Kiiska Dilka Gabadhaan oo Noqday Dhacdadii ugu Naxdinta Badneyd Dalka Hindia

  Рет қаралды 52,943

BINU ZAKI PRO

BINU ZAKI PRO

Күн бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @binuzakipro
video walba oo aan halkaan soo galiyo waa mid aad wax ka faa iideyso muqaalkanina waxuu ka midyahay muuqaalada aad wax ka faa iidi doonta chanaalkani waa saaxiibka qof waliba oo doonya inuu ogaado macluumaad iyo qisooyinka ka dhacay dunida aynu maanta noolnahay ka mid naqo asxaabteyda chanaalka kusoo biir videogna noo share garee mahadsanidiin soomali maxamed
muuqaaladii ku dhaafay halkaan ka daawo:
• maxeey ku kala duwanyi...
• Wiilkaan macalimadiisa...
• waxuu dilay oo jarjara...
• dadkuu dilo dhiigooda ...
• ninkeeda ayeey u keeni...
• waan soo laabtay ? max...
• Sidee ayuu u dilay 100...
• xiligii arroskooda waa...
linkiga chanaalka: / @binuzakipro
igala soo xariir facebook profile: / zakiabdi.yasiin

Пікірлер: 94
@Moha57959
@Moha57959 4 ай бұрын
Alhamdulilah for Islam
@nasteho-nani
@nasteho-nani 4 ай бұрын
Subxanallah Waxan film mahne wa run run dadka qaar yahu
@MohammedHassan-jt5mb
@MohammedHassan-jt5mb 4 ай бұрын
Nin mudan in kor loo qaado oo lagu xirnaado❤❤ salaan sare my brother binu zaki pro
@nimcokyf
@nimcokyf 4 ай бұрын
aniga waxaan aad uga helaa codkaga wayo waa codka lugu talo galay dadka barnamujyadan sodayaa gib going bro 👍🏽👏🏽👏🏽👏🏽👍🏽
@mandeeqabuukar6381
@mandeeqabuukar6381 4 ай бұрын
haka walin codkan jogjogsiga leh cadi uma hadli kartid miyaa😂😂😂😂
@sayidyasin-f2u
@sayidyasin-f2u 4 ай бұрын
Sxb waan ku weynay runtii waana kuu xiisanay ❤❤❤🎉🎉
@maryamhassan4846
@maryamhassan4846 4 ай бұрын
Subxaana allaah dilbaan ku xukumilahaa musiibada hooyo maahee waa bahal ilmaheedi cuntay .
@cambaro124
@cambaro124 4 ай бұрын
Zaki😊
@abdihakiimomar5064
@abdihakiimomar5064 4 ай бұрын
Wcs taliyow isbucan dhan Kuma arkine saa ugu lab labanaya chanel Kaga Aya Dale sow xld ok so Maha wixi shar ah Allah Naga Haye we miss you wlhi 😊
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 4 ай бұрын
Qiso cajiib ah.👍💯
@zuperantee
@zuperantee 4 ай бұрын
Wanu ku taageerana bro❤
@luulwarsame87
@luulwarsame87 4 ай бұрын
Hooyo mahan mujrimada xun in ladilo ayan kutalin laha Hindida wadad ad uxun mahadsanid walal waqiso cajiba aduun kan waxan la arkayn maleh
@user-xk5yy7rj1v
@user-xk5yy7rj1v 4 ай бұрын
Salaamulaah saki
@SaafiIbrahim
@SaafiIbrahim 2 ай бұрын
Good storyteller. Masha Allah ❤
@ShucaybAhmed-i5b
@ShucaybAhmed-i5b 4 ай бұрын
Welcome back bro ❤🎉
@salatamin5290
@salatamin5290 4 ай бұрын
Ok❤❤❤❤
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim 4 ай бұрын
Waa qofkii ugu horeeyay❤❤❤
@maxamedfaarax9639
@maxamedfaarax9639 4 ай бұрын
Dulqaadkaa nagu yar khulaasah samee warka soo koob
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 4 ай бұрын
Wcs
@samirasahra1747
@samirasahra1747 4 ай бұрын
XaSbunaLah.Wanicma.WakiiLan
@NicimaMaxamed-gb1dq
@NicimaMaxamed-gb1dq 4 ай бұрын
Dil ban kuxukumi lahaa eyda Bila naxarista ah
@IndhacadeBosaaso
@IndhacadeBosaaso 4 ай бұрын
Waxan karaba kiiski byonce vs Jay z xaladoda iyo paf ddy iga sowaran
@luuleyali5171
@luuleyali5171 4 ай бұрын
Dil ban ku xukumi lahaa wasaqada
@aliabdi4954
@aliabdi4954 4 ай бұрын
qasada waan ka helay
@nasraismail1661
@nasraismail1661 3 ай бұрын
WAA HOOYO BAHAL AH WAXAAN KU XUKUMI LAHAA DIL
@fatimaduale7068
@fatimaduale7068 4 ай бұрын
Asc asaxaabta sharafta leh dhamaantiin waxaan ku xukumi lahaa diltoogasho ah waliba waan gubi lahaa sidii ay u gubtay oo kale taasi hooyo laguma timaami karo ee waa bahal wuxuush ah aduunka korkiisa alaah haku ciqaabo aamiin
@samiiraadanabdulle4689
@samiiraadanabdulle4689 4 ай бұрын
Huno mhdsanid maalmhn ma xanuusatay
@awbokor
@awbokor 4 ай бұрын
Dil togasho❤😢
@nasrahassan1540
@nasrahassan1540 4 ай бұрын
Hore y soco
@FaxiMaxamed
@FaxiMaxamed 4 ай бұрын
Subxaanallaah
@ashaoali8020
@ashaoali8020 4 ай бұрын
Hoyo maahan ee waa habaar qabto Hadii xukun leydhihi lahaayna waxaan ku xukumilahaay dil togasho ah ee aaway abihii dhalay caruurtaan.
@muxubohirsi3474
@muxubohirsi3474 4 ай бұрын
Masha Allah hore usoco
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 4 ай бұрын
Jimca mubarik 🥰🥰🥰🥰🥰
@salmaanlaki5123
@salmaanlaki5123 4 ай бұрын
Legend Binu zaki Bru ❤good ❤❤thanks bru
@MankeyCade-ij7rc
@MankeyCade-ij7rc 4 ай бұрын
Mar waa gabadheda marna waa walashed see wax u wada niyow
@afifaliqasim
@afifaliqasim 4 ай бұрын
Pro guleyso video aad so dhigtey ima dhafo ❤❤🎉
@luqmaan753
@luqmaan753 4 ай бұрын
Welcome back legnd
@meryenseid3398
@meryenseid3398 4 ай бұрын
welcome back 🙏
@SahraOsman1122-cq2me
@SahraOsman1122-cq2me 4 ай бұрын
Dilbaan ku xukumi lahaa
@NawalFaisal-rg5hp
@NawalFaisal-rg5hp 4 ай бұрын
Ayy wanku xisynay taliye welcome back ❤🎉
@mohaasifamily7935
@mohaasifamily7935 3 ай бұрын
Midaan hooyo umaqalanto xata magaca hooyo in loguwaco waqalad wa arxanlaay shaydamad ah
@shacnimoh
@shacnimoh 4 ай бұрын
Tani hooyo mahaa waxaan ku xukumi lahaa Dil tuugasho ahaa
@gubtatv899
@gubtatv899 4 ай бұрын
Sxb hormar kuu rajaynaaaa
@SakariyeAbdiwali-c7u
@SakariyeAbdiwali-c7u 4 ай бұрын
NIN KAN SIDU XUGAHA INOGU SO TABIYO AAD BAY U WACANTAHAY LKN WAXAYNU IGADH SIIN LANANA HAY 10O0KY BAN LA BANAHAY WEEEK AYNU GADHSIINO DADKA BILA FA IIDA AH BA WAYNU GADH SIINAYE
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 4 ай бұрын
Wlhy waa runta wll dadka waxacwacan soo jeediya maxa kor loogu qadi waya
@safiyaaadan4140
@safiyaaadan4140 4 ай бұрын
Codkaga Wa Gabanyahay Kor Uqaad please
@Deeqaluul721
@Deeqaluul721 4 ай бұрын
Gaalo wax kasta Lacag baa kala weyn
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 4 ай бұрын
Film waxani dheere qisadu
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 4 ай бұрын
Diil Ayaan kuxukumi lahaay
@BouhIsmail-i8p
@BouhIsmail-i8p 3 ай бұрын
Wan kehelaye sida ubadhigaysin
@samiiraadanabdulle4689
@samiiraadanabdulle4689 4 ай бұрын
Dil in lagu xakumo fiican arxan layda
@Jiyaa17.7
@Jiyaa17.7 4 ай бұрын
💔💔💔😳😳
@sharmaakeubdiqdirismail9231
@sharmaakeubdiqdirismail9231 4 ай бұрын
Zaki zaki nio video yada hala habsamin bro si wayn ayaan u DD dawadaye
@deeqomohamuud73
@deeqomohamuud73 4 ай бұрын
😭😭😭😭
@NadimaMiel
@NadimaMiel 4 ай бұрын
Tani hooyo inla dhoho maaha
@ayanmuuse4620
@ayanmuuse4620 4 ай бұрын
Wllo waad ku mahadsan tahay qisadan soo gudbinteeda lkn aan inyar ku saxo film lagama samayn waa Documentary isla iyada iyo qof walba uu khuseeyo Documentary gan ayaaba ku jira oo qof walba qisadiisa ka sheekaynaya marka laga reebo labadi nin ee hore u soo qabay iyo waliba Peter Mukerjea lkn isaga codkiisa ayaa ku jira waana sheeko waali ah ilaa hada Indrani Mukerjea mabay qiran mideeda kale gabadha ay dhashay oo ay dishay waxay tiri anoo 14 jir ah ayuu abahay i kufsaday waliba dhawr jeer saasana uurka ku qaaday Waa sheeko aad u xun waana Documentary taxane ah oo 4 qaybood ah Netflix ayuu ku jirana mahadsanid
@nasrahussain4398
@nasrahussain4398 4 ай бұрын
Brother waax Badan Baad Nagaa Maqneyd Balse Hooyadan Hooyo lamaa Odhan karo Anigu waaxan odhan laHa Diil Togasho ah waan ku salamaya Hawada Toronto city
@FeysalFeysal-zd3qs
@FeysalFeysal-zd3qs 4 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮
@Derahinn
@Derahinn 4 ай бұрын
Jabaqo
@hamdahcumar6922
@hamdahcumar6922 3 ай бұрын
dil toogasha tani hooyo ma istaahisho
@QaniYusuf
@QaniYusuf 4 ай бұрын
Wa evil . Dil ha lagu xukumo
@mariamahet864
@mariamahet864 4 ай бұрын
Wan dawaday filmkeda shina bora
@Hodaneey
@Hodaneey 4 ай бұрын
😢😢💔💔 hooyo maha tani waa Monster 😭😱
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 4 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdalamursal3203
@abdalamursal3203 4 ай бұрын
Salaam sare szp zaki
@fariidofikar1467
@fariidofikar1467 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Maahir274
@Maahir274 4 ай бұрын
💪💪💪👍
@abdirahmanahmed8154
@abdirahmanahmed8154 4 ай бұрын
Sxb sosar qisada Chris watts family tnx
@homesports8346
@homesports8346 4 ай бұрын
Madaxda somalia iyo shirakadaha somalia madaxdoda waxay sameyaan umada usoo bandhig waxasi ayaa anfac uleh somalia hindia waxa kadhacayo mana quseeyo walal mida wadan ka searching kuso samey kadib inoo so tawi
@zaki.zk-
@zaki.zk- 4 ай бұрын
Bro hadaadan ka helin muqaalka ka soco macducyadaas KZbinr kle kaso hadlaan raadso😂😂👍
@homesports8346
@homesports8346 4 ай бұрын
Brother wax dad kaga anfacayo usoo tawi Hindi manihi anaga
@fatimafarah2535
@fatimafarah2535 4 ай бұрын
A Abdullah Nathan ma aha hooyo marka wa in dil lagu xukumo.
@SabarinCumer
@SabarinCumer 4 ай бұрын
😊😊😊
@asiliborle6342
@asiliborle6342 4 ай бұрын
Oga
@Neima1000
@Neima1000 4 ай бұрын
Subxanallah hoyo lamadha oh wa qof xun weyin madama ubad kedi ay dileyso wa criminel xasbuyallah 😢
@zuperantee
@zuperantee 4 ай бұрын
Wata labade wanu ku darsanay zxp inta nagamaqneed
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 4 ай бұрын
Dil toogasho😂 faaido maleh dofaarta
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 4 ай бұрын
Hooyo maaha tani waa habar jini waa Inla toogto
@haythassan-m8m
@haythassan-m8m 4 ай бұрын
Tan Hooyo maha aniga waxn odhan,laa Hala saamaxo si qomamo io ciil ugu nolato ilaa waliged😢
@Aybmhm
@Aybmhm 3 ай бұрын
Ma waxaad u qabtaa inay tahay qof damiir le😂 Inleen damiirka ayaa qofka ciilka galiyee😂
@Hustler-j9m
@Hustler-j9m 4 ай бұрын
Yo bin Zaki we’re are from man ??
@bashiirlucky346
@bashiirlucky346 4 ай бұрын
sxb sharaxdaada iyo codkaada waa ok lkn isku dey inaad maalinale ka dhigto barnaamijkada taasna adiga sare uqaadeysa channelkada
@AbdirahmanAbdikadir-nd9vp
@AbdirahmanAbdikadir-nd9vp 4 ай бұрын
Waxan nasiib u yeeshay in aan noqdo qofkii 200 aad ee like ta saaro reply wll zaki pro 🥰
@mariamahet864
@mariamahet864 4 ай бұрын
Shena bora abaheda ka dhalay Wuu kufsaday sasay uurka ku qaday ninkas magacisay siisayb
@SabarinCumer
@SabarinCumer 4 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😊
@user-fk1vm5ig3c
@user-fk1vm5ig3c 4 ай бұрын
Nin lawaayey dadkiisiina uxiiseen uma xumid zakiyow
@asiliborle6342
@asiliborle6342 4 ай бұрын
Balayo kugu dhacdey
@NajaxBashiir-cm4zt
@NajaxBashiir-cm4zt 4 ай бұрын
Subxnllah 😢
@ZACIID_AZAT
@ZACIID_AZAT 4 ай бұрын
Zxp inte kala so xarira
@SIRTAFILIMADA
@SIRTAFILIMADA 4 ай бұрын
sheekadaan filimkeeda ayaan kadaawaday mahadsnid lakin zaki baryahanan xagee naga aaday
@HodanSiciid-ud4dx
@HodanSiciid-ud4dx 4 ай бұрын
Filmka magaceed
@Aybmhm
@Aybmhm 3 ай бұрын
​@@HodanSiciid-ud4dxmarkii laguu zheego ii sheeg
@Sulfekarim2020
@Sulfekarim2020 4 ай бұрын
36minte
@xaawomahamedsaalim9122
@xaawomahamedsaalim9122 4 ай бұрын
Subxaanallaah
FILO PART 83
34:29
Abukar Mahdi
Рет қаралды 586 М.
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 7 МЛН
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 55 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 244 М.
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 35 МЛН
AX! Habar Yartay Bursada Bananka iso dhigtay Ano 10 Maalin Nairobi Jogo
54:24
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
HANI KA SOO DHEXSAAR HAAJIGAAGA DAYAX ?  ( FIND YOUR HUSBAND )
8:24
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 210 М.
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 7 МЛН