KOKO DADKA GADAASHAADA TAAGAN SHEEG OO 50DOLLAR QAADO

  Рет қаралды 303,746

ASAD HAGIO 27

ASAD HAGIO 27

Күн бұрын

Пікірлер: 1 200
@SALIIM71
@SALIIM71 9 ай бұрын
والله ugbaad waa boqorad boqorad dhashay👸👸 maxaa yeelay qof walbo way lafarxaysay Halka kuwa kale xifaaltamayeen wallaahi waa queen 👸 Allaha daystee❤❤❤❤❤
@najmamanshaallahabdirahman8768
@najmamanshaallahabdirahman8768 9 ай бұрын
Aad iyo aad m.a❤
@Amina_Isse
@Amina_Isse 9 ай бұрын
Aadoo weyn masha allaaah ciyaar wanaagy ka mid tahy❤❤❤❤❤❤
@RayaanHonasti-v6j
@RayaanHonasti-v6j 9 ай бұрын
Aaad iyo aad wa qalbi nadiiiif ❤❤ m.a
@sihaamabshir2099
@sihaamabshir2099 9 ай бұрын
M.a Allah wye lkn isku qabil tihiin 😅😅
@muniromnr531
@muniromnr531 9 ай бұрын
Sax wYE LPX
@Bintulcaqli
@Bintulcaqli 9 ай бұрын
Dunidaaan Masoo Marin ruux ka qeyr badan nabi Mohammad scw ❤
@engfiyoorequenfarxiyo9640
@engfiyoorequenfarxiyo9640 9 ай бұрын
Scw scw scw
@ixsaanibrahim4740
@ixsaanibrahim4740 9 ай бұрын
Scw❤
@ixsaanibrahim4740
@ixsaanibrahim4740 9 ай бұрын
Koko lanbarkaaga 😢
@Habibti-4889
@Habibti-4889 9 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@Faadumofilsan1991
@Faadumofilsan1991 9 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤😢
@Kokobulle-s3z
@Kokobulle-s3z 9 ай бұрын
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw ❤
@NimcoBade-vb3nt
@NimcoBade-vb3nt 9 ай бұрын
Allah subxanahu watacaala Nebi muxamed salallaahu caleyhi wasalam
@XamdiAxmed-x9k
@XamdiAxmed-x9k 29 күн бұрын
Scw
@ayaandheeman6374
@ayaandheeman6374 9 ай бұрын
Sundus waa qof bila ixtirama xita hablaha kle wax yar oo farxada uma mojinyso laba marna waxay ila thy inay qash samaysay subxanallah
@abdifatahrashiid3011
@abdifatahrashiid3011 9 ай бұрын
samiya iyo ugbaad waa laba hablood oo Aad u extiram badan mansha Allah
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q 9 ай бұрын
Haa wlhi
@SafaAbyan
@SafaAbyan 9 ай бұрын
Kokana😂😂😂
@WardaUbax123
@WardaUbax123 9 ай бұрын
Haa wlhi
@Zakarialaouni-667
@Zakarialaouni-667 9 ай бұрын
Haaa
@funnystories-f5g
@funnystories-f5g 9 ай бұрын
@@SafaAbyanwee carab dheertahay😂
@hanicadey6947
@hanicadey6947 9 ай бұрын
Sundusey mxaa gabadha xoolo u ledahay ugbad wa gabadha team ka ugu dacadsan uguna qalbiga nadifsan sundusey isku badnow hda kor lagu so qade yan dhulka lagu dhigine
@hibaqahmedhibakito2159
@hibaqahmedhibakito2159 9 ай бұрын
Waa run wlhi hppti dameerta xun 😂
@habonmuhumedumurayaab563
@habonmuhumedumurayaab563 8 ай бұрын
Nays Max's u caysa
@Tushleeyy-v2w
@Tushleeyy-v2w 9 ай бұрын
KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋🤗🌙
@SurprisedBabyKittens-yb2oe
@SurprisedBabyKittens-yb2oe 9 ай бұрын
Hello
@SubeerAhmed-y9k
@SubeerAhmed-y9k 9 ай бұрын
Abeera maxaa asad u cayday fursada kugu radijaye😮😮😮😮😮
@XamdiAxmed-x9k
@XamdiAxmed-x9k 29 күн бұрын
Scw
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 9 ай бұрын
quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢❤❤❤
@sahroabdiaziiz2333
@sahroabdiaziiz2333 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@shurkimuumin-3519
@shurkimuumin-3519 8 ай бұрын
M.a❤
@nawaalaragsan4701
@nawaalaragsan4701 9 ай бұрын
Koko Iska daa qadhaadhka sundus baa badisay hambalyo sundus
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 9 ай бұрын
Naa dhaqankaga cunee maxay badisay balayada qayanada badna
@Amina_Isse
@Amina_Isse 9 ай бұрын
​@@AYAANXuseen-og5hvQaraar isn't easy hpp😂😂
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 9 ай бұрын
​@@AYAANXuseen-og5hv😂😂😂😂 wllh waa run nagtaas cuntaha weey qayaano bdn tahay😤
@Amina_Isse
@Amina_Isse 9 ай бұрын
@@asmitaaahmed1335 Walley adi somaliga iska soo sax hee😆
@shukrisheik4403
@shukrisheik4403 9 ай бұрын
Walal wax bari shalayto kunoqonaya ha qorin Wax walba ALLAH wuu xisaabinaa
@kaltunbootaan
@kaltunbootaan 9 ай бұрын
Sundus markasta inay iyada qudha guulaysatay jeceshahay dadka kale giushooda ma jecla taasi wax fiican maaha waxaad jeceshahay walaalkana la jecloow
@khadiijaabubakar4364
@khadiijaabubakar4364 9 ай бұрын
Cadow wye nagtas maskiin umalyn jiry awal
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 9 ай бұрын
Siciid Dani waaye wax kasto usla jecel 😅
@Hoodo-e8o
@Hoodo-e8o 9 ай бұрын
😂​@@barlinmahamudsabriye6471
@Muhibo.
@Muhibo. 9 ай бұрын
Wlhi isku fikir nahy markay mid garato macal wey ka xumaaneesa halka hablaha kale ku farxayaan
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 9 ай бұрын
Sundus dadka kale gushooda majeclo ayada lee wax isla rabto marwalba inee guleysato walalka gushiisa walagu farxaa mataqan saasna ma fiicno
@K.r.mff22
@K.r.mff22 9 ай бұрын
Dunidaan masoo Marin ruux ka sharaf badan NABI MUXAMED SCW ❤😢
@Saydnur10
@Saydnur10 9 ай бұрын
Koko xishaab qurux ku tahay❤
@Najiib_Osman
@Najiib_Osman 9 ай бұрын
Ugbaad gabar xishood io diini ka muqato M.a
@najmamanshaallahabdirahman8768
@najmamanshaallahabdirahman8768 9 ай бұрын
Ugbaad boqorad weeye allha xifdiyo❤ nayaa sundus gabadha hanooga qaylin
@FosiyaHussein-c2o
@FosiyaHussein-c2o 9 ай бұрын
Sundus abaayo kaligaa ina gulaysatid bas jeceshahay walalaha inay gulaystaan ma jeclid why samiya ugbaad kooko one love hablo dhamantiinba ❤
@deqaavdirahman2500
@deqaavdirahman2500 9 ай бұрын
Koko xijaab waa ku quruxanthy qliyey ha iska dhigin ❤
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 9 ай бұрын
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕
@abshirhassanreygal1962
@abshirhassanreygal1962 9 ай бұрын
❤ koko xijaabka way ku nuureysaa❤ inta ila aragtay like❤
@Asas_Sheikh7684
@Asas_Sheikh7684 9 ай бұрын
Ma Sha Allah..Koko waxay kuquruxsn tahy Hijaab iyo iskudayska ❤
@mukhtarofficial3952
@mukhtarofficial3952 9 ай бұрын
Kusali nabi mohamed scw ❤❤
@ZakiyaMohamed-xb1wc
@ZakiyaMohamed-xb1wc 9 ай бұрын
Ugbaad iyo samiya maasha allah dad qalbi fcn wye see guusha qof wlbo guulesta ugu farxayan m.a xishmadiina wngs allah idinku xafido❤
@AishaMohamedAbuker-mf3jc
@AishaMohamedAbuker-mf3jc 9 ай бұрын
Koko wagabdha ugu jeclahay teamkan marwalba nookeen Allaha daaye❤
@shurkimuumin-3519
@shurkimuumin-3519 8 ай бұрын
M.a❤
@dauuddalmar3330
@dauuddalmar3330 9 ай бұрын
Ugbaad gabar xishod iyo diin ka muuqato masha allh
@shukriita4206
@shukriita4206 9 ай бұрын
Naagahan sundus ku dhagan ka dhama gabadha naayada 😏 koko iyadaba guusha weyku dooda qof guul daro necebne majiro zxp ee gbdhahan iyaga iska kiin xige waxbo comment haku ooyina😏 team27 girl's one love❤❤
@idilboulalehidilboulaleh3136
@idilboulalehidilboulaleh3136 9 ай бұрын
U right Wlhi sii dacadaa aye ubaadisey sundus markasey xanagayan yaab
@SusuMoha-xt7yh
@SusuMoha-xt7yh 9 ай бұрын
Naa wax ay daacad udheeshay malahan ee wey arkeyse 😂😂ee kuleelka iskadhaaf😂😂
@naturechannel950
@naturechannel950 9 ай бұрын
​@@SusuMoha-xt7yh adoo kuleel kugu furanyhy inanta ka fuq 😂😂😂😂
@shukriita4206
@shukriita4206 9 ай бұрын
@@SusuMoha-xt7yh ada kulul mcneyy isqaboji😌🥱
@shukriita4206
@shukriita4206 9 ай бұрын
@@idilboulalehidilboulaleh3136 somaha❤
@KushinaCade-sn9mk
@KushinaCade-sn9mk 9 ай бұрын
Waba so gashey ee kusaliya nabigena Mohammed scw scw scw ❤❤❤
@XaawaCali-s4b
@XaawaCali-s4b 9 ай бұрын
Scw❤
@NastehoKher
@NastehoKher 9 ай бұрын
Salaahu cleyhi wasalam
@monajee2528
@monajee2528 9 ай бұрын
Scw
@Dhibleyyyyy
@Dhibleyyyyy 9 ай бұрын
Scw ❤
@hawofarah
@hawofarah 9 ай бұрын
Team Amira away wan uxisnay princess amira
@AmiiraQuruxFan
@AmiiraQuruxFan 9 ай бұрын
The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by by is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤
@Hanniqurux123
@Hanniqurux123 9 ай бұрын
❤amiira cadey wan ku jeclhy abayo gabadh wllsha ayn ahay Aadna wan kuu tageera teamkaas ada ugu 1:Qurux badan 2:Ugu daaacad san 3:ugu qalbi wngsan Guuleyso aya ku leeeyahay Meel aad joogtaba From somaliland❤🎉
@laylamuxudiinroble2705
@laylamuxudiinroble2705 9 ай бұрын
Asadoow cawa dhan waa sugayaaa wlhi baramishkaga malin un waa rajeynaa inaaa imadow aagtonaa❤
@Amuunmoha8
@Amuunmoha8 9 ай бұрын
Koko guul ban urajynayaa❤❤❤
@ayaangacal3720
@ayaangacal3720 9 ай бұрын
Asad filimka cawa kulaha amiro aabo ma I jeceshahy😂😂😂😂 ala suxay asad fanny waye wlhi😂
@UmuRihaab
@UmuRihaab 9 ай бұрын
😂😂😂
@ayaangacal3720
@ayaangacal3720 9 ай бұрын
😂😂​@@UmuRihaab
@abdallabro11
@abdallabro11 9 ай бұрын
Hanooga sii hor dhicin wlaleey wali maanu daawaninee😂
@nemcoahmed1082
@nemcoahmed1082 9 ай бұрын
😂😂😂
@ayaangacal3720
@ayaangacal3720 9 ай бұрын
@@nemcoahmed1082 😂
@JAMALOW0
@JAMALOW0 9 ай бұрын
Assalamucaleykum TEAM 27 cawo Tahajud noo biilawanaya Aan iisku duuceyno kuuliga InshaAllah
@Enjoyyourlife-r8i
@Enjoyyourlife-r8i 9 ай бұрын
Kusaliya nabi maxamed scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ Sido kale boqortooyo waa ini salamay dhamaantin team 27❤❤❤❤❤❤❤
@halimaabdalle4395
@halimaabdalle4395 9 ай бұрын
Ku Sali nabigan Mohamad scw scw scw
@BADERABUUBAKER
@BADERABUUBAKER 9 ай бұрын
Dunidaan ma soo marin ruux ka qeyr badan nabi mohamed scw ❤
@nicimanuura-lw6do
@nicimanuura-lw6do 9 ай бұрын
Asad amiira nooso gali pls indhawyd janalkaga kamay so muqan Team amiira one love❤❤🎉
@hawofarah
@hawofarah 9 ай бұрын
Ha wlhi wan uxisnay princess
@Fatma-s8x
@Fatma-s8x 9 ай бұрын
Sundus qayanadeda aya badan
@Sucdiqurux81
@Sucdiqurux81 9 ай бұрын
Haa 😢❤
@AbdiraxmaanAbshir-xu2fk
@AbdiraxmaanAbshir-xu2fk 9 ай бұрын
Sundus teamka kuma nuurayso qayaano iyo xaasidnimo bay isku darsatay iyo tanaa sul la aan
@khadijabakar7770
@khadijabakar7770 9 ай бұрын
Waa aragtay wlh waakuguracsanhy
@fatumofatumo-oc4lc
@fatumofatumo-oc4lc 9 ай бұрын
Team Koko one like🥰
@QalpiZaafiH
@QalpiZaafiH 9 ай бұрын
Koko musalsalka maxaad uga maqantahay soo gal noo saaxiibey ❤❤❤❤❤❤
@RiimaAadan-uf4jv
@RiimaAadan-uf4jv 9 ай бұрын
Koko dhirirkeeda caawa lay si fiican u arkay😂😂
@FatuushAbdullahi
@FatuushAbdullahi 9 ай бұрын
So maha Amiira iyo dad dhadher jogi jereen😂😂
@Queen-m.j
@Queen-m.j 9 ай бұрын
Sunduz hbmlyo abyo markasta ina badisid ku rijeyna 😊❤
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 9 ай бұрын
Mansha allah kooko oo xijaab xidhan tiktokle kuarkay qurux wlhi saa id wlhi❤🎉
@ahmedkadar1771
@ahmedkadar1771 8 ай бұрын
Asadow sxb waxan kaaa codsanaya ugbaad iyo samiyo waad nabartee KZbin maad uu furtid wayo markaa team kaga lagu so birayo dadka waxad bartaa team kaa kugu xidhan 27 so waan baranay hadaa labada gabdhod waxan kaa codsanaya 🙏cidaa kadib inad KZbin uu furtid team 27 gulaysta waligin from jubuti 🇩🇯 waxan rabaa waliba inan noqdo qofka ugu horeya ee teamka 27 kaso muqda oo Djibouti 🇩🇯 kasocda wayo sanado kugu xidhinahay asadow wali qof jubutiyana kaman arag inchallah illahy aku cafiyo wllkay qali asad mohamed haji ali ❤ wll illahay aka dulqadu amine 🤲 waa 29 bisha ramadan waa malin kyre qabta illahy lugahagi akuso celiyo ❤
@ahmedkadar1771
@ahmedkadar1771 8 ай бұрын
Asadow farintayda firii walalo
@ahmedkadar1771
@ahmedkadar1771 8 ай бұрын
Asad hagio
@CkaafiAbdulahi-wu4pm
@CkaafiAbdulahi-wu4pm 9 ай бұрын
Koko malmahaan waala cayuumay hadane markey sheegtay sundus waa qaylise wallee gabadhaan maxay dad badan ciishay isha ku ma argto baayo Noolaaw
@HanaanCusmaan-zx9id
@HanaanCusmaan-zx9id 9 ай бұрын
Haa wlhi waa ila aragtay sundus amira cml noqon haysaa koko guusheda adey ugu soo horjeda😢
@muniiraaweys7448
@muniiraaweys7448 9 ай бұрын
Haa sundus waa xasidad
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q 9 ай бұрын
@@HanaanCusmaan-zx9id Amiiro xaasiyad miyaaa
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 9 ай бұрын
Haa wlhi malmahaan koko sibaa lawada xaasidnimay haya😢
@SabahYusuf-jv2up
@SabahYusuf-jv2up 9 ай бұрын
Amiira waaba miskiinee bismilaah 😂​@@HanaanCusmaan-zx9id
@Abdinho_18
@Abdinho_18 9 ай бұрын
Koko is soo beautiful ❤❤
@Anaaniyaa1938
@Anaaniyaa1938 9 ай бұрын
Team koko guul iyo guuldaro waa ku wadanaaa ❤❤❤
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 9 ай бұрын
Waa haysaa ❤
@Anaaniyaa1938
@Anaaniyaa1938 9 ай бұрын
@@asmitaaahmed1335 qaliyyyy game ka waa ku cells uqora sundus way qishatay
@Amuunmoha8
@Amuunmoha8 9 ай бұрын
Alla maxaa nago reer commont ah oo koko neceb cawa naqas baxaya adeer hday doodana wax runa bay kudoody 😏 Koko abyo horey usoco dadka haujoojin hadaladooda guushada io hurumarkagay kaxunyihiin lkn neceybka aykuqaban bahdil ugufiln ❤❤❤❤❤❤
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 9 ай бұрын
Haa wlhi malmahan cadawga koko said usoo badan hayaan illahey haka hayo maskinta😢
@Amuunmoha8
@Amuunmoha8 9 ай бұрын
​@@AYAANXuseen-og5hvnagtan waxa laguso akhriyey mayara xalyna wan ujedy waxy kuhadleysy sundus wan jeclhy blse xasidnimadu maficna haiskadeyso
@KING_MOHAAN88
@KING_MOHAAN88 9 ай бұрын
Kusali nabigeena mahamed scw ❤❤
@FaatumaAli-in2xf
@FaatumaAli-in2xf 9 ай бұрын
Omg ileen koko cadawgeda aan malmahan layabanahy waa sundus 1mar xataa koko guusheda kuma faraxdo amira two noqon haysaa wllshei koko isku badnaw❤❤😮
@Jaaaama36
@Jaaaama36 9 ай бұрын
Adi in lagaa guuleysto ma jcshay
@muniiraaweys7448
@muniiraaweys7448 9 ай бұрын
​@@Jaaaama36 gabdhaha kaleba we ku farxaayene iyada kaligeed maxa hayo
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 9 ай бұрын
​@@Jaaaama36naa guusha markow qofka kaa so horjeda kaa guleysta u hampalyey
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 9 ай бұрын
Xaasid waye sundus
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 9 ай бұрын
Haa wllh amiro labad aa soo baxdhe
@Leomessifuns143
@Leomessifuns143 9 ай бұрын
Kusali nabigena Muhammed SCW SCW SCW ♥️♥️
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 9 ай бұрын
Team koko bulle guul io guuldaraba waan wataa mideda kale koko abayoh malmahan team dadka cusubo kusoo buried hayo saaid ugu foojignaw😢
@Janno66
@Janno66 9 ай бұрын
Micnha sabab yaab bdnaa😂
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 9 ай бұрын
Micnaha wa ine koko malmahan hadlhenteda badtee🥺wayo wa argti ki xunka aha e ladhahye jabraa🙄​@@Janno66
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 9 ай бұрын
​@@Janno66somaliga iska soo hagaaji dhiman dhimanyahy
@Janno66
@Janno66 9 ай бұрын
@@AYAANXuseen-og5hv adiga bal is fiiri waxaad so qortey tedkle caayba kuma so qorine mxad igu caayne bisinka
@kaltuunahmed5501
@kaltuunahmed5501 9 ай бұрын
@@Janno66waan yaabanahay wllhi maxay ka wadaa waxan😂😂
@RidwaanMaxamed-w8d
@RidwaanMaxamed-w8d 9 ай бұрын
Sundus koko markay gafto wey ku farxeysa halka Koko sundes marky hesho ey ku farxeyso meel fog ani wa ka ega xumana igama ahalabadaba wan tagera ❤
@innaxaajih9436
@innaxaajih9436 9 ай бұрын
Saamiya wa gabar maskiin ah o dagan m.a❤sda ay wax urabto hadi laga diido wa iska yelesaa
@umulkheyra2089
@umulkheyra2089 9 ай бұрын
Sundus guusha looma ogolo miyaa yaab any way sundusseyy anagaa kujecel guuleyso marwalba ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Sacdiyo937
@Sacdiyo937 9 ай бұрын
Wakaa waa naag reer mudug ah laandheere🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@HanaanCusmaan-zx9id
@HanaanCusmaan-zx9id 9 ай бұрын
Naa maxa loo ongalan ayadaab qayano kabadatee
@FahiimaSuleiman
@FahiimaSuleiman 9 ай бұрын
Yaa u diiday guusha hakento de 😂😂
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 9 ай бұрын
Yaa udiday si sax ah u keesaa madiidma qayaanada mesha loguma tala galin gabadhane waa qayano socota
@FahiimaSuleiman
@FahiimaSuleiman 9 ай бұрын
@@HanaanCusmaan-zx9id Haa wlhi waa qiyaano miidhan sundus caawan ogady ba
@Driveslife
@Driveslife 9 ай бұрын
Nabiga kusaliya wll scw
@MohamedAmin-uj3np
@MohamedAmin-uj3np 9 ай бұрын
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado
@AyeyoKoris
@AyeyoKoris 9 ай бұрын
Amiin😢
@امرايد-ط2ح
@امرايد-ط2ح 9 ай бұрын
Niyahoo wllo gabadhaan saamiyo igu socoto KZbin u sameey masha allah waa dagan tahay waa jirtaa ❤
@nihaaninasheikh
@nihaaninasheikh 9 ай бұрын
Inta ka daawany Jamuuriyada barkaysan somaliland waa idin salamay 💚🤍❤
@CabdimaxamedCumar-y90
@CabdimaxamedCumar-y90 9 ай бұрын
Gobol wasye zxb 😢😂❤❤
@nashaadsaleban2506
@nashaadsaleban2506 9 ай бұрын
​@@CabdimaxamedCumar-y90ma adaa ka dhigey 😂😂
@Cabdiraxmaan8
@Cabdiraxmaan8 9 ай бұрын
Waanka qaadnay 💚🤍❤️
@Cabdiraxmaan8
@Cabdiraxmaan8 9 ай бұрын
​@@CabdimaxamedCumar-y90hoyadaa haka dhigto gobol
@anonymouslyhidden95
@anonymouslyhidden95 9 ай бұрын
Waa la cuna abaarso land Orod dhulbahante meel iska saara qaniisland
@FarxiyoMaclin-k3k
@FarxiyoMaclin-k3k 9 ай бұрын
WAlaalahah qaali aanku salino nabigeena muhammed scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@Faaris-v3g
@Faaris-v3g 9 ай бұрын
Koko asad xajiyow wa dulmisen filimka 😢❤
@alonegirl8
@alonegirl8 9 ай бұрын
Wah maxaa neh
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 9 ай бұрын
Team koko one like 👍 ❤
@caashocaasho1233
@caashocaasho1233 9 ай бұрын
Sundus waa gabadha masakin oo qalibi wangsan maaha allha ❤❤❤
@anonymouslyhidden95
@anonymouslyhidden95 9 ай бұрын
Wecesha xaasidnimo kujirto nocaas miyey ahayd wey kaso dartay docishan
@HaliimaGuure-yk9wh
@HaliimaGuure-yk9wh 9 ай бұрын
​@@anonymouslyhidden95 waa ka xuntahay dee guusheeda
@FahiimaSuleiman
@FahiimaSuleiman 9 ай бұрын
Mxaa lga xumaada waarunteeda wey qaraar bdan ty sundus runtaa fiicne​@@HaliimaGuure-yk9wh
@anonymouslyhidden95
@anonymouslyhidden95 9 ай бұрын
@@HaliimaGuure-yk9wh aa orod wax guusha neceb malahan dabeecad xjn ayee laso baxday maalmahan dambe Why ay maskiinta ugbaad xoolo iyo dooqn ugu yeereysa Si ixtiraam leh ayey ugbaad guusha ugu faraxda ayadanah isla weyni iyo kibir baa kabuxa Orod subscriber waan kala laabtay dambe nah daaban maayo oo dadka wey arken nooce tahay
@SaacidDiaz
@SaacidDiaz 9 ай бұрын
Ronaldo fans 1k like 🐐🇵🇹7️⃣
@SuraleeyKibirley
@SuraleeyKibirley 9 ай бұрын
Asadoow koko marka ka xanaaqsantahey game ugu aarsataa waa gabar ha celcelin cadoowgeda ha uso raacin wilasha ka arso lkn koko dhaaf
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 9 ай бұрын
Koko❤jog dheer🥰👸cwa io xlee guldroo
@princesmalyuun1768
@princesmalyuun1768 9 ай бұрын
Koko caawa gabdho ka gaagaban bay heshy ayada ugu dheer😂aamina ugbaad waa gob iyo nasab ❤runti mar waliba qofkii guuleysto ayay lafarxeysaa sidaas ayaana wngzn❤🎉
@AbdirahiinGaaljelow
@AbdirahiinGaaljelow 9 ай бұрын
Asadoow waaku taagyeeraa Aboowe waaku jeclaxay wallahi❤
@SiidaliHassanEynte
@SiidaliHassanEynte 9 ай бұрын
Hadalada jilcan wa maxay nina tehe😂😂
@Cabdicasis99
@Cabdicasis99 9 ай бұрын
Asad sidad asxabta qaar ugarab istagtey samiya iyo ugbadna ugarab istag insha allah odey, oo chanel usame kadibna asxabta lawadag wa laba gabdhod oo akhlaq badan runtih horumarna wey donayan iyo shaqo ugaar ah.
@KhalidahmedSiyad
@KhalidahmedSiyad 9 ай бұрын
Masha allah samiya she so pretty❤😊
@Shukrimidnimo
@Shukrimidnimo 9 ай бұрын
Sundus ceyarta kasara way xanag bdn tahy wey qasee gabdhaha ❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉
@bashiiromar
@bashiiromar 9 ай бұрын
Sundus guusha waay u qalantay xaalad ayaa ku taagan gabadhaas waayo game kii habeen hore waan u jeeday xaalada ku taagan caadi ayaa looga dareemayey in lacagtaas aay hesho waay ka go,need , kaliya indheer garadku un baa fahmi karo
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 9 ай бұрын
Xaalad kastane qodka wllka ah ama saxibka ah guusha waa inaa uqirra
@YusraAbdilahi
@YusraAbdilahi 9 ай бұрын
Guul daro qof jecl majirto lkn wllka Nasibkisa ina u qirto o la farxdo fcn 90ka ma ka xumanaeysa marka
@mrbeastFanPortuguese
@mrbeastFanPortuguese 9 ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤❤❤❤
@IstarAden-gh9ed
@IstarAden-gh9ed 9 ай бұрын
Scw scw scw
@aaminocali5130
@aaminocali5130 9 ай бұрын
Scw scw scw scw 🤲🏻
@sagalahmedcade834
@sagalahmedcade834 9 ай бұрын
Masha allh koko xijaabka waad ku nuraysa ❤❤❤❤
@ShugriShugri-e9x
@ShugriShugri-e9x 6 ай бұрын
Sagamad❤❤❤❤❤🎉
@DADWEYNAHA784
@DADWEYNAHA784 9 ай бұрын
Kusali nabiga scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@Duunioquruxchallenge
@Duunioquruxchallenge 9 ай бұрын
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammed scw❤☝️🕋🕌♥️🤲
@Amaalmostapha
@Amaalmostapha 9 ай бұрын
koko bulle wall wanu ku jecelahy walhi dar alle adiga iyo asad hagio from somaliland ❤
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 9 ай бұрын
War sundus hasinimo ka badhatey😏 yaaho😤 imagine when koko answered the first 3 of them she was very sad nd jealousy is evidence on her face 😏😤😤😤😤😤😤
@FaraxXuseen-bz8pb
@FaraxXuseen-bz8pb 9 ай бұрын
Xasidad weye😂
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 9 ай бұрын
@@FaraxXuseen-bz8pb Haa wllh 😏😤😤 waaba nacee
@Badgirl12-z9f
@Badgirl12-z9f 9 ай бұрын
My wlhi adilee sas umaleyay ani wakufaraxsanhy sbb weliged maguulasn😢😢
@Maya_6678
@Maya_6678 9 ай бұрын
Haa wlhi intaa vidogaga damesan ayn arky comment kaga runtadha waye wlhi 😏😏adha naqaldhy kulaha
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 9 ай бұрын
@@Maya_6678 kawaran boo😏
@ilwaadqurux4197
@ilwaadqurux4197 9 ай бұрын
Koko iyada muran iyo qababca badanaaa😂😂😂
@mohazsaed4418
@mohazsaed4418 9 ай бұрын
6:44 telephone laga naxayo kooko😭🤣🤣
@halimosheikhnuur3140
@halimosheikhnuur3140 9 ай бұрын
Masha Allah koko xijabka ad ayey ugu quruxbadanthy
@Zulubo-yar90
@Zulubo-yar90 9 ай бұрын
Koko qurux badan noolow❤❤❤
@ZackiePoi-bq9lv
@ZackiePoi-bq9lv 9 ай бұрын
Samiya dacad waye wlhi❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali 9 ай бұрын
KOKO. MURAN. BADANAA. GABADHA. UDASYA. WEERESEY. SUBXAANALAAH. DUMARKA. WAX. ISKUMA. OGALA. YASRABI😊😊😊😊😊
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 9 ай бұрын
Naa koko waxay kudodeysay waa wax sax ah lkn sundus maxya geeska la eegtay
@Farhia_ali
@Farhia_ali 9 ай бұрын
Hanaqabsan naayaa BIL. Ramadaan. Waaye. UUF.
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 9 ай бұрын
​@@AYAANXuseen-og5hv😂😂😂😂 see uu gashe😂 hbbti😅😅 waa guuleste kulaha😏 maxa anaka in doola maa nahn😂
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 9 ай бұрын
I always love the videos that our queen koko is in it❤❤❤❤
@De.amay2323
@De.amay2323 9 ай бұрын
asad aniga le waye dar ciid igad❤❤❤❤❤❤
@sabshass6645
@sabshass6645 9 ай бұрын
Koko qaraar aa hayo 🤣🤣 mac sokor congratulations Sundus queen
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 9 ай бұрын
Sundusa ilkaha lawada sura kalexda gabdha😂hambalyo sundus😊😊
@Farhiyacdy-4035
@Farhiyacdy-4035 9 ай бұрын
Sundusey cawa maxa ka siya Koko kalexo abayo wa miskiin waxa ka muqato xasidnimo subhanallah 🥹🤦🏾‍♀️
@sahradaroor
@sahradaroor 9 ай бұрын
Sundus wslahi dacad weeye ee miskiinta is ka daya❤
@anonymouslyhidden95
@anonymouslyhidden95 9 ай бұрын
Waxan hadan ogaaday uff waa wax qalbi xun oo xaasid ah maalmahan wey kadareesa kibir caga dhigo
@xamdaxasan3943
@xamdaxasan3943 9 ай бұрын
Xasidad weye qof marku wax saxo say uga xumanayso arag cidna waxba uma ogola 😮
@SamiyaCali-p6g
@SamiyaCali-p6g 9 ай бұрын
Mashaallaah koko way kuqurxontahay xijaabka ❤😊
@AishCuud
@AishCuud 9 ай бұрын
Koko iska ogay sundus booska amira kutaagantahy lucky wax ladhahaa majiraney dhahday malmahan cadawgada soo badan hayo wllshei isku badnaw❤
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 9 ай бұрын
Haa wlhi waa ila aragtay cawa io habeen hore sundus koko sibey ugu xumeyd😢
@Amuunmoha8
@Amuunmoha8 9 ай бұрын
Qoftas naceybkeeda wa qarsn jidhy lkn ayamhn wey cadeysaty hadana tana nosoo racdey subxankah😂 ilahow nagahn ishooda gabadha noga qabo🤲koko for ever ♥️ 💖
@Yasmineabdi-x8g
@Yasmineabdi-x8g 9 ай бұрын
Wa ila aragtay walahi baryahan dad badan aa koko gusheda kaxun qofkasto mucarad kuso baxaya
@maskiintialle5645
@maskiintialle5645 9 ай бұрын
Waad ogatihiin koko ayada cadow dadka ka dhigatay sawabto ah Astaan tv lacagta ey so direyn oo koko barnaamij ku qabo ladhahay kaligeed ayaa jeebka gishatay saxibadeed dhan way iska xumeesay 😂
@Amuunmoha8
@Amuunmoha8 9 ай бұрын
@@maskiintialle5645 adeer dadka waxy kugudheheen hanolaiman koko afkeda iyadaa kashegty iny barnamijka aysowado iny iyadu iskaledhy oo chnnlkle lagasoo dynayo asxptdna way ogyeen amiir io cyda ayaaba shegy iny barnmijka iydu iskledahy wxaana ldiyariyy after ramadan waxaadn wax kaogeyn hanolaiman Tankle hdey sas dhicilhyd mwaxy kulthy dadku iny waxladubilahyeen ninwlba wuudidilaha oo kamuyeleen koko wa gabr dacada oo firficoon qofwlba isaga dhgn balse way gariwyeen haisagadhn iyadana waxn leyhy cadowgaaga unolow inta media joogta io kuwa dafahaga jooga ♥️♥️💖
@nuraniyare9501
@nuraniyare9501 8 ай бұрын
Wr koko oo kuwo ka gaagaabn heshy oo noqotay qofta ugu dheer
@kiinhassan278
@kiinhassan278 9 ай бұрын
sundus ine dhinac fiiriso aya qalad ah sida gabdhaha kale ine cadi u cayarto ahed ayada gees fiirineysay. hambalyo sundus. lkn sundusey dabecadas iska badal gabdhaha kale markaa badiso weyku sacbiyan ayaga marke badiyaane wad xanaqda waxasne ma fiicno e iska daa dhaqankas wlashy
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 9 ай бұрын
Sundus qayaana cadey kubadisay cawa wlhi
@kiinhassan278
@kiinhassan278 9 ай бұрын
@@AYAANXuseen-og5hv qofka marku dhinac fiiriyo maryaha qofka xataa wuu arki karaa isleehay ani
@De.amay2323
@De.amay2323 9 ай бұрын
Asad daar ciid igad pz ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nadramiira
@nadramiira 9 ай бұрын
amiira meday video ay ka maqan tahy ma dawan karnee nio😮
@Abdullofficial457
@Abdullofficial457 9 ай бұрын
Awaye tartanki quranka asad next koko iyo amiiro sugeyna dee
@NuuroNuurocaamir
@NuuroNuurocaamir 9 ай бұрын
Illaahay Asad lugahiisa haucaafiyo
@rayaanahmed
@rayaanahmed 9 ай бұрын
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan
@asmaabdi1828
@asmaabdi1828 9 ай бұрын
Sundus ha nagu qasbin in anu dhulka kugu sideyno sida guushad gabdhahu ugu farxan ugu farax adinh team iga oo ku saarin ha iska saarin qof aad thy wejigag ayey ka muqta xaasidnimda iska daa ❤
@AyaanEid-pc9jj
@AyaanEid-pc9jj 9 ай бұрын
اللهم انك عفو كريم تحب العفو فاعفو عني ياكريم 🤲🤲❤️
@XuseenAbdi12
@XuseenAbdi12 9 ай бұрын
Team cyda one like❤
Andro, ELMAN, TONI, MONA - Зари (Official Audio)
2:53
RAAVA MUSIC
Рет қаралды 8 МЛН
SLIDE #shortssprintbrasil
0:31
Natan por Aí
Рет қаралды 49 МЛН
-5+3은 뭔가요? 📚 #shorts
0:19
5 분 Tricks
Рет қаралды 13 МЛН
KASOO DHEX SAAR HAL GABAR AYAA UUR LEH WAATEE?
19:11
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 797 М.
AMIIRA QURUX AMA KOKO😱
6:28
Armaan Somali
Рет қаралды 11 М.
NASIIB LAMA DHIHI KARO WAXAAN 50DOLLAR BEEN BEEN LAGU QAATAY
17:44
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 474 М.
SHEEG CALAAMADAAN OO KU GUULEYSO LACAG WAX FUDUD AY KASI WAAYEEN hhhh
22:06
Andro, ELMAN, TONI, MONA - Зари (Official Audio)
2:53
RAAVA MUSIC
Рет қаралды 8 МЛН