PRANK// AMIIRO IYO XANAAN AAN KA OOYSIIYE ISMA DHEHEENIN SIDAAN AYEE NAQONE😭😭

  Рет қаралды 832,910

King Ceyda

King Ceyda

Күн бұрын

#king #ceyda #subscribe #for #more

Пікірлер: 1 800
@xawo.mahamedaz9071
@xawo.mahamedaz9071 8 ай бұрын
inta so cararty marke prank maqleyn like isaar😂😂❤
@HadiyaMahamet
@HadiyaMahamet 8 ай бұрын
aniga😂😂😂😂
@ShindoHuseen
@ShindoHuseen 8 ай бұрын
aniga
@sumaya2039
@sumaya2039 8 ай бұрын
😂😂😂
@nabilo-w4z
@nabilo-w4z 8 ай бұрын
rufiyan nimo lee 😂😂😂😂
@ArwaahSheikh
@ArwaahSheikh 8 ай бұрын
Waa naxdin wlhi😂
@UsameAbdilahi-n9f
@UsameAbdilahi-n9f 8 ай бұрын
Allah is sufficient to us❤
@unknowncall3r
@unknowncall3r 8 ай бұрын
Gabar naxariis socoto wye 🥹 wiilkii gabar la dhalataa dareemi karo, Allaha sharfo gabar walba oo soomaliyeed dhibna Allaha ka hayo. #OneLove4OurGirls ❤️❤️
@abdiqaadir7729
@abdiqaadir7729 8 ай бұрын
wlhi benta mha alle hano deysto😭🤲🤲❤️🥺
@SafanasirIidoqalanjo-qg6ff
@SafanasirIidoqalanjo-qg6ff 8 ай бұрын
Amiin
@suleimanabdi2573
@suleimanabdi2573 8 ай бұрын
Gabdaha walaleheen iyo xainohifyo waa dad aad uwanag badan oy kuhaboneen inta indahoga illima lagakeeno wax macnadaro ah.
@Diri-ml7lk
@Diri-ml7lk 8 ай бұрын
Ilhy ha ino dayo hablaha wllhen Wlhi wn qirody sidy u oyday😢 what a sisterhood wlhi😢
@suleimanabdi2573
@suleimanabdi2573 8 ай бұрын
Walal nin ay gabar ladallati kaliix ayadareemi Kara illahey xainobarakeyo gabdaheenu somaliyet insha Allah
@maaidaaadan8920
@maaidaaadan8920 8 ай бұрын
Wa ilmeyay wlhi inanta markey oysay Warkaga uunba imara wajigaga ii qurxon waxyelo iyo xuman wadeca kulamarabo Allow walalehey dambigoda dhaf cimri dher cibado suban iyo cfimad sii ❤
@KafiaBile-s4k
@KafiaBile-s4k 8 ай бұрын
Ani xataa ilin ceshan wayay😢
@salima-b-z
@salima-b-z 8 ай бұрын
Me 2
@naniofficial978
@naniofficial978 8 ай бұрын
Marki laga soo tago hooyo iyo aabe ruuxa dunida kugu jecel waa walasha❤😢😢
@MaryamoCabdi-tm5bq
@MaryamoCabdi-tm5bq 8 ай бұрын
Walasaha ma noqan karaa aboowe 😢
@abdullahiali175
@abdullahiali175 8 ай бұрын
@@MaryamoCabdi-tm5bqha abayo wa ii noqon karta
@XaawoluulmaxamedNuur-vt1fc
@XaawoluulmaxamedNuur-vt1fc 8 ай бұрын
😅​@@MaryamoCabdi-tm5bq
@naniofficial978
@naniofficial978 8 ай бұрын
@@MaryamoCabdi-tm5bq haa maryama hadaba walashay aan jeclahay tahay😊❤
@SaalixCali
@SaalixCali 8 ай бұрын
Waa sax 💯😒
@maysuunomar980
@maysuunomar980 8 ай бұрын
Maadama xanaan la ga oohiyey team xanaan hadaa nahay raaligalin aan caadi aheyn waa in uu ka bixiyaa ceyda iyo waliba deeqow inta igu raacsan waa in ay like ii saaran ❤😭😭
@FadxiyoSadiqcusman
@FadxiyoSadiqcusman 5 ай бұрын
❤❤❤😂🎉😢😮😅
@ifrahmohamed8943
@ifrahmohamed8943 5 ай бұрын
Pjc​@@FadxiyoSadiqcusman
@ZAmzamXusen-ls8fu
@ZAmzamXusen-ls8fu 3 ай бұрын
About we midaf
@NasroCabdi-ul8fr
@NasroCabdi-ul8fr 3 ай бұрын
Xanùun😂
@AlimuxumadxalaneAlixalane-x6r
@AlimuxumadxalaneAlixalane-x6r 17 күн бұрын
Dddddffffgggggg
@najmacadey5159
@najmacadey5159 8 ай бұрын
Aan kuwada salino xabibkena Muhammad sallalahu caleyhi wasalam
@OSMAANabdirisaaq
@OSMAANabdirisaaq 8 ай бұрын
Swc swc swc swc swc swc swc swc swc ❤namaste
@nasteexonalka
@nasteexonalka 8 ай бұрын
Scw scw scw
@ShukriaHassan-mk7kf
@ShukriaHassan-mk7kf 8 ай бұрын
Scw scw I
@Farxiya-sd5or
@Farxiya-sd5or 8 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw scw
@NastexoFaarax
@NastexoFaarax 5 ай бұрын
Salalalu calyhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊
@Xaliimaxayaati1
@Xaliimaxayaati1 8 ай бұрын
Kusali is the best person ever The most knowledgable and the most knowledgable and the most shere all created propphet Muhammad scw ❤❤❤❤😢😢😢
@FAIZAYUSSUF
@FAIZAYUSSUF 8 ай бұрын
Scw
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 8 ай бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
@asmaaraxman3617
@asmaaraxman3617 7 ай бұрын
❤wryi89❤8olkn
@FardowsoCabdulaahi-i2i
@FardowsoCabdulaahi-i2i 7 ай бұрын
Scw
@nimcadciwali
@nimcadciwali 3 ай бұрын
Scw
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 8 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️
@MohamuudGuray
@MohamuudGuray 8 ай бұрын
Kookooy numperkaa
@Etd_deek_ali
@Etd_deek_ali 8 ай бұрын
Koko bulle 😂 qosolka somalia
@Juneydiboy123
@Juneydiboy123 8 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ♥️
@AMIINBORKAAN
@AMIINBORKAAN 8 ай бұрын
Scw
@bilanbilow1261
@bilanbilow1261 8 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@apdykhalaqdhego1773
@apdykhalaqdhego1773 8 ай бұрын
Wllhi hapluhu wada naxariis weeye ninkan gabadh la dhalan ayaa ciil qaba❤😢😮
@KayseOsman-n9m
@KayseOsman-n9m 8 ай бұрын
Zxp gabadh alle unba bixiyo zxp ani cml gabar ilama dhalan😢❤
@KhadiijaNuurmataan
@KhadiijaNuurmataan 8 ай бұрын
Inta markey prank maqlen soo carartay 😂😅
@Xaawo_sharaf262
@Xaawo_sharaf262 8 ай бұрын
Ceyda wala bug dhaway kow dheh 😭😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wlhi wa prank la isla ogayhy korke lcg kusame sanosiin anineh hot-spot kudawanoyaa sorry xanan dad oyanayo ma firsan kari ano oyno le isla arkay😢
@siciidocabdihodan1400
@siciidocabdihodan1400 8 ай бұрын
,😂😂😂
@NAJO_Films
@NAJO_Films 8 ай бұрын
Anba Waa kula ooyey qalbi jileec 😢
@Nalkanuura5
@Nalkanuura5 8 ай бұрын
Inta soo carartay markay prank aragtay iyo mgca Amira 😂😂 isoo raaca
@rayaansicid9716
@rayaansicid9716 8 ай бұрын
Aniga☝️
@maryamabdirashiid1824
@maryamabdirashiid1824 8 ай бұрын
😂😂😂
@Qalbi-zg9ue
@Qalbi-zg9ue 8 ай бұрын
Ani😅😅
@anababdishakur
@anababdishakur 8 ай бұрын
Ani io dadka caanka isku fiintu manihin😂😂😂 soo Tay uri jirtayyyy😅
@nimcocawil1323
@nimcocawil1323 8 ай бұрын
Short film ahaan inta prankiga udaawata😂👍
@queenquruxwanag1241
@queenquruxwanag1241 8 ай бұрын
Waba Video gi ugu horeeyey e an ka xanaqo wayo ma daremi kartid Walsha waxa kuso dhici kara sasa malin danbe ha ku samin inanta plz 🙏
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 8 ай бұрын
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga
@MunaLiza-y2b
@MunaLiza-y2b 8 ай бұрын
Kuubooqday❤
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 8 ай бұрын
@@MunaLiza-y2bMahadsanid walal
@shaarkeyofficial
@shaarkeyofficial 8 ай бұрын
Inta il og in video raali geli Soo socdo like 😂✊🏾
@GAZA871
@GAZA871 8 ай бұрын
Inta ila araktay amiira in ay ooysay😂
@NacimaSiyad-ot5oc
@NacimaSiyad-ot5oc 8 ай бұрын
Ma oynin😭😂
@Mohamed60803
@Mohamed60803 8 ай бұрын
Vimtada masoo ureyso mia prank been ah malin walba 😂😂
@NajahYusuf-t2d
@NajahYusuf-t2d 8 ай бұрын
Deeqow prankiyada isaga qaabilsan miyaa 😂😂
@Barwaaqo114-rz6xp
@Barwaaqo114-rz6xp 8 ай бұрын
Haa😂
@Aaron-joseph570
@Aaron-joseph570 8 ай бұрын
Sorry xanaan😢gabar waa naxriis ilahow gabdha ila dhashy idhowr❤CEYDA RAALI GALIN SII XANAAN✊
@DeeqoCabdi-oq9un
@DeeqoCabdi-oq9un 8 ай бұрын
Ku sali xabiibkeena mohamed scw ❤❤
@Mo-Azaam
@Mo-Azaam 8 ай бұрын
Scw scw❤
@Ebyanmohamed20
@Ebyanmohamed20 8 ай бұрын
Sçw scw ❤❤❤
@abdirahmanabdalla8462
@abdirahmanabdalla8462 8 ай бұрын
Fiimtada ma u rineyso miyaa prank sax ah oo Somali sameyso weli waan sugaa maba la arki doonee😂😂😂😊
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 8 ай бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@MaxamedMuzam8l
@MaxamedMuzam8l 8 ай бұрын
Scw scw scw scw 😂😂😂❤❤❤🎉🎉🎉
@Xayatalia1Xayatalia1
@Xayatalia1Xayatalia1 8 ай бұрын
Ceyda koko prank ku soo samey inta igula raacsan
@Sacdiyamaxamuud-x6z
@Sacdiyamaxamuud-x6z 8 ай бұрын
Xanaan gifts 📦 ukeen plz😢😢
@rayaanmohamed2072
@rayaanmohamed2072 8 ай бұрын
Inta markay prank maqlen so cararay😂👍🏽
@kaltounali2662
@kaltounali2662 6 ай бұрын
aaaaxxxx
@1Freefiret
@1Freefiret 7 ай бұрын
Free fire ❤
@aminohussien1224
@aminohussien1224 2 ай бұрын
sidoo kale zxp
@umalmohamed1666
@umalmohamed1666 8 ай бұрын
Ohh sorry gabdhaha wad ka nixisay soo rali gali Amiiro iyo xanan 😢
@X10-f6e
@X10-f6e 8 ай бұрын
Amiiro maxaa laga raali galinaa suuro xanaan ayaa raali galin uqalanto wallhi billaahi sxb ceyda abaayo hadiyad qaali ah sii ileen waa walaashaa
@Ahmedcabdulahi-f4w
@Ahmedcabdulahi-f4w 8 ай бұрын
Raligalimaa kaasugaa wllhi❤😢gabdho waaye 😢😢
@ayandekow3026
@ayandekow3026 8 ай бұрын
​😢😢
@abdirahmanmaxamed-g8j
@abdirahmanmaxamed-g8j 5 ай бұрын
Amiira is not easy nooloow boqoradeyda waanku taageeraa saxibteyday❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@umulkheyra2089
@umulkheyra2089 8 ай бұрын
War nio walshaa danbe waxaan haku sameen wlhi walaal ku jecel heysataa ilaasho😢😢😢 plz haka oohsiin gift sii
@walaaljecelchannel7315
@walaaljecelchannel7315 8 ай бұрын
Walaal jacel channel..
@SuusuAli
@SuusuAli 8 ай бұрын
Ninkaan deeqow la dhahayo asiga prank uunbaa loo kaxaysta miyaa😂😂😂
@VipSss-o5y
@VipSss-o5y 8 ай бұрын
Haa prank aa loo kixaysta 😂😂😂
@nimcocismaan9919
@nimcocismaan9919 8 ай бұрын
Ceyda xanan gift raali galin ah ooo qaaliya siii hooyona waraysi haykaa qaado u sheeeg❤🎉🎉❤
@Saciid_Fashion
@Saciid_Fashion 8 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😔😪🙏🏿♥🎉
@ShaymaSaacid
@ShaymaSaacid 8 ай бұрын
Aamiin
@ShindoHuseen
@ShindoHuseen 8 ай бұрын
wan ku boqday wll😢
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 8 ай бұрын
Wan ku sary wall❤❤❤
@Saciid_Fashion
@Saciid_Fashion 8 ай бұрын
@@ShindoHuseen thanks
@suleimanabdi2573
@suleimanabdi2573 8 ай бұрын
Amin walal
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 8 ай бұрын
Amiira waxarabo labobo labadadii mad ulatimid kulaha 😂😂
@user-muniish
@user-muniish 8 ай бұрын
😂😂😂ceyda keep going❤
@1Freefiret
@1Freefiret 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂🎉
@QadijoBile-xx9ty
@QadijoBile-xx9ty 8 ай бұрын
Walaahi wadsahansane.eewaxnookale.hakusamen.familkada.hadikale.runeykulanoqone
@FihiimaIbrahim672
@FihiimaIbrahim672 8 ай бұрын
King ceyda shaley beerka kaa tuney lkn maanta adiga kula jirna😂😂😂
@MiinaApdi
@MiinaApdi 8 ай бұрын
Meel kasta waan ka qaraabanaynaa😂😂
@abdikarimhassan5074
@abdikarimhassan5074 8 ай бұрын
Deeqow aragtey prank aragtey mid uu dakhro iyo mid uu biyo kutuuro 😂😂😂😂 war ninka raga qabta
@MaryamCadey-v3l
@MaryamCadey-v3l 8 ай бұрын
Wlhi wan ilmeyay walasha iyo amiira wad ka nixisay hee suprise fican ku samey oky
@X10-f6e
@X10-f6e 8 ай бұрын
Amiiro ku dhex qaris miyaa 😂
@momostaph3610
@momostaph3610 8 ай бұрын
Prank ku lahaa short flim lee maxaa ugu qori wysy hadaa prank aamino ilaahow xaa i fartaaa 😂😂😂😂
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 8 ай бұрын
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰
@MunaKiin-i1u
@MunaKiin-i1u 8 ай бұрын
❤ 5:26
@MohamedAdan-yh7gw
@MohamedAdan-yh7gw 8 ай бұрын
Scw
@Andiqani
@Andiqani 8 ай бұрын
Diyar wye
@KaltuumoApdikarin
@KaltuumoApdikarin 8 ай бұрын
Allah ❤️
@shamsoismacil6099
@shamsoismacil6099 8 ай бұрын
Scw❤❤
@Amiish-m2g
@Amiish-m2g 8 ай бұрын
Walhi wan ilmeyy😢😢 ceyda mar danbo sidan ha sa men❤
@RIDWAYUSUFMOHAMED12345
@RIDWAYUSUFMOHAMED12345 8 ай бұрын
Xanaan soo aarso adi iyo amiira labaa tihiina utashta waliba labo xabo kusameyaya😂😂😂
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 8 ай бұрын
Ax sorry😢😢😢😢ani waa oyaye wlhi 😢😢😢😢walalnimada mcana amira xita weya oyasay weya naxday ax jecl😢😂❤
@simanmoha6064
@simanmoha6064 8 ай бұрын
Alla amba maalin walaakey lug ka dhaawacmay waa ooyey dadka waxay dhihayeen naa wiilka ma dhimane naga aamus lkn maba is celin karin ilaahay waaleheen nagama qaado😢
@aminoosmanibrahim4912
@aminoosmanibrahim4912 8 ай бұрын
Amiin amiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲
@NaymaAbdiAzeez
@NaymaAbdiAzeez 8 ай бұрын
Aamiin yarabi 🤲
@mohanbinabdalla8056
@mohanbinabdalla8056 8 ай бұрын
ceyda naftada iga ilaasho zxp wayo gabadhas quruxda badan markale ha ka oysin zxp
@samiiromohamed7932
@samiiromohamed7932 8 ай бұрын
Inta prank markey arkeen soo rooray😂😂😂😂
@naimaabdillahi4576
@naimaabdillahi4576 8 ай бұрын
Cayda prank o kale ha samaynin xanaan waan la oynay anogo og inay prank tahy😂😂
@Hafzaaaaa
@Hafzaaaaa 8 ай бұрын
Waraa ceyda gabdhaheena soo raaligali hadii kale run run kuudileenaa 😂
@HadaKooyi
@HadaKooyi 8 ай бұрын
❤Kusali nabigeena mohamed scw ❤️
@KhadijaMohamed-j7r
@KhadijaMohamed-j7r 8 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever most knowledge able and The shine all created prophet Muhammad prophet Muhammad ❤❤❤❤❤qosolka aduunka wey prank miyuu 😢😢😢waxaan uduceynaa baada inuu illhay lugahaaga Caafimaad kuusiiyo baaba garab
@sahalcumarcadde2841
@sahalcumarcadde2841 8 ай бұрын
Big legend King Cayda keep going
@fadumoabuukar
@fadumoabuukar 8 ай бұрын
ceyda koko prank ku soo samey please🙏👈
@cabdisheikhmaxames8859
@cabdisheikhmaxames8859 8 ай бұрын
Waa hay saa
@X10-f6e
@X10-f6e 8 ай бұрын
Yaahuu ceyda ka joog
@IsmahaanXirsi-ns2zx
@IsmahaanXirsi-ns2zx 8 ай бұрын
Dabeecad maqabto taas😂
@AsliMclnyare
@AsliMclnyare 8 ай бұрын
Anigo og iney brank thy ayn ooyey kwrn 😊
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 8 ай бұрын
​@@IsmahaanXirsi-ns2zxdadka leh koko prank ku samee ma oga 😅 qataatay galin rabaan 😅
@zhimbirta9920
@zhimbirta9920 8 ай бұрын
😢cayda walhi wan ilmyey waxan camal haku ciyarin 😢
@ahmetakram1488
@ahmetakram1488 8 ай бұрын
Habluhu wayka qlabi jilicsan yihiin wiilasha
@APDALLECAPPO
@APDALLECAPPO 8 ай бұрын
Allah is one ❤😂😊
@XaqiiqdaDunida
@XaqiiqdaDunida 8 ай бұрын
Ceydo fidiyo Hadad soo dhigeysid biliis leef ahan usoo gal inta iigu raacsan soo buuqa😢😢😊
@Masnamunira2356
@Masnamunira2356 8 ай бұрын
Xanaan gifts u keen🥰 ka farxi next video Hadaanu nahay Team cayda waxaanu leenahay waa in aad raali galin ka bixisaa parankigan wadna goyskaa 😢 Inta ila qabta ra'yigaa☝️
@AliNuur-ss7hk
@AliNuur-ss7hk 8 ай бұрын
Xanaan gifts u keen🥰 ka farxi next video Hadaanu nahay Team cayda waxaanu leenahay waa in aad raali galin ka bixisaa parankigan wadna goyskaa
@King_siciid
@King_siciid 8 ай бұрын
Sorry labadoodaba waanka raali galinaa naynaa team ceyda is muujiya😢😢😢😢
@XanaanMaxamudnuur-br7ct
@XanaanMaxamudnuur-br7ct 8 ай бұрын
Maanta waan kula jiraaaa ok Team cayda 😂😂😂😂
@YOUTUBETONI-u8n
@YOUTUBETONI-u8n 8 ай бұрын
Ceyda waa lagaa Aaraa pro😅😅
@caaliyacismaan5805
@caaliyacismaan5805 8 ай бұрын
😭😭 sorry xanan 😢anaba ooye walhi qof onayao hadan arko ana wan kadaba oyna 😢ceyda wax yabha qaar ufiirso prank beele
@halimaadanhalimaadan6515
@halimaadanhalimaadan6515 8 ай бұрын
Same wlhi😢😢😢
@Sagaldahir-d6s
@Sagaldahir-d6s 8 ай бұрын
Anoo og inay prank tahay hadan ilinta ceshan waayay walaaltinimo wax ciyaar ciyaar maahan 😭
@Hoodacabdi-j1g
@Hoodacabdi-j1g 8 ай бұрын
King ceyda is not easy 😂
@abdifitahguray-oq3wh
@abdifitahguray-oq3wh 8 ай бұрын
Sorry walsheyn maskiin aad beey u Naxday Ceyda waxaad sameeysay Qalad weyn kama aadan fiirsan pranki nucan ah waa mid xanuun ah qof walba oo fiirsady wuu dareemaa walaalo ku jecel in aad dhibkan oo kale hadu kugu arko uu qarac maayo waa halis sidaan gabdha uma aadan nixin lkn gabdhahu waa qalbi jilicsan yihin walaashaa asxbtada dhexdooda ayaad wadaha istaaji rabtay sxb wax aadan ka fiirsan in badan ha sameeyn ceyda tana tusaale weyn ha kuu ahaato Ugu dambeeyn Raali galin weyn u samee walaashaa intey ooysay in ka badan ka farxi gabadhaas
@AsmoAbdiraxman
@AsmoAbdiraxman 8 ай бұрын
Waxaa sugaynaa raaligalinta Xanaan iyo Amiiro❤
@Amiincalii
@Amiincalii 8 ай бұрын
Ceyda ROTIIN SOOSAMEE 🙏
@cabdullaahixasan1670
@cabdullaahixasan1670 8 ай бұрын
King ceyda 700K coming soon inshalah 🎉❤🎉❤
@maandeeq2121
@maandeeq2121 8 ай бұрын
Ceyda pls koko prank ku soo samey
@MunaLiza-y2b
@MunaLiza-y2b 8 ай бұрын
Team ceyda hada nahay caawa waa arsanay🎉 lkn xanun waye😢
@MohamedAli-b7m7m
@MohamedAli-b7m7m 8 ай бұрын
The legend keep going ceyda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@naturechannel950
@naturechannel950 8 ай бұрын
Amiira qurux iyo Hannan raali galintooda lagaa rabaa ceydow😂😂
@Dhameystiran12345
@Dhameystiran12345 8 ай бұрын
Amiiro saas uma nixin lkn qofka said u naxay waa walaashiis allow walaal la aan hana dhigin aaamiin yaa rabii
@HassanOsman-l9p
@HassanOsman-l9p 8 ай бұрын
Waxan camal doqonimawayo masameeyo qof ay walal nimada kuwayn tahay iskadhaaf mardamo hasamaynin
@MariaAdan-l6m
@MariaAdan-l6m 8 ай бұрын
Oyinta xanan la ooyi wlhi ceyda wxa fcn ma samynn😢😭😭
@NasraMohamed-wf7we
@NasraMohamed-wf7we 2 ай бұрын
Sxb saree walhl wankutagyara boro ❤❤ sxb arfonigat wll qaali
@Nalkanur1234
@Nalkanur1234 8 ай бұрын
Branki waa sugayey lkn saan maakafilaneeni 😢😢 waa kanixisay maskiin😢
@FartunMohamed-r4b
@FartunMohamed-r4b 4 ай бұрын
❤salahu Aleyhi wasalam salahu Aleyhi wasalam salahu Aleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤
@maryamomaxamuud8123
@maryamomaxamuud8123 8 ай бұрын
Ceyda saan xanuun waaye mar danbo ha sameynin wlhi😢😢
@gacalo384
@gacalo384 6 ай бұрын
Xanaan wey iga ilmeysisay😢lkni mxaa qadan la ahy dhiig iyo finto miya isku shiiir ah😮
@bilanabdi9107
@bilanabdi9107 8 ай бұрын
Yaroow anaga firsanoonaa 😢😢😢 la ooyneee wlhi
@MaxamuudCnaasir-ev8qx
@MaxamuudCnaasir-ev8qx 8 ай бұрын
😅😂😂😂
@iqrogoley8602
@iqrogoley8602 4 ай бұрын
Ceyda wallhi saan wall. Tinimo maahan gabadha cuqubo ayaad kagashay subxanaallaah
@SalmaApdirahman-o7w
@SalmaApdirahman-o7w 8 ай бұрын
Deeqow waa madaxa prankiga 😂😂
@maxamedadannuur3734
@maxamedadannuur3734 8 ай бұрын
Jecelka wllnimada dhadheel ma ahaa sxp Xanaan waan inaad raali galisaa waliba si private ah haki dhigin public waa iga codsi sorry 😞 wllshena
@CabdiDaahir-sc7rr
@CabdiDaahir-sc7rr 8 ай бұрын
King cayda lajan waakuwataa ee koko kusoosameeh saxiboow
@xiiranechanel9856
@xiiranechanel9856 8 ай бұрын
Amiira way fahansaty prankiga igasoo adkee ceyda kani waa faashil
@Aniiza_queen
@Aniiza_queen 8 ай бұрын
Inta markey prank Aragtey so carartey😂😂
@UmaAsma-z4f
@UmaAsma-z4f 8 ай бұрын
Number wasoorday
@shinapogba6682
@shinapogba6682 8 ай бұрын
king ceydaa
@fathihaji1750
@fathihaji1750 8 ай бұрын
Ceyda waxasookale prank mahan haday runkugudhacdana
@FadxiyaAmiin-x9y
@FadxiyaAmiin-x9y 8 ай бұрын
Ceyda saas miyaa walaashaa waa hooyo oo kale naxariis Ax way ooysay lkn Adi hadaa ahaan la hayd ma ooyin lahayd
@Saalaxbadbaado
@Saalaxbadbaado 8 ай бұрын
King ceyda the one and only I support youtuper
@xanaanmustaf15
@xanaanmustaf15 8 ай бұрын
Team Amiira and xanaan waan arsaneyna Massoconeeso 😢
@XamdaDeeq-yt7ms
@XamdaDeeq-yt7ms 8 ай бұрын
Ax wlhi wan ilmeyay markay xanaan oyday xanaan sorry wlloh😢
@Salaadoahmed662
@Salaadoahmed662 8 ай бұрын
king ceyda keep going bro lakiin koko hakareebin😂😂❤❤❤
@NafiisaquruxNafisa
@NafiisaquruxNafisa 8 ай бұрын
Wllhie ceyda wax xun aa samaysay mar danbe wxsoo kle prank haka dhigin ok waa iga talo walaalnimo xanaan na xnuunka walaalnimo oo ku weyn ayay la oysay 😢 amiira aydna sixun u nxdy dareemi krtaa dhanka xanaan iyo hooyo mar danbe prank haka samayn ok😢😢😭😔
@HappyChickens-ox1oo
@HappyChickens-ox1oo 8 ай бұрын
Ceyda plz koko prank kususamee
@X10-f6e
@X10-f6e 8 ай бұрын
War qoftaas waa shuuci
@ismahaan-vd7pc
@ismahaan-vd7pc 8 ай бұрын
Soo raali geli wlhi ano og inay prnk tahy aa la ooyey sorry xnaan😢😢
@RuwaydaCali-k3m
@RuwaydaCali-k3m 8 ай бұрын
Clyda iznot easy Allah is one❤❤❤❤😊
@amaalhassan2253
@amaalhassan2253 8 ай бұрын
Anigo og inay prank tahay ayaan hadana ilmaynooyaa bisinke
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
Please Help This Poor Boy 🙏
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 23 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 18 МЛН
QIIMEEY YAA SHIDAN SUITKA AROOSKOODA
19:47
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 764 М.
AFDUUB || HOOYO NAXDIN U DHIMATAY || WAALI & WAL WAL
41:01
Adna Channel
Рет қаралды 456 М.
PRANK// AMIIRO WAA KU JECELHAY YAABKA ADUUNKA😱😱…?
12:43
King Ceyda
Рет қаралды 388 М.
WALAASHAA KOKO SOO SAAR
16:56
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 1,5 МЛН
WIILKAAGA CEYDA KASOO DHEX SAAR | EMOTIONAL
31:53
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 922 М.