Wax walbo wxey ubahan yihiin dadaal io in waqti LA galiyo io in aad aaminsan tahay wax walbo inaad sameyn karto si walbo ay u adagyihiin ugu danbeyn wad ku guleysate hadafkaga Wana uso dhabar adegtey so keep going 😊👏
@user-wl3cu9qz3h10 ай бұрын
❤😂
@simanmohamed698310 ай бұрын
Macalimoow funny waaaye walhi faciis way yaqaan dey baastarka ku lahaaaa😂😂😂😂
@sumayasharif91010 ай бұрын
😂😂
@user-pm8gy7mt9j4 ай бұрын
😂😂😂
@ismahanmohamed672010 ай бұрын
Congratulations 👏 keep going cayda. Deeqo wad ika qoslise shub up ii yaaa
@MuniiroCabdi-on2dd10 ай бұрын
Han balyo king ceyda waan ku wataa hore u soco wll guul baan kuu rajeynaa wll
Hortah mashallah ceyda 9/10 kuqiiyasi deeqow xita qof sidisa cml sameyay majiro dadki hore uimaday next asaga sfcn ubaran dona....keep going King Ceyda
@hudacabdiraxmaan728910 ай бұрын
Hanbalyo king 🤴 ceyda isn't easy Ani wxn kusiin lahaa 10/10 m.a waad baratay bro keep going 💪 ❤
@maxamedaskae52019 ай бұрын
waad ku quruxbadantahay farxada markastana waxaad jeceshayay in aad gulaysato guulaan ku rajynaya❤❤❤❤❤ faraxsanow mar walba boqoorow ceyda❤❤❤❤😍❤❤❤ waan k hely qaabkd u dhataynayso❤❤❤❤
@Nasro-ni6qo21 сағат бұрын
King cayda waxaa kusiin lahaa 10/10
@Sahara-fc2bz10 ай бұрын
Mashaallah is not easy 😂😂😂wll king ceyda 10(10) 🥰💯💯 500k 🎉❤coming soon iinashaallah 🥰🥰👍