KOKO QOF TEAM 27 KAMID AH HEES DAADIS UQAAD / XUKUMADII UGU QOSOLKA BADNAA..😂

  Рет қаралды 293,289

Amira Qurux

Amira Qurux

Күн бұрын

Пікірлер: 1 100
@ikraam_72
@ikraam_72 4 ай бұрын
Amiira qurux badaney naxriis badaney dhib alle kuma tuso dhiga u sharaf badnow🫅🥰❤️ jaceel mooye naceeb uma qalanted gacalo🧕🏻 ❤️
@Fairy_200
@Fairy_200 4 ай бұрын
Ayyy 🥺❤️
@HanneiCute
@HanneiCute 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@JanoYar-np3vt
@JanoYar-np3vt 4 ай бұрын
Qalpi xabxab waaye amiradeena wlhi alle wax dhiba ma tuso❤❤
@QueenofTeam27amiira
@QueenofTeam27amiira 4 ай бұрын
Ayy❤😊
@LuulMustaf2024
@LuulMustaf2024 4 ай бұрын
❤❤❤
@ameyra1
@ameyra1 4 ай бұрын
Amiira xaflada 1m 🎉fikrad kugu darsanaa , haku dhigan hotel ama hall weyn bis meel yaro xeeb cml ah kadib team27 inta ugu macqulsan waco 😂micnaha dadbadn haczuumin dhar yaroo shidan oo iskuwada ek xirta kalay iska arag😂❤❤yaaigu raacsan team amiira
@RothaMohamet
@RothaMohamet 4 ай бұрын
Yeah😂
@queenruun9709
@queenruun9709 4 ай бұрын
Waankugu raacsanahy lkn qeybta dharka isku ekaanshaha mafiicno xaflad sey ugu ekaato dharkala duwan fican
@Fairy_200
@Fairy_200 4 ай бұрын
Haa wlhi mcn weye ❤
@MohamedAbdullqadir
@MohamedAbdullqadir 4 ай бұрын
Amiira naxariis badan waan ku salamay sister ♥️
@YaasiinCabdulaahimacalin
@YaasiinCabdulaahimacalin 4 ай бұрын
Warunta weynaxarisbadan thy😂
@Maryan20370
@Maryan20370 4 ай бұрын
Haa amira naxaristi oo qofa waye❤
@XaawoMaclin-cn1nn
@XaawoMaclin-cn1nn 4 ай бұрын
Aan kusalino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam 📿🤲🏻🤲🏻
@abdinafacdahir1625
@abdinafacdahir1625 4 ай бұрын
Scw scw scw scw ❤❤
@Fairy_200
@Fairy_200 4 ай бұрын
Scw❤❤
@HanneiCute
@HanneiCute 4 ай бұрын
Scw
@LuulMustaf2024
@LuulMustaf2024 4 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw ❤
@RayaamAlli
@RayaamAlli 4 ай бұрын
Scw❤❤❤
@Kingcou
@Kingcou 4 ай бұрын
Hadii aad nabiga jeceshahay one love 😢
@fitimamohamadnor
@fitimamohamadnor 4 ай бұрын
❤❤
@JanoYar-np3vt
@JanoYar-np3vt 4 ай бұрын
Scw❤
@sabirinaadan-z2f
@sabirinaadan-z2f 4 ай бұрын
J😊😊
@sabirinaadan-z2f
@sabirinaadan-z2f 4 ай бұрын
😅😅😅😅😅😊
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 4 ай бұрын
TEAM 27 marnaba Noo hoos yaqay ❤❤ Amiiradeyda coming soon Mss 1Milyan ❤❤
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q 4 ай бұрын
@Fairy_200
@Fairy_200 4 ай бұрын
On the way waye❤
@Amirafan1
@Amirafan1 4 ай бұрын
Scw❤❤
@xanaanmustaf15
@xanaanmustaf15 4 ай бұрын
Coming soon Insha Allah ❤
@Bintulcaqli
@Bintulcaqli 4 ай бұрын
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw scw ❤❤❤❤❤❤
@NimcoMursal-y9n
@NimcoMursal-y9n 4 ай бұрын
Wan kusalamay
@NajmaAli-t1l
@NajmaAli-t1l 4 ай бұрын
Scw
@CabaasCabdulle
@CabaasCabdulle 4 ай бұрын
Waaruntaa
@AsmaNour-xe5dw
@AsmaNour-xe5dw 4 ай бұрын
Scw scw scw
@Fairy_200
@Fairy_200 4 ай бұрын
Scw❤
@NuuroNuurocaamir
@NuuroNuurocaamir 4 ай бұрын
Amiira waa nagu so dahdy hadanahy team somali so dhaqso aqwantey❤
@ShahadSaad-lh4fs
@ShahadSaad-lh4fs 4 ай бұрын
Bisinka xalay ayay ka darnayd iyada iyo koko
@Fairy_200
@Fairy_200 4 ай бұрын
Haa ciyaal iskuul nahay😂
@LuulshaMohamed-qm9nv27
@LuulshaMohamed-qm9nv27 4 ай бұрын
Quran isara dhamantiina walhi waa idinacabasadeye walhi😢😢😢
@Fairy_200
@Fairy_200 4 ай бұрын
Ilahay waxba masoo gaadhsinayo inzha allh❤
@HanneiCute
@HanneiCute 4 ай бұрын
Haa wlhi alle ha xifdiyo dhamaan tood❤
@RahmaIsmail-rr3mw
@RahmaIsmail-rr3mw 4 ай бұрын
Ala wllhi waa habeen kii iiku horeeyay ee comment ukuhoreeyo inta ika dabysa onlike❤😩
@FartuunAbdi-w4n
@FartuunAbdi-w4n 4 ай бұрын
1:00
@drsanuush
@drsanuush 4 ай бұрын
Kokodena❤️🥰 Marka koko arky waso orday jah darteed le u daawady🥺
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 4 ай бұрын
Same
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 4 ай бұрын
Hadaba wad bixi kartaa💃😏
@Fairy_200
@Fairy_200 4 ай бұрын
Alla mayee cayda dartiis u dawaday😂
@Fairy_200
@Fairy_200 4 ай бұрын
😂😂​@@Mineyyyyyyy
@BilanQaldane
@BilanQaldane 4 ай бұрын
Anpo dartedan u imaday❤
@King_ceyda-x6l
@King_ceyda-x6l 4 ай бұрын
TEAM SAMIYA ONE LIKE ❤😊
@AqliimaAli
@AqliimaAli 4 ай бұрын
😂😂😂
@AqliimaAli
@AqliimaAli 4 ай бұрын
😅😅😅😅
@Samiyaaxmed1
@Samiyaaxmed1 4 ай бұрын
Dadka haku qaraabn 😂
@OscarGuudle
@OscarGuudle 4 ай бұрын
@eng-mahadgeddixiish1369
@eng-mahadgeddixiish1369 4 ай бұрын
maxaa kaa qaldan🙄😑🤨
@Nadarey
@Nadarey 4 ай бұрын
Wax ma qarin karee sunduseyy markee cayda iyo amiira isla hadlaan ama isdhiban maxay koko ka firinosaa war igamaha lkn sunduseyy love you 😂❤
@SacdiyoIbrahim-ni4zm
@SacdiyoIbrahim-ni4zm 4 ай бұрын
Kkkkkkkk 😢
@Fairy_200
@Fairy_200 4 ай бұрын
Armay ka maseerosa 😂
@farduusjaamac8234
@farduusjaamac8234 4 ай бұрын
Stresska Iska afuuf wlsha waze😂
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 4 ай бұрын
Niyada la dhisanoyaaa😂😂
@Ayaaat.Abdullahi
@Ayaaat.Abdullahi 4 ай бұрын
Waaa gubtaaa ilahey ha ku cafio
@MuhaAbdihassan-gg2pl
@MuhaAbdihassan-gg2pl 4 ай бұрын
Cumeer Amiira uu jecelyahay waayo muqalki ugu Danbeeyey ee sunduz soo dhigtay soo dawo uxuu Amiira ku yidhi Bax orodo soo dawo🤴👸❤❤😂❤😂
@maria23489
@maria23489 4 ай бұрын
Inyow😂
@Naagnool102
@Naagnool102 4 ай бұрын
Waxba videoga haku labanina Amiiroy noloshaydi ba thy u dhahy 😂😂😂
@Nadarey
@Nadarey 4 ай бұрын
@@Naagnool102 thanks aqwan 😁 🤣 ❤️
@hibamohamed1728
@hibamohamed1728 4 ай бұрын
Haa because waa saxibo isfahmay ❤
@Ali847-q3i
@Ali847-q3i 4 ай бұрын
Cumeeer amira waa dumaashidiiis 😂😂jcyl asxabnimo lee waye
@FihiimaAxmedAbdirahman
@FihiimaAxmedAbdirahman 4 ай бұрын
Koko amiira ceyda asad sundus wllo an jeclhy nolda inty nololi jirto Alle wax ini dhipa inipa tuzo ❤❤❤❤❤
@fardowsaabdullahiissack4077
@fardowsaabdullahiissack4077 4 ай бұрын
Amiiro hukumada soo badi inta igu racsan 👆
@Fairy_200
@Fairy_200 4 ай бұрын
Haa ani xataa🤚😂
@XalimosacdiyoXalimosacdi-hb4ls
@XalimosacdiyoXalimosacdi-hb4ls 4 ай бұрын
Ani 👆😂❤
@Rayaan277
@Rayaan277 4 ай бұрын
Kusaliya nabigeena muhammad scw❤🕋☝🏼
@Fairy_200
@Fairy_200 4 ай бұрын
Scw❤
@HanneiCute
@HanneiCute 4 ай бұрын
Scw❤❤
@XalimosacdiyoXalimosacdi-hb4ls
@XalimosacdiyoXalimosacdi-hb4ls 4 ай бұрын
Scw Scw Scw ❤
@AsmaCraxmaan-gz5vc
@AsmaCraxmaan-gz5vc 4 ай бұрын
Scw
@garaarwabari1208
@garaarwabari1208 4 ай бұрын
Waxaan aaad ugu farxay sidiii aaad xalay saxiibtaa sumeeyo aaad u garab istagtay waxaad muujisay gesinimo iyo naxariis masha allaah waan ku farxay xaqiiqdii amiira waan kaaga mahadsan tahay garab istaag aaad umuujisay walaashaaa tariikhda ayeey kuu gashay ogoow ugu danbeen keep going guul aan dhamaad laheen baan kuu rajenayaa
@Fairy_200
@Fairy_200 4 ай бұрын
Ayyy ❤❤❤
@Msshappy58
@Msshappy58 4 ай бұрын
Sharaf iyo karaamo😊
@Tasnem_tasmah
@Tasnem_tasmah 4 ай бұрын
Sumeeyo ma aha saamiya dheh
@garaarwabari1208
@garaarwabari1208 4 ай бұрын
Haaa samiya
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 4 ай бұрын
Wllhi koko darteed udaawadaa yaa ila mid😂
@naturelife8626
@naturelife8626 4 ай бұрын
Same title kaaba lagugu soo qoray waa imaaneynaa mooho meel kooko joogto
@drsanuush
@drsanuush 4 ай бұрын
Same😢😊
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@shataAhmed-uq9uc
@shataAhmed-uq9uc 4 ай бұрын
ᴡʟʜɪ ᴀɴɪʙᴀ sᴀᴀsᴀɴ ᴀʜʏ😮
@SakariaAhmed-d2k
@SakariaAhmed-d2k 4 ай бұрын
Adunka in dad laumaye wax adhi kaxun margin oo ma Amira ba kubahan waligana ha daban doqonimadhada iska.amus chanal uu qof ley bad manta Dan wax soqore yahuu wad macna beshe San iskudama
@Team_koko45
@Team_koko45 4 ай бұрын
Team kokobuule like 👍
@IshaamogameTt
@IshaamogameTt 4 ай бұрын
Waa heesaa❤😂😂
@HafsoAbdiwahidHirey
@HafsoAbdiwahidHirey 4 ай бұрын
Haaheey
@LaciyowRacaale
@LaciyowRacaale 4 ай бұрын
Asadow hadaa xarif tahay sundus was yee kudhafin waa Sharmuto xafadena ee dagned
@MeymunColow
@MeymunColow 12 күн бұрын
@Aamusan-q6u
@Aamusan-q6u 4 ай бұрын
Banamijkaan asad aya u jeclahay waraqad kasta wax beena lee aqrina wlh asaga iga qosliyo 😂😂
@Fairy_200
@Fairy_200 4 ай бұрын
Haa garac weeye😂❤❤
@Amirafan1
@Amirafan1 4 ай бұрын
@@Fairy_200😂😂😂
@Amirafan1
@Amirafan1 4 ай бұрын
@@Fairy_200ma shageey marka 😂😂😂
@SuhaybSubeer
@SuhaybSubeer 4 ай бұрын
Nabiga ku saliya Caawa waa jimce scw scw scw scw
@Fairy_200
@Fairy_200 4 ай бұрын
Scw❤
@RayaamAlli
@RayaamAlli 4 ай бұрын
Scw❤❤❤
@caishahaji8839
@caishahaji8839 4 ай бұрын
Scw❤❤❤
@HanneiCute
@HanneiCute 4 ай бұрын
Ayy waxba inooma dhina team amira 20k bes inoo haray Before Eid inaa 1M u dabaal degno rabaa ani come on guys ❤🥺
@SalmaYasin-vh4ww
@SalmaYasin-vh4ww 4 ай бұрын
Just 18k onlu
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 4 ай бұрын
Amiira wlh team 27 qofta ugu naxariista badan waaye guul iyo gobanimo ku rajeyaa i.a 1M coming soon ka badan u qalantaa
@SalmaYasin-vh4ww
@SalmaYasin-vh4ww 4 ай бұрын
Naxariis iyo qalbi nadiifba isku darsaty
@AmiiradaQuruxbadan
@AmiiradaQuruxbadan 4 ай бұрын
Amiiradeyda qurux badan naxaris badan qalbi wanagsan m.a 🥰❤
@Muniiiiitamaxamad
@Muniiiiitamaxamad 4 ай бұрын
Ayy 20kbes ino hadhy plz aan weeks dhexdiisa aan iskabdhamystirno❤🎉keap goin tydiiii🥺❤️‍🔥 Asad dhib socota weye😂😂
@MariyaGabo
@MariyaGabo 4 ай бұрын
18k just now😂
@SalmaYasin-vh4ww
@SalmaYasin-vh4ww 4 ай бұрын
We can’t wait farxada boqoradena amira
@RuunMohomed
@RuunMohomed 4 ай бұрын
Inta meesha aaday Quraan ha isa saarto 🙏 🥺😭
@Fairy_200
@Fairy_200 4 ай бұрын
Haa wlhi
@AyaanXuseen-tk1to
@AyaanXuseen-tk1to 4 ай бұрын
Kusali nabiga maxamed scw ❤
@caishahaji8839
@caishahaji8839 4 ай бұрын
Scw❤❤❤
@Fairy_200
@Fairy_200 4 ай бұрын
Scw❤
@Maryan20370
@Maryan20370 4 ай бұрын
scw❤
@XasanMaxamuud-zx1wk
@XasanMaxamuud-zx1wk 4 ай бұрын
Asc amiira qurux iyo WII waa gabar somali.
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 4 ай бұрын
Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤
@Sumaya1771
@Sumaya1771 4 ай бұрын
Amiira qosolkeeda saan u jecelahay😂😂❤
@SalmaYasin-vh4ww
@SalmaYasin-vh4ww 4 ай бұрын
Anba😂
@zahraomar9359
@zahraomar9359 4 ай бұрын
Qurux bdnteydi ilahey haku xifdiyo❤
@Riyaana34
@Riyaana34 4 ай бұрын
Alla cawada koko sideedi hore mhn mafarxsana mskiinta mxanuusanysaa🤔 illahy hacafiyo hdy nmxsnuusanyso🤲
@khalidabdullahi2545
@khalidabdullahi2545 4 ай бұрын
Adiga le ila aragtey . Lkn waxan umaleya in malmaha wacna kujirto sababto ah gabdhaha moodka ayaa kadhumo 😂😂😂
@Amiiro.0
@Amiiro.0 4 ай бұрын
Ilahyow waa awoda a sad lugihisa dip ugu soo celi🤲🏻🥺
@Maryan20370
@Maryan20370 4 ай бұрын
Ilahey dib ha ugu soo celiyo❤😢
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q 4 ай бұрын
Amiiro Abaayo pls qosalka badan iska daa wlhi
@CiilowAwees
@CiilowAwees 4 ай бұрын
Team samiya one like❤❤❤❤
@King_ceyda-x6l
@King_ceyda-x6l 4 ай бұрын
TEAM KOKO ONE LIKE ❤😊
@Duniyodaganofficial
@Duniyodaganofficial 4 ай бұрын
Amiiro apayo isoo aqbal wlhii waku jeclhy 😢❤
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 4 ай бұрын
Kokodeena maxaa kudhacay caawa asad koko quraan saar waa la ileystey
@Fairy_200
@Fairy_200 4 ай бұрын
Taas bahalaha maa ilaysanaya biniaadam ilaysan maaye😂😂🤌
@BilanQaldane
@BilanQaldane 4 ай бұрын
​@@Fairy_200ada kow ka ah😂
@QueeenAmiira
@QueeenAmiira 4 ай бұрын
​@@Fairy_200😂😂😂😂
@muhammadalamin7916
@muhammadalamin7916 4 ай бұрын
​@@Fairy_200 qof aan ku aqoon iska cay ama isku xoq xoq waa dhibaato
@QueeenAmiira
@QueeenAmiira 4 ай бұрын
Koko marka la ilaysanayo maa bahalaha la ilaysto😂
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 4 ай бұрын
Asad iyo Koko max iskutagey😂😂😂😅
@rayaanmohamed2072
@rayaanmohamed2072 4 ай бұрын
Amiisoss isn't easy only 20k baa hadhay come on guys ciida ka hor aan gadhsino❤
@Fairy_200
@Fairy_200 4 ай бұрын
Haa wlhi waxba inooma dhina❤
@HanneiCute
@HanneiCute 4 ай бұрын
❤❤❤
@RayaanYuusuf-yc9qc
@RayaanYuusuf-yc9qc 4 ай бұрын
Wayar ino hadhay❤
@SalmaYasin-vh4ww
@SalmaYasin-vh4ww 4 ай бұрын
Hada 18k inoo dhiman
@rayaanmohamed2072
@rayaanmohamed2072 4 ай бұрын
@@SalmaYasin-vh4ww haa team amiira cabsi cabsi weye wlhi
@AnishaAhmed-gk7uu
@AnishaAhmed-gk7uu 4 ай бұрын
Gyz Amira qurux million kaa an garsino xaflada Hal hanoqote🎉
@SalmaYasin-vh4ww
@SalmaYasin-vh4ww 4 ай бұрын
Yess. Waan soconena inshalh babiya
@XudeyfaAbdullahi-ol1sq
@XudeyfaAbdullahi-ol1sq 4 ай бұрын
Team amiira one love 😍 ❤
@barwaagoibrahim5421
@barwaagoibrahim5421 4 ай бұрын
Asc amiira alle aya mahad leh idinka soo celiyey ee quran isa sara waliba samiya sara iyada ugu barnets samiya u sameeya yutub ❤❤
@johnson96
@johnson96 4 ай бұрын
Amiiro like iisaar waankuu duceeynaahe😂😂
@SaadaMahamed-f2d
@SaadaMahamed-f2d 4 ай бұрын
Samia mayficatahay❤
@SeynabAli-rb3cx
@SeynabAli-rb3cx 4 ай бұрын
Team koko bulle isa muu jiya❤❤❤
@NimcoAxmed-g9y
@NimcoAxmed-g9y 4 ай бұрын
Team amiira one like❤
@KeeynaanWarsame
@KeeynaanWarsame 4 ай бұрын
Team samiya on like❤❤❤❤❤❤❤
@naturelife8626
@naturelife8626 4 ай бұрын
Koko darteed u soo leexday ❤
@HiboHussein-u3i
@HiboHussein-u3i 4 ай бұрын
Same
@Pretty-s7r
@Pretty-s7r 4 ай бұрын
Wax naga glay malaha😂
@naturelife8626
@naturelife8626 4 ай бұрын
@user-xh7iv7cn7z Jah waa waxa titlKa looga Dhigtay inaan Soo Leexano Amiira wey Ogtahay Muhiim iney koko u Tahay viewska
@naturelife8626
@naturelife8626 4 ай бұрын
Comments Naasaha iga Qaad garoob daalanaa waqti uma hayee ee Noloshaada dhis habo Ha iska xanaaqine 🤣
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 4 ай бұрын
Same
@muniiraarte4518
@muniiraarte4518 4 ай бұрын
Amiradydiiii loveee youuuu alpiii❤😢
@MaaidoMustaf
@MaaidoMustaf 4 ай бұрын
Amiira qurux miss 1m coming soon Insha Allah ❤😊
@ShaficiBoy-ky1cf
@ShaficiBoy-ky1cf 4 ай бұрын
Asxaabta gabadha saamiya KHuraan saara
@Maryaneeyy
@Maryaneeyy 4 ай бұрын
Team samiyo One like 😢❤
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 4 ай бұрын
Amira naxaris badan ❤❤❤❤
@rayaanmohamed2072
@rayaanmohamed2072 4 ай бұрын
Quruxdaydi miira ilahow ku xafid isha cadowga ilahy hka qabto❤
@SalmaYasin-vh4ww
@SalmaYasin-vh4ww 4 ай бұрын
Ilahow inoo xafid boqoradena
@FardaaMaxamad
@FardaaMaxamad 4 ай бұрын
Wan kujeclahay amiro ❤❤❤
@mallikaahmed2703
@mallikaahmed2703 4 ай бұрын
Nio heedhe gabadhan waa qof weyn oo caana oo la yaqaneee teeda kale waa gabdh dhan oo hooyo ahe qosolkeeda waanu jecelnahay oo teamka iyadaa qurxisee waxan oo fudayd ah iyo bood bood ah uma yar qurux badna waana gabadhe naga yara daa ku dhaha oo yar qabta lkn l love hear wlhi
@MaldiniZakaria
@MaldiniZakaria 4 ай бұрын
Team amira guul
@SalmaYasin-vh4ww
@SalmaYasin-vh4ww 4 ай бұрын
Qofba waa qofkiise qofteydu waa qaali amiiradeydii ❤😊love you hpto
@SaabiriinIbraahim-fb1bk
@SaabiriinIbraahim-fb1bk 4 ай бұрын
Koko cawada Maqana joogo wye iyada dhan Micnaha gaymka kuma socdo Wey daala tahay umaleynaa😢
@shataAhmed-uq9uc
@shataAhmed-uq9uc 4 ай бұрын
ᴡʟʜɪ sᴀᴍɪᴀ ʙᴀʏ ᴋᴀғɪᴋɪʀᴇᴇ ʜᴅᴇᴇʀ xɪᴛᴀᴀ ᴍᴀxᴀʏ ᴅʜᴀᴅᴇ sᴀᴍɪʏᴏ ᴜɢᴜ ᴅᴀʀ😢
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 4 ай бұрын
Samiya kafikirsanthy maskiinta😢
@XamseNiino
@XamseNiino 4 ай бұрын
Team koko one like🎉
@Sabnaayariisey
@Sabnaayariisey 4 ай бұрын
Walal Waxaa kaa bariyaa inaad soo boo qato you tobe kayga gacmaha lugaha alaha kuu barageeyo plz plz plz plz plz plz plz plz plz plz plz ❤❤❤❤❤
@SalmaYasin-vh4ww
@SalmaYasin-vh4ww 4 ай бұрын
Habeenka xafalda iyo quruxdiina adiyo ceyda wen can’t wait
@YaasmiinAbuukar-ti1ry
@YaasmiinAbuukar-ti1ry 4 ай бұрын
wallaahi way iga qoslisay koko❤❤
@RayaanYuusuf-yc9qc
@RayaanYuusuf-yc9qc 4 ай бұрын
Coming soon mss 1m wasugi lahay😩💞🎉❤
@Cabdishakuursiidcali27
@Cabdishakuursiidcali27 4 ай бұрын
One like 👍 team sundus ayaanle marnaba nohoos 😢😮❤
@MissStyleAmiira
@MissStyleAmiira 4 ай бұрын
Amiira Diamond Britisch Girl qurux badan mashallah ❤😊
@nedramahamuud2531
@nedramahamuud2531 4 ай бұрын
Quraan maad isku xukuntaan ama xadiis ama magacyadii asxaabta ama nebiyadii intaad hees isku xukumeysaan
@Aziiza_A
@Aziiza_A 4 ай бұрын
Sow maahan Allaha ku hanuuniyo si loga faideysto
@MunatabaneYuusuf
@MunatabaneYuusuf 4 ай бұрын
Amiroy adi iyo ceyda xalfada 1m ka hal mar dhigka😮❤😢
@SagalQueen-b2o
@SagalQueen-b2o 4 ай бұрын
Amiiray giim kan soobadi baliis😢❤😂
@Fairy_200
@Fairy_200 4 ай бұрын
Biliis ❌️ please ✅️ 😂😂🤌
@SagalQueen-b2o
@SagalQueen-b2o 4 ай бұрын
Waar maxaad rabtaa doofaryaw🖕🖕🤨🤨
@SumayoMaxamud-kq5nt
@SumayoMaxamud-kq5nt 4 ай бұрын
Amiradeyda queen Princess amira qurux xaflada si qurux badan uso labiso queeneyyy❤
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 4 ай бұрын
TOTODENA WALI MURUGAA HAYSAA😢
@RayaamAlli
@RayaamAlli 4 ай бұрын
Beenta joji😂😂
@Ceymir-et
@Ceymir-et 4 ай бұрын
Amira xaflada si qurux badan isku so diyaari😂❤❤❤
@aaminocqaadir
@aaminocqaadir 4 ай бұрын
Kusaliya nabiga scw
@caishahaji8839
@caishahaji8839 4 ай бұрын
Scw❤❤❤
@Fairy_200
@Fairy_200 4 ай бұрын
Scw❤❤❤
@RayaamAlli
@RayaamAlli 4 ай бұрын
Scw❤❤❤🎉🎉
@Maryan20370
@Maryan20370 4 ай бұрын
Scw❤
@RayaanYuusuf-yc9qc
@RayaanYuusuf-yc9qc 4 ай бұрын
Amira aqwan habekan xalfadada wax ka rabna ina wacdaro an waliged dhacin ina kadhigtid oo tarikha ku noqoto❤😊
@YasmineyMohammed
@YasmineyMohammed 4 ай бұрын
Samia awe maficantahy🥺❤️
@SumayoMaxamud-kq5nt
@SumayoMaxamud-kq5nt 4 ай бұрын
Amira coming soon 1m my queen my princess👸❤🎉
@DeeqoAbdullah-ol8zb
@DeeqoAbdullah-ol8zb 4 ай бұрын
Koko cwa ma xanuun santahe maskiinta😢😢😢
@nasrasaid4665
@nasrasaid4665 4 ай бұрын
Waa u malena mute ka qldan cwy😢
@BilanQaldane
@BilanQaldane 4 ай бұрын
laga yapa illhy ha cavio😢
@Ceymir-et
@Ceymir-et 4 ай бұрын
Amira coming soon 1M ❤
@zahraqueen5546
@zahraqueen5546 4 ай бұрын
Koko cawa maxaa ku dhacay nh mafirfirco micnha farxad dhan m mujinayso ma daaray inanta yar ma la ...... illhay haka haayo dhib dhan dhamaan aszbt❤❤
@rumaneyy9802
@rumaneyy9802 4 ай бұрын
Ma ila argtay😂
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 4 ай бұрын
Aamiin
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 4 ай бұрын
Ilbaa kudhacdey kokodeena
@AnuuAbshir
@AnuuAbshir 4 ай бұрын
Video gan mar hore waye umaleyna cawa masoo duubin 😂you
@SalmaHafidh-bn2hy
@SalmaHafidh-bn2hy 4 ай бұрын
Cawa atee dubeen darkaan ee manta kudubayen
@SacdiyaQurux-fe4bv
@SacdiyaQurux-fe4bv 4 ай бұрын
Amiira qurux the only Queen 1m coming soon Insha 😊❤
@Asma1234-c4i
@Asma1234-c4i 4 ай бұрын
Keep going amitada
@Ceymir-et
@Ceymir-et 4 ай бұрын
Kaligeed taliso 1m coming soon ❤
@kaahojimcale5630
@kaahojimcale5630 4 ай бұрын
Amiira 1milyan gaarsiiya guys 😢❤❤
@ShaficiBoy-ky1cf
@ShaficiBoy-ky1cf 4 ай бұрын
Yaa gaarsiinaayo
@Ceymir-et
@Ceymir-et 4 ай бұрын
My queen I can't wait 1m ❤
@najmocali-ob6ef
@najmocali-ob6ef 4 ай бұрын
one like team amira qurux bdna❤😊
@Shuushuu-r5c
@Shuushuu-r5c 4 ай бұрын
Walaasheyda quraan issaar waa kuusoo duceynaa
@Shuushuu-r5c
@Shuushuu-r5c 4 ай бұрын
Abyo iisoo jawaab
@Aishastylqueen
@Aishastylqueen 4 ай бұрын
Asad coco inuu dhibo jeclaa😂😂
@KingNourMoha10
@KingNourMoha10 4 ай бұрын
Sundus Cod macanaa fanaand bay ku banantahy❤
@ASADHHAJIYOW
@ASADHHAJIYOW 4 ай бұрын
kusali Nabi Mohamed Scw 🎉❤
@zahraomar9359
@zahraomar9359 4 ай бұрын
Amira wilasha challenge cuntada ku sosamey😂
@MaryansheqAbduqadir
@MaryansheqAbduqadir 4 ай бұрын
Wlhi koko wey ku soo bixii hees shiinees runtii 😂😂😂😅
@RayaanYuusuf-yc9qc
@RayaanYuusuf-yc9qc 4 ай бұрын
Horu markagu wa horu markena Amiradena ❤😊
@SalmaYasin-vh4ww
@SalmaYasin-vh4ww 4 ай бұрын
Yess hppti
@SalmaYasin-vh4ww
@SalmaYasin-vh4ww 4 ай бұрын
Hormarkaga habeen iyo malin doonaa amiirooy🥺❤️
@LaylaZahiid
@LaylaZahiid 4 ай бұрын
Team 27 nawalah😂 marnah cabsi cabsi nodarah marnah naga qosliyah😂
@rumaneyy9802
@rumaneyy9802 4 ай бұрын
Plz part 2 amiira qosol iga dhamadey 😂😭xppti 🙏🏻🥺
@rayaanmohamed2072
@rayaanmohamed2072 4 ай бұрын
Coming soon 1m miira❤
@SalmaYasin-vh4ww
@SalmaYasin-vh4ww 4 ай бұрын
Ayy wa sugi kari langt🎉❤
@rayaanmohamed2072
@rayaanmohamed2072 4 ай бұрын
@@SalmaYasin-vh4ww ani xita wlhi🥹
@rayaanmohamed2072
@rayaanmohamed2072 4 ай бұрын
@@SalmaYasin-vh4ww iwrn aqwaney
@SalmaYasin-vh4ww
@SalmaYasin-vh4ww 4 ай бұрын
Taagero buuxa nahy nio dhiiga wa shubi karanaa
@rayaanmohamed2072
@rayaanmohamed2072 4 ай бұрын
@@SalmaYasin-vh4ww aad io aad ciidka intan la gadhinba 1m gadhsinayna sandka marku dhamdona 1.5m ine gaadho rajaynaya
@SumayoMaxamud-kq5nt
@SumayoMaxamud-kq5nt 4 ай бұрын
My queeneyyyyy boqorada malaysia maalintada wasugi la,ahay xafladana isaso kala kici❤🎉
@fiidowmrk
@fiidowmrk 4 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 27 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 60 МЛН
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 77 МЛН
小丑揭穿坏人的阴谋 #小丑 #天使 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 8 МЛН
كاشف الكذب ! ( نورهان زغيد )
27:19
Bilal Fadili
Рет қаралды 457 М.
KOKO iyo AMIIRA OO CUNTO KARIN KU TARTAMAY YAA CUNTO MACAAN WOOW | RATING
25:51
PRANK AMIRA AANKA ARSADAY 😡OO DAGAAL ISKU BADALAY😱
13:41
Sundus Ayaanle
Рет қаралды 346 М.
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 27 МЛН