Marka lagu dhahayo social media wax wanagsan la inaaw waa sidaan oo kale hooyada oo qayileyso xattaa waa la keenaa 😢😢😢😢😢
@iftinxaajicabdi791Ай бұрын
Subxanallaah wr alle haga baqo hooyoyinka gab kadhaha bisinkow😢
@abdikadirabdirizak2118Ай бұрын
2024 hooyo lacaynaayo😢😢😢
@NastexoCadayАй бұрын
Zubxanlaah social media wx faaido ah maleh😂😂
@nima3696Ай бұрын
CK .. USHEEG WAXAN DOQMO AH DUMARKA DAAYA
@AbdallaMan-xy7ruАй бұрын
First comment ❤🎉
@ramadanismail7732Ай бұрын
Tuunbo raac kii ugu darnaa bro sikale uga soo hadal oo oday ka noqo shekada adigana kuu sharaf dhaanta thanks u are legend lkn arimahan oo kale kor uga bax thanks
@e-siraxmed1785Ай бұрын
Sxp ck nin weyn oo kudayasho mudan baad ehed lkn plzzz waxan camal dambe reaction hakabixin.....anyway I respect you 👏
Ck foolxumadan plz hanoo keenin nin fiican bad ahayde
@AxmedYaasiin-s9gАй бұрын
Sharma boy cumaamada ayuu iska riday muxuu heesta ugu soo daray gabadha maanta waa isku mid shama iyo xuseen
@maxamed7258Ай бұрын
Sharma waligiis u xaar walaqan jiray..ma cusba
@AnzalZaladАй бұрын
Hhhh guwaan bella mavia dogaalan koodaa dhaamo
@mohamudomar7050Ай бұрын
Yaab badna
@SacdiyaAdan-qu9lpАй бұрын
ck adi waxan kugu amanaa waa dagal badantahy waa samir yartahy lkn cay dhadhamed ma ku caytantid ck waku qabanaa wakaa cabajinaa vaar ow kaa kena lkn wardin la cayo iyo cay dhadhamedkas ma yaqan
@HabiibAl.habiibАй бұрын
Ck waaba dhagesatee
@MuxiyadiinAbdi-ss5fkАй бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SharmakeJamac-k7qАй бұрын
Farxiyo oromo Nacala Ku dhalay hooyo ayuu cayaya war waxan walatu xaraam weeye😮
@DMITituwanaАй бұрын
Ck adiga laftirkaaga video yashani nucani ah oo aflagaadada ku saleysan oo hooyo iyo dad muslim lagu caaynayo risqiga kaaso gala xata xalaal maha ilmo dhaqan celin ubaahan qurbahas ku fadarowbay inad hadalkoda soo qaadato wakugu dambi ood qima uyeesho nin weyn tahayoo 1Million kuxiran naag niikineyso iyo xuseen og okele inaad reaction ka bixiso sharaf kuma aha
@GuxayeGarmaqateАй бұрын
SORY SORY SORY WLHIDA Hooyo s9maliyeeed insaan loo caayo may mareysaa kasii daeane waxba aan laga qaban karin sory wlhida kuwaan dhalinta qasaya eee noocana Qabyaladii ba layabaneyn ee ma hooyooyinkii iyo dumarkii caarkii maa layka marayaa
@UmalAhmadАй бұрын
Ck wax walba reaction miyad ka bixinysa wllow naga dhaaf kurayda
@boqordagedo1655Ай бұрын
farxiyo waa la bis leyy wallhi kamirad gadasheda qof ku o hin bogtu u eg yahay😢 adunka lagu cadaby wallhi 😂😂
@faizaahmed1993Ай бұрын
Ninkas husein la dhaho hoyinka laga raci dona 😢😢😢
@abdibarri9012Ай бұрын
KARBASH DHILO MJ U HIILIYA
@shiishaaye6259Ай бұрын
Meeshaas fursadaan ka arkaa Ring box sharci ah ayaan furi lahaa baga iska garaaca ane aan lacag helee waaba fursad shaqo kawaran
Og waa nin baadiye waligiina ma ilbaxaayo waa doqon
@hanasheikhdon2808Ай бұрын
Kan Af Ka Xaaraanka Ah Kan America 🇺🇸 Halaga Masaafiriyo Intaas Hooyo Macaan Ayuu Caaynayaa Kan Hooyo Macaan ma Dhalin Miyaa?? Kan Xuseen OG la Dhahaayo Ummada Allah Ka Qabto??
@boushraboushra9695Ай бұрын
Ck intii aad sharma boy ku caysey lee u ku cayey adaa oga horeyey cayda sharma 😂😂😂😂
@macalinxasan-v4hАй бұрын
❤❤❤
@AbdiasisfahadАй бұрын
Cumar ck
@abdihamid010Ай бұрын
Dagaalka dumarka lagu meeraysanayo iyo hal meel lawada joogo raganimada kuma jirto
@SalmanAar-fy4ncАй бұрын
War ninkan Hooyo-macaan qiimaheheeda daadka raacshay Ee 24-hour cayda u quudhaya Hooyo-macaan yaa ummadda ka qabta war Allihii ku abuuray ka baq.
@SacdiyacaadeyАй бұрын
Qayiild ayuku qafiftay haada aniga qayiilaya maa raabta alkulisteyal uffff
@ifkajuunАй бұрын
So what if she is..
@faadumoxasan-sj5imАй бұрын
war ninkaan x/og shaqadiisa halagu celiya taasoo ahayd butafori
@sarahgawdan2215Ай бұрын
Dis plutôt merci maman Somalie land
@sudiissa5701Ай бұрын
Dumka ayuu jafa alla asaaga kaa Reeb hada maqasheen waa hussein og hospital ha lageeyo
@jessicadonaldson8029Ай бұрын
Moore Jennifer Lee David Harris Ruth
@ridwananwar2345Ай бұрын
AR day kan caagaa hoogooyin buu caayey naagtiisa buu leeyahey maxaa loo caayey yaahuu