Alla maxa dulmi la galay wale xisaab ayaa jiro malinta qiyamaha cadalada rabbi ayaa lagu xisabtama goorma wadanka toosa dulmi ayaa jira
@kaltumahmed31562 ай бұрын
DAAHIR CALASOOW-MASHAALLAH ARINKAN HANA LOO UPDATE GAREEYO WALLAAHI WAXAAN RAWAA XASAN SHIIKH WUXUU KA DHIHI LAHAA AAN RAWAA
@ApdiqadirAli2 ай бұрын
barkamle dlshe dumashiyalkey was dadxun seu hanti uleyihin seu igu bahanyihin Isma laha
@aragtidaxortaah.5582 ай бұрын
ASC. MAR. HADII. CADAALAD. LA. WAAYO DULMIGU. SIDAAN AYUU. U. MIDHO. DHALAA. ALLA. MAXAA. DAD. XISAAB. SUGAYSAA
@shukriomar3092 ай бұрын
Mamma waan ka xumahay
@FalastiinUpduqadir2 ай бұрын
dhibkaga alle u sheego hooyo mcn
@IfraahMoha2 ай бұрын
Ilahay uwada masakinta ah haugargaro😢
@kafiakhaire8212 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@kafiakhaire8212 ай бұрын
WA CIIL IN DAD ISLA DHASHEY O WELIBA FAMILKEYGA KA MIDA ABOTADEEY DADKEDI SAN ISKU GALAAN WA IN LASO QABTO XADOOLE IYO DHALINYARADA U HUBKA U DHIIBEY
@maryami22992 ай бұрын
Niman kaas ninkii watay dit Ada halaga qaado kana ha daa wee yaan qabiilka I dilay
@halimaibrahim30592 ай бұрын
Daahir naago nimankooda taagan yihiin aa saaciddiin dadka maatida ah.
@Mohammed-Aweys102 ай бұрын
Ilaaah caaafimaaad taaam ah ha siiyo wiilkaaas masaakiinka ah sorry sorry Wlhi teeda kale diifle abgaal Nin wax ka dhax raadin karo maaha maba aheen in uu dhaho 🆎 gaal raadinaaa wax u qabanayo abdullhi diifle abgaal miyuu kala garanayaaa asagaaba daruufeesan waxey moodaan in asaga baaahi heeso 😢
@kafiakhaire8212 ай бұрын
SOMALI WEYN AYA KA AWOOD BADAN XADOOLE IYO KOOXDA AL SHABAABKA MORYAANTA U WATO O GUBAYA SHACABKA LEYNAYA
@anonymouslyhidden952 ай бұрын
Arxan darana eygan candho wa hooyo somaliyed kibir bu ugu hadlaya
@deqawarsame-ml7fm2 ай бұрын
Maxa araxan dara ah abgaal iyaga isdilmiya ma xalistan dhawacoda
@sacdiyaali36412 ай бұрын
Kibir ulama hadlaye dulmiga la qarqarinayo diidaya run iyo ilkaba wa ka cadeya
@kafiakhaire8212 ай бұрын
XILDHIBAAN AN WOOD HELIN O AL SHABAABA O WATA ARGAGIXISO O SHACABKA LEYNAYO DHACAYO WAYE XAADOOLE
@kafiakhaire8212 ай бұрын
XAYAWAANO ILAHEY KA FURTEY O MORYAANA QAWARIJIIN HADEY HUB HELEEN MAXAAD KA SUGE
@kafiakhaire8212 ай бұрын
WIILKA EY DILEEN IYO KAN DHAWACA WA INEY SIIYAAN DIYO XADOOLE WA SHEYDAAN ILAHEY KA FURTEY O QAINA O ISKU LEYNAYO DHALINYARADA MASAKIINTA O SHAQO LA ANTA
@kafiakhaire8212 ай бұрын
AWEY SHUUTE
@IskutashiGuud2 ай бұрын
subxana allh waa calool xumo
@kafiakhaire8212 ай бұрын
WA IN YURUB LA KENO
@kafiakhaire8212 ай бұрын
XADOOLE WA GACAN KU DHIIGLE LAYA SHACABKA GUBA KA BEC MUSHTARA MANDORIYAHA KIRIMINAL WA IN LASO QABTO O TIIRKA LA GEYO
@kaltumahmed31562 ай бұрын
Soomaliyeey-SubhanaAllah waxaa cajiib ah, dawlada Xasan Shiikh kama warqawo miyaa? Waxaa cajiib ah dadkii wada dhashay ayaa khoorta leysku geliyey islaayey Allahu Akbar CIILKA eheeyo Alla og anigo maanta abgaal wuxuu iga soo galaa 4 fac hoos Walaahi inan , waxaa cajiib ah ARINKAN MEEL KASTEEY KA SOCOATAA DEGAAN KASTO AYAA QILQILKAN KU JIRO SOOMALIEEY ARIKAN DAWLADA SOOMALIYA AANU ERGO U DIRANO BILAAH CALEEKUM ARINKAN LEYSKU KEENA SOO JEEDIYAY