Koobka aduunka maxay ka faaidaysaa qadar oo ay dhaqaalahan oo dhan ugu bixisay marti galintiisa?

  Рет қаралды 70,036

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Koobka aduunka maxay ka faaidaysaa qadar oo ay dhaqaalahan oo dhan ugu bixisay marti galintiisa?
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 70
@apdiwqhB2804
@apdiwqhB2804 Жыл бұрын
Welcome caalamka islaamka oo idi waad salaaman tihiin insha alaahu caalamka islaamka guul iyo gobonimo ayaan urajaynaya
@Romeo1795
@Romeo1795 Жыл бұрын
The best person over the most knowledgeable and the most shine all created is prophet mohamed ❤❤
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda
@abdulrahmansuleiman9804
@abdulrahmansuleiman9804 Жыл бұрын
Intaad nabiga ammaan isleedahay danbi hagalin, ereyadan aad meesha kusoo qortayna grammar ka iyo micnahaba iska sax. Saliga rasuulka ayaa kaa filan waxan oo dhan.
@cusmaancoon9662
@cusmaancoon9662 Жыл бұрын
@@m.k.7788 maashaa allaah
@muscab8581
@muscab8581 Жыл бұрын
hadal afka kasobaxo hadal waxaa ugu fican salliga nabiga scw scw 💙❤️🕋💖
@sahiim_yare
@sahiim_yare Жыл бұрын
Scw scw ❤️❤️
@wacays
@wacays Жыл бұрын
Scw scw scw
@updirahmanahmettcazaawe3775
@updirahmanahmettcazaawe3775 Жыл бұрын
Please ku sali nabigeena NNKH 😢
@hamsehalane7154
@hamsehalane7154 Жыл бұрын
Welcome back
@Naamir03
@Naamir03 Жыл бұрын
Awelba sookii joogay maaha🙌🤣
@abdulkarimabdi419
@abdulkarimabdi419 Жыл бұрын
Mashaallah bro
@mursaladen41
@mursaladen41 Жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad
@abduwelinaziib1350
@abduwelinaziib1350 Жыл бұрын
Guulayzo Zaaxip🥰
@ozcarkhadar2798
@ozcarkhadar2798 Жыл бұрын
First comment waabari media wll ka soo hadal kuliyada qaliinka
@wacays
@wacays Жыл бұрын
Waaberi media hoyga macluulmaad sugan 👌🥰
@apdiqaadirodka18
@apdiqaadirodka18 Жыл бұрын
Wan ku salaamay ustaad waxa jira muqaladada qaar ka mida ah oo ay wataan music musiguna waa shey xaraan ah diinteenuna waa ay xaraam yeshay fadlan ka reeb muqaladada wixii xaraan ah sida hees ama music Meelaha ay ku jiraan musicga 1.filimada oo than 2.mobilada marka lagu soo garacayo 3.heesaha iyo muqalada qaar .
@mhmdtk9864
@mhmdtk9864 Жыл бұрын
waa aniga qof ka ugu horeeya
@turcaaye7185
@turcaaye7185 Жыл бұрын
Lagand waan ku wataa
@crisaaqyaasiin7117
@crisaaqyaasiin7117 Жыл бұрын
Thanks ustaad
@motivationchanell1489
@motivationchanell1489 Жыл бұрын
Anaa ugu hordawadey 😂😂
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Thanks 😊
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 Жыл бұрын
FADLAN DHIIRIGELIN NOOSO DAA WALAL ❣✋🤴❣
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Asc ciraxman omar cafimaad iyo nabad qab baan kuu.ra jey nayaa sodaa barnamijka wll babad galyo wll
@abdikarimomer2732
@abdikarimomer2732 Жыл бұрын
220 bilion bismilah maxay lacag hayaan May dadka masakinta ah ee muslimiinta Africa iyo falastiin ku caawiyaaan
@queenliza596
@queenliza596 Жыл бұрын
Wadan waliba hormar asaa samaysto
@beertanolosha8727
@beertanolosha8727 Жыл бұрын
Waa hamigayga in somalidu noqoto sida qadar
@abdiazizugaazka6525
@abdiazizugaazka6525 Жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@asadcabdi1983
@asadcabdi1983 Жыл бұрын
Dalkooda dhisteen faidada ayuga qabo wadoyin magaloyin
@abdiwakilismail2073
@abdiwakilismail2073 Жыл бұрын
220B waxa lagu bixiyey maha koobka aduunka ee waa mashruuc la dhaho رؤية قطر الوطنية. 2030 oo la doonayo in qadar cusub lagu dhiso ila 2030 waxa la raba in dhamaan wadanka oo dhan dib udhis iyo casriyeyn lagu sameyo lkn lacagta koobka lagu talo galay waa 8B
@maxaadwardi
@maxaadwardi Жыл бұрын
joog maahee waa siduu shaagay adeero
@najmudiin2671
@najmudiin2671 Жыл бұрын
Wa mid ka midda tariikha ugu cada cad. Bani adamka
@MDeeq5500
@MDeeq5500 Жыл бұрын
Wow legend
@cadnancali4675
@cadnancali4675 Жыл бұрын
M.a ustaad horay usoco
@himiloproduction6046
@himiloproduction6046 Жыл бұрын
Mahadsanid
@ahmednuur197
@ahmednuur197 Жыл бұрын
Wow
@cabdixakim9077
@cabdixakim9077 Жыл бұрын
احبك يا قلبي
@NordinMohamed-m7y
@NordinMohamed-m7y Жыл бұрын
Waberi legend🥰
@benafra3771
@benafra3771 Жыл бұрын
Walaale muqaal nooga soo diyaari Mowduucan muhiimka ah الوزير نظام الملك
@siciidxajiin7096
@siciidxajiin7096 Жыл бұрын
adal afka kasoobaxa hadal waxaa ugu fican nabigena cws
@walalprem8085
@walalprem8085 Жыл бұрын
Wan ku taagera walahi codkaagane wan jecelahy
@Ahme_abdisak
@Ahme_abdisak Жыл бұрын
Waxaa ku baxay 200 bilyan waxana larajaynayaa inay soo gasho ilaayo 7bilyan Lkn wXay qatar waxay kafaaidaysaa magac iyo maalgashiyo badan
@dulomaxamed4026
@dulomaxamed4026 Жыл бұрын
Ok szb
@cabdiraxmaanilkacase4707
@cabdiraxmaanilkacase4707 Жыл бұрын
I'm first
@Abdifatah5792
@Abdifatah5792 Жыл бұрын
Waqtige ayu bilaaban
@Ebrahim0990
@Ebrahim0990 Жыл бұрын
Wall ma caafimaad qabta taksim istanbul qarax ka dhacaye😖
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Carab lacag waa heesa
@mustafecabdifarah6515
@mustafecabdifarah6515 Жыл бұрын
Waan ciyaaray copka adduunka haddaba kuman ahay -$-$-_$-+&_@$&-$+$_-$+-$
@jamaalduco8928
@jamaalduco8928 Жыл бұрын
First
@financialrevolution5560
@financialrevolution5560 Жыл бұрын
Waaan ku taageera anpo joga jigjiga,Ethiopia 🇪🇹 ስለ እውነት ተናግረሃል m.a
@mohamedosman1886
@mohamedosman1886 Жыл бұрын
Ethiopia waa gumestee, your country is 🇸🇴. From 🇩🇯
@financialrevolution5560
@financialrevolution5560 Жыл бұрын
@@mohamedosman1886 walal ma rabo gumasiga alshabaab ilahay ima dhex geeyo meel ay alshabaab maatix iyo hoyooyin ku xasuqayso
@Irrisolticrimini
@Irrisolticrimini Жыл бұрын
@@financialrevolution5560 Somali ha shegan Ethiopian yaw
@financialrevolution5560
@financialrevolution5560 Жыл бұрын
@@Irrisolticrimini somali nimo adu ku hor mar alshabaaboow
@hamdisagal8177
@hamdisagal8177 Жыл бұрын
@@Irrisolticrimini somalinimada ma adaa laguu daba fariisanaya oo aqoonsi siinaya macnaha
@suhaybfadhyon1513
@suhaybfadhyon1513 Жыл бұрын
Lacagtas kuma bixin Shaqale la guumaysto ayay ku dhiseen dalka. Qatar migrants labour
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan Жыл бұрын
200billion somali oo dhan wada dabaq kadhigi krtaa😢 anga kheyraatkena ka faaidesawene
@Xuralcayn
@Xuralcayn Жыл бұрын
Hhhh laba ceel oy aderaday gela ku dul racan oo waliba dabolan iyagania xoley ku dul dhaqadan an isduugno somali yey sidani nolol mahe 😂
@maxaadwardi
@maxaadwardi Жыл бұрын
🥺🥺
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan Жыл бұрын
@@Xuralcayn wa sidaas sxb Qatar oo goblka awdal lafac aa sidaas unicmesan dhulkedana saxara ah angiina dhaxdena isku faanena faan aan jirin😂
@Hayeelin
@Hayeelin Жыл бұрын
First 😂
@AhmedHassan-yu2oy
@AhmedHassan-yu2oy Жыл бұрын
Europeans are jealous how Qatar beautiful city,
@omarabdo6643
@omarabdo6643 Жыл бұрын
Most overrated World Cup ever
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda
Bariga dhexe Muxuu aduunka oo dhan ugu Dagaalamayaa!
12:48
Waaberi Media
Рет қаралды 35 М.
WORLD BEST MAGIC SECRETS
00:50
MasomkaMagic
Рет қаралды 35 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 60 МЛН
My daughter is creative when it comes to eating food #funny #comedy #cute #baby#smart girl
00:17
ملخص كتب الثراء - مقدمة لابد منها
30:31
Ali Muhammad Ali
Рет қаралды 37 М.
Do the famous covers of The Economist know everything?
11:21
Hackerska Ruushka | Wajiga qarsoon ee ciidamda ruushka | Waaberi Media
11:11
لماذا بنت أمريكا هذه العـين الكبيرة😨
9:56
Misaha | مساحة
Рет қаралды 210 М.
بنكيران مكلاشي مع طوطو !؟ RapNews
9:39
Farouk Life
Рет қаралды 297 М.
Madaxwaynihii hiilka waayay | Maxamed mursi
13:09
Waaberi Media
Рет қаралды 201 М.
Girl, dig gently, or it will leak out soon.#funny #cute #comedy
0:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 13 МЛН
Бенчик встретил Бенчика?! 🐈‍⬛ #Симба #Симбочка #бенчик
0:16