Asad hagio qof muxtaram ah ayaad tahay oo akhlaaq leh oo dhaqanka. Wanaagsan dhiiri gali waxaa kuu sheegi lahaa kusoo qaadashada dadka xun xun ee aan akhlaaq iyo diin lahayn in aad dadka u tilmaamto ama aad soo qaadto waa dami wayn qof kastoo adiga kaa barta dabigeeda waad qaadaysaa markaa adigoo boqolaal kun maalin kaste ku fiirsato waa halis in aad barto dadka aan wanaagsanayn😟🙏🙏🙏🙏🙏
@bashiircabdi185610 ай бұрын
Waan kugu raacdanahay
@Bigmoha1010 ай бұрын
Asad game kan kama fiirsan
@abdi_25210 ай бұрын
Cabaar ayaan comments hoos uraacay bal inan arko qof sidayda ciwaanka dhibsaday uma soo galin inan qosol waxas kahelo Ninkan waa xoolo wlhi meel qaldan views ka galay meel dhimasho iyo tacsi meel ay taalo ayuu ixii iyo game kadhigtay Waxa kaaga daran ninka wali maxkamad maxukumin sidee kudhahay ninka naagtiisa dilay
@Suhuurfuaatt10 ай бұрын
Caqliga wa lays dheryahay mel wacn bd ka hdaashy@@abdi_252
@vandufle324210 ай бұрын
@@abdi_252wlhi kula mid ahaa comments dadka caquusha ahayen mapa jogaan dad like raadinayo like isaar ilaah darti igu waaci mesha wxey ka dhigen tuugsi qof videogan cambaareynayo mapa arkysid asad maro bdn arkayo views caabud waaye xita wligis falastin la gumadaayo kama soo hadlin asigo intaso dad ku xiran
@Abdulluhi23210 ай бұрын
Aaway dadkii jeclaa nabi maxamed scw ❤❤
@AaminoXasan-l2o10 ай бұрын
Scw😢
@FardowsaAli-rx4hq10 ай бұрын
Scw❤
@Hazalqurux10 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@UmuXabsa10 ай бұрын
Scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@FaadumoXasan-i5g10 ай бұрын
❤❤❤
@Ina_BadaL10 ай бұрын
Asad qalad Ayaa sameesay plz qalbiyada soomaliyeed ilaali 2da nin ee udambeese mardanbe hanooso qaadan plz🥹😡😡😡
@cabdilaahixildiida10 ай бұрын
Aaway dadkii jeclaa rasuulkeea scw🥺🥺❤
@cabdixafiid43510 ай бұрын
:yaa igula salinayo sabibkena mohamed scw😥
@fatimaahmed90010 ай бұрын
Kokoo aad U mahadsanthy hadii madax weyne xasn shiikh sidaad ayaad nambar one Ku galisay❤❤
Close to 😂 so much fun 🤩 every room is so small I promise you I to be so every
@ZAAMIOA10 ай бұрын
One like Team 27❤
@FarxaanomarKhaliif10 ай бұрын
Mx ku fale
@suleybisha10 ай бұрын
Asada teams 27 🙏🙏🙏
@aniisaxussen207410 ай бұрын
Adiga maxaa ka galay
@Faadumosiciid-s4x10 ай бұрын
❤❤❤
@NiilaAli10 ай бұрын
Way raaqiayyy😂
@ahmedyacin-z2h10 ай бұрын
halagu saliyo xabibkeena Muhammad scw
@zerhamze847210 ай бұрын
Gabartii Reer Burco Nafiisa atriishadii Teamka maqan caawa
@Jjjjkhfdfgijkkljcx10 ай бұрын
Team 27 kamid ma ahan Ee. Waxbay la duubtaa. Caadi iska dhig 😂🤌🧐
@Mohamedismail-t3p10 ай бұрын
Asadow queen qaawan maad iska dhaaftid oo Ilaahi ku abuurtay ka xishootid
@Abdulfataaah10 ай бұрын
200%
@ShukriinaBbe10 ай бұрын
Asc walaal asad hagio Pls walal mcn waan kutaageraa Waxan leeyahay talent wlhi isma faninyo balse mahysto Mobeyl fiican sido klee danyaar baan ahay alxm alle wuxu nagu irsaaqo Ku qanacsan balse waad igarab istaagi akrtaa anigana talentigeyga waan mujin karaa plz wll adigana farinteyda aqrinaayo Allah Ku siiyo wax walpood jeceshahay meel dheer igaarsiiyaa❤👑😢😢
@shukriita420610 ай бұрын
Mnoli wlhi waa furay alla asadow wlhi xaasida tahay Koko wlhi number one ine kaliso hossow saa urabay lee😫😂😂😂😂😂😂makuwasa ugeentay mucjiso😂😂😂😂
@Jaaaama3610 ай бұрын
Ani xitaa wlhi
@HooyoMcn-x2o10 ай бұрын
Labadaba happy ayaa ka qurxon qurux hadii lagu qimaynayay koko 🎉❤
@CUSMAANMUQTAAR-wj3zf9 ай бұрын
Aaway dadkii jeclaa nabi maxamed scw❤
@xiiray88010 ай бұрын
queen qawan boos in la galiyo uma qalanto asadna inuu soo qaato wuu ku qaldan yhy😔
@quruxleyqalanjo548510 ай бұрын
Quen qawan hakuso bodine ninka dillaaga ah e gabdha maskinta uurkaleh nolosha kugubay mad dhahdid kaas boos inlagaliyo uma qalmo mesha kasaara mad dhahdid intad gabar yaro dambige gasho iyada le kukobanyahay an cidna dhibato ugeysanin intad laso bodeyso magaceda yahu ninsomali wakasa farax mija baasto farax yaryarey
@Suusu86310 ай бұрын
Koko khadro khadra salimo 1 ayay u qalan taa wlhi
@xabsamahamud10 ай бұрын
Jah natasha way uqalantaa number one❤
@qeyscade450710 ай бұрын
Mar hore aan Ku salino xabiibkeeena SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤
@Mascuud.Ozzy2710 ай бұрын
Congratulations 🎉 2M Million subscribers come soon I.allah 👏 team asad hagio is muujiya 😊😊❤Please guys I.allah🙏🙏🙏 Maamo madiina allah xifdiyo🤲
@ahmedbk958110 ай бұрын
Azad hagio number one somali youtuber keep going
@mussehassan365910 ай бұрын
can you pick up more of these challenges they were great thank you for making my night keep doing your thing 2 million will come soon 🐐🤴 bro
@sumayaaliabdi458310 ай бұрын
Msha allh Natasha number one way uqalantaa sbbto ah akhlaaq asturni sharaf qalbi wanaag daganan karti af gaabni intaba way ledahay mrka loo eego hplaha social media joga alaha barakeeyo gbadhas we love u sister❤ lkn happy imika way walatay ina numberada kle lasiiyo ayay ahayd
@hw3j10 ай бұрын
Inta Nabiga jecel like ❤SCW❤
@fartunsalahkosar586410 ай бұрын
Scw
@SalmoYahye9 ай бұрын
scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤scw
@FoosiyoXuseen-hm5gy10 ай бұрын
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqado
@SafiyoAhamed9 ай бұрын
Aamiin yarabi
@CandulaahiYare10 ай бұрын
Ku Sali nabiga scw ❤
@Maxamedcadaan-u7h10 ай бұрын
Wasogashe kusali nabiga Maxamed swc wsc❤
@muzcapapdirashiid739010 ай бұрын
Ramadan is Coming☺️ ᴄᴀꜰɪ ᴡᴀʟᴀᴀʟᴋᴀᴀɢᴀ ᴍᴜꜱʟɪᴍᴋᴀ ᴀʜ❤️
Koko Yacni Wiilka Xaaskisa Gubay Waa somali Marki lagatana Qisaastiisa a sugee Ee abii axmes mkula thy In hadii uu 100 qof o somaliya arko deynayo Tan kle asas Doorasho Hadey imaato dadka Rol Model ka noqon kara Keen Ee dadka Jahliga ee umada fasahadineysa jooji sida Queen Qaawan Top Ten in lo dorto ama in barnamijka lagu daro Khalad waaye 😊😢
@hafsahashi951210 ай бұрын
So unnecessary WTH always supporting genocide in the name of my people 🤦🏻♂️
@XamdiQasiin10 ай бұрын
Team 27 wan idin jeclhy farxad igu nolaada insh allh wan idin jeclhy I love you 😍 💋 😘 ❤️ 💖 💕 😅😅😅❤❤❤😂😂😂
@abdikaniahmed-wc9fs10 ай бұрын
Sadow mid baa kugu haysta tlyeh madaxweyne deni siyaa siyaanta ku dar youtuber iyo fanaan ba ku dhex dartaye adoo ralia🥰✌️
Kusali rasuulka صلي الله عليه وسلم like iisaar walaalakey ama walashey 😢😢❤❤
@amiinyare298510 ай бұрын
Fifa liverpool like 300
@urcrisxiano10 ай бұрын
Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar الله أكبر ❤
@saalaxMaxamed-nb8dq10 ай бұрын
Cayda is hiya
@shukriahmed463210 ай бұрын
❤ Allah
@AbdullahiKhaliif-m8l10 ай бұрын
One like 👍 plz
@HamzalackHamzalack10 ай бұрын
Kusali nabi mohamed scw ❤
@hayatabdullahi967510 ай бұрын
Scw Scw Scw
@KhadarIsmaciil-ed8fr10 ай бұрын
Wlhi koko waxba ma garanayso amiira ayaa dhaanta 😅😅
@maryuuma266210 ай бұрын
Waa bdn yhiin dad bdno ka msyrzan koko😂teda kle amiira dabaal wyeh ayada iyo reerkedo dhan😂wxee baratane ma jirto adeer naag wx brtey waa kok
@KhadarIsmaciil-ed8fr10 ай бұрын
@@maryuuma2662 waxaanka hadlayaba ma fahmayside xageed ii hor carartay
@SakariaAhmed-d2k10 ай бұрын
Waxbarasha mesha matale adhi wax bara Amira ayadho kuaqanin ayad kamaseri adho gawar eh uffff na San iskudan Amira dadgo Dana jcl teda kale lawadha gabdod wey isjecelyihin kumana aqanan@@maryuuma2662
Kooko hadaa dani xataa 10 gaysid no problem cuqdad ma naqaan from puntlnd❤️
@Jaaaama3610 ай бұрын
Kaftan wax ka taqaanaan wlhi Ree somalilnd wey ooyi lhyeen😂😂😂
@Queen-m.j10 ай бұрын
Saas waaye reer puntlnd hadaa nahay cuqdad manaaqo 😅❤@@HayatAbdallah-r5e
@Sacdiya-s7q10 ай бұрын
Waaa haysaa🥰🥰
@Armygirl1237810 ай бұрын
Team 27 waxa ka codsana inay dhahan laillaha illalahh sida aya saxa lkn waxad idinku dhahdan laillaha wana danbi plc ka joga😢😊
@kiineymahamed10 ай бұрын
team ka inan uso hor maran rabay dadaba iga horeyo😂 cawa ciyow aa so galisey rer somalia hda nhy🎉😂❤
@maxamedcabdixakin837210 ай бұрын
Ased waan ku taageraa zxp waan ku faraxsanahy Inan qofkii ugu horeeyay ee like kusaaro noqdo This time ❤❤
@UpahAbdiaziz10 ай бұрын
away dadki jecla rasuulkena scw scw
@hajiyowwalaalmountsuufto444610 ай бұрын
Niyow😂 adi meesha qabiil miyaad ku wadaa hadii aan sidan umaleynaa maaanan daawan lahayn amiiro qurux ❤❤❤❤
@Tuuney-k3w10 ай бұрын
Mxa ka wadaa
@Hande-e1e10 ай бұрын
Maxa aragtey
@hajiyowwalaalmountsuufto444610 ай бұрын
@@Hande-e1e si buu ubahdilaa gabadha nacas weeye waaana u qoslaa wuuna dilaa caawaa mida kle ee lagu argay waxaan weeyaan tittle kuma uusan qorin siduu weydiima mida labaad muusan weydiinin mida kle maxaa ii dhiman oo lambar oo haray ayey dhahday si qaldan ayuu ugu jawaabay
@suadali259810 ай бұрын
Asad xaajiyow dhowr mar aad madaxdeena ku xadgudubtay sababa aad fanaaniinta ugu daraysaa
@nawaalaragsan470110 ай бұрын
Waxani waa gema ma cidbaa caysay madaxda
@omuhadiya873710 ай бұрын
We love abiy ahmed ma somaliland ka dhex uriseen asadow jooji saqaajimada howlahaa ha galin intaad somaliland sidaa uxaasideysana walee in aydaan dagin ilahy uu idinkara wataa qaarna la gubayo qaarna la qalanayo
@SSTV508010 ай бұрын
Asadow game kaan wuxuu ku qurux badanyahay Inaad 10 ka qof siisid kadibne tiraadid ku kale qiimee heerarka 1 ilaa 10❤❤ Intii igu raacsan is muujiya.