Waaahi abgaal kama dhalan saafi oo kale waa halyey tol heesan balse waxaan kufaraxsanahay HG in ee heesato
@xasiibaomar18715 ай бұрын
Wiilka madhibaan allaw karamee kuwa kale allaw cadaab
@miskinah20365 ай бұрын
Abaayo Saafi maalintii Iigu horeysay waxaan ka fiirsadey hanoolaato ilaa Hadana Waa kula xanuunsadaa ❤️hore u soco Dahir alasow madaxiisa Allaha raajiyo👑
@maftuuxmahdi5 ай бұрын
Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫
@abdidiirye23325 ай бұрын
Ninka Layiraahdo Cabdinaazir Walaaloow Aduunyo iyo Aakhiro kala badana Maamo Saafi marqaati baay xaq kuugu leedahay ee marqaati u fur. IN AAD MARQAATI U FURTO IN AAD UGA QABDO NIN ADIGA KULA MID AH WAA KUU’AYAAN DARO ALLE AKTIISANA WAXBA KUUMA YAALAAN.
@cashodervish5 ай бұрын
Naftiisa ha galaafan diinta ayaa qabta inaysan banaanayn adoo nafkale badbaadinaya inaaf taada bad galiso Waad ogtahay way inagu dhex dulmanyihiin beelaha la takooray
@luisfangal14375 ай бұрын
Waa runtaa hadii uu ka baqayo in dhib la gaarsiiyo marqaatiga darteed ha iska dhaafo dhib maleh lkn waxaa xaqiiqa ah inaysan ilaahay iloobin dulmiga iyo dhiiga laga galo adoomihiisa hadheeraato ama adhawaado ilaahay waa cadaalad
@AbdirazakAbdilla5 ай бұрын
Ma'am safi guul iyo gobanimo walaasheen garab siiya ilaahay baa kashifay maxaa yeelay xaq Bay ku taaganayd iminkana dalimiinta maxkamada hala saaro😊😊😊😊😊😊😊😊
@saynebali97414 ай бұрын
Waan kula jiirna Mamo❤ ins sha allah guul justice will be served ❤
@AbdirazakAbdilla5 ай бұрын
Ma'am saafi sheekh waa muuminad danbigeed rabi hagu bedclothes is alah waa qof imaan leh garabkeeda aleh ha galo
@maryanali98335 ай бұрын
We need justices for Mum Safi ❤❤❤❤
@farhmahamuud80055 ай бұрын
Muqdisho iskaga tag wll, meeshaas aamin ma ahan xataa ha ka furan, ALLE HA KU XIFDIYO SAAFI
Safi gabar yar oo lagu xad gudbey weye lakiin ogada gabdha muslimaadka ahow xuduuda Rabi inoo sameyey hadaan ka gudubno oo sida raga u socono waa las imtixaanin taa iyo kowa kale oo badan waa dhaceen lakiin waa I a qarin waayo cidna wax u qabanmeyso gabdhow Allah u noqda si aad u badbadaan akhiro iyo adunba
@UbaxCalixaraf5 ай бұрын
Allaah haguuleeyo safi
@meymunahmedsheekh95105 ай бұрын
Asc ilaahay hakule garab galo
@raxamoabdi63725 ай бұрын
Saafi guul 🎉🎉inshallah
@abdidiirye23325 ай бұрын
Maamo Saafi waa Maamo cod karad ah Maasha Allah
@osmanabdifarah46715 ай бұрын
Maamo saafi cadaalad alle haku siiyo
@zeinabomar-mc5jf5 ай бұрын
😭😭😭😭😭walahi xataa hadii la toogto saafi kuma samri karto 3nin silic ku dhammeysta nolosha
@ismailfarah34635 ай бұрын
VIVA mum SAFI!!!#JUSTICE For ALL 🚺🚺🚺women!!!#
@safiyaali97615 ай бұрын
Saafi illahay xaqaaqa ha kuu soo dadajiyo
@ashahussein31645 ай бұрын
Salama caleykum dhammaantiin saafi Allah ayaa la jiro min awwal iyo aakhir ayan la socday Daahir Calasow daraja caaliya Ilaahey dushaada dhig amiin amiin amiin
@MamaQali-dt2fd5 ай бұрын
Mama saafi illaahay hakuu hiiliyo
@ayannaali71445 ай бұрын
Maama Saafi need Justice and we support you
@Guesswhich5 ай бұрын
wan kuu jiir nexeynaa Saafi mcnto
@Kamaal-hy7ql5 ай бұрын
Plz Mohammed Da uud aamuus Hadalka waa ka Yaqyaqaa
@nn-xz5ik5 ай бұрын
Guuleyso maamii wlhi habenki an waraysigeda hanolaato ku arkay waan ooyay umul ayan ahaa waxan daremay walwal iyo cabsi iyo in an kuso qarwo heer an ka cawdu bilesto arintan maxa u dawatay an u shalaayay wlhi
Daahir Calasow waad mahadsan tahay Su'Aal hadii Aa kuwaydiiyo Ma jir Cid Aad dulmisay Oo Aad Cafis kadalbanayso Adiga se ma jeceshahay inaa soomali Cafiso Ileen qof waxyaabaha kaso hadli jirey Ayaa tahay alle dartii inaa isaga Cafiso dadkaga soomaliyed ma jeceshahay Commti iyo hadal ba adna ma jeceshahay inaa Cafis kadalbato? Waan kasugayaa jwbta #Daahircalasow#
@abdulrazakhusseinhussein15695 ай бұрын
Dahar waxan raba in aan caawiyo mamada isoo dir what sapkaga
@manaomar2125 ай бұрын
Saafi holandes ayeey aheed lakin ma ogi inay ingiriis ku badalatey basaboorka
@sharifaahmed11865 ай бұрын
Asc daahir calasoow waxaad tahay qof ku dayasho mudan. ilahay kheer badan ha ku siiyo .sidaad gabadhan aad u saaciday insha Allah ilahay agtisa ka helaysaa wanaaga aad sameysay. Dhamaan dumarka soomaaliyeed inta wax garadka ah walaalayaal saafi aan garab istaagno. Si arintaan oo kale u soo noqnoqon .wlahi waa xanuun badan tahay saafi wixii ku dhacey .
@fartacabdi73945 ай бұрын
Ma farmaajahi madax weynaha ahaa a dad gufsan jiray mase wa farmajakala
@Rimj-ur4be5 ай бұрын
In bulshada igaato faaiido weyn bee utahay hadii dambiilayaal saa loocadeeyo balshada saafiga waakabadbaadkilahaayeen
@ikramabdirizak60875 ай бұрын
Somaliya waa dhulka kufsiland
@mamacalimamacali88755 ай бұрын
Daahir calasow waan kuu duceynay waxaad tahay ninkii u aaray gabdhaan miskiintaan wixii loo geestay. Daahir waxaan ilahey kuu way diinayaa Jano amaalkaaga daahir Waa sidaas
@zeinabomar-mc5jf5 ай бұрын
Guilty iyo ayey ku dhamaan kii dileyna halagu darro eyga wllo Uma ahee
@nabadoonabshirosman40595 ай бұрын
Labaajo Kaah waa Hotel Kaah Iyo Labaajo Kaah Isgoyska Fagax ayey ku Taalaa
Tasa xaq ah diyo xaqeyda ma tirayo xanunkedana mababi inkaro
@ceebla92315 ай бұрын
Micheal jiis asagoo waalan baan maqley, waagii maxamed siyaadna uu joogay waa tii uu nin diley ka dibna la dhoofiyey,
@Fotballmo5 ай бұрын
3Top horror man iyo lasocdiihi xaqiiba dilaacay allahu akbar
@queenafrica82195 ай бұрын
Every Somali Women who did get Rape 😢must take to the court 🙄 Rape cases is not a joke 🙄 must of Somali Women did hide their problems of Rape 😊get justice for Somali Women 😅
@ikranmohamed81105 ай бұрын
Dumarka somaliyedow hooy gabadha ha qabyaledayna oo iminka gabadha ha ka racina ragan iyada oo qabiil dartii udifacaysan mida kale waa in dumarka kale ku dhicin
Mr dahir le mec abdi nasir il etais complice pour ce affair de viole car il etait present lors de l action au depuit jusqu au fin c es injuste le fait de dire abdi nasir il a rien commis
@ceebla92315 ай бұрын
Farmaajo iyo kooxdiisana gabadhaas ina careys ciise ah iyo kuwa kalana waa buuxaaan, runeey yaa ku sheega
@IbraahimBashiir-w9l5 ай бұрын
Habartaa u sheeg talaalka jooji farmaajo dagaal gaar ah ayaa kaala dhexeeya adeerkaa caydiid dad badan ayuu kufsaday maa sheegtid macksmada inaa ku aarsato baad rabtaa aaway cadaalada aad raadinayso adigaa naadinaya danbi aan lagaa galin maa yimaado dhibanaha markaa ayaad eedaysane magaciisa ku dhawaaqi kartaa inta ka horayso adigu magac ma sheegi kartid hadii aadan ujeedo gaar ah lahayn🥺🥺🥺🥺
@NimcaYuusuf-su4hn5 ай бұрын
Ceydiid afakaga qurnka badan ka dhaaf mida kale mesha maxaa farmaajo keeny gabdhan ayada dacwoneso ayadana nimankaas sheydamaha ah dhibaateyay
@ibrahinxasan1075 ай бұрын
C,naasir maraga inuu furro wuu ku qasban yahay waayo dhacdadan goob joog ayuu ka ahaa markhaatiga ilaahay ayaa leh hakuu joogo halagu dacweeyo isaguna haduu maxkamada iman waayo kii arkow was nacalaa sharaftooda ku yàale Ragii maxa ku dhacsy wardee dadka la jooga halkay joogaanow qabta nimanka oo budheeya
@Suldaan-Maakhiri5 ай бұрын
5 nin bay ahaayeen sida saafi sheegtay lkn hadda waxa muuqata in qabyaalad uu candho bilaabay oo rabo in kiiska Laga wareejiyo goof jooge , sababtu waa in uu durba xukumay ninkan warsangeli oo eed Ka weyn kufsi ku sheegayo, kuye ninka sida xun kuu galay Halka uu ninkii hawshaba waday oo gabadhan ragga u ballamiyey uu isku dayeyo Inuu dhaqo, Sido kale ninkii Habar Gidiir waa ka reebay meesha oo 5 ku ahaa nimanka . Shame .