اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما إلي يوم الدين
@Camro-w7sАй бұрын
Sawda qalibay Hapiyar mcn gurigena inta caan kanoqotay saan subaxkasta marka indhaha Kala furo aan qisoyinka soo dhigto u dhagaysto Ilaa laga gaarayo intan jmcada ka aadayo kuwo aan jmcada ku dhagaystana aan dagsado 😂 ba la idhaha na gabadhaan aad every time dhagaysayo qisoyinku kama dhamadaan Miya markasa ciyalku xata ay dhahaan na noodar sawdo qaalib ❤
@rahmahasan-f9hАй бұрын
Mash allha abaayo allha ha ku xafido adiga iyo carurtad iyo xajigag
@SumayoMaxamedMayowАй бұрын
walaashey qaali alaah ku sharfo saad noo sharafto alle cimri dheer iyo ciwaado wanaagsan iyo cafimaadba allah ku siyo abaayo❤❤❤❤❤
@AmindekAli-qk5ppАй бұрын
Magaalda Dhagaxbuur ee dawlada Deegaanka soomalida sida cajiibka ee qisooyinkaaga ay ulasocdaan waad yaabi allah hakusharfo marwo❤❤❤❤
@FardusGireАй бұрын
sawdaay wllo aniyo caruurtayduba waan jecelnahay qisooyinkaaga waxaan kaga ilaaliyaa hurdada markay cashada sugayaan hadaan shido qisada qof makacayo hadaan wax udiro waxay igu dhahayaan waayee sii jooji we love you so much sister❤❤❤❤❤❤❤
@BULSHOMEDIАй бұрын
Ani camala tahay ani xita ilmaha see cashada uga hurdin❤😂😂
@yasmineabdourahamane7794Ай бұрын
From Djibouti I am your fan number one. JazakAllah Khayr keep going
Sawday qisoyinkagagu wxy iga reebeen musalsaladii alx ilaahay aya Mahad leh intay ta cusubi so dhacayso kuwii sanad ka hor io laba sano ka hor ayan dawada qisoyin macmacaan sida juliyeet ee afarta qaybood leh mashaa allah wlhi waa qisoyin cajiiba❤❤❤❤❤❤
@Mssabgaleey990 Haa wlhi ilaahay ha ka jisaai siiyo sawda waa nasabe❤️❤️
@Shankarooneeyy7 күн бұрын
Sideyda oo kale kuwi hore ban daawada 🫶🏻😂
@AmiraIsmanАй бұрын
جزاك الله خيرا يا حبيبتي
@aziihussein6975Ай бұрын
Allaha ku xafido hhbti wllhi heesihii aan shaqada ku qabsan jirey baa iskaga joojiyey adi dartaa noo Soo Badi xbbti ❤️❤️
@xamdaIbraahim-x6eАй бұрын
Masha Allah waxan ahay ree hargeysa waxan imada muqdisho walashay sawda waan rajeynayaa inan kulano ishaa allah
@SeynabMaxamad-i6lАй бұрын
Nerobia ee jogta umaleyna😊
@NimcoMaxamuud-i4zАй бұрын
May muqdisho ayey gogta@@SeynabMaxamad-i6l
@shukriali3911Ай бұрын
Sawda waan kusalamay waan kula socda waan ku taagera Dar Alle ayaan ku jeclahay Qisada sogelisana ima dhaafto liktana hadaan Awoodo 100baan kudhufanlaha laimase ogola Maamo sobadi qisoyinka Allaha ku Barakeeye Wa Maamadi ku jecleyd Duceysaney
@MaxamedCismaan121stАй бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@LeyloGurhanАй бұрын
Dharban dhaqayey markaa arkey qisada aad ban u farxey ❤ thanks sowdo
Ala sowda quruxey ku jecliyaa ilahey haku jeclado abayo ❤
@drsmaryam14Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@KhatamaKheyrudiinАй бұрын
صلوعلی چبیب مچمد صلی ۱للہ علیہ وسلم❤❤❤❤❤
@NasraGaabo-o7cАй бұрын
Sowda qurux Mashallah Codkag ku barkeyo. Wuxu inaqaday walwad subax walaba waan ku lugay qisinkag sida u dhagsalayo meesha ku taga subax walbo no soo dhig qiskinka ❤
Bal waye hadaa aqrido 😂car bal iso jawab waaye sawdy codsi aan wata ani waxd noso yar badisa qisyinka sabirka am saliga nabiga ka hadlya qali ❤alle ha ku jeclade
@SawdaBillanАй бұрын
haye inshaaa allah
@SaaraXandule2201Ай бұрын
@SawdaBillan hye hppti shukran sow ma wacnidna sidad kle 😊