SCW GABADHA YAR EE MAMADA AH ALLAAH XAQA HAWA FAJIYO CAWIYA OO HALA XAL MARIYO HOOYADA ISKA SAANAX MAR WALBA WAA HOYADA XAQA ALLAAH HAKU FAHAN SIIYO AMIIIIN
@AminaLuckyOfficial5 ай бұрын
Waalid balwad leh caruurtoda wa dayacmayaan
@sbofficial31405 ай бұрын
May May Cunigiisa waa haysan karaa.Dadka ilmahooda haysta oo dhan sharci ma wada laha.Midaas ha dhihin Ilmaha Sharci baaba lagu qaataa.Hadii Eebe Qadaro