aqri bro oo wax dhameystiran soo gudbi mahadsanid
@muhibadalmar1655
@muhibadalmar1655 2 ай бұрын
Asc zakiyoow saa wax soo tabis ayaan aad u😂jecejahay horay u soco maansha allah
@AncaamDaahirmxdn
@AncaamDaahirmxdn 2 ай бұрын
Thanks 👍 ✌️ bro dhanka io india 🇮🇳 nooga soo diyaari 🫡🙏👏
@XamdiCabdi-t3u
@XamdiCabdi-t3u 2 ай бұрын
Thanks 🎉abowe soodhaqso🎉 gulayso
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 Ай бұрын
Kuwas yurub faqriga ka imaada waa dad xun
@sharmaakeubdiqdirismail9231
@sharmaakeubdiqdirismail9231 2 ай бұрын
Thnks sxp zaki ❤
@sayidyasin-f2u
@sayidyasin-f2u 2 ай бұрын
Gabadhaan yar si xun ayuu ugalY baastarka
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 ай бұрын
Dil ayaan ku xukumi lahaay
@AbshirMahad-xl8rv
@AbshirMahad-xl8rv 2 ай бұрын
Sxn waanku tagera pro
@deeqaabdullahi5230
@deeqaabdullahi5230 2 ай бұрын
wa kusalamaya mamma lakin waxa fiicneyd intuu kagooyey iyo su du usilciyey in loo silciyo Lagana daba geeyo waayo hoyo iyo abuu in dhaha tiray walaxukumayna waxba uguma taalo 😢
@ju4965
@ju4965 2 ай бұрын
Subxanalaah 😢
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 2 ай бұрын
Wcs
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 2 ай бұрын
Zakiyoow xabsoga sweden mahaan xabsi ciqaab ah wayba u nasasho tagan qofka wax dila iyo kan wax kufsada waa isku ciqaab xabsi diimna ma leh way iska dhahaan dowladu sanad kasta waa laga doda si loo adkeeyo ciqaabta 25 labadan iyo masafuriis bay Yaqaan ana joga waliba hada bay xoga ronyahiin 😢😢😢 waliba xabsigoodu waa xabsiyada adiunka ugu Fican inkasto Norweg iyo Danmark ay isku mid yihin waa isku sharci san filaayo
@omerhassan3041
@omerhassan3041 2 ай бұрын
Isagoo xaas leh ayuu foolxumadaas ku talaabsaday! Markaasuu damiir xumidiisa rabay in la cafiyo! In la toogto ayeey ahayd.
@FartunHussein-x9b
@FartunHussein-x9b 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@AliMohajim
@AliMohajim 2 ай бұрын
Dil baan ku xukumi lahaa
@omerhassan3041
@omerhassan3041 2 ай бұрын
Litiunka ragoodu waa kuwo adag oo qalafsan oo isla weyni iyo cuqdad miirana maadama ay dal yar oo faqiira ka imaadeen! Laakiin dumar wacan ayey leeyihiin
@naimahussein3911
@naimahussein3911 2 ай бұрын
Zaki waan xasuustaa gabdhan Lisa 2015 tv Sweden iyo journal laga sii deyn jiray mudo bdn la raadin jiray gabadhaas reer Sweden oo dhan ayaa ka argagaxay waxaa kaloo jirda gabar yar oo kale oo iskuulka ka soo noqotay la waayey 2008 meelahaas eheyd gabdhaas 12, 13,14 , meelahaas jirtay bal soo raadi mahadsanid Zaki
@sahroosman2092
@sahroosman2092 2 ай бұрын
Iswedhan anagaa jogno waa cunsiriyiin walaahi dadkaoda waa bun.buninayaan lakin malinkasto dhalinyaradii qaxootiga malinkasto waa la.dilaa kamana hadlaan eyo dheh
@leyloosman7948
@leyloosman7948 2 ай бұрын
Isigan waxa lagu dilay xaba siga 2023 marakey isi dagalan ninkal oo maxabuusa
@CabdiraxmaanNuur-j1r
@CabdiraxmaanNuur-j1r 2 ай бұрын
Waxaan kuxakumilahaa diinta islamka oo ah qisaas dil nafta isnaladhaafiyo
@fartun9503
@fartun9503 2 ай бұрын
Diil
@fartun9503
@fartun9503 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@Xuseentaano
@Xuseentaano 2 ай бұрын
An kusalino rasuulkena suuban
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 2 ай бұрын
WAXAAN KU XUKUMI LAHAA DIL XAYAWAANKA
@KufajiijTeger
@KufajiijTeger 2 ай бұрын
Zaki abdi dhacdadii oo sameeyay el pazalero Ban ku xukumilahaa 😡
@fartun9503
@fartun9503 2 ай бұрын
Sorry
@fartun9503
@fartun9503 2 ай бұрын
❤csw❤csw❤csw❤csw❤
@XuseenNaasir-u2m
@XuseenNaasir-u2m Ай бұрын
Scwscwscw😮
@SIRTAFILIMADA
@SIRTAFILIMADA 2 ай бұрын
aabaheeda waxaa la rabay inuu raaco ilaa inta ay ka gaarayso 18 oo uusan u iibin mooto ax
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 2 ай бұрын
Ayoutuberada qaar ayd copy gareesa markey maqnaadaana waad maq maata markey vedeo soo dhigaana waad soo dhigta
@AbdiRaxman-q8e
@AbdiRaxman-q8e 2 ай бұрын
shaqa la’an badanaa orad so dawo youtube yada shegeyso😂
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 2 ай бұрын
@@AbdiRaxman-q8e adiga Afayeenkiisa maad thy
@sayidyasin-f2u
@sayidyasin-f2u 2 ай бұрын
Waraa iska aamus xoolayahow wilkaani waa wiil karti badan mahan noocaagoo kale comment ka caytamo
#Youtuber GEERIYOODAY & Arrin CAJIIB Ah.
10:18
Hosow Pro
Рет қаралды 53 М.
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 55 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 5 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 244 М.
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 353 М.
Qisada Nin 13 Sano Wadada Tareenka Kudilayey Dadka mareykanka
17:44
BINU ZAKI PRO
Рет қаралды 15 М.
14 WIILAL  SHIDAN QOFKAAD KA HELIN KA SAAR KAN UGU DAMBEEYO REEBO
12:48
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 55 МЛН