Alla sowdaay maanta waad naga farxisay sababtoo ah 2 kiis baad 1 video nooga dhigtay allah haku barakeeyo❤
@Amran_hajji7 сағат бұрын
Wxn la Cajabaa sidaad qisoyinka dusha uga sol xifdido iyagoo intaas oo mgc iyo mgalyin cusub ku jiran hadana buug iuo qalin kuguma arko mashalah❤ qisoyinka jacylka nasoo badi Kuwa Meel fcn ku dhamanaya blzz
@daouddjama93328 сағат бұрын
يا سودة: في أخر كل حلقة انت تدعو لنا من الله ان ندخل الجنة بفضل الله تعالى . نسأل الله أن يقبل لنا دعائك. واقول لك.جزاك الله خيرا جزيلا. أمين يارب.
@AliAli-kp1ry5 сағат бұрын
Waaw masha Alllaah sis❤❤❤🎉
@YaasminYaasmin-rq2cw11 сағат бұрын
Qisada gabadhaasi waxa laga qaadanyaa inay thy quluubtu wax gacanteena kujirin inay yihiiin Si awgeed haduu Alle kujeclaado quluubta dadka kugalinaya jaceyl Waayo gad gadoonka quluubtu Alle gacan tiisaAyey ❤ ku jiraan
Alla heer waxan gaadhay an is idhaa adunka ka tag o sun cabay markasaa dhakhatirti cadanka aha dhaheen maskax ahaan ayay uwalatay e wa inan wali ka barno ugu danbayn way I Ogaden inan ficanahay o dhipreshan ihaayo Alx cala kullixaal❤
@Jamila_janno8 сағат бұрын
@SamiiraAhmed-q8o Alhmdulilah wlhi wa xanun dawadisu thay qofka Naftadu jamatay un🥺
Sowdoy qisoyinkii hore dha geesana yay sowdoy malin dha weed aniga dhar daba korkiisa kuwara nayaa ayaan arkay gabar kor joogto oo qisadaa da udaarantahy waxaan dhahay ani bis in ku waala nahy moodee ileen inta daba qa is la daganahy adeyba ba ku dha gestaaan ilaa iyo dhow gab dhow allow nookaadaa ❤
@asmayuusuf851310 сағат бұрын
اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤