Inshallah ilaahay baa naga qabanaya been abuurkiisa sheekh cunar faaruuq waxa uuhormarsaday baa ka horeeya qof gadaadhiis hadlay ukala gar qaadi doono
@ibnhassaan56745 күн бұрын
Wallahi in aanan waligey arkin caalim soomaaliyeed oo sh. Cumar Faaruuq oo kale ah, ilaahow jannada Fardowsa ku gee. Sheekhaas waa sheekha isaga ilahaay qalbigeyga ku nooleeyay ee dhadhanka quraanka i baray, Raxmatullahi caleyka yaa sheykhii.
@umuclaahi5562Күн бұрын
Aamiin yaa Allaah kitaabkii iiku horeeyay een barto wuxuuw ahaa arbciiynka waxaan bartay iskoo duuban waliba kalikeey Ayaan xaafada ku bartay waxaana fasirayay sh cumar faaruuq dad badanah naanta waan baray isaka iyo anigaba Allaah ajirka inkama nusqaamiyo Sh cumar faaruuq Sh maxamed mclm xasan Sh maxamed rashaad Sh boqol soon Dhamaan tood Allaah ha u naxariisto qabrigana ha u nuuriyo Hana uku yeelo beer beeraha janaad kamida waxaan jeclaaday anikoo aan arag
@BashirAli-s3lКүн бұрын
Duf ku bax dheh waa kuwa duloobey Aakhiro iyo Aduun Sh Cumar Faaruuq ayuu afka ku taagin ;Sh Cumar Faaruq Allaha unaxariisto wuxuu ahaa Caalim weyn🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@mohamedsheikhaxmed6246Күн бұрын
oo idinku Al-wahaabiyyah, maad isla yaabtaan sow adinkii Muslimkii idinka horeeyay oo dhan, waxaad Gaalaysiisaan, Dishaan, ama Aflagaadaysaan ka wada dhigay kkk. Waliba kuwiii diinta idin soo gaarsiiyay ee Islmaanimada idin baray kkkk. Hashu geela iyadaa cunaysa, cabaadaysana
@BashirAli-s3lКүн бұрын
@mohamedsheikhaxmed6246 Walaal qabriga in la caabudo waa GAALNIMO ilaahey kheyrkiisa in kaalmo la weydiisto waa shirki walaal IYAAKA NACBUDU WA IYAAKA NASTACIIN ,Allaha ku fahansiiyo.,Qofkaan dhintey ee aad ku dhawaafeysaan iska daa masaajida aad qabrida ka dhex sameeneysaan iska dhaaf.
@wmdghdgg12342 сағат бұрын
@@BashirAli-s3l mar alaale markii ad tiraahdaan qof towxidka rumeeysan gaal waa dinbi weyn oo nooga yimid khawaarij iyo wahaabiya ilaah Muslim ha idinka qabto
subxanalaah wa sheydaan beenbadan mytida kubeen abuuranayo
@bashirshmohumed63492 күн бұрын
اللهم نجنا من شر كشك
@everythinghasareason575618 сағат бұрын
Kishki hadi allah marqati gishtay adiga kama yelayno .
@samirr5462 күн бұрын
Allah :hada shiikha uu dhahay waa la socday maxamed cabdi daahir waa hadal cade, sheekh cumar faaruuq Allah ha u naxariisto iyo sheekhan maxamed cabdi daahir waxay aad u muujiyaan oo ay cadeeyaan xaqqa,weliba labada sheekh ba anigaa hor fariistay oo marqaati ka ah sida ay xaqqa u bayaamiyaan ,Allah khayr hakaga abaal mariyo dhamaantiin.
@sujeinvestorslmt85594 күн бұрын
Ale haku barakeeyo
@SafiaJama-s4cКүн бұрын
Odaygan Kishki waa uu is cajabiyay horta wuuna faanaa waa Caqli Ciyaal Culimadana qaarbuu duraa Kishki waxaa lagu xantaa in uu yahay Quraani oo laga helo wadamada Eeshiya dadka Bakistaa niyiinta iyo Hindida &
@casiloGediКүн бұрын
Yarxamakallahu cumar faaruuq
@abdillahimukhtar9070Күн бұрын
Subxanalah shekha haku been Aburanin rabigaada kabaq
Anoo ka qayb qaadanaya difaacida sheekh Omar faaruuq Soo Gali tafsiirka aayada suratu mujaadala aayada tobaad iyo suu noogu sheegay sida khaldan oo ashcariyo u fahantay aayada
@لولوالعلي-ز5زКүн бұрын
Waa dha gay sanaa laaa kiin nikaan sooma toobat keenin mase mar hore waaye aacuudu bilaaah war sheesha wuu dhin tay cilmina kumagaartidee cala rislik been ta dhaaaf
@Alaabtaydaiiuruursha2 күн бұрын
Vidioga maxaad Noice ka uga saari wayday
@abdurahmanmabdikadir48082 күн бұрын
Sh Mohamed abdidahir wuu noolyahay
@عبدالرحمن-المقدشي2 күн бұрын
Kishki uma horeeyo oo hortiis qolo jahmiya Ashcariya ah ayaa horay u sheegtay saas oo kale ayagoo yiri Abulxasan Alashcari si daahir ah ayuu Xanbali u ahaa cabsi aa u gaysay sidaas oo kale ayayna yiraahdeen Sh jiilaani caqiidadiisana Xanbaliga ah dhab kama ahayn iyo wax lamid ah ayagoo ku andacoonaya in ay Cabsi u gaysay maaddaama xanaabiladii ka soo horjeeday Kulaabiyada iyo Ashaacirada xoogganaayeen.
@WihibducaleIdle-k9g2 күн бұрын
War shekha qariga udayaa
@AbdirizakFarah-wg4tb2 күн бұрын
Waxaa nasiib darro ah in qofku asaga isku cadeeyo mijassimo iyo mushabiiha Allah yahdiikum
@MuslimLifeCoach-q3d2 күн бұрын
Walal maxaad u weeydiin weeyday haduu goob joog ahaa in sheikh cumar faruq jawaabtaas yiri " afakna waxan ka ahay salafi uurkana ashcari" Mida kale adaan ku xadgudbin sheikh kishki wax sax adigu!!!! Ogsoonoow sheikh cumar faruuq kuwa uusan gaari 1% cilmigoodii ayaa Ashcari ahaa sida I ma'am al nawawi!!!!
@AbdirashidElmi-v8g23 сағат бұрын
Kishka wa ki so labtey o wa ka baxay badahi an ku jirey iyo kaligi muslin shegashadi hadana ma wuxu u diga rugtay shikheni qimaha badana shiikh omar faruq ilahay naxaristi janno ha ka warabiye o noga tagey dhaxal an waligis dugobeynin tafsirkisi iyo fununti kale e diniga dawroyinki mu,tamaradi waweyna e no qaban jirey ilahay ajar aan la kobi karin ha ka siye kishkow rabbigi ku aburtey aya kala xisabtami dona gefafka an qarsoneyn ad dinteena sharafkeda wax ugu dhintey
@abuu120 сағат бұрын
Aldaaci Omar abdalla Omar walalkey xagu ku danbeyay? Wuxu ahaa walal allaha dartis ku jeclaaday mudooyinkan kuma arag.
@CiiseMaxamuud-h5b5 күн бұрын
Kan maaha sheekh waa magic raadis
@zakariyesuldaan28392 күн бұрын
Sh kishki waa muslin inta aan ka arkay waana ahlu sunna inta aan ka arkay jum_huurka culimadana mar mar waa qilaafaa taas8na wax wayn ma aha daliilka ayaa muhiin ah in la raaco yaan lagu dagdagin gaalaysiinta muslimka
@Yasin-s8i5 күн бұрын
Qof walbaa wuxuu yahay buu ku moodaa, Zindiiqna Zindiiq buu ku moodaa!!. Horay baa loo yiri, Zindiiq ma soo laabto mana towbadkeeno, waayo kufsigiisu wuxuu Ka soo askumay finaaq. Zindiiq macnaheedu waa diimo badane, waana gaal haysta diimo kala nooca.
@wmdghdgg1234Күн бұрын
Waa run dhaqan carbeed waaye fiiri sacuudiga iyo dowladaha khaliijka qamiiska gaaban waa lagu abaabiyay yaraantooda
Xasbunallaah Wanicmal Wakiil… Acuudubillaah, qof hadaad aragto qof raadinayo magac waxwalba ayuu ku hadaaqaa…. Waxaan iney been tahey wey cadahey…
@abdullahigurase3894Күн бұрын
BEENAALE RAQIISA AH
@sayidaxmed1655Күн бұрын
Ninyahow waekaaga waxaa ka muuqdo jir naceyb aad Kishki diideyso, kishki waxa aad ka urineyso ma aqaano laakin warkaaga XAFIILTAN ayaa ka muuqdo, ALLAH ka cabso iska dhaaf, Kishki wuxuu qabo asagaa ALLAH la hor tagaayo ... ma fiicnid adiga
@abdirahmanahmedhussein48382 күн бұрын
Laga yabaa Sheikho inu lakaftamay wayo Sheikho u katanbadmaa
Luuqadaada cinwaanku ma waafaqsana akhlaaqda Islaamka
@Ceergabo2 күн бұрын
Maxamed Cabdi Daahir buu sheegay inuu la joogay waa in arintaas la weydiiyaa.
@KastamMur2 күн бұрын
Maxa ka qaldan ninkuba ma isaga dhahay ashcari bu aha ee waxa ku dhahay isaga ya ku dhahay anigu gudahana ashcari yan ka ahay carabkana salafi marka hadalka si wanaagsan ugu laabo
@abdimuse79115 күн бұрын
Kan Cida Dhageysata waxaa Ka Xun Cida Wareysata, Kishki Isagaba isma Yaqaan Halka uu ku Sugan Yahay, Markaabuu Cid kale wax ka sheegayaa...dhidhiibso hala dhaho sheydaanka qamanka wankii naga lumay leh
@maden78182 күн бұрын
Sheekh maxamed cabdi daahir iyo cumar faaruuqba intaan sacuudiga wax kasoo baran ashcari ayay ahaayeen ee yaa diidi kara.??
@Sayidcali-e1eКүн бұрын
Wadsojarjartay lkn Saasmaxaad uyeeshay
@afgmasafg77642 күн бұрын
Maxed cabdi Daahir waa joogaa maa la weydiiyo
@ibrahimelmi7798Күн бұрын
BEENLOOW KISHKI
@samsam-vt3hk2 күн бұрын
Waa run gar iyo dhar cilmi ma aha. Niyada suuban ee sida illaahey diinta uu dadka ku faray ayaa muslim nimo ah.
@laqlaajisnugal27566 сағат бұрын
Wlshey wixii nabigu csw ku faray sowdiin maaha garka inlala baxo waa sune marada in ragu gaabsadana nabigaa ina farey marka shaydaan kishki yuusan kufidneyn
@omerhassan30412 күн бұрын
Laaxawla walaa quwati ilaa bilaa kani waa musayluma ibnukadaabka qarnigan nool! Yaahuu! Duf kubax! Waxaan soomalida ka maqli jiray beenaale nin dhintay iyo nin dheeraaday ayuu markhaati u qabsada!!!
Horta wahaabiyoy ashcariyo idiinma baahna oo Alle Aya badiyay o barakeyay diinkoda iyo dadkodaba adinkana wado Kalo idiin furan majirto o an Ka ahayn inad kaso labatan wadada xagjirnimada is qarxinta galaysiinta dhiiga islamka e ad faraha Kula jirtan midakale inta yar e ad dadka la hor tagan tihiin malin walba ashcariyo Aya idinso bartay lkn wadku caasideen markaasna cuqubo Aya idinku dhacday
@MohamedAhmed-jh8kqКүн бұрын
Sheikh omar salafi ayuu axaa janadhisaa Allah giliya niyow adhiga views radius iyo fitna ayd abureysa ee alla kacabso,alla kacabso nafsirka quranka ashcariyadha maa sikale ayey uu fisiran kwani jooji fitinka alla kabaq
@HassanOmar-u3i4 күн бұрын
Beenlow
@Xareeed5 күн бұрын
Waar wuxu been ku foolxumaa! Miyaanu insaan caafimaad qaba ahayn?