No video

Kiiskii Mama Saafi - Abdullahi Goof Xaaskiisa Oo Soo Hadashay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

  Рет қаралды 51,912

Maxkamada Dahir Calasow

Maxkamada Dahir Calasow

Күн бұрын

Kiiskii Mama Saafi - Abdullahi Goof Xaaskiisa Oo Soo Hadashay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Пікірлер: 235
@NimcoFarah-ww8mw
@NimcoFarah-ww8mw Ай бұрын
Gabadha Ogaden ee carurta ninka udhashey waa gob noloow wll carurtane Alle haku xafido cuqubada isaga kusocotana Alle carurta haka qabto walashey🙏🥰
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 Ай бұрын
Naagta ay u qoran thy princessanadija ee tiri qaraabo ayaan nhy ama la yiri haweentii goof qabey waaye ka hadashey waxaan ka oran lahaa naagaha sidaadoo kale ah dartood baa haweenka loo kufsadaa ,maxaa dul saarey qof kufsade ah dambigiis ,waan soomanahey naagtaasey adigoo ayeeyo ah lagu kufsey kadibna adigoo ooyaaya ALOOW umada kuugu facshir ,haweenoow kufsadayaasha adinkaa dhaley unana dhaxey ee RABI ka yaaba ee qurunkaas ma xafidi kartane ka leexda qabriga ALLE idiinku ololi naagtii qarisa kufsade ama saacida ama shirqoosha ayagana kufsi wadareed ALAHA ku salido aamiin yaa RABI ,si ay u dareemaan xanuunka.😢😢😢
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql Ай бұрын
Abaayo saafi dheh Abaayo ilmaha iigu ducee ileen dulmiga todobo fac buu socdaa ka duceyso cuquba kastoo dad kaleena alle anaga iyo duriyadeenaba hanaga wada badbaadsho Aamiin Yaarabi
@AsiyaAxmed-y1q
@AsiyaAxmed-y1q Ай бұрын
Grifghddf
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 Ай бұрын
Saxiix 😢
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Ай бұрын
Sax waa run ilaahay haka duwo awlaada ilaahay ha inoowada xiftiyo hooyo kasta dambi ninku soogalay dumarku waxba Kama iga saafona ilaahay ayaa garabkeeda ah oo wakaa fashilay cadowgii ifka ku ciilay hada isagaa shalay ku jira oon meelna soo galikarin
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Ай бұрын
Waa runtaa dulmi waqti badan ayuu soconayaa Ilaahey ayaa ka magan galnay.
@heerqaran580
@heerqaran580 Ай бұрын
Waa runtaa
@Cabdiqani144-gp8qx
@Cabdiqani144-gp8qx Ай бұрын
asxabeey daahir calasow ha liiku xariiriyo waxan ahay hooyo dhiban ibax nemahi
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Ай бұрын
Nasgtaa gabdhaa miskiinta sidaa ula hadlaysa Allow ka soo bixi xaqeeda subxaanahu watacaallaa 😢Allaahu ma Amiin 😢Subxaanallaah
@shamsohussein4180
@shamsohussein4180 Ай бұрын
Shin adiga Isla hel habarka yaa rabi oo blo kudagte. Allahu Yaa amiin
@quenraxma292
@quenraxma292 Ай бұрын
Safiyeey haka harin ninkaa meel cad keen ha qirto dabiga kuwii klena hakeeno marka kadib ama cafi ama xukun lakiiin fagaare hayimaden mcnto❤❤❤❤❤
@safiaahmed4403
@safiaahmed4403 Ай бұрын
MashALLAH waa Gabar (gob ) ah oo xaqqa uhiilisey
@mulaaxocaqli554
@mulaaxocaqli554 Ай бұрын
Gabadha ogaadeen waxaan u sheegayaa sheekan nikaagii hore ayaa sameeyay lkn cuqubada ilaahay hakaaga duwo gabadhaada
@leylajaamac7094
@leylajaamac7094 Ай бұрын
Saafi garabkaaga ayaan taagan nahay inshallah xaqaaga waa n kula raadinaynaa guul ayaan rajeynaynaa
@farhiayassin5901
@farhiayassin5901 Ай бұрын
MashaAllah mama safi wa qalbi safi
@sharifaahmed1186
@sharifaahmed1186 Ай бұрын
Asc inta mamadan caawineso ilahay agtisa ayeey ajir ka heli doonaan ilahay maamo saafi qalbigeda ha wanaajiyo 😢 aad baan ooga xumaadey wixii ku dhacey 😢😢😢
@faadumaabdulle5876
@faadumaabdulle5876 Ай бұрын
Xasbiya llaah illahey ha ka jasiyo dulmiga iyo jesjeska qof dhibane ah in Lagu jesjeso mafiicno
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 Ай бұрын
Somalida reer Jabuuti dad qalbi wanaagsan waaye
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 Ай бұрын
AYAAN NIN NAAG KUFSADEY HADUU KU QABO OO AAD DIFAACEYSO SHARAF MA LIHID DAAROOD NA WAA CEEBAYSAY CARUURTAADEEYNA CUQUBADO KASOO BAXAYSAA
@daljireali4783
@daljireali4783 Ай бұрын
War sheekada dhagayso lama noolee way kala tageen.
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 Ай бұрын
@@daljireali4783 bro gabdhuhu waa labo mid ogadeena ay kala tageen oo si fiican u hadashay iyo mid majeerteena oo uu hada qabo uu si xun ula hadashay waa la socdaa sheekada tan mj waxaa la dhahaa ayaan waxay tiri naa cafi ninka dambigaan waa horuu ahaayee tan mj haduu qabaa
@user-tb8sn4ix9l
@user-tb8sn4ix9l Ай бұрын
Waa geesiyad allow guul sii haqeedana allaha usoo cadeeyo insha allaah
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Aaaamiiiiiiin Yaaa allaah
@sahramuse1730
@sahramuse1730 Ай бұрын
Ciil aduuyo aaqiro iyo aduunyo ha cafin Allah xisaabta kaaga soo qaadaayo
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q Ай бұрын
Ani waxaan aamin sahay waqdiga dhib kaas dhacay haday sheegi lahqyd oo dac woon lahayd maanda dhib kaas ma haysdeen dawlad baa jirday waxad qarsadid way ku qarsadaan ilaahay qalbiga ha qaboojiyo
@milgomoumin7494
@milgomoumin7494 Ай бұрын
Justice for safi
@FartunAli-bf3yk
@FartunAli-bf3yk Ай бұрын
C/laahi saw ninkey aqoonta u raacdey maaha 4ta nin asagaa yaqaan oo watey why loo weydiin waayey nimanku waxay ahaayeen bal naagtu waxay ku hadleyso maqlo
@user-ky1dx4me8h
@user-ky1dx4me8h Ай бұрын
hooyo mcn safi ilahey hakufududeeyo insha allaah weykuhagageysa
@cayuuniali7127
@cayuuniali7127 Ай бұрын
❤Lkn hadusan beenin waxa dhici karta in ay qaladkiisa ucuntami weyda aya dhici karta walalayalow bal dhinaca fiican wax kafiiriya qalad waa kadhacda qofkasta oo Insaan ah. Dhibka lageystey walasheey waan kaxumahay allahana kuu dhib dharma ❤
@zainabahmed4198
@zainabahmed4198 Ай бұрын
Ax qalbigaa iga xanuunay gabadh yar ii 16jira shan nin isu mareen kala gooyeen dhiigedu dhulka galay bartii lagaga tegay waa dareemi kartaa dhibka gaadhay ilhay xaqeeda haka soo saaro
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Ай бұрын
magacaa ba hadad mqli jidhay wakano kale allow ya xumo lamida marsiiyo mamo saafi xaqaga allaha kaga gudo maxkamada iyo sgarciga halamariyo 4 ta kufsadayasha dumarka 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 yed mamo saafi wa in loga goyo dhibatada uu 4 ta weer dawac kuxogen 16 jirkedii mgca ba oo mgciin ba somaliyey dumar dibriyasha hala halaago
@Beingme541
@Beingme541 Ай бұрын
Kaligis ka aqonsatay asa so watay asana laga sugaa kuwakale waxey yihin ileen comee gashay
@ashaadenosman2645
@ashaadenosman2645 Ай бұрын
Miskiin wan ooyay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Anodsks
@Anodsks Ай бұрын
Maasha alaah. Caawa. Waa farax sanahay. Hadii xal loo helay. Walashey saafi
@AbshirgggAbshir
@AbshirgggAbshir Ай бұрын
Maharto eey ku dhigtay ninkaan gabartaan 😢😢
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
NAAYAA AYAAN SHUUPO AYAAD TAHAY NINKA WAAN HAYSANAA SHUUPO LA CAFIN MAAYO WAAYO 5NIN ISAGAA HOGAAMINAAYAY TUUGA
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Ай бұрын
Gaalada halaga ashkateeyo jeelka canada halagu xidho inshaalaah
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 Ай бұрын
Daahir abowe waxaad tahay wiil Somali ah abowe gabdhaan Waa Gabar Somali ah abayo mcnto ubax waxaad tahay Gabar Somali ah oo diin leh abayo
@hiboxuseen7852
@hiboxuseen7852 Ай бұрын
Maamo illaahay hakuu bogodhayo xaqbad kutagan Tay maamo
@Cadey12345
@Cadey12345 Ай бұрын
Ilmahaaga ka ilaasho yuuna ka fara xumayn, bala helaha!
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v Ай бұрын
Gaabaadhaas caaruurta u dhaashaay caabduulaahi goof waagaabaar fiicaan.
@fahmoali-jz6ph
@fahmoali-jz6ph Ай бұрын
Ilaahey xaqaada ha kusiiyo mama saafi., waana helee insha'allah.
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 Ай бұрын
Habar ma tahid sister MaanshaAllah Baeutiful ❤️❤️❤️❤️🌺🌺🌹🌹🌹🧕
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv Ай бұрын
Waa jimce Ilaahayow 5 nin ee xoogay ee kufsaday soo qabo xaraanigaa xun ee dhibta u gaystay
@umumaxamed9578
@umumaxamed9578 Ай бұрын
Nagaha iyaga cadaw isku ah waxay ku hadleysa arag mida waa uu qabaa la leyahay subxanalah
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 Ай бұрын
Sharmuuto waaye nin naagaha kufsato hoos jiifta🗣👅🧖‍♀️
@Anodsks
@Anodsks Ай бұрын
Daahir daadah
@leylajaamac7094
@leylajaamac7094 Ай бұрын
Allaha u dhib dhaamo inshallah raggi kufsaday Allaha xaqa ka soo baxo idim Aale
@sahrash.7544
@sahrash.7544 Ай бұрын
Bal naagta Xun sidey ula hadashay qof danbi laga galay haduu naagtiisi helay cuqubada isla qurquriya , Mayadaa taqaan asagaa habeen madoow usoo ururiyee bahalo duli ah .
@HalimoMuuse-c6n
@HalimoMuuse-c6n Ай бұрын
Saafi cabdullaahi waad jecleed kuuma soo jeedin waxa dhacay waa misunderstand
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be Ай бұрын
Duniyo iyo goof unbey garaneysay Maama saafi ma qarin wiilkii badbaadiyey xitaa maysan qarin abdinasir Goof waa in lageeyo jail ninkaas waa dambiile maama saafi waa furihii dumarka badbaadadood
@sahranur9396
@sahranur9396 Ай бұрын
Ninkagu haduu nag soo kuf sado maqas soo qaado cawrada kagoo qumayga
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
HADALKA FAHAN WAAN KALA TAGNAY DHAHDAY
@haboon6195
@haboon6195 Ай бұрын
Wan kala tagnay ayay tidhi
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD Ай бұрын
Rageedii walaalkay dahir
@nastehosahane9381
@nastehosahane9381 Ай бұрын
Alle xaqa hasoo saaro
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 Ай бұрын
Haka harin kaas waa eey waaye waxaana wanaagsaa in ay soo hadlaan gabdhihii kale oo u shirqooley.
@alihassandaksale2866
@alihassandaksale2866 Ай бұрын
Allow gabadhaas xaqeeda ka muuji ninkaas... Somaliyeey ninkaas halasoo qabto
@fadumoabdi-fj6kt
@fadumoabdi-fj6kt Ай бұрын
Sahro ma aha naagtii hadlaysay been badanaa subxaanallah
@DhaGo-km1rf
@DhaGo-km1rf Ай бұрын
Maxkamada..daahir.calasow.noloo.sharcigahalamari.iyo.gofane
@hawohosh9198
@hawohosh9198 Ай бұрын
duniyo sowtey tiri inuu dhaweyo ayaan ugu daray mana ogeyn dhibka loo geystay
@Beingme541
@Beingme541 Ай бұрын
Ha dhaarato
@haboon6195
@haboon6195 Ай бұрын
Ha dhaarato
@hawakiin6929
@hawakiin6929 Ай бұрын
Abaayo xaqa ha kuu hiiliyo Asagana xaqa Allah tusiyo
@dheemanhusssein9578
@dheemanhusssein9578 Ай бұрын
Naagta dheheysa ma asaga besaa iloobi la dahay oo saafi dhahday kuwa kale maba aqaan maku dharta oo intas ku filnan weyday wa xaasidad
@saidajiindhe8841
@saidajiindhe8841 Ай бұрын
Dilweeye xukunkiisu
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 Ай бұрын
Ahan jirey hada ninkeda ma,aha.
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Ай бұрын
Daahiroow saafi waxaa ufiican iney balan gasho alle dartii baan ku cafiin haduu qirto sheego nimankii kale maxkamada yimaado oo cafiis iweeydiisto ,markaa alle ucafiso sheekh yo waa weeyn ey goob joog ahaadaan
@nijaj9157
@nijaj9157 Ай бұрын
Why qirashada ugu baahanthy? Asiga Waa ogyahy wxa uu sameeyay ee cafis ha weydisto ama ha cafiso ama ha diido Lkn Waa danbi wali inkiraya. Ilma yar ma aheyn nin weyn buu ahaa marka xadgudubka sameenaye
@Hooyodamac1
@Hooyodamac1 Ай бұрын
❤❤❤saaaaaaafi ❤❤❤❤❤❤saaaaaaaafi
@naimamahamud5714
@naimamahamud5714 Ай бұрын
Balaayada maxaa dumarka daarood u uruuriyay ogadeen mijerteen
@ahmednawal1445
@ahmednawal1445 Ай бұрын
Saafi walaal waku salamay waxan salama Daahir calasow waalal macan ogada Dahir waxu u Dahiriyay masakinta dumarka oo lasoo dulmay
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be Ай бұрын
Waxaa ka jawaabey Dalxa Ninkaa inuu dil yahay ama laxiro dalka uukunoolyahay
@zainabahmed4198
@zainabahmed4198 Ай бұрын
Yay galaan rerkasi Abdilahi
@bintiyusuf1590
@bintiyusuf1590 Ай бұрын
Murusade waaye ninka wax kufsaday
@faisakasim2138
@faisakasim2138 Ай бұрын
Daahir gobonimo ku nooloow walaalkey.
@Beingme541
@Beingme541 Ай бұрын
Iska cafi oo qasab kulaha mahoru aha so ayada kumu dhicin hadu marhoraa ila hadu sameyay we walatay xatee adunkii bu ku cariri kugali mala cafinayo saxibtey saafi ana og xaladeda
@mulaaxocaqli554
@mulaaxocaqli554 Ай бұрын
Way cuneen ooy calaliyeen inkaar aan dhamaan alha ku rido kuwaas saafi sidaa ugalay
@nasteexo-cj3ot
@nasteexo-cj3ot Ай бұрын
Easy waye interpol loo diri
@user-sc6uw1px7g
@user-sc6uw1px7g Ай бұрын
Sheekadan wax badbadin caruurta udhaley marisaga lajaro nXdin baa dishey wax’s. Fican inuu hadlo ragii sheego dalbado cafis magtii iska bixiya an dhamantood ucadeeyo si ayuga fududaato dhibtan kelingii iyocaruurtisa dhibeysa waa inuu hadlo oouu cadeeyo ragii lafuliyey markaa xalkii waa lagadhayaa waana dhamaheysaa
@abehaji4418
@abehaji4418 Ай бұрын
Daahir si loo ogaada go'aankeeda waa inaad shaacisaa magacyada raggi kufsaday Ka dibna maxkamada kawada hadlaa Marka goaanka ay shaacisao
@user-lg8gu6yq1c
@user-lg8gu6yq1c Ай бұрын
Boqolkiba 9 ba ah team Safi ah inta kale wa inta ku raxaysta ohinta gabdh iyado kale ah
@abdijama3992
@abdijama3992 Ай бұрын
Saafi khalad ayad ku dhacday hadii Dahir calasow aad maciin bidaye.
@zahrahaji622
@zahrahaji622 Ай бұрын
Dahir warkiisa wuxuu u egyahay safi in ay diyo qadato ama cafiso
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be Ай бұрын
Maxamed daaud waa nasab dhiigleh
@iidiid9529
@iidiid9529 Ай бұрын
90% waan aaminsanahay inuu kufsday lkn sheekadasn daahir calasow ee ah: cabdullahi goof wuu qirtay ee wuxuu sugayaa inuu ogaado xukunkiisa iyo naagta soo hadashay waa Ayaan waa naagtiisa waa sheeko cadaadis ah oo daahir calasow isticmaalaayo waa taktika fiican wuxuu ku qasbayaa inuu hadlo😅 Dahir calsow kiiska meel fiican ayuu geeyay lkn asaga ayaa jajabsadoona aakhirka lkn dhibaatada daahir heysta waxay tahay oo uu kiiska usarifa la yahay waa Saafi oo haduu qolkiisa kacelsho qolkale ayay aadeysaa taasina khatar ayay kutahay daahir inuu maxkamada xiro. Aragtideyda;: Ninka goof ah maqirandoono ama way adagtahay inuu qirto Saafina iney kaharto waa adagtahay marka arintaan xalkeeda wuu adagyahay
@leed.duulaa3794
@leed.duulaa3794 Ай бұрын
Ilaahow hana ceebeyn hadiiba xaaskiisa Canada joogto oo dariski xaaskiisi maqleen waa hebelki heblo qabi jiray,,yaahuu waa bes Soomaali midba mid ayuu usii sheegayaa habeen madoow intuu tigid goosto Tuulo Soomaaliya ku taal huku dhuunto.
@sihamahmed1846
@sihamahmed1846 Ай бұрын
Waxaas waa waxan u qarsano dhibka na haysto
@sahramuse1730
@sahramuse1730 Ай бұрын
Yaan xaqeeda laduud siin sidow ugorgortamaa
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 Ай бұрын
Dadka dadka isku dira waa rufiyaan janada ma galayaan Maada dhibka loo geeystay iyo cida u geeysatay ayay arintaan u taal Iyo shareecada islaamka waxay ka qabta Dumarkaan daaqada saaran Allaha ka cabsaneen oo dadka isku sii diraaya ayaga masmada sii waalaya Subxaanallah Allaha wuxuu jecel yahay qofka dadka cafiya Allaha qaluubteeda cafis galiya ay magqaadata Allahuma aamiin 🤲🤲🤲
@nimomohamud-vl7yy
@nimomohamud-vl7yy Ай бұрын
Cadalad halo helo❤mama saafi
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 Ай бұрын
MaanshaAllah daahir ❤wllk 🤣🤣🤣🌹🌹🌹💪geesi
@maryammb7064
@maryammb7064 Ай бұрын
Daahir waa ku salaamay ♥❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Xaqeeday rabtaa
@user-ht2ht8lv7b
@user-ht2ht8lv7b Ай бұрын
Plzzz mamada mayka sharaf badanyihiin nooway banaka halaso dhigo
@Hooyodamac1
@Hooyodamac1 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤saaaaaaaaaafi. Guuuuul guuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Ай бұрын
Ninkaa ilmaha halaga ilaaliyi not god😢😢😢
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 Ай бұрын
Ayadaa Ayaa Hor ah Saafi. Abayo raali ahoow
@maryammb7064
@maryammb7064 Ай бұрын
Saafi hambalyo waa ku salaamay ♥ ♥ ♥ 💐💐 😊
@user-uu8fj5ei6o
@user-uu8fj5ei6o Ай бұрын
Ragii kale hakeeno
@maryammb7064
@maryammb7064 Ай бұрын
@@user-uu8fj5ei6o ha keeno cuqubo allaha ku ride 😢
@hassanabadid2477
@hassanabadid2477 Ай бұрын
Ninkan gabadha kufsaday dhalashadaa Canada waa lagaa qaadi hadii dacwad lagu furo maadaama uu qariyay in uu qatar ku yahay gabdhahaa
@Beingme541
@Beingme541 Ай бұрын
Sax Allah ugargaro ssafi
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 Ай бұрын
ninkaas danbigiisa Allow ka helaa, laakin Canada Caden badan ma jirto, Canada labada dhan lower’s kooda maxkamada isku arkaya is not gonna be easy
@user-wn9ez3mw9v
@user-wn9ez3mw9v Ай бұрын
​@@shamsoibrahim4431Asaga mardhow shegayo inu kufsaday sababto ah. Waxyabaha qaar wa wixi dad badan oo dumara dhibatadu uga kala yaraan lahayd😢.
@XXx-xp8ll
@XXx-xp8ll Ай бұрын
Yurub iyo Ameeriko dembiyada waa duqoobaan. Kufsiga cadeeyn iyo marqaati la'aan waxba kama imaanayaan. Kufsiga DNA ayaa laga qaadaa gabdha iney qubeysan ama musqusha gelin inta aan DNA:ga laga qaadin.
@hassanabadid2477
@hassanabadid2477 Ай бұрын
@@shamsoibrahim4431 Canada Cadeyn Bey waa sax Lkn Waxaa la heli marqaati yaal iyo codad uu ku leeyahay arinkani waa waqti hore. Sharcigaa Canada oo ogyahay in dad dad soo laayay ay joogaan Lkn hdii dacwad lagu furo wey dhegaysataa inta badanaa way xaguntaa qofkaa Ninkani Canada wey ka qaadi doontaa dhaladhadaa waa hubaal
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be Ай бұрын
Walaahi gabdha ogaadey in qofka wanaagsan ee calaf ugaley ninkaas xun waa gob gabdha. Ogaadey. Balse naagta sharciga da xun ee majeerteen dhigdhigatoiy butaano inay tahay jidka laga soowatey dhilo kalamajeclo qof lakufsatey Naagta iyo ninka majeerteen waa iskumid
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be Ай бұрын
Sheikh usuuli
@nasro7666
@nasro7666 Ай бұрын
Mama dhib wa garay maxay rabtah ?
@khadramohamed584
@khadramohamed584 Ай бұрын
Sh. Ummal wac maxaad uga meermeeraysa Dashirow ama Sh Shibili
@umumaxamed9578
@umumaxamed9578 Ай бұрын
Habo saafi waxaan kuleyahay maadama dhibkagi aad bananka keentay 35 sano kabadana aad dhibane u ahayd ninkaas gudaha aad la gubaneysay marnaba ha qaadanin in xeer soomali arintada lagu dhameeyo waa ogtahay rag iney dumarka afka ka xiraan oo faataxo iyo diyo ay kaa qadanaayaan dhibanaha adiga waye saas ku caafimadi meysid kuwa kale iska cafi hadad rabto lkn ninkii ku shirqoolay ee dhibkaan dhan kuu geestay marnaba ha cafinin kaxkamad la kor Lowyer somalida kui qabaneyso ninkaas xabsi geey si aad adigana u caafimaado hadii ka hor labadina uu qof dhintana maxkamada alle la kor sinaba kaas halku hadaba harin ilaa hada kibir baa ku jiro meel intuu kusoo faristo raali noqo ku dhaho waa iskala weyn yahay xataa Hadu raali ku dhaho haka qaadanin
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
REERKUU KA DHASHAY DOOFAARO AH MEY GABADHAN RAALI GALIYAAN YAAAB HADA HADII ISAGA WAXLA GAARSIIYO RER YELANAYAA DOFARKA SAANIIGA AH
@ZeinabAbdi-qx1vj
@ZeinabAbdi-qx1vj Ай бұрын
walashey mama safi ilahey xaakubogadayo
@ayaanmaygaag1761
@ayaanmaygaag1761 Ай бұрын
Dumarka somaliyed sida ha isku garab istagaan
@abdulalahmohamed4227
@abdulalahmohamed4227 Ай бұрын
Asc. Somali inankaa u dambeeyey ee hadley waxuu ku taagan xaq. Jizak’lh
@HananSharaf-b1s
@HananSharaf-b1s Ай бұрын
Dhal culumo Ninkas Xagee gali doonaa
@user-on7fi2bs1w
@user-on7fi2bs1w Ай бұрын
Asc sodaan daahir calasow qof ooyaya marimba qoslaaya waa boqordaahir
@rahmaomar-alasow4363
@rahmaomar-alasow4363 Ай бұрын
Ayaan ninkaaga waa reebeeyste
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Yaaaaaaaa Kkkkkkkkk Waan kala tagnay ayeey dhahday ma adaa ninkeda ka dhigay
@Beingme541
@Beingme541 Ай бұрын
Xal malahan mass raping jariimo kufso iyo dil meyt ahan loga tagay dhigbax Allah xaqeda hasiyo
@sabaax6272
@sabaax6272 Ай бұрын
Hadaad sheekhyada horaysiisaan soo cararimayo maqirashadaa lahoraysiiyaa mise xukunkii qabanlahaa
@caaqilodawaa8794
@caaqilodawaa8794 Ай бұрын
Maxkamadda D.calasow waa qaraxeysi dadka bufiska kudhaco bashalkoda waye
@saciidawarsame2829
@saciidawarsame2829 Ай бұрын
Cafiska inuu isagu ka dalbado weeyee naagtisa maxaa wata Saafiyey xaqaaga Allaha kuu soo dhiciyo Cadawga ku helay adigoo gabar yar ah illaahay ha kaaga hiiliyo
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 Ай бұрын
Naagta waxay ku hadashay ma fahmin miyaa daahir ayaa iga codsaday in aan kula hadlo ayay tiri gabadha ninka ma qabo si fiican u dhageyso kiliibka😂😂
@daljireali4783
@daljireali4783 Ай бұрын
@@sabriincadey2522 Dadkan waxba ma dhagaystaan😂.
WEY I AFDUUBEEN, WEYNA I KUFSADEEN ! - SAAFI CUMAR
1:07:19
HANOOLAATO
Рет қаралды 1 МЛН
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,2 МЛН
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 40 МЛН
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 16 МЛН
GABAR FANAANAD AH OO KU DHIBAATEESAN | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
58:30
Maxkamada Dahir Calasow
Рет қаралды 1,5 М.
MAR QURA AYUU JAWIGII IS-BEDALAY MARKII "MUCJISO" LA TUSAY
18:20
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 54 М.
Sawirada Ragii Kufsiga Geestay - KIISKII MAMA SAAFI | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
22:04
Maxkamada Dahir Calasow
Рет қаралды 26 М.
NIN SI LIVE AH UGU DHAARTAY XAASKIISA INIU DILAAYO | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
18:49
Maxkamada Dahir Calasow
Рет қаралды 1,7 М.
OOMAR BAR BAR IYO SIR BADAN OO IDINKA QARSOON
16:21
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 318 М.
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,2 МЛН